Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. CAMEROON – With Cape Verde having sailed through to the Qualifiers of the FIBA AfroBasket 2021, the South Sudan-Chad matchup was without great stakes but the South Sudanese made sure they came out in hot red form. South Sudan confirmed their loss to Cape Verde was behind them with a strong start in the first quarter as Teny Bak and Emmanuel Malou ran the court with flashes of brilliance to ensure a 26-20 lead at the end of the first quarter. Ronald Kolmia hit double digits by the second quarter but couldn’t prevent South Sudan from widening the point gap to 16 as the Central Africans trailed 48-32 at half time. Teny Bak hit a game high 17 points with Bol Bak chipping in 12 points while Emmanuel Malou and Ngor Kuany each contributed 15 points as South Sudan thumped Chad 100-69 to end the three-nation FIBA invitational tournament with a win. Ronald Kolmia’s team high 16 points, Moussa Taguina’s 12 points and Yayangar Ndeta’s 10 points counted for nothing as Chad recorded their second defeat in the competition. “We were wayward,” Chad’s coach Abdoulaye Nodjimadji said during the post match press conference. “The guys played hurriedly and nothing worked out well for us in this tournament. The spirit is just different and there’s frame of mind that when you come into a tournament with, you just can’t win. “I just hope this can spur Chadian authorities to invest more in the sport because we can do better. “We couldn’t organize our local championship and we came in with players who weren’t as fit as we thought. “Whatever happened on the court is a translation of what’s going on off court. We have talent but for us to get results we need to work more.” For South Sudan, the FIBA AfroBasket 2021 Qualifiers Invitational Tournament was the second tournament the country was appearing in and a victory against Chad is foretelling of good fortunes. “We are a young team and these players haven’t played together for long but we are very happy with what they were able to do,” South Sudan’s coach Ajou Deng told FIBA.basketball. “We want to continue to grow and improve. We are a young federation but the goal is to continue building this team and paying more attention to the youth categories. “It was good that we won this game, it is a good thing heading forward for the next generation. This is actually something we can build on heading into the future. “Overall I’m happy with these kids and I think they did just what was expected from them. We didn’t get it right this time around but if we can maintain such resilience then we will accomplish some great things,” he concluded. Courtesy of two wins, Cape Verde advanced to the Qualifiers of the FIBA Afrobasket 2021 where they will be facing Egypt, Morocco and Uganda in Group E in November in Alexandria. Qaran News
  2. NEW YORK, October 26, 2020 – BCW (Burson Cohn & Wolfe), was named Global Agency of the Year at PRovoke Media’s 2020 Global SABRE Awards ceremony, which was held virtually on October 21. The global communications agency, an affiliate to Daauus Advertising Agency in Somalia, was praised for its innovative new client offerings, attracting exceptional new talent and delivering consistently strong performances across all regions. “It is thrilling for BCW to be named Global Agency of the Year just two years after the launch of our brand,” said Donna Imperato, Global CEO, BCW. “Our leaders and teams have worked so hard to exceed all expectations for our successes so far. I’m really honored and proud of everyone for their fierce dedication, incredible talent and their palpable passion for making BCW the next generation of communications agencies. This award is for them.” Robyn de Villiers, CEO of BCW Africa added: “This Global Agency of the Year recognition is an amazing achievement and testament to the effort of BCW staff from around the world. It also honours the global effort that has been put into creating a winning culture at BCW, one that moves people internally to deliver their best client work.” “It’s an honor to be part of this great global network of public relation practitioners. We feel happy for the recognition given to BCW Africa. Our tribute for moving people to achieve their desired goals” said Mohamed Bashir Osman, Daauus Advertising Agency. The Global SABRE Awards also recognise the top campaigns in the world from the previous year. BCW Mexico’s “Hagamos Esto Juntos” (“Let’s Do This Together”) for Coca-Cola Mexico was among the top 30. It was a fully integrated campaign to help the brand collect and recycle 100 percent of its packaging by 2030. BCW Mexico was the only Latin American agency honored at this year’s awards. During the ceremony, GCI Health, a BCW Group company, was named Global Healthcare Agency of the Year. Earlier in the year, BCW’s Asia-Pacific Region won the SABRE for Regional Consultancy of the Year. The post BCW named PRovoke 2020 Global Agency of the Year first appeared on Caasimada Online.
