Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Former UK defence secretary faces criticism for his staunch support of a breakaway African republic, after its security forces killed 20 protesters. Source: Hiiraan Online
  2. Somaliland ayaa sida wararku sheegayaan dhaq dhaqaaq ciidan ka bilowday tuulooyin ku yaalla Hawdka xiga dhinaca Buuhoodle. Ciidamada Somaliland oo kaashanaya maleeshiyaad degaanka ah ayaa la sheegay in dhaq dhaqaaqaas bilaabeen saacadihii la soo dhaafay. Ciidamada difaaca Gobolka Cayn ee ku sugan Buuhoodle ayaa dhankooda u diyaar garoobay waxaana la geliyay heegan buuxa. Dhaq dhaqaaqa Somaliland ka waddo dhanka Buuhoodle ayaa lagu fasiray mid culayska looga yaraynayo Ciidamada Somaliland ee fadhiya Nugaasha gaar ahaanna Laascaanood. PUNTLAND POST The post Somaliland oo dhaq dhaqaaq ciidan ka bilowday dhinaca Gobolka Cayn appeared first on Puntland Post.
  3. North Eastern regional commissioner John Otieno has assured area residents of effective and timely government services. Source: Hiiraan Online
  4. Cheap, ‘good enough’ Chinese armed drones dominating world market due to US export controls, analysts say. Source: Hiiraan Online
  5. Since Kenya began its voluntary refugee repatriation program in 2017, more than 85,000 Somali refugees have resettled back home. But due to record drought in the Horn of Africa, thousands of them have returned to Kenya's Dadaab refugee camp to seek relief. As Juma Majanga reports from Dadaab, those who have returned are finding themselves locked out of aid programs because Kenya has banned the registration of new refugees. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biiridda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Wafuuda shirkaas uga qeyb-galeysa toddobada waddan ee ururka EAC ayaa shalay soo gaaray caasimada dalka ee magaalada Muqdisho. Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in shirka lagu casuumay 50 qofood oo ka kala socda 7-da wadan ee ururka. Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ajendaha shirka uu yahay sidii looga shaqeyn lahaa, loona eegi lahaa in ay Soomaali gaartay ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC. Wafuuda ka socota 7-da waddan ee ururka EAC ee yimid Muqdisho ayaa joogi doonaan ku dhawaad 10 Berri, iyaga oo kulamo kala duwan la yeelan doona madaxda dalka, sida uu sheegay ergeyga Soomaaliya ee EAC, Cabdisalaan Hadliye. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 21 Luulyo 2022-ka ka qayb-gelay shir hordhac u ah Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay marti-gelisay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa u gudbiyey codsi rasmi ah oo ku aaddan kamid noqoshada Soomaaliya ee dalladan. 14-kii August, wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Cabdisalaan Hadliye Cumar, oo hore usoo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya loogu magacaabay ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC). Madaxweynaha ayaa dadaal badan ku bixiyay sidii ay Soomaaliya uga mid noqon laheyd EAC, ayada oo madaxda dalladan uu la wadaagay sida ay Soomaaliya uga go’antahay dhameystirka dhamaan habraacyada muhiimka ah ee ka mid noqoshada dowladaha ku bahoobay dalladdan. Qorshaha ku biirista Soomaaliya ee EAC ayaa lagu wadaa in sanadkaan lasoo gaba-gabeeyo qorshaheeda, si ganacsatada Soomaaliyeed ay fursad ugu helaan ka qeyb qaadashada horumarka dhaqaale iyo is-dhexgalka bulshada Gobolka Bariga Afrika. The post Shir muhiim u ah ku biiridda Soomaaliya ee ururka EAC oo maanta ka furmaya Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  7. Somaliland, sinnaan iyo caddaalad ? Waxa la joogaa waqtigii Somaliland wax wada yeelan lahayd 19 Komishan iyo Ha’yado Madaxbannaan kana kooban 100 Xubnood oo Madaxweynuhu badi Magacaabo Dadka Deegaanka Bariga Sanaag waxay leeyihiin 3 Xubnood 3% Deegaanka Sool dadka ku noolina waxay leeyihiin 7 Xubnood 7% waxa waajib ah in Awoodda yo Dhaqaalaha Somaliland si siman loo qaybsado, dheeliga, sadbursiga iyo sinnaan la’aantu waa kansarka 32 sano hayay Somaliland boogna ku ah wax wada lahaanshaha ! Waxaa Qoray:- Mohamed Sidik – Dhamme Qaran News
