Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Abyi Ahmed, the Prime Minister of Ethiopia, has been in the spotlight recently due to his remarks about acquiring sea access by force, which has triggered strong opposition in Somalia. To fully understand the controversy surrounding Abyi Ahmed's comments, it is important to consider the historical context between Ethiopia and Somalia. Both countries have a complex relationship and have been engaged in conflicts and territorial disputes for many years. Somalia, with its long coastline, has significant maritime resources, including fishing grounds and potential oil reserves. On the other hand, Ethiopia, a landlocked country, has always yearned for its own sea access for economic and strategic reasons. In this context, Abyi Ahmed's statement about acquiring sea access by force is seen as a direct threat to the national sovereignty and territorial integrity of Somalia. Somalia, already grappling with various internal challenges, sees this remark as an affront to its stability and security. Source: Hiiraan Online
  2. Türkiye has declared three days of national mourning in honor of those Palestinians who died in recent attacks on Gaza, President Recep Tayyip Erdogan announced Wednesday. Source: Hiiraan Online
  3. Warar aanu ka helayno Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir ee loo yaqaano (NISA) ay xalay gacanta ku dhigeen Abwaan Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo yaqaan Abwaan Jeesto, kaas oo Baraha Bulshada ku faafiyay qoraallo uu ku taageerayo Argagixisada iyo fikirka xagjirnimada, kuna dhaleeceynayo dowlada Soomaaliya. Maxamuud oo ka soo jeeda magaalada Burco ayaa ka mid ahaa dhallinyarada magaalada Muqdisho ku joogtay summadda suugaanta, waxaana uu noqonayaa qofkii labaad ee dhallinyaradaas ah lala xidhiidhiyi fikirka xagjirka argagaxisada. Dhawaan ayay ahayd markii Nageeye Cali Khaliif oo suugaanyahan iyo Macallin jaamacadeed ku joogay Muqdisho la shaaciyay inuu tagay AS oo uu go’aansaday inuu ku biiro, kaddib markii uu ku qancay aragtidooda sida uu ku daabacay buugg uu qoray. Source
  4. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo taageero weyn u haya Israel ayaa booqasho saacado qaadanaya ku tagay Tel Aviv, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay xukuumada Israel iyo qaar kamid ah qoysaska dadka lagaga laayey ama qafaashay hawlgalkii Xamaas ee 7dii Oktoober. Biden ayaa lagu waday in safarkiisan kadib u dhoofo magaalada Amman ee caasimada Urdun (Jordan), halkaasi oo uu kula kulmi lahaa Madaxweynaha maamulka Falastiin Maxamuud Cabaas, Madaxweynaha Masar al-Sisi iyo Boqorka Urdun Cabdullahi. Balse kulankii madaxda Carabta ayaa la joojiyey kadib markii Madaxweynaha Falastiin uu xalay dib ugu noqday xaruntiisa Ramallah, kadib duqeyntii xalay ay Israel la beegsatay isbitaalka Al Ahli ee Gaza, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 500 qof. Dalalka Masar iyo Jordan ayaa sidoo kale cambaareeyey duqeynta, iyadoo isa soo tareyso cambaareynta Beesha Caalamka ee duqeynta Israel ka wado Gaza. Joe Biden oo taageero xoogan u haya Israel ayaa ku dooday in Israa’iil ay weerarkii xalay ee cisbitaalka ku eedaysay kooxaha Falastiin, isagoo aan soo hadal qaadin baaqa ka imaanaya caalamka iyo Qaramada Midoobay oo codsanaya xabad-joojin dagaalka Gaza. Waa markii ugu horeysay in muddo ah oo ay madaxda Carabta diidaan inay la kulmaan Madaxweyne Mareykan ah, arrintan ayaa loo aaneenayaa taageerada xad-dhaafka ah ee xukuumada Biden u heyso Israel, Mareykanka ayaa sidoo kale diiday qaraarkii Golaha Amaanka ee lagu codsanayey xabad joojinta. Source
