-
Content Count
211,347 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
MOGADISHU (HOL) - The body of the former Somali president, Ali Mahdi Mohamad just arrived at Aden Adde international airport in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Illaahay ha u naxariistee Madaxweynihii hore Cali Mahdi ayaa saaka oo Jamce ah lagsoo dejiyey Magaalada Muqdisho halkaasoo Salaada Jinaasada lagu tukanayo kadibna idla maanta ayaa lagu aasayaa Muqdisho. Aas Qaran oo ay kasoo qaybgalayaan Madaxda Dalku ayaa loo aanaynayaa Marxuumka. Puntlandi.com The post Meydka Madaxweynihii hore oo Muqdisho la keenay appeared first on . Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in shirka la qorsheynayo inuu ka dhaco teendhada Afisyooni ee madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada uu wajahayo caqabad keeni karto inuu baaqdo ama dib u dhaco ugu yaraan. Sida aan xogta ku helnay, madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday ayaa aad uga soo horjeeda inuu shir ku galo teendhadaas, isaga oo taas u arka inay si weyn u dhaawici doonto sharciyaddiisa, waxaana jira isku dayo dhowr ah oo uu Farmaajo shirkaas uga war-wareegayo. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa inuu jiro qorshe madaxweyne goboleedyada raacsan Farmaajo sidan Cali Guudlaawe, Qoor Qoor iyo Lafta-gareen looga dhaadhicinayo inay shirkaas diidaan, oo ay dalbadaan in madaxtooyada lagu shiro. Qoor Qoor iyo Lafta-gareen ayaan weli soo gaarin Muqdisho, halka Guudlaawe oo markii hore ku sugnaa uusan weli shirkan ka hadlin. Shirka teendhada Afisyooni ayaa waxaa dalbaday Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo sheeegay inaysan aamineyn Villa Somalia, waxaana haddii sida hadda la isku dayayo ay suurta-gasho, oo ay diidaan qaar ka mid madaxweyne goboleedyada kale ay mugdi weyn gelin doonta qabsoomiddiisa. Haddii qorshahan uusan hirgelin, waxaa jira qorshe labaad oo ah in Farmaajo dalbado in shirka uu noqdo oo kaliya xaflad lagu saxiixo heshiiskii Baydhaba ee 15- Febraayo, halka Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ay wataan shuruudo soo kordhay kadib shirkii Baydhaba, kuwaas oo kala ah: 1 –In Madaxweyne Farmaajo saxiixo warqadda xil-gaarsiinta, oo u uku sheegayo in muddo xileedkiisu dhammaaday. 2 –In wixii sharciyo oo ay baarlamanka ansixiyeen kadib 27-kii bishii December, xilligaas oo uu dhamaaday mudo xileedkii baarlamaanka, laga laabto. 3 –In amniga doorashooyinka laga wadhadlo, kadib wixii Muqdisho ka dhacay 19-kii Febraayo, markaasi oo la weeraray dibad-baxayaal iyo musharaxiin mucaarad ah oo la rasaaseeyey. Ma cadda sida xaal noqon doono, hase yeeshee madaxweyne Farmaajo ayaa rumeysan in haddii Xalane uu galo ay ka dhigan tahay inay luntay sharciyaddiisa madaxweyne ee weli uu aamisan yahay inay jirto, ayna ku tahay bahdil.
