Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. China is again increasing economic support for Africa after decades of building infrastructure and extracting minerals to match a new US bid for influence on the continent that depends heavily on foreign help. Source: Hiiraan Online
  2. Starlink, the satellite-based internet network created by Elon Musk’s SpaceX, is transforming access to internet in Somalia. The service recently launched its public beta program for Somali users and has seen a positive response from people living in Somalia. Source: Hiiraan Online
  3. His Highness the Amir Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani met separately this morning with a number of heads of state and government, and heads of delegations of brotherly and friendly countries participating in the 5th UN Conference on the Least Developed Countries (LDC5), at Qatar National Convention Centre. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud met with Qatar's Emir Tamim Bin Hamad on the sidelines of the Fifth United Nations Conference on the Least Developed Countries (LDC5) in Doha. The leaders discussed both nations' bilateral relationship and mutual interests in promoting peace and development in the region while strengthening the long-standing ties between Somalia and Qatar. Source: Hiiraan Online
  5. Hargeysa (Caasimada Online) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID, Mudane Faysal Cali Waraabe oo maanta shir ja’aarid u qabtay Wariyeyaasha ayaa si adag uga hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in hurinta dagaalka ay ka dambeeyaan gacmo kale oo saddexaad isaga oo ku eedeeyay guddi uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo haatan dibad joog ah. Guddoomiyaha ayaa ku dooday in Farmaajo uu doonayo in la burburiyo Somaliland, isla-markaana uu isagu dhigay qorshaha dagaalka haatan ka socda Laascaanood. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ujeedka uu yahay in Somaliland laga saaro khariidada, si loo baabi’iyo ama guud ahaan loo tir tiro, sida uu hadalka u dhigay. “Qorshahani waa qorshe la doonayo in Somaliland lagaga saaro khariidada, qorshahan waxa ka shaqeeyay Ina Farmaajo shantii sanno ee uu Xamar ku amar ku taaglaynayay, qorshani wuxuu leeyahay guddi sare oo isir ku salaysan, oo 21 ah oo G21 la yidhaa,” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in guddigaas ay ku jiraan Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arle, Cabdiwali Gaas, siyaasiga reer Kenya Faarax Macalin iyo kuwa kale. Dhinaca kale wuxuu taageero iyo garab istaag u muujiyay ciidamada Somaliland, isaga oo ku faanay in taariikhada aan Somaliland dagaal looga adkaanin. Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale farriin culus u diray guud ahaan reer Somaliland, wuxuuna ugu baaqay inay garab istaagaan ciidamada Somailand. “Waa inaynu gacmaha is qabsanaa ciidamadeedan u gurmanaa geesiyada ah oo aan weligood taariikhda laga adkaanin,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan xaalad deganaasho ah laga dareemayo magaalada Laascaanood, inastoo oo ay weli is horfadhiyaan ciidamada labada dhinac. The post Daawo: Guddi uu Farmaajo ka mid yahay oo lagu eedeeyey dagaalka LAASCAANOOD appeared first on Caasimada Online.
  6. East Africa is set to benefit from swift implementation of the African Continental Free Trade Area (AfCFTA), according to the World Bank, and this will be accomplished particularly by lowering trade expenses related to trade facilitation, as well as decreasing the costs of non-tariff policies and non-tariff obstacles. Source: Hiiraan Online
  7. MOGADISHU (Xinhua) -- The United Nations relief official in Somalia on Friday appealed for unhindered humanitarian access to all those in need as clashes between security forces and clan leaders in Las Anod in northern Somalia intensifies. Source: Hiiraan Online
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen 19 xubnood oo ka tirsanaa xisbiga Wadajir ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu hoggaamiyo ayaa lagu cadeeyey in dhamaantood ay isaga baxeen xisbiga. Liiskaan waxaa ka soo muuqday siyaasiyiin miisaan leh oo 6-dii sano ee lasoo dhaafay ka soo tirsanaa xisbiga Wadajir. Xubnaha is-casilay ma sheegin waxa sababay go’aankaan, balse waxay ku gaabsadeen inay jiraan arrimo u gaar ah oo ku khasbay inay gaaraan go’aankaan. Bayaanka ay soo saareen xubnahaan isaga baxay Xisbiga ayaa lagu baahiyey Pageka Facebook ee Wadajir Party. Qoraalka ayaa ugu horeyn lagu yiri “Xisbiga Wadajir waxa uu ka mid ahaa axsaabta ugu waaweyen ee dalka. Muddadii uu jiray xisbiga waxuu ku guuleystay ballaarinta iyo baahinta nidaamka axsaabta badan iyo dimuqraadiyeynta dalka. Xisbiga waxuu xarumo ku yeeshay dalka gudahiisa iyo dibadiisa. Sidoo kale, tan iyo markii la aasaasay ee bishii June sanadki 2016, xubunaha iyo taageerayaash xisbiga waxey kor u dhaafeen kumanaan.” “Xisbiga Wadajir waxuu ku dhisnaa — welina ku dhisanyahay — mabaadii’ iyo afkaar ku saleysan Wadatashi, Wadajir, Is-oggol, iyo Dimuqraadiyad,” ayaa lagu yiri qoraalka. Xubnaha is calisay ee ku xusan liiskaan ayaa intaas ku sii daray, “Annaga oo ah magacyada hoos ku xusan, waxaan shaacineynaa maanta oo ay taariikhdu tahay 𝟎𝟓/𝟎𝟑/𝟐𝟎𝟐𝟑 in aan iska casilnay xubinimada xisbiga Wadajir duruufo inoo gaar ah awgeed.” Ugu dambeyntii waxay u mahad celiyeen, “Waxaan u mahad celineynaa dhammaan taageerayaasha xisibiga Wadajir oo duruufo adag u soo dhabar adeegay xilliyo adkaa innaga oo u rajeyneyna guul iyo gobonimo.” Hoos ka eeg liiska siyaasiyiinta iska casilay xisbiga Wadajir #image_title #image_titleThe post Siyaasiyiintii ugu badneyd oo hal mar iska casilay xisbiga Wadajir ee CC SHAKUUR appeared first on Caasimada Online.