  5. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa kala hadlay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha dowladda dagaalka Al-shabaab ee ka bilaabnaya deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo waiga labaad looga dhawaaqay dhowaan. Madaxweynaha ayaa la wadaagay duubabka dhaqanka sida ay uga go’an tahay in dalka laga xoreeyo Al-shabab ee caqabadda ku ah nolasha iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay nolasha iyo nafiska ay dareemayaan dadka deegannada laga xoreeyey ee Hirshabeelle iyo Galmudug oo wajiga koowaad laga bilaabay oo hadda maraya heer gababo ah, iyadoo deegaanno badan laga saaray kooxxda. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in abaabulka dadweynaha, wacyigelinta bulsho ay aas-aas u tahay wajiga labaad ee halganka xoreynta dalka, taas oo ay doorka ugu weyn ku leeyihiin waxgaradka, odeyaasha dhaqanka iyo Hay’adaha dowladeed ee Konfur-galbeed Soomaaliya, waxaana uu tusaale usoo qaatay waxgaradka deegaannada laga fuliyay wajiga koowaad ee dagaalka Al-shabaab. Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa Dhankooda, adkeeyey in ay ku garab taagan yihiin Madaxweynaha dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyagoo ku ammaanay ka go’anaanshihiisa ku aaddan Soomaaliya nabad ah oo xor ka ah, waxaana uu sheeay in markaan la joogo doorka dhaqanka ee maamulka deegaannada Koonfur Galbeed oo kulan muhiim ah la qaatay madaxweyne Xasan Shiikh. Duubabka dhaqanka Koonfur-galbeed waxay soo bandhigeen in ay naftooda iyo maalkooda u hurayaan sidii uu miro-dhal unoqon lahaa wajiga Labaad ee halganka xoreynta, maadaama dadka Koonfur-galbeed ay u hanqal taagayaan in ay iska xoreeyaan Al-shabaab, waxaana ay ballanqaadeen in ay madaxweynaha ku garab istaagi doonaan dagaalka oo ay qaadan doonaan doorkooda kaga aadan abaabulka bulshada Goobjoog News Source: goobjoog.com
  6. Omar Abdullahi Adan, 67, a Somali refugee living in Dadaab camps in north-eastern Kenya, is well known among the refugees for beekeeping. Source: Hiiraan Online
  7. A 23-year-old man from Somalia doused himself in gasoline outside the offices of the Foreigners and Immigration Service in Larnaca and attempted to commit suicide by lighting a fire. Source: Hiiraan Online
  8. The hospital blast in Gaza which has killed hundreds of people, including many children, has prompted anger in several African countries. Source: Hiiraan Online
  9. Security matters took centre stage inside Defence Cabinet Secretary Aden Duale's one-day visit to Somalia. Source: Hiiraan Online
  10. The International Organization for Migration (IOM) said it is ready to support Somalia in tackling floods ahead of a rare "super El Nino" in the country. Source: Hiiraan Online
  11. New York (Caasimada Online) – Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta ay kulan ka yeeshaan xaaladda guud ee Soomaaliya, kaas oo ka dhacaya xarunta guud ee golaha oo ku taalla magaalada New York. Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaan arrimaha gaarka ah ee Soomaaliya oo ay ugu horreyaan dagaalka Al-Shabaab iyo arrimaha siyaasadda ee ka taagan gudaha dalka.. Golaha ayaa la fialayaa inay warbixino ka dhageystaan wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing iyo ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika Mohamed El-Amine Souef oo sidoo kale ah madaxa ATMIS. Labada mas’uul ayaa warbixinadooda uga hadli doono xaaladda Soomaaliya, si ay golaha ula wadaagaan arrimihii ugu dambeeyay ee soo kordhay iyo guulaha laga gaaray dagaalka Al-Shabaab. Ergeyga QM ee Soomaaliya Laing ayaa warbixinteeda ku eegi doonta fulinta arrimaha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya, sida horumarinta dib u heshiisiinta qaranka iyo xoojinta nidaamka federaalka. Waxaa kale oo ay eegi doontaa wanaajinta xiriirka dowladda iyo maamul goboleedyada, xoojinta dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab, dhammeystirka hannaanka dib u eegista dastuurka iyo dib u habeynta garsoorka iyo wax ka qabashada xaaladaha bani’aadanimo. Sidoo kale waxaa la filayaa inay soo hadal qaado arrimo ku aadan go’aanadii kasoo baxay shirkii ugu dambeeyay ee golaha wadatashiga qaran oo dhacay 26-kii iyo 27-kii August, kaas oo ay goluhu ku go’aamiyeen in la mideeyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, Mohamed El-Amine Souef ayaa dhankiisa lagu wadaa inuu golaha la wadaago faahfaahin ku aadan dalabka dowladda Soomaaliya ee ku aadan in muddo 90 cisho ah la hakiyo dhimista 3,000 oo askari oo ka tirsan ciidanka ATMIS, codsigaas oo ay dowladda u gudbisay golaha. Shirkan ayaa kusoo aaday, xilli xasaasi ah, isla-markaana Soomaaliya ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaas oo guullo waa weyn laga gaaray. The post Golaha Ammaanka oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  12. Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Dowladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha degmada Baxdo, kaasoo hadda kaddib ay bulshadu si toos ah u adeegsan doonto. Madaxweynaha ayaa sheegay in gacanna ay kula dirirayaan Al-shabaab gacanta kalana ay horumarka Galmudug uga shaqeynayaan, waxaana bulshada iyo ganacsatada degamada uu kaga mahadceliyay sida ay isugu howleen hirgelinta mashruucaan lagu dhisay garoonka diyaaradaha degmada ay yeelanayso. Magaalada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa qeyb ka aheyd goobihii ugu horeeyay ee laga bilaabay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, waxaana dhismaha mashruucaan uu kusoo aadaayaa xilli dhowaan degmadu ay heshay aqoonsi buux oo degmo, iyadoo markii hore hoos tagi jirtay degmada Cadaado. Baxdo ayaa dhowaan waxaa sidaan oo kale looga fuliyay mashaariic hormarineed, oo ay kamid yihiin goobo waxbarasho iyo raxumo dowladeed, kuwaas oo lagu dhisay isku tashi dadweyne, waxaana ugu dambeeyay mashruucii garoonka diyaarada oo uu xarig jaray madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa jawaab ka bixisay hadalkii dhowaan kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ee ahaa inay qasab tahay in dalkiisa uu helo deked. Abiy ayaa toddobaadkii tegay ka digay in deked la’aanta dalkiisa ay mustaqbalka noqon karto il colaadeed, wuxuuna ku baaqay dadaallo wax looga qabanayo arrintaas si loo ilaaliyo xasilloonida gobolka. Itoobiya ayaa albaabkii badda uu kasoo xirmay 1993-kii markii Eritrea ay heshay madax-banaani, kadib 30 sano oo dagaal ah. Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay hadalka Abiy ku tilmaamtay “dib usoo nooleynaya cadaawada taariikhiga ah iyo mida diineed ee kala dhexeysa Muslimiinta Bariga Afrika.” Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in Abiy uu mar kale si aan gabbasho lahayn u muujiyey damaciisa isballaarinta ah ee ku aadan inuu ku soo luga fidsado dhul hor leh oo Soomaaliyeed. “Iyadoo laga jawaabayo hadalka kasoo yeeray Abiy Axmad ee aan kor kusoo xusnay, Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay guud ahaan Muslimiinta kunool bariga Afrika, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqeysaa inay maal iyo muruq wixii ay leeyihiin isugu geeyaan la dagaalanka nasaarada Itoobiya, kana hortagaan damacyada isballaarinta ah ee ka guuxaya maanka xabashida,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Al-Shabaab. “Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxay si cad oo aan gabbasho lahayn u diideysaa qorshe waliba oo la doonayo in Itoobiya loogu sharciyeeyo taako ka mid ah xeebaha dhulka Soomaaliya.” Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale diiday codsi uga yimid itoobiya oo ku saabsan inay la gasho wada-xaajood ku saabsan sidii ay uga heli laheyd deked ku taalla Badda Cas. Inkasta oo Soomaaliya ay “si aad uga go’an tahay” horumarinta nabadda, amniga, ganacsiga iyo is-dhex-galka, haddana ma xiiseynayso bixinta helitaanka hanti istaraatiiji ah sida deked, waxaa sidaas warbaahinta Bloomberg u sheegay wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Cali Cumar (Cali Balcad). “Madax-banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya – berriga, badda iyo hawada – sida uu dhigayo dastuurkeena, waa muqaddas mana furan in laga doodo,” ayuu yiri. Khudbad uu ka jeediyay taleefishinka October 13, ayaa Abiy uu ku sheegay in Itoobiya ay “xuquuq dabiici ah” u leedahay inay si toos ah marin ugu hesho Badda Cas, haddii la diidana “aysan dhex-dhxaadnimo iyo caddaalad jiri doonin, haddii caddaalad aysan jirinna uu waqti un naga xigo inaan dagaalanno.” Waxa uu soo jeediyay in dawladdiisu ay saami ka bixin biyo xireenkeeda Grand Renaissance ee Itoobiya, si ay saamiyo la mid ah uga hesho dekedaha dalalka deriska ah. The post Al-Shabaab oo war kasoo saartay qorshaha Abiy Axmed uu BAD ugu raadinayo dalkiisa appeared first on Caasimada Online.
