-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
The Civil War in Northern Somalia and the Misuse of History
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Ali Garad Jama has the distinction of co-signing the Independence Declaration of Somaliland Protectorate in 1960, not demarcating a border, as falsely argued by President Muse Bihi. Ali Garad Jama did not demarcate a colonial border. Mogadishu (PP Editorial) — In 1946 when decolonisation was the key agenda on the post-World War 2 Order, Somali subjects in the North, then known as the British Somaliland Protectorate, were bracing themselves for the bitter reality that the British Empire had secretly violated the Protectorate Agreement and ceded Somali territories to Ethiopia. In 1968 at the Royal African Society, the former Somalia Prime Minister Mohamed Haji Ibrahim Egal accused Britain of betrayal. “In the middle of the nineteenth century, only a few years after Britain had cynically signed flamboyant Treaties of Protection with the people, it had secretly signed treaties with Ethiopia, ceding to that country a portion of those very lands it had undertaken to protect” wrote Egal. The sovereignty of Somalia provided Egal with a platform to address a historic injustice that resulted in wars between Ethiopia and Somalia. Egal did not refer to colonial borders to make his case against ” the proverbial perfidy of Albion [that] caused the rupture of diplomatic relations and the severing of the traditional ties between Somalia and Britain.” In 1968 Egal accused Britain of violating Protectorate Agreements to cede territories to Ethiopia. The indirect rule through which the British Empire controlled the North did not grant elders powers to challenge the secret decision to cede Somali-inhabited territories to Ethiopia. The experience of the South stands in sharp contrast to the North, where preparations for independence was only hammered out in May 1960 following a constitutional conference to expedite independence and enable Northerners to unite with their Southern brethren who benefited from a state-building initiative based on Trusteeship. The claim by the secessionist administration of Somaliland that it is enforcing colonial borders is baseless and in violation of the African Union Charter. Militant secessionists back up their arguments with factual inaccuracies to argue that the North was a Protectorate not a colony and that Northerners have never been colonised. This misguided defence of colonialism could make Somalis the odd one out in Africa. Documentary evidence indicates that the North, unlike the South, was a coterie of clans with different statuses in ex-British Somaliland. Some clans were, by dint of the Protectorate Agreements, British-protected. Bihi claims to be enforcing colonial borders When President Bihi accused Puntland of drawing new colonial borders, he was misleading the International Public Opinion. Bihi is asking for preferential political treatment based on the non-jurisdiction-based agreement some clans signed with the British Empire (East Sanaag Clan signed a jurisdiction-based agreement with the British Empire). If the logic of Bihi were to be applied Somalia will be divided into fiefdoms whose claim to sovereignty is belied by a failure to protect a shared sovereignty. At the Eid prayer in Hargeisa Bihi claimed that Ali Garad Jama demarcated the border between the ex-British Somaliland and the former Trust Territory of Somaliland. Ali Garad Jama has the distinction of co-signing the Independence declaration of Somaliland Protectorate in 1960. Ali Garad signed a document that states the protectorate agreement with Somali tribes would come to an end on 26 June 1960. The clan to which Ali Garad Jama belonged did not sign a protection agreement with the British Empire. He had left that factual error unchallenged to achieve the Union of Somali territories under one flag. ©Puntland Post, 2023 The post The Civil War in Northern Somalia and the Misuse of History appeared first on Puntland Post. -