  3. Madaxweynaha Puntand Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, saraakiil ka tirsan madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale. Ujeedka safarka madaxweyne Deni ayaa la xiriira arrimaha horumarinta ganacsiga iyo wax soo saarka dhanka Khudaarta, sida ay sheegayaan wararka soo baxaya. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya inuu kulamo kala duwan la qaadan doono inta uu joogo Addis Ababa mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  4. Madaxweynaha Dowlada apuntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Galabta u duulay Magaalada Adis Abababa ee Dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha ayaa ah Booqasho [...] The post Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo Adis Ababa u duulay appeared first on . Source
  5. Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale Axaddii ku celiyey in “maskaxda laga baaro” madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, xilli ay sii kordheyso carada ka dhalatay hadal uu ugu gefay Islaamka. Macron ayaa Arbacadii cambaareeyey wax uu ugu yeeray “islaamiyiinta”, wacadna ku maray “inaanu ka tanaasuli doonin” sawir gacmeedyada loola jeedo Nebi Muxamed NNKH, kadib markii la gowracay Samuel Paty, oo ahaa macallin Faransiis ah oo ardaydiisa tusay sawir gacmeed loola jeedo Nebiga NNKH. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii cambaareeyey Macron, isaga oo sheegay inuu u baahan in “maskaxdiisa la baaro,” sababtoo ah waxa uu “malaayiin qof oo ka kala tirsan kooxo diimeedyo kala duwan ula dhaqmaya sidan.” Hadallada Erdogan ayaa dhaliyey in Paris ay carooto una yeertao safiirkeedii Ankara. Madaxweynaha Turkiga ayaa ku celiyey hadalladaas Axaddii, isaga oo ku eedeeyey Macron “inuu ku waashay Erdogan maalin iyo habeen”. “Macron waa kiis, sidaas darteedna wuxuu xaqiidii u baahan yahay in maskaxdiisa la hubiyo,” ayuu Erdogan ku yiri khudbad uu ka jeediyey magaalada Malatya ee gobolka Anatolia. Xiriirka Macron iyo Erdogan ayaa dhowaanahan sii xumaanayey sababo la xiriira juqraafi siyaasadeedka gobolka, sida muranka badda ee Greece iyo Turkey iyo dagaalka Armenia iyo Azerbaijan. The post Madaxweyne Erdogan oo ku celiyey jawaabtii ka careysiisay Faransiiska first appeared on Caasimada Online.
  6. Madaxweynaha Dowladda Puntand, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Isniin ah safar ugu ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda waddanka Ethiopia. Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxaa garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Saraakiil Madaxtooyo iyo mas’uuliyiin kale. Safarka Madaxweyne Deni ee dalka Ethiopia, ayaa ku saabsan Arrimaha Horumarinta Ganacsiga iyo Wax soo-saarka Khudaarta, sida ay xaqiijiyeen dad lagu kalsoonyahay. Ethiopia iyo Puntland, waxa ka dhexeeya xiriir Ganacsi oo u badan wax soo-saarka gudaha, kaas oo isaga gudba xuduudka labada dhinac ee ku dheraran Gobollada Mudug iyo Cayn, kuwaas oo soohdin la wadaaga Gobolka Doollo ee Dowlad degaanka DDS. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo u dhoofay dalka Ethiopia appeared first on Puntland Post.
  7. Kismaayo (Caasimada Online) – Weerar galabta dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta ku-meel gaarka ah ee Jubaland ayaa lagu dilay maamulihii xarunta shirkadda Amal ee Kismaayo Cabdullaahi Cabdisalaan Shigshigow. Weerarka lagu dilay Cabdullaahi ayaa waxaa fuliyey rag ku hubeysnaa bastoolado, wuxuuna ka dhacay xaafadda Calancaley, gaar ahaa inta u dhaxeysa shirkadda Amal iyo Masaajid uu kasoo baxay maamulaha, sida ay sheegeen goobjoogeyaal. Ragga dilka gaystay ayaa la sheegay inay ku baxsadeen gaari nooca raaxada ah oo ay wateen, kaasi oo ahaa taargo la’aan. Ma cadda sababta loo dilay Cabdullaahi Shigshigow, mana jirto weli cid sheegatay mas’uuliyadda weerarkan. Hase yeeshee xog aan helnay ayaa sheegeysa inuu waday mashruuc ay Amal maal-gelineyso oo goobo ganacsi looga hir-gelinayo Warshaddii hore ee Galleyda ee Kismaayo. Ciidamo ka tirsan booliska Magaalada Kismaayo ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, iyaga oo halkaasi ka sameeyay howlgal aan wax natiijo ah kasoo bixin oo ay ku baadi goobayeen dadkii ka dambeeyay dilkaas. Dilkan ayaa ahaa kii labaad oo magaalada loogu gaysto dad miisaan ku dhex leh muddo laba bil gudahood ah, ayada oo bishii September magaalada lagu dilay guddoomiyihii rugta ganacsiga Kismaayo Shaafi Raabi. The post Madaxii shirkadda AMAL oo lagu dilay KISMAAYO first appeared on Caasimada Online.