  14. Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa xalay kala hadlay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha qaran ee dabar-goynta argagixisada iyo xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay duubabka dhaqanka Koonfur-galbeed sida ay uga go’an tahay in dalka laga xoreeyo argagaxisada Al-Shabaab ee caqabadda ku ah nolasha iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay nolasha iyo nafiska ay dareemayaan dadka deegannada laga xoreeyey argagixisada ee HirShabeelle iyo Galmudug ay dhiiri-gelkin u tahay in la xoreeyo deegaano cusub. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in abaabulka dadweynaha, wacyigelinta dhibaatada argagixisada iyo adkeynta midnimada bulsho ay aas-aas u tahay wajiga labaad ee halganka xoreynta dalka, taas oo ay doorka ugu weyn ku leeyihiin waxgaradka, odeyaasha dhaqanka iyo Hay’adaha dowladeed ee Konfur-galbeed. Dhankooda, Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa adkeeyey in ay ku garab taagan yihiin Madaxweynaha dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyagoo ku ammaanay ka go’anaanshihiisa ku aaddan Soomaaliya nabad ah oo xor ka ah argagixisada. Sidoo kale, Duubabka dhaqanka Koonfur-galbeed waxay soo bandhigeen in ay naftooda iyo maalkooda u hurayaan sidii uu miro-dhal unoqon lahaa wajiga Labaad ee halganka xoreynta, maadaama dadka Koonfur-galbeed ay u hanqal taagayaan in ay iska xoreeyaan argagixisada. The post Sawirro: Odayaasha Koonfur Galbeed oo arrin muhiim ah ka ballan-qaaday Xasan appeared first on Caasimada Online.
  15. Washington (Caasimada Online) – Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee u sharaxan afhayeenka aqalka wakiillada ee Maraykanka, Jim Jordan, ayaa maalintii labaad oo xidhiidh ah ku guuldaraystay inuu helo codad ku filan, si uu u noqdo afhayeenka golaha. Jim Jordan oo laga soo doorto gobolka Ohio ayaa taageera weyn u ah madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump. Codayn dhacday maalinimaddii Arbacada ayuu helay 199 mudane oo ka mida 433 xildhibaan ee joogay golaha. Waxaa ka soo horjeestay 22 xildhibaan oo xisbigiisa ah. Jim Jordan ayaa u baahan inuu helo 217 mudane si uu u noqdo afhayeenka golaha. Musharaxa la tartamayey ee ka sharaxnaa xisbiga Dimoqraadiga, Hakeem Jeffries oo laga soo doorto gobolka New York ayaa helay dhammaan codadka xisbigiisa dimoqraadiga oo ah 212 mudane. Aqalka wakiillada ee Maraykanka ayaanay wax shaqo ahi ka soconin muddo laba toddobaad ah, ka dib markii xilka laga qaaday afhayeenkii hore ee golahaas Kevin McCarthy oo ka soo jeeday xisbiga Jamhuuriga. Golaha ayay horyaallaan shaqooyin badan oo ay ka mid yihiin, inuu ansixiyo sharciyada lagaga hortegayo in xukuumaddu ay qayb ahaan xidhanto marka la gaadho bisha November 17-keeda iyo in goluhu ansixiyo taagero loo fidiyo Israa’iil oo saaxiib dhow la ah Maraykanka. The post Jim Jordan oo markale ku fashilmay codeyntii Congress-ka appeared first on Caasimada Online.