  9. Madaxweyne Deni, ayaa sheegay in aan Puntland qayb ka ahayn dagaalka Laascaanood, waxa uu ku baaqay in Ciidamada Somaliland Sool ka baxaan. Deni, waxa uu yidhi inkasta oo aan ogahay Dastuurka Puntland in ay ku qoran tahay in Sool ka tirsan Puntland haddana waxa aan ogolnahay in dadka deegaamadaasi u dhashay Aayahooda ka tashadaan. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in madaxweyne Biixi, lagula Xisaabtami doono dagaalka Laascaanood. Dhinaca kale Deni, waxa uu sheegay in hadda ay mus-dambeed u yihiin reer Sool, haddiise Garaadadu ka cosadaan ay galayaan dagaalka. Qaran News
  10. Taliska Korneyl Muuse Biixi oo isu diyaarinaya duullaan culus ayaa weli ciidamo ku daabulaya duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Inkastoo maalmihii u danbeeyay aanu wax dagaal ah ka dhicin jiidda Laascaanood haddana ciidamada Somaliland ayaa ku jira abaabulkii u danbeeyay si ay weerar ugu qaadan magaalada. Wararku waxay sheegayaan in saaka oo u danbaysay dhinaca Ceel Afweyn laga soo qaaday ciidamo kala dhex joogay laba beelood si ay qayb uga noqdaan dagaalka. Saraakiisha Somaliland ayaa sidoo kale shalay kala hadlay ciidamadooda ku sugan duleedka Laascaanood u diyaar-garowga dagaalka. PUNTLAND POST The post Somaliland oo weli ciidamo ku daabulaysa duleedka magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  11. Hargeysa (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirsaaq Khaliif oo haatan ku sugan magaalada Laascaanood ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee magaaladaasi, isaga oo si kulul ugu jawaabay xukuumadda Muuse Biixi Cabdi. Cabdirisaaq Khaliif oo u warramay Wariye Maxamed Yuusuf Bakayle ayaa ka jawaabay eedeynta Somaliland ee ku aadan in argagixiso ay ka dagaalameyso Laascaanood, isla-markaana isaga oo ah guddoomiyaha Golaha Wakiilada uu garab siinayo kooxahaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in uu la socdo ficillada xukuumadda, balse waxa uu tilmaamay inay uga sii darayaan xaaladda taagan, ayna sii kicineyso dareenka shacabka. “Aniga runtii i damqi-meyso waan maqlayey dad noocaas u hadlaya oo aan laheyn macno badan waxaanse is leeyahay waxay ku hadlayeen afka xukuumadda,” ayuu yiri Khaliif. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in madaxweyne Biixi aysan daacad ka aheyn xabad joonin, isla-markaana uu isagu xagal daaciyay wax kasta oo lagu gaari lahaa nabadda. Mr. Khaliif ayaa sidoo kale soo hadal qaaday khasaaraha soo gaaray dadka shacabka iyo barakaca ka dhashay dagaalka maalmaha badan qaatay ee ka dhacay Laascaanood. “Dhibka magaalada ka dhacay wuxuu isugu jiraa mid nafeed oo aad u ballaaran oo lagu qiyaasi karo dad ka badan 200 oo qof inay ku dhinteen dhinaca shacabka, waxaa dhaawac soo gaaray in ka badan lix boqol oo qof” ayuu yiri guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif. Waxa kale oo uu raaciyay “Waxaa burbur soo gaaray kaabayaashii dhaqaalaha iyo goobihii adeegga guud oo ay ugu horreeyaan isbitaalka, burburkaas wuxuu soo gaaray masaajidada”. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in duqeynta lagu garaacay magaalada uu xittaa burbur kasoo gaaray gurigiisa oo ku yaallamagaalada Laascaanood ee gobolka Sool. “Guriga aan daganaa duqeymaa ku dhacay burburna wuu gaaray, wuxuuna kamid ahaa guryihii magaalada ee sida ba’an loo duqeeyay,” ayuu markale yiri guddoomiyuhu. The post Cabdirisaaq Khaliif oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi appeared first on Caasimada Online.
  12. Mogadishu (Caasimada Online) – Somalia’s elite Danab forces successfully eliminated a high-ranking Al-Shabab commander in operation on Sunday. According to reports, the operation was carried out by the Somali National Army’s (SNA) Danab Special Forces unit in the Middle Shabelle region of Somalia. The Al-Shabab commander, Aruriyow Mohamed Omar alias Ahmed Salah, was known to be a key figure in the terrorist organization and was responsible for planning and executing attacks against innocent civilians and security forces. The Somali government has been working tirelessly to eradicate Al-Shabab, a militant Islamist group, and restore peace and stability in the war-torn country. The latest operation is a significant achievement in the fight against terrorism. It sends a strong message to other terrorist groups operating in the region. Danab intensifies offensive against Al-Shabab The SNA, with the support of international partners, has intensified its efforts in recent years to degrade and dismantle Al-Shabab’s capabilities. The success of this operation is a testament to the effectiveness of their strategies and tactics. However, the fight against terrorism is far from over, and the Somali government must continue to work towards ensuring the safety and security of its citizens. The people of Somalia deserve to live in peace and prosperity, and the government must do everything possible to make that a reality. Who is Al-Shabab militant group? Al-Shabab, a militant Islamist group, emerged in Somalia mid-2000s as a radical offshoot of the Islamic Courts Union. The group has been responsible for numerous atrocities, including suicide bombings, kidnappings, and targeted killings of civilians and government officials. Al-Shabab’s ultimate goal is to establish an Islamic state in Somalia based on a strict interpretation of Sharia law. Over the years, the group has gained control over vast areas of the country, including key towns and cities. It has also forged ties with other regional extremist groups, such as Al-Qaeda and Boko Haram. These links have allowed Al-Shabab to receive training, funding, and weapons from its allies, making it a formidable threat to regional stability. Somalia government response In response, the Somali government, with the support of international partners, has been working tirelessly to eradicate the group and restore peace and stability to the country. This effort has involved deploying troops, including the Danab Special Forces unit, and implementing various strategies to weaken the group’s capabilities. Eliminating the commander Aruriyow Mohamed Omar alias Ahmed Salah is a significant victory in the ongoing fight against terrorism in Somalia. It indicates that the government’s efforts are yielding positive results. However, the fight against terrorism is a constant battle, and the government must remain vigilant and proactive to ensure the safety and security of its citizens. The post Danab forces eliminate top Al-Shabab commander appeared first on Caasimada Online.
