Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Nairobi (Caasimada Online) – Kenya has yet again postponed reopening its border with neighboring Somalia, citing increased terror activity as the cause. The country’s Interior Minister, Kithure Kindiki, announced on Wednesday, attributing a recent “wave of attacks” to the al-Qaeda-affiliated group al-Shabab. The announcement to delay the border reopening follows a 12-year closure initiated in 2011 when Kenya undertook a military operation to counter al-Shabab’s incursion into Kenyan territory. In May, the Kenyan Interior Minister and his Somali counterpart, Mohamed Ahmed Sheikh Ali, declared their intention to restore cross-border movement after high-level deliberations in Nairobi. However, the recent deaths of over a dozen individuals, including eight police officers, in suspected al-Shabab-led attacks have led to reconsidering the reopening timeline. “The government will delay the planned phased-out reopening of the Kenya-Somalia border points to facilitate comprehensive and conclusive handling of the recent wave of terror attacks and cross-border crime,” Kindiki stated via Twitter. Understanding Al-Shabab’s influence For over a decade, al-Shabab has been battling to overthrow Somalia’s central government and establish its own governance based on a rigid interpretation of Islamic law. In response to the escalating conflict, Kenya deployed troops to Somalia in 2011 and has significantly contributed to the African Union peacekeeping mission in the neighboring nation. This mission, known as the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), coordinates military operations and air strikes with the United States and local militia. They have successfully regained control over large portions of the territory initially seized by al-Shabab. Strained Relations The shared opposition to the militant group has not smoothed over the turbulent relationship between Kenya and Somalia. Accusations have flown in both directions: Somalia alleging Nairobi’s interference in its internal affairs, and Nairobi countering with charges that Mogadishu is scapegoating it for its domestic security and political issues. A significant strain on diplomatic relations occurred in December 2020, when Somalia cut ties after Kenya hosted the political leaders of Somaliland, a region seeking independence that Mogadishu does not recognize. This was further complicated by a maritime border dispute in 2021 when Kenya refused to accept a United Nations ruling awarding most of the contested area to Somalia. Al-Shabab has conducted several attacks within Kenya, including the devastating 2015 massacre at Garissa University that claimed 148 lives, primarily students. Security analysts suggest these attacks aim to pressure Kenya into withdrawing its peacekeeping forces from Somalia. The ‘Good Neighbourliness’ initiative The announcement of the delay in border reopening puts the “Deris Wanaag” initiative, funded by the United Kingdom, into uncertainty. This initiative, “Good Neighbourliness” in Somalia, was conceived to secure long-term stability in the Horn of Africa region. Earlier this year, both Kenya’s Kidiki and Somalia’s Ali expressed the need for enhanced cross-border intelligence and law enforcement to safeguard the borders. Their aim was to facilitate the ease of trade, mobility, and the free movement of people. The border points at Mandera, Liboi, and Kiunga on the Kenyan side were expected to reopen in phases over 90 days, an increasingly uncertain objective in light of the recent surge in terrorist activity. This delay serves as a reminder of the profound challenges facing peace and stability in the region. The post Resurgence of Al-Shabab disrupts Kenya-Somalia border plans appeared first on Caasimada Online.
  2. Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay dhul masaafo ahaan gaaraya 120 KM oo ah inta u dhexeeysa Degmooyinka Afmadow iyo Kismaayo oo ka wada tirsan gobolka Jubbada hoose ee maamulka Jubbaland. Howlgalkan oo uu hogaaminayey Taliyaha Hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Jubaland Maxamed Axmed Sabriye ayaa waxaa qayb ka ahaa Ciidamada daraawishata Jubaland iyo Ururka 5-aad guutada 16-aad kumaandooska danab. Mudadii uu socday howlgalkan waxaa lagu bur buriyay saldhigyo ay sheegeen in ay lahaayen Al-shabaab ah, sidoo kale waxaa la qarxiyay dhowr miino oo oo la galiyay wadada dhinaceeda sida lagu sheegay qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda. Deegaanada ay ciidamadu ku gaareen howlgalka ayaa waxa kamid ah Qalawlaha, Falaqaay, Reebaay, Fantooley, Harboole, Qumbi, Miidow, Shuufa, Habeedley, Cag libaax iyo deegaano kale, kuwaas oo saraakiisha howlgalka waday ay sheegeen in at fariisimo u ahaayeen Al-shabaab, Goobjoog News Source: goobjoog.com
  3. Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guddi gaar u magacaabay kasoo talobixinta heshiiskii golaha Wadatashiga qaran oo dhowaan Muqdisho ay ku wada gaareen dowladda federalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, marka laga reebo Puntland oo aan ka qeyb galin madasha lagu gaaray go’aannada. Guddigaan ayaa kasoo talobixin doona qodobadii la isku raacay ee doorashada wax ka bedelka dastuurka, taas oo dood badan dhalisay, heshiiska ayaa sidoo kale waxaa la isku raacay in meesha laga saaro Ra’iisulwasaare iyadoo loo guurayo madaxweyne iyo madaxweyne Ku-xigeen iyo dalka 2026 laga qabto doorasho qof iyo cod ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. “Laas-caanood waxa ka dagaalamaaya al-shabaab” Xildhibaan Olivier Cadic Hargeysa(Qaran)-Xildhibaan Olivier Cadic ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha al shabaab ka dagaalamayaan magaalada