Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) — The uneasy alliance holding Somalia's federal system together is showing cracks. Clashes between Federal Government of Somalia (FGS) forces and Jubbaland troops in late November have exposed deep divisions over regional autonomy, election protocols, and the growing involvement of regional powers like Ethiopia and Egypt in the Horn of Africa's power struggles. Source: Hiiraan Online
  2. Sir Mo Farah is running again. This time, though, medals couldn’t be further from his mind. Source: Hiiraan Online
  3. Mogadishu (HOL) — UNESCO has officially recognized Xeer Ciise (, the centuries-old oral customary law of the Somali Issa communities in Djibouti, Ethiopia, and Somalia, as part of its Intangible Cultural Heritage of Humanity. The historic recognition celebrates Xeer Ciise's role in uniting communities, preserving traditions, and promoting justice in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) — Sadiya Mohamed Noor, Somalia's Director of the Gender Department, has been elected Chairperson of the IGAD Women's Peace and Security Forum (IWPSF), marking a significant milestone in the country's efforts to amplify women's leadership across the Horn of Africa. The election, held December 4 in Mombasa, Kenya, saw Sadiya secure the position following the withdrawal of South Sudanese candidate Amer Manyok Deng, who assumed the role of Vice Chairperson. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (HOL) — Somalia is grappling with the devastating impact of climate change, which has inflicted $2.84 billion in agricultural and livestock losses over two decades. A new report by SPARC (Supporting Pastoralism and Agriculture in Recurrent and Protracted Crises) reveals that worsening droughts and floods, fueled by global warming, have eroded livelihoods and strained the country’s fragile economy. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Armed pirates have seized a Chinese fishing vessel with 18 crew members in Somalia's territorial waters, the European Union Naval Force (EUNAVFOR) confirmed on Thursday. The hijacking occurred off the northeastern coast of Puntland, marking a resurgence of piracy in the region after a period of relative calm. Source: Hiiraan Online
  7. Mogadishu (HOL) — Somalia has launched a campaign against human trafficking, repatriating 161 of its citizens stranded in Libya. In a coordinated effort with international allies, including the European Union, the International Organization for Migration (IOM), and the UN Refugee Agency (UNHCR), the government brought the migrants home to Mogadishu and Hargeisa on Thursday. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu, Dec 5 (IANS): The UN Children's Fund (UNICEF) on Thursday appealed for $171 million to support 1.8 million people, including 1.1 million children, in Somalia in 2025. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) — Somalia's House of the People formally closed its fifth session on December 6, 2024, marking the end of a legislative period that was defined by high-stakes reforms aimed at reshaping the country's democratic process. Speaker Sheikh Adan Mohamed Nur "Madobe" announced the closure, citing constitutional and parliamentary rules as the guiding framework for the session's conclusion. Source: Hiiraan Online