Soomaalidii u horresey ee ka soo qaxday colaadda Suudaan ayaa gaadhey dalka Itoobiya, ka dib socdaal dhanka dhulka ah. Dadkan o u badan arday ayaa sheegey in ay rafaad badan soo mareen isla markaasna aysan wax taageero ka helin dowladda Soomaaliya, xilli dowlado badan ay dadkooda soo daabusheen. Qaran News
-
Hadii xubin kayd ah ka baxo xisbigii uu ka tirsana waxa uu waayay xuquuqdii kaydka ee buuxinta kuraasta bannaanata, waxaana buuxinaya xubinta ku cod xigta liistada kaydka xisbiga uu ka baxay. Qodobka 78(5) ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo diiwangalinta codbixiyayaasha xeer L.r 91/2020.” Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil All reactions: 6363 , waxaana buuxinaya xubinta ku cod xigta liistada kaydka xisbiga uu ka baxay. Qodobka 78(5) ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo diiwangalinta codbixiyayaasha xeer L.r 91/2020.” Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil Qaran News
-
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga dalka. Wasiirka ayaa soo gaarsiiyey Madaxweynaha farriin iyo salaan uu ka siday Madaxweynaha dalkiisa Mudane Évariste Ndayishimiye, iyadoo dowladda Burundi ay hoosta ka xariiqday muhiimadda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay u leedahay Gobolka iyo Adduunka. Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in dalkiisu ay bogaadinayaan guulaha degdegga ah ee dowladda Soomaaliyeed ay ka gaartay dagaalka lagula jiro argagixisada Alshabaab, isagoo sheegay in dalkiisu ay garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Dhankiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kala hadlay Wasiirka xoojinta xiriirka Labada dal, waxa uuna xusay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay soo dhawaynayaan booqashadiisa, taas oo ka tarjumeysa hor u socodka dowladnimada Soomaaliyeed iyo dib u kabashada dalka. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa haatan ku sugan wafdi ballaaran oo uu hogggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Burundi, Mudane Albert Shingiro, kaas oo Axaddii lagu soo dhoweeyay garoonka Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah General Silas Ntigurirwa oo ah la-taliyaha Madaxweynaha Burundi ee dhanka Ciidamada, kaas oo u yimid kormeerka ciidankooda. Wasiir Albert Shingiro ayaa waxaa Muqdisho ku soo dhaweeyay dhiggiisa Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo ay yeesheen wadahadallo gaar ah. Labada mas’uul ayaa kulankooda diiradda ku saaray taageerada xagga ammaanka ee Burundi ay siiso Soomaaliya, iyagoo qayb ka ah hawlgalka ATMIS. Wasiir Huruuse ayaa sidoo kale dhiggiisa dalka Burundi uga mahadceliyay kaalinta muhiimka ah ee ay ku leeyihiin howlgalka ATMIS ee Ciidamada Midowga Afrika. Sidoo kale waxaa la filayaa in wafdigan ay la kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, si ay ula yeesheen wadahadallo ku aadan xiriirka labada dal. Sidoo kale waxaa la sheegay in la wadaagi doonaan dhanbaal ay ka sidaan madaxweynaha Burundi Évariste Ndayishimiye, si ay u gaasiiyaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Burundi ayaa ka mid ah waddada dhanka milatariga ka taageera Soomaaliya, waxayna qayn ka yihiin howlgalka ATMIS ee ururka Midowga Afrika. Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka socdo dagaal culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka qayb qaadanayaan waddamada ay ciidamada ka joogaan dalka. The post Wasiirka arrimaha dibadda BURUNDI oo shirar ka wada Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Dagaalka ka dhacaya dalka Sudan ee u dhaxeeya ciidamada Milatariga iyo xoogagga kasoo horjeeda oo asbuucii labaad galay ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay Soomaalida ku dhqan dalkaasi iyo sidoo kale dadka ajaanibta ah, waxaana ay bilaabeen in ay u qaxaan Sudanta Koonfureed si ay uga baxsadaan dagaalka ka holcaya Khartoum. Safriirka Soomaaliya u fadhiya Suudaanta Koofureed, Cabdixakiin Cabdullaahi Camey oo BBC-da la hadalay ayaa sheegay in tiro Soomaali ah oo arday u badan ay soo gaareen magaalada Coast ee dalkaasi, waxaana uu carabka ku dhuftay in sidoo kale ay jiraan kuwa ka tallaabay xudaadda dalka Sudan uu la wadaago Masar iyo Itoobiya. Safiirka ayaa sheegay dhanka kale in gawaari loo diray dadka Soomaalida ah ee ka soo qaxaya Suudan, iyadoo ay arrintaas gacan ka geysanayaan ganacsatada Soomaalida ah ee Suudanta Koofureed. Wuxuu sheegay in lagu talo jiro in diyaarado lagu soo daad gureeyay lana keeno magaalada Juba ee caasimadda dalka Koonfurta Sudan. Hey’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa shalay ku dhawaaqday in ay wadaan dedaallo loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed ee ku go’doonsan Sudan, waxaana Hey’addu sheegtay in muwaadiniinta qaarkood lagu soo celin doono dalka, halka kuwa kalena loo gudbin doono dalalka Masar iyo Itoobiya oo xad wadaag la ah Sudan. Faransiiska, Jarmalka, Talyaaniga iyo Spain ayaa ka mid ah dalalka kale ee iyaguna billaabaysoo daadgureynta muwaadiniintooda maalintii Axaddii.Tartan awoodeed aad xun oo u dhexeeya ciidamada milatariga ahkuwa ciidanka awoodda leh ee gurmadka deg-degga ah ayaa horseeday rabshado dalka oo dhan ah iyo dagaallo. Safaaradda Mareykanka ee Khartoum ayaa hadda xiran, waxaana qoraal la soo dhigay barteeda Twitter-ka lagu sheegay in dowladdu aysan heysan ammaan ku filneyn si guud ahaan muwaadiniinteeda ay dalkaasi uga soo saaraan, waxaana ay sheegtay in ay socdaan dadaallo lagu soo celinayo muwaadiniinta u dhalatay Mareykanka. Dowladda Britain ayaa ku guuleysatay inay diblomaasiyiin dalkaas u dhashat iyo qoysaskooda ka dhoofiyaan Suudan. Wasiirka arrimaha dibadda James Cleverly ayaa sheegay in qaabka lagu daadgureynayo muwaadiniinta UK ee ku haray Sudaan ay tahay mid aad u xaddidan, kuwaas oo eegi doona xaalada ka jira iyo dagaallada. Dagaalka ka dhacaya dalka Sudan ayaa ilaa iyo hadda waxaa lasoo warinayaa in ay ku geeriyoodeen dad ka badan 3500 ruux, halka ay jiraan dhaawacyo ka badan 9000 ruux sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, dagaalka Sudan ee u dhaxeeya ciidanka iyo xoogagga kasoo horjeeda ayaa wali soconaya iyadoo usan jirin xal laga gaaray. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Washington DC (Caasimada Online) – In recent tweets, Rep. Matt Gaetz (R-Fla.) reiterated his calls to remove U.S. troops from Somalia, arguing that the conflict-ridden country does not pose a “vital national security concern.” Gaetz has been advocating for the withdrawal of American soldiers from Somalia, maintaining that their continued presence has proven expensive and largely fruitless. Gaetz highlighted that the U.S. had maintained a military presence in Somalia since 1992. However, the country remains mired in violence and political instability. “Somalia is entrenched in violence and political instability that has persisted for decades, and there seems to be no end in sight,” he wrote. The Florida Republican added that while the United States is responsible for protecting its citizens and defending its interests, Somalia should not be a priority. Gaetz urged the U.S. to focus on issues directly impacting its neighbors and prioritize its needs, stating, “It is time to bring our troops home and let Somalia find its path to stability.” War powers resolution Last month, Gaetz introduced a war powers resolution calling for removing U.S. Armed Forces from Somalia, except those protecting the U.S. Embassy. The resolution mandated that these forces be withdrawn no later than 365 days after its adoption. It has since been referred to the House Committee on