  13. Paris (Caasimada Online) – French President Emmanuel Macron has announced an end to French interference in Africa as he embarks on a four-nation tour of the continent to revitalize strained relationships. The rising influence of Russia and China in Africa has led to anti-French sentiment in some former African colonies. Macron assured the French community in Libreville that France had no intention of returning to its previous policy of interfering in Africa. He insisted that “the age of Francafrique is well over,” referring to France’s prior strategy of supporting authoritarian leaders to defend its interests. France’s post-colonial interference France’s history of post-colonial African interference has been contentious for decades. After the wave of decolonization in 1960, France supported authoritarian leaders in its former colonies, enabling them to maintain power in exchange for access to resources and military bases. This policy, known as “Francafrique,” has been criticized by pan-Africanists, who see it as a form of neo-colonialism. Despite previous declarations by Macron and his predecessors, such as Francois Hollande, that the policy is dead, the legacy of Francafrique continues to impact France’s relationship with Africa. Reduction in troop presence Macron also announced a “noticeable reduction” in France’s troop presence in Africa “in the coming months” and a greater focus on training and equipping allied countries’ forces. France has withdrawn troops from former colonies Mali, Burkina Faso, and the Central African Republic (CAR) in the past year due to local hostility. However, Macron insisted that the planned reorganization was “neither a withdrawal nor disengagement” but rather an adaptation to partners’ needs. The proposed reorganization of France’s military presence in Africa will primarily affect the first three bases, excluding Djibouti, which has a strategic orientation toward the Indian Ocean. Official figures indicate that over 3,000 French soldiers are deployed in Senegal, Ivory Coast, Gabon, and Djibouti. An additional 3,000 troops are stationed in the Sahel region of West Africa, including Niger and Chad. The restructuring reflects a shift toward a greater focus on training and equipping allied forces in the region. Environmental protection drive Macron landed in Libreville on Wednesday to attend the One Forest Summit. Several heads of state were expected to discuss preserving rainforests that play a vital role in the global climate system. The vast Congo River Basin forests are among the planet’s largest carbon sinks and home to enormous biodiversity, including forest elephants and gorillas. However, they face threats such as poaching, deforestation for the oil, palm, and rubber industries, and illegal logging and mineral exploitation. The summit kicked off Wednesday with exchanges between ministers, civil society representatives, and experts. Challenges of mobilizing international finance Macron toured the Raponda Walker Arboretum, a protected coastal area north of Libreville, with Gabonese environment minister Lee White. He spoke of the challenges of mobilizing international finance to address environmental issues. “We always speak of billions in our summits, but people see little of it on the ground because the systems are imperfect,” he said. On Friday, Macron will travel to Angola, a former Portuguese colony, where he plans to sign an agreement to develop the agricultural sector as part of France’s efforts to strengthen ties with anglophone and Portuguese-speaking Africa. Following this, he will visit the Republic of Congo, another former French colony ruled by Denis Sassou Nguesso for almost four decades, and the neighboring Democratic Republic of Congo (DRC). These visits underscore France’s renewed interest in Africa and its desire to deepen economic partnerships with the continent. France’s renewed relationship with the Africa Last year, Macron visited Cameroon, Benin, and Guinea-Bissau on his first trip to the continent since winning re-election. A French presidential official said the tour was meant to “show the president’s commitment in the process of renewing the relationship with the African continent” and to signal that the African continent is a “political priority” of his presidency. Macron’s visit comes at a time when the global geopolitical landscape is shifting, with African nations becoming a renewed diplomatic battleground. Russia and China have been increasing their influence in the region, challenging the traditional dominance of the West. France’s renewed interest in Africa is seen as an attempt to maintain its historical role as a major regional power. France maintains strong cultural and economic ties with many African countries as a former colonial power. However, its past policies of interference and support for dictators have left a legacy of mistrust. The post Macron declares end to France’s interference in Africa appeared first on Caasimada Online.
  14. Baxdo (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno gobolka Galgaduud waxay sheegayaan in maanta ay degaan hoos taga degmada Baxdo iska dhiibeen sarkaal Shabaab ah iyo laba dagaalame oo ilaalo u ahaa. Sarkaalkaan ka soo goostay Al-Shabaab oo la sheegay inuu door-weyn ku lahaa dagaalka Al-Shabaab ay ka wadaan Galmudug ayaa lagu magacaabaa Xasan Jabal. Guddoomiyaha degmada Baxdo Maxamed Cabdulaahi oo xogta raggaan siiyey warbaahinta dowladda ayaa yiri “Horjooge Xasan Warsame Cabdiraxmaan (Jabal) iyo labo maleeshiyo ah oo la socota ayaa isku dhiibay Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya bariga Gobalka Galguduud.” Guddoomayaha Baxdo ayaa intaas ku sii daray, “Horjoogahaan ayaa ka mid ah kuwa muhiimka u ahaa Khawaarijta ka dagaalamaysa Galmudug, waxaana ay qeyb ka yihiin tiro Maleyshiyaad ah oo maalmihii la soo dhaafay si isdaba joog ah uga soo baxayay safka Khawaarijta.” Kooxda Al-Shabaab ayaa si joogto ah isaga dhiibta deegaanada Galmudug, maadaama dagaal culus uu uga furan yahay dhankaas, sidoo kale waxaa kooxda halkaas ku heysta go’doon adag oo dowladdu ay gelisay. Dagaalka tooska ah ee koonfurta gobolka Mudug uga socda kooxda AL-Shabaab, waxaa u dheer go’doon la saaray guud ahaan inta ay ka joogaan Galmudug, gaar ahaan deegaanada uu dagaalku ka socdo ee gobolka Mudug iyo bariga gobolka Galgaduud oo Al-Shabaab ay ka joogaan magaalooyin ay ugu weyn tahay Ceelbuur. Inkastoo maalmahaan uu gaabis ku yimid dagaalkii ku socday kooxda, hadana waxaa lasoo werinayaa inay u dul-qaada la’yihiin go’doonka iyo nolol xumada ku heysata deegaanada ay ku joogaan Galmudug, waxaana todobaadyadii lasoo dhaafay isisoo dhiibay dhowr dagaalame. Waxaa xusid mudan in kooxda A-Shabaab ay horay ka toogato kii ay ku ogaato inuu ka goosa rabo, waxaana todobaadyadii lasoo dhaafay fagaare lagu toogtay dagaalyahano qorsheynaayey inay ka goostaan Al-Shabaab oo dowladda isku dhiibaan, si ay nolol u helaan. #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_titleThe post Sawirro: Sarkaal sare oo Shabaab ah iyo ilaaladiisii oo iska dhiibay degmada… appeared first on Caasimada Online.
