Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,926
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dr’s Edna Aadan,Siyaasi Cabdiqaadir Jirde,Mustafe Wasiirka iyo Madaxweyne Cirro oo ku kulmay Hargeisa. Dr’s Edna Aadan ayaa Madaxweynaha Hambalyo,Duco iyo Dardaaran la wadaagtay Madaxweynaha La doortay. Qaran News
  2. Puntland President Said Abdullahi Deni has issued an executive decree to ban 1XBET services in Puntland State of Somalia. Garowe (PP News Desk) — The Puntland State of Somalia Presidency yesterday issued an executive decree banning the 1XBET app, widely used in Puntland State for online betting and gambling purposes. “1XBET betting and gambling services have been banned throughout Puntland State of Somalia. Telecommunications companies are duly obliged not to open private telephone number accounts for 1XBET services. They are also required to close existing private telephone number accounts for betting and gambling services,” reads the decree addressed to several Puntland State ministries and three telecommunications companies — Golis, Somtel, and Amtel. Telecommunications companies have so far not shown willingness to comply with the executive decree. Dhaashane spearheaded a campaign to ban the 1XBET online betting and gambling app, which is available in Puntland State of Somalia. Earlier this month, Abdiqani Farah Dhaashane, an MP in the Puntland Parliament, called for measures to ban unregulated online betting and gambling services offered by 1XBET. “It has come to our attention that many young people are betting using the 1XBET app. This contributes to capital flight from Somalia and is also causing family breakdowns. Have telecommunications companies been asked what they could do about this issue?” said Dhaashane. “The executive decree from the Puntland State Presidency is welcome but is seen as unprecedented. It was a matter for the Telecommunications Ministry of Puntland to issue a decree banning illegal online betting and gambling services in Puntland State. The presidency is usurping the power of the line ministry,” said an MP in Garowe, who spoke to Puntland Post anonymously. © Puntland Post, 2024 The post Puntland State of Somalia Bans 1XBET App appeared first on Puntland Post.
  3. Kismaayo ayaa maanta si rasmi ah u martigelisay hadal-jeedinta musharrixiinta xilka Madaxweynaha Jubaland, gaar ahaan Musharaxiinta loo arkay in ay taageero u yihiin Madaxweynaha Jubbaland. Madasha hadal jeedinta ee ay joogeen garabka Madaxweynaha Jubbaland waxaa ka qeyb galay xubno muhiim ah oo ka socda dowladda iyo bulshada rayidka ah. Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jubaland, Xildhibaanada labada Aqal ee ku matala Jubaland, Wasiirro ka tirsan maamulka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah ayaa ka qeybgalay kulanka. Wasiirka Amniga Jubaland, Sareeye Gaas Yuusuf Dhuumaal, oo hadal jeediyay ayaa digniin adag u diray kuwa qalqal amni ka abuuri karaya magaalada Kismaayo. Wasiirka ayaa si gaar ah u tilmaamay in maamulka Jubaland uu ka hortagayo cid kasta oo isku dayda in diyaaradaha loo isticmaalo si khaldan, isaga oo tusaale usoo qaatay dadka ku doodaya in Gedo la adeegsanayo. “Jubaland waa ka digeysaa in qalqal amni laga abuuro Kismaayo. Waxaan gacan bir ah ku qaban doonnaa cid kasta oo hor istaagta nabadda iyo xasiloonida,” ayuu yiri Wasiirka Amniga. Hadalkaan ayaa kusoo aadaya xilli tartanka doorashada Jubaland uu marayo meel xasaasi ah, iyadoo musharrixiinta ay hadaladooda diiradda ku saarayaan qorsheyaasha ay ku horumarinayaan maamulka iyo nabadgelyada gobolka. Source: goobjoog.com