Foreign Affairs and must clear the committee before receiving a vote on the House floor. A previous resolution to withdraw U.S. troops from Syria failed, highlighting divisions among members of both parties. Gaetz criticized military leaders for their inability to assess their efficacy, stating, “The American people have extremely low confidence in our military leaders and their ability to assess their efficacy.” He further questioned the justification for occupying Somalia and challenged Congress to explain how continuing the occupation serves the interests of the American people. “If they cannot, it is incumbent upon the Congress to bring our troops home from Somalia,” Gaetz said. Gaetz’s fight for withdrawal Reflecting on the debate surrounding his resolution to withdraw troops from Syria, Gaetz noted that both Republicans and Democrats argued that the 2001 Authorization for the use of Military Force against Afghanistan served as a “global permission slip for every neocon fantasy.” He anticipates similar arguments being made regarding Somalia. By championing the withdrawal of U.S. troops from Somalia, Gaetz aims to shift the focus to domestic concerns and prioritize the well-being of American citizens. As the resolution awaits further action from the House Committee on Foreign Affairs, the debate over the U.S. military’s role in Somalia will continue. The post Gaetz stands firm on US military withdrawal in Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa marba marka ka dambeysa sii xoogeysanaya guuxa siyaasadeed ee ka dhashay mooshinka laga wado xukuumadda DanQaran ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza, kaas oo si weyn looga hadal hayo baraha bulshada. Mooshikan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay diyaarinayaan qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo raba in lagu rido xukuumadda aan sanad jirsan ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza. Sida ay ogaatay Caasimada Online abaabulka mooshinkan ayaa haatan si xawli ah u socda, ayada oo Xildhibaanada hormuudka u ah qorshahaan ay isku dayayaan inay taageero u helaan mooshinkooda. Sidoo kale xildhibaanadaan ayaa xiriir la sameeyay qaar kamid ah saaxiibadooda Baarlamaanka, kuwaasi oo ay ka dalbadeen inay ka qeyb qaatan mooshinka lagu ridayo xukuumadda Xamza, sida ay ogaatay Caasimada Online. Dhanka kale xukuumadda Soomaaliya ayaa dhankeeda ka hadashay arrintan, waxaana si gaar ah jawaab uga bixiyay agaasimaha warfaafinta ee xafiiska ra’iisul wasaaraha. Farxaan Maxamed Jimcaale oo war kooban soo saaray ayaa u jawaabay xildhibaanada wada mooshinka, isaga oo sheegay in dalka uu ku jiro marxalad dagaal, sidaas darteedna aan loo baahneyn in la abuuro xiisad siyaasadeed. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in xukuumadda federaalka ay haatan ku howlan tahay dhammeystirka dastuurka iyo denyn cafinta. “Miyaanay ogeyn in Dowladda iyo Dadkuba dagaal ay ku jiraan — weliba #DanQaran ay u sii dheer tahay Deyn cafinta iyo Dastuurka in la soo afjaro 2023!” ayuu yiri Farxaan Jimcaale. Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka Khadiijo Maxamed Diiriye oo dhankeeda qoraal soo saartay ayaa difaacday xukuumadda, maadaama ay ka tirsan tahay, waxayna sheegtay in dalka ay hormar weyn gaarsiiyeeen ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha. “XJFS EE RW Hamza Abdi Barre & GUUD AHAAN DJFS EE MW Hassan Sheikh Mohamud OO JIDKA MAKKAH-ALMUKARAMA DHAAFTEY MOOSHIN HOWGA BAQINA” ayay qoraalkeeda ku tiri wasiir Khadiijo Diiriye. Si kastaba, Xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza ayaa muddooyinkii dambe wajaheysay dhaliilo xooggan oo la xiriira hab maamulkeeda iyo shaqada loo igmaday, ayada oo dhawaana uu weerar ku qaaday Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. The post Wararkii ugu dambeeyay ee mooshinka R/W Xamza appeared first on Caasimada Online.
