Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - Somalia's international partners have raised concerns about the absence of two Federal Member State Leaders from national electoral talks in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  2. Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw war ka soo saartay shirarka hor dhaca ah ee magaalada Muqdisho ka socda . Qoraal barta Twitter-ka Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho la soo dhigay ayaa loogu sheegay Madaxweeynayaasha Maamul gobaleedyada Dalka In ay si bilaa shuruud ah kaga qeyb galaan shirka . Warka ayaa lagu yiri ” Waxaan ku boorineynaa Farmaajo inuu hubiyo kaqeybgal dhameystiran ee shirka ah iyo in heshiis laga gaaro doorashada. Waxaa kale oo ku boorineynaa Madaxweyneyaasha Madoobe, Deni, Qoorqoor, Lafta gareen iyo Guudlaawe waa iney ka qeyb galaan shuruud la’aan.” Source: goobjoog.com
  3. A man seen bloodied and limping as he was led away by police in handcuffs has been arrested on suspicion of killing 10 people, including a police officer, at a Colorado grocery store, marking America’s second fatal mass shooting in a week. Source: Hiiraan Online
  4. Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxdii kale ee shalay tegay Teendhada Afisyooni, ayaa maalintii 2aad kulan ku leh halkaasi. Kulankan oo aan saxaafada lagu casuumin ayaa noqonaya kii labaad ee ay yeeshaan madaxda dowlada federalka iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka. Wararka qaar ayaa sheegaya in warbixin looga dhagaysan doono kulanka maanta taliyaha ciidanka Booliska Gen Xijaar ,uuna ku soo bandhigo shaxda amniga doorashooyinka. Sidoo kale kulankan oo qorshuhu ahaa in dhammaan madax goboleedyada ka soo qeybgalaan ayaa waxaa qaadacay maamullada Puntland iyo Jubbaland. Arrintani ayaa uga sii dareyso xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan arrimaha doorashooyinka ee dhacaya sanadkan 2021-ka. View the full article
  5. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo waxay sheegayaan inuu jiro wada-hadal u dhexeeya dowladda federaaalka iyo wasiirka amniga ee Jubbaland Cabdirashid Janan, kaas oo la doonayo in xal looga gaaro dagaalladii labada dhinac ku dhexmaray degmada Beledxaawo. Cabdirashid Janan ayaa xaqiijiyay in wada-hadallo uu u socda isaga iyo dowladda balse wax heshiis aanan weli la gaarin. Horraantii sanadkan ayay markii Beledxaawo uu ka dhacay dagaallo u dhexeeyay ciidamo ka amar qaata Janan iyo ciidamada dowladda federaalka. View the full article
  6. Garowe (PP News Desk) — As the rainy season approaches Suldan Saeed Garase, an influential Puntland traditional leader, reminded Puntland authorities of the impact rains can have on the Garowe-Bosaso road. “The Midgar valley near the Garowe-Bosaso road will be further damaged by floods if authorities don’t take necessary renovation steps. Cars and lorries take turns to drive along the road near Midgari Valley. Authorities do not seem to be alive to the poor condition of the road. ” said Suldan Garase in Garowe where he met businessmen and officials from the district administration. Suldan Garase: “Puntland authorities do not seem to be alive to the poor condition of Garowe-Bosaso road”. Rain water that collect in Midigar Valley comes from Bura’o and pass through major water courses in Nugaal Valley to meet the sea of the Indian Ocean. Garowe-Bosaso road has yet to undergo major renovation since the end of landmark infrastructure project funded by the former Italian Aid Fund before 1991. President Deni laying the foundation stone of the Garowe-Bosaso road renovation project back in 2019 “Puntland State Government does not attach any importance to the need to renovate Garowe-Bosaso road. It was left out of infrastructural renovation projects funded by the European Union” said Adan Mohamud Kheyr, a businessman in Bosaso. In 2019 Puntland President Said Abdullahi Deni inaugurated a project to renovate the Garowe-Bosaso road. Puntland Government commissioned China Civil Engineering Construction Corporation Limited (CCECC) to carry out the renovation project, but it has not been implemented so far. Travel time and haulage cost soar during the rainy season due to the poor condition of Garowe-Bosaso road. There is a hope that Suldan Garase’s call for action may create a sense of urgency to deal with infrastructural inadequacies in parts of Puntland. © Puntland Post, 2021. The post Suldan Garase Raises Alarm Bell Over Poor Condition of Garowe-Bosaso Road appeared first on Puntland Post.
