Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) — Al-Shabaab's large-scale offensive, initiated in February with more than 3,000 militants mobilized from Middle Jubba to retake the strategic Middle Shabelle region, has stumbled but continues to expose critical weaknesses in Somalia's security framework. Source: Hiiraan Online
  2. Darasaad la sameyey Hogaaminta Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro Waxa lagu sheegey 100 casho ee ugu horeyey siduu usoo dhigey xukumadiisa iyo biseylka ka muuqta in bulshadda reer Somaliland u riyaaqeen 93% kuna qanacsan yihiin inuu noqdey Madaxwayne ku dedaalaya horumarka dadkiisa iyo wadda jirkiisa umadda u hogaaminayo. Iyaddo laga qiimeyey dhinacyo badan si kooban. 1. Dhismaha Xukumaddisa iyo saamiga beelaha 2. Xurmeynta shacabka doortey iyo kuwan dooran 3. La dagalanka khilaafaadka bulshadda dhexdeda 4. Mideynta iyo walalteynta bulshadiisa 5. Dardar gelinta Arimaha Nabad galyadda 6. Casriyeynta Ciidamadda qalabka sidda 7. Xoojinta xidhiidhka caalamiga ah 8. Dib dhiska kaabayaasha wadooyinka dalka 9. Dardar gelinta waxbarasha iyo caafimaadka 10. Kor u qaadida beeraleyda iyo waraabka celasha 11. Kor u qaadida qiyamka dowladdnimadda 12. La dagaalanka wax isdabamarinta iyo musuqa 13. Xoojinta iyo xurmeynta culimadda dalka 14. Xoojinta wadda shaqeynta bahdda dhaqanka 15. Xoojinta wadda shaqeynta ururada bulshadda 16. Fulinta iyo dardar gelinta qorshaha xukumada 17. Dib u qaabeynta iyo qalabeynta xafiisyadda 18. Kobcinta dhaqalaha dalka iyo cashuuraha 19. La dagaalanka Sixir bararka ashcaarta suuqa 20. Ilaalinta xoriyatal qowlka saaxafadda dalka 21. Hirgelinta xeer-nidaamiyayaasha xukumadda 22. Odoroska kala xadeynta shaqadda wasaradaha 25. Faafreebka iyo ilaalinta xogta sirta xukumadda 26. Isku duba riddka shaqalaha xukumadda 27. Qiimeynta dib u dhiska madaradda dalka 28. Dardar gelinta iyo dib u qiimeynta kalumeysiga 29. Ilaalinta bed qabka dadka ee caafimaadka 30. La dagaalanka dawoyinka dhacey iyo cunto dhacdey iney dalka soo galaan. Wey jiraan qodobo badan oo kale oo faafaahin u baahan. Balse intani waa hordhaca lagu qiimeyey darasaad kooban ey ka qeyb qaateen shacab kala duwan oo ka xora siyaasadda iyo asxaabta qaranka. Balse ku qiimeyey aragtidooda muwaadinimo oo madax banaan siyaasadda. Waxaanse qabaa iney xukumaddu si faahfaasan usoo saari doonto waxqabadkeeda 100 casho. Bulshaddana la wadaagi doonto dhowaan. Waxii u qabsoomey. Waa bilaahi Towfiiq Ramadaan Kariim Jimce Mubarak Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News
  3. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo dagaalka Alshabaab. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumaddisu ay u guuri doonto furrimaha dagaalka lagula daalamayo xubnaha kooxda Alshabaab ee ku sugan qeybo kamid ah gobollada dalka. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed heystaan fursad muhiim ah oo waqti kooban lagu soo afjari doono kooxaha Khawaarijta ah, maadama ay ku jiraan marxalad dhammaad ah, lana doonayo in shacabka Soomaaliyeed gamcaha isu qabsadaan sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen ilaalinta amnigooda iyo xasilloonida dalka, isaga oo faray hey’adaha amniga in ay sii xoojiyaan xaqiijinta amniga caasimadda. Kulanka ayaa sidoo kale lagu bogaadiyey howlgallada socda ee ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanku ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ka socda gobollada dalka. Source: goobjoog.com
  4. LONDON, UK (HOL) — A London man was given a suspended sentence after customs officers discovered approximately £18,000 worth of khat in his luggage at Newcastle International Airport. Source: Hiiraan Online