-
Wasiirka Arrimaha Dibedda, Horumarinta iyo Iskaashiga ee Burundi Albert Shingiro iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, oo ay uga billaabatay booqasho rasmi ah oo laba maalin ah uu ku joogayo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Shingiro ayaa waxaa magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse , oo ay kulan horudhac ah ay ku yeesheen caasimadda, wasiirka ayaa waxaa sidoo kale uu kulamo la qaadan doonaa madaxda howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay Wasiir Abshir, kulanka labada mas’uul ayay uga wada hadlen taageerada xagga ammaanka ah ee Burundi ay siiso Soomaaliya, iyagoo qayb ka ah hawlgalka ATMIS ee ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Wafdiga wasiirka oo uu ka mid yahay General Silas Ntigurirwa, oo ah la-taliyaha Madaxweynaha Burundi ee dhanka Ciidamada ayaa la filayaa inay la kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo sida la sheegay la wadaagi doona dhanbaal ay ka sidaan madaxweynaha Burundi Évariste Ndayishimiye. Dowladda Burundi ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha ay Soomalaiya ka joogaan ciidamada howlgalka ATMIS ee midowga Afrika, kuwaas oo taageera ciidamada dowladda federalka Soomaaliya, waxaana ay dalka ku sugan yihiin tan iyo sanadkii 2007 uu bilowday howlgalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Waddamada shisheeye ayaa ku hawllan sidii ay muwaadiniintooda uga soo saari lahaayeen dalka Suudaan oo todobaadkii labaad ay ku dagaalamayaan laba garab oo ciidamo ah oo iska soo horjeeda. Dalalka Talyaaniga, Holland iyo Giriiga, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan dadaallo samatabixin ah,halka Jarmalka iyo Faransiiska ay Axaddii ku dhawaaqeen in ay bilaabeen daad gureynta muwaadiniintooda iyo kuwa dalal kale ka yimid. Mareykanka ayaa sheegay in in ay soo daadgureeyeen in ka yar 100 qof oo ka joogay Suudaan.,waxaana dhinaca kale Ra’iisal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Rishi Sunak uu sheegay in ay soo badbaadiyen dublamaasiyiinta Ingiriiska iyo qoysaskooda lagana soo saaray Suudaan. Dagaalka Suudaan oo qarxay 15-kii bishaan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 420 qof iyo dhaawacyo fara badan,halka la tilamaamay in ay jiraan burbur hanta. kooxaha iska soo horjeeda ayaa ku dagaallamaya caasimadda Khartoum,waxaana jira malaayiin qof oo ku xayiran guryaha,kuwaas oo ay la soo derseen biyo iyo cunto yari. PUNTLAND POST The post Dalalka dunida oo muwaadiniintooda ka daad-guraynaya dagaalka Suudaan appeared first on Puntland Post.
-
Macaaradka dalka Kenya ayaa ku dhowaaqay in ay qabanayaan mudaharaadyo looga soo horjeedo dowladda, kaas oo dhici doona labada bisha soo aadan ee May, waxaana uu kusoo aadayaa xilli hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga uu hore u sheegay in bisha Ramadaan kadib ay qaban doonaan bannaanbaxyo kuwa nabadeed ah. Madaxweynaha wadanka Kenya William Ruto ayaa dhowaan mucaaradka ka dalbaday in ay siijaan jaanis si uu u sameeyo isbedel, waxaana uu carabka ku dhuftay in loo baahan yahay in amniga dalka la ilaaliyo, iyadoo dib loo howlgaliyay ciidamada Keydka dalka Kenya, kuwaas oo loogu talogalay in ay xilliyada rabshadaha ka hortagaan. Xoogagga Mucaaradka oo bannaanbaxyo dhigay intii lagu jiray bishii March ee sanadkaan ayaa waxaa uu ahaa mid rabshado watay, kaas oo keenay in ciidanka iyo muharaadayaasha ay isku dhacaan, waxaa la gubay goobo lagu cibaadeysto iyo kuwa waxbarasho, waxaa sidoo kale dab la qabadsiiyay beer uu lahaa madaxweynihii hore. Dibadbaxyada