Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah ciidamada lagu soo tababaray ee Eritrea ee haatan ku jira xerada General Gordan ee magaalada Muqdisho ayaa qorshuhu yahay in laga bixiyo xeradaas, si loo howlgeliyo, uguna biiraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Sida aan xogta ku helnay illaa kun askari oo kamid ah ciidamadan ayaa la geyn doonaa deegaanada Jubbaland, si ay kaalin uga qaataan howlgalka ka dhanka ah AlShabaab. Ciidamadan ayaa si gaar ah weeraro ugu qaadi doono degmooyinka Jilib iyo Afmadow, ayaga oo ka barbar dagaalami doono ciidamo ay Jubbaland ku diyaarisay Kismaayo. Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa go’aankan si wadajir ah u qaatay madaxweynaha dowladda federaalka, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ra’iisul wasaaraha dalka, Xamza Cabdi Barre iyo madaxwyanaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo ku heshiiyay in qaar kamid ah ciidamada milatariga ee laga keenay waddanka Eritrea la geeyo gobollada Jubbooyinka. Qorshahan ayaa toos u bilaabanayo marka lasoo wada celiyo askarta weli ku maqan Eritrea, kuwaas oo la filayo in la keenyo dhammaadka beshan aynu ku jirno ee January, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo amni oo aad loogu kalsoon yahay. Ujeedka ugu weyn ee ciidamada loo geynayo Jubbaland ayaa ah inay xoreeyaan gobollada maamulkaas oo ay saldhigyo waa weyn ay ku leedahay kooxda Al-Shabaab, maadaama gobolka Jubbada Dhexe oo dhan iyo degmooyin ka tirsan Jubbada Hoose ay maamulaan. Sidoo kale arrintan ayaa qayb ka ah dagaalka dowladda ee ku aadan soo afjarida Al-Shabaab oo haatan laga wada saaray inta badan HirShabelle iyo Galmudug. Gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab wuxuu sidoo kale gaaray gobollo horleh ayada oo la filayo in wejiga labaad ee ka billowdo Koonfur Galbeed, sida uu shaaciyay madaxweynaha. Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad dagaal, waxaana ka qayb-qaadanaya shacabka maadaama ay kacdoonka socda ay safka hore uga jiraan ciidanka deegaanka. The post Xog: Kun ka mid ah askarta lagu soo tababaray dalka ERITREA oo la geynayo… appeared first on Caasimada Online.
  2. Wellington (Caasimada Online) – New Zealand Prime Minister Jacinda Ardern shocked the country on Thursday by announcing her resignation as the leader of the ruling New Zealand Labour Party and her decision not to seek re-election. The 42 years old Prime Minister said that she had “no more in the tank” to continue leading the country and that she needed to step aside. Ardern, who has served as the prime minister for five and a half years, made the announcement at a news conference while holding back tears. “This summer, I had hoped to find a way to prepare for not just another year but another term – because that is what this year requires. I have not been able to do that,” Ardern said. “I know there will be much discussion in the aftermath of this decision as to what the so-called ‘real’ reason was… The only interesting angle you will find is that after six years of some big challenges, I am human,” she continued. “Politicians are human. We give all we can for as long as possible, and then it’s time. And for me, it’s time.” Ardern’s resignation will take effect by February 7th, and a general election has been scheduled for October 14th. A vote for a new leader of the Labour Party will take place on Sunday, and the new leader will serve as prime minister until the next general election. Grant Robertson, the current Deputy Prime Minister and finance minister of New Zealand, announced that he would not be putting his name forward as a candidate for the next leader of the Labour Party. The announcement of Prime Minister Ardern’s resignation came as a shock, as recent polls showed her as the preferred leader among the country’s citizens, despite declining support for her party from the level it reached during the 2020 election. Ardern has gained widespread popularity and recognition as a leader in New Zealand since taking office in 2017. She made history as the world’s youngest female head of government at age 37. Her strong advocacy marked Ardern’s political campaign for women’s rights and efforts to combat child poverty and economic inequality in New Zealand. She made history by becoming the second elected leader to give birth while in office, following Pakistan’s Benazir Bhutto. She is part of a new generation of progressive female leaders, such as Finland’s Sanna Marin. Furthermore, her empathetic approach to leadership was evident during her response to the tragic mass shootings at two mosques in Christchurch in 2019, where she offered condolences to the victims’ families and showed strong leadership in the aftermath of the tragedy. Ardern quickly and decisively labeled the attacks as “terrorism” and demonstrated her solidarity with the Muslim community by wearing a hijab when she met with them the day after the attack. She emphasized the country’s unity in grief. She promised to take swift action, which she followed through on by delivering significant gun law reform within a month. Ardern’s response to the COVID-19 pandemic has been widely recognized as successful. New Zealand has implemented some of the most stringent measures globally but also had one of the lowest death tolls from the virus. Source: Caasimada Online and News Agencies The post Jacinda Ardern resigns as New Zealand Prime Minister appeared first on Caasimada Online.
