-
Content Count
211,254 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somalia's government Saturday sent stern warnings to businesses and individuals that pay extortion money to al-Shabab, saying the full force of the law would be brought against traders and individuals who pay the al-Qaida ally. Source: Hiiraan Online
-
A summit of African leaders to address the crisis in the Democratic Republic of Congo (DRC) has directed army chiefs to meet within five days and “provide technical direction on an immediate and unconditional ceasefire”. Source: Hiiraan Online
-
Cutubyo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa la wareegay amniga dhismaha guriga hooyooyinka oo muddooyinki la soo dhaafay uu ka taagnaa muran u dhexeeya ururka haweenka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda arrimaha qoyska iyo xaquuqul Insaanka xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in ciidankan oo wata gaadiidka gaashaamani ay saaka aroortii isku gadaameen dhismaha guriga hooyooyinka, ayagoo gudaha u galay inta badan xafiisyada dhismahaas ku yaalla. Wararka qaar ayaa sheegaya in dhawr dumar ah oo ka tirsan ururka haweenka ay xireen ciidamadu, lamana oga ujeedka tillaabadan, balse marun xooggan oo u dhexeeya Wasaaradda qoyska iyo xaquuqul iyo ururka haweenka ayaa muddooyinkii ka dambe ka taagnaa dhismahan muhiimka ah ee xarumaha badani ay ku yaallaan. Source: goobjoog.com
-
Gaza (Caasimada Online) – Isra’il ayaa Sabtidi shalay sii deysay ku dhawaad 200 oo qof oo Falastiiniyiin ah kuwaas oo ku jiray xabsiyada Isra’il, saacado kaddib marki ay Xamaas shalay subaxdi fasaxday saddex ka mid ah la heystayaasha reer Isra’il. Hey’adda Laanqeerta Cas ee caalamiga ah ayaa Isra’il kasoo wareejisay 183 Falastiiniyiin ah. Isra’il waxay sheegtay in 18 ka mid ah dadkaasi ay ku xakunnaayeen xabsi daa’in halka 54 kalana ay ku dhaceen xakunno muddo dheer. Qaarkood ayaa sida la xaqiijiyay xirnaa wax ka badan 200 sannadood. Degmada Beytuuniya ee dhinaca Daanta Galbeed, dad badan ayaa isugu soo baxay si ay u salaamaan maxaabiista iyaga oo lulalay calanka Falastiin kuna qeylinayay erayo ay ku taageerayaan Xamaas. Bisha Cas waxay sheegtay in 7 ka mid ah maxaabiista Falastiiniyiinta ee ay Isra’il deysay ay xaaladdooda caafimaad liidatay, isla markaana loola cararay isbitaalka. 111 ka mid ah Falastiiniyiinta la soo daayay ayaa kasoo jeeday Gaza, lagana qabtay halkaasi wixi ka danbeeyay kaddib weerarki 7-badi October ee sannadki 2023-ki. Maxkamad la’aan ayay xirnaayeen, waxana si diirran loogu soo dhaweeyay koofurta Gaza. Dhanka Xamaas, waxay shalay sii daayeen saddex nin oo Isra’iliyiin ah oo ka mid ahaa la heystayaasha ku xirnaa Gaza. Waxay aheyd marki shanaad oo ay labada dhinac is weydaarteen maxaabiis iyo la heystayaal tan iyo marki uu dhacay wajiga koowaad ee heshiiska xabbad joojinta ee ay dhex dhexaadiyeen, Mareykanka, Masar iyo Qatar.
-
Wargeyska Politico ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa kaa soo xigtay Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau, in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uusan ku kaftamaynin qabashada Canada ee ay arrintaasi dhab ka tahay. Justin Trudeau waxa uu sheegay in soo Trump uu ku dhiiraday in uu la wareego Canada oo uu ka dhigo gobolka 51-aad ee Mareykanka, sababtoo ah waxa uu rabaa in uu qaato macdanta muhiimka ah ee dalkaas sida uu hadalka u dhigay. “Mr Trump waxa uu maskaxda ku hayaa in sida ugu fudud ee loo samayn karo ay tahay in la qaato dalkeenna, waana arrin dhab ah,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Justin Trudeau. Donald Trump ayaa bishii la soo dhaafay sheegay in Canada ay la gudboontahay inay noqato gobolka 51-aad ee dalkaasi Mareykanka, waxayna arrintaasi dhalisay Caro xooggan iyo hadal-hayn la yaab leh. Source: goobjoog.com
-
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa dowladda iyo dadka Soomaliyeed ku maamuusay, si weynna uga mahadceliyay taageeradoodii wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii 6-dii Febraayo ee sanadkii 2023 ka dhacay dalkaas. Munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii labaad ee ka soo wareegtay dhulgariirkaas oo lagu qabtay Gobolka Adiyaman ee dalkaasi Turkiga, ayaa Madaxweyne Erdogan wuxuu u mahadceliyay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay inay mar walba garab taagan yihiin Jamhuuriyadda Turkiga. Madaxweynaha ayaa salaan u diray Madaxweynaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed, Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga Cabdirixiin Maxamuud ayaana Madaxweynaha ka guddoomay biladda Xasuusta ee gurmadkii Soomaaliya, isagoo uga mahadceliyey taageerada iyo garab istaaggeeda. Source: goobjoog.com
-
