-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) - Heavy fighting erupted in Darulnaim village of the Middle Shabelle region on Monday, as Somali army forces, supported by local militia, clashed with al-Shabaab militants. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Muran xooggan ayaa ka taagan guraha garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay ogaatay Caasimada Online. Murankaan oo salka ku haya amar kasoo baxay dowladda ayaa waxa uu maalintii afaraad oo xiriir ah hakad galiyay aalab alaabihii Cargo-ga ee ay qaadi jireen diyaaradaha ka duula garoonka. Dowladda ayaa diyaaradaha kusoo rogay inay bixiyaan lacago canshuur ah oo lagu dhufanaayo calaa kiilo, taasi oo ay shirkadaha sheegeen in aysan suurta-gal aheyn, taasi oo horseeday in shaqadii Cargo-ga ee garoonka ay istaagto. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in laga soo bilaabo maalintii Sabtida aanay garoonka Aadan Cadde ka bixin alaabaha Cargo ee loo qaado guud ahaan gobollada dalka. Canshuurta ay dowladda kusoo rogtay shirkadaha ka shaqeeya alaabaha Cargo ayaa dhan hal doollar calaa kiiladii, sida ay sheegeen qaar kamid ah masuuliyiinta shirkadaha ka shaqeeya qaadista alaabaha Cargo-ga, taasi oo ay ka biyo diideen shirkadaha ka shaqeeya. Dowladda ayaa la sheegay inay halkan ka aragto inay ku jirto fursad looga sameyn karo dakhli dheeraad ah, ma cadda illaa hadda sida loo qaadj doono lacagahaan iyo halka ay ku dambeyn doonto arrintaan. Si kastaba, Waxaa hakad ku jira tan iyo Sabtidii alaabihii Cargo-ga ee ka bixi jiray Muqdisho, kuwaasi oo loo qaadi jiray guud ahaan gobollada dalka, mana ahan markii u horreysay ee qeybo kamid ah shaqada garoonka u istaagto canshuur ay kordhisay dowladda. The post Muran ka taagan garoonka Aadan Cadde kadib amar kasoo baxay dowladda appeared first on Caasimada Online.
-
Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub ayaa sheegay in ay si wadajir ah cadaadis u saari doonaan dalka Imaaraadka Carabta, si ay Abu Dhabi u joojiso agabka ay u dhoofiso Ruushka. Dhinacyadan ayaa ka cabsi qaba in agabkan qaarkiis loo adeegsan karo inuu Moscow ka caawiyo dagaalka ay ka waddo dalka Ukraine. Source
-
Kenya oo qorsheynaysa in fiisa la’aan dalkeeda lagusoo galo
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Madaxweynaha Kenya William Kipchirchir Samoei arap Ruto ayaa sheegay in waddankiisu uu “si dhab ah uga fikirayo in gebi ahaanba meesha laga saaro dal ku galka” looga baahan yahay ajaaniibta muddo dhowr bilood gudahood ah. William Ruto waxa uu sheegay in Kenya ay tahay asalka bini’aadamka, sidaa darteedna ayna cadaalad ahayn in dadka soo booqda la weydiiyo dal ku gal maadaama ay gurigoodii imanayaan. “Meelo dhowr kiilo mitir uun u jirta halka aad fadhidaan hadda, ayey saynisyahannadu ogaadeen oo ka heleen hadhaagii ugu horreeyay ee bini’aadamka ee dhulka. Si kale haddii loo dhigo, waa halka ay bani-aadminimadu ka billaameen. Sidaa darteed, ii oggolaada inaan guriga idinku soo dhaweeyo. Dhowr bilood gudahood, waxaan si dhab ah uga baaraan-degeynaa inaan baabi’inno shuruud kasta oo fiisa ah, sababtoo ah waa cadaalad darro in qof kasta oo gurigiisa imaanaya la weydiiyo fiisaha,” ayuu yidhu madaxweyne William Ruto Isniintii, isagoo ka furayay magaalada Nairobi shir madaxeedka cimilada Afrika oo ay kasoo qayb galeen madax Afrikaan ah iyo wufuud caalami ah. Tan iyo markii uu la wareegay xilka madaxtinimada bishii Sebtembar ee sannadkii tagey Ruto wuxuu ka tanaasulay xannibaadaha fiisaha ee dalal dhowr ah, oo ay ku jiraan Eritrea, Djibouti, Comoros, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo Indonesia. Madaxweyne Ruto ayaa hore u sheegay in maamulkiisu uu doonayo in uu meesha ka saaro caqabadaha fiisaha ee dhammaan dalalka Midowga Afrika. Source -