  3. Mogadishu (Caasimada Online) – The International Rescue Committee (IRC) is warning that Somalia is facing its worst drought in decades, and aid agencies are struggling to secure sufficient funding to prevent a catastrophic famine. The IRC says at least 8.3 million people in the country are on the brink of starvation as the April-May rains are expected to be below average for the sixth consecutive season. According to a statement, The IRC has raised $15 million to support those affected by the food crisis. However, the growing needs outpace the resources available. “The funding shortage comes at a time when another fifth consecutive failed rainy season has been experienced, putting more populations at risk of starvation,” warns the IRC. The organization also warns that although humanitarian assistance has helped to delay an official famine declaration in Somalia, “the thresholds for famine are likely to be met in April-June 2023 as current funding levels are dropping. This will push communities already on the brink of famine over the top.” Shashwat Saraf, IRC Regional Emergency Director East Africa, says, “The current lack of an official famine declaration should not send the message that all is well in Somalia – we are already seeing people die every day from extreme hunger, malnutrition, and preventable diseases.” “Under these conditions, households will not recover from livestock losses. Further reduction is expected; crop harvest will be limited, and an increased disease outbreak will likely occur. We urge international leaders and donors to learn from experiences of the 2011 famine where over 250,000 people died, half of who died before the official famine was declared.” The IRC states that in the past year alone, at least 1.7 million people have been displaced by drought and conflict in Somalia. “The displaced face the double tragedy of extreme food insecurity and health crisis exacerbated by poor sanitation and water scarcity. The result at local IRC health clinics across the country has been a rise in patients with diseases like measles and cholera, as well as children suffering from acute malnutrition,” says the organization. The IRC is calling on donor countries to increase funds that will help provide treatment for children and women with severe malnutrition, enable access to clean drinking water, and vaccinations to prevent deadly diseases like measles, cholera, and polio. “Malnourished children are at increased risk of deadly disease,” warns the organization. The IRC urges the UN High-Level Task Force on Preventing Famine (HLTF) to prioritize the six countries at the highest risk, including Somalia. The organization suggests the task force’s membership should be expanded to include international financial institutions, local and international NGOs and civil society groups, the states affected by food insecurity, and leading donors like USAID and emerging donors. “The HLTF should focus on unlocking the political will to respond to a famine risk, mobilizing investments at scale to respond to early warning systems, and coordinating collective action across the international community,” it said. Since March 2022, the IRC has provided assistance to over 1.5 million people in Somalia and helped to prevent the spread of waterborne diseases by providing clean water and sanitation to over 800,000 people. The organization has also vaccinated over 200,000 children to prevent deadly diseases like measles, cholera, and polio. However, with the current funding shortage, the IRC’s ability to continue these life-saving efforts is in jeopardy. The post IRC warns of catastrophic famine looming in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xaalad adag ay ka taagan tahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana shaqada hareeyay muran u dhexeeyo maamulka sare ee shirkadda Favori oo gacanta ku heyso garoonka iyo shaqaalaha Soomaalida ee u shaqeeya. Shaqaalaha ayaa cabanaya xuquuq dhanka mushaaraadka ah oo ka maqan iyo sidoo kale in lagu kordhiyay saacadaha shaqada ee garoonka Aadan Cadde. Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa gebi ahaanba shaqada joojiyay howlwadeennada Soomaalida ah oo ah kuwa u tababaran xaqiijiinta amniga rakaabka safraya iyo kuwa soo dagaya, ayaga sabab uga dhigay go’aankooda in lagu tuntay xuquuqdooda shaqaalenimo, waxaana arrintan ay saameyn ku yeelatay dhaq-dhaqaaqa garoonka magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah shaqaalaha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay cadaalad darro ka tirsanayaan maamulka shirkadda, isla-markaana ay go’aansadeen illaa inta wax laga qabanayo cabashadooda ay joojiyaan shaqadii ay ahayeen oo aheyd mid muhiim ah. Sidoo kale waxa ay tilmaameen in ay shaqeeyaan saacado badan oo aan ku jirin waqtiga shaqada ee lagula heshiiyey, isla-markaana looga baxay ballan aheyd in loo kordhin doono mushaaraadka, balse aysan dhicin taasi, sida ay ku doodeen shaqaalahaan Soomaaliyeed. Waxa kale oo ay baaq u diray madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyaga oo ka dalbaday inay soo fara-geliso arrintooda. Arrintan ayaa soo taagneyd todobaadyadii u dambeeyay, waxaana fashil ku soo dhamaaday dadaallada hoose oo la doonayey in xal looga gaaro cabashada shaqaalaha, kadib markii uu maamulka shirkadda Favori ka biyo diiday in uu wax ka qabato cabashada ka soo yeertay shaqaalaha Soomaalida ah ee u shaqeeya shirkaddaasi oo ah mid ajnabi ah. Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay maamulka garoonka Aadan Cadde iyo dowladda federaalka oo ku aadan xaaladda adag ee ka taagan halkaasi. Si kastaba, ma aha markii ugu horreysay oo tallaabadan oo kale ay qaadaan shaqaalaha garoonka, waxayna marar badan sameeyeen dibad-baxyo cabasho ah iyo shaqo joojin. The post Xaalad adag oo ka taagan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  5. Wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Equatorial Guinea ayaa la xidhay kadib markii looga shakiyay in uu si sharci darro ah u iibsaday diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha qaranka. Warbaahinta dowladda ayaa ku warrantay in Ruslan Obiang Nsue lagu tuhmay in diyaarad qaadda 74 qof uu ka iibsaday shirkad laga leeyahay jasiiradaha Canary. Baadhitaan ayaa la sameeyay sannadkii lasoo dhaafay markii la waayay diyaaradda xilli dayactir joogta ah looga sameynayay dalka Spain. Eedeysanahan ayaa maamuli jiray shirkadda duulimaadka qaranka ee Equatorial Guinea, oo ah dal si adag ugu jira gacanta qoyska madaxweyne Obiang Nguema oo talladad hayay 43 sanno. Source
  6. Raysal Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa Khamiista maanta ah si lama filaan ah ugu dhawaaqday in ay “wax niyad ah u heynin” inay sii hoggaamiso dalkeeda, ayna xilka ka degayso ugu dambayn horraanta February, isla markaana ayna raadin doonin dib u doorasho. Ardern oo ilmada isku celinaysa ayaa sheegtay in shan sanno iyo badh oo ay ra’iisal wasaare ahayd ay soo martay dhibaato aad u adag, waxayna sheegtay inay tahay qof damiir leh oo bini’aadam ah, loona baahan yahay in ay xilka ka dagto. Ardern, oo 42 jir ah, ayaa ku sheegay shir jaraa’id inay isku diyaarisay in ayna ka qeyb qaadan doorasho kale sannadkan. “Waan ogahay in ay jiri doonto doodo badan oo ka dhalan doona go’aankan aan qaatay oo la is weydiin doono, sababta aan xilka uga degayo, laakiin waxa kaliya ee lasoo heli doono waa inaan ahay qof bini’aadam ah oo la soo gaadhay xilligii uu xilka ka degi lahaa” ayay tidhi Ardern. Ardern waxa ay sheegtay in aanay xilka uga degin in shaqadu ay ku culus tahay, balse waxay sheegtay inay aaminsan tahay in dadka kale qaban karaan shaqo ka wanaagsan. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka New Zealand Grant Robertson, oo sidoo kale ah wasiirka maaliyadda, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in aanu raadin doonin inuu noqdo hoggaamiyaha xisbiga shaqaalaha oo ay hadda hoggaamiso Ardern. Ardern ayaa kusoo biirtay masraxa siyaasadda adduunka sannadkii 2017 markii ay noqotay haweeneydii ugu da’da yareyd ee madax ka noqota adduunka xilligaas oo ay aheyd 37 jir. Hannaanka hoggaamineed ee Ardern ayaa lagu tilmaamaa inuu ahaa mid naxariist leh, waxaa lagu xasuusta jawaabtii ay ka bixisay toogashadii ka dhacday laba masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch sannadkii 2019, kuwaas oo lagu dilay 51 qof, 40 kalena lagu dhaawacay, iyada oo weerarkaas markiiba ku tilmaantay mid argagixiso ah, isla markaana xidhatay xijaab markii ay la kulmeysay Muslimiinta dalkeeda. Source
  7. Dawladda Maraykanka ayaa xabsiga dhigtay aasaasihii barta Bitzalo ee la isku weydaarsado lacagaha internetka ama CryptoCurrency, taas oo saldhigeedu yahay Hong Kong, waxaana haatan lagu soo oogayaa dacwado ay ka mid yihiin inuu u fududeeyey dambiilayaashu inay si fudud malaayiin doollar ugu kala wareejistaan bartiisa, sannadihii la soo dhaafay. Anatoly Legkodymov oo u dhashay dalka Ruushka, da’diisuna ay tahay 40 jir ayaa lagu xidhay xabsi ku yaalla Miami oo ka tirsan gobolka Florida, habeenimadii Salaada. Dacwadaha kale ee lagu soo oogay ayay ku jiraan, inuu ku lug lahaa ganacsi xawaaladeed oo aan sharciyaysnayn. Ninkan oo asal ahaan deggan Shenzhen oo ka tirsan dalka Shiinaha ayaa haatan ah maamule sare oo ah barta lacagaha CryptoCurrency lagu kala bedesho ee Bitzlato, wuxuuna leeyahay saamiga ugu badan. Barta Bitzlato ayaa lagu eedeeyey in la dhex mariyey lacago ka badan $700 milyan oo dollar oo CryptoCurrency ah, oo ay lahaayeen macaamiisha suuqa Haydra, oo ah suuq madow oo ka dhex dhisan internetka oo caan ku ah ka ganacsiga arrimaha sharci-darrada ah, waxaana albaabada iskugu dhuftay dawladda Maraykanka. Barta Bitzlato ayaa sidoo kale lagu eedeeyey inay heleen lacag ka badan $15 milyan oo madax furasho ah. Bitzlato ayaa lagu eedeeyay in ay ku beddeshay in ka badan $700 milyan oo cryptocurrency ah isticmaaleyaasha Suuqa Hydra, oo ah goob suuq madow ah oo caan ah oo ay xidheen mas’uuliyiinta Mareykanka iyo Jarmalka sannadkii hore. Bitzlato ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in ay heshay in ka badan $15 milyan oo ah lacag madax furasho ah. Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in xadhigani uu qayb ka ahaa hawlgallo caalami ah oo ay dhinacyo kala duwani iska kaashadeen taas oo horseedday in xabsiga la dhigo. Masuuliyiinta Faransiiska ayaa la wareegay agabkii ay ku hawlgali jirtay bartani, sida laga soo xigtay masuuliyiinta Maraykanka. Xoghaye ku xigeenka Maaliyadda ee Maraykanka Wally Adeyemo ayaa sheegay in ku dhowaad 50% lacagaha dhexmaray bartan Bitzlato, intii u dhexeysay 2019 iyo 2021 inay si uun ugu lug lahaayeen maaliyado sharci darro ah oo Ruushka la xidhiidha, ama ilo kale oo halis ah. Source
  8. Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo khudbad ka jeediyay shirka dib-u-heshiisiinta maamulka ayaa niyad-sami ka muujiyay heshiis siyaasadeed laga gaaro in uu qaato muddo kordhintii loo sameeyay. Lafta-gareen ayaa ku cel-celiyay in deegaanada maamulkiisa uu ku jiro go’doon, ayna tahay in laga wada-shaqeeyo xoreynta deegaanadaasi, oo cadowga laga dulqaado dadka shacabka ah. “Maanta oo 5KM oo xabsi ah anaga oo dhan ku jirna in markale qax la galo ayada oo meel loo qaxo jirin raali kama nihin. Masuuliyad waxay naga wada saaran tahay amniga, meesha aan joogno iyo waxa hayno waa