  8. Weerar lagu qaadey Xabsiga Magaalada Laascaanood ayaa ujeedkiisu ahaa in laga galiyo Sadex maxbuus oo Kiis Dil u xiraa. Maleesho Beeleed hubaysan ayaa Xabsiga soo [...] The post Maxaabiis si Xooga loogala baxsadey Laascaanood appeared first on . Source
  9. Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada ciidamada Booliiska ah ay ka howlgalaan ee magaalada Dhusamareb goobahaasi ayaa waxaa ku sugnaa ciidamada oo waajibaadkooda gudanaya. Taliyaha ayaa Warbixin ka dhagaystay Saraakiisha Ciidamada Booliiska waxa ayna xuseen in ciidamadu mar walba Heegan ugu jiraan Sugidda Amniga caasimada Galmudug iyo Hareeriheeda. Shalay ayaa taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya wuxuu gaaray magaalada Dhusamareb wuxuuna kulammo Mira-dhal ah la qaatay saraakiisha Milarariga ciidamada Booliiska ah iyo madaxda dowlad goboleeyada Galmudug. Ammaanka magaalada ayaa maalmahan aad loo adkeeyey, maadaama ay dhowaan ka bilaaban doonaan doorashooyinka xubnaha Galmudug ku yeelaneyso labada Aqal. Halkan hoose ka daawo sawirrada: View the full article
  10. Warsaxaafadeed ku qornaa Luqadda Engilish-ka oo ka soo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Hargeysa ay deegaanadeeda ka mamnuucday dhammaan hay’adaha hoostaga QM. Qoraalkan ayaa waxaa sidoo kale lagu shaaciyey in Somaliland ay haatan hakisay wixii ka dambeeya wada-shaqeyntii kala dhexeysay hay’adahaasi. Somaliland ma shaacin sababaha rasmiga ah ee ay u joojisay wada-shaqeyntii kala dhexeysay hay’adaha QM oo mashaariic kala duwan ka fulinayey maamulkaasi. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article
  11. Gadiidka iyo Dadweynaha ayaa ku dhawaad 10-sanno ka dib maanta adeegsanaya Waddada isku xirta KM4- iyo Tarbuunka ee Muqdisho Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Furista Waddada KM4 iyo Tartabuunka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/10/whats-upp-2.mp4 Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta kooxo hubeysan ay dil ka geysteen gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Dilka oo ka dhacay bartamaha magaalada ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu loo geystay marxuum Cabdullahi Cabdisalaan (Shig-Shigow), kaas oo ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in marxuumka toogasho lagu dilay, xilli uu ka soo baxayey goobtiisa ganacsi. Goobjoogayaal ayaa sheegay in raggii ka dambeeyey falkaasi ay dilka ah ay goobta isaga baxsadeen, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tiran kuwa ammaanka Jubbaland Muddooyinkii u dambeeyey ayaa waxaa gudaha magaalada Kismaayo ka dhacayey falal liddi ku ah amniga, sida dilal qorsheysan iyo qarxyo. View the full article
  13. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/10/Warka-Duhur-26102020.mp3 View the full article
  14. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ay gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow ee gobolka Gedo . Dadkan oo u badan kuwa ku barakacay abaaraha iyo colaadaha ayaa IOM tilmaantay in ay ku jiraan caruur uu haleelay cudurka shuban biyoodka iyo nafaqo daro. Mashruucan oo ay maal gelisay dowladda Japan ayaa waxaa IOM ka caawinaya wasaarada caafimaadka ee Soomaaliya . Caruurta ayaa la siinayaa daawooyinka fuuq baxa ka hortaga ee ORS iyo maadooyinka biyaha lagu nadiifiyo. Dad badan oo barakacayaal ah iyo kuwa nugul ee bulshada ayaa ka faa’iideystay mashruucaan PUNTLAND POST The post Hay’adda IOM oo gargaar u fidisay dad tabaaleysan oo ku sugan magaalada Dooloow appeared first on Puntland Post.
