Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,176
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud reiterated that the country’s ongoing indirect elections have severely undermined Somalia’s international credibility. Source: Hiiraan Online
  2. Hargeisa (HOL) – Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro condemned the fighting that broke out on Friday between Somaliland and SSC-Khatumo forces in the Buqdharkayn district. Source: Hiiraan Online
  3. Kismayo (HOL) – The Jubbaland military court has sentenced two former members of the Jubbaland army to five years in military prison for selling weapons to the Al-Shabaab militant group. Source: Hiiraan Online
  4. Dimishiq (Caasimada Online) – Tirada dhimashada laba maalmood oo iska horimaadyo ay dhex marayeen ciidamada ammaanka ee Suuriya iyo maleeshiyaadka daacadda u ah madaxweynihii xilka laga tuuray ee Bashar Assad, iyo dilal aargoosi ahaa oo ka dambeeyay ayaa dhaaftay in ka badan 1,000 qof, sida uu Sabtidii sheegay urur la socda colaadda dalkaas. Dhacdadan ayaa kamid ah kuwii ugu dhimashada badnaa tan iyo markii dagaalka Suuriya billowday 14 sano kahor. Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Suuriya (Syrian Observatory for Human Rights), oo xarunteedu tahay Britain, ayaa sheegtay in dadka dhintay ay ku jiraan 745 qof oo rayid ah oo badankoodu si dhow loo toogtay, 125 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dowladda iyo 148 dagaalyahan oo ka tirsan kooxaha hubeysan ee taabacsan Assad. Waxaa kale oo ay sheegtay in adeegyada korontada iyo biyaha la cabbo laga jaray qeybo badan oo ka tirsan magaalada Latakia iyo nawaaxigeeda. Iska horimaadyada oo Khamiistii qarxay ayaa tilmaamaya heer cusub oo xasaradeed oo soo wajahay dowladda cusub ee Dimishiq, saddex bilood kadib markii fallaagooyinku ay xilka ka tuureen Madaxweyne Assad. Dowladda ayaa sheegtay inay jawaab ka bixineysay weerarro ay ku eedeeyeen ciidamadii hore ee Assad, iyadoo xustay in rabshadahaasi ay ahaayeen falal shakhsiyeed oo aan nidaamsaneyn. Dilalka aargoosiga ah ee Sunniga iyo Calawiyiinta Dilalka aargoosiga ah oo Jimcihii ay bilaabeen maleeshiyaadka Sunniga ah ee daacadda u ah dowladda cusub, laguna bartilmaameedsaday xubnaha qowmiyadda laga tirada badan yahay ee Calawiyiinta ee taabacsan Assad, ayaa dhabarjab weyn ku ah kooxda Hayat Tahrir al-Sham, oo hoggaamisay afgembigii lagu riday xukuumaddii hore. Calawiyiinta ayaa muddo tobannaan sano ahaa saldhigga ugu weyn ee taageerada Assad. Dadka ku nool tuulooyinka iyo magaalooyinka ay deggan yihiin Calawiyiintu ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AP in maleeshiyaadka Sunniga ahi ay dilal u geysteen dad badan oo Calawiyiin ah, intooda badan rag ah, kuwaas oo lagu toogtay waddooyinka iyo iridda guryahooda hortooda. Laba qof oo ka tirsan dadka deegaanka gobolka xeebta ayaa sidoo kale AP u sheegay in guryo badan oo Calawiyiin leeyihiin la dhacay kadibna dab la qabadsiiyay. Waxay codsadeen inaan magacyadooda la shaacin iyagoo ka baqaya in maleeshiyaadku ay dilaan. Waxay sheegeen in kumannaan qof ay u qaxeen buuraha si ay badbaado u helaan. Dadka deegaanka oo ka hadlay tacaddiyo dhacay Dadka magaalada Baniyas, oo kamid ahayd meelihii ugu darnaa ee rabshaduhu ka dhaceen, ayaa sheegay in meydadku ay yaalleen waddooyinka, qaarkoodna laga tagay gudaha guryaha iyo saqafyada dhismayaasha iyadoon la aasin karin. Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in maleeshiyaadku ay dadka deegaanka ka horjoogsadeen inay qaadaan meydadka shan qof oo deriskooda ahaa oo Jimcihii la dilay. Ali Sheha, oo 57 jir ah kana mid ah dadka ka qaxay magaalada Baniyas isaga iyo qoyskiisa saacado un kadib markii rabshaduhu qarxeen Jimcihii, ayaa sheegay in ugu yaraan 20 kamid ah deriskiisa iyo asxaabtiisa xaafadda ay ku badan yihiin Calawiyiinta lagu dilay dukaamadooda ama guryahooda. Sheha ayaa dilalkaas ku tilmaamay “dilal aargoosi ah” oo looga aar-gudanayo dambiyadii ay galeen maamulka Assad. Dad kale oo deegaanka ah ayaa sheegay in maleeshiyaadka weerarrada fuliyay ay kamid ahaayeen dagaalyahanno ajaanib ah iyo kuwa ka yimid tuulooyin iyo magaalooyin ku dhow. “Xaaladdu aad ayay u xumayd. Meydadku waddooyinka ayay daadsanaayeen,” ayuu yiri Sheha oo telefoon kaga hadlay meel 20 kiiloomitir (12 mayl) u jirta magaalada. Wuxuu sheegay in maleeshiyaadku ay gurigiisa u jireen wax ka yar 100 mitir, iyagoo si aan kala sooc lahayn rasaas ugu furayay dadka deegaanka. Waxa uu sheegay dhacdooyin uu arkay oo ay maleeshiyaadku dadka ka codsadeen aqoonsigooda si loo hubiyo diinta iyo qabiilka qofka kahor inta aysan dilin. Guryo badan ayaa sidoo kale la dhacay lana gubay, halka gaadiid iyo hanti kalena la dhacay, ayuu intaa ku daray. Tirada dhimashada oo sii korortay Rami Abdurrahman, madaxa Hay’adda la socodka Xuquuqda Aadanaha, ayaa sheegay in dilalkii aargoosiga ahaa ay joogsanayeen aroornimadii hore ee Sabtida. “Tani waxay ahayd mid kamid ah xasuuqyadii ugu xumaa intii uu socday dagaalka Suuriya,” ayuu yiri Abdurrahman, isagoo ka hadlayay dadka rayidka ah ee Calawiyiinta ah ee la dilay. Sabtidii ayaa sidoo kale meydadka 31 qof lagu aasay xabaal-wadareed, kuwaas oo lagu dilay rabshadaha magaalada Baniyas. Waxaa la sheegay in meydadka ay ahaayeen 31 qof oo u badan Calawiyiin. Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa soo xigatay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga oo sheegay in ciidamada ammaanku ay dib u qabteen inta badan goobihii maleeshiyaadku qabsadeen. Waxaa sidoo kale la xiray dhammaan waddooyinka soo gala gobolka xeebta si looga hortago rabshadaha iyo in si tartiib-tartiib ah loo soo celiyo xasilloonida. Xildhibaan Lubnaani ah oo lagu magacaabo Haidar Nasser ayaa sheegay in dad badan oo reer Suuriya ahi ay u qaxeen Lubnaan si ay nabadgelyo u helaan. Waxa uu sheegay inuusan haynin tiro sax ah oo dadka qaxay ah. Faransiiska ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku aaddan rabshadaha ka socda Suuriya, isagoo si adag u cambaareeyay xasuuqa shacabka loo geystay, wuxuuna ugu baaqay maamulka cusub ee Dimishiq inay fuliyaan baaris madax bannaan oo degdeg ah. The post Sawirro: Dagaal Calawiyiinta lagu xasuuqay oo ka dhacay Syria – Dhimashada 1,000 qof appeared first on Caasimada Online.
  5. Marco Rubio was incensed. Here he was in the Cabinet Room of the White House, the secretary of state, seated beside the president and listening to a litany of attacks from the richest man in the world. Source: Hiiraan Online
  6. Fighting between government forces and Al-Shabaab in southeastern Mudug, central Somalia, has caused havoc for civilian populations over the past two months, causing hundreds to flee to camps lacking basic services. Source: Hiiraan Online
  7. The UPDF has officially concluded a post-mission ideological training course for Battle Group (BG) 40 and the United Nations Guard Unit (UNGU) X following their year-long deployment in Somalia. Source: Hiiraan Online
  8. Liverpool’s lead in the Premier League has grown to 16 points. Source: Hiiraan Online
  9. Nairobi (Caasimada Online) – Xisbiga talada haya ee Kenya iyo kan mucaaradka ugu weyn ayaa kala saxiixday heshiis labada dhinacba qayb uga noqon doonaan go’aan-qaadashada siyaasadaha muhiimka ah ee dowladda, tallaabo ay dadka dhaliilayaa ku tilmaameen isku day lagu aamusinayo mucaaradka. Madaxweyne William Ruto iyo hoggaamiyaha mucaaradka ugu weyn Raila Odinga ayaa heshiiska saxiixay Jimcihii, iyadoo taageerayaashoodu dibadbax ku sameeyeen caasimadda Nairobi. Odinga, oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Orange Democratic Movement, ayaa sheegay in heshiiska Jimcaha uusan ahayn “isbahaysi siyaasadeed cusub,” balse uu yahay heshiis gacan ka geysanaya “dhismaha dalka.” Ruto, oo hoggaamiya xisbiga talada haya ee United Democratic Alliance, ayaa sheegay in hoggaamiyayaashu had iyo jeer qaataan go’aanno “siyaasad ahaan sax ah,” balse aan faa’iido u lahayn dadka Kenya. Waxa uu ammaanay Odinga oo uu sheegay inuu had iyo jeer qaato “go’aanno adag” oo danta dadka kale ee Kenya laga leeyahay. “Marka asal ahaan ma jiro mucaarad baarlamaanka Kenya ku jira?” ayay siyaasiga falanqeysa arrimaha siyaasadda Nanjala Nyabola ku soo qortay X. Hoggaamiyaha mucaaradka ee xisbiga Wiper Democratic Party, Kalonzo Musyoka, ayaa bartiisa X ku soo qoray in heshiiska Jimcuhu yahay “khiyaanadii ugu weynayd ee loo geysto shacabka Kenya.” Waa markii afaraad ee Odinga—oo shan jeer looga guuleystay doorashada—uu heshiis la galo madaxweyne talada haya. Odinga iyo Ruto ayaa sheegay in heshiiskoodu aanu ahayn mid xilalka dowladda lagu qaybsanayo, balse uu yahay hannaan loogu talo galay wada-tashiga arrimaha taabanaya dadka Kenya. Odinga ayaa sheegay in heshiisku uu “ka caawin doono in xiisadda ka jirta dalka la qaboojiyo,” isagoo intaas ku daray in mucaaradku fahmeen inaan ku filneyn “in dhinac laga istaago oo la dhaliilo oo keli ah.” “Waxaan ballanqaadnay inaan si joogto ah uga wadahadallo arrimaha taagan,” ayuu yiri Odinga. Mucaaradka Kenya ayaa lagu dhaliilay inay aamuseen xilli dowladdu kordhisay canshuuraha isla markaana ay si xoog leh ula dhaqantay dhallinyaro mudaaharaad ku dhigayay dowladda bishii Juun 2024. Bishii Febraayo, Odinga ayaa isku soo taagay xilka guddoomiyaha Midowga Afrika, balse waxaa ka guuleystay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, Mahmoud Ali Youssouf, tallaabo shaki gelisay mustaqbalka siyaasadeed ee Odinga. The post Ruto iyo Odinga oo saxiixday heshiis ka yaabiyey reer Kenya appeared first on Caasimada Online.