  4. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa waxa uu mutaysan doonaa xarig hadii uu tago dalka Ingiriiska, kadib markii waaran soo qabasho ay u jartay maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah ee ICC, sida uu sheegay xafiiska Lambar 10 ee laga xukumo Ingiriiska. Afhayeen u hadlay xafiiska Lambar 10 ayaa diiday in wax hadal ah ka dhiibto kiis goobi ah balse waxa uu sheegay in dowladda Ingiriiska ay ka go’an tahay in ay fuliso “waajibkeeda sharciga ah”. Maalintii Khamiista Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo Netanyahu, iyo wasiirkii hore ee difaaca Israa’iil Yoav Gallant, oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal oo ka dhacay Gaza. Waddamada xubnaha ka ah maxkamadda, oo ay ku jirto UK, ayaa saxiixay heshiis ku waajibinaya inay ku dhaqaaqaan amarka qabashada. Mar la weydiiyay in Netanyahu la xirayo haddii uu soo galo UK, afhayeenka rasmiga ah ee ra’iisul wasaaraha ayaa diiday inuu ka hadlo “sida wax noqon karaan “. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu intaas ku daray: “Xukuumaddu waxay gudan doontaa waajibaadka ka saaran sharciga.” Bbcsomali Qaran News
  5. Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland Jeneraal, Aadan Cabdi Xaashi oo boogasho aan la sii shaacin ku tegey buuraleyda Galgala ayaa ku dhawaaqay xaalad diyaar-garow iyo heegan dagaal ah. Jeneraal Aadan Cabdi Xaashi, oo ay weheliyaan taliyaha qeybta 7aad ee gobolka bari G/Sare Barkhad Cabdullaahi Yusuf iyo saraakiil kale ayaa Sabtidii booqasho aan la sii shaacin ku tegey buuraleyda silsiladda Golis, gaar ahaanna saldhigyada Sugurre iyo Balli-khadar oo ay difaac kaga jiraan ciidamada Puntland. Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland Jeneraal Aadan Cabdi Xaashi ayaa intii uu ku sugnaa saldhigyadaasi, waxa uu warbixin ka dhegeystay Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada dowladda ee halkaasi deggan. Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in taliyuhu uu faray dhammaan Ciidanka difaaca in ay isu diyaariyaan guluf Ciidan oo lagu soo afjarayo argagixisada ku dhuumaaleysata qaar ka mid ah degaannada buuralayda gobolka Bari. “Taliyuhu wuxuu faray dhammaan Ciidanka difaaca in ay isu diyaariyaan gulufka Ciidan ee lagu soo afjarayo argagixisada ku dhuumaaleysata qaar ka mid ah deegaannada buuralayda Puntland, qorshahaasi oo hadda ah kan koowaad ee Dowladda Puntland” ayaa lagu yiri qoraalkaasi. PUNTLAND POST The post Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo ku dhawaaqay xaalad diyaar-garow iyo heegan dagaal ah appeared first on Puntland Post.
  6. Safiirka Midowga Afrika u fadhiya dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Warfaa ayaa faahfaahin ka bixiyay doonyo siday in ka badan 70 qof oo muhaajiriin Soomaali ah oo ku qalibmay wadanka Madakaskar. Danjire Cabdullaahi Xaaji Warfaa ayaa sheegay in doomahan oo ahaa laba ay saarnayeen dad gaarayo 70 qof, waxaa ku dhintay in ka badan 28 Soomaali ah, halka 48 ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo ay soo bad-baadiyeen kaluumeysato u dhashay wadanka Madakaskar. Safiir Warfaa ayaa intaasi ku daray in safaaradda ay waddo qorsha ah in dadkaa inta bad baaday sidii dalka loogu soo celin lahaa, isagoo sheegay in si dhaw loola socon doono dadka qaba dhaawacyada ee hadda gacanta ku heyso dowladda Madakaskar. Sidoo kale waxa uu tacsi u diray dhammaan eheladii ay ka geeriyoodeen dadkaasi Soomaaliyeed, isagoona sheegay in safaaradda waddo dadaallo lagu ogaanayo halka laga soo ka xeeyay dadkan iyo goobta ay u socdeen. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay muhaajiriin Soomaali ah oo ku le’day badda appeared first on Puntland Post.