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa saddex habeen kahor gubtay markale, dab socday ku dhawaad saddex saacadood oo aan la ogeyn waxa uu ka billowday ayaa galaaftay hantida ganacsato badan oo ah kuwa danyarta ah ee suuqa Bakaaraha. Gaadiidka Dab-damiska ee shirkada Hormuud, dadaal ay sameeyeen ganacsato kale iyo dowladda hoose ee magaalada Muqdisho ayaa sababay in dabka la damiyo, wallow dad shalay xoolo haystay ay maanta caydh ka yihiin. Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa isla xaaladan gubashada ah la kulmay dhowr jeer shan iyo tobankii sanno ee lasoo dhaafay. Gubashadan ay ku hantida waayeen boqollaalka qof ayaa marwalba lagu kala aragti duwana waxa sababay. Suuqu marwalba waxa uu ka gubtaa dhanka ganacsatada yaryar, ma dhicin mar uu dabka ka billowday dhanka maalqabeenada waaweyn ee suuqa Bakaaraha marka laga reebo marmar uu kusoo fiday. Tusaale, dabkii ugu dambeeyey waxa uu saameeyay ganacsatada maacuunta, harqaanlayaasha, kuwa malabka iibiya, qeybaha udgoonka, maqaayado iyo tukaamo yaryar oo dhar lagu iibiyo. Dab-kasta oo suuqa Bakaaraha ka kacay shan iyo tobankii sanno ee lasoo dhaafay wuxuu barakaciyay ganacsato yaryar, kuwaas oo markii ay xoolo beeleen boosaskii ay deganaayeen lagala wareegay oo ay ganacsatada waaweyn u badaleen dhismayaal iyo shirkado waaweyn. Waxaa la hadalnay qaar kamid ah ganacsatada suuqa Bakaaraha, waxay noo-sheegeen inuu jiro walaac ku saabsan in dabka soo noq-noqday uu la xiriiro is-barakicin ganacsi oo tujaarta qaar ku qaadanayaan boos suuq leh oo ay hadda degan yihiin ganacsato yaryar. Waxay daliilsanayaan laba arrimood; mid waa dabka oo aan marnaba ka bilaaban dhanka milyaneerada iyo midda labaad oo ah dhulka gubta oo ay marka dambe tujaarta badankiisa la wareegaan. Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya weli ma baarin gubashada taxanaha noqotay ee suuqa Bakaaraha, wax si dabiici ah iskaga yimid lagana soo kaban doono ayna tahay in hore looga socdo ayay kasoo qaadan, laakiin dad badan waxay qabaan in arrintaan sidaas loo sahashan. Ganacsatada aan la hadalnay waxay leeyihiin waxaa la jooga xilligii si dhab ah loo baari lahaa cilaaqaadka ka dhaxeeya gubashada soo noq-noqotay ee suuqa Bakaaraha iyo danaha ganacsatada kala heerka ah. Bakaaro waa caloosha ganacsiga Soomaaliya, waa suuqa ay bulshada Soomaaliyeed u dhan tahay, khasaarihiisa waxa uu saameynaya cid walba oo Soomaali ah wuxuuna mudan yahay ilaalin, nidaamin iyo horumarin. Maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha baarista & daba-galka ee dowladda Soomaaliya waxaa horyaalla inay dul istaagaan oo baaris dhab ah ku sameeyaan gubashada soo noq-noqotay ee suuqa Bakaaraha iyo walaaca ganacsatada. The post Arrimaha aan weli lagu baraarugsaneyn ee soo cel-celiya gubashada Bakaaraha appeared first on Caasimada Online.
  9. Qaahira (Caasimada Online) – Wasiirada Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ee dalalka Soomaaliya iyo Masar ayaa waxay caasimadda dalkaasi ee Qaahir ku kala saxiixdeen heshiis is-faham (A memorandum of understanding -MOU). Heshiiskan ayaa waxaa qalinka ku duugay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif iyo dhigiisa Masar, Dr. Cumaru Dalacat. Ra’iisul Wasaaraha Masar, Mustafa Al-Madbuuli ayaa goobjoog ka ahaa saxiixa heshiiskan is-fahamka ee gaareen labada dal, kaasi oo ku qotoma arrimaha iskaashiga culuunta Teknoolajiyada, Isgaarsiinta iyo Boostada ee labada Waddan. Heshiiskan ayaa kusoo beegmay, iyada oo wasiirka Teknoolajiyada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya uu ka qeyb-galay shirka wasiirada Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada ee dalalka Carbeed oo ka qabsoomay magaaladda Qaahira ee dalka Masar. Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa si weyn iskugu soo dhawaanaya kadib markii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu booqday Qaahira, halkaasi oo uu wada-hadallo kula soo yeeshay dhiggiisa Cabdifataax al-Sisi. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo koox wasiirro ah oo dhawaan safar ku tagay magaalada Qaahira ayaa sidoo kale halkaasi kusoo saxiixay heshiisyo ay Soomaaliya la gashay Masar. Heshiisyadaasi waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, Abshir Cumar Huruse, wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare, Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo Wasiirka Warfaafinta Daa’uud Aweys Jaamac. Dowladda Masar waxay sanado badan saaxiib la aheyd Soomaaliya, laakiin waxay ku jirtay dowladihii ay xiriirkooda hoos iska dhigtay xukuumadii Farmaajo, balse dowladaan uu hoggaamiyo Xasan Sheekh ayaa u muuqata mid Masar ku soo celineysa booskeedii saaxiibka dhow ee Soomaaliya. The post Somalia iyo Masar oo heshiis cusub ku saxiixday Qaahira appeared first on Caasimada Online.