  10. Minister of Foreign Affairs Badr Abdelatty and his Eritrean counterpart Osman Saleh reaffirmed supporting Somalia's sovereignty, unity, and territorial integrity as a necessity for maintaining security and stability in the Horn of Africa. Source: Hiiraan Online
  11. Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa fuliyey howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Shabaab oo ku sugnaa duleedka tuulada Jambaluul oo hoos tagta degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa lagu guuleystay in lagu soo afjaro afar xubnood oo ka tirsan kooxda Shabaab, kuwaas oo magacyadooda kala ah: Macallin Nuur, oo kooxda u qaabilsanaa marin habaabinta dhallinyarada deegaanka. Liibaan, oo kooxda u qaabilsanaa ururinta lacagaha baadda ah. Cali Yare, oo ka mid ahaa xubnaha kooxda ee loogu yeero Xisbiga. Bilaal, oo isna ka tirsanaa kooxda Xisbada. Sidoo kale, howlgalka waxaa lagu dhaawacay Kuusow iyo Caddow, oo iyaguna ka tirsan kooxda Xisbada. Source: goobjoog.com
  12. AQNj88LPyyB0T-cuddP_pID8fd4YGGYAC4YPpID4xaGG0_AgBs3r9TzJBG-wCXO0ewtXNzfkfKqixQpqWUB5qh54 Qaran News
  13. Mogadishu (HOL) — Somali government, in partnership with international organizations, repatriated 161 Somali youth stranded in Libya through the Voluntary Humanitarian Return (VHR) program on Thursday. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) — Somali federal government has begun registering hundreds of soldiers from Jubbaland forces who recently integrated into the Somali National Army (SNA) in the Raskamboni area of Lower Juba. Source: Hiiraan Online
  15. Agaasimaha waaxda Jinsiga ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, Sacdiya Maxamed Nuur, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Ururka Nabadda iyo Amniga Haweenka IGAD ee loosoo gaabiyo (IWPSF) ka dib shir ka dhacay magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya. Doorashada ayaa dhacday maalinnimadii arbacada ee ay bishu ku beegneyd 4-ta Diseembar. Sacdiya Maxamed oo tartan kula jirtay haweeney kasoo jeedda Koonfurta Suudaan laguna magacaabo Amer Manyok Deng ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay kursigan ka dib is casilaad ay sameysay gabadha reer South Suudaan. Amer Manyok Deng ayaa ugu dambeyn noqotay kuxigeenka ururka ka dib is casilaaddeedii. Sacdiya Maxamed Nuur oo BBC-da la hadashay ayaa sharraxday sida ay ugu suura gashay hanashada kursigan iyo waxa ay ku muteystay iyada oo tilmaantay dadaalkii ay usoo galeen ka Soomaali ahaan. Waxa ay mar waliba u muuqatay fursad ku habboon Soomaaliya iyo in aan mudan-nahay, sidoo kale is casiladdii Amer Manyok Deng waxay na siisay fursad, maadaama guddigu ay ku qanceen qudbad aan jeediyay iyo ajendayaashii aan soo bandhigay kuwaas oo la’iigu gartay in qofka kursiga u qalma aan ahay”, ayey tiri Sacdiya. “Waxa aan ka faalloonay muhiimadda nabadda ay noo leedahay iyo is dhexgalka bulshada ee haweenkeenna geeska Afrika, sidoo kale waxa aan u ololeynay in Soomaaliya ay tahay dalka markan ku habboon kursigan taas oo ina caawisay”, ayey sii raacisay. Xoghayaha Ururka Nabadda iyo Amniga Haweenka IGAD ee loosoo gaabiyo (IWPSF) ayaa sidoo kale loo doortay Dora Byamukama oo u dhalatay dalka Uganda. Xigashada Sawirka,IGAD Wasaaradda Qoyska ayaa ammaantay dadaalka wada shaqayneed ee kooxda hoggaanka cusub ee la doortay, oo ay ka mid yihiin guddoomiye ku xigeenka Amer Manyok Deng iyo Xoghaye Hon. Dora Byamukama. “Tababarku wuxuu ku soo idlaaday farxad, iyadoo lagu dhawaaqay Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ka