GAROWE, Somalia – Officials in Somalia’s semi-autonomous Puntland region have indicated their willingness to accept Palestinian refugees from Gaza following remarks by US President Donald Trump, who suggested “clearing Gaza” and relocating its residents to other countries. On Friday, President Trump claimed that Gaza would be handed over to the United States by Israel, elaborating on his controversial plan for an American administration of the war-stricken region, which includes the permanent resettlement of Palestinians. This contentious proposal marks a significant shift from longstanding US foreign policy in the Middle East, potentially altering decades of diplomatic approaches to the region. When questioned about the plan on Friday, President Trump told reporters that Gaza “will be given to us by Israel” and asserted that his proposal to assume control over the Gaza Strip, currently governed by Hamas, has “been “very well received.” Israeli and US officials are reportedly exploring Morocco, along with Somalia’s two autonomous regions—Puntland and Somaliland—as potential destinations for relocating Gazans. According to Channel 12 News on Wednesday, the White House considers Morocco, Puntland, and Somaliland as part of the relocation plan. Puntland’s response Speaking to The Telegraph, Yacqub Mohamed Abdalla, Puntland’s Deputy Information Minister, stated that the region would welcome Gazan refugees if they came of their own free will. “First, I can tell you that Puntland is in the Horn of Africa, and Palestine is in the Middle East. There is no reason for a person to be evicted from his country and taken to another country when that person has not chosen to move,” Abdalla said. However, he added, “That [free movement] is not a problem… We will welcome them then, and it is by international law.” In a separate statement posted on Facebook, Abdullahi Mohamed Jama, a former spokesperson for the Puntland government, argued that accepting Palestinians would benefit the region and garner international support. Jama emphasized the shared Islamic faith between Gazans and Puntland residents, suggesting that the refugees would contribute to the “modernization and development” of the state. He referenced the approximately 10,000 refugees who fled the war in Yemen and brought “technical expertise” upon their arrival in Puntland. “It is best to take advantage of the unplanned opportunities that sometimes arise,” Jama added, claiming that hosting Gazans would elevate Puntland’s standing in the world and bring “security and economic development” in return. Controversial Israeli proposal The comments from Puntland officials come amid reports that some Israeli officials have been exploring options for the “voluntary migration” of Palestinians from Gaza. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu reportedly told a meeting of his Likud party last year: “Our problem is [finding] countries that are willing to absorb Gazans, and we are working on it.” The US State Department, under the Biden administration, has condemned statements advocating for the resettlement of Gazans outside the territory, calling them “inflammatory and irresponsible.” Reports have also surfaced that Israel investigated the possibility of relocating Palestinians to the Democratic Republic of Congo. On Thursday, Israeli Foreign Minister Israel Katz stated that Norway, Spain, and Ireland had a “legal duty” to take in any resident of Gaza after the countries recognized a Palestinian state. Puntland, Somalia, and Israel Puntland, a region in northeastern Somalia, declared itself an autonomous state in 1998. It has a complex relationship with the Federal Government of Somalia in Mogadishu. In March 2023, Puntland withdrew its recognition of the federal government following a dispute over constitutional amendments, particularly the transition to direct, one-person-one-vote elections. Somalia, located in the Horn of Africa, has experienced decades of conflict and instability, including the rise of the jihadist group Al-Shabaab. The country is considered a fragile state, facing significant challenges in terms of security, governance, and humanitarian needs. Will Brown, an Africa expert at the European Council on Foreign Relations, described the prospect of sending hundreds of thousands of Gazans to Somalia as “absurd.” “Somalia is a failed state plagued by jihadist violence. The idea of dumping highly traumatized people there is shocking,” Brown said. The Gaza Strip, a Palestinian territory bordering Israel and Egypt, has been under a blockade imposed by Israel and Egypt since 2007 when the Islamist group Hamas took control. This blockade severely restricts the movement of people and goods in and out of Gaza, contributing to a dire humanitarian situation. Any discussion of relocating Gazans raises significant ethical and legal concerns. International law, including the principle of non-refoulement, prohibits the forced return of refugees or asylum seekers to a place where they face persecution or serious harm. The suggestion of mass displacement also echoes the historical displacement of Palestinians during the 1948 Arab-Israeli War and the Six-Day War in 1967, a highly sensitive issue known as the Nakba (“catastrophe”) in Arabic.