Laascaanood, sida xogo uu helay tilmaamayaan. Md. Cadic oo Arbacadii dalka ka dhoofay, ka dib booqasho saddex maalmood qaadatay oo u uku yimi ayuu kulamo kala duwan kula yeeshay Madaxweynaha JSL Md. Muuse biixi, xubno ka tirsan xukuumada, goleyaasha qaranka, Safiirka Taiwan ee Somaliland iyo masuuliyiin kale. Mar uu warbaahinta uugu waramay madaarka Cigaal ayuu sheegay in laascaanood al shabaab ka dagaalamayso, waxaanu yidhi, “waxa jira caddeymo ku filan oo sheegaya inay al shabaab ka dagaalamayaan. Al shabaab keliya khatar kuma aha Somaliland, laakiin dunnida dimoqraadiga ah. Xildhibaan Cadic ayaa ballanqaaday inay Somaliland ka taageeri doonaan sidii looga adkaan lahaa al shabaab, sidoo kale waa inaan garab istaagnaa Somaliland si aan faragelin loogu samayn, una noolaadaan six or ah. “Somaliland waxay tusale dhinaca adkeysiga u tahay Afrika, iyo dunida kale. Siyaasi hore oo Faransiis ah Victor ayaa yidhi “dadka noolaada waa kuwa dagaalama, xoriyada la isma siiyo waa loo dagaalamaa, dadka reer Somaliland waxay u dagaalamayaan xornimadooda.” Xildhibaan Cadic ayaa sheegay inuu booqasho u uku tegay Berbera ku soo arkay maalgashi badan oo laga sameeyey iyo marinka Berbera Corridor, waa wax weyn oo horumarka dalka wax ka taraya, “Waxaan hubaa in dalal badan oo kale iman doonaan, waana hanaan cusub oo loo adeegsan karo xidhiidhka berbera la leedahay caalamka.” Waxuu sheegay in kulan uu la qaatay wakiilka Taiwan ee Somaliland si weyn uugu farxay go’aanka Taiwan la qaadatay Somaliland “waan ku farxay wacadka Taiwan la qaadatay Somaliland inay ka taageeraan dimoqraadiyada, dhinaca caafimaadka, tiknoolajiyada, waa dal dimoqraadi ah oo arkay dal kale oo dimoqraadi ah.” Qaran News
  5. Kylian Mbappe, captain of France’s national football team and striker for Paris Saint-Germain, has arrived in Cameroon. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) - The UK has announced over $7 million to provide vital humanitarian aid to Somalia's most vulnerable on Friday. Source: Hiiraan Online
  7. Kismaayo (Caasimada Online) – Ciidamada xoogga dalka ee Danab, Nabad sugidda iyo daraawiishta Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo culus oo lagu baacsaday kooxda Al-Shabaab ka fuliyey deegaano badan oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada ayaa intii ay howlgalkaas ku jireen waxay burburiyeen goobo ay ku dhuumaaleysa jireen Al-Shabaab iyo qaraxyo miinooyin ah oo wadooyinka ay ku aaseen. Deegaanada ay ciidamadu ku baacsadeen kooxda ayaa kala ah: Qalawlaha, Falaqaay, Reebaay, Fantooley, Harboole, Qumbi, Miidow, Shuufa, Habeedley, Cag-libaax iyo deegaano kale dhamaantood ka tirsan Jubbada Hoose. Howlgalkaan ayaa saameeyey dhul dhan 120 KM, sida ay saraakiishu u sheegeen warbaahinta, waxayna ciidankun weli sii baacsanayaan firxadkii kooxda. Warbaahinta Jubbaland ayaa soo bandhigtay sawirro laga soo qaaday dhulka howdka ee ciidamadaan ay ku baacsanayaan kooxda, waxaana hadda gacanta ciidanka soo galay tuulooyinkaas oo hora ay u joogeen Al-Shabaab. Xogtaan laguma soo bandhigin in howlgalkaan xubno Shabaab ah lagu dilay iyo in kale, waxaana lagu wadaa in warbixin faahfaahsan ay Jubbaland ka soo saarto markii uu soo idlaado howlgalkaan. Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaano badan ka joogta Jubbaland, gaar ahaan gobolka ay howlgalladan ka socdaan ee Jubbada Hoose, halka Jubbada Dhexe ay gacanta ku wada heyso kooxdu. The post Sawirro: Danab iyo ciidamada Jubbaland oo deegaano badan ka xoreeyey Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  8. Mogadishu (HOL) - In a surprise reversal, Dr. Elmi Mohamud Noor, Somalia's Finance Minister, has rescinded the suspensions of two senior Ministry of Finance officials, the Director of Revenue and the Accountant General on Friday despite previous allegations of mismanagement. Source: Hiiraan Online
  9. VIENNA, Austria, July 7, 2023/ — South Sudan’s Ministry of Petroleum and organizer Energy Capital & Power (https://EnergyCapitalPower.com/) have officially launched the South Sudan Oil & Power (SSOP) 2024 (https://apo-opa.info/46GkHYg) show. As a member of OPEC+, South Sudan is increasingly positioning itself as a player in the international petroleum sector, and is emerging as a destination for renewed onshore oil and gas investment. SSOP 2024 takes place in Juba on 25-28 June 2024. Speaking at the OPEC 8th International Seminar yesterday in Vienna, Hon. Minister Puot Kang Chol emphasized the importance of South Sudan’s resources as a means to secure growth and energy security, and the need to work with partner nations and organizations to balance priorities and develop sustainably. During his panel discussion alongside H.E. Suhail Al Mazroui, Minister of Infrastructure and Energy of the UAE, and H.E. Bruno Jean-Richard Itoua, Minister of Hydrocarbons, Republic of the Congo, Minister Kang Chol invited delegates to experience South Sudan and to invest in its exploration, production, development, midstream and downstream projects. The South Sudan Oil & Power energy summit brings together all participants in the energy industry in East Africa’s sole major oil producer. Now in its seventh edition following a successful sixth conference in Juba this June, SSOP has taken its place as the most impactful platform for dealmaking and decision-making in South Sudan at a pivotal moment in the country’s growth. The Minister stated: “In forging new relationships and improving old ones with our partners, we see that South Sudan’s resources provide great opportunities. We must develop these resources and move ahead with new partnerships always with the best long-term interests of South Sudan at heart. Discussions will take place at South Sudan Oil & Power 