  10. Mohamed Cantoobo's statement, "Your enemies are many, your resilience is much. #Mogadishu," during the al-Shabaab attack on Benadir Regional Administration's headquarters, was met with a sharp rebuke by Hodan Ali, who stated, "We need to stop romanticizing the security governance failure in Mogadishu. It is not resilience." This exchange of words sparked the realization that it is high time to shed light on the true nature of the ongoing suffering in Mogadishu and to give it the attention it deserves, thus giving birth to the title of this topic. Source: Hiiraan Online
  11. Warqado ay ku qoran yihiin xog loo calaamadeeyay inay yihiin kuwo sir ah ayaa laga helay guriga madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka Mike Pence toddobaadkii hore, wuxuuna markii dambe diiwaankaas sirta ah u wareejiyay FBI-da, sida uu qareenkiiisu sheegay Talaadadii. Greg Jacob, oo ah qareenka Pence ayaa Keydka Qaranka ee National Archives ee lagu keydiyo siraha iyo taariikhda Mareykanka u diray warqad uu ku ogeysiinayo dukumentiyadaas 18-kii January, isaga oo sidoo kale warqad gaar ah 22-kii bishan ku ogeysiiyay kaydka in FBI-du ay u timid guriga madaxweyne ku xigeenkii hore si ay u soo qaaddo warqadahan. Soo shaac bixista warqadahan ayaa Pence ku dareysa liis ay ku jiraan Donald Trump oo uu u ahaa madaxweyne ku xigeen iyo madaxweyne Joe Biden oo iyagana guryahooda laga helay warqado sir ah. Jacob, wuxuu ku sheegay warqadda uu u diray Kenydka Qaranka in “taxaddar badan awgeed” uu Pence u shaqaaleysiiyay sharciyaqaan madaxbannaan si uu u eego diiwaannada ku kaydsan gurigiisa kadib markii lasoo sheegay agab laga helay guriga Biden. PUNTLAND POST The post Warqado Sir ah oo laga helay Guriga Mike Pence appeared first on Puntland Post.
  12. Las Anod (Caasimada Online) – The City of Las Anod in Somalia’s Sool region had always been relatively peaceful. However, in December last year, tensions boiled over as residents took to the streets to demand a response to their security concerns from officials in the nearby breakaway region of Somaliland. As security forces attempted to quell the protests, violence broke out, and dozens were killed. This further inflamed the situation, with many residents taking up arms and calling for the withdrawal of Somaliland forces from the town. Once these forces had left, the protesters began waving the flag of Somalia and chanting for a united Somalia, a move that some leaders in Somaliland view as traitorous. Somaliland declared its independence from Somalia in 1991, but it has yet to be recognized by the international community. The escalating situation in Las Anod could further complicate matters for Somaliland, undermining its long-standing efforts to present itself as a stable and peaceful region and potentially putting its independence aspirations at risk. In recent years, some clans in the Sool, Sanaag, and Cayn regions, known as the SSC, have become increasingly agitated and are questioning their identity as part of Somaliland. Pro-Somalia protests have erupted in major cities of Cayn and villages like Taleh, Hudun, and Kalshale. The Sool clan clan, who constitute a significant proportion of the population in the Sool, Sanaag, and Cayn regions, have traditionally opposed the concept of an independent Somaliland; the Isak clan primarily inhabits Somaliland. The history of opposition in Las Anod dates back to the 19th century when the British began showing interest in the region. The Isak clan in Berbera welcomed them and signed colonial protective treaties. At the same time, the Sool clan in Sool territories refused to sign and supported an anti-European drive led by a Muslim cleric. This led to a pro-Somali union drive, ending with British airstrikes in the early 1920s. Despite this history, politicians in Hargeisa remain resolute in their support for the separation of