Baydhabo,” ayuu yiri. “Dadka Baydhaba waxay rabaan nabada ay haystaan oo ah inta yar ee lagu kooban yahay ee lagu jiro, maanta haddii intaan laga baxo nin tagi kara aaska aabihii oo tuulada nagu dhagan ku dhintay ma tagi karo.” Lafta-gareen ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in xilka lagula dhagan yahay hadda uu yahay magac u yaal, maadama uu sheegay in kaliya uu xukumo Baydhabo, inta kalena ay weli ka maqan tahay gacantiisa. “Waxa la isku haysto waxa waaye laba nin oo timo aan laheyn oo shalo isku dagaalaysa. Ninkii la siiyo wax uu ku shaleysto malaha waa iska haysana lee ma ogiye, marka aan timo helno si ninkii shaladaas helo uu wax uu ku shalaysto u helo.” Waxa uu sii raaciyay hadalkiisa “Timaha helayno waxa waaye dalkii, dadkii iyo deegaankii Koonfur Galbeed aan usoo celin laheyn qof walba masuuliyad ayaa ka saaran. Hadalka Lafta-gareen oo laga fahmi karo in uu xalaaleysanayo halkii sano ee mucaaridka ka qeylinayeen, ayaa sida muuqata wuxuu xilligan garab ka helaya madaxweyne Xasan Sheekh oo isagu ahmiyada u weyn siinaya la-dagaalanka Al-Shabaab iyo Koonfur Galbeed oo xor ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baydhabo ka sheegay in dhawaan lasoo afjarayo Shabaab-ka ka dagaalamaya Galmudug iyo HirShabelle, islamarkaana wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab ay dowladdu ka bilaabi doonto Koonfur Galbeed. Xasan ayaa sidoo kale waxa uu si adag uga horyimid qorshaha mucaaridka ee kal hore ugu dhawaaqeen ciidamada Badbaadada Koonfur Galbeed, isaga oo xusay in maanta ay gogol u fidsan tahay wada-hadalna loo ogolaaday mucaaridka, sidaas darteedna loo baahneyn hub iyo in la is dilo, sida uu hadalka u dhigay. The post Madaxweyne Laftagareen oo xalaashaday arrintii uu sida weyn u diidanaa mucaaradka appeared first on Caasimada Online.
  9. Dowladda Imaaradka Carabta ayaa la filaya in ay dowlad deegaanka Soomaalida ay ka fuliso mashruuc koronta looga dhalinayo cadceedda. Ra’iiuslwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa heshiis la gaaray dowladda Imaaradka, kaas oo koronta looga dhalinayo Itoobiya, waxaana deegaannada laga fulinayo mashruucaan kamid ah deegaannada Soomaalida iyo Cafarta. Mashruucaan oo uu Imaaradka maalgelinayo ayaa waxaa ku kaxeyso lacag dhan $400 milyan, waxaana bixin doono lacagtaas Imaaradka Carabta. Heshiiskaan ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Isu tagga Imaaraadka Mohammed bin Zayed Al Nahyan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in aanay weli reer galbeedka aysan ula imaan xal nabadeed oo dan u ah dunida. Lavrov ayaa u sheegay warfidiyeenka in qorsha cad oo nabad ah aysan ka laheyn reer galbeedka dagaalka Ukraine iyo Moscow. Madaxweynaha Ukraine Volodmyr Zelenesky, ayuu ku eedeyay in qorshaha iyo wadahadalka uu rabo aysan ahayn wax Ruushka uu aqbali karo, balse ay diyaar u yihiin wadahadal nabadeed oo ka yimaado reer galbeedka. Washington ayuu sheegay in ay qorshaheed Kyiv ay ku hungoowday balse uu ugu baaqayo iyada iyo NATO in ay dib uga laabtaan qorshahooda Militeri ee ay ka fulinayaan Ukraine. Wasiir Sergei Lavrov ayaa sheegay in haddii ay NATO ku biiraan sweden iyo Finland ay Moscow qaadeyso taallabo cawaaqibteeda aan la mahdin. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Ra’iisulwasaaraha dalka News Zealand ayaa sheegtay in horaanta bisha soo socota ee February ay baneeyneyso xafiiska ra’iisulwasaaraha dalkaas. Jacinda Ardern ayaa shaacisay in aysan hadda haysanin awood ay ku hoggaamiso dalka New Zealand, ayna xafiiska ka tagi doonto. 