2024 that determine our future as a petroleum producer. This will be where sustainable partnerships are built.” Private sector, investors, regional leadership, high profile national delegations, national oil companies (including the NOC of South Sudan, Nilepet), and South Sudanese government ministries (petroleum, finance, energy and dams, mining and more) will meet on 25-28 June 2024 in Juba. In 2024 the summit takes on a new format over four days: This includes two days of a high-level conference; plus two additional days of workshops, presentations and site visits; and a gala dinner and other networking functions. The event takes place at the Radisson Blu hotel and the Pyramid Continental Hotel. Energy Capital & Power looks forward to welcoming energy investors and delegations from across the world to Juba in June 2024. Distributed by APO Group on behalf of Energy Capital & Power. SOURCE Energy Capital & Power Qaran News
  10. San Francisco (Caasimada Online) – Shirkadda Twitter ayaa ku hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto shirkadda Meta saacado kadib markii ay billowday app cusub oo la yiraahdo Threads oo loogu talo-galay inuu la tartamo twitter. Warqada uu u diray madaxa shirkadda leh Facebook ee Meta Mark Zuckerberg, oo ay daabacday warbaahinta Semafor Khamiistii, ayaa qareenka Elon Musk, Alex Spiro wuxuu ku eedeeyey Meta “inay si sharci-darro ah u isticmaashay siraha ganacsi iyo hantida caqli,” ee twitter. Warqadda ayaa ku eedeysay Meta inay shaqaaleysay tobanaan ka mid ah shaqaalihii hore ee twitter “kuwaas oo weli heli karay sirta ganacsi ee twitter iyo xog kale oo aad sir u ah.” Threads ayaa ah loolankii ugu adkaa ee ay wajahdo twitter, oo uu leeyahay Elon Musk, taasi oo ay kusoo baxeen dhowr app oo kala duwan balse aan awood u yeelan inay suuqa kala wareegaan mid ka mid ah baraha bulshada ee ugu weyn caalamka. Tallaabadi ugu dambeysay ee uu qaaday milkiilaha Meta Mark Zuckerberg ayaa qeyb ka ah loolanka sii kordhaya ee u dhaxeeya labada bilyaneer oo hadda ku ballansan dagaal feer ah. Threads ayaa kasoo muuqatay halka app-ka lagala soo dego ee Apple iyo Android ee 100 dal Arbcadii, waxaana falcelin horudhac ah ay muujineysaa inay shabahdo twitter. Saacado gudahood ayaa waxaa lasoo degay in ka badan 30 milyan oo qof, sida uu Khamiistii sheegay Zuckerberg. “Waxay u egtahay billowga wax gaar ah, balse weli waxaa na sugaya shaqo badan si aan u dhisno app-kan,” ayuu Zuckerberg kusoo qoray cinwaankiisa Threads. Waxaa durba akoono ka sameystay shaqsiyaad caan ah sida Jennifer Lopez, Shakira, Oprah Winfrey iyo Hugh Jackman, iyo sidoo kale warbaahin ay ku jiraan The Washington Post iyo The Economist. Qoraal uu Elon Musk soo dhigay twitter, oo la xiriira tallaabada sharciga ah ee ka dhanka ah Meta, ayuu ku yiri “tartanka waa wanaagsan yahay, balse qishka maya.” Afhayeen u hadlay Meta, Andy Stone ayaa Threads kusoo qoray “ma jiro qof ka mid ah kooxda Injineerada Threads oo horey u ahaa shaqaale Twitter — taasna ma ahan wax jira.” AFP, VOA The post Dagaal ka dhex-qarxay Twitter oo Facebook iyo Elon Musk oo ku hanjabay inuu… appeared first on Caasimada Online.
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka laabtay warqad uu shalay soo saaray, taas oo shaqada uu kaga joojinayey Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee dakhliga wasaaradda maaliyadda. Wasiir Cilmi, ayaa soo saaray laba waqradood oo ku kala socda labada agaasime, isagoo siiyey digniin, isla markaana faray inay u hoggaansamaan amarrada wasiirka. Sidoo kale wasiirka maaliyadda Soomaaliya ayaa warqadahaan ku muujiyey in laalista go’aankiisii hore ee shaqo ka joojinta ahaa aysan burineyn eedeymihii maamul ee masuuliyiintaan loo soo jeediyey. “Agaasimaha guud ee dakhliga wasaaradda waxay laalistaan uga dhigan tahay digniin, madaxda wasaaraddu waxay si dhow ula socon doonaan shaqo gudashadiisa iyo fulinta awaamiirta wasiirka,” ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale wasiirka ayaa qoraalkan ku xusay in xisaabiyaha guud loogu cudur daaray inuu ku cusub yahay shaqada wasaaardda, isla markaana ay tahay markii ugu horeysay ee qaladaadka lagu eedeeyey uu ku dhacay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud ayaa shalay shaqo joojin deg deg ah ku sameeyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda. Xog ay heshay Caasimada Online waxay sheegeysaa in xalay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay u yeereen wasiirka oo ku amreen inuu shaqada ku soo celiyo labada agaasime oo muhiim u ah shaqada wasaaradda, is qabqabsigaan wuxuu imaanayaa iyadoo weli DF aysan bixin mushaarka bishii dhamaatay ee shaqaalaha KMG ah. Shaqo ka joojinta labada masuul ayaa salka ku haysay amar diido, wada-shaqeyn la’aan iyo caqabad ay ku noqdeen hanaanka lagu maamulo qarash bixinta dowladda ee SFMIS, sida lagu yiri warqadii shaqo ka joojinta ee wasiirka ka soo baxday. “Xisaabiyaha Guud waxa uu si bareer ah ugu sameeyey dib u dhac sabab la’aan ah iyo is hortaag bixinta mushaharooyinka shaqaalaha iyo masuuliyiinta dowladda. Sidoo kale waxa uu si ula kac ah u damiyey system-kii SFMIS ee ay ku shaqaynayeen Waaxda Canshuuraha barrigu kana xiray,” ayaa lagu yiri warqadii hore ee eedeynta aheyd, shaqadana looga joojiyay Xisaabiyaha Guud. Masuulka kale eedeyntiisa ayaa lagu yiri, “Agaasimaha Guud ee Dakhliga ayaa waxa uu si sifo bareer ah uga horyimid amarka wasiirka, isuna hortaagay wareegtada magacaabista ku meelgaarka ah ee Agaasimaha Canshuuraha Berriga, taasi oo saameyn ku yeelatay awoodii dhaqaale ee dowladda.” Hoos ka eeg warqadaha shaqada loogu fasaxay labada masuul The post Wasiirka maaliyadda oo lagu qasbay ka laabashada go’aan uu ku eryey laba agaasime appeared first on Caasimada Online.