-
One year after the nation was brought to a near-standstill by the coronavirus, U.S. President Joe Biden used his first prime-time address Thursday night to announce his plan to make all adults vaccine-eligible by May 1 and “begin to mark our independence from this virus” by the Fourth of July. He offered Americans fresh hope and appealed anew for their help. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - The U.S. Ambassador to Somalia, Donald Yamamoto, met with Jubaland State President Ahmed Madobe at Halane Base Camp in Mogadishu on Thursday amidst the ongoing talks between the federal government and federal member states on the electoral crisis. Source: Hiiraan Online
-
Brussels (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa hakiyey lacagtii tooska aheyd ee uu ku kabi jiray miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu qoray wargeyska caanka ah ee dhaqaalaha ka faallooda ee The Economist. Lacagta tooska ah ee Midowga Yurub uu siiyo dowladda federaalka ayaa la billaabay sanaddii 2018, ayada oo wixii markaas ka horeeyeey la marsiin jiray hay’adaha iyo ururada aan dowliga aheyn (NGOs), si ay Soomaaliya ugu qarash gareeyeen. Hase yeeshee, warbixinta uu maanta qoray wargeyska The Economist ayaa shaaca ka qaaday in wixii ka dambeeyey bishii June ee sanadii tegay uu mar kale Midowga Yurub hakiyey miisaaniyaddaas, sababo la xiriira walaacyo ku saabsan isku day lagu xadayo doorashada Soomaaliya. Warbixinta wargeyska ma bixin wax faah-faahin oo intaas dhaafsan, hase yeeshee waxay madaxweynaha Soomaaliya ee waqtigi ka dhammaaday ku eedeysay in tan iyo markii uu xukunka qabtay uu isku dayayey inuu awoodda xoojisto isaga oo dhinac u riixaya mucaaradka, islamarkaana u adeegsanaya ciidamada dowladda. Arrintan ayuu wargeyska sheegay inay walaac ku abuurtay dalalka Reer Galbeedka ee inta badan bixiya miisaaniyadda dowladda federaalka. Dowladda federaalka Soomaaliya weli kama hadlin haddii ay jirto in miisaaniyadda Midowga Yurub la hakiyey, hase yeeshee daba-yaaqadii sanadkii tegay iyo horraantii sanadkan waxaa soo ifbaxayey dhowr kiis oo ku saabsan ciidamo iyo shaqaale rayid ah oo aan mushahar qaadan, taasi oo markii hore aan dhici jirin. Beesha caalamka, oo ay ugu weyn yihiin Midowga Yurub iyo Mareykanka, ayaa hadda ku qasbaya madaxweyne Farmaajo inuu madaxweyne goboleedyada kula shiro Xalane, taasi oo uusan raali ka aheyn, waxaana muuqata in awoodda maaliyadeed ee ay Soomaaliya ku leeyihiin ay adeegsanayaan cadaadiska ay ku hayaan Farmaajo.
-
Stand up here too long and you’ll be a target,” warns the manager of a hotel near the airport in Mogadishu. Visible from the rooftop are two watchtowers and several military checkpoints. In the basement is a bunker. The risks for visitors to this fortified enclave of the Somali capital are not hypothetical: on February 19th a rocket-propelled grenade hit a row of shops near its edge. Source: Hiiraan Online
-
Turkey is playing a key role in Somalia even amid a political stalemate in the Horn of Africa country due to delays in national elections, according to a Turkish analyst. “As a donor country, Turkey has been playing an important role in Somalia since 2011,” Serhat Orakci, a researcher at the Istanbul-based Humanitarian and Social Research Center (INSAMER), which is part of the Humanitarian Relief Foundation (IHH), told Anadolu Agency. “And because of that, the political instability in the country has been watched carefully by Turkish officials,” said Orakci, also the author of a 2018 book on Turkish-African relations. According to Orakci, some candidates for the presidential polls have histories of close ties with Turkey, for instance, former presidents Sheikh Sharif and Hassan Sheikh Mohamud, who both worked with Turkey. “However, Turkey’s policy in Somalia seems to focus on the country’s development rather than particular figures,” he explained. “I think Turkey has the ability to work with any candidate who will be the country’s next president when the election dispute ends.” A decade ago, Somalia’s 2011 drought killed over a quarter-million people, and Turkey played a key role in overcoming the ensuing famine by initiating many projects, such as a 200-bed training and research hospital that opened in 2015. During the 2011 famine, when then-Prime Minister and current Turkish President Recep Tayyip Erdogan visited the country, he went to camps where internally displaced people were staying instead of rushing straight to the presidential palace, a move which inspired Somalis’ feelings of love and solidarity towards the Turkish people. Mukhtar M, Sayid, the head of Somalia’s Peace Justice and Development Party and a presidential candidate contender, also fondly recalls Erdogan’s visit. “When the Turkish government in 2011 went to Somalia to save dying children dying of famine,” Sayid told Anadolu Agency, “the rest of the world was watching Somalia die and perish.” Sayid, who also