Somaliland. Abdurahman Mohamed Abdullahi Irro, a former chairman of the opposition Wadani Party and a candidate for the presidency of Somaliland, condemned the violent reaction by Somaliland security forces. The return of traditional elder Garad Jama Ali, who had been living in exile for 16 years after a falling out with the Somaliland administration, was met with widespread celebrations in Las Anod. Many see this as a major concern for the current leadership of Muse Bihi Abdi, with Khadar Hussein Abdi, the Secretary General of the Wadani party, stating that “every day he remains in power is a disaster for Somaliland.” The Sool clan clan, who make up a significant portion of the population in these areas, have historically felt marginalized by the Isak clan and the government of Somaliland. The recent protests and calls for a united Somalia are seen by many as a manifestation of these long-standing grievances. Local leaders and respected traditional elders have been holding talks to determine the course of their future. They are leaning towards leaving Somaliland and supporting a united Somalia, which could potentially lead to the disintegration of Somaliland as it is currently recognized. The post How Las Anod could derail Somaliland’s independence quest? appeared first on Caasimada Online.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Aqoonyahannada Beesha Reer Aw Xasan ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen uga digay farogelin iyo xadgudub ay sheegeen in madaxda sare ee dalka ay ku hayaan doorashada kursiga xildhibaan ee beeshan ee HOP86. Kursigan ayaa ah midkii uu ku guuleystay taliyihii hore ee Nabad-sugidda Fahad Yaasiin balse ay diideen guddiga doorashada, haddana la qorsheeyey in dib loo doorto dhowaan. Si kastaba, Golaha Aqoonyahannada Beesha Reer Aw Xasan ayaa shaaca ka qaaday in madaxda sare ee dalka iyo wasiirka waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo beesha kasoo jeeda ay doonayaan in kursiga loo xiro shaqsiyaad gaar ah. Hoos ka aqriso qoraalka golaha. Golaha Aqoonyahannada Beesha Reer Aw Xasan waxay aad uga xun yihiin in xafiisyada ugu sarreeya dalka ay faragelin toos ah ku hayaan xal u helista arrimaha ku gadaaman Kursiga ay beeshu leedahay ee tirsigiisu yahay 86. Waxaa noo muuqata in hannaanka haatan la doonayo waxyaabihii ka dhashay doorashadii kursigan in lagu xalliyo inay tahay mid aan caddaalad ku dhisnayn, iyada oo la doonayo in awood qeybsiga reerka lagu xadgudbo, loona xiro Musharax ay wadato kooxda haatan haysa talada dalka. Waxaan ka digeynaa tallaabada Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Waxbarashada Federaalka ay ku doonayaan inay ku afduubaan rabitaanka jifooyinka iska leh kursigan, waxaana cod dheer ugu sheegeynaa in odayaasha dhaqanka ee beesha kursigan iska leh ay u madax bannaan yihiin hannaanka xulista ergada iyo in ay qabsoonto doorasho xor iyo xalaal ah. Waxaan caddeynaynaa in kursigan oo kamid ahaa kuraasta fara ku tiriska ah ee sida hufan loogu tartamay loo dhigtay isbaaro siyaasadeed, sidaas darteedna aan la aqbali karin in mar kale lagu xadgudbo xuquuqda dadka Soomaaliyeed ee saami qeybsi ahaan uu ka dhaxeeyo kursigan. Waxaan ku wargalinaynaa qeybaha kala duwan dhaqanka beesha iyo daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka inay si dhaw isha ugu hayaan habdhaqanka ugubka ah ee ay ku kacayaan masuuliyiintii dalka ugu sarreysa kuwaasoo doonaya inay wareegto ku magacaabayaan musharax iyaga xulafo la ah. Waxaa jira hanjabaado toos ah oo loo diray odayaasha dhaqanka beesha iyo aqoonyahanno kala duwan oo arrimaha kursigan ku diidan qaabka uu doonaayo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Faarax Sheekh Cabdulqaadir, wixii dhibaato ah oo soo gaarana isagaa masuuliyadda qaadaya. The post Golaha Aqoonyahannada Reer Aw Xasan oo digniin kasoo saaray doorashada kursiga HOP86 appeared first on Caasimada Online.