  5. Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa shaaciyay in ka hor Ciidda bisha Ramadaan ay soo afmeeri doonaan wejiga saddexaad ee dagaalka ka dhanka ah Daacish, kaasi oo ka socda buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Hoggaanka guud ee hawlgelinta ciidamada difaaca Puntland, S/Guuto Maxamed Aadan Jaamac (Degelle) oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in dagaalku u socdo sidii la qorsheeyay, islamarkaana la dhameystiri doono ka hor Ciidda. “Hawlgalka Hillaac, oo taliska guud uu qorsheeyay in lagu qaado Ceelka Miiraale—meeshii ugu dambaysay ee ay ku harsanaayeen firxadka argagixisada Daacish—wuxuu u fulay sidii loo qorsheeyay, Ilaah baa mahad leh. Dhammaan qorshe kasta oo la diyaariyay waa fulay,” ayuu yiri hoggaanka ciidamada difaaca Puntland. Waxa uu intaas ku daray: “Waxaa la burburiyay dhammaan difaacyadii ilaalada ee ku meersanaa Ceelka Miiraale, waxaana halkaasi ciidamadu ku dileen in ka badan 35 dagaallame oo ka tirsanaa argagixisada.” Howl-galkan ayuu sheegay in ciidamadu kula wareegeen dhammaan talisyadii ku yaallay halkaasi, kuwaasoo haatan ay gacanta ku hayaan ciidamada difaaca Puntland. “Wejiga saddexaad ee hawlgalka ayaa gebogebo ah, waxaana noo qorshaysan, Ilaahay idankii, in aan dhammaan sifayno meel kasta oo ay ku dhuumanayaan firxadka argagixisada inta aan Ciidda la gaarin,” ayuu yiri. Waxa uu rajeeyay in inta dhiman howlgalka si guul ah lagu dhameystiri doono, iyadoo kooxda Daacish laga saaray inta badan dhulkii ay horey ugu sugnaayeen ee buuraha gobolka Bari. Maamulka Puntland ayaa tan iyo markii uu bilaabay howlgalka ka dhanka ah Daacish waxay ciidamadu ku wadeen dardar horleh, iyadoo muddo kooban la iskaga gudbay saddex weji, kaasi oo haatan gebogebo maraya, sida uu sheegay maamulka.
  6. Mogadishu (HOL) — Forced evictions, ongoing clan-based conflicts, and limited humanitarian services are intensifying Somalia's humanitarian crisis, disproportionately affecting vulnerable groups such as women, children, and internally displaced persons (IDPs), according to a joint report released by the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) and the Norwegian Refugee Council (NRC). Source: Hiiraan Online
  7. Seventy people have been charged with allegedly embezzling $250 million in federal funds earmarked to feed underprivileged children. Thirty-seven defendants have pleaded guilty to their roles. Source: Hiiraan Online
  8. Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhoweysay guusha ay gaareen Ciidamada Milatariga Suudaan, kuwaas oo dib ula wareegay xarumihii dowladda ee caasimadda Khartuum, kana saaray maleeshiyaadka RSF ee uu taageero Imaaraadka. Soomaaliya waxay si weyn u ammaantay naf-hurnimada iyo dadaalka ay muujiyeen shacabka iyo ciidamada walaalaha ah ee Suudaan, iyada oo mar kale xaqiijisay mowqifkeeda adag ee ku aaddan midnimada, wadajirka iyo xasilloonida qaranka Suudaan. “Soomaaliya waxay la dhacsan tahay naf-hurnimada walaalaha Suudaan – shacabka iyo ciidamada. Waxaan si buuxda u taageereynaa midnimadooda, wadajirkooda, iyo dadaalkooda ku aaddan xasilloonida qaranka, horumarka iyo barwaaqada,” ayaa lagu yiri bayaan rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee JFS. Dowladda Soomaaliya waxay rajaynaysay in guushan ay horseedi doonto xasillooni waarta iyo nabad ka dhalata guud ahaan gobolka, iyada oo Alle uga baryaysa shacabka Suudaan horumar iyo barwaaqo. Source: goobjoog.com
  9. MINNEAPOLIS, Minn (HOL) — Jurors convicted Aimee Bock and Salim Said on all counts Wednesday for orchestrating a massive $250 million scheme under the guise of providing meals to Minnesota children during the COVID-19 pandemic. Source: Hiiraan Online