  10. Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu meesha ka saaro cunaqabateynadii uu Mareykanku horay u saaray dalka Ruushka sida laga soo xigtay saraakiil ka ag dhow aqalka cad. Shabakadda Bloomberg oosoo xigatay ilo xog ogaal ah ayaa sheegtay in la-taliyayaasha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay dejinayaan qorsheyaal lagu qaadayo ama wax looga beddelayo cunaqabateynta Ruushka saaran haddii ay nabad ka dhalato Ukraine, iyagoo intaa ku daray in tallaabadan suurtagalka ahi ay keeni karto khilaaf saameyn kara xiriirka ka dhexeeya Washington iyo xulafadeeda London iyo Brussels. Maamulka Trump ayaa aad ugu dhow dhinaca Ruushka markii la barbar dhigo hoggaamiyaashii ka horreeyay, waxaana labada dal u socda wada-xaajood ku aaddan soo afjaridda dagaalka Ukraine oo sanadkii 4-aad socda. Source: goobjoog.com
  11. Taliska ciidamada difaaca dowladda Puntland oo faahfaahin ka bixiyay hawlgalladii u danbeeyay ee buuraha Calmiskaad ayaa shaaciyay in ay ilaa lix talis ka saareen dagaallamayaasha Argagixisada ISIS. Taliyaha ciidanka Kumaandada ee PMPF G/dhexe Maxamuud Shire Maxamed oo ka warbixiyay hawlgalladaasi ayaa sheegay in ciidamada oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay togga Geel-lagu-qal ay gacanta ku dhigeen ilaa lix talis, oo ay si qarsoodi ah halkaasi uga samaysteen mileeshiyaadka ISIS. “Ciidamadu waxay maanta hawlgal ka sameeyeen meesha la yiraahdo Geel-lagu-qal, waxaana laga helay talisyo ballaaran oo ay ku dhuumaaleysan jireen Argagixisadu, oo ay ku keydsan yihiin rasaas, agab militari iyo raashin badan oo dhawr gaari qaadi karto, kuwaasi oo meelo qarsoon ay ku laabteen, waana ka soo saarnay dhammaantood geed walba oo ay galiyeen wax ciidanka ka qarsoomaya ma jiraan.” “Ilaa lix talis baan maanta helnay meesha lagu magacaabo Geel-lagu-qal, waana nadiifinay dhammaantood wixii agab millitari iyo raashin ugu keydsanaa, waxaan kale oo helnay goof dab-rid oo ay mileeshiyaadkooda ku tababari jireen. Argagixisadu waa fulayo waxay ka carareen agabkoodii, biyihii iyo raashinkoodii” ayuu yiri G/dhexe Maxamuud Shire. Taliyaha ciidanka Kumaandada ee PMPF G/dhexe Maxamuud Shire Maxamed ayaa sidoo kale sheegay in uu dardar xooggan ku socdo wejiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Argagixisada ISIS, waxaana uu si weyn ugu mahadceliyay ciidamada kala duwan ee difaaca Puntland oo godadka ugu daatay firxadkii dagaallamayaasha Argagixisada ee baxsadka ah, kaddib markii ay ku soo jabeen wejigii hore ee hawlgalka oo ka dhacay togga Jeceel. PUNTLAND POST The post Ciidamada Puntland oo ku dhawaaqay in ay ilaa lix talis ka saareen Argagixisada Daacish appeared first on Puntland Post.