socota Soomaaliya, Guddoomiye ku-xigeenka, Amer Manyok Deng oo ka socota Koonfurta Suudaan, iyo Xoghaye Dora Byamukama oo u dhalatay Uganda, waxayna ballan qaadeen inay si wadajir ah u wada shaqayn doonaan, si loo hormariyo ajendaha IWPSF,” ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay barta IGAD ee X. Xigashada Sawirka,SONNA Qorshaha Sacdiya ee ururkan Sacdiya Maxamed Nuur waxa ay sheegtay in ay ka howl geli doonto sidii ay u horumarin lahayd dumarka gobolka, barnaamijyada nabadda iyo xasilinta, iyo sidoo kale is dhexgalka bulshada. “Kursigan ka sokow in Soomaaliya ay ka tahay guddoomiye waa mid loogu adeegi doono dhammaan dumarka gobolka si ay usii hormariyaan dhaq-dhaqaaqooda ku aaddan nabadda, si gaar ahna dumarka Soomaaliyeed waa mid aan rajeynayo in ay kula yimaadaan is beddel hoggaamineed oo hagaagsan”, ayey tiri Sacdiya. Waxa ay sii raacisay in ay diyaar u tahay wada shaqeyn guud oo ay la yeelato qaybaha kala duwan ee haweenka IGAD iyo dardar gelinta qorshe howleed cusub oo ay sheegtay in ay ajendayaasheeda ka mid ahaayeen, waxaana ay xustay in ay qayb weyn ka qaadan doonta horumarinta iyo is dhex galka bulshada. Kooxdan cusub ee ururka hoggaamin doonta ayaa xilka haynana muddo saddex sano ah iyada oo kadib kursiga markale uu aadi doono doorasho ciddii kusoo baxda ay hoggaanka la wareegi doonto. Ururka waxaa la asaasay 2013-kii kadib shirweynihii haweenka iyo nabadda IGAD ee 2011. Golaha madasha waxaa ka mid ah wakiilada fulinta, sharci dejinta iyo bulshada rayidka ah, iyadoo IGAD ay tahay xoghayn. Bbcsomali Qaran News
  16. Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan muhiima la qaatay culimada waa weyn ee dalka. Kulankaas oo daaranaa duco iyo sagootin ay Madaxweynaha Qaranka ugu yimaadeen Culimadii ay soo wada shaqeeyeen mudadii uu xilkq Qaranka hayey. Madaxweynaha ayaa culimada ugaga mahadnaqay sidii hufnayd ee ay ula soo shaqeeyeen muddadii uu xilka hayey, iyaga oo culimaduna dhankooda madaxweynaha uga mahadnaqay xidhiidhkii hufnaa iyo sidii uu kaalintooda culimonimo ugu qaddariyey intii lagu gudo jirey muddo xileedkiisa. Qaran News
  17. Madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal ( Cirro ) ayaa kulan mahad celin ah la yeeshay siyaasiyiinta , aqoonyahanka iyo madax dhaqameedka beesha Ciise . Madaxweynaha ayaa beeshan uga mahadceliyey tacabkii iyo dadaalkii ay xisbiga WADDANI la garab istageen wakhtigii doorashada . Kulankan waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey madaxweyne ku xigeenkiisa AMB Maxamed Cali Aw Cabdi . Qaran News
  18. Garowe (HOL) — Puntland's Military Court has indicted Ali Mohamud Saney, accused of involvement with al-Shabaab forces operating in the Galgala Mountains of the Bari region. Source: Hiiraan Online
  19. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, qorshaha isbeddelka Qaranka iyo heerka ay mareyso canshuurta iibka oo tan iyo muddaddii la bilaabay sameeyey sare-ukac ballaaran. Golaha ayaa warbixin la xiriirta ciidanka Qaranka ee la geeyey deegaanka Raaskamboni ee Jubbaland, waxa uu ka dhegeystay Wasaaradda Amniga Gudaha, iyada oo tilmaamtay in ujeedka ciidanka loo geeyey uu yahay sidii ay ula wareegi lahaayeen amniga deegaannadii ay ka baxeen ciidanka ATMIS, si ay u xaqiijiyaan amniga goobahaas. Sidoo kale, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa golaha warbixin ka siisay halka uu marayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029, oo diyaarintiisu ay socotay muddo sanad ku dhow, haddana maraya heer gabo-gebo ah, kaas oo dhaqan geli doona sanadka 2025, isla markaana beddeli doona qorshaha horumarinta Qaranka (NDP-9). Source: goobjoog.com