  15. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo ayaa waxaa uu halkaas ka jeediyay Khudbad, taas uu kaga hadlay fursadaha xilligaan yaalla dalkeena ee u baahan in looga faaiideeyo Umadda Soomaaliyeed, ” Xaqiiqdii, waa in aan xaqiijinnaa sidii aan fursaddan ugu adeegsan lahayn in aan si dhab ah uga baaraandegno isla markaasna si wadajir ah u hirgelinno qorshe-dejinnada iyo istaraatijiyooyinka dardargelin kara horumar waara oo ka hirgala goobaha kaalmada caalamiga ah loogu baahida badan yahay – iyo inaan ka faa’iidaysanno khayraadka iyo fursadaha badan ee ka jira Dalalka Dhaqaale ahaan hooseeya si aan dhabbaha ugu xaarno horumar iyo barwaaqo ay gaaraan dadkeenna” ayuu yri. “Waxa aan uga mahadcelinayaa Qaramada Midoobay iyo dhammaan hay’adaheeda iyo dowladda Qatar sida ay dadaalkooda u mideeyeen sidii ay u qaban lahaayeen wada-tashigan caalamiga ah isla markaasna muhiimka ah yimidna xiligii loogu talagalay ee ku saabsan sidii loo soo saari lahaa baaq hawl fulineed si loo gaaro natiijooyin wax ku ool ah oo Dalalka Dhaqaale Ahaan Hooseeyo u gaaraan horumar waara. Sidaas awgeed, xilligan oo adduunka isku tiirsan yahay lana wadaago caqabado iyo fursado isku mid ah, waa in aynaan cidina ka tegin haddii ay dhab naga tahay horumar waara iyo barwaaqo ay gaaraan dadka ugu nugul ee caalamka ku nool” ayuu sii raaciyay hadalkiisa. “Dalalka Horumarkoodu Hooseeyo sida Soomaaliya oo kale waxaa ka jira fursado iyo khayraad qani ah oo aan laga faa’iidaysan, hase ahaatee caqabaddu waxa ay tahay sidii fursadahan loogu baddali lahaa horumar iyo barwaaqo ay gaaraan dadkan oo ka mid ah kuwa adduunka ugu saboolsan. Madaxda sharafta leh, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Caqadaha taariikhiga ah iyo kuwa casriga ah ee saameynaya horumarka Soomaaliya Inkasta oo Alle ku mannaystay fursado waa wayn iyo khayraad horumar horseedi kara, haddana mid ka mid ah sababaha ay Soomaaliya ula harjadayso sidii ay ku gaari lahayd horumar waara ayaa ah dhaxalka colaad daba dheeraatay iyo xasillooni darro siyaasadeed. Balse waxaan hadda si guul leh u xallinaynaa labadooda annagoo u marayna wadahadal iyo iyo geeddi-socod dowlad dhis loo dhan yahay” ayuu yiri. “Waxaan sidoo kale si wadajir ah oo saamayn leh ula dagaallamaynaa haraaga ugu dambeeya ee argagaxisada caalamiga ah ee joogta Soomaaliya, annagoo la kaashanayna shacabkeenna iyo bahwadaagta caalamiga ah. Hase yeeshee, waxaa caqabadaha na haysta sii adkeeyey saamaynta isbaddalka cimillada oo ka sii daray xaaladaha abaarta iyo cunto yarida. Waxa ay mushkiladdani u baahan tahay jawaab caalami ah oo degdeg ah la isuguna dubbarriday si ka fiican sidii hore, si loo dhimo isla markaasna loola qabsado saamaynta isbaddalka cimilada isla markaana loo xaqiijiyo in la badbaadiyo nolosha iyo hab nololeedka dadka kuwooda ugu nugul ee ku nool dalkeenna”. “Safmarkii COVID-19 si culus ayuu u sameeyay Soomaaliya, waxaana noo soo baxday muhiimadda ay leedahay in la helo nidaam lagu badbaadin karo bulshada si loola tacaalo saamynta mushkiladaha caalamiga ah ee mustaqbalka. Sidaas awgeed, waxa aan si aan daal lahayn uga shaqeyneynaa sidii aan ku kobcin lahayn dhaqaalaha, ku abuuri lahayn shaqooyin, sidoo kalena ku uruuri lahayn dakhliga gudaha, balse wali ma haysanno barnaamiyada badbaadada maaliyadeed ee bulshada ee dalalka kale ee horumaray ay haystaan, Balse, waxaa jiri jiray haatanna jira dareen xooggan oo bulsheed, adkaysi iyo wadaagga culayska oo ka jira Soomaaliya si la mid ah in badan oo ka mid ah Dalalka Horumarkoodu Liito, kaas oo naga caawiyay sidii aan ula tacaali lahayn safmarkii COVID-19” ayuu yiri xilli uu ka hadlayay saameynta COVID-19. “Soomaaliya waa dal qani ku ah khayraadka, waxa uuna leeyahay mid ka mid ah xeebaha ugu dheer adduunka, dhul carrasan ah oo beerista ku habboon oo looga faa’iidaysan karo beeraha iyo xoolaha, iyo sidoo kale dhaqan xooggan oo ganacsi oo dadka Soomaaliyeed ganacsi alaab iyo adeegba ay isaga kala gooshaan gobolka iyo adduunka. Sidoo kale bulshada Soomaaliyeed waxa ay leedahay xiriir dijitaal ah oo xooggan iyo Jaaliyado dibadeed oo