  15. Alaabaha Faransiiska ayaa laga saaray dukaamo ku yaal Kuawait, Urdun iyo Qatar Dowladda Faransiiska ayaa dalalka Bariga dhexe ugu baaqday inay ka hortagaan dukaamadda iyo ganacsiyada qaadacay alaabaha dalkaas, kadib markii uu Madaxweyne Emmanuel Macron difaacay in la baahiyo sawir lagu tilmaamay Nebi Maxamed NNKH. Wasaaradda arimaha dibedda ee Faransiiska ayaa sheegtay in baaqyada lagu qaadacayo alaabta Faransiiska lagu saleeyay go’aanno runta ka fog, oo ay dabada ka riixayaan dad xagjir ah oo kooban. Alaabaha Faransiiska ayaa laga saaray dukaamo ku yaal Kuawait, Urdun iyo Qatar, halka dibedbaxyo kooban oo Faransiiska ka dhan ah ay ka dhaceen Liibiya, Gaza iyo waqooyiga Suuriya. Fal celintan ayaa waxay salka ku haysaa faallooyin uu bixiyay Mr Macron ka dib dilkii loo geystay macalin Faransiis ah oo sawir gacmeedyo uu muujiyay Nebi Muxamed NNKH, tusay ardaydii fasalka ku jirtay. Madaxweynaha ayaa sheegay in macallinka, oo lagu magacaabo Samuel Paty, “loo dilay sababta oo ah Islaamiyiintu waxay rabaan mustaqbalkeenna”, laakiin Faransiisku “kama quusan doono sawir gacmeedyada”. Sawiradda Nabi Muxamed NNKH waxay muslimiinta u horseedi kartaa ciqaab culus sababtoo Islaamka wuxuu si cad u mamnuucayaa sawirrada Nabi Muxammad iyo Allaah SW. Laakiin cilmaaniyadda dalka Faransiiska ayaa waxay udub dhexaad u tahay aqoonsiga qaranka Faransiiska. Faransiiska ayaa sheegay in xakamaynta xorriyatul qowlka si loo ilaaliyo dareenka koox gaar ah, ay wiiqayso midnimada dalka. We will not give in, ever. We respect all differences in a spirit of peace. We do not accept hate speech and defend reasonable debate. We will always be on the side of human dignity and universal values. — Emmanuel Macron (@EmmanuelMacron) October 25, 2020 Axadii, Mr Macron wuxuu laba jibaaray difaacidda qiimaha Faransiiska waxa uuna qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ku yiri: “Isma dhiibeyno, waligeen.” Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Turkiga iyo Pakistan ayaa ku gacan seyray Mr Macron, iyagoo ku eedeeyay inuusan ixtiraamin “xorriyadda caqiidada” iyo inuu takooray malaayiinta Muslimiinta ah ee ku nool Faransiiska. Axadii, Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Mr Macron uu u baahan yahay “baaritaan dhanka Maskaxda ah. Hadalka Erdogan ayaa horseeday in Faransiiska ay dib ugu yeeraan safiirkooda u fadhiya Turkiga. Sidee ayay u ballaarantahay qaadacaadda alaabaha faransiiska? Qaar ka mid ah goobaha laga dukaameysto ee dalalka Urdun, Qatar iyo Kuwait ayaa ilaa Axaddii laga xayuubiyay alaabtii Faransiiska. Tusaale ahaan timaha macmalka ee lagu sameeyo Faransiiska iyo waxyaabaha la isku qurxiyo. Dalka Kuwait, ururka ganacsiga ee alaabta tafaariiqda ayaa amar ku bixiyay in la qaadaco badeecadaha Faransiiska. Wasaaradda arimaha dibedda ee Faransiiska ayaa sheegtay in baaqyada lagu qaadacayo alaabta Faransiiska lagu saleeyay go’aanno runta ka fog, oo ay dabada ka riixayaan dad xagjir ah oo kooban. Qaar ka mid ah goobaha laga dukaameysto ee dalalka Urdun, Qatar iyo Kuwait ayaa ilaa Axaddii laga xayuubiyay alaabtii Faransiiska. Waxaa sidoo kale baraha bulshada dhex-wareegayay baaqyo dhanka online-ka ah oo dalalka Carabta lagu boorrinayo iney iyagana qaadacaan alaabaha Faransiiska. Qaran News
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa maanta dib u furay waddo 10-sano xirneyd, waana wadada isku xiriirisa isgoyska KM4 iyo Tarabuunka. Wadadaan waxey u xirneyd safaarado shisheeye oo daganaa bartamaha wadada, waana safaaradaha Turkey, oo horey uga guurtay iyo Qatar oo haatan ka guuray. Labada safaaradood waxey u guureen dagmada Cabdicasiis oo ay safaarado ka dhisteen, Qatar ayaana ugu dambeysay oo ka guurtay wadada ay ciidamada maanta fureen. Furitaanka waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa xoogeystay tan iyo markii ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu xilka la wareegay, waxaana xusid mudan inuu xalay soo booqday wadada la furay. Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay furitaanka wadada oo ay u arkaan iney muhiim u tahay isku socodka dadka iyo gaadiidkaba. Dowladda Soomaaliya ayaa inta badan xirtay waddooyinka magaalada Muqdisho sanado ka hor iyadoo ujeedka uu ahaa in laga hortago weerarada iyo qaraxyada ay sameeyaan dagaalyahanada Al-shabaab ee ku xoogan koonfurta Soomaaliya. The post Dadweynaha iyo gaadiidka oo billaabay isticmaalka jid xirnaa 10 sano + Sawirro first appeared on Caasimada Online.