  7. Caqbado dhinaca kabaha oo haystay akadeemiyada Itaal FC sanadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baahidooda ka jawaabay Maamulka iyo macallimiinta naadiga Som United ee ka dhisan magaalada Stockhom ee dalka Sweden,iyagoo sanadihii laga soo gudbay labada dhinaca ay bilaaweyn wada shaqeyn iyo horomarinta da’yarta Itaal FC ee ka dhisana Magaalada Muqdisho. “Waan u mahadcelinaynaa Maamulka iyo Macallimiinta kooxda Som United sida wanaagsan ay noo garab taaganyihiin,waxaan ka rajaynaa intaas iyo ka badan” ayuu Goobjoog Sports u sheegay macallinka Akadeemiyada Itaal Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) In badan oo ka mid ah ciyaaryahan Itaal FC ayaa mustaqbalka ku haminaya in ay meel wanaagsan ka gaaraan xirfadda kubbadda cagta,waxaana Maamulka sare ee naadiga Som United ay balan-qaadeen in ay diyaar u yihiin garabsiinta iyo guulaha akadeeemiyada Itaall FC oo loo diyaarinayo horomarka kubbadda cagta Soomaaliya mustaqbalka soo socda. “Waxaan diyaar u nahay horomarinta akadameeyida Itaal,waxaan u mahadcelinaynaa macallin Aweys Aar sida wanaagsan uu iskugu xilqaamay horomarinta da’yarta soo koraysa,Som United way ka go’antahay dhiirigelinta iyo horomarka Itaal” ayuu Goobjoog Sports ugu wramay Macallin Haatun Cabdiqaadir Daahir oo ah tababare kooxda Da’yarta Siom United ee ka dhisan dalka Sweden. Daawo Warbixin Ku Saabsan Qalab Wareejinta Som United ee Itaal FC Sidoo Kale Aqriso Warar Ku Saabsan Som United Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal W/D-Maxamed Xuseen Qalinle Source: goobjoog.com
  8. Muqdisho (SMN)- Halkan ka dhageyso warka Duhur Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. http://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2021/03/Warka-Duhur-2332021-2.mp3 View the full article
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Safaaradda Mareykanka ayaa farriin culus oo ku aadan is-mari waaga siyaasadda Soomaaliya u dirtay madaxweynaha waqtigu uu ka dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada. Safaaradda ayaa ugu baaqday Farmaajo inuu xaqiijiyo in si buuxda looga wada-qeyb galo shir madaxeedka doorashada, islamarkaana uu dhameeyo heshiis doorasho, halka ay madax goboleedyada ugu baaqday inay ka qeyb-galaan ayaga oo aan shuruudo hordhac hor-dhigin. Qoraalka Mareykanka ayaa yimid kadib markii shirkii Afisyoone ee shalay lagu ballansanaa uu qabsoomi waayey, kadib markii ay diideen Saciid Deni iyo Axmed Madoobe, ayada oo ay ka qeyb galeen kaliya Farmaajo iyo madaxweynayaasha taabiciyiinta ah. “Waxaan ku boorineynaa Farmaajo inuu xaqiijiyo ka qeybgal dhameystiran oo ku aadan shir madaxeedka, uuna soo dhammeeyo heshiis doorasho. Waxaan ku boorineynaa Saciid Deni, Axmed Madoobe, Qoor Qoor, Cali Guudlaawe iyo Lafta-gareen inay ka qeyb-galaan ayaga oo aan shuruud ku xirin,” ayaa lagu yiri qoraalka. We urge @M_Farmaajo to ensure full participation in the summit and conclude an elections deal. We urge @SaidAbdullahiDe @PresidentMadobe @MrQoorqoor @AliGuudlaawe @Laftagareen to participate without preconditions. https://t.co/eT9OSTVUkP — U.S. Embassy Mogadishu, Somalia (@US2SOMALIA) March 23, 2021 QM ayaa qoraal ay xalay soo saartay niyad-jab kaga muujisay shirka ayada oo ay sheegtay inay sii socon doonaan wada-hadallo hoose, ka hor inta aan shir buuxa