  16. Xudur (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday magaalada Baydhaba iyo madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ay maanta ku wajahan yihiin magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool oo ay go’doomiyeen xubnaha Al-Shabaab. Qaban qaabada soo dhaweynta wafdigan culus ayaa haatan laga dareemayaa magaalada Xudur, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo dadka deegaanka ah. Wararka ayaa sheegaya in labada madaxweyne ay diyaarad ka qaadan doonaan Baydhaba, kadibna ay ka dagi doonaan Xudur, maadaama ay magaaladaas ku hareereysan yihiin xubnaha kooxda Al-Shabaab, waxayna halkaas ka bilaabi doonaan kulamo gaar gaar ah. Ujeedka ay halkaasi u tegayaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cabdicasiis Laftagareen ayaa ah dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, maadaama la filayo in Koonfur Galbeed uu ka billowdo wajiga labaad ee dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab. Madaxda ayaa la kulmi doonto saraakiisha ciidamada, maamulka gobolka, kan degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka Bakool. Ammaanka ayaa sidoo kale aad oo loo adkeeyay, ayada oo ciidamo dheeraad ah oo isugu jiro Xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed la dhigay magaalada, si ay u sugaan amniga madaxda iyo wufuuda kala duwan ee tageyso halkaasi. Sidoo kale guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe oo isna ka baxay Muqdisho ayaa maanta magaalada Xudur, si uu qayb uga noqdo dadaallada ay madaxweyne Xasan iyo Lafgareen ka wadaan deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dhaq-dhaqaaqyadan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan Koonfur Galbeed ay ka taagan yihiin xaalado siyaasadeed oo ka dhashay muranka doorashooyinka guud ee maamulkaasi. Xubnaha mucaaradka ee fadhigooda yahay Muqdisho ayaa maalmihii u dambeeyay abaabulayay shirar ka dhan ah maamulka talada haya oo ay ku eedeeyeen inuu ka gaabiyay diyaar garowga doorashada iyo sidoo kale dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. The post Xasan Sheekh iyo Laftagareen oo ku wajahan magaallo ay go’doomiyeen Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  17. Dawladdaha Soomaaliya iyo Somaliland oo Gaashaanka ku Dhufatay Damaca Badda ee Itoobiya Hargeysa(Qaran news)- Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimi Ra’iisul-wasaraha Itoobiya oo doonayey in meel laga siiyo badda cas. Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in Ra’iisulwasaaraha Itoobiya ay u sheegeen in aanay meeli uga banaanayn oo uu ka noqdo damaciisa oo horseedi kara khilaaf iyo colaad hor leh. Xukuumadda Somaliland ayaa iyana arinkaasi uu Abi Ahmed ka soo hor jeedsatay uu bad kaga raadinaayo xeebaha bada cas Wasiirada Gaashaandhiga iyo warfaafinta ayaa qoraalo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Sayay tahay Somaliland oo taladeeda ay iyagu leeyihiin isla markaasina ayna dalkale ku soo xadgubi karin. Sidoo kale shicibka reer Somaliland iyo xildhibaano badan oo katirsan golayaasha Somaliland ayaa aad u naqdiyay qudbadii Abi Axmed waxana ay sheegeen in sinaba Itoobiya dalkoida ugu soo xadgubi karin. Qaran News
  18. Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay Mustaqbalka Saylac Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyugelinta ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore,ayaa sheegay in magaalada Saylac ay ka tirsan tahay Somaliland weligeedna ay ka tirsanaan doonto. Wasiirku wuxuu sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu ku qoray Twitterka, waxaanu tilmaamay inay Saylac leedahay Somaliland weligeedna ay sidaas ahaan doonto. Wasiir Koore wax tafaasiil ah kama bixin dhawaaqa Ra’iusulwasaaraha Itoobiya ee ku wajahan damaciisa la xidhiidha dekedda Saylac oo uu sheegay in dalkiisu xiog iyo xeelad ta uu ku heli karaba u baahan yahay deked. Iyadoo Itoobiya oo aan bad lahayni samaysaatay Ciidan Xeebeed kaasi oo marag fur u ah damaceeda oo bilaabmay 78 sanno ka hor, hase yeeshee Mr. Abiy Ahmed uu dib boodhka uga jafay himiladaas duugowday. Qaran News