  20. Mogadishu (HOL) — Somalia has taken a decisive step toward managing its security with the conclusion of a five-day conference in Mogadishu. Delegates at the meeting, which ran from November 30 to December 4, laid the groundwork for withdrawing the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) forces by the end of 2024 and launching a new stabilization mission. Source: Hiiraan Online
  21. Qatar ayaa dib u billowday doorkeeda dhex-dhexaadinta ee dadaalka lagu doonayo in xabad-joojin lagu dhex dhigo Israa’iil iyo Xamaas ka dib markii muddo kooban ay hakisay, sida ay ilo xog ogaal ah ka xigatay wakaalada wararka ee AFP Khamiista maanta ah. Ilo-wareedkani oo codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa sheegay in Qatar, oo bishii hore hakisay dhex-dhexaadintii xabad joojinta Gaza, ay hadda ku soo laabatay dhex-dhexaadinta, isaga aan wax faahfaahin ah ka bixin shirarkii ugu dambeeyay ee ay sheegeen mas’uuliyiinta. Qatar ayaa hakisay dhex-dhexaadinta horraantii November, ayada oo sheegtay in tallaabadani ay u qaadday sababo ay ku sheegtay niyad jabka ka dhashay horumar la’aanta dadaallada. Waxay xilligaas sheegtay in aysan miiska wadahadalka ku soo laaban doonin ilaa ay niyad wanaagsan oo ku qotoma wadahadallada la imanayaan Xamas iyo Israa’iil. PUNTLAND POST The post Qatar oo dib u bilowday dhex-dhexaadinta Israa’iil iyo Xamaas appeared first on Puntland Post.
  22. Abdiqani Hirad, the SSCK Finance Minister. Laascaanood (PP News Desk) — The Ministry of Finance of the SSC-Khatumo Interim Administration in Somalia has introduced revenue collection systems. These systems include customs duties and inland taxes aimed to lay foundations for the delivery of services by the administration. Customs duties are levied on Khat imports from Kenya, on goods from Ethiopia and Puntland State of Somalia. Measures have been taken to include VAT/POS, payroll taxes, construction levies and other charges such as vehicle and merchant registration fees in the inland revenue collection system. This expansion constitutes a key part of the SSCK administration policy to consolidate its presence in SSCK districts and villages to increase its tax base and enable it to better commit resources to essential operations. According to a briefing by SSCK Finance Ministry, an app-based tax collection system aimed at simplifying the process for businesses and employees alike is in the pipeline. With Somalia’s heavy reliance on mobile money, the SSC-Khatumo Administration has effectively leveraged this system for revenue collection capabilities despite the pitfalls caused by the lack of harmonisation in tax systems across Somalia’s Federal Member States. Key to attaining those goals is the finalisation of the 2025 Budget for a self-financing administration dependent on local revenue collection and contributions from SSCK diaspora. The SSCK Finance Ministry plans to publish critical economic statistics and fiscal policy reports, and will establish a Financial Information Management System (FIMS) crucial for mobilising additional revenue sources to support the SSCK administration. © Puntland Post, 2024. The post SSC-Khatumo Strengthens Revenue Collection Frameworks appeared first on Puntland Post.