  12. Mogadishu (HOL)- The Director General of the Somali Immigration and Nationality Agency, Abdulqadir Elmi Ali, known as Abdul, has resigned amid corruption and public funds embezzlement accusations. He has denied these accusations, claiming they are politically motivated. Source: Hiiraan Online
  13. Minneapolis (HOL) - Minneapolis' Main Cinema will debut "The Forgotten Ones: Unveiling the Opioid Effect," a powerful documentary unveiling the hidden narratives of the opioid crisis within the Twin Cities' Somali community. Source: Hiiraan Online
  14. The African Development Bank (www.AfDB.org) and KfW (https://apo-opa.info/3NGuTHv), on behalf of the German Federal Ministry for Economic Cooperation and Development (BMZ), today announced the replenishment of the NEPAD – Infrastructure Project Preparation Facility (NEPAD-IPPF) (https://apo-opa.info/3PRCFB0) Special Fund, which aims to boost regional infrastructure in Africa. The German Government will provide €10 million to replenish the Special Fund. The agreement was signed in Berlin by Helmut Gauges, Head of Financial Cooperation in Subsaharan Africa on behalf of KfW, and African Development Bank Vice-President and Chief Financial Officer, Hassatou N’Sele. Germany’s support will bolster NEPAD-IPPF’s efforts towards priority areas such as green, climate-smart infrastructure and a stronger focus on the second Priority Action Plan of the Programme for Infrastructure Development in Africa for the period 2021-2030 (PIDA-PAP 2). It will also support Africa’s transformation under the Africa Continental Free Trade Area by boosting intra- and extra-African trade. “The partnership aims to support infrastructure development with a focus on areas such as climate change, gender, Agenda 2063, and a stronger focus on attaining the Sustainable Development Goals,” said KfW Director, Christoph Tiskens. He commended the achievements of NEPAD-IPPF and noted that more resources are required, given the increasing demands being made on the Fund. “KfW, on behalf of the German Government, is a key partner of the African Development Bank and we will continue to support facilities that play a key role in economic growth and poverty reduction,” he said. “As economies in Africa navigate new challenges in the face of overlapping global crises, the support of partners such as Germany will enable the African Development Bank to deliver on its important development mission,” N’Sele noted. “With the replenishment of NEPAD-IPPF Special Fund, we are determined to further support our clients while helping them realize their economic potential through increased infrastructure investments, contributing to green growth, inclusion, and job creation,” she said. Commenting on the signing, African Development Bank Director for Infrastructure and Urban Development, Mike Salawou, said: “The new contribution from Germany is an indication of confidence in the Fund’s ability to successfully fulfil its mandate, and recognition that the NEPAD-IPPF is playing a critical role in infrastructure development in Africa. It is therefore expedient to further strengthen the Fund with the necessary resources to enable it to meet its objectives and mandate. Qaran News
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha Guud ee Nabad-sugida iyo Sirdoonka Kenya NIS Mudane Nuuradiin Yuusuf Xaaji ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Agaasimaha NIS ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad-sugida Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad. Ujeedka socdaalka Taliyaha Sirdoonka Kenya ayaa waxaa lagu sheegay mid ku qotoma kor u qaadista iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan la-dagaalanka argagixisada. Booqashadan ayaa noqoneysa tii ugu horreysay ee Muqdisho uu ku tago Agaasimaha Guud ee Nabad-sugida iyo Sirdoonka Kenya NIS Nuuradiin Yuusuf Xaaji. Labada hey’adood ee Sirdoonka Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka wada-hadli doona iskaashiga u dhaxeeya iyo dagaalka kooxda Al-Shabaab, xilli dalka uu ka socda guluf ka dhanka ah kooxda. Bishii hore ayay aheyd markii Sirdoonka Kenya uu xiray ganacsade reer Mombasa ah, kaasi oo lala xiriirinayo inuu ku lug lahaa labo shixnad oo isugu jira qalab ciidan iyo walxaha qarxa oo bilo ka hor lagu qabtay dekedda Muqdisho. Ganacsadahaan ayaa kahor inta aan la xirin waxay laanta la-dagaalanka argagixisada Kenya ee ATPU ay xog ku heshay in ninkaan uu uu taageero saadka ah u fidin jiray Al-Shabaab. Sidoo kalena uu qeyb ka ahaa konteenaro laga shakiyay oo laga keenay Shiinaha uu geeyay Soomaaliya. Si kastaba, Safarka Taliyaha Sirdoonka Kenya ee Muqdisho ayaa imanaya maalmo kadib markii uu booqasho qarsoodi ah ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. The post Agaasimaha Sirdoonka Kenya oo maanta soo gaaray Muqdisho + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  16. Agaasimaha Guud ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Kenya NIS Nuradiin Yusuf Xaaji ayaa saaka booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waxaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Mahad Salaad Booqashadan ayaa ah tii u horreysay oo Muqdisho ku tago, iyadoo maalmo ka hor uu Taliyaha Sirdoonka Kenya uu booqasho qarsoodi ku tagay magaalada Kismaayo. Labada hey’adood ee Sirdoonka Kenya iyo Soomaaliya ayaa ka wada hadli doona iskaashiga u dhexeeya iyo la dagaalanka argagixisada. Bishii hore ayaa Sirdoonka Kenya xiray Ganacsade reer Mombasa ah, kaasoo lala xiriirinayo in uu ku lug lahaa labo shixnad oo isugu jira qalab ciidan iyo walxaha qarxa oo bilo ka hor lagu qabtay dekedda Muqdisho. Ka hor inta aan la xirin Ganacsadahan laanta la dagaalanka Argagixisada Kenya ATPU waxay xog ku heshay in ninkaan uu taageero saadka ah u fidin jiray Al-Shabaab. PUNTLAND POST The post Agaasimaha Sirdoonka Kenya oo maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddi gaar ah oo ka soo tala-bixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka. Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa waxay kasoo talo-bixin doonaan heshiiska xukuumaddu gashay, kadibna baarlamaanka ayay dib ugu soo celin doonaan talo bixintooda, sida lagu shaaciyay warqadda lagu magacaabay xubnahaan. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa waxa uu Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka faray in uu xubnaha guddiga ku wargeliyo in ay si deg deg ah ku howl-galaan, kullamadooduna abaabulo una fidiyo dhamaan wixii xil-gudashadooda u fududeynayo. “Si waafaqsan qodobka 37-aad faqradda 5-aad ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka, muddada xilhaynta guddigan waxay ku eg tahay isla maalinta guddiga joogtada Golaha Shacabka ka go’aan gaaro warbixintooda.” Xubnaha guddigaan ayaa kala ah; Xildhibaan Cabdisamad Maxamuud Xasan Faarax Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux Xildhibaan Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed Xildhibaan Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Geel-qaad) Magacaabida guddigaan ayaa imaneysa xilli Gokaha uu isku khilaafsan yahay heshiiskan, oo wax ka bedel loogu sameeyay hanaanka dowladnimada Soomaaliua ay ku dhisnayd iyo midka doorashooyinka dalka. Heshiiska uu guddigaan kasoo tala-bixinayo oo ah kii u dambeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sidoo kale waxa uu jideynayaa in dalka uu qaadanayo nidaam xisbiyo badan oo madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeenka ay dooranaya shacabka Soomaaliyeed. Heshiiskan ayaa waxaa diidmo xooggan uu durba kala kulmay qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo madaxdii hore ee dalka, iyo weliba maamulka Puntland oo isagu dibad joog ka ahaa kulamadii lagu gaaray heshiiskan. The post Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddi u saaray heshiiskii Golaha Wadatashiga appeared first on Caasimada Online.
  18. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa dhaleeceeyay weerarada ciidamada Israa’iil ay ka fuliyeen xerada qaxootiga ee Jenin oo ka tirsan dhulka la haysto ee Daanta Galbeed. Weeraradaan oo ah kuwii ugu ballaarnaa muddo labaatan sano ah waxaa ku dhaawacmay In ka badan 100 qof oo rayid ah, kumannaan qof ayaana lagu qasbay inay guryahooda ka cararaan, iyadoo burbur uu asoo gaaray iskuullada , isbitaallada iyo shabakadihii biyaha iyo korontada intii uu socday howlgalka ciidamada Israa’iil. Guterres ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay ka hor istaageen dadka dhaawaca ah in ay helaan daryeel caafimaad, kadib markii shaqaalaha samafalka loo diiday in ay gaaraan dadka u baahan samatabixinta. Madaxa Qaramada Midoobay ayaa xasuusiyay Israa’iil in in ay mas’uul ka tahay in ay hubiso in dadka rayidka ah laga ilaaliyo dhammaan falalka rabshadaha leh. “Duqeymaha cirka ee Israa’iil iyo howlgallada dhulka ee lagu qaaday xero qaxoonti waxay ahaayeen rabshadihii ugu xumaa ee ka dhaca Daanta Galbeed ,waxayna saameyn weyn ku yeelatay dadka rayidka ah,” ayuu yiri Guterres. PUNTLAND POST The post Qaramada Midoobay oo cambaareeyay weerarada Israa’iil ku qaaday Qaxootiga Jenin appeared first on Puntland Post.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa howl-gal qorsheysan oo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen deegaano isku xira gobollada Banaadir, Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Howl-galkaasi oo qaatay muddo saacado ah ahaa waxaa si wada-jir ah u fuliyay ciidamo ka tirsan NISA, gaar ahaan Duufaan iyo kuwo kale oo ka tirsan ciidamada Booliska ee u tababaran sida milatariga. Howl-galka ayaa waxa uu si gaar uga dhacay deegaanafa Geedfaqay, Sabyo, Beerta Cali Mahdi, Walaleey, Shirkada Gumar iyo Basro. Taliyaha ururka ciidanka Duufaan Karkaar iyo Taliyaha ururka guutada koowaad ee ciidamada u tababaran sida milatariga Dhamme Maxamed Aadan ayaa hoggaaminaayey howl-galkaasi oo u dhacay si nabad ah. Wararka ayaa intaas kusii daraya in howl-galkaan ay ciidamada kusoo qabteen rag lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo lagu sameynayo baaritaano dheeraad ah. Deegaana la