-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed kasoo saartay xaaladda adag ee Puntland ayaa faro-gelisay muranka hareeyay doorashada maamulkaasi oo ay isku hayaan xukuumadda madaxweyne Saciid Deni iyo ururada kale ee siyaasadda. Bayaankan kooban ayaa waxa si wadajir ah usoo saaray dalal ay kamid yihiin, Mareykanka, UK, Switzerland, Sweden, Danmark, Norway, Germany iyo weliba Midowga Yurub. Beesha Caalamka ayaa shaaca ka qaaday inay si dhow ula socoto doorashada Puntland, oo haatan isku rogtay gacan ka hadal, kadib dagaal habeenkii Talaadada ka dhacay Garoowe. Qoraalka ayaa sidoo kale xusay in Beesha Caalamka ay aad uga walaacsan tahay rabshadaha kasoo cusboonaaday Garoowe ee ka dhashay doorashada golaha geeaanka. “Saaxiibada caalamiga ah, waxay si dhow ula socdaan hanaanka dimuqraadiyeynta ee Puntland, waxayna aad uga walaacsan yihiin rabshadihii dhawaan ka dhacay ee la xiriira doorashada golaha deegaanka ee soo socota,” ayaa lagu yiri qoraalka beesha caalamka. Sidoo kale Beesha Caalamka ayaa farriin culus u dirtay dhinacyada isku haya siyaasadda Puntland, oo ay ugu baaqday in miiska wada-hadalka lagu xaliyo xiisadda ka dhalatay doorashooyinka. “Rabshadduhu xal maaha, waxaanu ku boorinaynaa wada-hadal dhexmara daneeyayaasha (saamileyda siyaasadda Puntland) si loo xaliyo khilaafaadka.” ayuu sii raaciyay qoraalka. Dhowaan ayay ahayd markii Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku mideysan yiihiin xubnahaha mucaraadka ay hortimid doorashooyinka golaha deegaanka ee Puntland, kadib shirweyne xasaasi ah oo ay ku yeesheen Garoowe, kaas oo ay kasoo saareen bayaan culus. Sidoo kale siyaasiyiinta ayaa shaaca ka qaaday in qaabka loo wado doorashada ay horseedayso xasilooni darro, ayaga oo dhaliil xoogan u jeediyay hoggaanka Puntland. “Shirku wuxuu ugu baaqayaa xukuumadda Puntland in ay joojiso doorashooyinka aan heshiiska lagu ahayn oo sababi kara xasilooni darro iyo qalalaase” ayaa lagu yiri bayaanka. Si kastaba, Puntland ayaa haatan wajaheysa xaalad siyaasadeed oo ah tii ugu darneyd, taas oo ka dhalatay doorashada iyo khilaaf kale oo kala dhexeeyo dowladda federaalka Soomaaliya. The post Beesha caalamka oo soo faro-gelisay muranka doorashada Puntland appeared first on Caasimada Online.
-
Dooxa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan magaalada Dooxa ee caasimada dalka Qatar ayaa kulan gaar ah la yeeshay saraakiil iyo saraakiil ku xigeenno tababar ku qaadanayo waddankaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeediyay saraakiishan dhalinyarada ah ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, sida dagaalka Al-Shabaab, doorka ATMIS iyo ammaanka guud. Sidoo kale madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya aysan heynin askar la’aan balse ay tahay saraakiil la’aan. “Dhibaatada Soomaaliya heysta maanta Askari ma’ahan ee waa Sarkaal la’aan,” ayuu yiri khudbaddiisa ku yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa kale oo uu madaxweynuhu la wadaagay saraakiisha ay Soomaaliya u tababareyso Qatar, warbixin ku aadan xaaladda dalka iyo guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab, isaga oo sidoo kale sheegay in dhalinyaradaan looga baahan yahay inay hormuud u noqdaan howlgallada xoreynta ah ee haatan ka socda koonurta iyo bartamaha Soomaaliya. Dhanka kale, waxa uu hoosta ka xariiqay in Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay qaadeen tallaabo aad loogu baahnaa, isla-markaana ay qabteen wax ay 15 sano qaban weysan AMISOM oo hadda loo yaqaano ATMIS, taas oo muddo fog ka howlgaleysa dalka. “AMISOM oo haysata Taangiyaal, Beebayaal, Madaafiic iyo waxl waliba, 15 sano way noo sameen waayeen waxa ay innoo sameeyeen Ciidanka xogga dalka muddada yar,” ayuu yiri. Madaxweynaha dowladda federaalka oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in Soomaaliya aysan cid kale wax u qaban karin, isla-markaana ay iyadu kaliya dhisan karto dowladdeeda, sidaas daraadeedna loo baahanyahay in la’is kaashado guud ahaan dadka Soomaaliyeed. “Dalkeenna isaga oo dowlad leh oo dhisan annagaa duminnay, hadda in aan dhisno oo dowlad u yeelno annaga uu naga sugayaa, gaashaanbuur NETO haddii ay timaado dowlad nooma dhisi karto. 33 dawladood Ciidankooda ayaa Soomaaliya yimaaday dhawr sano ka dib way isaga baxeen.” ayuu mar kale khudbaddiisa ku yiri madaxweynaha Soomaaliya. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan Soomaaliya ay dagaal adag kula jirto kooxda Al-Shabaab, kaas oo ay guullo waa weyn kasoo hoyeen ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee haatan loo yaqaano Macawiisleyda. The post Xasan Sheekh: ATMIS wax ay noo qaban weysay, ayay qabteen ciidanka xoogga appeared first on Caasimada Online.