cuddudooda lagu qiyaaso 2 milyan kuwaas oo doorkooda ka cayaaraya dib u dhiska qarankooda iyaga oo u maraya soo diris lacag iyo maalgashi” ayuu yiri xilli uu ka hadlayay keyraadka dalka yaalla. “Waxaa jirta fursad wayn oo si hal-abuurnimo leh oo waxbarasho iyo fursad abuuris lagu siin karo dadka oo dhan oo ay ku jiraan dhallinyarada, gabdhaha iyo haweenka haddii aan majaraha u qaban karno fursadaha uu leeyahay dalkeenna iyo tamarta hal-abuurnimo ee dadkeenna annagoo sii kordhinayna abaabulka khayraadka gudaha, maaraynta maaliyadda dadweynaha iyo dowlad wanaaggan. Sidoo kale, tiknolojiyadda waxa ay bixisaa fursado qarash ahaan la goyn karo isla markaasna la heli karo si aan u horumarinno nidaam maaliyadeed oo loo dhan yahay, bixinta adeegyada muhiimka ah ee dadweynaha, gaar ahaan waxbarashada iyo caafimaadka dadweynaha kuwaas oo muhiim u ah horumarinta karaanka dadweynaha ee Soomaaliya” ayuu tirlmamay fursada ka jira dalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Xukuumadda Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka been-abuurka ah ee Somaliland ka faafiso dhulka SSC-Khaatumo oo ku saabsan in degaannadaas ay argagixiso ka jirto. Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah u caddeeyay in aysan waxba ka jirin wararkaas been-abuurka ah ee Somaliland ku sumcad-dilayso dadka SSC-Khaatumo. “Argagixiso kama jirto Laascaanood iyo guud ahaan SSC midna, asalna uma lahan. Keliya Somaliland ayaa diiddan in dadka dhulka leh ay aayahooda ka tashadaan; waana sababta ay Somaliland u xasuuqayso shacabka Laascaanood” ayuu yiri Axmed Karaash. Waxa xusid mudan in muddooyinkii u danbeeyay Somaliland faafinaysay wararka la xiriira in magaalada Laascaanood ay ku sugan yihiin kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab, inkastoo aysan jirin cid Somaliland ka hoos qaadday been-abuurkaas. PUNTLAND POST The post Puntland oo caddaysay in aysan argagixiso ka jirin Gobollada SSC appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Jugta ugu yaraan laba hoobiye ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, waxaana goobihii ay ku dhaceen laga helayaa faahfaahino hor dhac ah. Mid ka mid ah labada Hoobiye ayaa ku dhacay School Jabuuti oo u dhow isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho oo kala qeybiya dhowr degmo. Hoobiyaha labaad ayaa ku dhacay dugsi Qur’aan ku yaalla degmada Kaaraan, labadaan hoobiye ee caawa ku soo dhacay waqooyiga Muqdisho, weli si rasmi ah looma oga inta uu la egyahay khasaaraha ay geysteen. Magaalada Muqdisho inta badan kooxda Al-Shabaab ayaa ku garaacda hoobiyeyaal aan laheyn wax bartilmaameed ah, waxayna dhiibaato si joogto ah uga soo gaartaa dadka rayidka ah ee aan waxaba galabsan. Qoriga hoobiyaha wuxuu leeyahay cabir lagu qiyaasi karo goobta ay ku dhaceyso xabadda laga rido, sidoo kale waxaa la qiyaasi karaa cabirka goobaha laga soo rido, maadaama lagu xisaabiyo kiilo mitir. Hey’adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa ku guul-dareystay inay soo qabtaan Shabaab-ka hoobiyaha ka soo rida gudaha ama daafaha magaalada Muqdisho. Ugu yaraan bishii laba mar ayaa shacabka Muqdisho lagu soo weeraraa qoriga hoobiyaha oo si indha la’aan ah ay u soo riddo kooxda Al-Shabaab, wuxuuna isaga habsadaa guryo ay leeyihiin dad shacab ah, maadaama ay aad u kooban yihiin xarumaha dowladda. Kooxda Al-Shabaab markii ay hoobiyaha ku disho dad shacab ah, waxay ku faantaa inay beegsatay saraakiil iyo masuuliyiin dowladda ka tirsan, taas oo xaqiiqada ka fog. Dadka reer Muqdisho oo dhibaagto badan kala kulmay ayaa aad uga cabsada kooxda Al-Shabaab, inta badana ma dhacdo inay iska qabtaan kooxdaan markii ay fal-dembiyeedka geysaneyso ama laamaha ammaanka ay ku war-geliyaan. Cabsida shacabka Muqdisho waxay dheereysay cirmriga Al-Shabaab iyo beegsiga ay ku hayaan malaayiinta qof ee ku nool gobolka Banaadir, sidoo kale dowladu weli ma fahmin xeeladaha kooxda, waxayna ugu dambeyn u bixisay magac quus u muuqda oo ah ‘Garanwaa.’ The post Faahfaahin: Hoobiyeyaal caawa lagu gaarac Muqdisho iyo goobihii ay ku dhaceen appeared first on Caasimada Online.