la isugu iman. “QM waxay qireysaa kulankii maanta ee horudhaca u ahaa shir madaxeedka la qorsheeyey, oo haystay metelaadda qaar ka mid madaxda maamul goboleedyada. Waxay boorineysaa wada-tashiyo kale oo aan rasmi aheyn oo dheeraad ah oo dhaca maalmaha soo socda, si loo xaqiijiyo ka qeyb-galka dhameystiran ee loo baahan yahay si dhacdadan ay u noqoto mid soo saarta is-afgarad lagu fulinayo hanaankii doorashada 17-ka Septembe,” ayaa lagu yiri qoraalka QM. Qoraalka Mareykanka ayaa u muuqda canaan kale oo loo diray madaxda Soomaalida, ayada oo qoraal kale oo soo baxay 21-kii bishan loogu sheegay madax goboleedyada inaysan Muqdisho ka bixi karin illaa heshiis laga gaaro. “Dadka Soomaaliyeed waxay rabaan doorasho hadda ah. Saciid Cabdullahi Deni, Axmed Madoobe, Axmed Kaariye Qoor-Qoor, Cali Guudlaawe iyo Lafta-gareen waa inay joogaan Muqdisho ilaa heshiis doorasho laga gaaro. Fashilku ma ahan ikhtiyaar,” ayaa lagu yiri qoraalka Safaaradda Mareykanka ee 21-kii March.
  10. (SLT-Jigjiga)-Salaad Roob doon ah ayaa maanta laga tukaday magaalada Jigjiga, iyadoo shacab aad u badan isugu soo baxeen garoonka kubadda cagta ee Jigjiga. Maamulka u sarreeya Golaha Arrimaha Islaamka ee DDS, Culimada degaanka iyo qaybaha kala duwan ee shacabka magaalada Jigjiga ayaa kamid ahaa dadkii isugu soo baxay si ay u tukadaan salaaddan Ilaahay lagaga baryayo si uu abaarta uga dulqaado dadka iyo duunyada, isla markaana Ilaahay u keeno roob khayr qaba. Salaaddan roob doonta ayay dadku tukanayaan iyadoo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay dhammaan degaanka laga soomanaa, maantana ay dadku banaankan isugu soo baxeen si Alle u baryaan, abaartana ugu badalo roob lagu qabowsado. Guud ahaan degaanka Soomaalida ayaa waxaa ka jirtay abaaro iyo roob yari, iyadoo meelo aad u yar maalmihii u dambaysay laga soo sheegayay roob aan sidaa u badnayn. Source
  11. Aaden Aw-Xirsi oo horay mar usoo noqdey Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ee Jubbaland hadana ah mid kamida Raga Madaxweyne Farmaajo u Xil saartay Gobolka Gedo ayaa beeniyey in Cabdirashiid Janan uu Wadahadal kula jiro Dowlada Federaalka, isagoo Arinkaas ku tilmaamey mid aan Macquul ahayn. Aaden Awxirsi wuxuu sheegay in Dad aan Caqli lahayn ay warkaas wareejinayaan isla markaasna uusan Janan la heshiin karin DF isagoon ogolaansho ka heysan Kenya. Wasiir hore Aaden Aw-Xirsi Qoraal uusoo dhigay Twitterka ayuu ku yiri sidaan hoose Kuwa caqliga xun ee ku qanacsan in Cabdirashiid Janan uu isu dhiibayo Dowlada Fedederaslka, Cabdirashiid Janan meelna uma dhaqaaqi karo hal tilaabo haddii uusan ka helin ogolaansho toos ah Sirdoonka Milatariga Kenya., Ilaa Farmaajo & Kenyatta ay mar kale saaxiibo , wax wanaagsan kama dhici doonaan Saddex-xagalka. waakan Qoraalka oo uu English ku qoray Hadalkaan kasoo yeeray Aaden Aw-Xirsi ayaa u muuqda laba Arimood midkood 1- Sida Aaden sheegayo iney jirto oo uu warkaan been yahay 2- In uu isagu (Aaden Awxirsi) ka xunyahay in Janan iyo Farmaajo heshiiyaan, oo uu ka cabsi qabo in Janan uga saameyn bato Gobolka, Aaden Awxirsi wuxuu hada kamid yahay raga Farmaajo u xilsaartay Arimaha ka socda Gobolka laakiin hadii Cabdirashiid Janan yimaado oo isasoo dhiibo, Aaden awxirsi daaqada ayuu ka baxayaa, waana tan walwalka ku heysa. Xalay oo Isniin ahayd ayaa waxaa suuqyada Baraha Bulshada waxaa soo galay in Madaxweyne Farmaajo iyo Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan loo kala dabqaaday oo ay waannwaan u socoto, laakiin labada dhinac midna ma cadeyn. Puntlandi.com Kismaayo The post Aaden Aw-Xirsi “ Cabdirashiid Janan meelna uma dhaqaaqi karo hal tilaabo haddii uusan ka helin ogolaansho toos ah Sirdoonka Milatariga Kenya” appeared first on . Source