-
In the past three days, numerous events have unfolded, which, if they persist, could lead to unfavorable outcomes. On May 15, 2023, the Puntland Political Forum, consisting of politicians from within and outside the country, issued a statement urging the President of Puntland, Said Abdulahi Deni, to engage in negotiations to discuss the election process. The group warned the President and his team that they would be held responsible for any consequences arising from an election process that did not have the consensus of all stakeholders. Within an hour, it was reported that two militias of the Puntland forces clashed near the airport, when one group attempted to prevent the other from transporting election equipment. The Attorney General issued arrest warrants for four politicians suspected of instigating the conflict. One of these politicians, Hassan Shire Abdi, was interviewed at a restaurant in Garowe. He claimed that the President of Puntland instigated the previous day’s fighting. Hassan Shire Abdi argued that the Attorney General lacked the authority to make arrests, citing the rejection on two occasions of the Attorney General’s appointment in parliament. Furthermore, Abdi alleged that the Attorney General shared the same clan affiliation as the President, suggesting that President Deni is consolidating power among his clan members and blindly loyal supporters. With each group currently blaming the other, Puntlanders will not get the desired outcome they expect. The average person simply wants a clear and understandable election process based on the principle of one person, one vote. They want to know who they are voting for and what those individuals stand for. The crucial issue to address is the election process itself. Discussing matters other than a one person, one vote election will not lead to any solutions. Similarly, any government official advocating for a resolution through force also contributes to the problem, the same way that any politician who prioritizes personal interests over the interests of the Puntland state is also a part of the issue. The election process lacks a predetermined timeline understood and agreed upon by all parties. When the election process was restarted in the middle of last year, there was insufficient time for it to be completed, understood, and discussed by all stakeholders. The registration process had not even commenced, except in the initial three districts. Due to this time constraint, the government prepared a schedule that appeared rushed to the general populace. For instance, voter registration in the city of Bosaso took place in January of this year, and the registration team was present for only a few weeks. Approximately 80,000 people were reported to have registered during that period. However, it is important to remember that the population of the city is over 1.5 million. When asked about how it was possible to conclude the voter registration within a few weeks and a year before the actual presidential election, a member of the registration team explained that there were insufficient resources for the government to extend their stay in the city any longer. The team and their equipment had to travel to the next town. This raised questions about how the government, unable to manage voter registration in two to three districts simultaneously, would be able to conduct actual voting from Bosaso to Kalkacyo in one day. The answer remains to be seen, but it is unlikely to be a simple one. Reportedly, the youth hired for voter registration were not paid, and some of them refused to return to the post when they were asked to give out the voting cards. Six out of ten of the youth originally hired for the voter registration returned to work knowing that they would not get paid. The youth was told that international community which promised to finance the election asked Puntland to cover