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Ibrahim Mete Yagli ku wareejisay lacag malaayiin dollar ah oo ay ugu tala-gashay inay uga qayb-qaadato gurmadka loo fidinayo shacabka dalkaasi ee ay dhibaatada kasoo gaartay dhul-gariiradii xooganaa ee dhowaan ku dhuftay Turkiga. Munaasabadda lagu wareejinayay lacagtaan oo ay iska soo uruuriyeen ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed waxaa goobjoog ahaa ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Guddoomiyaha Shacabka ee Baarlamaanka, Duqa Muqdisho iyo mas’uuliyiin kale. Sidoo kale munaasabaddan oo ka dhacday xarunta Tiyeetarka Qaranka ayaa waxaa soo agaasimay guddiga gurmadka walaalaha Turkiga, waxayna ka qayb-galay dadweyne kale. Xukuumadda Soomaaliya ayaa munaasabaddaani ku wareejisay lacag ku dhow 5 milyan oo dollar, taas oo gaareyso ($4,818,477), kuna dhow 100 milyan oo lacagta Turkiga ah ee Liram. Duqa magaalada Muqdisho oo hadal kooban ka jeediyay munaasabadda ayaa ku dhawaaqay ballan-qaad kale, wuxuuna shaaca ka qaaday in maamulkiisa uu ku dari doono inta ka dhiman lacagta, si loo gaarsiiyo shan milyan oo Dollarka Mareykanka ah. Dhankiisa ra’iisul wasaare Xamza ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo guddigii gurmadka walaalaha Turkiga uga mahad celiyey garab istaaga qiimaha badan ee ay u sameeyeen walaalahooda oo dhibaato wayn ay ka soo gaartay musiibadii dhul-gariiradii is xig-xigay. Sidoo kale ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in tani ay adduunka tusayso in shacabka Soomaaliyeed markooda u gurman karaan cid kasta oo garab uga baahata xilliyada adag. Ugu dambeyn safiirka dowladda Turkiga oo xafladda ka hadlay ayaa taageeradaan uga mahadceliyay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, wuxuuna tilmaamay in Soomaaliya ay u muujisay walaalnimo, isla-markaana ay ka heleen haddiyad aad u weyn oo qiimo badan. ”Turkiga markii ay ku habsatay musiibadii ugu weynd abid, ku dhawaad 100 waddan ayaa gargaar uga yimid, laakiin hadiyada ugu weyn waxaan ka helnay Soomaaliya” ayuu yiri. Turkiga ayaa baal-weyn ku leh Soomaaliya oo uu horay u caawiyay, welina ka taageero dhinacyo dhowr ah oo ay ugu horreyso dib u dhiska Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed. #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_titleThe post Soomaaliya oo $5 milyan ku wareejisay TURKIGA + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  19. President Muse Bihi Abdi of Somaliland Administration authorised indiscriminate shelling of Laascaanood by Somaliland forces, a move supported by the tribal political parties in Hargeisa. Hargeisa (Comment ) — Laascaanood conflict has entered its fourth week. It is a conflict driven in part by the claim of Somaliland that it is a sovereign country based on pre-1960 colonial borders, and 1991 declaration of the unilateral secession and the 2001 unilateral referendum. British support for Somaliland administration is premised on political institutions based in Hargeisa. In the United Kingdom when a person applies for asylum, he/she must answer the question if the applicant had ever undermined a democratically elected government or committed human rights violation. If elections are a measure of democratic governance, Somaliland is a democracy whose forces shelled Laascaanood, a district Somaliland administration once controlled. Can the leaders of an administration that claims a sovereign state in a country whose territorial and political unity is emphasised in the UN Security Council resolutions defend their decision to authorise the bombardment of a district and the kidnapping of the citizens in Sool villages? How can one make sense of the shelling of a district whose residents are voters in the eyes of Somaliland administration? Does a democracy bombard a district, kidnap citizens or disinform the world opinion about the nature of a conflict raging in territories over which it claims to have jurisdiction? Somalia-Somaliland talks that began in 2012 partly contributed to the self-image of Somaliland as a de facto state that can displace Somali citizens (it did in 2021 in Laascaanood) and can shell a district of more 500,000 inhabitants most of whom are now internally displaced people. The talks allowed Somaliland Administration to negotiate with Mogadishu on a North-South basis in disregard of the interests of Puntland, a Federal Member State with a federal jurisdiction over Laascaanood. Britain organised the first Somalia-Somaliland talks in 2012, and funded security forces of the break-away administration. How can one reconcile the one-Somalia policy of the British government and its continued support for forces prosecuting a secession war in a part of Somalia under the pretext that Somaliland forces are enforcing colonial borders? Somalia is ruled under Chapter 7 Article of the United Nations Charter applied to countries that cannot prevent threats from their countries to other countries (e.g. aggression). Why is the International Community turning a blind eye to decisions by Somaliland leaders (both the government and the leaders of tribal political parties) to declare a civil war in Northern Somalia? Why is the British taxpayers’ money being used to kill and maim Somali citizens by forces claiming to have seceded from Somalia? It is time Britain took an active role in harmonising its official policy on Somalia and its assistance for sub-national entities such as the Somaliland Administration. The post Britain and the Laascaanood Conflict in Somalia appeared first on Puntland Post.