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo taagay Maxamed Cabdi Maxamuud oo loo heysto dilka laba haween ah oo xaamilooyin ahaa, kaas oo ka dhacay degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Labadaan haweenka ah ee askarigaan uu dilay ayaa kala lahaa uur sideed iyo sagaal bilood ah, wuxuuna ninkaan ku dooday in uusan ku talagal u dilin, dilka ayaa dhacay bishii December ee sanadkii tegay. Maxkamadda ayaa maanta la hor keenay marqaatiyaal cadeynaya in askarigaan uu si ku talagal ah u dilay labada haweenka ah oo mid ay ka tirsaneed booliska, waxaana lagu xukumay dil toogasho ah. Goobta uu dilka gabdhahaas ka dhacay ayaa waxaa macaawino loogu qeybinayey dad barakacayaal ah. Mar loo ogolaaday Maxamed in uu hadlo ayuu yiri, “Waxaa asal ah in anigu ku talagal aana u dilin gabdhahaas, waxaana maxkamadda ka codsanayaa in la ii ogolaado in reerkii ay ka dhasheen aan la xaaltamo.” Xeer ilaalinta ciidamada oo dacwadahaan dilka ah ku soo oogtay eedeysanahaan oo ka tirsanaa ciidanka NISA ayaa sheegtay in afar qof oo labo carruur tahay calooshana lagu sido uu bareer u dilay askarigaan. Xeer ilaalinta ayaa dalbatay in askarigaan dil lagu xukumo, halka qareenada u doodayey ay sheegeen in dilkaas uusan u dhicin si ku talagal ah. Shuuro kadib, guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda, isagoo dil toogasho ah ku xukumay Maxamed Cabdi Maxamuud. Askarigaan ayaa ka tirsanaa ciidanka NISA, waxaana sidiisa oo kale xabsiyada ugu jira askar dishay dad shacab ah oo xukun sugayaal ah, dilalka ay geystaan askarta ka tirsan ciidamada dowladda ayaa aad ugu badan Muqdisho. Hoos ka daawo The post Daawo: Xukun lagu riday askari ka tirsan NISA oo dilay laba gabdhood oo uur leh appeared first on Caasimada Online.
  15. WASHINGTON — The United States has reported conducting a new airstrike against al-Shabab in Somalia on January 23, killing two militants. Source: Hiiraan Online
  16. Ilaa shan qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday madaafiic hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Ku dhawaad 10 madfac ayaa ku dhacay xarunta madaxtooyada iyo xaafadaha ku dhowdhow, waxaana dadka weerarkaas ku dhawaacmay ku jira sida la xaqiijiyay canug yar oo shan sano jir ah. Madaafiicda qaar ayaa ku dhacay guryaha ay dagan yihiin madaxda ugu sarreysa dalka gaar ahaan guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabi Barre. Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkan ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in ay 9 mafdac ku weerareen madaxtooyada Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Madaafiic lagu garaacay Villa Somalia appeared first on Puntland Post.
  17. Masuuliyiin iyo Saraakiil katirsan Hey’addaha Tiika,Bisha cas turkiga iyo IHH oo laga leeyahay dalka turkiga ahna kuwa ugu waa weyn ee u qaabilsan dalkaaas ka jawaabida arimaha bin’adanimada iyo gargaarka deg dega ah iyo mashariicyada hormarinta ayaa maanta soo booqday xarunta cusub ee Hey,adda maareynta masiibooyinka qaranka ee sodma oo si caari ah loo dhisay taas oo dhawaan dhismaheeda laga hirgaliyey qeyb kamid ah isbitaalka laansaleyti. Masuliyiintaan waxaa xaruntaan ku soodhaweeyey guddoomiyaha Hey,adda maareynta masiiboyinka qaranka Mudane Maxamuud macalin abdulle waxaana soodhaweyn kadib ay si wadajir ah u kormeereen dhamaan qeybaha ay ka koobantahay xaruntaan cusub. Masuuliyiintaan ayaa balan qaaday in Hey,adda maareynta masiiboyinka ka saacidi donaan xaruntaan qalabeentooda,iyaga oo sidoo kale sheegay Hey,adda ka taageri donaan tababarada shaqaalaha waaxda gurmadka deg deg ah. Guddoomiyaha Hey’adda maareynta masiiboyinka qaranka mudane maxamuud macalin abdulle ayaa uga mahadceliyey booqashadaan iyo balanqaadka ay saraaksihaan turkiga ka socday u sameeyeen hey,adda maareynta Masiiboyonka. Mid kamid ah masuuliyiinta Hey’adda tiika ayaa sheegay sidan. Source: goobjoog.com