the cost and will be paid later. It was also reported one third of the voting cards were not distributed because registered voters returned to their rural areas without waiting to pick up their voting cards. Some of those who are registered to vote are not even familiar with the qualifications or experience of the candidates. According to the election procedure, voters vote for a party, not a candidate. If a party obtains enough votes for two seats, those seats will be given to the first two people on the party list. If certain people thought they were voting for the third ranked person on the party list but the party did not win three seats, those voters would be disappointed because they failed to understand how the system worked. Parties’ campaign opportunities were not fair, and many are still wondering why the parties agreed to participate in an election clearly not based on a level playing field. For example, the president, his vice president, the chairman of the parliament, most of the ministers and the parliamentarians belong to the Kaah party. During the voter registration, the government staff were with the voter registration team campaigning for their party while using the government resources. The cars they were driving, the guards who were with them and the gas they used for their vehicles were all government resources. Only two parties – Kaah and Mideye – were able to campaign in Galkacyo stadium because only those two parties had access to the government resources. All other campaigns, those without access to resources, were not able to campaign successfully. It is like one person competing against another person who has been given a two-mile head start in a five-mile race. Of course, the chance of the person starting two miles behind the competition has zero chance of winning, unless a miracle happens. It is time for President Deni to consider all of the above and come to the negotiation table, where agreement can be reached on a process which all stakeholders find fair. The president should realize that Puntland is moving away from the election process it has relied on for the last 24 years, and that before the election takes place, another process must be implemented based on one person, one vote. If the president proceeds with the current type of election with all its constraints, President Deni is the one responsible for any negative consequences. The president should explain to all stakeholders – to people in general –what policies he has in mind for putting into practice regarding the election. It is not fair to wait until council elections are concluded before outlining the government’s next steps. All opposition parties should come together to negotiate on the election process. The only time one person can gain the moral high ground required to rule is if there is an agreement on the election process. Without such agreement, it is like someone dictating to all the others, and this will eventually lead to disaster. By: Mohamed Abdiqafar Haji Hussein Mohabdhus@gmail.com Atlanta, Georgia, USA The post Puntland at a Crossroads: Urgent Calls for Negotiation appeared first on Puntland Post.
-
MELBOURNE, Australia (HOL) - Col. Osman Mohamed Jeelle, a former mayor of Mogadishu and notable member of Somalia's Supreme Revolutionary Council, died Thursday in Melbourne, Australia. Born in 1938 near Afgoye Badi-Adde, a village in the Jalalaqsi District of Hiiraan Region, Col. Osman had a long career that began with a scholarship from the Egyptian Government and ended in a lifetime of public service. Source: Hiiraan Online
-
Baidoa (HOL) - Somali military court in Baidoa executed two men by firing squad in Baidoa on Thursday morning. Source: Hiiraan Online
-
Maxkamadda ciidamada qalab sida ayaa Saakay waxaa ay xukun dil ah ku fulisay laba ruux, kuwaas oo hore dil uga geystay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ragga dilka lagu fuliyay ayaa waxaa lagu kala magaacaabaa Aadam Cali Cabdi oo horey u dilay Marxuum Macalin Daahir Cabdullahi Mukhtar iyo Maxamed Geedow Nuurow oo Isna dilay Marxuum Jamaal Abdikariin Maadey. Maxkamadda ciidamada ayaa dhowr jeer sidaan oo kale waxaa ay dil toogasho ah ugu fulisay eedeysaneyaal hore dilal ugu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed, xilli ay jiraan kuwa kale oo dil ku xuman oo Qisaas sugayaal ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