beegsaday ee uu ka dhacay howl-galkaasi ayaa la xaqiijiyay in ay ahaayeen kuwo istaraatiiji ah oo isku xira gobollada Banaadir iyo Shabeellooyinka. Dhawaan ayay aheyd markii ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ay howl-gal qorsheysan ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Afgooye, kuwaasi oo lagu bartilmaameedsaday goobo muhiim u ahaa kooxda Al-Shabaab. Ciidanka Haramcad ayaa howl-galkaas waxay ku burburiyeen maxkamad beenaadkii kooxda Al-Shabaab ay ku laheyd deegaanadaasi, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Ciidamada dowladda ayaa sidan oo kale hore u burburiyay maxkamado ay kooxda ku laheyd duleedka Muqdisho iyo deegaano kale, kuwaasi oo ay ugu yeeri jirtay bulshada caasimada. Howl-galladan ayaa imanaya, ayada oo uu hakad galay dagaalkii ka dhanka ahaa kooxda Al-Shabaab, oo aysan dowladda muddo qaadin wax howl-gal ah oo muuqda oo kooxda Al-Shabaab ka dhan ah. Si kastaba, waxaa bilihii dhowaa dowladda federaalka ay sheegeysay inuu billaaban doono wejiga labaad ee dagaalka, inkasta oo aanay weli hadalkaas ficil u beddelin. The post Ciidamada DF oo howl-gal culus ka sameeyay deegaano dhaca duleedka Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
  20. Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa gaaray dekedda magaalada Lagos ee dalka Nigeria. arrintaas oo kor u qaaday dareenada laga qabo, in Shiinuhu uu doonayo inuu saldhig milateri ka samaysto gacanka muhiimka ah ee Guinea. Saraakiisha Shiinaha iyo Nigeria ayaa safarkan ku macneeyey in looga dan leeyahay kor u qaadista xiriirka ammaanka ee dhinaca badda ee gobolkaas. Shiinaha oo haatanba saldhig milateri ku leh dalka Djibouti ayaa la rumaysan yahay inuu qorshaynayo inuu saldhigyo kale samaysto. PUNTLAND POST The post Maraakiibta dagaalka Shiinaha oo gaaray dalka Nigeria appeared first on Puntland Post.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul), oo xeer-ilaaliyaha qaranka uu shalay kusoo daray liiska mas’uuliyiin loo haysto musuq-maasuq oo baxsad ah, ayaa sheegay inuu xilkaas iska casilay, Qoraal dheer oo uu xalay soo saaray ayuu Cabdul ku sheegay inuu is-casilaadiisa u gudbiyay Wasaaradda Amniga Gudaha, isagoo beehiyay inuu wax khalad ah sameeyay. Hoos ka aqriso qoraalka. War-saxaafadeed: Taariikh: 07/07/2023 Ugu horeyn waxaa mahad leh eebbe SWC oo ii suurtagaliyay muddo ku dhaw 2 sano inaan si hufan u guto waajibaadka qaran ee iga saarnaa hoggaaminta Hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya oo kamid ah haldoorka hey’adaha dowladda ee bixiya adeegyada bulshada dhammaan dalka oo dhan. Dowladnimada Soomaaliya waa mid kooban oo sahleysa in laga warqabo habsami socodka hawlaha maalinlaha ah midka ugu sareeya iyo midka ugu hooseya waxa ay qabtaan. Sida ay horay u xaqiijisay Wasaaradda Amniga Gudaha, waxaan ku soo baxay safar horay uqorsheysnaa taas o lagu shaaciyey Warbaahinta Qaranka ee dowladda. Ma aysan jirin cid ila wadaagtay eed la ii heysto safarka kahor, waana sababta ay Wasaaraddu u shaacisay warqadda. Inkastoo aanan la soo bandhigin nooca iyo waxa aan ku edeysanahay, waa muhiim in sida sharciga Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda qorayo, qodobka 16aad ee Xilka iyo Awoodaha Agaasimaha Guud ee HSJ iyo guud ahaan mas’uuliyadda Hey’adda aysan ahayn meelna uga jirin ururinta iyo maamulidda dakhli dowladeed, waxaana hey’addu si buuxda ah u dhaqangelisay ku dhaqanka Sharciga Maaraynta Maaliyadda Guud ee dalka. Muddadii aan hogaaminayay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha waxaa noo suurtagashay oo ay hey’adaha maamulka Maaliyadda iyo dakhliga illaa heer Madaxda Qaranku ka markhaati kaceen kor u qaadista dakhliga qaranka kasoo xarooda adeegyada socdaalka iyo dal-ku galka kasso sare ukacay 40%. Maalinba maalinta ka danbeysa Hay’addu waxa ay sii gaareysay horumar hor leh, hadii ay ahaan leheed in la dhiso xarumo cusub iyo bar xadudedyo hor leh si adeega dowladda loo gaarsiyo dhamaan muwadininta soomaliyeed meel walba ay joogaan. Waxaa sidoo kale qorshaysan in sanadkan ay dalalka horumaray ee dunida ay aqoonsadaan baasaboorka Soomaaliya oo dadaal badan ku bixinnay. Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda waa muraayada dalka, waa Hay’adda kaliya ee si toos ah dalka ugu xirta dunida Inteeda kale. Waxaa nasiibdarro noqotay in sumcadda iyo sharafka hey’adaha dowladda ee lafdhabarka u ahaa kobcinta dakhliga laga dhigay mid si sahal ah loo dhaawaco, ayna gaarto heer dadka Soomaaliyeed iyo saaxiibada Soomaaliya ka caawiya hufnaanta iyo horumarinta dhaqaalaha dalka ay kala garan waayaan cidda ilaalinaysa hey’adaha dhisan iyo cidda duminaysa shuruucda iyo xeerarka lagu xisaabtami karo ee daahfurnaanta iyo maaraynta maaliyadda guud ee dalka. Hey’ad iyo mas’uul dowladeed waa in la eedayn karo, la baari karo, isla markaana la hor keeni karo garsoor madax banaan, balse, kadib markii aan arkay ogolaansho la’aanta qareenada iyo xaqa cedaysanaha ee nidaaamka garsoor ee baarista la-dagaalanka Musuqa, maqnaanshaha garnaqsiga daahfuran, iyo