  7. Hay’adaha ammaanka waddanka Filibiin ayaa xoojiyay amniga madaxweyne Ferdinand Marcos Jr, kaddib marki ay madaxweyne ku xigeenkiisa haweeneyda lagu magacaabo Sara Duterte ay si cad ugu hanjabtay in shirqool ku dili doonto. Sara Duterte oo ah gabadh uu dhalay madaxweynihi hore ee Filibiin Rodrigo Dutere, ayaa shir jaraa’id oo ay Sabtidi shalay qabatay ku sheegtay in ay la hadashay nin dilaay ah oo ay kula heshiisay in uu khaarijiyo madaxweynaha, marwada koowaad iyo afhayeenka Baarlamaanka Filibiin, haddii iyada la dilo. Arrintan ayaa lagu tilmaamay calaamad muujineysa khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya labada qoys ee ugu awoodda badan Filibiin, ee kala ah reer Duterte iyo reer Marcos. Taliska Nabad Suggida ee Madaxtooyada ayaa sheegay inay sare u qaadeen oo ay xoojiyeen hab-maamuuska amniga. Waxuu kaloo talisku sheegay in ay si dhow ula shaqeyneynaa hay’adaha fulinta sharciga si loo ogaado, looga hortago loona difaaco wax kasta oo khatar ku ah madaxweynaha iyo qoyskkiisa. Taliyaha booliska, Rommel Francisco Marbil ayaa sheegay in uu amray in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo, isaga oo intaa ku daray in “khatar kasta oo toos ah ama mid aan toos ahayn oo naftiisa ku soo wajahan ay tahay in si degdeg ah wax looga qabto”. PUNTLAND POST The post Madaxweyne ku xigeenka Filibiin oo ku hanjabtay in ay shirqool ku dilayso madaxweynaha dalkaasi appeared first on Puntland Post.
  8. Twenty-two people were killed after two boats carrying migrants capsized off the coast of Madagascar in the Indian Ocean, an official said Saturday. Source: Hiiraan Online
  9. Maamulka Puntland ayaa soo saaray wareegto rasmi ah oo lagu mamnuucayo adeegyada shirkadda khamaarka ee IxBet, iyo isticmaalka lambarrada gaarka ah (Private Numbers) ee shirkadaha isgaarsiinta. Go’aankan ayaa lagu caddeeyay in uu yahay mid lagu ilaalinayo anshaxa bulshada, amniga, iyo nidaamka wanaagsan ee adeegyada isgaarsiinta. Qodobada Wareegtada Mamnuucida Shirkadda IxBet: Dowladda Puntland waxay ku dhawaaqday in dhammaan adeegyada shirkadda IxBet laga mamnuucay guud ahaan deegaanada Puntland. Shirkadda ayaa lagu eedeeyay in ay dhiirigeliso sharadka iyo khamaarka, kuwaas oo ka hor imaanaya diinta iyo dhaqanka bulshada. Joojinta Lambarrada Gaarka ah (Private Numbers): Shirkadaha isgaarsiinta ee Puntland ayaa lagu faray in Ay joojiyaan bixinta lambarrada gaarka ah ee loo yaqaan “Private Numbers”.ayna xiraan dhammaan lambarradii hore loogu bixiyay adeeggan, si looga hortago adeegsiga sharci-darro ah. Source: goobjoog.com
  10. Beledweyne (HOL) — Rising waters from the Shabelle River have flooded multiple areas north of Beledweyne over the past two days, intensifying fears of widespread flooding in the Hiiran and Middle Shabelle regions. Source: Hiiraan Online
  11. Mysterious Houthi-linked company duping men into joining Moscow’s war machine Source: Hiiraan Online
  12. Mogadishu (HOL) — Somalia officially signed the United Nations Convention against Transnational Organized Crime (UNTOC) and its protocols during a Saturday ceremony in Mogadishu to tackle organized crime and enhance global security collaboration. Source: Hiiraan Online
  13. Ethiopia has launched a national coffee platform to fully harness the potential of its coffee production and export by addressing challenges and effectively leveraging opportunities. Source: Hiiraan Online