PRESS RELEASE Amini raises 2 million dollars to solve environmental data scarcity for Africa The African native deep tech company launches its climate data infrastructure platform Access Multimedia Content NAIROBI, Kenya, May 18, 2023/ — Amini, Corp., an early-stage company focused on solving Africa’s environmental data gap through artificial intelligence and satellite technology, has raised $2M in pre-seed funding in an oversubscribed round led by Pale Blue Dot, a leading European Climate Tech fund. Other investors include Superorganism, RaliCap, W3i, Emurgo Kepple Ventures and a network of angel investors from the global technology community. Africa, home to 65% of the world’s uncultivated fertile land and 30% of its mineral resources, accounts for only 3% of the global GDP. One reason for this disparity is lack of reliable and trustworthy data which has held back Africa’s development for decades by hampering business decisions and capital allocation as well as making it difficult to measure the impact of climate change. Within the first six months of operation, the company has developed a robust data aggregation and analytics platform capable of collecting, unifying, and processing satellite data, weather data, and other types of data down to a square meter. The platform provides access to valuable environmental data analytics, including drought, flood, soil and crop health. This data can be processed to forecast crop yields for millions of smallholder farmers in mere seconds, as well as measuring the impact of natural disasters across the region. Amini was designed to address Africa’s data scarcity, facilitate capital investment, promote climate resilience, and accelerate economic development opportunities in the region. Amini has found its first customers in the agricultural insurance sector, using the platform’s granular, verifiable, and actionable data for enhancing farmers’ resilience through parametric agricultural insurance coverage. With a focus on regenerative agriculture, this collaboration aims to support both African farmers and global food chains. While the company initially focused on the insurance industry, they are now experiencing rapid expansion into supply chain monitoring, specifically at the “last mile,” or the initial stages of the global supply chain. This expansion holds significant importance for multinational companies seeking precise measurements of their carbon footprint and the ability to report on their environmental impact. This need is further emphasized by upcoming global regulations, such as the SEC Climate Disclosure rules and the European Green Deal. These regulations mandate companies importing commodities like coffee, cocoa, timber, and palm oil to have comprehensive knowledge of their supply chain and its impact on deforestation and degradation down to the finest details at the last mile. Heidi Lindvall, General Partner, Pale Blue Dot, said: “The scarcity of high-quality environmental data of Africa is a concern as it prevents others from building important climate solutions such as for example improving farmer insurance, monitoring climate risk or supply chains. When meeting the team behind Amini we were blown away by their ambition and expertise and we believe they are best positioned to fill the environmental data gap of Africa” The team possesses a strong track record of using deep technologies to tackle challenges specific to Africa, showcasing a unique blend of talent and expertise. Kate Kallot, the founder and CEO of Amini, boasts over a decade of leadership experience in driving global innovation in artificial intelligence and machine learning at renowned technology companies like Intel, Arm, and NVIDIA. Kallot has spearheaded initiatives focused on leveraging artificial intelligence and social impact to benefit the African continent, such as the United AI Alliance, which aims to bridge the AI compute gap and enhance data capabilities in emerging markets. Joining Kallot on the executive team are Mwenda Mugendi, Muthoni Karubiu, and Eshani Kaushal. Together, they bring a wealth of experience in machine learning, data science, geospatial analysis, and