  18. Istanbul (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaciyay in dalkiisa uu Sweden ka hor istaagayo ku biirista Isbaheysiga NATO, oo codkooda keliya uga dhiman haddii ay helaan in uu dalkaas xubin ka noqdo isbaheysigaas. Erdogan oo si kulul u dhalleeceeyay tallaabadii u siyaasiga reer Sweden ee Rasmus Paludan uu ku gubay kitaabka Quraanka ah Sabtidii, ayaa sidoo kale sheegay in Sweden aysan filanin in dalkiisa uu taageero dalabkeeda ku aadan kamid noqoshada isbahaysiga millateriga ee NATO, ayna maskaxda ka saarto riyada ay ku jirto. Waxa uu falkii Sabtidii ku tilmaamay “tallaabo meel ka dhac ku ah cid kasta, gaar ahaan Muslimiinta”. Turkiga ayaa si gaar ah uga cadhooday mas’uuliyiinta Sweden, in ay oggolaadeen in bannaanbaxaasi uu ka dhaco bannaanka safaaradda Turkiga ee Stockholm iyada oo ay “ilaalinayaan” ciidamada ammaanku, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press. Gubista kitaabka barakeysan ee Quraanka ayaa ka cadhaysiisay guud ahaan shacabka dalka Turkiga, xilli dalalka Sweden iyo Finland ay raadinayaan taageerada Turkiga si ay xubin uga noqdaan isbahaysiga NATO. Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale dhaleeceeyey in Sweden ay ogolaatay mudaharaadada kooxaha Kurdiyiinta, gaar ahaan kooxka PKK oo dagaal kula jirta dalka Turkiga. Ururka PKK waxaa liiska argagixisada ku daray Turkiga, Maraykanka, Midawga Yurub, hase ahaatee aastamohooda weli lagama mamnuucin dalka Sweden. Sababta ugu weyn ee Erdogan u diiday in codkiisa uu siiyo Sweden xilli dhowr jeer shuruudo kala duwan uu hordhigay ayuu ku sheegay “in waddankaas uu raalli ka noqday in la gubo Kitaabka Qur’aanka kariimka,” martigelinta waxa uu ugu yeeray Argagixisada iyo Islaam Naceybka. Si kastaba, madaxweynaha Turkiga ayaa si cad ugu sheegay Sweden in aysan xubin ka noqon doonin isbaheysiga NATO oo muddo dheer dhabbe weliba usoo mareysay balse socodkoodii ku go’ay tallaabooyin fool-xun oo ay qaadday. The post Erdogan oo shaaciyey go’aan ciqaab ku ah Sweden kadib falkii lagu gubay qur’aanka appeared first on Caasimada Online.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Al-Shabaab ayaa muddooyinkii dambe weeraro gaadmo ah ku qaadeysay deegaanadii ay dhawaan ka qabsadeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka, kuwaasi oo badana dhaca xiliyo isku mid ah, sida aroorta hore. Sababta ay Shabaab weerarada ugu qaado ciidamada aroortii hore ayaa lagu sheegay in ciidamada huwanta ee ku sugan deegaanada la xoreeyay ay qayilaan habeenkii oo dhan, islamarkaana uu waaberigu yahay xiliga ay kala daadsan yihiin oo badankoodna ay hurdaan. Afhayeenka wasaaradda difaaca Soomaaliya oo arrintaan ka hadlay ayaa sheegay in qaadka uu lamid yahay Shabaab, maadama uu usahlayo xubnaha Khawaarijta inay gaadan ciidamada huwanta ee ku sugan, kana sameystaan waxa ay rabaan, sida uu hadalka u dhigay. “Waqtiga ay dagaalka soo qaadan (Shabaab) waa waqti dhalinyaradii meesha joogay ay Jaadka ka seexdeen, Jaadka laftigiisa ayaa Shabaab kale ah oo waa midka u sahla in cadowga ku gaado. Jaadka dhibaatadiisa waa in habeenkii oo dhan la cuno oo 9-saac la wada daato,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu sheegay in mushkilada uu qaadka ku hayo ciidamada ku jira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ay aad u badan tahay, taasi oo uu ku tilmaamay nasiib darro aad u weyn. “Ciidanka la rabay in uu midba meel ilaalada ka galo habeenkii waa isku imaanayaan marka ay Jaadka cunayaan oo sheeko ayaa la bilaabaya, waxyaabahaas oo dhan waxay taakuleynayaan cadowga,” ayuu yiri Afhayeenka. Kooxda Al-Shabaab ayaa Jimcihii lasoo dhaafay aroortii weerar gaadmo ah oo lagu bilaabay ugu yaraan laba qarax oo ismiidaamin ah ku qaaday xeryihii ciidanka xoogga dalka ee magaalada Galcad, kaasi oo sii xoojiyey walaaca arrintan la xiriirta. The post Sababta ay Al-Shabaab waqti isku mid ah u qaado weerarada ka dhanka ah ciidamada appeared first on Caasimada Online.