dalka Kenya ayaa ka dhashay diidmada doorashada dalkaas uu ku guuleystay madaxweynaha dalka William Ruto, waxaana natiijadii doorashada ee guddiga madaxabannaan uu ku dhawaaqay qaadagay Raila, taas oo keentay in mucaaradka ay sameeyaan dibadbaxyo ay ku diidan yihiin dowladda, kaas oo lagu balamay 2 May. Kenya ayaa waxaa jira walaac xooggan oo laga muujinayo haddii ay sii socdaan dibadbaxyada ay ku dhawaaqeen mucaaradka, waxaana tan ay noqonaysa markii labaad oo doorasho sidaan oo kale mucaaradku u diidaan, xilli dib usoo doorashadii madaxweyne Kenyatta sidaan oo kale ay u dhaceen dibadbaxyo ay mucaaradku ay ka dhigayeen. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Khartoum (Caasimada Online) – Somali officials confirmed the arrival of 27 Somali nationals, including four women, in Ethiopia after fleeing the conflict in Sudan’s capital, Khartoum. These individuals crossed into Ethiopia through the border town of Metema, according to an official at the Ministry of Foreign Affairs who spoke with VOA Somali. Among those who arrived in Ethiopia was former BBC Somali service journalist Abdisalam Hereri. Hereri was in Khartoum to attend a memorial for the late Somali singer Mohamed Suleiman Tubeec when the fighting erupted. He and other Somalis took advantage of a 24-hour cease-fire, traveling by bus to the southeastern Sudanese city of Al Qadarif before proceeding to the border town of Gallabat. At Gallabat, Hereri reported encountering a “major problem” as some Sudanese border officials demanded a hefty fee for an exit stamp on their documents. After negotiations, the group was charged $50 each. The Sudanese Embassy in Washington did not respond to a request for comment. Upon arriving in the Ethiopian town of Metema, Hereri described a markedly different atmosphere from Sudan. “There was order and respect,” he said, adding that Ethiopian soldiers at the checkpoint expressed sympathy and welcomed the group warmly. More Somalis fleeing The Somali Embassy in Khartoum has confirmed that more Somalis are heading toward the Sudan-Ethiopia border in an attempt to return to Somalia. Over 200 Somalis arrived in Al Qadarif on Saturday, according to Somali Ambassador to Sudan, Mohamed Sheikh Isak. Somali officials are in communication with their Ethiopian counterparts to facilitate the entry of Somalis into Ethiopia. Ambassador Isak explained that while the Somali government is not providing transport, they offer guidance to those fleeing the conflict. He advised women against traveling alone to Al Qadarif and stated that the embassy in Khartoum remains open, preparing travel documents for those wanting to leave. Challenges faced by Somali students Somali students who arrived in Al Qadarif struggle with high living expenses and a lack of remittance services. Abdalle Muse Ibrahim, a Khartoum’s International University of Africa student, said essentials are expensive, and he could not find a remittance office in the town to receive money from his parents in Somalia. Asha Idris Hassan, another student who fled from Khartoum, reported encountering similar difficulties. She mentioned a lack of water, accommodation, money exchange bureaus, and remittance services. Asha Ali Abdi, a mother with a child who also fled from Khartoum, said she was asked to pay $30 a day for a one-bedroom rental with no running water, electricity, or kitchen. The post Somali nationals flee Sudan conflict, reach Ethiopia appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay laga sameeyay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho kaas oo lagu soo qabtay hub iyo dharka tuutaha ee ay xirtaan ciidamada milatariga dowladda Soomaaliya. Howlgalkan oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa waxaa wajigiisa labaad laga sameeyay degmooyinka Hodan iyo Wadajir. Ciidamada ayaa gudaha ugu daatay dhowr xarumood oo ku yaalla halkaasi, kuwaas oo isugu jiro hoteello iyo goobo ay ku caaweeyaan dhalinyarada, xilliyada habeenkii ah. Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo howlgalka kadib la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay in ciidamadu ay kasoo qabteen mid kamid ah hoteellada ay galeen saddex qoray iyo dharka tuutaha ee ay xirtaan milatariga, kuwaas oo uu tilmaamay inay ku wareejiyeen hay’adaha amniga. “Meelihii aan tegnay meel kamid ah oo magaceeda la yiraahdo Saba waxaa lagu qabtay dareeska ciidamada milatariga oo ka kooban 45 joog iyo saddex qoray oo AK47 ah, waxaana ku wareejinay taliska qaybta guud ee booliska gobolka Banaadir,” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in ciidamada ammaanka ay gudaha u galeen xarun kale oo ay ku sugnaayeen dhalinyaro isugu jiro wiilal iyo gabdho, isla-markaana lagu sameynayay waxyaallo ka baxsan anshaxa, sidoo kalena lagu isticmaalayay maandooriye. Yabooh oo hadalkiisa sii wata ayaa tilmaamay in howlgalladu ay sii socon doonaan, isla-markaana ujeedka uu yahay la dagaalanka maandooriyaha iyo dhaqan xumada. “Waxaa sidoo kale kamid ah meelaha aan tegnay Boosh oo dhalinyaro fara badan oo waqti xilli dambe ah halkaas oo nalalka ay u dansan yihiin aan ku aragnay, marka waxaan rabnaa howlgalkan isaga ah muddo inuu sii socdo” ayuu hadalkiisa raaciyay guddoomiye Yabooh. Howlgalkan ayaa waxaa wajigiisa koowaad habeen hore laga sameeyay xeebta Liido, kadib markii uu duqa Muqdisho gudaha u galay kalaabyo ku yaalla halkaasi, kadibna uu xiray. The post DAAWO: Hub iyo tuutaha militariga oo lagu qabtay hoteel ku yaalla Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - Burundi's Minister of Foreign Affairs and Development Cooperation, Albert Shingiro, arrived in Mogadishu on Monday for a two-day visit. Source: Hiiraan Online
-
Mucaaradka dalka Kenya ayaa dibad-baxyo ka dhanka ah dowladda dib u billaabi doona 2-da May, sida ay wakaaladda wararka AFP ka soo xigatay afhayeenka hoggaamiyaha mucaaradka. ” Waxaan dibad-baxyada dib u billaabi doonnaa 2-da May, Waxay dibad-baxyada ka billaaban doonaan Nairobi” ayuu yiri Dennis Onyango oo ah afhayeenka Raila Odinga. Dibad-baxyada ayaa la hakiyey ku dhowaad saddex toddobaad kadib markii dowladda Kenya ku baaqday in la bilaabo wada-hadal. Odinga ayaa hoggaaminayey dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda, isaga oo ku dooday in lagu shubtay doorashadii madaxweynaha ee bishii August. PUNTLAND POST The post Mucaaradka Kenya oo mar kale ku baaqay dibad-baxyo ka dhan ah dowladda appeared first on Puntland Post.
-
London (HOL) - British long-distance running legend Sir Mo Farah concluded his London Marathon career with a ninth-place finish in the elite men's race. Farah, who transitioned to full-time marathon running in 2018, has had an illustrious career, including winning the inaugural London Big Half Marathon and setting a new European record at the Chicago Marathon the same year. Source: Hiiraan Online
-
The first group of Somali nationals who fled the conflict in the Sudanese capital, Khartoum have arrived in Ethiopia, Somali officials said. Source: Hiiraan Online
-