  20. Dooxa (Caasimada Online) – Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo. Madaxda sharafta leh, Mudanayaal iyo Marwooyin, sharaf ayay ii tahay in aan idin kala hadlayo shirkan shanaad ee muhiimka ah ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan Dalalka Horumarkoodu Hooseeyo, kaas oo ka dhacay dalka quruxda badan ee Qatar. Xaqiiqdii, waa in aan xaqiijinnaa sidii aan fursaddan ugu adeegsan lahayn in aan si dhab ah uga baaraandegno isla markaasna si wadajir ah u hirgelinno qorshe-dejinnada iyo istaraatijiyooyinka dardargelin kara horumar waara oo ka hirgala goobaha kaalmada caalamiga ah loogu baahida badan yahay – iyo inaan ka faa’iidaysanno khayraadka iyo fursadaha badan ee ka jira Dalalka Dhaqaale ahaan hooseeya si aan dhabbaha ugu xaarno horumar iyo barwaaqo ay gaaraan dadkeenna. Waxa aan uga mahadcelinayaa Qaramada Midoobay iyo dhammaan hay’adaheeda iyo dowladda Qatar sida ay dadaalkooda u mideeyeen sidii ay u qaban lahaayeen wada-tashigan caalamiga ah isla markaasna muhiimka ah yimidna xiligii loogu talagalay ee ku saabsan sidii loo soo saari lahaa baaq hawl fulineed si loo gaaro natiijooyin wax ku ool ah oo Dalalka Dhaqaale Ahaan Hooseeyo u gaaraan horumar waara. Sidaas awgeed, xilligan oo adduunka isku tiirsan yahay lana wadaago caqabado iyo fursado isku mid ah, waa in aynaan cidina ka tegin haddii ay dhab naga tahay horumar waara iyo barwaaqo ay gaaraan dadka ugu nugul ee caalamka ku nool. Dalalka Horumarkoodu Hooseeyo sida Soomaaliya oo kale waxaa ka jira fursado iyo khayraad qani ah oo aan laga faa’iidaysan, hase ahaatee caqabaddu waxa ay tahay sidii fursadahan loogu baddali lahaa horumar iyo barwaaqo ay gaaraan dadkan oo ka mid ah kuwa adduunka ugu saboolsan. Madaxda sharafta leh, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Caqadaha taariikhiga ah iyo kuwa casriga ah ee saameynaya horumarka Soomaaliya Inkasta oo Alle ku mannaystay fursado waa wayn iyo khayraad horumar horseedi kara, haddana mid ka mid ah sababaha ay Soomaaliya ula harjadayso sidii ay ku gaari lahayd horumar waara ayaa ah dhaxalka colaad daba dheeraatay iyo xasillooni darro siyaasadeed. Balse waxaan hadda si guul leh u xallinaynaa labadooda annagoo u marayna wadahadal iyo iyo geeddi-socod dowlad dhis loo dhan yahay. Waxaan sidoo kale si wadajir ah oo saamayn leh ula dagaallamaynaa haraaga ugu dambeeya ee argagaxisada caalamiga ah ee joogta Soomaaliya, annagoo la kaashanayna shacabkeenna iyo bahwadaagta caalamiga ah. Hase yeeshee, waxaa caqabadaha na haysta sii adkeeyey saamaynta isbaddalka cimillada oo ka sii daray xaaladaha abaarta iyo cunto yarida. Waxa ay mushkiladdani u baahan tahay jawaab caalami ah oo degdeg ah la isuguna dubbarriday si ka fiican sidii hore, si loo dhimo isla markaasna loola qabsado saamaynta isbaddalka cimilada isla markaana loo xaqiijiyo in la badbaadiyo nolosha iyo hab nololeedka dadka kuwooda ugu nugul ee ku nool dalkeenna. Safmarkii COVID-19 si culus ayuu u sameeyay Soomaaliya, waxaana noo soo baxday muhiimadda ay leedahay in la helo nidaam lagu badbaadin karo bulshada si loola tacaalo saamynta mushkiladaha caalamiga ah ee mustaqbalka. Sidaas awgeed, waxa aan si aan daal lahayn uga shaqeyneynaa sidii aan ku kobcin lahayn dhaqaalaha, ku abuuri lahayn shaqooyin, sidoo kalena ku uruuri lahayn dakhliga gudaha, balse wali ma haysanno barnaamiyada badbaadada maaliyadeed ee bulshada ee dalalka kale ee horumaray ay haystaan. Balse, waxaa jiri jiray haatanna jira dareen xooggan oo bulsheed, adkaysi iyo wadaagga culayska oo ka jira Soomaaliya si la mid ah in badan oo ka mid ah Dalalka Horumarkoodu Liito, kaas oo naga caawiyay sidii aan ula tacaali lahayn safmarkii COVID-19. Waa in dareenkan iyo isku danqashadan bulsheed loo aqoonsadaa quwad isla markaasna lagu xusaa naqshadda dhammaan mashaariicda horumarineed ee caalamiga ah iyada oo ahmiyadda la siinayo baahiyaha maxalliga ah, khibradda iyo shaqo abuurka sida ku xusan Qorshaha Horumarinta Qaran ee Soomaaliya. Run ahaantii, habkani ayaa noqon kara kan ugu saamaynta og si loo xaqiijiyo saamayn horumarineed isla markaasna loo xoojiyo badbaadada bulsheed ee bulshooyinka nugul ee dalalka Horumarkoodu hooseeyo. Badbaadada bulsheed ma ahan waana in aysan noqon wax siin oo kali ah: waa in ay noqontaa fursado abuuris si loo gaaro is-sharfid, karaamo iyo isku filnaansho kuwaas oo sii dhisaya khayraadkii bulsheed ee horey u jiray iyo adkaysiga. Soomaaliya waa dal qani ku ah khayraadka Ka Soomaaliya ahaan, waxaa naga go’an sidii aan u soo saaran lahayn khayraadkeenna una gaari lahayn barwaaqo annagoo u marayna wadiiqo u wada faa’iidaynaysa dadkeenna iyo awoodda qarankeenna. Waxa aan durba si firfircoon uga shaqeyneynaa barnaamijka dib u habaynta dhaqaalaheenna qaranka si aan u gaarno dayn cafinta, marka aan yoolkan gaarnana, waxa aan doonaynaa in aan ku tiirsanaanno cududdeenna si aan qaran ahaan ganacsi u samayno si aan barwaaqo u gaarno. Soomaaliya waa dal qani ku ah khayraadka, waxa uuna leeyahay mid ka mid ah xeebaha ugu dheer adduunka, dhul carrasan ah oo beerista ku habboon oo looga faa’iidaysan karo beeraha iyo xoolaha, iyo sidoo kale dhaqan xooggan oo ganacsi oo dadka Soomaaliyeed ganacsi alaab iyo adeegba ay isaga kala gooshaan gobolka iyo adduunka. Sidoo kale bulshada Soomaaliyeed waxa ay leedahay xiriir dijitaal ah oo xooggan iyo Jaaliyado dibadeed oo cuddudooda lagu qiyaaso 2 milyan kuwaas oo doorkooda ka cayaaraya dib u dhiska qarankooda iyaga oo u maraya soo diris lacag iyo maalgashi. Waxaa jirta fursad wayn oo si hal-abuurnimo leh oo waxbarasho iyo fursad abuuris lagu siin karo dadka oo dhan oo ay ku jiraan dhallinyarada, gabdhaha iyo haweenka haddii aan majaraha u qaban karno fursadaha uu leeyahay