  14. It started as an evening of celebration for Manchester City. It ended with the four-time defending Premier League champion conceding four goals and falling to a fifth-straight loss in all competitions as it faces a deepening crisis in a season that is threatening to unravel. Source: Hiiraan Online
  15. A terror suspect was shot and killed and weapons found on him in a confrontation with police in Fafi, Garissa County. Source: Hiiraan Online
  16. Somalia’s Jubaland state is heading to a chaotic election that some experts fear could draw back gains on Al-Shabaab militants, after rival candidates announced parallel electoral plans. Source: Hiiraan Online
  17. In ka badan 22 qof oo Soomaali ah ayaa ka dhintay laba doomood oo ku qalibmay xeebaha jasiiradda Madagascar, halka ku dbowaad 50 kalena la soo badbaadiyay sida ay sheegeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dadkan oo tiradooda lagu sheegay 70 qof ayaa saarnaa laba doomood oo aan la xaqiijin halka ay ku socdeen, ayaa 48 kamid ah hadda lagu dawaynayaa dalkaas madagascar, halka 22 kalena ay geeriyoodeen. Safiirka Soomaaliya ee midowga Afrika danjire Cabdullaahi Warfaa oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay dadaal dadkaas dalkooda dib loogu soo celinayo, asagoo intaa ku daray inuu socda baaritaan ku saabsan dhacdadani. Si kastaba ha ahaatee xog dhammaystiran lagama hayo halka ay ka yimaadeen dadkan oo dhallinyaro u badan, balse waxaa la xaqiijiyay inay dhammaantood Soomaali ahaayeen. Source: goobjoog.com
  18. AQM5caRAscps8TTavBN95xOsmX_v1E4cAmE_yFhkfe8UAIg6d0Hls0jJDWAvfELI-MfRKM1FDtjz7VVNh0FdNsLp Qaran News
  19. Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u mamnuucday adeegyada shirkadda Khamaarka ee 1xBet, islamarkaana joojisay kaararka gaarka loo furto ee (Private Numbers). Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu mamnuucay adeegyada shirkadda Khamaarka ee 1xBet waxaana sidoo kale lagu joojiyay kaararka gaarka loo furto ee Private Numbers. Madaxweyne Deni ayaa ku amray shirkadaha Isgaarsiinta in ay joojiyaan furista Private Numbers-ka sidoo kalena la xiro dhammaan kaararkii horay loo bixiyay ee Private-ka ahaa, sida ku cad Wareegtada uu soo saaray. Halkan ka akhriso Wareegtada Madaxweyne Deni. PUNTLAND POST The post Puntland oo mamnuucday Khamaarka 1xBet iyo kaararka gaarka ah ee Private Numbers appeared first on Puntland Post.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) –Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Jubbaland ayaa si buuxda u taageeray Madaxweynaha maanta Kismaayo lagu doortay Ilyaas Badal Gaboose oo ahaa Senator ka tirsan Aqalka Sare. Xildhibaanada ayaa caawa soo saaray bayaan wadajir ah oo ciwaan ay uga dhigeen, “BOGGAADIN MADAXWEYNAHA CUSUB, GUDDOONKA IYO GOLAHA WAKIILADA EE JUBBALAND.” Qoraalka ka soo baxay xildhibaanadaas ayaa lagu yiri “Anagoo ah Xubnaha Xildhibaanada Labada gole ee ku metela Dowlad Goboleedka Jubblanad, waxaan soo dhoweyneynaa doorashada madaxweynaha dowlada Jubbaland ee la Doortay llyaas Bedel Gaboose, guddoonka iyo golaha wakiilada Jubbalad.” Xildhibaanada ayaa qoraalkooda ku sheegay in tani ay tahay talaabo horay loo qaaday, isla markaana horumar u ah Jubbaland inuu ka dhaco isbedel siyaasadeed, kadib mudo dheer oo hoggaamka maamulkaas uu heystay