  12. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan afur ah ku maamuusay qaar kamida haweenka Soomaaliyeed, munaasabad 8-da Maarso oo ah Maalinta Haweenka Adduunka awgeed ayaa ku bogaadiyey kaalinta firfircoon ee ay haweenku ku leeyihiin. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer u sharaxay kaalinta muhiimka ah ee haweenka Soomaaliyeed ay ka qaadanayaan dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah, kaas oo haweenku ay yihiin udub-dhexaadka u yihiin, sida uu sheegay. Madaxweynaha ayaa sidoo kale haweenka ku ammaanay in ay si toos ah uga qeyb qaataan dadaallada dib u dhiska dalka,geeddi-socodka dimuqraadiyadda, difaacadalka, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in haweenka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qeyb qaataan hanaanka doorashooyinka tooska ah oo fursad u siinaya in ay codkooda dhiibtaan, u tartamaan xilalka qaranka, isla markaana ay door muuqda ku yeeshaan hoggaanka dalka. Source: goobjoog.com
  13. Mogadishu, Somalia – Somalia’s former intelligence chief, Fahad Yasin, has accused the United Arab Emirates (UAE) of exerting undue influence over the Horn of Africa nation, urging President Hassan Sheikh Mohamud to curb the Gulf state’s interference in Somali affairs. In an interview with Risaala TV, Yasin expressed alarm over what he described as the UAE’s opaque agenda, warning that it risks destabilizing Somalia’s fragile political landscape. Yasin, who previously headed the National Intelligence and Security Agency (NISA) under former President Mohamed Abdullahi Mohamed, known as Farmaajo, claimed the UAE is simultaneously supporting rival political figures while collaborating with Mohamud’s administration. “I don’t know what the UAE wants from Somalia or what its plans are,” he said, questioning why Mohamud appears unperturbed by this dynamic. A web of political alliances The UAE’s growing footprint in Somalia has long been a point of contention. During Farmaajo’s tenure from 2017 to 2022, relations with the UAE soured over Mogadishu’s neutral stance in the Gulf diplomatic crisis between Qatar and a Saudi-led bloc, which included the UAE. The Emirates subsequently scaled back direct engagement with Somalia’s federal government, instead fostering ties with semi-autonomous regions like Jubaland and Puntland. Yasin pointed to these regional alliances as evidence of a broader strategy. He alleged that the UAE directly backs Jubaland leader Ahmed Madobe, Puntland’s Said Deni, and Somaliland president Abdurahman Cirro, creating a network of influence that undermines national unity. “The UAE is the common denominator for these men, yet they don’t even greet each other,” Yasin remarked, suggesting a deliberate effort to fragment Somalia’s leadership. Ahmed Madobe, a key UAE ally, has led Jubaland since 2012, often clashing with the federal government over autonomy and resource control. Similarly, Said Deni, Puntland’s president since 2019, has maintained a tense relationship with Mogadishu, bolstered by external support. Mohamud’s balancing act President Mohamud, who returned to power in May 2022 after defeating Farmaajo, has sought to mend ties with the UAE. The rapprochement has included renewed cooperation in security and development, a shift from the frosty relations of the previous administration. However, Yasin criticized Mohamud for tolerating the UAE’s dual-track approach—working with his government while allegedly empowering his rivals. “During Farmaajo’s time, it was said dealing with the UAE was a mistake,” Yasin recalled. “Now they’re back, and I don’t understand what they’re working toward.” He likened the UAE’s tactics to those historically employed by Ethiopia’s Tigray leadership, which he said manipulated Somali factions to maintain regional dominance. Yasin’s sharpest rebuke was reserved for Mohamud’s apparent inaction. “Hassan Sheikh, I say this as president: these men don’t want you. They didn’t support you in your first term, and now that you’ve ended the conflict with Farmaajo, they’re cozying up—but they still don’t want you,” he said. “I don’t know why you’re allowing this.” A history of tension The UAE’s involvement in Somalia extends beyond politics into economic and military spheres. Since 2014, Emirati companies like DP World have managed key ports, such as Bosaso in Puntland, while the UAE has trained security forces in Jubaland and Puntland, often independently of Mogadishu’s oversight. This decentralized approach has fueled accusations of meddling, particularly after a 2018 diplomatic spat when Somalia seized millions in cash from a UAE plane, suspecting it was intended to sway local actors. Analysts suggest the UAE’s interest in Somalia stems from its strategic location along the Gulf of Aden, a vital shipping route, and its rivalry with Turkey and Qatar, which have deepened ties with Mogadishu. The Emirates’ support for regional leaders like Madobe and Deni is widely seen as a counterweight to federal authority, though Abu Dhabi has denied any intent to destabilize Somalia. Yasin concluded his remarks with a stark warning: “If the UAE’s plan is to divide Somalis, it’s already on that path. I don’t know if it has another goal—and I can’t understand it.” He urged Mohamud to demand transparency from the UAE, arguing that Somalia’s government now has the capacity to assert control over its affairs. Somalia, still recovering from decades of civil war and battling the Al-Shabaab insurgency, faces mounting challenges in unifying its fragmented political landscape. The UAE’s role, Yasin contends, could either bolster or unravel these efforts, depending on its true intentions. The post Ex-Somali intel chief accuses UAE of destabilization appeared first on Caasimada Online.