  10. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan soo saartay ayaa sheegtay in ay si weyn u soo dhaweynayso warka ku saabsan in ciidamada dowladda Suudaan dib ula wareegeen xaruntii madaxtooyada dalkaasi ee bartamaha caasimadda Khartuum, kaddib laba sanno oo halgan hubaysan ah. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi muhiim u tahay ilaalinta qarannimada Suudaan iyo adkaynta hiigsiga dalkaasi ee ku jihaysan hirgelinta nabadda iyo ammaanka, waxaana bayaankaasi soo baxay saacado kaddib markii xoogaga birmadka deg deg ah ee RSF lagu jebiyay dagaalkii caasimadda Khartuum. “Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si weyn u soo dhaweynaysaa warka ku saabsan in ciidamada dowladda Suudaan dib ula wareegeen xaruntii madaxtooyada dalkaasi ee bartamaha caasimadda Khartuum, kaddib laba sanno oo halgan hubaysan ah. Tallaabadaasi oo muhiim u ah ilaalinta qarannimada Suudaan iyo adkaynta hiigsigooda ku jihaysan nabadda iyo ammaanka” ayaa lagu yiri bayaanka dowladda Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sidoo kale sheegtay in ay ku celinayso mowqifkeeda sugan ee taageeridda qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Suudaan, islamarkaana garab taagan tahay hay’adaha sharciga ah ee Suudaan, si loo xaqiijiyo amniga iyo xasiloonida dalkaasi” Dowladda Soomaaliya, waxay ku celinaysaa mowqifkeeda sugan ee taageeridda qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Suudaan” ayuu sii raaciyay bayaanka. PUNTLAND POST The post Dowladda Soomaaliya oo si weyn u soo dhaweysay guusha ciidamada Suudaan ka gaareen dagaalkii RSF appeared first on Puntland Post.
  11. Mogadishu (HOL) — Somalia has endorsed diplomatic efforts by Egypt, Qatar and the United States to secure a lasting ceasefire in Gaza and has called for an independent investigation into Israeli airstrikes on United Nations facilities in the besieged Palestinian territory. Source: Hiiraan Online
  12. Predawn arrest of Mayor Ekrem Imamoglu sets off protests in several cities that are likely to continue into the weekend. Source: Hiiraan Online
  13. Mogadishu (HOL) — Somalia will hold its first one-person, one-vote elections for local governments in June, the country’s National Independent Electoral Commission announced Friday, marking a milestone in Somalia’s fragile democratic transition. Source: Hiiraan Online
  14. Bosaso (HOL) – The Puntland regional administration has accused Somalia’s Federal Government of secretly recruiting young men from its territory to serve in the country’s military without formal authorization. Source: Hiiraan Online
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay magacyada horjoogayaal iyo nabadoonno ka tirsan Al-Shabaab oo saacadihii la soo dhaafay lagu dilay duqeyn. Ciidanka Xoogga Dalka, oo kaashanaya xuuraanka NISA, ayaa qaaday howlgal dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha Ciidanka Cirka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka. Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Dib-dheer, oo ka tirsan degmada Ceel-Buur ee gobolka Galgaduud. Taliska ayaa sheegay in howlgalkan lagu dilay xubno sar-sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay ka mid yihiin: 1. Axmed Macallin – Horjoogihii Al-Shabaab ee degmada Ceel-Buur. 2. Abuu Salmaan – Horjoogihii Al-Shabaab ee deegaanka Ceel-Garas, Galgaduud. 3. Xuseen Cali Badal – Horjoogihii Al-Shabaab ee deegaanka Xiindheere. 4. Budul Faarax Geed – Horjoogihii Al-Shabaab ee deegaanka Ceel-Qooxle. 5. Sakariye – Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab ee Galgaduud. Sidoo kale, nabadoonnada lagu beegsaday howlgalkan ee la dilay ayaa kala ah: 1. Mire Cagdheer, 2. Muuse Cumar, 3. Maxamed U Rur 4. Xaaji Bashiir Xubnahaan nabadoonnada ah ayaa ahaa horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ka shaqeynayay marin-habaabinta bulshada deegaankaas, sida uu sheegay Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Howlgalkan ayaa daba socday weerarkii dhacay 13-kii Maarso 2025, markaas oo Macawiisleyda deegaanka ay si toos ah ula dagaallameen Al-Shabaab-kii ku sugnaa tuulada Bay-Caadle, sida uu xaqiijiyay talisku. Si kastaba ha ahaatee, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay xoojisay howlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, iyadoo haatan furimaha hore ee dagaalka uu ku sugan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh, kaas oo halkaas ka hoggaaminaya dagaalka.