-
Safiir Camey maanta loogama fadhiyin inuu soo jeediyo dood ku saabsan caasimad. Laascanood (Faallo) — Cabdixaakiim Cabdullahi Xaaji Cumar Camey, Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Koonfur Afrika, marna ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Puntland wuxuu ku dooday in Muqdisho aysan u qalmin inay sii ahaato caasimad. Sababaha uu cuskaday waa sababo magaaalo kasta loo adeegsan karo si loogu doodo inaysan u qalmin inay caasimad noqoto! Ma jirto magaalo aysan beel u badnayn. Eedeyn ayuu u soo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu ku tilmaamay inuu Mqudsho u arko “goofkiisa”. Madaxwenayaal kale ayaa ka horeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh aan marnaba lagu eedeynin inay Muqdisho u arkayeen “goof.” Farqi weyn ayaa u dhexeeya dhaliisha loo soo jeedinayo maamul iyo dhaliil beel loo soo jeedinayo. Camey ujeeddo turxaan-bixin siyaasadeed ma laha. Siyaasad ahaan waxa Soomaaliya ka qaldan waa wax naga wada qaldan. Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa ku heshiiyay hab federaal sababay in dastuurka ay ku qoran yihiin qodobbo awoodo iska hor imanaya siinaya dowladda federaalka iyo maamul federaaleedyada. Nasiibdarro, maamulka Somaliland ayaa ka faa’iidaystay dastuurka oo helay (1) hab si gaar ah wax logu siiyo (special arrangement) iyo (2) kaddibna heshiis is fahan badda ah 2024kii la galay Itoobiya. Waxa maanta in laga hadlo ku habboon waa habka federaalka oo awood aan lala xisaabtami karin geliyay gacanta dowladda federaalka oo ku tiirsan ciidammo nabad-ilaalin ah. Bil kasta 60 milyan doollar ayaa ku baxa ciidanka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ka socda waayo Soomaaliya kama ilaalin karto dunida halista argagixisada ku sugan qeybo ka mid ah dalka. Waa sababta Soomaaliya loogu maamulo Cutubka 7 (Chapter 7) ee Cahdida Qaramada Midoobay. Waa cutub loo cuskado dal halis ku ah nabadda dunida. 30 sano ka hor Safiir Camey adeerkiis ayaa Wasiir ka noqday “dowladdii Salballaar” ee Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid. Camey maanta loogama fadhiyin inuu soo jeediyo dood ku saabsan caasimad, Soomaaliya oo dhibaatooyin waaweyn ay haystaan. W.Q: Siciid M. Sheekh Cali Fikradda faalladani soo gudbinayso waxay gaar u tahay qoraha. The post Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta appeared first on Puntland Post.
-
Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa bilado gaar ah ku sharfay Dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan dalal kale oo Turkiga ka taageeray wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhul-gariirkii 6-dii Febraayo, 2023. Maamuuskan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirada Arrimaha Gudaha, Deegaanka, Magaalooyinka iyo Isbadalka Cimilada. Munaasabad lagu xusay sanad guuradii labaad ee ka soo wareegtay dhulgariirka ayaa lagu qabtay Gobolka Adiyaman, Madaxweynaha Turkiga ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay Dowladda Soomaaliya. Recep Tayyip Erdogan ayaa xusay in Jamhuuriyadda Turkiga ay mar walba shacabka Soomaaliyeed garab taagan tahay, si lamid ah sida ay u soo garab istaageen markii uu haleelay dhul gariirkii dadka badan galaaftay. Madaxweynaha Turkiga ayaa salaan u diray Madaxweynaha iyo shacabka Soomaaliyeed. Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Turkiga Cabdiraxmaan Maxamuud ayaa Madaxweynaha Turkiga ka guddoomay biladda xasuusta, isagoo uga mahadceliyey taageerada iyo garab istaagga Dowladda Soomaaliya ay la garab taagan tahay dalkiisa. Erdogan ayaa dowladaha lagu casuumay uga mahad celiyey garab istaagooda, sidoo kale kulankaan ayaa lagu gorfeeyey sidii looga hortagi lahaa dhibaatadii ka dhalatay isbadalka Cimiladda. Hoos ka daawo
-
Puntland State President Said Abdullahi Deni was made aware of the quote spun by The Daily Telegraph to damage Somalia’s reputation. Garowe (PP News Desk) – The Daily Telegraph, a London daily, interviewed an unsuspecting Puntland Information Vice Minister, Yacob Mohamed Abdalla, who told the newspaper that Puntland “would be happy to host Gazan refugees, as long as they come voluntarily.” President Donald Trump suggested that Palestinians in Gaza could be relocated to safer places in Arab countries. Israeli officials proposed that Somalia — particularly Puntland and Somaliland — could host Palestinian refugees as part of a new plan by Israel to annex Gaza. This follows more than a year of bombardment of Gaza by Israel defence forces. The Daily Telegraph story on the plan to forcibly displace Palestinians in Gaza. The Puntland State Government did not authorise the Vice Minister to grant an interview to The Daily Telegraph. “It is not about welcoming Palestinian refugees to any part of Somalia, as Trump and Israeli politicians have proposed in different ways. It is about the forced displacement of Palestinians in Gaza, who have suffered famine, bombardment and detention,” said a senior Puntland State government official, who spoke on condition of anonymity. © Puntland Post, 2025 The post Puntland To Deny Endorsing Gaza Refugee Relocation Plan appeared first on Puntland Post.