has Australian citizenship, added that he divides his time between Somalia, Turkey, and Australia. “At that time, there was not a single embassy in Somalia except for the Ethiopian Embassy,” he explained. But the years that followed saw the Turkish government forge strong bonds with Somalia and send considerable aid to the country. It helped “stop the famine, support the building of hospitals, build the roads, support the Somali community,” said Sayid. Later, he added, an “influx of embassies and foreign diplomats came to Somalia.” Election dispute remains According to Orakci, the election dispute in Somalia remained unresolved. “The COVID-19 pandemic, financial deficits, and disputes between regional states with the federal government under Somalia’s federal system have all caused delays in the election calendar,” Orakci said. “Recently, federal authorities sat down with regional governors but the conference did not bring any result,” he added. The Horn of Africa country hit a political stalemate after presidential and parliamentary elections were delayed and the president’s constitutional mandate expired on Feb. 8. Recent clashes between government forces and opposition protesters have claimed the lives of at least four people, including soldiers. President Mohamed Abdullah Mohamed has called on regional leaders to hold talks to end the political deadlock. “The election process in Somalia is an indirect system, since some parts of the country still remain under the control of Al-Shabaab,” said Orakci, referring to an al-Qaeda-linked terrorist group that has committed scores of deadly attacks in Somalia, including ones directly targeting Turkish projects in the country. “Somalia’s election was supposed to take place last year by direct voting, but for security reasons and center-periphery disputes there have been delays until today,” he added. “In the indirect system, a number of elders choose MPs for parliament, and the MPs are supposed to choose a new president. However, this system is open to corruption and it is very doubtful whether it reflects the real opinion of the people or not,” Orakci explained. Last month Turkey expressed concern over unrest in Somalia as tension rose due to the delayed polls. “We are concerned about the recent negative developments arising from the dispute over the election process in Somalia,” the Foreign Ministry said in a statement. “It is important that all parties act with common sense by avoiding steps that may lead to violence, and that the Federal Government and Federal Member States’ Leaders come together and try to resolve disputes with an inclusive and constructive dialogue on the basis of the agreement reached on 17 September 2020,” the statement added. “We believe that the friendly and brotherly people of Somalia have the will and political maturity to determine their own future,” the ministry said. “In this context, we hope that a consensus will be reached on the election process, on the basis of mutual understanding without further delay,” it added.
-
Fifteen years after the creation of al-Shabaab in Somalia, terror still reigns and the reality on the ground just shifted more in their favor. Source: Hiiraan Online
-
Istanbul (Caasimada Online) – Sarkaal sare oo Turkish ah Serhat Orakci ayaa sheegay in Turkey ay la macaamili karto musharax kasta oo noqda madaxweynaha xiga ee Soomaaliya marka uu dhammaado muranka ka taagan doorashada Soomaaliya, wuxuuna si gaar ah u magacaabay laba ka mid ah.. Hadalka Serhat Orakci, oo ah cilmi-baare ka tirsan xarunta daraasaadka bulshada INSAMER ee magaalada Istanbul, ayaa yimid ayada oo maalmihii dhowaa la tuhmayey in Turkish-ka ay si hoose ula shaqeynayaan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ciidamada Turkiga uu tababaray ee Gorgor iyo Haramcad u adeegsaday in lagu caburiyo mucaaradka. Hase yeeshee Orakci ayaa muujiyey in Turkay ay sidoo kale xiriir dhow la leedahay musharaxiinta kale qaarkood. “Qaar ka mid ah musharaxiinta waxay xiriir dhow oo taariikhi ah la leeyihiin Turkey, tusaale, madaxweynayaashii hore Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo labaduba la shaqeeyey Turkey,” ayuu yiri Serhat Orakci. “Waxaan u maleynayaa in Turkey ay awood u leedahay inay la shaqeyso musharax kasta oo noqon doona madaxweynaha xiga ee dalka marka murabnka doorashada uu dhammaado,” ayuu yiri. Si kastaba, Serhat Orakci ayaa sheegay in siyaasadda Turkey ay ku wajahan Soomaaliya ay tahay mid diiradda lagu saaro horumarka dalka ee aanay quseyn shakhsiyaad gaar ah. Turkey ayaa bishii tegtay walaac ka muujisay xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay muranka doorashada Soomaaliya, waxaana wasaaradda arrimaha dibedda dalkaas ay ugu baaqday dhammaan dhinacyada Soomaalida inay ka fogaadaan tallaabooyinka horseedi kara rabshado. Serhat Orakci ayaa sheegay in saraakiisha Turkey ay hadda si dhow isha ugu hayaan waxa ka socda Soomaaliya.