fintech, gained from leading organizations such as Microsoft, NASA and MTN. The Amini team is deeply committed to making a positive impact, in Africa and beyond. Kate Kallot, CEO and Founder of Amini, said: “We are building the single source of truth for environmental data across Africa. Data has the potential of transforming livelihoods by enabling everything from climate resilience to sustainable value chains. Should Amini reach its full potential and solve this problem, we are setting up Africa for tremendous transformation and development over the next decade. It’s a long way to get there but the early customer success and interest from global enterprises, governments and international organizations is showing us that we’re on the right track. ” Amini has also become the first African company accepted onto the highly selective Seraphim Space Accelerator programme, which scouts from the top 2% of global early-stage space companies. Distributed by APO Group on behalf of Amini. Media Contact: Chadi Assoualma chadi@amini.ai SOURCE Amini Qaran News
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka oo haatan ka socda dhanka bari ee duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Sool. Dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisa ka socdo aagga deegaanka Maraaga oo hoos yimaada magaalada Laascaanood oo ay muddo ku dirirayaan labada dhinac. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu maanta uu ka dhashay kadib weerar ay ciidanka Somaliland kusoo qaadeen fariisinm ay leeyihiin kuwa ASC-Khaatumo, waxaana kadib sidaas ku qarxay dagaalka oo illaa haatan ka socda bariga magaalada Laascaanood. Milatariga Somaliland ee duulaanka soo qaaday ayaa iska caabin adag kala kulmay ciidamada deegaanka ee SSC ee haatan ku sugan jiidda hore ee dagaalka Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana lasoo warinayaa inay labada dhinac is weydaarsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan. Sidoo kale madaafiic xoogan ayaa ku hoobaneysa aagga lagu dagaalamayo, taas oo uga sii dareysa xaaladda adag ee ka taagan halkaasi. Qaar kamid ah dadka deegaanka oo aan la xiriirnay ayaa sidoo kale innoo sheegay in dagaalka uu saameyn ku yeeshay, isla-markaana maqlayaan daryanka hubka culus. Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay labada dhinac ee ku diriraya halkaasi. Si kastaba, muddooyinkii u dambeeyay xaaladda Laascaanood ayaa ahayd mid deggan, inkastoo mas’uuliyiinta labada dhinac ay hanjabaadyo isku marinayeen warbaahinta. The post Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka socda duleedka Laascaanood appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen wareeggii koowaad ee doorashada, iyo xitaa sida ay dib ugu kasban lahaayeen dadka u codeeyay xisbiyadda kale. Waxa uu sheegay in uu xaliyay mashaakilka dalkiisa oo uu wax weyn ka bedelay mudada uu xukunka hayay, isaga oo xusay waxa keliya ee ay bedeli waayeen inay yihiin mucaaradka. “Waxaan rumeysnahay in doorashadan ay keeni doonto isbedelka aynu sugeynay sanadaha badan,” ayuu yiri Erdogan. Wareega labaad ee doorashada madaxweynenimo ee Turkeyga ayaa loo balansan yahay 28ka bishan. Xisbiga Erdogan oo aqlabiyad ka heysta kuraasta baarlamaanka ayaa ku guuldareystay inay helaan wax ka badan konton boqolkiiba cododka doorashada madaxweyne ee axadii. Madaxweyne Erdogan ayaa helay 49 boqolkiiba halka musharaxa isbaheysiga mucaaradka Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 44 boqolkiiba tirada guud ee cododka. Wareega labaad ee doorashada ayaa dhici doonta 28 May. Source
-
Ficiltanka rag u dhexeeya, daan-daansiga, kooxaysiga, ciidammo beeleedyada iyo jifo-jifaynta shacabka reer Puntland, rag waxay ka tahay damac iyo isku dayis awoodo siyaasadeed laakiin shacabka reer Puntland waxay u tahay dib u dhac hor leh iyo damiir-xumo haddii ayba ka badbaadaan khataraha kale ee ka dhalan kara! Waxa ay tahay in loo fiirsado lagana foojignaado waa ficillada ragga iyo kooxaha uu galo damaca inay hoggaamiye ka noqdaan Puntland ama ciddii horay awoodda siyaasadda u dhadhamisay una macaansatay! Waa in hal-hayska shacabka reer Puntland, yar iyo weynba noqdo: ‘YAAN NA LOOGA DARIN’, ‘TARTANKA KUBBADDA DAMACA SIYAASADEED IYO DOONISTA AWOODEED DAAWADAYAAL UMA NIHIN’! Waa in dib loo milicsado meeshii hayaanka laga soo