Waxaa xalay magaalada London ku geeriyooday Allaha u naxariistee, fannaankii weynaa ee Axmed Naaji Sacad, oo kamid ahaa tiirarka uu lahaa Fanka Soomaalidu. Geeridiisa waxaa xaqiijiyay wiilkiisa Yaxye Axmed-Naaji. Alfannaan Axmed-Naaji waxuu kamid ahaa fanaaniinta taariikhda weyn ku lahaa masraxa fanka iyo suugaanta Soomaalida. Sida diiwaanka taariikhdiisa ku xusan, sannadkii 1939 ayuu ku dhashay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, taasoo xilligaas la odhan jiray Bilaajo Carab. Source
-
Abaabulka dagaal ee maalmahan ka socda degmada Oog ayaa ku sii durkaya hurinta colaad beeleed hubaysan. Wararka ayaa sheegaya in beelaha bariga Burco iyo degmada Caynaba ay maleeshiyaad hubaysan ku daabulayaan degmada Oog si ay weerar ugu qaadaan dhulka SSC-Khaatumo. Taliska Muuse Biixi oo si ba’an loogu jebiyay dagaalkii Laascaanood ayaa lagu soo warranayaa in uu maalgelinayo colaadda laga dhex abuurayo beelahan deriska ah oo sidoo kale Ceerigaabo wada deggan. Wararka ayaa intaas ku daraya in shalay iyo saaka boqollaal maleeshiya-beeleed ah lagu soo daabulay Oog iyo nawaaxigeeda kuwaas oo loo diyaarinayo in ay weeraraan dhulka SSC. Dhinaca kale Ciidamada SSC-Khaatumo oo ku sugan Salinta Guumeys ayaa dhankooda laga soo tebinayaa in ay u diyaarsan yihiin difaaca degaankooda. PUNTLAND POST The post Taliska Muuse Biixi oo degmada Oog ka wada Abaabulka Colaad Qabiil appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Beelweynta Mudullood oo ku shirtay magaalada Muqdisho ayaa codsi gaar ah u dirtay beesha caalamka, gaar ahaan guddiga amniga ee Qaramada Midoobey, wuxuuna shirka beesha diiradda saarayey dagaalka Al-Shabaab. Beesha ayaa labo ka mid ah lix qodob oo shirkaas ka soo baxday baaq ugu dirtay beesha caalamka, iyagoo go’aan ka gaaray sidii ay Shabaab uga xoreysa lahaayeen dhulkooda, ugana difaaca lahaayeen hadii ay mar kale ka soo baxaan ciidamada dowladda. “Beesha Mudulood waxay guddiga Amniga ee Qaramada Midoobey ugu baaqaysaa inay dowladda Soomaaliya ka qaadaan cunaqabateynta hubka, si looga adkaado argagixisada,” ayaa lagu yiri qodobkaan oo qeyb ka ahaa war-murtiyeedkii ka soo baxay shirka beelaha Mudulood. Sidoo kale beesha oo go’aansaday inay qaaraan iska uruuriso, si Shabaab dambe uusan u qabsan dhulkeeda ayaa beesha caalamka ka codsatay in dowladda Soomaaliya lagu garab istaago dagaalkaan adag ee kooxda ay kula jirto. “Sidoo kale beesha Mudulood waxay ugu baaqeysaa beesha caalamka inay kordhiyaan kaalmadooda iyo garab istaagooda dowladda Soomaaliya, si ay u soo gabagabeyso dagaalka ay kula jirto Khawaarijta oo mararka qaar u gudubta, dhibaatana ka geysata dalalka deriska la ah Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qodobkii 6-aad ee war-murtiyeedkii ka soo baxay shirweyn oo siyaasiyiinta iyo waxgaradka beelaha Mudulood ay ku yeesheen Muqdisho. In la qabto shirkaas waxaa sababay jaha wareerkii ka dhashay go’aankii ay ciidamada dowladda uga soo baxeen magaalooyinka Ceeldheer, Cowsweyne, Galcad iyo deegaano kale oo beelaha Mudulood ay degaan. Mudullood ayaa hadda isku dhaarsaday in deg deg loo xoreeyo dhulka ay Shabaab ka heystaan, intaas kadibna la isku tashado, xitaa hadii ciidamada dowladda ay mar kale gadoodaan oo furimaha soo baneeyaan. Sidoo kale beeshaan waxay muujisay taageero buuxda oo dowladda iyo ciidamada ay la garab taagan tahay, waxayna qirtay in dowladda ay heyso dhaqaaleyari baahsan, xili ay dagaal adag kula jirto Al-Shabaab, waxayna isku qoreen qaaraan, si loo fududeeyo sahayda dagaalka. The post Beesha Mudullood oo laba arrin ka codsatay beesha caalamka kadib gadoodkii… appeared first on Caasimada Online.