  23. 𝙋𝙧𝙤𝙩𝙚𝙘𝙩𝙞𝙣𝙜 𝙉𝙖𝙩𝙞𝙤𝙣𝙖𝙡 𝙒𝙚𝙖𝙡𝙩𝙝: 𝘼𝙘𝙘𝙤𝙪𝙣𝙩𝙖𝙗𝙞𝙡𝙞𝙩𝙮 𝙛𝙤𝙧 𝙈𝙞𝙨𝙪𝙨𝙚 𝙤𝙛 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙’𝙨 𝙋𝙪𝙗𝙡𝙞𝙘 𝙍𝙚𝙨𝙤𝙪𝙧𝙘𝙚𝙨 The protection of national wealth is a critical responsibility entrusted to public officials in Somaliland. This duty is enshrined in the country’s Constitution and laws, underscoring the importance of safeguarding public assets for the benefit of all citizens. However, recurrent allegations of misuse, negligence, and outright looting of public resources have raised serious concerns, demanding accountability and reform. The incoming government of the president-elect, Dr. Abdirahman Mohamed Abdillahi “Cirro”, must prioritize addressing these violations. A strong commitment to justice and transparent governance is essential to restoring public trust and ensuring that national resources serve the people of Somaliland rather than a select few. 𝙇𝙚𝙜𝙖𝙡 𝙁𝙧𝙖𝙢𝙚𝙬𝙤𝙧𝙠 𝙛𝙤𝙧 𝙎𝙖𝙛𝙚𝙜𝙪𝙖𝙧𝙙𝙞𝙣𝙜 𝙋𝙪𝙗𝙡𝙞𝙘 𝙋𝙧𝙤𝙥𝙚𝙧𝙩𝙮 Somaliland’s Constitution, particularly Article 12, explicitly mandates the preservation and proper utilization of public resources. Additionally, the Anti-Corruption and Misuse of Public Property Act (Law No. 38/2007) provides a robust framework for holding officials accountable. 𝙋𝙚𝙣𝙖𝙡𝙩𝙞𝙚𝙨 𝙛𝙤𝙧 𝘼𝙗𝙪𝙨𝙚 𝙤𝙛 𝙊𝙛𝙛𝙞𝙘𝙚 According to Article 5 of the Anti-Corruption Law: Any official who exploits their office to gain personal benefits or grant undue advantages to others is subject to imprisonment ranging from 3 to 8 years. This legal provision sends a clear message: no official, regardless of their position, is above the law. It reinforces the principle that public office is a trust, and breaching that trust has serious consequences. 𝙄𝙣𝙨𝙩𝙞𝙩𝙪𝙩𝙞𝙤𝙣𝙨 𝙍𝙚𝙨𝙥𝙤𝙣𝙨𝙞𝙗𝙡𝙚 𝙛𝙤𝙧 𝙊𝙫𝙚𝙧𝙨𝙞𝙜𝙝𝙩 The duty to protect national wealth and address corruption is vested in several key institutions: 𝟭. 𝗧𝗵𝗲 𝗣𝗿𝗲𝘀𝗶𝗱𝗲𝗻𝘁 𝗼𝗳 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 – As the nation’s leader, the president bears the ultimate responsibility for ensuring accountability. 𝟮. 𝗧𝗵𝗲 𝗛𝗼𝘂𝘀𝗲 𝗼𝗳 𝗥𝗲𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗮𝘁𝗶𝘃𝗲𝘀 – Through its oversight committees, it monitors public resources and prevents misuse. 𝟯. 𝗧𝗵𝗲 𝗔𝘁𝘁𝗼𝗿𝗻𝗲𝘆 𝗚𝗲𝗻𝗲𝗿𝗮𝗹’𝘀 𝗢𝗳𝗳𝗶𝗰𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗥𝗲𝗴𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘁𝘀 – These bodies have the legal authority to prosecute and adjudicate cases of public resource mismanagement. 𝙏𝙝𝙚 𝙍𝙤𝙡𝙚 𝙤𝙛 𝙩𝙝𝙚 𝙄𝙣𝙘𝙤𝙢𝙞𝙣𝙜 𝙂𝙤𝙫𝙚𝙧𝙣𝙢𝙚𝙣𝙩 The incoming government led by Dr. Cirro must take decisive action to address the systemic misuse of public resources. This includes: ● Launching thorough investigations into past instances of looting and mismanagement of national assets. ● Prosecuting offenders irrespective of their rank or political affiliation. ● Reforming governance structures to enhance transparency and accountability in public resource management. ● Strengthening anti-corruption institutions to ensure they operate independently and effectively. Dr. Cirro’s administration must signal a new era where public officials are held accountable for their actions, and national wealth is treated as a collective trust. The people of Somaliland also play a crucial role in this transformation. Citizens must remain vigilant, report instances of corruption, and demand transparency from their leaders. Protecting national resources is not only a legal obligation but also a moral one that reflects the values of fairness and justice. 