qaaday iyo deegaannada Puntland siday ahaayeen burburkii Soomaaliya markuu dhacay. Ammaanka, xasilloonida iyo horumarka la haysto iyo hididiilada iyo hanka maanta ku jira shacabka reer Puntland waa wax lagu diirsado, laguna faano ayna tahay in la wada ilaashado oo lagu mintido. Iyadoo waxaas oo dhammi jiraan, haddana waxaa hubaal ah in loo baahanyahay in habdhaqankii siyaasadeed ee Puntland lagu soo xukumayay laguna soo caano maalay oo habka qabiilka ku salaysnaa wax laga beddelo lagana gudbo. Soomaalida ayaa ku maahmaahda ‘Bartiis yaqaan, bari uma kororto’. Laakiin waa inaysan haddana xaaladdu noqon ‘Kud ka guur oo qanjo u guur’. Waa run in wax kasta oo horumar lagu gaarayo ay tahay in la isku dayo oo meel uun laga bilaabo iyada oo dhibaatooyin iyo caqabado adag lagala kulmi karo. Waxaa dhab ah in shacabka reer Puntland maanta rabaan in qaabkii hore ee siyaasadda lagu soo waday 24 sano laga gudbo iyada oo waxa looga gudbayo loo dhanyahay, laga wada tashado, la isla garto, shacabka qaybihiisa kala duwanna laga qayb-galinayo. Wada shaqeyn, wacyi-gelin iyo waxbarashana fahamka iyo rabitaanku ku yimaaddo. Taasina waxay lagama maarmaan u tahay in doorashooyinka iyo habka looga qayb-qaadanayo lagu kalsoonaado, laguna aammin-qabo si taageero buuxda shacabka looga helo. Waxaa intaas oo dhan ugu horreysa hoggaanka siyaasadeed ee jira iyo hoggaanka dhaqanka oo shacabkooda u muujiya mas’uulnimo iyo hoggaamin xigmad iyo caqli ku fadhida. Waa u mideysnaanta waxa danta shacabkooda ay tahay inay ‘U ADEEGAAN’ ay ku jirto iyaga oo kala aragti duwanaan kara, dan shakhsina laga eegin. Waa wada hadal iyo wada xaajood dhexdooda ah oo joogteysan si ay tusaale ugu noqdaan midnimada iyo wada shaqaynta dadka ay hoggaanka u hayaan. Sida aynnu wada ognahay, waxaa hadda la galay xilligii Puntland ay ka curan jirtay raadinta awood siyaasadeed, xukun doonis iyo ninkii madaxweyne ka noqon lahaa 5 sano oo soo socda!. Waa xilligii ay noqon jirtay ‘meel gurigayga iiga rooni ma jirto’ kaddib marka lagu soo hungoobo siyaasad Federaal, jago laga hayay soo dhammaato, markii isku day in wax laga helaba aan lagu hamiyi karin amaba dal iyo dibadba looga yimaaddo in Puntland wax laga noqdo. Waxaa xaqiiq ah inaan ummadi hoggaan iyo kala dabayn la’aan jiri karin, horumarna gaari karin, ha ahaado mid hab dhaqan ku yimaadda ama mid hab siyaasadeed ku soo baxa. Laakiin su’aasha mudan in la is-weydiiyo waxaa weeye: Sidee baynnu ku heli karnaa isbeddelka keeni kara hormarka iyo waxqabadka dhinac kasta bulshada reer Puntland maanta u oomantahay? Jawaabta oo gaabani waxaa weeye: In sidii wax lagu soo waday 24-kii sano ee la soo dhaaafay cashar laga barto waxna laga beddelo! Waa nidaamka ku fadhiya xisaabta yar ee ardayda dugsiga hoose ka jawaabi karaan! Isbeddelka la rabaa waa inuu keeno waxqabad dhab ah, isla xisaabtan siyaasadeed iyo horumar ku wajahan xagga caafimaadka, waxbarashada, sii adkaynta ammaanka, shaqo u abuurista dhallinyarada, xoojinta, tayaynta iyo xirfadeynta hay’adaha dawliga ah iyo kan maamulka heer degmooyin iyo kan maamul goboleedba. Filasofiyiin ayaa yiri “kuwii aan taariikhda wax ka baran, waxaa haysata nasiib-darro ah inay ku celiyaan wixii la rabay inay cashar ka bartaan”. Haddaba, miyaysan shacabka reer Puntland weli dareemin in dalka iyo dadku hal shakhsi ama koox dan-wadaag ah ahayn? Miyaanse weli la dareemin in hogaamiyihii yimaaddaaba uu habdhaqanka, fikirka, wacyiga iyo garashada dadweynuhu heerka ay gaarsiisantahay ku shaqeeyo? Soomaali baa horey ugu maahmaahday “Geed walbaa mirahiisa buu dhalaa”. Sidoo kale, sidee isbeddel wax ku ool ahi ku imanayo haddii bulshadu mid qabiilka iyo qabyaaladda rabta tahay?, haddii caddaalad darro iyo hufnaan la’aanta siyaasadeed nolosha ka mid noqdeen?, haddii madaxweynaha, xildhibaannada, wasiirrada iyo mas’uuliyiinta kaleba cid la xisaabtanta iyo nidaam lagula xisaabtamaaba jirin? Waxaan ku soo gabagabaynayaa qoraalkan in shacabka reer Puntland dareemaan gaar ahaan dhallinyaradu in awoodda xukun ee hadda lagu hardamayo iyo waxa ka soo bixi doonaa ay yihiin waxa saameyn waarta ku yeelan doona jiritaankooda, noloshooda iyo mustaqbalka ay yeelan doonaan sida uu noqon doono. Qore: Ruqiyo Aw-Maxamed Faarax The post Waxaa la yiri: Carruurtu ciyaar, ciyaar bay mulaca dabada uga gooyaan laakiin isaga waa u qurgooyo! appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa booqday xero lagu tababarayo Saraakiil iyo Saraakiil xigeenno ka tirsan xoogga dalka, kuwaas oo muddo ku tababaranayay dalkaasi. Madaxweynaha ayaa ciidanka la wadaagay ciidanka rajada laga qabo in ciidankaan ay hormuud ka noqdaan dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka xoogga dalka, isaga oo kaga mahadceliyey dowladda Qatar doorkan kuu aaddan dib u dhiska Ciidamada Cirka, Barriga iyo Badda. Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha sida aadka u dhow u taageera dowladda Soomaaliya, xilli ay jiraan Mashaariic dhanka hormarineed oo Qatar ay ka fulisay Soomaaliya, sida labada wado ee Balcad iyo Afgooyo iyo mashaariic kale oo ay fulisay. Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa safar laba maalin ah waxaa uu ku joogaa dalka Qatar, kadib markii uu casuumaad ka helay amiirka dalkaasi, waxaan kulan ay wada qaateen looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aadan xoojinta iyo iskaashiga labada dal ee amina iyo dhaqaalaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Dagaal xooggan ayaa saaka dib uga qarxay jihooyin kala duwan oo kamid ah furimaha Laascaanood. Ciidamada Somaliland iyo xoogaga difaaca shacabka ee SSC-khaatumo ayuu dagaalka u dhexeeya welina ma cadda khasaaraha ka dhashay. Dhammaan furimaha la isku horfadhiyo ee Laascaanood ayuu dagaalka ka socda waxaana ugu xooggan jihada bari sida ay wararka xaqiijiyaan. Furinta dhanka Tuulo Samakaab ayaa waxa sidoo kale laga soo sheegayaa in hadda dagaal ka socdo inkastoo aan faahfaahin sugan laga hayn. PUNTLAND POST The post Dagaal xooggan oo dib uga qarxay furimaha kala duwan ee Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Wasaaradda Warfaafinta Dolwad-goboleedka Puntland ayaa korontadii laga jartay kadib markii ay iska bixin waysay kharashka lagu yeeshay muddo dhawr bilood ah, sida ay inoo xaqiijiyeen illo wareedyo muhiim ah. Wasaaraddan oo markii horeba deganeyd guri kiro ayaa waxay tahli kari weysay inay iska bixiso kharashka korontada ee lagu yeeshay dhowrkii billood u dambeeyay, taasi oo keentay in gebi ahaanba ay shaqadii wasaaradda u istaagto koronto la’aan kadib markii shirkada korontada ay ka jaratay. Waxaa la xasuusta in wasaaraddan uu Saciid Deni horey ugu dhagax dhigay dhisme ay yeelaneyso wasaaradda warfaafinta Puntland, taasi oo illaa hadda la isweydiinayo halka uu ku dambeeyay. Arrintan oo fadeexad horleh ku ah maamulka uu hoggaamiyo Saciid Deni, ayaa waxay imaneysa xilli ay billooyin uga harsan yihiin muddo xileedkiisa, islamarkaana uu maamulkaas ka taagan tahay xiisad xooggan oo ka dhalatay arrimaha doorashooyinka Puntland. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa muddooyinkii dambe loo jeedinayay dhaliilo culus oo la xiriira inuu ka gaabiyay bixinta mushaaraadka iyo kharaashadka kale ee muhiimka ah, ayada oo weli shaqaalaha rayidka ah ee Puntland iyo ciidamada amniga ay ka cabanayaan mushahaar la’aan joogto ah. Xukuumadda uu hoggaamiyo Deni ayaa dhaqaalihii u badna u weecisay hanaanka doorashooyinka lagu muransan yahay iyo meel-marinta qorshayaasha la xiriira damaca Saciid Deni ee dib u furista dastuurka iyo muddo kororsiga. Isku soo wada duubo, Muranka siyaasadeed ee ka taagan Garoowe ayaa habeen hore isku rogay gacan ka hadal, ayada oo isku fara saareen ciidamo galbinayay agabka doorashada goleyaasha deegaanka iyo ciidamo taageersan siyaasiyiinta mucaaradka Puntland, kaasi oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana sidoo kale uu sababay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah. Dagaalkaas ayaa yimid saacado uun kaddib markii siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ay soo saareen bayaan ka dhan ah doorashada, kuna dhaliileen madaxweyne Saciid Deni. Madasha Siyaasadda Puntland ayaa shaaca ka qaaday in qaabka loo wado doorashada ay horseedayso xasilooni darro, ayaga oo dhaliil xoogan u jeediyay hoggaanka Puntland. Si kastaba, doorashada goleyaasha deegaanka ee dowlad goboleedka Puntland oo qof iyo cod ayaa loo ballansan yahay 25 ka bishaan May ee 2023-ka, waxaase sii xoogeysanaya khilaafka ka dhashay doorashadan oo hadda sababay dagaal u dhexeeyo labada dhinac. The post Wasaarad Puntland ka mid ah oo korontada laga jartay appeared first on Caasimada Online.