-
Waxaa Isniintii xilka loo dhaariyey General Brice Olingui Nguema oo ah hoggaamiyaha cusub ee awoodda dalka Gabon kula wareegay inqilaabka, isaga oo noqonaya madaxweyne ku meel gaar ah. Khubarada kala duwan ayaa sheegaysa in tallaabadani ay hordhac u tahay, hubanti la’aan soo foodsaartay mustaqbalka siyaasadeed ee dalkan ku yaalla Afrikada dhexe. General Olingui ayaa ballanqaaday in uu qaban doono doorasho xor ah oo daahfuran si uu dalkaas ugu soo celiyo xukunkii rayidka ahaa, hase ahaatee muu sheegin xilliga uu xukunka wareejin doono. Hoggaamiyaha milateriga ee xukunka loo dhaariyey ayaa sheegay inay tahay in marka hore la sameeyo dastuur cusub isla markaana afti loo qaado. PUNTLAND POST The post Hoggaamiyaha Inqilaabka ku qabsaday dalka Gabon oo xilka loo dhaariyay appeared first on Puntland Post.
-
Growing influence of Brics in East Africa through arms race
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Countries. Yet, new details show that arms supply is just as much the bloc’s area of specialisation, to eastern African countries. Source: Hiiraan Online -
Police in Uganda announced Sunday that they had thwarted a bomb attack at a Pentecostal church in the capital. Source: Hiiraan Online
-
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismail Maxamed Warsame ayaa maanta shir-Guddoomiyey fadhiga 20-aad, Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Fadhiga maanta waxaa goob-joog ahaa 40 Xildhibaan, Ajandaha ayaa ah Ansixinta Xubnaha magacaaban ee Guddiga Doorashooyinka Puntland – PEC sida uu qabo qodobka 113-aad Farqadiisa 1aad, Xarafka X iyo Qodobka 132-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland. Kadib markii Xildhibaannada ay dhageysteen Taariikhdooda, waxaa cod gacan-taag ah ugu codeeyay Oggol 39 Xildhibaan, Diidmo 1, cid ka aamustayna ma jirin. Xildhibaannada ayaa Xasaanadda siiyey Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland – PEC, waxaana dhaariyey Garsoore ka socda Maxkamadda sare. Xubnaha ayaa kala ah; 1. Fu’aad Abshir Axmed 2. Axmed Jaamac Maxamed 3. Axmed Maxamuud Cumar ( KK ) 4. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keytoon) 5. Maxamed Abshir Garaad 6. Maxamuud Soofe Xassan 7. Cabdullahi Maxamed Barre ( Caato) 8. Marwo Faadumo Siciid Axmed 9. Cabdinuur Maxamuud Maxamed Ubbaale Dhinaca kalena, waxaa maalinta sabti 9ka bisha September si rasmi ah loo dhammeystiri doonaa xubnaha kale ee Xisbiyadda Siyasadeedka Puntland kuwaa oo codsi ay soo gudbiyeen horay ugu codsaday in wakhti dheeraad ah la siiyo. PUNTLAND POST The post Baarlamaanka Puntland oo Maanta ansixiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka PEC appeared first on Puntland Post.
-
Waxaa magaalada London ee carriga dalka UK ku geeriyooday fanaankii weynaa, Allah ha u naxariistee Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu uga tacsiyeeyey ehelada, qaaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliya, geerida naxdinta leh ee ku timi fanaankii weynaa Marxuum Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa marxuumka ku tilmaamay inuu kaalin weyn ugu jiray fanka Soomaaliyeed, isaga oo doorweyn ka soo ciyaaray sare u qaadida fanka, suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed, kaas oo uu ka mid ahaa tiirarkiisa waaweyn. Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, iyo madax kala duwan oo kale ayaa iyaguna tacsi u diray ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Fanaankii Soomaaliyeed ee Axmed Naaji Sacad oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska appeared first on Puntland Post.