hab-dhaqanka lagula kacay mas’uuliyiinta iyo saraakiisha dowladeed ee ku xiran sifo aan waafaqsanayn xeerarka dalka iyo dunida, tusaale-na u yahay Agaasimiha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrima Bulshada Cabdullaahi Suldaan, oo la xiray isaga oo aan la caddeyn, gal dacwadeed loo furin oo ilaa hadda ay u doodayaashiisa la’yihiin kiis furan, meel lagu furay iyo goor cadaaladda loo ogalaan doono asagoo waliba xilkii laga qaatay. Kadib markii aan arkay sida sharciga iyo garsoorka dalka gacmaha loogu wato, garta aan lagu qaadin garsoorka ee xafiisyada lagu go’aamiyo, sida loo siyaasadeenayo hannaanka baarista iyada oo la hiigsanayo jago iyo shaqo, waxaan maanta oo taariikhdu tahay 07/Luulyo/2023 Wasaaradda Amniga Gudaha u gudbiyay Warqadda rasmiga ah ee Iscasilaadayda Xilka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. Maadaama Hay’addu ay tahay muraayaddii Qaranka, si joogta ahna ugu adeegta ummada Soomaliyeed waxaan rajeynaya in madaxda sare ay u xuli doonaan hogaan munaasab ku ah si uusan qalqal ugelin howlaha Hay’adda. Waxaan ku gunaanadayaa: Mahadcelin iyo dhiirigelin: Waxaan u mahadcelinayaa Dhammaan Hawlwadeenada HSJ magaalooyinka, xarumaha iyo baraha xuduudaha ka hawlgala ee har iyo habeen u taagan gudashada waajibaadka qaran, waa shaqaale howlkar ah qaarkood shaqeeya maalmaha jimcaha iyo weliba maalmaha ciida madama bar xaduudeedyadu shaqeynayaan hadana ugu xuquuq yar shaqaalaha dowlada, waxaan rajeynayaa in lasii wadi doono dadaalada lagu raadinayo xuquuqdooda. Waxaan Bulshada Soomaaliyeed uga mahadcelinayaa wadashaqaynta iyo ka faa’iidaysiga adeegga Hey’adda gudaha dalka iyo dibadda isla markaan ay muhiim tahay inaysan ku kadsoomin Dulmiga & marin habaabinta ujeedooyinka gurracan laga leeyahay arimaha Socda. Waxaan sidoo kale u mahadcelinayaa Hey’adaha Caalamiga ah ce shaqo wadaagta la ah Hey’adda iyo kalsoonida xiriirka wadashaqayneed ee ay la leeyihiin hey’adda. Dhammaan Hey’adaha Dowladda waxaan uga mahadcelinayaa wadashaqaynta ay la leeyihiin Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Waxaana si gaar ah ugu mahadcelinayaa Wasaaradda Amniga gudaha xilku waa meerto, in la kala qaatana waa sunno soo jireen ah, in leys sumcad dilo si loo baneysto xil ka qaadista waa sunno cusub oo la jideeyey balse aan ku ekaan doonin dowladda hadda jirta. Inta aan anigu ogahay waxaan ka hadli doonaa waqti munaasib ku ah oo aanan fogeyn. “ballanteennu waa shaqo, dalka oo loo shaqeeyo sharciga oo shaqeeya, sharafka iyo xaqqa muwaadinka oo la dhawro.” The post Aqriso: Agaasimihii Hay’adda Socdaalka ee DF sheegtay in uu baxsad yahay oo iscasilay appeared first on Caasimada Online.
  22. XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS Qoraalka sawirka,Gavin Williamson Sir Gavin Williamson oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa laba maalin ka hor baarlamaanka dalkiisa hor geeyey sharci uu dalkiisa ku aqoonsanayo Somaliland, ayadoo hadafku yahay in meesha laga saaro caqabaddaha dhanka diblumaasiyadda ee ku horgudbanaa muddo badan aqoonsiga Somaliland. Waxaa Xildhibaan katirsan xisbiga Conservative ee laga soo doorto South Staffordshire wuxuuna xildhibaan ahaa ilaa bishii Maajo 2010. Waxaa uu sheegay xildhibaan Gavin in Somaliland ay wax badan oo horumar ah gaartay muddadii ay aqoonsiga raadineysay. Waraysi uu siiyay BBCSomali.com, ayuu sidoo kale kaga hadlay dagaalka Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo ciidamada deegaanka. William waxaa sidoo kale sharcigan la riixaya Xildhibaano gaaraya ilaa 10 waxaana kala yihiin: Ian Paisley XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES Waa Xildhibaanka Xisbiga Midowga Dimuqraadiga ee laga soo doorto Waqooyiga Antrim, wuxuu si joogto ah xildhibaan u ahaa tan iyo 6dii Meey 2010. Ian ayaa sidooklaea ah Afhayeenka xisbiga ee dhanka Dhaqanka, Warbaahinta, Isboortiga,Bulshooyinka iyo Dowladda Hoose. Waxaa uu ku dhashay magaalada Belfast ee ku taalla Ireland 12 Diseembar 1966, da’diisuna waa 56. Kim Johnson XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES Waa xildhibaanad katirsan xisbiga shaqaalaha lagana soo doorto magaalada Liverpool, waxayna xildhibaana aheyd tan iyo 12 Diseembar 2019. Waxay dhalatay 25 August 1966. Kim waxay horay u aheyd sarkaal ka shaqeeya horumarinta bulshada, ka hor inta aan loo dooran baarlamaanka. Waxay shahaadada Dibloomada ka haysataa Shaqada Dhalinyarada iyo Bulshada. Alexander Paul Thomas Stafford Wuxuu dhashay 19 Luulyo 1987, xubin katisan baarlamaanka UK. Waxaa laga soo doortay magaalada Rother Valley, wuxuu xildhibaan ahaa tan iyo sanadkii 2019-ka. Alexander Paul Thomas waa muxaafidkii ugu horeeyay ee loo doorto kursiga. Sidookale waxaa uu ahaa Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga muxaafadka ee dhinaca siyaasadda ilaa bishii Sebtembar 2022. Wuxuu dhashay 1987, Alex Stafford wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Oxford, isagoo horay uga soo shaqeeyay qeybta isgaarsiinta ee Shell, iyo World Wide Fund for Nature (WWF) ka hor inta aan loo