-
Baidoa – Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia. Source: Hiiraan Online
-
“A closed mouth is gold” is the Somali proverb that Hanan’s mother told her while she grew up in the face of racist bullies. But, the young Muslim girl can’t stay silent any longer when her friend is murdered and every Muslim is to blame. She has to fight to find her voice in the face of discrimination. Source: Hiiraan Online
-
Montana Governor Greg Gianforte on Wednesday signed legislation to ban Chinese-owned TikTok from operating in the state to protect residents from alleged intelligence gathering by China, making it the first U.S. state to ban the popular short video app. Source: Hiiraan Online
-
UNITED NATIONS (Xinhua) -- The world body is in need of funds to cope with the recent floods in Ethiopia that have caused significant displacement of people and damage in the country's south and east, said the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) on Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Garowe (HOL) - Authorities in the Somali state of Puntland have ordered the arrest of four political figures, including former Finance Minister Hassan Shire Abgaal, over their alleged involvement in a violent clash in Garowe this week. The fatal incident left two army soldiers dead and has heightened existing political tensions in the region. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa shaaciyay in hay’adda Duulista Hawada ee Soomaaliyeed ay tahay tan ugu kabashada iyo horumarka ballaaran ee hay’addaha dowladda. Ra’iisul Wasaare Xamza oo shalay ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka dhaqan-gelinta ayaa arrintaan ka sheegay, isaga oo ku amaanay howl-wadeenada hay’adda dadaalka ay galiyeen. “Hay’addan duulista hawada Soomaaliyeed ahmiyadda ay Qaranka ugu fadhido wan ognahay gaar ahaan dhaqaalaha, waxay si xoog leh uga qeyb qaadata dhaqaalaha oo meel weyna kaga taalla Qarankan, aan runtiina uga mahad-celinayno dadaalka ay galeen iyo wax soo saarkooda,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in wax lagu farxo ay tahay in maanta aan gaarno heer aan diyaar u nahay in aan tartano, “hay’addaan inay tartano oo asaageed la tartanto waa guul.” Mudane Xamza ayaa waxa kale xusay horumarrada kala duwan ee uu dalkeennu sameynayo ay laf-dhabar u tahay hay’adda duulista rayidka ah oo isku xirta dunida iyo Soomaaliya, islamarkaana tan iyo burburkii maanta ay gaadhay heer ay la sinnaato hay’adaha dhiggeeda ah ee caalamka. “Waa guul weyn oo usoo hooyatay umadda Soomaaliyeed,” ayuu ra’iisul wasaaraha ku tilmaamay heerka ay maanta soo gaartay hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed. Si kastaba, Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxay sanadihii dambe sameynaysay horumaro kala duwan, ayada horraantii sanadkaan ay hawada Soomaaliya heshay aqoonsi caalami ah oo aad u sareeya tan iyo burburkii dalka. The post Waa tee hay’adda ugu kabashada iyo horumarka ballaaran ee hay’adaha DF? appeared first on Caasimada Online.