-
WASHINGTON, D.C. — A U.S. airstrike in Somalia last week killed a senior ISIS leader believed to have played a pivotal role in recruiting operatives for attacks in Western countries, according to the Daily Mail. Ahmed Maeleminine, identified as a top ISIS official overseeing recruitment, financing, and international operations, was the primary target of the operation. U.S. intelligence agencies had been tracking him for an extended period due to his involvement in training militants to carry out deadly attacks abroad. “This individual recruited terrorists from around the world, trained them to kill innocent civilians, and dispatched them to Western countries to conduct jihadist attacks,” said Sebastian Gorka, a senior counterterrorism director in the Trump administration. Intense deliberations The airstrike, conducted in Puntland, Somalia, followed 36 hours of high-level deliberations within the White House. Former President Donald Trump, who announced the operation on Truth Social, claimed the strike neutralized a significant threat to the U.S. and its allies. “These murderous terrorists, hiding in caves, posed a grave danger to America and our allies,” Trump stated. “Our airstrikes obliterated their hideouts, eliminating numerous militants without causing harm to innocent civilians.” The decision to authorize the strike reportedly followed detailed intelligence briefings with Gorka and National Security Advisor Mike Waltz, who presented the case to Trump in the Oval Office. “We provided the President with intelligence on Maeleminine’s hideouts in northern Somalia and the severe threat he posed,” Gorka explained. “President Trump immediately authorized the operation with his signature Sharpie pen.” Execution of the operation On Saturday morning, around 9:50 a.m., 16 U.S. F-18 fighter jets launched precision airstrikes targeting multiple sites in the Cal-Miskaad region of Puntland. The aircraft, identified as Super Hornets, reportedly took off from the USS Harry S. Truman stationed in the Red Sea. Eyewitnesses reported seeing massive plumes of smoke following at least seven consecutive explosions. General Adan Abdi Hashi, commander of the Puntland Darawish Forces, told VOA that the strikes targeted nearly 10 locations, primarily caves believed to house foreign militants. “We believe numerous fighters were killed in these airstrikes,” Hashi said. The operation marks the first U.S.-authorized airstrike since Trump’s return to office in January 2025. Gorka criticized the Biden administration’s counterterrorism approach, alleging a lack of decisive action against emerging threats. “While the Biden administration allowed terrorist groups to regroup in Afghanistan and Syria, President Trump’s leadership has reasserted America’s commitment to dismantling jihadist networks,” Gorka claimed. ISIS has sought new strongholds since losing its territorial base in Iraq and Syria. The group’s Somali affiliate has grown in prominence, with reports suggesting that its leader, Abdulqadir Mumin, may have assumed broader leadership within the global ISIS movement. The Somali government welcomed the U.S. airstrike, describing it as a “significant step” in the fight against terrorism. “We commend the decisive efforts led by the United States in combating terrorism,” said a spokesperson for Somalia’s federal government. “Together, we will continue to dismantle terrorist networks and build a future free from extremism.”
-
Dowladda Masar ayaa si adag u cambaaraysay wax ay ku tilmaamtay hadallada mas’uuliyad darrada ah ee ka soo yeeraya dhinaca maamulka Israa’iil, kuwaas oo ay sheegtay inay dhaawacayaan Axdiga Qaramada Midoobay. War qoraal ah oo ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibedda dalka Masar ayaa lagu yiri “Waxaan si adag u cambaaraynaynaa hadallada qayrul-masuulnimo iyo gebi ahaanba diidmada ah ee ay soo saareen dhinaca Israa’iil, kuwaas oo kicinaya dawladda walaalaha ah ee Sucuudiga, isla markaana dalbanaya in dawladda Falastiin laga dhiso dhulka Sucuudiga, taas oo xadgudub toos ah ku ah madax-bannaanida Sucuudiga, ahna xad-gudubka bareerka ah oo ka dhan ah xeerarka caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay” War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu yiri “waxaanu carrabka ku adkeynaynaa in ammaanka Boqortooyada Sucuudigu iyo ixtiraamka madax-bannaanideeda ay tahay qad cas”. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa dhowaan sheegay in haddii Sucuudigu uu doonayo in la helo dowlad falastiiniyiintu leeyihiin uu dhulkiisa qeyb kamid ah siiyo, ka dibna qaran uga dhiso. Source: goobjoog.com
-