Axmed Madoobe. Xildhibaanada oo baaq u diray shacabka Jubbaland ayaa ka dalbaday in ay tageeraan Madaxweynaha la doortay ee Senator Ilyaas Bedel Gaboose. “Waa in shacabku la garab istaago hiil iyo hoo maamulka cusub ee inoo curtay oo aan dhihi karno waa midkii dalka iyo dadka reer Jubbaland ee Soomaaliyeed ka samata bixin lahaa dhibaatada inagu habsatay ee 13 sano ka soo jirtay Jubbaland,” ayaa lagu yiri qoraalkaan ay soo saareen xildhibaano heer federaal ah. Dhinaca kale, Xildhihaanada oo qoraalkaan farriin ugu diray Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbaday in taageero lagu siiyo maamulka uu hoggaaminayo madaxweynaha Jubbland, Ilyaas Gaboose Guddoonka iyo Baarlamaanka Jubbaland. “Waxaan cambaareyneynaa falka foosha xun ee uu ku kacay saakay madaxweynihii hore ee xilku ka dhamaaday Axmed Madoobe oo weerar naf go’day oo lagu beegsaday Madaxweynaha cusub iyo siyaasiyiinta,” ayaa lagu yiri qoraalka Xildhibaanada Jubbaland laga soo doorto ay soo saareen. Ugu dambeyntii xildhibaanada soo saaray qoraalkaan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee la doortay Ilyaas Bedel Gaboose, inuu ilaaliyo midnimada iyo wadajirka shacabka reer Jubbaland, soona dhiso Xukuumad loo dhanyahay oo ka shaqeysa horumarka, amniga gudaha iyo la dagaalanka argagixisada iyo dhuxusha.
  21. Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo haatan khilaaf culus uu kala dhexeeyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo uga sii dareysa xiisadda taagan. Axmed Madoobe ayaa dhegaha ka fureystay baaqyada loo dirayo, wuxuuna sii wataa jadwalkiisa doorasho ee dhawaan uu soo saaray guddiga doorashada Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland oo hadda doonaya in markii saddexaad dib loo doorto ayaa haatan soo dhegsaday boor uu ku muujinayo hal ku dhigga ololihiisa doorashada 25-ka bishaan ka dhaceysa gudaha magaalada Kismaayo xarunta gobolka Jubbada Hoose. Boorka oo si weyn loo soo qurxiyay ayaa lagu dhajiyay inta badan waddooyinka magaalada, waxaan lagu xardhay hal ku dhig uu sanadkaan ku ololeynayo oo ah “Karti Dowladeed iyo Karaamo Shacab”, sida ay muujinayaan sawirro laga soo qaaday boorka oo la faafiyay. Sidoo kale waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Kismaayo, waxaana ka socda howlgallo baaritaanno ah oo ay sameynayaan ciidamada daraawiishta Jubbaland, si loo xaqiijiyo amniga doorashada, ayada oo sidoo kale la hakiyay dhaq-dhaqaaqa meelaha qaar. Khamiistii waxaa magaalada Kismaayo ka dhacday doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada Jubaland, kaas oo Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan mar kale loogu doortay inuu sii hayo xilka guddoomiyaha golaha. Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo hore u ahaa guddoomiyaha golaha ayaa ku guuleystay codad dhan 65 cod, halka Ismaciil Cabdi Keeroow oo la tartamayay uu helay 7 cod. Doorashadan ayaa timid xilli ay beesha caalamka walaac ka muujisay xiisadda sii kasii dareysa ee u dhaxeysa dowladda federaalka iyo Jubbaland, taas oo loo arko inay saameyn ku yeelan karto dowlad dhiska Soomaaliya. Si kastaba, doorashadan ayaa muujineysa in uusan jirin tartan adag oo ay kusoo bixi karaan wejiyo cusub, waxaana iska cad in Axmed Madoobe uu xajisan doono kursigiisa doorashada madaxweyne ee dhaceysa 25-ka bishaan, waana sababta ugu dhagan yahay doorasho gaar ah.