7-febraayo ayay ka tagaysa hoggaanka xisbigeeda shaqaalaha, taas oo ay shaacisay in go’aankaas ay qaadatay fasaxeedii xagaaga kadib. “Waxa aan rajaynayay in aan helo waxa aan u baahnaa in aan ku sii wado muddadaas, laakiin, nasiib darro, ma helin,” ayay u sheegtay wariyaasha.. Jacinda ayaa tan iyo sanadkii 2017-kii markii loo dhaariyay xafiiska waxaa dalkeeda soo maray dhibaatooyin ay kamid yihiin caabuqa COVID-19, kaas oo dalkeeda si wayn u saameyay, Weerarkii muslimiinta badan lagu dilay xilli ay ku jireen gudaha masjid ku yaalla magaalada Christchurch iyo folkaanooyin ka dhacay jasiiradaha dalkeeda. “Kow waa inaad dalkaaga hoggaamiso wakhtiga nabadda, iyo wakhtiga dhibaato,” ayay tiri Jacinda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Mogadishu (Caasimada Online) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced the launch of the second phase of an offensive against the al-Shabab militant group, which has been designated as a terrorist organization by several countries and organizations. The announcement came during the opening of the South West reconciliation conference in Baidoa, the temporary capital of the South West State. In recent months, government forces, with the aid of armed citizens, have made significant gains against the al-Shabab group, recapturing key towns in the Galmudug region and forcing the militants from swathes of territory in central Somalia. Defence Minister Abdulkadir Mohamed Nur announced Tuesday that the joint forces had taken El-Dher, a town under the group’s control for over a decade. The town, located 291 km from the capital Mogadishu, is a historical town bordering Harardhere in the Mudug region and close to the Elbur district. This news comes after the government forces captured the coastal town of Harardhere on Monday, which the Al-Shabaab had held for over a decade. The President stated that the first phase of the operation in HirShabelle and Galmudug states is nearing completion and that the government has prepared many troops to liberate al-Shabab-controlled areas in the country. He also announced that the next step in the operation to defeat the al-Shabab group and free the country would launch in the South West region of Somalia. “Al-Shabab militants are the only enemy Somalis have; they murder men, women, children, the elderly, and every Somali. The government has developed plans to eradicate them from the country, the first phase is almost complete, and the second phase will launch in the Southwest State of Somalia,” the President said. The President also highlighted the importance of unifying efforts to free the country from terrorist groups. He emphasized that the government’s current policy is to liberate the country from al-Shabab and that all Somalis must unite to eradicate the terrorist group. “We must combine all of our efforts to liberate our country from terrorists draining the people’s blood, murdering, and posing a threat to the people’s economy,” said President Hassan Sheikh Mohamud. The President also said that young men fighting with Al-Shabaab have the opportunity to lay down their arms and receive amnesty from the government. The President emphasized that anyone who chooses to leave al-Shabab and defect will be granted forgiveness and amnesty. He further highlighted that the government was offering amnesty and prepared to provide better living conditions for those who defected from the group. The President encouraged parents with children fighting alongside the al-Shabab group to reach out to their children before being killed in ongoing operations. He stressed that the al-Shabab group kills men, women, and children, threatens the country’s economy, and clogs the roadways due to their terror activities. Al-Shabab has been waging an insurgency against the Somali government since 2006, which has resulted in thousands of deaths and the displacement of civilians. The post Somalia to launch second phase of Al-Shabab offensive appeared first on Caasimada Online.