Washington (Caasimada Online) – Wargeyska Daily Mail ee UK ayaa shaaca ka qaaday in duqeyntii cirka ee toddobaadkii hore ka dhacday Soomaaliya lagu dilay hoggaamiye sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish, kaasoo la rumeysan yahay inuu mas’uul ka ahaa qorista argagixiso loogu talagalay fulinta weeraro ka dhaca dalalka Galbeedka. Ninka la beegsaday ayaa magaciisa lagu sheegay Ahmed Maeleminine, oo ah sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa qorista dagaalyahannada, maalgelinta, iyo hoggaaminta howlgallada dibadda. “Ninkani wuxuu qortay argagixiso ka kala yimid caalamka daafihiisa, wuxuuna u tababaray si ay u dilaan dad aan waxba galabsan, kadibna wuxuu dib ugu celiyay dalalka reer Galbeedka si ay halkaas uga fuliyaan weeraro Jihaadi ah oo ka dhaca in ka badan hal waddan,” wxaaa sidaas yiri Sebastian Gorka, oo ah agaasimaha sare ee la-dagaallanka argagaxisada ee maamulka Trump. Sanadihii u dambeeyay, laanta Daacish ee Soomaaliya ayaa yeelatay awood sii kordheysa, iyadoo lacago u kala diraysa caalamka, isla markaana qorsheyneysa weeraro heer caalami ah. Gorka ayaa xusay in Ahmed Maeleminine si weyn looga dhex aqoonsanaa hay’adaha sirdoonka ee Mareykanka. Wuxuu intaa ku daray: “Sida uu Madaxweyne Trump ku sheegay qoraalkiisii caanka noqday ee ku saabsanaa howlgalkan, ciidamadeennu waxay muddo dheer daba joogeen oo kormeerayeen Ahmed Maeleminine, laakiin maamulka Biden ayaa si joogto ah uga caga jiiday inuu qaado tallaabo kasta oo ka dhan ah maskaxdan argagixiso.” Faahfaahinta howlgalkan waxaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday Madaxweyne Trump Sabtidii la soo dhaafay, isaga oo soo dhigay muuqaal muujinaya duqeynta ka dhacday Soomaaliya. Trump ayaa bartiisa Truth Social ku qoray: “Argagixisadan dilaaga ah, oo aan ku ogaanay inay ku dhuumanayaan godad, ayaa khatar ku ahayd Mareykanka iyo xulafadeenna.” “Duqeymaha cirka ayaa burburiyay godadka ay ku gabaadsanayeen, waxaana lagu dilay argagixiso badan, iyadoo aan waxyeello loo geysan shacab aan waxba galabsan.” 36 oo dadaal culus ah Howlgalkani wuxuu yimid ka dib 36 saacadood oo dadaal culus ah oo ka socday Aqalka Cad, iyadoo saraakiishu ay marka hore u ololeynayeen oggolaanshaha duqeynta, kadibna ay si dhow ula socdeen natiijooyinka ka dhalanaya. Gorka iyo La-taliyaha Amniga Qaranka Mike Waltz ayaa Khamiistii lka horeysay Sabtida weerarka uu dhacay hortagay Madaxweyne Trump, iyaga oo la wadaagay warbixin sirdoon oo ku saabsan howlgalka, taasoo ka dhacday Xafiiska Oval-ka. Gorka ayaa yiri: “Waxaan madaxweynaha siinay warbixin ku saabsan halista xooggan ee uu Ahmed Maeleminine xambaarsanaa iyo godadka uu ku dhuumanayay ee waqooyiga Soomaaliya, iyo waliba xaqiiqda ah in Aqalka Cad ee Biden uu diiday inuu wax ka qabto.” “Madaxweynuhu isla markiiba wuxuu oggolaaday fulinta howlgalka, isaga oo ku saxiixay qalinkiisa caanka ah ee madow ee Sharpie.” Amarka fulinta howlgalka ayaa loo gudbiyay taliska ciidamada, waxaana “ciidamada ugu awoodda badan caalamka ugu dambeyntii loo fasaxay si ay mar kale u gutaan waajibaadkooda,” ayuu hadalka ku daray Gorka. Kooxda Gorka iyo Waltz ayaa Sabtidii subax isugu yimid xarunta dhexe si ay ula socdaan dhaq-dhaqaaqyada duqeynta. Abbaaro 9:50 subaxnimo, 16 diyaaradood oo dagaal oo nooca F-18 ah ayaa duqeeyay godadka ku yaallay gobolka Puntland ee Soomaaliya. Saraakiisha ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Super Hornets ay ka soo duuleen markabka dagaal ee Harry S. Truman, oo ku sugnaa Badda Cas. Dad goob joogayaal ah ayaa soo warinaya inay arkeen olol cirka isku shareeray oo ka dhashay ugu yaraan toddobo qarax oo is xig-xigay. Generaal Adan Cabdi Xaashi, oo ah taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland, ayaa u sheegay VOA: “Duqeymaha ayaa lagu beegsaday ku dhawaad 10 goobood oo ku yaalla deegaannada Cal-Miskaad, inta badan goobaha la beegsaday waxay ahaayeen godad, waxaana aaminsannahay in dagaalyahanno badan ay ku dhinteen duqeymahaas.” Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa howlgallo militari ka billaabay aagga dhamaadkii sannadkii hore si ay maleeshiyaadka, kuwaasoo u badan ajaanib, uga saaraan buuraleyda. Duqeyntii Sabtidii ayaa noqotay tii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Trump amar ku bixiyo tan iyo markii loo dhaariyay xilka taliyaha guud markii labaad. Kordhinta beegsiga argagixisada Gorka ayaa hadalkiisa ku soo xiray: “Iyadoo maamulka Biden uu si fudud Afghanistan ugu wareejiyay kooxaha argagixisada, iyo burburkii ka dhacay Dimishiq, waxaan aragnay dib u soo laba-kacleyn ku yimid dhaq-dhaqaaqyada Jihaad-doonka caalamiga ah, gaar ahaan qaaradda Afrika.” “Jilayaasha sharka wada ee doonaya inay na waxyeelleeyaan ayaa loo oggolaaday inay dib u habeyn ku sameystaan safafkooda, isla markaana ay ballaariyaan howlahooda, haa, waqooyiga Soomaaliya wuxuu noqday saldhig cusub oo ay Daacish ku xoogeysato.” “Xaaladdaas oo idil ayaa is-beddeshay 12:01 saac ee January 2025 markii Madaxweyne Trump uu mar kale noqday Taliyahayaga Guud, Mareykankuna hadda wuu soo laabtay.” Daacish waxay si weyn u raadisay goobo cusub oo ay ku gabaadsato tan iyo markii ay lumisay gacan ku haynta dhulkeedii saldhigga u ahaa ee Ciraaq iyo Suuriya. Laanta Daacish ee Soomaaliya ayaa qaadatay doorka ugu weyn ee ururka, iyadoo warar la helayo ay sheegayaan in hoggaamiyahaheeda Cabdulqaadir Muumin uu la wareegay hoggaanka guud ee dhaq-dhaqaaqa Daacish. Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay duqeyntan, iyadoo ku tilmaantay “tallaabo muhiim ah” oo loo qaaday dagaalka ka dhanka ah argagaxisada. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay: “Waxaan soo dhoweyneynaa dadaallada go’aanka adag ku saleysan ee Mareykanku hoggaaminayo ee lagula dagaallamayo argagaxisada.” “Si wadajir ah, waxaan sii wadi doonnaa burburinta shabakadaha argagixisada … waxaanna dhiseynaa mustaqbal argagaxisada xor ka ah.”