𝘼 𝙁𝙞𝙣𝙖𝙡 𝙒𝙤𝙧𝙙 The looting and misuse of national wealth undermine development, erode trust in institutions, and harm the welfare of ordinary citizens. As Somaliland transitions to a new administration, the urgency of restoring integrity in public office cannot be overstated. The incoming government of Dr. Abdirahman Cirro must lead by example, ensuring that those who have looted public property are held to account and that robust systems are established to prevent future abuses. Somaliland’s prosperity depends on leaders who prioritize the public good over personal gain and uphold the sanctity of the nation’s wealth. The time for action is now. Protecting public resources is not just a matter of governance—it is a cornerstone for Somaliland’s future. 𝘼𝙗𝙙𝙞 𝙃𝙖𝙡𝙞𝙢 𝙈 𝙈𝙪𝙨𝙖 E-mail:halimusa4@gmail.com Hargeisa, Rep of Somaliland 𝙏𝙝𝙪𝙧𝙨𝙙𝙖𝙮, 5 𝘿𝙚𝙘𝙚𝙢𝙗𝙚𝙧 2024 Qaran News
  24. Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa taageerayaasha xisbiga Kulmiye ugu baaqay inay u hoggaansamaan hab-dhaqanka dimuqraadiyadda, isla markaana aanay hore ka mucaaradin xukuumadda cusub ee xisbiga Waddani, oo ku guuleystay doorashadii Madaxtinimada ee 13-kii November ka dhacday Somaliland. Madaxweyne Biixi, oo kulan sagootin ah la yeeshay golihiisa wasiirrada ee xilalka banaynaya, ayaa si kalsooni leh uga hadlay mustaqbalka mucaaradnimada xisbiga Kulmiye, isagoo xusay in doorkoodu noqon doono mid wax dhisa oo dalka u horseeda horumar iyo xasillooni siyaasadeed. Sidoo kale, wuxuu carrabka ku adkeeyey in xukuumaddiisu ku guuleysatay qabashada doorashooyin muhiim ah oo isku sidkan, kuwaas oo 90% dhaqaalaheeda ay Somaliland iska bixisay, taasoo muujinaysa bisaylka iyo madaxbannaanida nidaamka doorasho ee Somaliland. Madaxweyne Biixi ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay wadajirka iyo iskaashiga shacabka Somaliland si loo xoojiyo nabadda, dimuqraadiyadda, iyo horumarka mustaqbalka. Source: goobjoog.com
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo ka dhan ah maamul goboleedka Jubbaland, xilli ay weli kasii dareyso xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso labada dhinac. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda dhexe ay hakisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Nairobi iyo Kismaayo, sababo la xiriira xiisadda kasii dareysa. Sida ay ogaatay Caasimada Online, amarkan ayaa toos loola wadaagay shirkadaha diyaaradaha oo lasiiyay digniin ah in aysan ka dagi karin Kismaayo marka ay ka baxayaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Xayiraaddan kuma jirto duulimaadyada gudaha ee isku xirayo magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Jubbaland ayaa horay iyaduna u qaaday tallaabooyin ay ku maamulineyso hawadeeda, iyada oo amaro dul-dhigtay diyaaradaha tega deegaanadeeda oo ay ugu horreyso magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Arrintan ayaa kusoo aadeyso, iyada oo dhawaan Kenya uu booqasho ku tegay ra’iisul wasaare Xamza oo Kenya kala soo hadlay arrimo ku aadan khilaafka dowladda kala dhexeeyo Jubbaland oo xiriir dhow laleh xukuumadda Nairobi. Go’aankan lagu joojiyay duulimaadyada Nairobi iyoi Kismaayo ayaa sidoo kale kusoo beegmay, kahor qabashada xafladda caleema saarka madaxweyne Axmed Madoobe oo dib loo doortay 25-kii bishii hore, balse waxaa diiday dowladda federaalka, taas oo sii hurisay xiisadda u dhexeysa Muqdisho iyo Kismaayo