  12. Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho, ayaa madaxweyne Farmaajo ugu baaqday, in uu xaqiijiyo in si buuxda looga wada-qayb galo shirka xallinta muranka arrimaha doorashooyinka. Qoraal kooban oo la soo geliyay barta Twitter-ka Safaaradda, ayaa sidoo kale madaxda dowlad goboleedyada loogu baaqay in ay shirka ka qayb-galaan, iyagoo aan wax shuruud ah ku xirin. Baaqa Maraykanka ayaa ku soo beegmay, xilli uu maalintii labaad xarunta Afisyooni ee Muqdisho ka socdo shir u dhexeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada taageersan. Villa Somalia iyo dowlad goboleedyada taageersan, waxa shirka ku weheliya maamulka gobolka Banaadir, waxaana kulanka ka maqan Puntland iyo Jubaland, kuwaas oo shuruud ku xiray ka qayb-galka Shirka. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo ku baaqay in shuruud la’aan laga qayb-galo Shirka Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. Maxaa ku qasbay dowladda UK inay dhinto tirada ciidamadeeda? Askari Dowladda Britain ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqdo qorshaha dhimidda tirada ciidamadeed qalabka side Sida qorshuhu yahay waxaa meesha laga saari doonaa oo la dhimi doonaa ilaa 10,000 oo askari, taasi oo qeyb ka ah qorsha casriyaynta ciidanka sida in ay yeeshaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Dib u habaeynta gaashaandhiga ayaa waxaa laga yaabaa in sidoo kale la dhimo diyaaradaha dagaalka iyo Taangiyada, balse taa badalkeeda waxay dowladda sheegtay “in la badin doono tirada maraakiibta,Gunjisyada badda quusa iyo guud ahaan badmaaxiinta”. Tirada ciidamada rigliga ah ee Britain ayaa waxay noqon doontaa 72,000 oo askari ka dib markii sanooyiinkii u dambeeyay ay socotay dhimistaasi. Xoghayaha gaashaandhiga UK Ben Wallace ayaa lagu wadaa in uu arrintan sharaxaad ka siiyo aqalka baarlamaanka dalka Britain. Wallace ayaa BBC u sheegay in go’aankani uu u qaadanayo si loo kordhiyo miisaaniyadda difaaca Britain. Xisbiga Labor ayaa dhankooda walaac ka muujiyay tirada la dhimayo ee ciidamada. Waxay hogaamiyayaasha Labor ku doodeen in xilligan oo ay Britain wajahayso khataro badan aysan wanaagsanayn in la dhimo tirada ciidamada. Daraasaddii ugu dambeysay ee la sameeyay ayaa muujinaysay in tirada ciidamada UK ay tahay 80,000 oo askari sanadkan 2021, taa badalkeedana bishii October ee 2015 waxay tiradu ahayd ku dhawaad 86,000 oo askari. Dhimidda ciiidamada ee muddooyiinkii u dambeeyay socotay ayaa waxaa loo sameyn kara iyada oo aan qofna shaqada laga tirin taa badalkeedana askarta shaqada isaga taga aan booskooda la buuxin oo aan ciidan cusub la qorin. Waxaa sidoo kale wax badan laga badali doonaa qaabka ay u dhisan yihiin militariga dalka Britain. Waxay ciidamada badda heli doonaan in ka badan 200 milyan oo ah lacagta UK taasi oo ah maalgalin toos ah 10 sano ee socota. Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu fuliyo howlgalada ammaanka dhanka baddda loogana hortago”khatarada dibadda ee ku soo fool leh dalka UK.” Isbadalkii ugu waynaa tan dagaalkii qaboobaa Dowladda ayaa ku tilmaamtay qorshahani in uu yahay kii ugu muhiimsanaa dib u habeyn lagu sameeyo gaashaandhiga iyo ciidamada qalabka side tan iyo intii uu dhamaaday dagaalkii qaboobaa ee aduunka. Lacago dheeraad ah ayaa sidoo kale loo qoondeyn doonaa hormarinta diyaaradaha Drones-ka ,hawada sare iyo ka hortaga weerarada dhanka internet-ka. Wasaaradda gaashaandhiga Britain ayaa sheegtay in ciidamada si wanaagsan loo qalabeyn doono, balse tirada ciidamada la dhimi doono. Dhimidda tirada ciidamada ayaa laga yaabaa inay walaac galiso xulufada UK sida Mareykanka. “Haddii ay arrintan i quseyn lahayd,ciidamada Britain tiradooda inta ay hadda yihiin ayay sii ahan lahaayd,” waxaa sidasi BBC u sheegay wasiirkii hore ee gaashaandhiga Mareykanka Leon Panetta. Ciidamada Britain ayaa waxay sidoo kale ka qeyb qaadan doonaan la dagaalanka kooxaha xagjirka ah. Ciidamada badda ee Uk ayaa dhanka kale maraakiibta xambaarta diyaaradaha iyo Maraakiib dagaal u diri doona gobolka u dhaxeeya badwaynta Hindiya iyo tan Pacific-ka. Ciidamada cirka ee Britain ayaa se ku howgali doona tira ka yar intii hore diyaarado nooca F-35. Bishii November 2019, rai’sul wasaaraha Britain Boris Johnson oo ka jawaabayay su’aal la waydiiyay ayaa yiri “ma dhimeyno tirada howlaha ciidamadeena ee waxaan dhimeynaa baaxadda ciidamadeena qalabka.” Qaran News
  14. Dowlada Emaaraatka ee aan Walaalaha nahay ayaa Dowlada Puntland ku wareejinay Qalab Casfimaad oo lagu horumarinayo Isbitaalka Bosaso. Hay’ada Laanqayrta Cas ee Emaaraatka oo Qalabkaan keentay waxay sheegtay in Deeqdaan ay hordhac u tahay balanqaadyadii ay Dowlada Emaaraatku kaga qaybqaadaneyso Horumarinta Bulshada Puntland. Hoos ka daawo Sawirada The post Emaraatka Carabta oo Qalab Caafimaad soo gaarsiisay Puntland appeared first on . Source
  15. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa dhiggiisa dalka Masar mudane Saamix Shukri kala hadlay sii xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa iskaashiga labada dhinac ka dhaxeeya. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Masar Axmed Xaafid ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka sidoo kale looga hadlay horumarada kala duwan ee ka socda geeska Afrika iyo sidii la isaga kaashan lahaa xasiloonida iyo nabad gelyada qaaradda Afrika. Wafdiga la socda wasiirka arrimaha dibadda xukuumaada federaalka Soomaaliya waxaa ka mid ah wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya mudane Xasan Macallin Khaliif. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  16. Sheekh Cabduraxmaan Sudays oo qaatay tallaalka ka hortagga Karoona Imaamka ahna khadiibka Xaramka Makah sheekh Cabduraxmaan Sudeys ayaa qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19. Waxaana tallaalkan la siinayaa shaqaalaha xaramka. Sheekha ayaa dhawaan faray in biyaha samsamka la siiyo bukaanada uu ku dhacay cudurka. Sucuudiga ayaa bilaabay barnaamij tallaalka lagu gaarsiinayo shacabka dalkaas. Cudurka Covid-19 ayaa fara ba’an ku hayay Sucuudiga, waxaana kiisaska la diiwaangeliyay ay gaarayaan in ka badan 385,000 NEWS | Imam and Khateeb of Masjid Al Haram, Makkah Sheikh Abdul Rehman Al Sudais received his COVID-19 Vaccine jab on Sunday in Makkah starting the campaign to vaccinate the entire staff of the Haramain Sharifain before Dhul Hijjah Read further: https://t.co/K9RLXHygRm pic.twitter.com/MdSqih1hIB — Haramain Sharifain (@hsharifain) March 22, 2021 Qaran News