dalkeenna iyo tamarta hal-abuurnimo ee dadkeenna annagoo sii kordhinayna abaabulka khayraadka gudaha, maaraynta maaliyadda dadweynaha iyo dowlad wanaaggan. Sidoo kale, tiknolojiyadda waxa ay bixisaa fursado qarash ahaan la goyn karo isla markaasna la heli karo si aan u horumarinno nidaam maaliyadeed oo loo dhan yahay, bixinta adeegyada muhiimka ah ee dadweynaha, gaar ahaan waxbarashada iyo caafimaadka dadweynaha kuwaas oo muhiim u ah horumarinta karaanka dadweynaha ee Soomaaliya Madaxda sharafta leh, Mudaneyaal iyo Marwooyin, Iskaashiga Soomaaliya maanta waa mid samaynaysa horumar la taaban karo, waxaana sabab u ah dadkeeda firfircoon ee adkaysiga og iyo bahwadaagta caalamiga ah oo sii wada in ay na sii garab taagnaadaan xilli aan annagana ku dadaalaynno sidii aan ku gaari lahayn mustaqbal ka fiican kan maanta. Sababahan awgood, waxaan ku baaqayaa in la sii xoojiyo iskaashiyada wax ku oolka ah ee looga gol leeyahay in lagu gaaro natiijooyin wax ku ool ah. Waa in aan dhammaanteen kala barannaa guulaha hayaanka horumarka ee mid kasta oo naga mid ah uu samaynayo, sidoo kale caqadaha iyo fursadaha. Waa in aan ka fogaannaa hab fikirka gooni goonida ah iyo isku dayada aan mira-dhalka ahayn ee mashaariicda ku salaysan si aan u gaarno himilooyinka horumarineed ee hammiga wayn leh ee Dalalka Dhaqaalahoodu Hooseeyo, kuwaas oo si qayaxan ugu cad Qorshe Hawleedka Barnaamijka Doha ee 2022-2031 Gunaanad Gabagabadii, Dowladda Soomaaliya waxa ay soo dhowaynaysaa Qorshe Hawleedka Barnaamijka Doha ee Dalalka Dhaqaalahoodu Hooseeyo, waxaana si dhow ula shaqeyn doonnaa dadkeenna iyo bahwadaagteenna si aan u xaqiijinno fulinta ballanqaadyada iyada oo yoolku yahay sidii aan u horumarin lahayn dadkeenna. #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_title #image_titleThe post Aqriso: Khudbadii Xasan Sheekh ee Dooxa oo qodobo xasaasi ah uu ku soo qaatay + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  21. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Doha ee dalka Qatar kulan la yeeshay wasiirka horrumarinta iyo arrimaha Afrika dalka UK, mudane Andrew Mitchell. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay arrimaha deyn cafinta, is-badalka cimilada iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo UK, xilli ay jiraan taageero ay siiso dowladda Soomaaliya. Dowladda UK ayaa kamid ah dalalka xiriirka dhow la leh Soomaaliya, isla markaasna ka qeyb qaadata arrimaha dib u dhiska dalka iyo tabarada ciidamada Booliiska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya oo ka dhaceysa magaalada Doha ee dalka Qadar. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  22. DOHA, March 5 (Reuters) - Qatar's emir said on Sunday he was puzzled by the delay in delivering aid to victims of last month's earthquake in Syria, adding that it was wrong to abuse humanitarian aid for political purposes, in an apparent swipe at the Syrian government. Source: Hiiraan Online
  23. Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Bayle Du’caale, ayaa galabta ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay. Dr Bayle, oo ah aqoonyahan ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya. Source
  24. Waxaa maanta deggan xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, inkastoo saaka subixii hore sida wararku sheegayaan la maqlay rasaas aan sidaa u badneyn, haddana jawiga guud ee magaalada waa mid caadi ah. Dhanka kale dowladda Itoobiya ayaa dhexdhexaadin ka dhex billowday Soomaliland iyo odayaasha dhaqanka ee deegaannada SSC, si loo soo afjaro coladda halkaa muddaba ka taagan. Wararka ayaa sheegaya in wafdigan oo markii hore Hargeysa soo maray isla markaana la soo kulmay madaxda Somaliland kalana soo hadlay sidii xabbad joojin loo sameyn lahaa ay Garoowe gaadheen, halkaa oo sidoo kale ay kula kulmeen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka oo ka yimid magaalada Laascaanood. Mas’uuliyiintan ka socday Itoobiya, ayaa dhinacyadan kala hadlay in marka hore xabadda la joojiyo si markaa kadib loo sii wada hadlo. Afhyeenka guddiga 33-da xubnood ah ee aayo-ka tashiga Sool clan, Cabdirisaaq Maxamed Xasan falaalug, ayaa BBC-da u sheegay in ay aqbleen dhankooda in xabadda la joojiyo marka hore si colaadda nabad loogu beddelo. “Waxay soo jeediyeen in xabbad-joojin la sameeyo, sida ay noo sheegeenna waxay isla soo qaateen Muuse Biixi iyo maamulkiisa arrintaa,” ayuu yidhi Cabdirisaaq Maxamed. Odayaasha dhaqanka ee Laascaanood ayaa ka ballan qaaday wafdiga ka socday dowladda Itoobiya in ay dhankooda diyaar u yihiin dhaqan galinta qodobka lagu heshiiyay ee ah xabad joojinta. Wuxuu sheegay in madax dhaqameedka Laascaanood ay muhiimadda siinayaan xabbad joojinta oo ay door bidayaan sidii dadka ka barakacay magaalada ay dib ugu soo laaban lahaayeen guryahooda. Cabdirisaaq Maxamed Xasan falaalug ayaa intaa raaciyay “Xabbad joojintu haddii ay dhaqan gasho wada hadalka ayaa sahlanaanaya waana in la xisaabtamo” Wuxuu rajo ka muujiyay in dadaalladan ay horseedaan in la soo afjaro colaadda Laascaanood oo maalmihii ay socotay sababtay dhimasho, dhaawac iyo barakc badan. “Innagu dhanka yaga in ay boqolkiiba boqol ka hirgasho nabaddu waan rajeynaynaa,“ Inkastoo dhanka Somaliland aan faah-faahin badan oo ku saabsan wafdiga Itoobiya laga haynin haddana arrintaan ayaa u muuqata mid wax ka baddeli karta dagaalka Laascaanood haddii ay dhaqan gasho xabbad joojinta loo jeediyay dhinacyadu in ay sameeyaan. Hore xukuumadda Somaliland ayaa ugu dhawaaqday xabbad joojin hal-dhinac ah balse taasi ma shaqeyn oo dagaalladu way sii socdeen iyadoo dhinacyaduna isku jeedinayeen eedo ku saabsanaa jabinta xabbad joojintaas. Source