  22. Hargeysa (Caasimada Online) –Madaxweynaha xilka ka degaya ee Somaliland Muuse Biixi ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro. Kulankan waxa labada madaxweyne ku wehelinayey shir guddoonka labada gole ee guurtida iyo wakiillada Somaliland. Sidoo kale guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland ayaa lagu casuumay kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah. Masuuliyiinta ayaa iska warsaday xaaladda guud ee maamulka Somaliland iyo sida loo qabanayo munaasabadda xil wareejinta. Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi ayaa madaxweynaha la doortay Cabdiraxmaan Cirro la wadaagay xogta arrimaha khaaska ah ee dalka, maadaama uu xukunka ku wareejinayo. Muuse Biixi ayaa ogolaaday inuu u hoggaansamo natiijada doorashada, isla markaana uu xilka u wareejiyo si nabad ah, waana arrin si weyn loogu amaanay Somaliland. Kulanka maanta madaxtooyada Somaliland ka dhacay ayaa ah kii ugu horeeyey ee Cirro iyo Muuse ay ku kala warqaateen guushii doorashada kadib. Somaliland waxaa ka dhacday doorasho furan oo dunida dhan laga amaanay, waxaana ka dhacay isbedel weyn, iyadoo meel hoose la geeyey xisbigii dalka xukumi jiray ee Kulmiye.
  23. The death penalty against Mohamed Abshir Muse was carried out in Boosaaso earlier today. Boosaaso (PP News Desk) — Earlier today authorities in Boosaaso carried out the death penalty against Mohamed Abshir Muse, who was found guilty of killing Khaalid Cali Khaalid Aw Muuse, the deputy chairman for administration and finance at the University of East Africa in Bosaaso city several months ago. A brief statement for the media issued by the Puntland Police Division of Boosaaso stated that the death penalty was carried after the first-degree court of Bari region found Muse guilty of premeditated murder. On 29 July 2024, Mohamed Abshir Muse murdered Khalid Ali Khalid Aw Muse in the city of Boosaaso. Muse did not appeal the death penalty and stated in August that he would accept the court’s ruling. © Puntland Post, 2024 The post Man Executed in Bosaso for Murder of University Official appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (Caasimada Oline) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta qaatay shahaadada musharaxnimada xilka madaxweynaha ee maamulkaasi ayaa ka hadlay rajadiisa doorashada 25-ka bishaan ka dhaceysa Kismaayo. Axmed Madoobe oo hadal kooban siiyay warbaahinta ayaa sheegay in sababta uu mar kale isku sharraxay ay tahay inuu dhameystiro waxyaabaha u dhiman, sida uu hadalka u dhigay. Aadbaan ugu faraxsanahay inaan isku soo taago aniga oo rabo inaan dhameystiro wixii aan ka tegay, waxaana gaarsiin doonaan meel fiican” ayuu yiri Axmed Madoobe. Mar wax laga waydiiyay natiijada doorashada uu galayo, inkastoo aanu jirin tartan adag ayaa waxa uu ballan qaaday inuu aqbali doono natiijada, haddii laga guuleysto. “Haddii layga guuleysto 100% ayaan aqbalayaa natiijada doorashada” ayuu mar kale yiri madaxweynaha Jubbaland oo markiisii saddexaad u sharraxan xilkaasi. Hadalkan Axmed Madoobe ayaa loo arkaa inuu yahay ii dheh siyaasadeed uun, maadaama doorashada dhaceysa uu isagu gacantiisa ku maamulanayo, isla markaana ay bannaanka ka joogaan inta badan xubnaha mucaaradka iyo xittaa dowladda federaalka Soomaaliya. Ninkan oo mayal adag ayaa ku adkeysanaya go’aankiisa ah inuu galo doorasho dadban oo ay diidan tahay dowladda dhexe oo marar ay isku qabteen doorashooyinkii uu galay.
  25. AQMcZxVYROhcZt2sslA5xfs2JRAw77IgGivIe-ggOf_zt8dQJ6W5f-C7aPmRMxB2J9l_buOdTMovjw8w_BOUS9b5 Qaran News