  13. Jowhar (HOL) - Somali government says the country's national army, with the help of anti-al-Shabab local civilians and international partners, has conducted a planned military operation against al-Shabab in the Middle Shabelle region, killing at least 15 al-Shabab militants. Source: Hiiraan Online
  14. WASHINGTON — People in Somalia are highly traumatized due to political instability, prolonged violence and humanitarian crisis, a new health study said. Source: Hiiraan Online
  15. Wellington (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa Khamiista maanta ah si lama filaan ah ugu dhawaaqday in aysan “wax niyad ah u heynin” inay sii hoggaamiso dalkeeda, ayna xilka ka degayso ugu dambayn horraanta Febraayo, isla markaana aysan raadin doonin dib u doorasho. Ardern oo ilmada isku celinaysa ayaa sheegtay in shan sano iyo bar oo ay ra’iisal wasaare ahayd ay soo martay dhibaato aad u adag, waxayna sheegtay inay tahay qof damiir leh oo bini’aadam ah, loona baahan yahay in ay xilka ka dagto. Ardern, oo 42 jir ah, ayaa ku sheegay shir jaraa’id inay isku diyaarisay in aysan ka qeyb qaadan doorasho kale sannadkan. “Waan ogahay in ay jiri doonto doodo badan oo ka dhalan doona go’aankan aan qaatay oo la is weydiin doono, sababta aan xilka uga degayo, laakiin waxa kaliya ee lasoo heli doono waa inaan ahay qof bini’aadam ah oo la soo gaaray xilligii uu xilka ka degi lahaa” ayay tiri Ardern. Ardern waxa ay sheegtay in aanay xilka uga degin in shaqadu ay ku culus tahay, balse waxay sheegtay inay aaminsan tahay in dadka kale qaban karaan shaqo ka wanaagsan. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka New Zealand Grant Robertson, oo sidoo kale ah wasiirka maaliyadda, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inuusan raadin doonin inuu noqdo hoggaamiyaha xisbiga shaqaalaha oo ay hadda hoggaamiso Ardern. Ardern ayaa kusoo biirtay masraxa siyaasadda adduunka sannadkii 2017 markii ay noqotay haweeneydii ugu da’da yareyd ee madax ka noqota adduunka xilligaas oo ay aheyd 37 jir. Hannaanka hoggaamineed ee Ardern ayaa lagu tilmaamaa inuu ahaa mid naxariist leh, waxaa lagu xasuusta jawaabtii ay ka bixisay toogashadii ka dhacday laba masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch sannadkii 2019, kuwaas oo lagu dilay 51 qof, 40 kalena lagu dhaawacay, iyada oo weerarkaas markiiba ku tilmaantay mid argagixiso ah, isla markaana xiratay jalbaab markii ay la kulmeysay Muslimiinta dalkeeda. VOA The post Ra’iisul Wasaaraha NEW ZEALAND oo is-casishay kadibna ilmeysay (Warbixin) appeared first on Caasimada Online.
  16. A man at the centre of a BBC Africa Eye investigation has been found guilty of trafficking disabled people in Kenya, and ordered to pay a fine of 30,000,000 Kenyan shillings ($242,000; £196,000) or face 30 years in prison. Source: Hiiraan Online
  17. Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud has said the government will soon launch the second phase of an offensive against al-Qaeda-allied al-Shabab militants in the south-west, where the group controls several towns and villages. Source: Hiiraan Online
  18. (ERGO) – Farming and pastoralist families in northern Somalia’s Bari are struggling to rebuild their lives following destructive rainstorms that hit parts of the region at the end of last year. Source: Hiiraan Online
  19. A Maritime Self-Defense Force destroyer and a French Navy carrier strike group led by its nuclear-powered aircraft carrier Charles de Gaulle have conducted joint drills in the Gulf of Aden off Somalia and in the northern Arabian Sea, the Defense Ministry announced Tuesday. Source: Hiiraan Online
  20. The East African Community (EAC) eyes Somalia's long Indian Ocean/Red Sea route that will link EA to the Arabian Peninsula. Source: Hiiraan Online
  21. DAVOS, Switzerland -- The head of the Nobel Peace Prize-winning World Food Program says support from donors like the United States and Germany have allowed it to postpone — though not entirely avert — famine in Somalia but stressed that “we’re not out of this yet.” Source: Hiiraan Online