  14. Mogadishu, Somalia — Somali government forces struck a lethal blow against Al-Shabaab on Saturday, killing Yusuf Dhegnaas, a senior commander in the Middle Shabelle region, in a targeted airstrike. The operation, executed in the El-Ba’ad area near the Ruun-Nirgood district, also wiped out over 20 militants and destroyed three of the group’s vehicles, dealing a significant setback to the extremists’ leadership. During a late-night press conference in Mogadishu, the Somali Ministry of Defense confirmed the strike. Spokesperson Sheikh Abukar Mohamed Hassan announced that Dhegnaas, second-in-command to Al-Shabaab’s regional leader Kabakutukade, was killed while planning attacks from a base in Ruun-Nirgood. “Tonight, we eliminated Yusuf Dhegnaas, a key figure in their operations,” Hassan said. “After a failed attempt to flee toward Galcad, a second strike finished him.” The National Intelligence and Security Agency (NISA) reported that the airstrike torched militant vehicles loaded with weapons. Dubbed “Dhameystirka Eeyaha Naarta” (Completing the Dogs of Hell), the operation underscores Somalia’s escalating campaign to dismantle Al-Shabaab’s network in the country’s heartland. A pivotal blow in Middle Shabelle Middle Shabelle stretches north of Mogadishu, its fertile plains a lifeline for farmers and a longtime stronghold for Al-Shabaab. The Al-Qaeda-linked group has waged a relentless insurgency against Somalia’s federal government since 2007, taxing locals and launching attacks from rural bases. Dhegnaas’ death marks a critical hit to the militants’ grip on the region. Hassan described the operation as a carefully planned strike aimed at crippling Al-Shabaab’s command. “This sends a clear message: the enemy is weakening,” he told reporters. “In the days ahead, we’ll rid Shabeellaha Dhexe of this threat and free our people.” For nearly two decades, Somalia has grappled with Al-Shabaab’s violent campaign to overthrow the government and impose strict Islamist rule. Despite losing ground in major cities, the group retains control over parts of the countryside, striking at will against civilians, officials, and African Union troops, bolstering the fragile administration. Saturday’s strike fits a broader pattern of success in 2025, with Somali forces—often backed by U.S. drone support—targeting high-ranking militants. The U.S. Africa Command (AFRICOM), a frequent partner in such operations, has yet to confirm its role in the El-Ba’ad attack. Analysts say these strikes disrupt Al-Shabaab’s operations, though the group’s ability to regroup remains a challenge. Residents expressed cautious relief in Ruun-Nirgood, a dusty district dotted with farms. “We’re tired of war,” said a local farmer, who asked to remain unnamed for safety. “They take our crops, our sons—maybe this strike brings some calm.” The operation’s toll on civilians, if any, wasn’t addressed by officials, a recurring concern in areas where Al-Shabaab blends into communities. The human cost of victory The government framed Dhegnaas’ death as a triumph, yet the broader conflict continues to scar Somalia. Middle Shabelle, a breadbasket region, has seen its people uprooted by years of fighting, their livelihoods shattered. Saturday’s strike may weaken Al-Shabaab locally, but for residents, peace feels distant. Hassan remained resolute, vowing to build on the momentum. “The ‘Dhameystirka Eeyaha Naarta’ campaign has begun, and we won’t stop until our citizens are safe,” he said. The killing of Yusuf Dhegnaas hands Somalia a tactical edge, but the war’s outcome hinges on sustained pressure. With Kabakutukade still at large, the government and its allies face a formidable foe. For now, the strike is a hard-won step in a conflict that has defined a generation. The post Somalia: Airstrike kills Al-Shabaab leader Yusuf Dhegnaas appeared first on Caasimada Online.
  15. Political bromance: President Hassan Sheikh Mohamud (right) has rehabilitated Abiy Ahmed, whom he described as Somalia’s enemy just a year ago. Mogadishu (PP Editorial) — What a difference a year makes to the political outlooks of two formerly antagonistic leaders. One year ago, at a Villa Somalia Mosque, President Hassan Sheikh Mohamud described Ethiopia as the second enemy of Somalia after Al-Shabaab. In 2025 he sought Ethiopia’s help to bombard Al-Shabaab bases in Hirshabelle State. In December 2024, President Mohamud and Abiy Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, signed an agreement that commits Ethiopia to respect the territorial integrity of Somalia. Diplomatic pressure forced Ethiopia to abide by International Law, thanks to a relentless diplomatic campaign by Somalia against the illegal maritime MoU that Abiy Ahmed signed with the former Somaliland administration President Muse Bihi Abdi. President Mohamud proposed the relocation of the African Union headquarters from Addis Ababa on grounds that Ethiopia does not respect the AU charter. He also formed defence pacts with Türkiye, Egypt and Eritrea. For the first time in history, Somalia has diplomatically defeated Ethiopia. The Ankara Agreement committed Somalia to reverse the decision to exclude Ethiopia from the new peacekeeping force in Somalia. Ethiopian and Egyptian peacekeepers will be operating in Somalia. Egypt has greatly benefited from the diplomatic missteps of Abiy Ahmed, who can no longer use the Grand Renaissance Dam (GERD) as a means to divert Nile water flowing to Egypt. Pressure from multilateral organisations such as IMF, the World Bank and donor countries on Ethiopia forced Abiy Ahmed to abandon his dream to emulate Russia to violate the Westphalian system from which Ethiopia has benefited before and after the creation of the United Nations. Ethiopia’s standing in world opinion will be judged by how it abides by the rules-based system, particularly the laws governing the sovereignty of United Nations member states. “Afrika waa ilma adeer (Africans are cousins)” sang the Barbaarta Gaashaaman in Mogadishu when Abiy Ahmed was visiting Somalia two weeks ago. Before leaving Somalia for Addis Ababa, he reviewed a guard of honour and a band that played the popular Somali song “Soomaaliya Soomaali baa leh” (Somalia belongs to Somalis). © Puntland Post, 2025 The post International Pressure Forces Ethiopia to Respect Somalia’s Sovereignty appeared first on Puntland Post.
  16. A Somalian soldier takes a picture of himself with his mobile phone (Alamy) While the UK government struggles to deliver reliable mobile coverage across some rural communities, Somalia – a country that hasn’t had a functioning central government for three decades – has built one of Africa’s most resilient telecommunications networks. As a British researcher who conducts fieldwork in Somalia, I’m often struck by an ironic reality: I can find more reliable mobile coverage in hard-to-reach Somali villages than in certain parts of Manchester, where I’m from. This connectivity paradox highlights how necessity can drive innovation in unexpected places. Read more here Source: Spectator The post Why Mogadishu has better mobile phone reception than Manchester appeared first on Puntland Post.