  17. Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo la hadlay Goobjoog ayaa soo dhaweeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya,mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar,Wasiir Xamsa Saciid ayaa xilkan loo magacaabay 19-October 2020. Dhalinyarada oo badankooda jecel horomarka ciyaartaha Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiir Xamsa ay ka sugayaan in uu wax badan ku soo kordhiyo isboortiga dalka,iyagoo ugu baaqay in madaxda ciyaaraha ay si dhaw ula shaqeeyaan Wasiir Xamsa Saciid Xamsa oo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya. Daawo Aragtida Dhalinyarada Muqdisho Iyo Soo Dhaweynta Wasiir Xamsa https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/10/Whats-upp-1.mp4 Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  18. (SLT-Garoowe)-Maamul gobolleedka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wararka sheegaya in Al-Shabaab ay gudaha u galeen gobolka Sanaag. Taliyaha ciidamada maamulka gobolleedka Puntland ugu magacaaban gobolka Sanaag General Cabdullahi Cumar Canshuur oo wareysi siiyey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da oo ay Somalilandtoday ka soo xigatay ayaa xaqiijiyey in Al-Shabaab ay si dhuumaaleysi ah ku joogaan meelo ka mid ah gobolka Sanaag, balse wuxuu tilmaamay in ayna jirin deegaano ay si toos ah ula wareegeen. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in xittaa fadhiisimo ciidan ayna ku laheyn gobolkaasi, marka laga tego inay si qarsoodi ah ku teegaan meela qaar, sida uu hadalka u dhigay. Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay dadka shacabka ah inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka, si looga hortago wax kasta oo liddi ku ah amniga. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada Al-Shabaab ay shaacisay inay la wareegtay gacan ku heynta deegano dhowr ah oo hoosyimaada degmada Laas-Qoray ee gobolka Sanaag. Dhan kale xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolka Sanaag ayaan wali wax war ah ka soo saarin sheegashada ururka Al-shabaab. Source
  19. Hargeisa (PP News Desk) — President of Somaliland Muse Bihi Abdi pardoned Mohamed Omar Arteh Qalib, the former Deputy Prime Minister of the Somali Federal Government, a decision that had paved the way for Arteh’s return to Hargeisa. “Having considered the recommendation from Somaliland Attorney General regarding a pardon request, I have decided to grant a pardon to Mr Mohamed Omar Arteh Qalib, who changed his political stance” reads the statement. Pardon granted by President Muse Bihi Abdi made it easier for Mohamed Omar Arteh to return to Hargeisa. Arteh was once a senior adviser for Somaliland Interior Ministry before forming Damal, a political association that had not become a political party in 2012 when party qualification elections were held throughout Somaliland. The pardon enabled Arteh to return to Hargeisa to be able to look after his father, the former Prime Minister Omar Arten Qalib. Somaliland Government bars Northerners who held positions in the Federal Government institutions from returning to Hargeisa without a pardon request on the condition that they no longer question “the sovereignty of Somaliland”. The pardon letter from Somaliland Presidency. © Puntland Post, 2020 The post Somaliland President Pardons a Former Somalia Deputy Prime Minister appeared first on Puntland Post.