-
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Suldaan Axmed Jaamac Xirsi oo ku geeriyooday dalka Jabuuti. Madaxweyne Deni, ayaa Qoraal uu soo saaray tacsi ugu diray dhammaan umadda Soomaaliyeed oo uu ka geeriyooday suldaanka gaar ahaanna Qoyska iyo Eheladiisi. “Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Jaamac Xirsi oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti, geeridiisa waxaan uga tacsiyeenaya ummada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntland.” Marxuumka oo ka mid ahaa odeyaasha dhaqanka Puntland, wuxuu kasoo shaqeeyay dhismaha Dowladdnimada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya oo lagu xasuusto kaalintiisii Shirkii Carta ee sanadkii 2000. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay Geerida suldaan Axmed Jaamac appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Axmed Jaamac Xirsi oo ku geeriyooday waddanka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuumku uu kaalin mug leh ka soo qaatay dib u dhiska dowladnimada, nabaddeynta, dib u heshiisiinta iyo dhammaan dadaalladii geeddi socodka ee xal u helidda dhibaatooyinka dalkeenna ka dhacay. “Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Alle ha u naxariistee Suldaan Axmed Jaamac Xirsi waxa uu door weyn ka soo qaatay dhammaan dadaalladii geeddi socodka ee dib u yagleelidda dowladnimadeenna iyo dib u heshiisiinta, waxa uuna qeyb ka ahaa Wax-garadkii hoggaaminayey Shirkii Carta ee sannadkii 2000” Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumka Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeello Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Suldaan Axmed Jaamac oo ku geeriyooday Jabuuti appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday dhaqtarkii Soomaaliya ugu wanaagsanaa daaweynta cudurada neef-mareenka ku dhaca iyo Tiibashada Dr. Xeydar Cali Raage oo ku takhasusay cudurka Tiibashada “TB”. Dr. Xeydar Cali Raage oo mudo ka badan 40 sano ka howlgalayay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu xarun caafimaad oo lagu daweeyo dadka qaba cudurka TB-da uu ku lahaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, waxaana gobolada dalka looga imaan jiray daaweyntiisa iyo khibrada fog ee uu u lahaa daweynta cudurkaasi. Sida aan ka helnay ilo wareedyo ku dhow dhow ehelladiisa Dr. Xeydar ayaa waxaa soo ritay cudurka Coronavirus, oo uu ugu dambeyntii u geeriyooday. Dr. Xeydar ayaa ka mid ahaa dhaqaatiirtii Soomaaliyeed ee tan iyo burburkii dalka meelna ugu bixin dalka, wuxuuna marxaladihii kala duwanaa ee dalka soo maray uu ku shaqeynayay, isagoo ahaa dhaqtar u gargaara dadka dhibaateysan. Xaruntii uu ku lahaa degmada Karaan ayaa dadka aan awoodin iney iska bixiyaan lacagta fiisitada waxay lahaayeen maalmo gooni ah oo dhaqtarku qaabili jiray iyadoo aysan jirin khidmo laga qaado, kuwii aan awoodinna inay iibsadaan daawada dhaqtarku ka bixin jiray qarashka daawada. Ali Muhiyaddiin Ali Caasimada Online, UK
-
Innaa Lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Waxaan Tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Allah ha u naxariistee Marxuum Siciid Suldaan Cabdilqaadir Suldaan Cabdilaahi oo caawa ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxaan Allah ka baryayaa inuu Marxuum Siciid Naxariistii Janno uu ka waraabiyo, dhamaanteena uu Samitlr iyo Iimaan ka siyo. Aamiin. Waxaan Tacsi gaar ah u dirayaa Qoyska Saldanada reer Suldaan meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Waa geeri aad u xanuun badan, waxaan Allah ka baryayaa inuu Marxuumka Jannadiisa ku casuumo, samir iyo iimaana uu dhamaanteen inaga siiyo. Aamiin. Qaran News