-
Garsoore Federaal Ah Oo Xayiray Xafiiska Dawladda Ee Elon Musk (Doge) Inuu Helo Xogta Maaliyadeed Ee Malaayiin Maraykan Ah Garsoore federaal ah ayaa ka joojiyey Xafiiska Hufnaanta Dawladda (Doge) ee uu hogaamiyo Elon Musk, isku deygoodii ahaa helitaanka xogta maaliyadeed ee malaayiin qof oo Maraykan ah oo ku jira kaydka Wasaaradda Maaliyadda, sida ku cad dukumentiyada maxkamadda. Garsooraha Maxkamadda Degmada ee Mareykanka, Paul A. Engelmayer, ayaa Sabtidii soo saaray amar horudhac ah oo ka hortagaya helitaanka xogtaas, isagoo amray Musk iyo kooxdiisa in ay isla markiiba burburiyaan nuqul kasta oo ay hayaan. Go’aankan ayaa yimid kadib markii 19 Xeer-ilaaliye Guud oo gobollada Mareykanka ka kala socda ay dacwad ka gudbiyeen maamulka Trump, kadib markii Doge, oo ah barnaamij lagu dhimayo qarashka dawladda oo uu hogaaminayo Musk, loo ogolaaday inuu helo xogta maaliyadeed. Xeer-ilaaliyeyaashu waxay ku doodeen in helitaanka xogtan ay jebinayso sharciga federaalka, maadaama Musk uu yahay “shaqaale gaar ah”, halka Doge-na aysan ahayn waax rasmi ah oo ka tirsan dowladda. Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Aqalka Cad, Madaxweyne Donald Trump, ama Musk laftiisa. Xeer-ilaaliyeyaasha gobollada oo ah kuwa Dimuqraadi ah, ayaa Jimcihii dacwad ka gudbiyay Trump, Wasaaradda Maaliyadda, iyo Xoghayaha Maaliyadda Scott Bessent. Amarka maxkamadda ee Engelmayer oo la sii daayay aroornimadii Sabtida ayaa lagu sheegay in gobolladu ay la kulmi doonaan “dhibaato aan laga soo kaban karin” haddii aan si degdeg ah wax looga qaban. “Arrintaas waxay sabab u tahay khatarta sare ee xog sir ah oo la faafin karo, iyo halista sii kordheysa ee ah in nidaamyada xog-ururinta ay noqdaan kuwo si fudud loo jabsan karo,” ayaa lagu yidhi amarka maxkamadda. Amarka ayaa xaddidaya Trump iyo mas’uuliyiinta kale inaysan siin karin xogta Wasaaradda Maaliyadda shaqaale gaar ah, magcaabis siyaasadeed, ama shaqaale kale oo ka baxsan wasaaradda. Waxaa kale oo maxkamaddu amartay in qof kasta oo horey u helay xogta la mamnuucay uu isla markiiba burburiyo nuqul kasta oo uu haysto. Xayiraaddan waxay sii jiri doontaa ilaa dhegaysiga maxkamadda ee xiga oo la qaban doono 14-ka Febraayo. Musk, oo ah bilyaneer dhinaca tiknoolajiyadda ah, ayaa door weyn ku lahaa isbeddelada waaweyn ee ka dhacay dowladda Maraykanka intii uu Trump hayay xafiiskiisa muddo xileedkiisan labaad, iyadoo Doge uu horseeday dhimista miisaaniyadda hay’adda USAID, oo ka shaqeysa bixinta gargaar malaayiin doollar ah oo caalami ah. Source
-
Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa garab istaag muujiyay Ciidamda Puntland ee dagaalka kula jira Kooxaha Argagixiso ah isaga oo dhanka kale xukuumada Somaliland baaqa u diray “Waxaan taageero iyo garab istaag u muujinayaa ciidamada dowladda Puntland ee buuraha Calmiskaat dagaalka kula jira argagixisada caalamiga ah ee Daacish. Argagixisadu arxan iyo ehel toonna ma gasho, inama kala jecla oo iyagu waxay inoo arkaan cadow, iyagana waa in aynu u aqoonsanaa cadow. Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxaan u soo jeedinayaa in ay muujiso taxaddar dheeraad ah si aan firxadka argagixisadu gabbaad uga dhigan buuraha silsiladda Gollis iyo dhulka xadka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waayo balaayo madax la qabto ayay leedahay ee minjo la qabto maleh. Waqtigan adag, qof walba oo Soomaali ah waxa waajib ku ah in uu taageero walaalaha Puntland, kuwaas oo ku jira jihaad xaq ah oo ay ku difaacayaan diinteenna suubban, sidoo kalena ku ilaalinayaan sharafka dalkooda iyo dadkooda” Xildhibaan Maxamed Abiib Source
-