  20. Mogadishu (Caasimada Online) – A series of mortar attacks targeted at the vicinity of Somalia’s Presidential Palace and surrounding areas on Tuesday, causing damage and injuries. According to Caasimada Online sources, seven mortar shells fell near the Presidential Palace, the SYL monument, the Ministry of Information, and a primary school in Hamar Weyne district. The attack injured two students and a street vendor at the school. The extremist group Al-Shabab claimed responsibility for the attack in an official statement, claiming that they had launched nine missiles, with three of them striking the Presidential Palace. However, these claims have not been verified by any other sources. This was the second attack on government buildings in Mogadishu in the past three days. On Sunday, at least six people were killed, and several others were injured in an attack by Al-Shabab militants at the mayor’s office in the central district of Mogadishu. The attack began with a suicide bomb causing a massive blast that destroyed a building near the office complex. After the explosion, gunfire erupted, and a four-hour siege ensued. According to police spokesman Sadik Dodishe, five attackers were killed during the fire exchange with the security forces, and one detonated himself. Six civilians also died during the attack. Al-Shabab, a militant organization linked to Al-Qaeda, also claimed responsibility for the attack through its communication channels. The group stated that its fighters had “made their way inside the building after killing the security guards.” This latest attack comes on the heels of another assault just days prior, where seven soldiers were killed at a military camp in Galcad, a town in central Somalia. The United States military has reported that more than 100 Al-Shabab militants attacked Galcad. In recent months, the Somali National Army and local clan militias have made significant progress in their offensive against the group, reclaiming territory in the center of the country with the support of US air strikes and an African Union force. However, the militants continue retaliating and striking with deadly force against civilian and military targets. Despite ongoing efforts by Somalia’s intelligence agencies to prevent attacks by Al-Shabab, the group continues to carry out deadly attacks in the capital. Security analysts believe that if the group is cleared from regions along or near Mogadishu, it may reduce the frequency of attacks in the city. The post Al-Shabab launches mortar assault on Presidential Palace vicinity in Mogadishu appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ayaa galabta lagu qaaday aagga xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ka dhashay khasaare burbur iyo dhaawac, sida ay ogaatay Caasimada Online. Hoobiyeyaasha oo gaarayey illaa 7 ayaa ku dhacay meel u dhow madaxtooyada qaranka, SYL, EX-Fiyoore iyo Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, waxaana la arkayey dadweyne kala cararaya iyo kuwa gabbaad raadsanaya. Sida aan xog ku helnay, mid ka mid ah madaafiicda ayaa waxa uu ku dhacday dugsi hoose oo ku dhow xarunta degmada Xamar Weyne. Madfacaas ayaa waxaa ku dhaawacmay labo arday iyo haweeney macmacaan ku iibineysay waddada dhinaceeda. Kooxda Al-Shabaab ayaa qoraal rasmi ah oo kasoo baxay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarkan. Al-Shabaab ayaa sheegatay inay 9 madfac ku weerartay madaxtooyada, islamarkaana saddex ka mid ah ay ku dhaceen gudaha xarunta. Sheegashada Al-Shabab ayaanay jirin cid kale oo xaqjiisay. Laamaha amniga Soomaaliya iyo kuwa Muqdisho ayaan weli faallo ka bixin weerarka. Waa eeerarkii labaad oo saddex maalin gudaheed ah ay kooxdan ku qaado xarumaha dowladda Soomaaliya ee magaalada caasimadda ah. Al-Shabaab ayaa Axaddii weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday xarunta gobolka Banaadir, waxaana kadib gudaha u galay maleeshiyo gaareysa 5 oo kooxda ka tirsan, kuwaas oo ugu dambeyn ay toogteen ciidamada ammaanka. Weerarkaas waxaa ku dhintay lix qof oo shacab ah. Sirdoonka Soomaaliya ayaa inta badan soo saara qoraallo ay ku sheegaan inay ka hortageen weeraro Al-Shabaab ay qorsheysay, haddana waxaa mar walba magaalada ka dhaca weeraro dhimasho leh. Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii tagay wadday dagaal xooggan oo ay shacabka ku gacan siinayaan oo kooxdan looga saaraay deegaano badan oo ku yaalla gobollada Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug. Dadka amniga fallanqeeya ayaa rumeysan in haddii kooxda laga nadiifiyo gobollada ku teedsan ama ku dhow Muqdisho ay yareyn karto weerarada caasimada ka dhaca, oo inta badna laga soo abaabulo meelo ka baxsan. The post Faahfaahin: Weerarkii hoobiye ee maanta lagu qaaday agagaarka Villa Somalia appeared first on Caasimada Online.