  16. Mogadishu (HOL) – The Somali National Army (SNA), in collaboration with the National Intelligence and Security Agency (NISA), carried out a series of airstrikes in central Somalia that killed several senior Al-Shabaab militants and affiliated elders, the government confirmed on Thursday. Source: Hiiraan Online
  17. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa saxiixay amar fulin ah oo lagu xirayo waaxda waxbarashada dalka. Tallaabadan ayaa ka tarjumaysa ballan-qaadyadiisii ololaha doorashada iyo qorshe ay muddo dheer taageerayeen qaar ka mid ah muxaafidku. Trump ayaa hay’addan ku eedeeyay xilkasnimo la’aan iyo in ay gabeen waajibaadkoodii, isaga oo ballan-qaaday in uu dib ugu celin doono dhaqaalaha ay maamusho gobollo gaar ah. “Waxaan u xirayaa sida ugu dhaqsaha badan ee suurtagalka ah,” ayuu yiri, inkasta oo Aqalka Cad uu qiray in amarkan u baahan yahay go’aanka Congress-ka. Caqabadaha sharci Go’aankan ayaa durba wajahaya caqabado sharci ah, iyadoo dad badan oo ka soo horjeeda ay doonayaan in ay hor istaagaan xiritaanka hay’adda. Waxa kale oo la diidan yahay dhimista shaqaalaha waaxda, taas oo la shaaciyay toddobaadkii hore. Trump, oo carruur dhigata dugsiyada dalka ay hareera fadhiyaan xilli uu hadlayay Khamiistii, ayaa sheegay in Mareykanku uu bixiyo kharash aad u badan oo waxbarasho, marka loo eego waddamada kale, balse ay dhibcaha ardaydu aad u hooseeyaan. In kasta oo amarkan uu la kulmi karo caqabado sharci, haddana Xisbiga Jamhuuriga oo Senate-ka ku leh aqlabiyad 53-47, ayaa u baahan ugu yaraan 60 cod si ay u ansixiyaan xiritaanka waaxda waxbarashada.
  18. A fire at an electrical substation in London has caused a power outage forcing Heathrow airport to shutter for a full day. At least 1,350 flights will be be impacted, according to flight tracking website FlightRadar 24 — not including flights that might be cancelled or delayed due to aircrafts being out of position. “To maintain the safety of our passengers and colleagues, we have no choice but to close Heathrow” for the full day, the airport said, adding that it expects “significant disruption over the coming days.” Passengers have been advised to not travel to the airport under any circumstances until it is reopened. Scores of flights have been diverted to other airports and several, including United Airlines flights from the US, have been cancelled according to the airline. Some flights arriving from the US to the airport were forced to turn around mid-air and return to their point of departure. Window Replacement | ExploreNest.com Qantas, British Airways and Virgin Atlantic have all recorded disruption to their flight services as aircraft carriers were forced to quickly shuffle their planes and crews around as a result of the incident. The power outage was sparked when a transformer within an electrical substation in west London caught fire. The London Fire Brigade said 10 fire engines and around 70 firefighters were called to the scene at 10.23 pm CET Thursday. The cause of the fire is yet to be determined. The fire has also caused significant disruption to the surrounding area with power outages impacting more than 16,300 homes. The fire brigade said it received nearly 200 calls related to the incident and deployed crews from Hayes, Heathrow, Hillingdon, Southhall and surrounding areas on the scene. Footage posted to social media showed huge flames and large plumes of smoke coming from the facility. National Grid UK issued a statement saying the fire had damaged equipment, adding it was working at speed to “restore power supplies as quickly as possible.” Heathrow has said the closure would last until midnight on Friday. MSN Qaran News
  19. The Sudanese army seized full control of the Presidential Palace in downtown Khartoum on Friday, it said in a statement, in one of the most symbolic gains in a two-year-old conflict with a rival armed group that has threatened to partition the country. Source: Hiiraan Online