-
Somali National Army (SNA) said its forces on Monday killed 43 al-Shabab militants and injured several others after conducting an operation in Galgaduud region, central Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Doha, Qatar: The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia HE Hamza Abdi Barre arrived this evening in Doha, on a working visit to the country. Source: Hiiraan Online
-
Referring to the stigma he faces in Somalia because he has albinism, 25 year-old Elmi Bile Mohamed says: "People tell me I am a cannibal and that I will eat their children. They are terrified of me." Source: Hiiraan Online
-
Doha (Caasimada Online) – In what seems to be a growing alliance between the Horn of Africa and the Gulf, Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre descended on Qatar on Monday for a pivotal five-day diplomatic visit. On the agenda? Conversations with top brass, including Qatar’s Prime Minister and Minister of Foreign Affairs, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani. Also on Barre’s meeting roster is a contingent of influential Qatari business leaders, suggesting that economic collaborations might be on the horizon. Echoing these speculations, reports hint that the two nations are poised to ink several agreements focused on boosting investments in Mogadishu, Somalia’s capital. Qatar’s significant role in Somalia’s peace efforts “The role of Qatar is paramount in assisting our pursuit for peace, economic growth, and political settlements,” Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Jama commented in a recent interview with Caasimada Online. This statement came as no surprise, given Qatar’s 2021 peace mediation between Kenya and Somalia and its subsequent efforts to facilitate peace in the region. Further underscoring Qatar’s commitment, Doha hosted a crucial multi-party discussion on Somalia’s intricate political scenario in June. Officials from Somalia, the US, the UK, the UAE, and Turkey converged in the Gulf nation’s capital for this dialogue. Under the keen oversight of Qatar’s Minister of State for International Cooperation, Lolwah Al Khater, the assembly delved into strategies bolstering Somalia’s resistance against Al-Shabaab and transitions involving the African Union. Emerging as the radical youth faction of the defunct Union of Islamic Courts, Al Shabaab—Arabic for ‘The Youth’—once held the reins of Mogadishu in 2006 before being expelled by Ethiopian forces. The militant group, with its nefarious nexus linking it to Boko Haram in Nigeria and Al-Qaeda in the Islamic Maghreb, holds a clear objective: overturn Somalia’s central administration to impose a stringent version of Islamic law. Qatar’s humanitarian footprint in Somalia Beyond diplomacy, Qatar has firmly planted its feet in Somalia’s humanitarian landscape, especially in light of the intensifying drought crisis. Teaming up with the US and the UK, Qatar funneled $10.5 million in drought assistance to Somalia in June. This infusion sustained the Building Resilient Communities in Somalia consortium, a crucial lifeline for the nation. Qatar’s philanthropic blueprint in Somalia continues. Last year, in response to escalating international appeals for aid, Qatar pledged $1.5 million to fortify emergency response and resilience-building. The gravity of the situation is such that over half a million Somali children under five are navigating the perilous waters of malnutrition and mortality risks. This year’s drought, touted as the most severe in four decades, casts shadows of impending famines and dislocations. To contextualize the crisis, data from the UN last year painted a grim picture: a surge of over 755,000 internally displaced Somalis owing to the drought, with the tally topping a million since January 2021. The UN aptly encapsulated the direness, describing the Somali situation as a “protracted refugee” crisis rooted in decades of political instability and civil unrest since the 1990s. The post Gulf gambit: Somalia’s PM bets big on Qatari ties appeared first on Caasimada Online.