  22. Kenya’s economy is expected to remain subdued in 2023, growing at a projected 5%, pulled down by a persistent rise in commodity prices, global events and a high risk of debt distress. However, there is an opportunity for the economy to register a remarkable upward trend if the government focuses more on fiscal consolidation efforts that include cutting back on non-priority expenditures to increase investment and help tame runaway inflation. The findings were revealed in a report titled Macro-Fiscal Analytic Snapshot 2022/23, released by the Institute of Public Finance (IPF) in collaboration with the Oxford Policy Management (OPM). The report also indicates that the deferment of fiscal consolidation in 2020 and 2021 made it difficult for the country to attain the necessary economic stability and resulted in the move from “medium: to “high risk” of debt distress. Speaking during the official launch of the report, James Muraguri, the Chief Executive Officer of IPF noted that while there have been efforts by the current government to tighten its fiscal policy, more needs to be done in terms of cushioning Kenyans against the runaway inflation, effects of the Russian-Ukraine war and the depreciating value of the Kenyan shilling against the US Dollar. “The last two years saw the government set revenue and fiscal deficit targets that were overly ambitious. With limited buffers against external shocks, the government is finding itself in a tight spot as it tries to navigate the global tightening of the monetary policy and rising debt interest payments. With this in mind, we expect a change in policy direction focusing more on fiscal policy coordination to address surging price levels, cushion citizens facing hunger and starvation and the successful distribution of subsidized fertilizer during the upcoming long rains,” Mr. Muraguri said. On donor support, the report notes that it has been on a fluctuating trend between 2016 and 2020. While there was an increase in total Official development assistance (ODA) disbursement in the years 2017, 2019, and 2020, of 12%, 21%, and 24%, respectively, the increase was because of expanded assistance to the education sector, health sector, WASH, production, and the humanitarian sector. However, there has been a decline in support for the economic infrastructure and services sector post-pandemic, partly because of a change in commitment from the financing partners. Toward this end, there is a need for the government to shift from donor reliance and to develop a domestic resource mobilisation strategy to bridge the budget gaps currently being witnessed. Lower borrowing should also create space for private sector credit and higher investment in health, agriculture and education sectors which are critical pillars for long-term economic growth. The Institute of Public Finance (IPF) also reckons that some of the key focus areas likely to shape economic performance during the current budget cycle include; The need to ease fiscal pressure through budgetary consolidation, Harmonisation of revenue measures, Level of debt distress, Support to the agriculture sector, Reorganization of the health budgets as well as the performance of the County Governments. “Our projections point to some pain for the local Mwananchi especially in the shorter term as the government continues to implement its macro-stability agenda. Sustained poverty reduction and growth over the next few years is possible if the government makes good its intentions to support the manufacturing and export sectors,” Mr. Muraguri added. Source Businesweek Qaran News
  23. Mogadishu (HOL) - At least two students and a woman were wounded in mortar attack near the Presidential palace in the Somali capital on Tuesday. Source: Hiiraan Online
  24. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Booliska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa xalay gacanta ku dhigay koox eedeysanayaal ah oo dil iyo dhaawac kasoo geystay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Kooxdan oo ka kooban saddex rag ah ayaa usoo baxsaday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, waxayna ku eedeysan yihiin dilka muwaadin lagu magacaabo jiray Cabdullaahi Jeylaani iyo dhaawaca Hanad Xasan Cawil. Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo horay loogu soo gudbiyay xogta eedeeysanayaashaan ayaa xalay labo kamid ah raggaan ka soo qabtay guri ku yaalla degmada Shibis. Sidoo kale eedeysanaha saddexaad ayaa laga soo qabtay degmada Xamar-Jajab, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska. Eedeeysanayaashan oo sawiradooda uu soo bandhigay taliska ayaa la hor-geynayaa maxkamadaha dalka si loogu fuliyo xukunkooda. Ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa sare u qaaday howl-galada lagu baacsanayo kooxaha burcadda, ayada oo maalmihii lasoo dhaafay ku guuleysteen inay soo qabtaan ku dhawaad 20 rag ah oo dadka dhaceysay. The post Booliska magaalada Muqdisho oo qabtay rag kasoo baxsaday Garoowe kadib markii ay… appeared first on Caasimada Online.