  20. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxeexay amar fulin ah oo lagu albaabada loogu laabayo waaxda waxbarashada, isagoo fulinaya ballan-qaadkiisii ololaha doorashada iyo qorshe ay muddo dheer ku taamayeen qaar ka mid ah muxaafidku. Trump ayaa hay’addaasi ku eedeeyay xilkasnimo la’aan iyo in hawlahoodii gabeen. Madaxxweynaha Maraykanku waxa uu wacad ku maray in uu ku celin doono lacagta ay maamusho gobollo gaar ah. “Waxaan u xidhi doonaa sida ugu dhaqsaha badan ee suurtogalka ah,” ayuu yidhi Trump, inkasta oo Aqalka Cad uu qiray amarka lagu xidhi karo hay’addaasi uu u baahan go’aanka Golaha Congress-ka. Talaabadan ayaa durba caqabado dhanka sharciga ah kala kulmeysa dadka doonaya in ay hor istaag ku sameeyaan xidhitaanka hay’addaasi. Waxa kale oo ay ka soo horjeedaan dhimista guud ee hsaqaalaheeda oo lagu dhawaaqay todobaadkii hore. Isaga oo ay hareero tuban yihiin carruur ku fadhida miisaska dugsiyada Aqalka Cad, Khamiistii ayaa Trump wuxuu yidhi “Mareykanku lacag badan ayuu ku bixiyaa waxbarashada si ka badan waddanka kasta oo caalmka ku yaalla”, isaga oo raaciyay in dhibcaha ardaydu ay ku yihiin kuwo aad u hooseeya. Amarka fulinta ah ayay u badna tahay in uu la kulmo caqabado dhanka sharciga ah, si la mid ah ficillada dhinaca maamulka ee uu Trump ku hawllanaa muddooyinkii u dambeeyay. Laakiin xubnaha Xisbga Jamhuuriga ayaa la og yahay in ay haystaan ​​aqlabiyadda 53-47 ee Golaha Senate-ka, waxaana meelmarinta xidhitaanka waaxdani uu u baahnaan doonaa 60 cod. Bbcsomali Qaran News
  21. Kooxda Xamaas ayaa sheegtay in ay saddex gantaal ku garaacday Tel Aviv – waana markii ugu horreysay ee kooxdaasi ay qaaddo weerar gantaal oo noocan ah tan iyo markii Israa’iil ay dib u bilowday duullaanka millitari ee Marinka Gaza. Israa’iil waxa ay sheegtay in ay qabatay mid ka mid ah gantaallada, kuwa kalena ay ku dhaceen dhul aanay cidna ku noolayn. Ugu yaraan 591 qof – oo ay ku jiraan in ka badan 200 oo carruur ah – ayaa la dilay tan iyo markii ay Israa’iil dagaalka dib u bilowday maalintii Talaadada, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho. Ciidamada difaaca Israa’iil ee loo soo gaabiyo IDF ayaa sheegay in Khamiistii ay howlgal dhulka ah ka bilaabeen dhulka falastiiniyiinta. Waxaa jiray dib u dhac ku yimid dhaq-dhaqaaq millitari oo ballaadhan tan iyo bishii January, markaas oo ay bilaabatay xabbad-joojin u dhexeysa Israa’iil iyo Xamaas Israa’iil ayaa sheegaysa in Xamaas ay weli gacanta ku hayso 59 la-hayste oo 24 ka mid ah la rumaysan yahay in ay dhinteen. Geesta kale, kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa gantaal ballistic ah ku riday Israa’iil Khamiistii, iyaga oo bartilmaameedkoodu ahaa garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion oo u dhow Tel Aviv, sida uu sheegay afhayeenka millateriga ee kooxdan ay Iran taageerto. Bbcsomali Qaran News
  22. Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa sheegtay in howlgallo duqeyn ah oo laga fuliyay nawaaxiga deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu diley 82 xubnood oo isugu jiray hoggaamiyaal iyo dagaalameyaal ka tirsan kooxda Alshabaab. Sidoo kale hay’addu waxay sheegtay in 19 kale lagu dhaawacay howlgalkaas, ka dib markii la beegsaday koox doonaysay inay abaabulaan falal amniga lid ku ah oo ay ka geysan lahaayeen deegaannadaas. Ciidanka xoogga dalka ayaa wada howlgallo xooggan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, ayadoo duqeymo joogto ahi ay ka socdaan goballada shabeellooyinka iyo Hiiraan. Source: goobjoog.com
  23. Mogadishu (HOL) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with regional leaders, security officials, and community members in Adale town on Thursday to discuss the ongoing counterterrorism campaign and strategies for stabilizing the region. Source: Hiiraan Online
  24. Ethiopia’s prime minister says his country will not seek conflict with longtime rival Eritrea over access to the Red Sea, amid recent fears about possible war between the neighbours. Source: Hiiraan Online