The military campaign led by the Somali government against the terrorist Al-Shabaab movement, since August 2022, has resulted in the largest gains for Mogadishu since mid-2010, as government forces, backed by clan militias and the US army, succeeded in expelling the movement’s fighters from large parts of central Somalia. Source: Hiiraan Online
-
EASTERN UGANDA: For years, Ugandan farmer Iga Jamir has relied on a thousand-litre water tank placed on top of an anthill to irrigate his crops. Source: Hiiraan Online
-
Sirta Qaxoontiyadii Waqooyi ee 1980-naadkii XASUUS: Suuqii Doqon-Ma-Waaye ee Hargeisa. (Q.1aad) Markii uu xoogaystey halgankii SNM 1980-Naadkii ee jabhaddaas xaq u dirirka ah ay naafaysay ciidamadii ku teedsanaa xuduudaha goboladii waqooyi la wadaagayeen Itoobiya, ee xalkasta oo uu Siyaad Barre isku deyey uu fashilmay ayaa ay timi in lagu fikiro shaqadii gaalkii FIRCOON. Markii la loodin waayey jabhaddii SNM ee ay habeen iyo maalinba geleleftay ciidamadii Siyaad Barre ayaa duqaaddii u joogtey taliskaas gobolka waqooyi kula taliyeen in la isir dooriyo dadka asalka u leh dhulkan ee taageersanaa halgankaas. Sida ku xusan warbixinta taariikhiga ah ee A Government at War with its people (An Africa Watch Report January 1990), waxaa ku xusan sheekooyin xanuun badan oo ku saabsan sida dawladdaasi isugu dayday iney dhulka ISAAQA ugu beerto dad kasoo jeeda gobolka Soomaalida Itoobiya ka akhri (Refugee from the Ogaden p.30) Bogga 30-naad waxaad ka helaysaa in Siyaad Barre go,aansadey inuu deegaan kaga dhigo beelaha Ogaadeen, Geri, Warwaro iyo xataa Oromo oo dejiyo gobolkii waqooyi dhul badan oo ka mid ah sida…. La Soco…. Shacbaan Ahmed shacbaana59@gmail.com Qaran News
-
Addis ababa (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Axaddii sheegay in dowladdiisa ay wada hadal la furtay jabhadda Oromada ah ee OLA, oo ka dagaalanta gobolka Oromada, oo ah gobolka ugu weyn uguna dadka badan dalkaas. “Wada xaajoodka Oneg Shene, ayaa maalin ka dib ka bilaabmi doona dalka Tansaaniya,” ayuu yiri Mr Abiy, isagoo magac kale u adeegsaday OLA. Wuxuu yiri “Dowladda iyo shacabka Itoobiya waxay aad ugu baahan yihiin geeddi-socodkan wada-xaajoodka,” isagoo raaciyay, “Waxaan ka dalbanayaa dhammaan kooxaha inay qaybtooda ka qaataan wada hadalkan.” Abiy ayaa sidaas ku sheegay khudbad uu ugu dabbaaldegayay heshiiskii nabadeed, ee ay dowladdiisu la gashay Jabhadda Tigray (TPLF) bishii November ee sanadkii hore, si loo soo afjaro dagaalka Tigray-ga. Ma jiro wax tafaasiil ah oo intaas dhaafsiisan, oo uu ka bixiyay qaabka ay u dhacayaan wada-hadallada iyo dhexdhexaadiyeyaasha. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ka dalbaday dhammaan dhinacyada inay “xasuusnaadaan inaanan waxba laga faa’iideynin dagaal”. Bayaan ay soo saareen isniintii OLA, ayaa lagu xaqiijiyay wada hadalka, iyagoo sheegay inuu yahay “tallaabo muhiim ah oo wanaagsan oo loo qaaday sidii nabad waarta loogga dhalin lahaa gobolka”. Waxa ay sheegtay in dowladdu ay aqbashay shuruudaheeda wada xaajoodka nabadeed, oo ay ku jiraan in lagu daro “dhexdhexaadiyeyaal ka socda dhinac saddexaad”. Ururka OLA iyo dowladda federaalka Itoobiya, ayaa midba midka kale ku eedeeyay weeraro dhowr ah oo ka dhacay gobolka Oromada. Kooxdan fallaagada ah, ee sheegta in ay u dagaallamayaan xuquuqda qowmiyadda Oromada, ayaa dowladda federaalku u aqoonsatay urur argagixiso bishii May 2021-kii. Khilaafka u dhaxeeya OLA iyo dowlada Federaalka, ayaa ah mid ka duwan dagaaladii Tigray-ga, balse OLA ayaa isbahaysi la samaysatay kooxda TPLF 2021-kii. The post Itoobiya oo ku dhawaaqday go’aan la xiriira jabhadda Oromada appeared first on Caasimada Online.