  17. Waxaa soo baxaya su’aalo ku saabsan jidka u furan dalalka Carabta kaddib markii Israel iyo Mareykanka ay diideen natiijada shirka Carabta ee lagu raadinayay qorshe ka duwan kan Trump ee Gaza. Intii Qaahira uu ka socday shirka Carabta ee aan cadiga aheyn afartii bishan Maarso, waxay hoggaamiyayaasha ogolaadeen qorshaha Masar ee ah in $53 bilyan oo doolar dib loogu dhiso Gaza si 2.1 milyan ee Falastiiniyiinta ah ay dhulkooda u sii joogaan. Qaahira waxay soo jeedisay qorshe lagu wiiqayo kan Marekanka ee ah in la barakciyo dadka ku nool daanta galbeed kaas oo lagu dhisayo mashruuc dalxiis. Trump wuxuu ugu yeeray qorshahaas “Riviera-da Bariga Dhexe”. Taasina waxay muujineysaa in Mareykanka uu ka laabtay siyaasadiisa aheyd xal labo dal ah. Qorshaha Carabta waxaa toos u diday Israel halka Washington ay ku tilmaantay wax aan dhaceyn. Aqalka cad waxay xaqiijiyeen in maamulka Trump ay ka go’an tahay in Gaza dib loo dhiso iyadoo Xamaas aysan joogin. Dowlada Falastiin iyo Xamaas way soo dhaweeyeen qorshaha Carabta kaas oo ku baaqayay in Gaza ay maamulaan gudi madaxbannaan iyo ciidamo nabad ilaaliyayaal caalami ah oo halkaas la geeyo. “Qorshaha Trump ma shaqeynayo” Xigashada Sawirka,EPA Qoraalka sawirka,Qorshaha Masar waxaa aqbalay ururka Jaamacada Carabta Wasiirkii hore warfaafinta Urdun, hadana ka faalooda siyaasada, Samih Maaytah, wuxuu aaminsan yahay in qorshaha Carabta uu suuragal yahay si kasta oo caqabada u horyaalaan. Wuxuu sheegay in hadii Gaza dadkeeda la barakciyo in ay khatar ku tahay ammaanka gobolka, wuxuuna sheegay in ay halis ku tahay Urdun iyo Masar. Al-Maaytah wuxuu intaas ku daray in Trump uu soo bandhigay qorshe balse uusan awood u laheyn in uu fuliyo. “Trump wuxuu ka hadlay qorshe iyo fikrado isagoo ku soo darin aragtida hal dhinac xitaa. Hadii wadaxaajoodyada guuleystaan, hore ayaan u sii socon karnaa. Wax ugu xun ee dhici kara waa in qorshaha Trump uusan hirgalin, kan Carabtana uusan shaqeyn. Taasna waxay ka dhigan tahay in Gaza ay xaaladaas ku sii jirto”. Muxuu noqonayaa mustaqbalka Xamaas? Xigashada Sawirka,Getty Images Hoggaamiyayaasha Carabta waxay isku dayayaan in ay ka dhaadhicyaan Trump qorshahooda kaas oo ka jawaabaya waxa laysku hayo. Tan ugu muhiimsan waa, muxuu noqonayaa mustaqbalka Xamaas? Yaase maamulaya Gaza? Hindisaha Masar ayaa ka jawabaya qaar ka mid ah su’aalahan sida uu dhigayo gudiga madaxabannaan ee maamulaya Gaza muddo lix bilood ah ka hor inta aysan dowalda Falastiin halkaas ku soo laaban. Mas’uuliyiinta maamulaya Gaza waxaa horyaal caqabad weyn oo ah mustaqbalka Xamaas kuwaas oo Gaza xukumayay ilaa iyo 2007-dii. Qorshaha Masar waxaa qaatay ururka Jaamacada Carabta kaas oo aan ka hadal in hubka la dhigayo Xamaas. Xamaas way ogolaatay qorshaha kaddib shirka inkastoo ay diiday hub ka dhigista. Siyaasi iyo cilmibaare u dhashay Masar oo lagu magacaabo, Imad Gad, ayaa aaminsan in hindisaha Carabta uu leeyahay waji wanaagsan balse uusan laheyn waxyaabaha aasaasiga u ah xalka sida in Xamaas hubka laga dhigo. Waa arin adag Xigashada Sawirka,Getty Images Qoraalka sawirka,Amiir Mohammed bin Salman and iyo madaxweynaha UAE Mohammed bin Zayed Dalalka Carabta way isku khilaafeen sida loola dhaqmayo joogista Xamaas ee Gaza. Qorshaha Masar wuxuu ku baaqayaa xabad joojin dheer taas oo xal u ah hub ka dhigista. Sacuudiga waxay qaban in si tartiib ah loola dhaqmo oo marka hore madaxdooda Gaza laga saaro halka Imaaraatka ay diideen qorshe kasta oo Xamaas ay ku joogeyso Gaza. Imaaraatka waxay dalbadeen in degdeg hubka looga dhigo Xamaas. Waxay u muuqata in dhaqaalaha lagu dhisayo Gaza in uu ku xiran yahay helista taageerada caalamka gaar ahaan dalalka hodanka ee khaliijka kuwaas oo doonaya siyaasad cad oo ku wajahan halka ay ku dambeynayaan hubka Xamaas. Khubaradu waxay qabaan in arrinta hubka Xamaas ay tahay mid adag oo u baahan aragti guud oo ku xiran dagaalka iyo xalka laba dal. “Gaza nabad ma heleyso Xamaas la’aanteed” Xigashada Sawirka,Getty Images Dhanka kale, Moshe Elad oo ah khabiir militeri oo Israel u dhashay ayaa soo dhaweeyay qorshe kasta oo lagu gaarayo xal iyo nabad dhexmarta dalalka Carabta iyo Israel. Wuxuu tilmaamay sida Israel ay diyaar ugu tahay in ay kala hadasho qorshe kasta