dooran baarlamaanka. Paul Christopher Blomfield XIGASHADA SAWIRKA,HOC Waa xildhibaan katirsan baarlamaanka UK oo laga soo doorto bartamaha Sheffield tan iyo 2010. Sanaddii 2022-ka, Blomfield oo hadda ku dhow da’da toddobaatan jir, ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo inuu howlgab ka noqdo xubinimada baarlmaanka ee Westminster marka lagaaro doorashada guud ee soo socota. Waxaa uu ku soo wax bartay Jaamacadda New York St John, Paul Blomfield ayaa ka tirsan xisbiga shaqaalaha ee UK. Alec Edward Shelbrooke XIGASHADA SAWIRKA,TWITTER Wuxuu dhashay 10-ka Jannaayo 1976,waa siyaasi muxaafid ah oo xubin ka ah baarlamaanka UK lagana soo doortay magaalada Elmet iyo Rothwell. Alec Shelbrooke ayaa xildhibaan ahaa tan iyo 2010. John Francis Spellar XIGASHADA SAWIRKA,TWITTER Qoraalka sawirka,John Francis Spellar Wuxuu dhashey 5-tiiAgoosto 1947, waa siyaasi Ingiriis ah oo xubin ka ah baarlamaanka UK lagana soo dorto magaalada Warley, John Francis Spellar ayaa xildhibaan ahaa tan iyo sanadkii 1992. Waa Xubin ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha, wuxuu hore u matalay magaalada Birmingham Northfield sanaddii 1982 ilaa 1983. Alun Hugh Cairns XIGASHADA SAWIRKA,UK.GOV Alun Hugh Cairns wuxuu dhashay 30 Luulyo 1970 waa siyaasiga xisbiga Conservative Party ee baarlamaanka UK ku metela Vale of Glamorgan. Wuxuu xildhibaan ahaa tan iyo 2010. Dr Lisa Cameron XIGASHADA SAWIRKA,BARAHA BULSHADA Qoraalka sawirka,Dr Lisa Cameron Waa Xildhibaanad ka tirsan Xisbiga Waddani ee Iskotishka ee laga soo doortay Bariga Kilbride, Strathaven iyo Lesmahagow, waxayna si joogto ah xildhibaan u ahayd ilaa 7dii Maajo 2015.Waxay dhalatay 8 Abriil 1972 Rt Sir Robert Buckland XIGASHADA SAWIRKA,GOV.UK Waa Xubin ka tirsan Xisbiga muxaafadka, waa Xildhibaan laga soo doorto South Swindon wuxuuna xildhibaan yahay tan 2010. Buckland waxa uu ahaa Qareenka Guud ee England iyo Wales laga bilaabo 2014 ilaa 2019 iyo Wasiiru Dawlaha Xabsiyada laga bilaabo Maajo ilaa Luulyo 2019. Clive James Charles Betts Wuxuu dhashay 13 Janaayo 1950 waa siyaasi katirsan Xisbiga Shaqaalaha Ingiriiska waana dhaqaaleyahan hore.Sidookale Waa Guddoomiyaha Sanduuqa Xubnaha Aqalka Hoose. Waa xubin baarlamaan oo laga soo doorta Sheffield South East ilaa 2010 isagoo hore u matalay deegaanka Sheffield Attercliffe intii udhaxeysay1992 ilaa 2010. Qaran News
  23. Mogadishu (HOL) - Somali Minister of Finance, Dr. Elmi Mohamud Nur, suspended Mohamed Abdirahman Anas, the Accountant General of the Ministry of Finance. Abdirizakh Mohamed Abukar has been appointed temporarily to fill the position. Source: Hiiraan Online
  24. Laascaanood (Caasimada Online) – Hoggaanka maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay, kadib muddo ay hoggaaminayeen guddiga 33-ka ah ee Isimida SSC. Hoggaanka cusub ee SSC-Khaatumo ayaa ka kooban 45 xubnood oo laga soo kala xulay garaadada iyo salaadiinta beelaha gobollada SSC. Xubnahan ayaa noqon doona kuwa maamulaya arrimaha masiiriga guud ee gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, iyada oo shaqada ugu horeysa ee loo igmaday ay tahay in deegaanadooda ka saaraan Somaliland. Hoggaanka cusub ee SSC ayaa waxaa ID-ga aqoonsiga xubinada hoggaanka maamulka lagu guddoonsiiyay munaasibad ay goobjoog ka ahaayeen Golaha sare ee dhaqanka SSC-Khaatumo, Maayirka, Maayir ku-xigeenka, xoghayaha fulinta degmada, xildhibaanada golaha deegaanka iyo garyaqaanada sharciga. Maalmaha soo socda ayaa hoggaanka cusub ee SSC loo dhaarin doonaa masuuliyadan, ayaga oo sidoo kale markaas qaban doona shaqooyinka kale ee loo igmaday socod-siinteeda. Xiisadda Laascaanood ayaa weli kacsan, ayada oo weli dagaalladu ay ka socdaan bariga iyo galbeedka magaaladaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamada labada dhinac. Wararka ayaa sheegaya in milatariga Somaliland iyo ciidanka deegaanka ay haatan dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo ka wadaan halkaasi, taas oo uga sii dareyso xiisadda taagan. Labada dhinac ayaa sidoo kale waxay heleen gurmadyo kala duwan oo ciidan ah, kuwaas oo maalmihi u dambeeyay gaaray duleedka Laascaanood, si ay ugu biiraan dagaalka ka socda halkaasi. Si kastaba, Xaaladda Laascaanood ayaa u muuqata mid kasii dareysa, waxaana horay u fashilmay dhammaan isku dayadii la sameeyay ee ku aadana in la joojiyo dagaalka, kadibna la wada-hadlo. Xiisaddan cusub ayaa kusoo aadeysa, ayada oo bayaan kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM looga hadlay xaaladda adag ee ka jirta magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayada oo Somaliland loogu baaqay in ciidamadeeda ay kala baxdo aagga Laascaanood, sidoo kalena ay is xakameeyaan ciidamada SSC, si gargaar loo gaarsiiyo dadka ay waxyeelada soo gaaray. The post Golaha cusub ee hoggaanka SSC-Khaatumo oo lagu dhawaaqay appeared first on Caasimada Online.
  25. Mogadishu (HOL) - Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abshir Omar Jama, has refuted reports claiming that he resigned from his post on Thursday. Source: Hiiraan Online