  17. Muqdisho (Wararka PP) — Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Mustaf Cali Kheyre ayaa qorsheynaya inuu fududeeyo in biyo fadhiya Jidka Soddonka lagu soo daayo waddo gees marta dugsigii hoose ee Xamar Jadiid tagtana masaajidka Suuqa Bakaaraha. Biyaha fadhiya Jidka Soddonka oo la rabo in lagu soo leexiyo waddo tagta Suuqa Bakaaraha. Guddoomiyaha oo muddo ka warwareegyaya inuu booyado biyaha roobka nuuga keeno ayaa hadda u nuglaaday caadadis kaga yimid dad aan doonayn in biyaha la mariyo meeshii la marin jiray marka roob uu da’o. Isu soo bax ayaa sanadkii hore ka hor istaagay go’aan biyaha fadhiya jidka loogu soo leexin lahaa waddada hadda lala doonayo in loo adeegsado qorshaha dhib u keeni kara hantida qoysas badan. Mustafa Cali Kheyre oo u nuglaaday cadaadiska ganacsatada Jidka Soddonka oo raba in biyaha roobka lagu soo leexiyo waddo tagta Suuqa Bakaaraha. “Dowladda Hoose ee Muqdisho oo heli karta inay keento booyado biyaha nuuga waxay hadda ku talojirtaa inay ku taageerto Mustaf Cali Kheye go’aanka uu biyaha ugu soo leexinayo waddo ka mid ah waddooyinka degmada Howlwadaag. Waxaan ka codsanayaa Duqa Magaalada Muqdisho inuu ka hortago go’aan fatahaad qorsheysan lagu samaynayo oo saameyn doona qoysas badan” ayuu Puntland Post u sheegay Cabdirisaaq Axmed oo ka mid ah odayaasha ka hor yimid qorshaha. © Puntland Post, 2021 The post Guddoomiyaha Howlwadaag oo “qorshaynaya inuu biyo ku soo leexiyo” waddo u dhow dugsigii Xamar Jadiid appeared first on Puntland Post.
  18. Beledxaawo (Caasimada Online) – Wasiirka amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa shaaca ka qaaday inuu bilowday wada-hadal u dhexeeyo isaga iyo dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaas oo looga hadlayo xaaladda gobolka Gedo. Janan oo wareysi siiyey BBC-da ayaa qiray inuu haatan wada-hadal hoose kula jiro dowladda dhexe oo uu horey ula dagaalamay, kadib iska hor imaadyo ka dhacay Beledxaawo. Wasiirka amniga Jubbaland ayaa sidoo kale wada-hadallada socda la mid dhigay kuwa magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda federaalka & dowlad goboleedeyada. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in uusan jirin wax heshiis ah oo illaa iyo hadda laga gaaray wada-hadallada u socda isaga iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Sida ay ogaatay Caasimada Online wada-hadallada ayaa waxa ay u dhexeeyaan saraakiil socota hay’adda NISA iyo xubno metalaya Janan, iyada oo u jeedada laga leeyahay ay tahay sidii uu ula heshiin lahaa dowladda dhexe, uguna soo noqon lahaa magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, halkaas oo ay joogaan ciidanka Xoogga dalka. Arrintan ayaa haddii ay ka dhabeyso dowladda dhexe waxa ay dhabar jab ku noqon doontaa Axmed Madoobe oo weyn doono guud ahaan gobolka Gedo ee K/ Soomaaliya. Si kastaba Janan ayaa horey loogu xiray magaalada Muqdisho, isaga markii dambe ka baxsaday gacanta dowladda, dibna ugu laabtay magaalada Kismaayo, isaga oo markii dambe u wareegay dhanka gobolka Gedo, kadibna dagaal ka bilaabay Beledxaawo.