ay nabad ku heleyso, gaar ahaan xadka Gaza. Wuxuu sheegay in ujeedka ugu weyn Israel uusan aheyn barakicin ee uu yahay in ay xal u hesho hubka Gaza yaal iyo in la joojiyo argagixisada. Wasiirka arrimaha dibadda Israel oo ka hadlay qorshaha Masar ayaa ku tilmaamay mid jilicsan oo xambaarsan fikrado duugoobay kaas oo iska indhatirayo wixii keenay weerarkii 7-dii Oktoobar oo ula jeeday in xal laba dal ah uusan dhaceyn. Intee ayuu la egyahay cadaadiska Carabtu haystaan? Xigashada Sawirka,Getty Images Kenneth Roth oo ah madaxii hore ee hay’ada xuquuqda aadanaha HRW ayaa aaminsan in dalalka Carabta ay leeyihiin awoodo ay wax ku cadaadiyaan oo ay kaga horyimaadaan qorshaha maamulka Trump. Wuxuu sheegay hadii labada milyan ee reer Falastiin Gaza xoog looga saaro, in ay ka dhigan tahay dambi dagaal sida u qabo qodobka 49-aad ee xeerka Geneva iyo sidoo kale in uu ka dhigan yahay dambi aadanaha laga galay. Wuxuu kaloo sheegay in Sucuudiga uu leeyahay awood uu ku diido caadiyeenta xirirka Israel, shuruudna uu kaga dhigo in la damaanad qaado dhismaha dal Falastiin ah. Hadii maamulka Trump ay ku dhaqaaqaan qorshahooda in khatarta aysan ku koobnaan doonin Gaza oo ay u sii gudbeyso Daanta Galbeed oo iyagana sidoo kale la barakicin doono sidaa darteed waxaa muhiim ah in dalalka Carabta ay diideen tallaabo kasta oo qorshahaas lagu fududeynayo. Bbcsomali Qaran News
  18. A Lakeville man who was jailed over suspected witness tampering during the trial of Feeding Our Future co-defendants Aimee Bock and Salim Said has now pleaded guilty to his role in the $250 million fraud scheme. Source: Hiiraan Online
  19. MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — Aimee Bock, the founder of Feeding Our Future, took the witness stand late Friday afternoon in what has been described as one of the largest pandemic-related fraud trials in the United States. The trial, which has been unfolding for four weeks, centers around an alleged $250 million scheme that prosecutors say involved fraudulent reimbursement claims for meals never served to children. Bock, facing seven felony charges including wire fraud and bribery, has consistently denied any wrongdoing. Source: Hiiraan Online
  20. Mogadishu (HOL) — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has issued a warning that both air and ground strikes will target Al-Shabaab militants wherever they are located in the country. He also dismissed foreign security concerns as "propaganda," asserting that Somalia is not facing a crisis. Source: Hiiraan Online
  21. Mogadishu (HOL) — A senior Al-Shabaab leader, Yusuf Dhegnaas, was killed in a targeted airstrike in the El Ba'ad area of the Middle Shabelle region on March 5, Somali officials confirmed. The operation, carried out by Somali forces with international support, is part of ongoing efforts to weaken the militant group. Source: Hiiraan Online
  22. Ankara (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin, oo wareysi bixiyey ayaa ka hadlay hagar-daamada ay dalkeena ku hayso dowladda Imaaraadka Carabta, isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in Imaaraadka uu dalka ka qabto. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in uusan garaneyn wax uu ku cabiro qorshaha Imaaraadku uu ka damacsan yahay Soomaaliya, isagoo la yaab ku tilmaamay sababta uu Xasan Sheekh indhaha uga fiirsanayo farogelinta ay arrimaha Soomaaliya ku hayaan. “Markii Farmaajo joogay waxaa la dhihi jiray Imaaraadka waa laga qaldan yahay in lala macaamilo ayey aheyd, laakiin hadda oo dib loo soo celiyey Imaaraad waxa uu ka shaqeynayo iyo qorshaha uu Soomaaliya ka leeyahay ma aqaano,” ayuu yiri. Fahad Yaasiin ayaa sheegay in hadda ay Xasan Sheekh la shaqeeyaan, hadana ay ka daba shaqeeyaan, isagoo hab-dhaqankooda ku sifeeyey kii Tigraygii jooji jiray xukunka Itoobiya uu kula macaamili jiray Soomaalida. “Imaaraad waxay gooni u wataan Axmed Madoobe, dhinac kale waxay u wataan Cabdiraxmaan Cirro iyo Saciid Deni, hadana Xasan Sheekh dhib kuma qabo sida aan aragno, marka waxaan is weydiiyaa, Xasan ma danbuu ku qabaa, mise wax aanaan anagu ogeyn buu ogyahay?” ayuu yiri Fahad Yaasiin. Wuxuu sheegay in cidda maanta fashilineysa xukunka Xasan Sheekh ay