-
Pyongyang (Caasimada Online) – A potential game-changing geopolitical shift is on the horizon, as North Korean leader Kim Jong Un prepares to travel to Russia. His aim? To discuss the strategic exchange of weapons and technology with President Vladimir Putin, as per sources from the New York Times. This would mean North Korea might supply artillery shells and antitank missiles to Russia, receiving Moscow’s advanced satellite and nuclear-powered submarine technology in return. In a rare foray outside his borders, Kim’s mode of transportation to Vladivostok, a port city near North Korea, is expected to be an armored train – reminiscent of his father’s signature travel style. The last significant visit to Russia from North Korea’s leadership was Kim Jong Il, who opted for the safety of his armored train and visited just a few months before his passing in 2011. U.S. concerns and the Cold War echoes The United States has, expectedly, voiced concerns over the growing camaraderie between Russia and North Korea. Russia’s Defence Minister, Sergei Shoigu, when queried about the potential joint military exercises with North Korea, responded with an old Russian proverb: “You don’t choose your neighbors, and it’s better to live with your neighbors in peace and harmony.” Yonhap, South Korea’s leading news agency, recently highlighted South Korea’s intelligence agency’s insights into a proposal by Shoigu. The proposition? A trilateral naval exercise involving China, North Korea, and Russia. Reflecting on their shared history, Moscow’s intentions to enhance its “mutually respectful relations” with Pyongyang, a cherished Cold War ally, comes as no surprise. Moreover, Russia’s recent declaration about annexing parts of Ukraine in 2022 garnered support from a select few countries, with North Korea being prominent among them. A changing landscape in military alliances Noteworthy is the increasing momentum of military alliances. Last week, the U.S. shared its apprehensions regarding the arms negotiation progress between North Korea and Russia. The recent visit of Shoigu to North Korea for the “Victory Day” celebrations, marking the 70th anniversary of the end of the Korean War, saw him reportedly having private dialogues with Kim. Contrary to the rising speculations, Russia’s ambassador to North Korea, Alexander Matsegora, communicated to the TASS news agency about his unawareness of North Korea’s involvement in the speculated trilateral military drills. However, he felt it would be “appropriate” given the U.S.-led activities in the region. Amidst all this, North Korea has consistently refuted claims of “arms dealings” with Russia. Meanwhile, the United States sanctions entities allegedly connected to such deals. This new alliance formation sheds light on the region’s evolving dynamics of military exercises. While North Korea has kept its military exercises with neighbors minimal, the U.S. and its ally, South Korea, often engage in regular drills, which North Korea perceives as war preparations against them. The post Kim’s Russian gambit: Redrawing global battle lines appeared first on Caasimada Online.
-
Qoryooley (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay soo kubaareeyeen degmadaasi. Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in maleeshiyadu ay soo buuxdhaafisay deegaanada hoostagga degmadaasi iyo weliba waddooyinka soo gala. Wax badan lagama oga sababta ay xilligan Shabaabku culeyska u soo saareen degmadaasi, waxayse imaanaysaa maalmo uun ka dib weerarkii xooganaa ee ay Jimcihii ka gaysteen degmada. Shabaabka oo 1-dii bishan weerar ku galay degmadaasi ayaa waxaa Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo xoogaga madaniga ee degmada u suurtagashay in ay dib uga saaraan degmadaasi. Intii uu dagaalku socday ayaa waxaa jirtay duqayn dhinaca cirka ah oo lala eegtay maleeshiyadaasi. Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in duqayntaasi oo ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamiga lagu dilay 30 ka mid ah mintidiinta Al-Shabaab. Dadka reer Qoryooley ayaa isla dhex maraya in Shabaabku ay doonayaan in ay go’doomiyaan degmadaasi, si la mid ah sanadihii 2015-2016, oo ay si ba’an u go’doomiyeen Qoryooley, dhaawacdayna wax soosaarkii tacabka beeraha ee degmadaasi. Ciidamadii madaniga ee xilligaasi la sameeyay ayaa ku guuleystay in ay go’doominta ka saaraan degmadaasi, kadib markii ay billaabeen in ay Shabaabku ku weeraraan goobihii ay ka go’doominayeen degmadaasi. Tani ayaana keentay in Shabaabku joojiyaan cunaqabateyntii ay ku hayeen Qoryooley. Dhanka kale Shabaabka ayaa habeen hore fiidkii madaafiic ku weeraray Xerada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin deegaanka Danow, oo hoostagga Degmada Qoryooley. Wararka ayaa sheegaya in Militariga Uganda ee degan Danow iyo Qoryooley ay madaafiic xoog lihi kaga falceliyeen weerarkaasi. Hal qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen, ka gadaal markii hoobiye habow ahaa uu ku soo dhacay Degmada Qoryooley. Dadka reer Qoryooley ayaa walaac dhanka amniga ahi ka muujinayo culeyska ay Shabaabku soo saareen degmadooda. Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Degmada Qoryooley, Cali Maxamed Aadan (Cali Waal) ayaa sheegay inaanay aqbali doonin in Shabaabku ay qalqalgeliyaan amniga degmadaasi. The post Maleeshiyada Al-Shabaab oo soo kubaareeyay Qoryooley appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimada Online) – Waxaa weli maamulka Puntland ka taagan khilaaf iyo hubanti la’aan salka ku haysa nooca ay u qabsoomi doonto doorashada madaxtinimada maamulkaasi ee 2024-ka. Madaxweyne Saciid Deni ayaa wada qorshe doorasho oo qof iyo cod ah, kaasi oo ka biyo diidan yihiin mucaaradka Puntland, oo u arka inuu madaxweynaha ka leeyahay qorshahaasi damac muddo kororsi. Deni ayaa bishii hore shaaciyay in doorashada madaxtinimada Puntland lagu qaban doono hannaanka xisbiyada badan ee qof iyo cod, islamarkaana ay ku qabsoomi doonto xilligeeda rasmiga ah, oo dib u dhac jiri doonin, sida uu sheegay. Mucaaradka oo diidan qorshaha uu wado Deni ee doorasho qof iyo cod ah ayaa soo jeediyay in lagu laabto hanaankii hore ee lagu doortay madaxweynaha hadda muddo xileedkiisu sii dhamaanayo. Ismari-waaga labada dhinac ayaa weli taagan, mana jiro xal siyaasadeed oo laga gaaray khilaafka dhinac, ayada oo maanta la filayo in Baarlamaanka Puntland uu ansixiyo xubnaha cusub ee guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC. PEC ayaa u qaabilsan maamulka hirgelinta doorashada hannaanka qof iyo cod, taasi oo aan weli dhinacyadu isku raacin, ayna siyaasiyiinta mucaaradka u arkaan mid uu qorshe kale ku hoos wato Saciid Deni, oo gadaal ka riixaya arrintaan. Inkasta oo aysan hadda cadeyn nooca doorasho ee Puntland aadi doonto 2024, haddana dadka siyaasadda ka faallooda ayaa aaminsan in aysan wakhtiga harsan suurta-gal ahayn doorasho qof iyo cod ah. Guddiga doorashooyinka ee baarlamaanka Puntland ansixin doono ayaa wax kasoo magacaabay madaxweyne Saciid Deni, xilli baarlamaanka Puntland uu kal hore cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay ansixinta wax-ka-bedelka Dastuurka dowlad-goboleedka Puntland. Sidoo kale waxay markaas isku raaceen in Madaxweynaha, ku-xigeenkiisa iyo Xildhibaannada Golaha Wakiillada ay ku yimaaddaan oo lagu soo doorto doorasho qof iyo cod ah. Si kastaba, Golaha baarlamaanka dhexdiisa ayaa si weyn isugu khilaafsana in dastuurka wax laga beddelo, halka qaar kamid ah dhaqanka Puntland ay madaxweyne Deni iyo guddoomiyaha baarlamaanka kala hadleen in aanay wax tallaabo ah qaadin, inta ay xal u raadinayaan khilaafka ka taagan doorashada, hase yeeshe taasi ma dhicin. The post Hubanti la’aan weli ka taagan Puntland iyo baarlamaanka oo tallaabo qaadaya appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Hay’adda Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa shaacisay in askar mayd ah looga tegay jiida hore ee dagaalka gobolka Sool. ICRC ayaa sheegtay in ay aastay 42 meyd ah oo laga soo saaray jiida hore, kadib dagaalkii ay SSC ku jabisay ciidamada Somaliland, kaasi oo ay ku qabsatayna askar badan oo ka tirsanaa kuwa Somaliland. “ICRC-da toddobaadkii la soo dhaafey 110 qof oo dhaawac ah ayaa loo qaaday isbitaallada, halka 42 meyd ah laga soo aruuriyey goobihii lagu dagaalamay si loogu sameeyo aas,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay hay’adda ICRC. Sidoo kale waxaa lagu yiri “Waa muhiim in maxbuus kasta, labada dhinac ah loola dhaqmo si waafaqsan sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada. Taas macneheedu waxa weeye in qof kasta oo xidhani uu helo cunto iyo biyo oo aanu la kulmin in si xun loola dhaqmo.” ICRC ayaa dhawaan sidoo kale booqatay in ka badan 300 oo maxbuus oo kamid ah ciidamadii Somaliland ee lagu qabtay dagaaladii ka dhacay Laascaanood, kuwaasi oo ay gacanta ku hayaan ciidamada SSC. Waxa kale oo ay shaacisay hay’addu in Somaliland iyo xoogagga SSC-Khatumo ay dagaalka ku kala qabsadeen boqolaal maxaabiis ah, iyadoo ICRC ay soo booqatay 300 oo maxbuus oo xooggaga Khatumo ay qabteen. Waxay xaqiijisay in dadkaas ay ku jiraan afar maxbuus oo dhaawacyo qaba, kuwaasi oo loo gudbiyey isbitaalka, waana markii ugu horeysay oo laga soo waramay tirada iyo aragtida ciidamadii Somaliland ee u gacan galay SSC. Boqolaal qof ayaa lagu kala qabsaday dagaaladii ugu dambeeyey ee dhexmaray Somaliland iyo Khaatumo, waxayna ICRC markii ugu horeysay ku guuleysatay inay booqato maxaabiista labada dhinac, si loo ogaaday nolosha lagu hayo. Shaqaalaha hey’adaas ayey Somaliland u ogolaatay inay booqdaan maxaabiis laga qabtay xoogagga SSC, kuwaasi oo ku xiran xabsiyada magaalada Hargeysa. Si kastaba, Dagaalka gobolka Sool ee u dhaxeeya Somaliland iyo SSC ayaa socday tan iyo bilowgii sanadkan, waxaana colaaddu ay sababtay dhimasho iyo dhaawac badan, burbur hantiyeed oo baahsan iyo boqolaal kun oo qof oo ka barakacay guryahoodii. The post 42 askari oo looga tagay goobihii lagu dagaalamay ee Laascaanood oo… appeared first on Caasimada Online.
-
Sida uu sheegay sarkaal Mareykan ah, hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi , Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka , si uu ula kulmo madaxweyne , Vladimir Putin. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadli doona suurtagalnimada in Kuuriyada Waqooyi ay hub siiso Ruushka , si ay u taageeraan dagaalka ka socda Ukraine. Lama shaacin goobta ay madaxda u qorsheeyeen inay ku kulmaan. Ilaha xogtan laga helayo ayaa wargeyska New York Times u sheegay inay jirto suurtogalnimo sare oo Kim ku safri doono isagoo isticmaalaya tareen milateri. Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka, John Kirby ayaa sheegay in Wasiirka Difaaca Ruushka uu dhawaan tagay Kuuriyada Waqooyi , si uu isugu dayo in uu ku qanciyo Pyongyang in ay hub ka iibiso Ruushka. Dhawaan Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in uu hayo xog cusub oo ku saabsan in wadahadallada u dhaxeeya Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi ay sii socdaan, waxaana labada hoggaamiye ay warqado u qorayeen midba midka kale, waxaana ay ballan qaadeen in ay kordhinayaan iskaashiga. PUNTLAND POST The post Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo bishan u safraya Ruushka appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa(Qaran news)-Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika ayaa toddobaadkan ku kulmaya Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qayb-galayaan shirka Cimilada ee qaaradda Afrika. Waxaana shirkaasi qayb ka xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland. Shirkan ayaa la filayaa in lagaga hadlo sidii loo yarayn lahaa qiiqa hawada lagu sii daayo iyo sidii loola qabsan lahaa dhibaatooyinka sii kordhaya ee Isbadelka Cimiladda. Shirkan oo bilaabmaya 4 Bisha September oo bari ku beegan, socona doona ilaa lixda bisha waxa ka qayb-gali doona siyaasad-dajiyayaal, hogaamiyayaal ganacsi iyo u dhaq-dhaqaaqayaal deegaan oo ka kala yimi dhammaan qaaradda. Furitaanka shirkan ayaa ku soo beegmaya iyada oo uu sare u kac ku yimi heer-kulka Afrika marka loo eego meelo badan oo caalamka ah, sababo la xidhiidha dhacdooyin cimilo oo aad u daran iyo abaaro daba dheeraaday oo ay qaaradu la kulantay, taas oo keentay cunno yari baahsan. Ugu dambayn qaaradda afrika ayaa wax ka yar 3 boqolkiiba ku leh wadarta guud ee qiiqa hawada lagu sii daayo, waxaana la filayaa in hoggaamiyayaasha qaaradu ay sare u qaadaan baaqyada ku aaddan helida taageero dhaqaale oo wax lagaga qabto dhibaatooyinka isbadelka cimilada. Qaran News