  19. Muqdisho (Caassimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Yuusuf Cali (Caynte) oo u warramay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Soomaaliya & is-mari waaga ka taagan doorashooyinka dalka ee sanadkan 2021-ka. Caynte oo horey u soo nqoday wasiirka qorsheynta Soomaaliya ayaa marka hore sheegay inuu aad uga wal-walsan yahay meesha ay haatan mareyso xaaladda dalka, gaar ahaan muranka hareeyey hannaanka loo wajahayo doorashooyinka dalka. “Runtii xaaladda meesha ay mareyso oo la xiriirta doorashada dalka & is mari-waaga ka taagan waa arrin wal-wal iyo walaac weyn leh oo qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah ka wal-walsan yahay, runtii walaac weyn sida dadka Soomaaliyeed oo kale uga qabaan ayaan anne runtii uga qabaa,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Yuusuf Cale (Caynte). Dhinaca kale wuxuu soo dhoweeyey dadaallada ay wado beesha caalamka, isaga oo hoosta ka xariiqay inay xaq u leedahay inay samata bixiso Soomaaliya. Mr Caynte oo hadalkiisa sii wata ayaa taageeray go’aankii Mareykanka, gaar ahaan canaantii & amarka la dul-dhigay madaxda Soomaaliyeed. “Beesha caalamu dalku iyaga biila, iyagaa amnigooda baxsha een sharci & xaq-bey u leeyihiin in ay dadka Soomaalida ah la-taliyaan, u caqli celiyaan. Markii ay caqli celis garan waayaana inay canaantaan oo ay ceebeeyaana waa lagu qasban yahay,” ayuu yiri. Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey “Qof marka haddii uu rabo inuu dal dhan halaago in laga qabto oo yac la yiraahdo waa wax meesha ku jira,”. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in dowladnimada Soomaaliya ay xilligan u baahan tahay bad-baado, si aan dib loogu noqon colaado & dagaallo sokeeye. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan Muqdisho uu ka socda shirka wada-tashiga Afisyoono oo looga hadlayo doorashooyinka, kaas oo ay soo qaban qaabisay beesha caalamka, walow aysan shalay ka qeyb-gelin Axmed Madoobe & Siciid Deni.
  20. Somalia is facing a severe water shortage due to reduced rainfall, leaving 70 percent of families across the country without access to safe drinking water, a global charity warned Monday. According to a new assessment by Save the Children released to mark World Water Day, which falls on Monday, the charity said that water sources in Somalia are drying up at a rapid rate as a looming drought intensifies, heightening fears of a deepening humanitarian crisis in coming months. “Children are bearing the brunt of a growing climate crisis in Somalia and if urgent action is not taken, an alarming number will face hunger, school closures due to water shortages, displacement and exploitation in the coming months,” said Mohamud Mohamed Hassan, Save the Children country director in Somalia, in a statement issued in Mogadishu. In the communities where they work, Save the Children is seeing wells drying up, families rationing their water, crops and pastures dying and people moving away from their communities in search of water and food for their livestock, Hassan said. “In some locations, the price of water has skyrocketed. Those who cannot afford to pay for water are forced to use unsafe water sources, thereby putting children at risk of deadly diseases such as cholera,” he added. The assessment, which covered 632 households across eight regions in Somalia, shows reduced rainfall and severe water shortages are also killing livestock, causing crop failures and diminishing household incomes, leaving children with fewer meals per day and less nutritious food. The charity said thousands of children are now reliant on emergency water trucking and unprotected wells or are forced to leave their homes in search of water. It warned that without immediate humanitarian assistance, the crisis is likely to peak in June with the number of children and adults in urgent need of support soaring to 5.9 million — an increase of 700,000 people compared to that of 2020, or a third of the population. The charity called on donors to act quickly and provide immediate emergency funding to sustain and significantly scale up the humanitarian response in Somalia to save children’s lives. Hassan said reducing support now by the international community which has been very generous in supporting people in Somalia would be disastrous as the