tahay Imaaraadka oo kaliya, wuxuu tusaale u soo qaatay in ragga ay isku hayaan siyaasadda, sida Axmed Madoobe ay toos ugu xiran yihiin Imaaraadka. “Sababta aan u leeyahay ma aqaan waxa ay Imaaraadku ka rabaan Soomaaliya waa hal arrin, qiblada ay isugu tagaan oo la macaamilaan Axmed Madoobe, Saciid Dani, Cabdiraxmaan Cirro iyo kuwo kaleba waa Imaaraadka, in kastoo Cirro qiimeyn u baahan yahay, hadana Muuse intii uu joogay saaxiib ayey la ahaayeen, ragga aan soo tiriyey ee Imaaraadka qiblada ka wada dhigtay, mid midka kale salaama kuma jiro,” ayuu yiri Fahad Yaasiin. Fahad ayaa su’aal geliyey sababta Imaaraadka ay rabitaankooda u cadeysa la’yihiin, maadaama dowladda Soomaaliya ay hadda awood leedahay wax kastana loo fulin karo. “Xasan Sheekh waxaan leyahay Madaxweyne nimanku kuma rabaa, teeramkaagii horena kuma rebin, hadda markii aad ka xalisay dagaalkii Farmaajo la galay unbay kula saaxiibeene nimankaan kuma rabaan, ma garanaayo sababta aad ugu samreyso,” ayuu yiri. Wareysigaan oo dheeraa qeybta uu uga hadlay arrinta Imaaraadka wuxuu ku soo gabagabeeyey Fahad Yaasiin, “Hadii qorshaha Imaaraadka uu yahay in Soomaalida la kala qeybiyo, waa uu hayaa wadadaas, hadii uu damacsan yahay qorshe kale, anigu ma ogi, waana fahmi la’ahay.” Hoos ka daawo. The post Daawo: Fahad oo si yaab leh u qeexay ‘hagarta Imaaraadku ku hayo’ Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in la dilay ku xigeenkii Horjoogaha Khawaarijta ee gobolka Sh/Dhexe, kaas oo magaciisa lagu sheegay Yuusuf Dhegnaas, kadib duqeymo culus oo ka dhacay aagga Ruun-nirgood. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Sheekh Abuukar Maxamed Xasan, oo caawa shir jaraa’id ku qabtay furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa shaaciyey in ninkaas lagu dilay duqeyn caawa laga fuliyey deegaanka Ceelbacad oo hoos taga degmada Ruun-nirgood. Horjoogaha caawa la dilay ayaa hoggaaminayey weerarrada Al-Shabaab ay ka wadaan Shabeellaha Dhexe, wuxuuna markii la beegsaday aagga Ruunnirgood ka waday abaabul weerar. Sidoo kale NISA oo war ka soo saartay duqeymaha lagu dilay horjoogahaas ayaa sheegtay in lala dilay in ka badan 20 maleeshiyaad ah, sidoo kalena lagu gubay gaadiid dagaal oo Shabaab lahaa. Afhayeenka Gaashaandhigga ayaa sheegay in horjoogaha la dilay uu ka hooseeyey Kabakutukade oo ah horjoogaha guud ee Khawaarijta u qaabilsan gobolka Sh/Dhexe. “Dilka dhagarqabe Yuusuf Dhegnaas oo ka hooseeyey Kabakutukade ayaan caawa ugu bishaareynayaa umadda Soomaaliyeed, xitaa waxay isku dayeen inay dhaawaciisa badbaadiyaan oo gaari ayaa lagula cararay dhinaca Galcad, balse mar kale ayaa la duqeeyey, waana la dhameystiray,” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS. Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in howlgalkaan aad loo qorsheeyey isla markaana la doonayo in maalmaha soo socda lagu soo afjaro khatarta kooxda Al-Shabaab ee ka jirta qeybo kamid ah Sh/Dhexe. “Waxaan idinkugu bishaareynayaa in cadowga jab xoog leh uu gaaray, waxaa bilowday howlgal loogu magac daray ‘Dhameystirka Eeyaha Naarta’ maalmo kooban ayaan shacabkeena uga dul-qaadi doonaa dhagarta cadowgaan,” ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Sheekh Abuukar oo caawa shir jaraa’id qabtay. Hoos ka daawo muuqaalka The post Daawo: DF oo caawa dishay ku xigeenkii Kabo-kutukade – Maxaa ka dhacay Sh/Dhexe? appeared first on Caasimada Online.
  24. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Sooamaliya ayaa magacaabay Guddi ka soo warbixiya Safaradda loo diiday qaar ka mid ah Xildhibaannada. Guddigaan ayaa la faray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu soo celiyaan warbixinta ku saabsan sababaha loogu diiday Xildhibaannada Safarada ay ku aadi lahaayeen Gobolada Dalka. Guddiga uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka si ay uga soo warbixiyaan arrinta safarrada loo diiday Xildhibaannada waa: Xil. Abdi Ibrahim Warsame – Guddoomiye Xil. Ilyaas Sheikh Ahmed Ibrahim – Xubin Xil. Omar Ali Isak – Xubin Xil. Asho kos Mohamud Omar – Xubin Xil. Abdirazak Adam Warsame – Xubin Xil. Omar Yusuf Gaaladiid – Xubin Xil. Dahabo Susow Maxamud – Xubin Xil. Mohamed Harun Abdillahi – Xubin Xil. Jawahir Addawe Abdi – Xubin Source: goobjoog.com