Trump ayaa saxiixay amar cunaqabateyn ah oo ka dhan ah maxkamadda dambiyada caalamiga ah Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Khamiistii saxiixay amar fulin ah oo cunaqabateyn ku soo rogaya maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC. Maxkamadda ayaa la kulantay diidmo ka timid Mareykanka iyo Israa’iil bishii November ka dib markii ay soo saartay amar lagu soo xirayo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkiisii hore ee gaashaandhigga Yoav Gallant, iyagoo ku eedeeyay inay galeen dambiyo dagaal iyo dembiyo ka dhan ah bini’aadantinimada markii ay fuliyeen dagaalka Israa’iil ee Gaza. Cunaqabataynta ayaa ku lug leh xayiraad dhaqaale iyo mamnuucida fiisaha ee shakhsiyaadka iyo xubnaha qoyskooda ee caawiya baaritaanada ICC ee kuwan sare. Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah ee ICC (International Criminal Court) waxaa la aasaasay 1-dii Luulyo 2002, kadib markii uu dhaqan galay Heshiiska Rome Statute, oo la ansixiyey 17-kii Luulyo 1998. ICC waa maxkamad caalami ah oo loo xilsaaray baarista iyo xukunta dambiyada waaweyn sida xasuuqa (genocide), dambiyada ka dhanka ah bini’aadamnimada, dambiyada dagaalka, iyo dambiyada gardarrada ah ee lagula kaco nabadda (crime of aggression). Waxaa fadhigeedu ku yaal magaalada The Hague, Netherlands. Maraykanku qayb kama ahayn dalalkii si buuxda u ansixiyey Heshiiska Rome Statute ee lagu aasaasay Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah (ICC). Dowladda Maraykanku waxay saxiixday heshiiskan 31-dii Diseembar 2000, xilligii uu madaxweyne ka ahaa Maraykanka Bill Clinton, laakiin ma aysan ansixin baarlamaanka (Senate), taasoo ka dhigan in Maraykanku uusan si rasmi ah uga mid noqonin dalalka xubnaha ka ah ICC. Sanadkii 2002, xilligii uu madaxweyne ka noqday George W. Bush, Maraykanku si rasmi ah ayuu uga laabtay saxiixa heshiiska, isagoo sheegay in uusan dooneyn in muwaadiniintiisa, gaar ahaan askarta iyo hoggaanka militariga, lagu xukumo maxkamadda ICC. Dalalka waa weyn ee Caalamka ayaa si xooggan u cambaareeyey go’aankii Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump, uu xayiraadaha dhanka socdaalka iyo dhaqaalaha uu kusoo rogey Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada Adduunka ee ICC, xarunteeduna ay tahay magaalada Heeg ee dalka Holland. Waxay sheegeen in go’aankaasi uu yahay mid carqalad weyn ku ah hanaanka Cadaaladda adduunka iyo Shuruucda caalamiga ah ee ay ku aasaasan tahay Maxkamadda ICC. Source
-
Shalay, Xamaas ayaa shaacisay magacyada la heystayaasha xiga ee maanta la sii deynayo, iyadoo lagu beddelanayo maxaabiis Falastiiniyiin ah oo ay Israa’iil heyso. Waxay kala yihiin Eli Sharabi, 52, Ohad Ben Ami, 56, iyo Or Levy, 34, oo dhammaantood rayid ah. Waxaan idiin soo gubineynaa waxa aan ka ognahay: Eli Sharabi waxaa laga kaxeeyay Kibbutz Beeri isaga iyo walaalkiis, Yossi, oo tan iyo markaas la xaqiijiyay inuu geeriyooday. Xaaska Eli iyo labo gabdhihiisa ah ayaa lagu dilay weerarka. Ohad Ben Ami ayaa sidoo kale laga kaxeeyay Kibbutz Beeri, isaga iyo xaaskiisa, Raz. Mar dambe ayaa la xaqiijiyay inay Xamaas sii deysay. Or Levy ayaa ka cararay xafladdii Nova isaga iyo xaaskiisa Eynav, markii rag hubeysan ay weerareen halka ay ka dhacaysay. Levy ayaa la heyste ahaan loo kaxeystay halka mydka Eynav laga helay meel ay lammaanuhu isku qarinayeen. Source
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya, Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa mar kale weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Jubbaland oo uu mar usoo ahaa ku xigeen, kaas oo uu hadda khilaaf xoogan oo siyaasadeed iyo dagaalba uu kala dhexeeyo dowladda federaalka. Fartaag ayaa sheegay in Axmed Madoobe uu falaagoobay, islamarkaana uu ka baxay xayndaabkii dowladnimada, isagoo ku eedeeyay inuu la dagaalamay dowladda iyo ciidamadeeda, uuna ka horyimid qarankiisa, taasina ay tahay dambi wayn oo qaran. “Dowladnimadu waxay ku jirtaa in la isku hoggaansamo Axmed waa falaagoobay, dowladnimadii ayuu ka baxay wuxuu ku duulay dowladda Soomaaliya iyo ciidankeedii, waana la’iska dhicinayaa,” ayuu yiri wasiir Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag). Waxaa kale oo uu ku eedeeyay inuu ka gaabiyay la dagaallanka kooxda Al-Shabaab oo weli ku xoogan Jubbooyinka, isaga oo sheegay inuu fadhiid ka dhigay maamulka Jubbaland. Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday dagaalkii Raaskambooni, wuxuuna sheegay in ciidamadii Jubbaland ee weeraray kuwa dowladda ay soo dhex mareen Al-Shabaab, taasina ay tahay dambi kale oo wayn oo ay galeen Axmed Madoobe iyo kooxdiisa. “Axmed Madoobe waa eedeysane fadhiid ah oo diiday dagaalka Al-Shabaab, ciidamadii Raaskambooni dowlada ayaa amartay in dib ugurtaan kadib markii ciidamadii Jubbaland ay soo dhexmareen Al-Shabaab” ayuu mar kale yiri wasiirka amniga gudaha Soomaaliya. Wasiir Fartaag oo kamid ah mas’uuliyiinta kasoo jeeda Jubbaland, gaar ahaa Gedo ayaa waxa haatan ay si wayn isugu hayaan Axmed Madoobe, waxaana dagaalka uu gaaray meeshii ugu xumaa, kadib markii uu labada dhinac uu ka dhex-qarxay dagaal toos ah.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta go’aan rasmi ah ka gaartay kiiska lamaanihii Al-Shabaab ee kasoo muuqday maxkamadda, kuwaas oo hadal heyn ka dhaliyay baraha bulshada ee Internet-ka. Kiiska ayaa ka dhashay kadib markii maxkamadda la horgeeyay Xafsa Maxamed Macallin oo loo haystay inay u socotay Seygeeda oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo ku sugnaa aagga degmada Ceelbuur, iyada oo lala soo qabtay haween kale oo kusii jeeday dhulka Shabaab. Arrinta ayaa sidoo kale waji cusub yeelatay, kadib markii uu isa soo dhiibay Seyga Xafsa oo isna usoo gacan galay dowladda, kaas oo lagu magacaabo Abshir Aadan Maxamed. Wiilkan dhalinyarada ah ayaa sheegay in markii u arkay in xaaskiisa ay saaran tahay maxkamadda ciidamada uu go’aansaday inuu kasoo baxo Al-Shabaab, si uu badbaadiyo xaaskiisa, maadaama aanu lahayn wax dambi ah, loona haystay in isaga ay u socotay. Maanta maxkamadda ciidamada ayaa lamaanahan dib u siisay xoriyadooda, waxayna taageertay guurkooda oo haatan la qorsheynayo. Abshir Aadan oo goobta ka hadlay, isaga oo ay hareero taagaan yihiin xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay go’aanka maxkamadda, wuxuuna farriin u diray saaxibadiisii hore ee ku jira kooxda Al-Shabaab. “Waan ku faraxsanahay sida ay maxkamadda noo sharaftay aniga iyo xaaskeyga oo ay xornimo na siisay, waxaan u mahadcelinayaa dadkii ka qayb qaatay” ayuu yiri Abshir. Sidoo kale wuxuu raaciyay “Dowladda si wanaagsan ayay noo soo dhaweysay waxaan leeyahay dadka arinta na haysatay ay haysato ka faa’iideysiga fursaddan idin muuqato”. Dhinaca kale wasiirada iyo xildhibaannada ku sugnaa maxkamadda ciidamada ayaa sheegay in laamahan la taageeri doono, si ay u dhistaan qoyskooda, waxaana lagu wareejiyay lacag, taas oo qayb ka ah dhismaha qoyskooda oo ay dowladdu ka taageereyso.
-
AQOJgxcrXdoXewZipHsh1OCOwZCJH7xIreQiQ1AlrjolwLKj7AyiZ1z0QMT6AYeNjvNN2SeHjYziL8e_NIVheUbd Qaran News
-
Boosaaso (Caasimada Online) – Faa-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgallo culus oo ay weli ciidamada Puntland kasii wadaan dhulka buuraleyda ah ee gobolka Bari, kuwaas oo lagu beegsanayo Khawaarijta Daacish ee ku sugan halkaasi. Ciidamada ayaa helay maydadka ajaaniib horleh oo ka tirsanaa kooxda, kadib markii ay maanta la wareegeen saldhigyo ku yaalla aagga buuraha Calmiskaad ee gobolkaasi. Qoraal kooban oo kasoo baxay Taliska Howlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in maydadkan ay ka carareen maleeshiyaadka Daacish, kadib markii lagu jabiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee Bari. “Ciidanku waxay heleen Maydad hor leh oo ah Ajaanib Argagixisada Daacish, uga carareen saldhigyo Ciidanku kala wareegay. Howlgalka Amni ayaa weli ka socda Togjaceel – Calmiskaad.” ayaa lagu yiri qoraalka Taliska Howlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland. Sidoo kale howlgal kale oo ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu soo qabtay ajaaniib kale oo la tuhmayo inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish, kuwaas oo ay haatan ku socdaan baaritaanno dheeraad ah, sida uu sheegay talisku. “Laamaha Amniga ayaa qabtay 4 qof oo 3-Ajaanib tahay, kuwaas oo baaritaan lagu hayo, waxaa lala xiriiriyey Argagixisada Daacish” ayaa mar kale lag yiri qoraalka. Puntland ayaa sii laba jibaartay dagaalka ay kula jirto argagixisada, waxayna taageero ka heleysaa saaxibada caalamiga oo iyaguna duqeymo ka wada aagga hore ee dagaalka.