deadly combination of continuous climate shocks, COVID-19 and conflict are pushing children and their families to the limit and they need urgent support to help them survive. “Without enough food and the right nutrition, children are becoming malnourished, which can lead to illness, infections, stunting and death. And children who are displaced may face violence, become separated from their families or be forced to work,” said Hassan. The charity said more than half of the families surveyed did not have enough food to eat and 84 percent of respondents said they were resorting to harmful ways to cope with the crisis, such as depleting their livestock reserves to buy food and reducing the number of meals they have per day. The loss of livestock, it said, also means children have less access to milk and this further exposes them to the risk of malnutrition. View the full article
  21. Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry and Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Mohamed Abdirizak discussed here on Monday means of promoting bilateral cooperation in all fields, the Egyptian foreign ministry said in a statement. “The talks tackled the exerted efforts for developing the cooperation between the two sides in a way that reflects the strong mutual relations,” said Ahmed Hafez, spokesperson of the Egyptian foreign ministry. “Egypt pays full attention to achieving peace and stability in Somalia, and called on all the Somali sides to continue the dialogue for paving the road to run free and integrated elections,” Hafez said. View the full article
  22. Somalia on Monday appealed for urgent funding to assist 2.7 million people projected to face acute hunger as pre-drought conditions worsen in the Horn of the African country. “Somalia is calling on donors to provide sufficient and early funding to scale up emergency response as the projected poor rainfall, and the impact of flooding, desert locusts and the COVID-19 pandemic are again pushing up to 2.7 million people across the country towards a major humanitarian emergency,” Somalia’s Humanitarian Affairs and Disaster Management Ministry said in a statement. Food insecurity is alarming, it said, adding: “Unless aid providers immediately scale up aid operations in some pre-drought-hit areas, it will leave disastrous consequences for millions of people.” There are signs of severe pre-drought conditions in the southwestern province of Gedo, Jubaland, South West State, Puntland, Galmudug and Somaliland, pushing millions of people into acute food insecurity, according to the ministry. Meanwhile, the coronavirus pandemic has also worsened in Somalia since February. Mogadishu remains the epicenter followed by Somaliland and Puntland, according to the ministry’s statement. “In response to the new spike in COVID-19 cases in recent weeks, the government has taken measures, banning all public gatherings, closing schools, and instructing government employees to work from home, except for some critical departments,” it said. The country has so far recorded a total of 10,085 COVID-19 cases, with 429 deaths and 4,498 recoveries. View the full article
  23. (SLT-Asmara)-Eritrea ayaa cambaareysay waxay ay ku tilmaantay go’aanka ‘bahdilka ah’ kadib markii Midowga Yurub uu cunaqabateyn kusoo rogay xafiiska amniga u qaabilsan dalkaas arrimo la xidhiidha eedeymo ku saabsan tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Eritrea ayaa lagu sheegay in ayna aqbaleyn cunabateynta waxbo kama jiraanka ah. Waxay sheegtay in go’ankan la doonayo in lagu dhibaateeyo Eritrea isla markaana laga leeyahay dano qarsoon. Midowga Yurub ayaa cunaqabteyn kusoo rogay xafiiska dowladda Eritrea u qaabilsan amniga oo uu ku eedeeyay in uu ka dambeeyay tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, dilal, jidhdil iyo xadhig. Wasaaradda arrimaha dibadda Eritrea waxay sheegtay in Midowga Yurub uu doonayo in xiisad uu ka dhex abuuro Itoobiya iyo Eritrea isla markaana awoodda dib loogu soo celiyo maamulkii Tigray ee xilka laga tuuray. Ciidammada Eritrea waxaa lagu eedeeyay in tacaddiyo baahsan ay ka geysteen gobolka Tigray tan iyo markii dagaallada ay ka qarxeen halkaas bishii Nofeembar. Eritrea waxaa lagu eedeeyay in ciidamo ay geysay Tigray si awoodda looga tuuro TPLF, waxay beenisay eedeymahaas. Source