  19. VID-20231019-WA0001 KHUBADII MUSHARAX CIRO EE MAXADKA DARASAADKA CAALAMIGA DOWLADDA DENMARK. Khudbadii musharax Cirro ee maxadka caalamiga ah ee SOMALILAND IS A UNIQUE COUNTRY. SOMALILAND TODAY AND TOMMORROW 29 May 20108. Mudane Ciro kaga hadley Qaddiyadda Somaliland Maxaddka Darasaadka Caalamiga ee Dowladda Denmark. (Danish International Institute Studie) Waxu daaha qaadey fursahda Somaliland heysato iyo Caqabaddaha hortaagan ey ugu horeyso in aan la aqoonsaneyn. Waxu iftimiyey siyaasadda dowladaha jaarka iyo kuwa Gulfka carbeed iyo Caalamkuba sidey u daneynayaan Xeebta dheer ee Somaliland. Khudabdisii doo dhameystiran Sualaaha la weydiiyeyna ka daawo lingaxan hoose. ● Monday 28 May 2018 DIIS ∙ Danish Institute for International Studies See programme and direct links to the presentations below… ● Background:- Somalia’s authoritarian government collapsed in 1991. Out of the chaos that followed, the North-western region of the country, Somaliland, declared independence and became a de facto republic. Somaliland has emerged with the attributes of a functioning state but is yet to be recognized by the international community. It is the most stable region in Somalia, as it formally remains 27 years after declaring independence. A political order has been established that has the consent of most of Somaliland’s population and a court system that enforces rules and regulations to an extent that is not possible in the rest of Somalia. Political processes have been developed that ensure the peaceful transfer of power. In November 2017, Somaliland held its fifth presidential election. They had been delayed for several years, because of inadequate funding, political disagreements, and drought. Apart from the challenges that ensue from Somaliland’s evolving political system, the region’s lack of international recognition means that it is cut off from international aid, at least formally, and relies heavily on remittances. It also means that Mogadishu has an opinion about, and a say in, decisions taken by the Somaliland government. For instance, two recent deals with the United Arab Emirates to develop the Berbera port and build a military base in Somaliland, have both been challenged by the Federal Government of Somalia in Mogadishu. Yet, both agreements have the potential to shape Somaliland’s future. At this seminar, Dr Abdirahman Abdullahi will discuss current political affairs in Somaliland, both within Somaliland and in its relations with Mogadishu and international partners. Dr Abdirahman has served as a speaker of the Somaliland Parliament. In 2011, he launched a new political party, Waddani, which is the leading opposition party in Somaliland. Dr. Abdirahman’s presentation will be followed by an intervention by Tobias Hagmann, Associate Professor at Roskilde University and coordinator of the programme Governing Economic Hubs and Flows in Somali East Africa. ● Speakers:- – Abdirahman Abdullahi, former Speaker of Parliament, Somaliland, and Chair/Presidential candidate, Waddani. – Abdirizak Farah, Founder, Somaliland Nordic Diaspora Organization -Tobias Hagmann, Associate Professor, Roskilde University and Visiting Researcher, DIIS – Peter Albrecht, Senior Researcher, DIIS ● Programme:- – Welcome Peter Albrecht from DIIS – Introduction Somaliland’s history in brief, Abdirizak Farah – Somaliland opportunities and challenges, Abdirahman Abdullahi – Discussion and perspectives, Tobias Hagmann – Q&A, Peter Albrecht from DIIS Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News
  20. Wasaaradda Deegaanka oo Uganda Kaga Qaybgalay Shir Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Jamhuuriyadda Somaliland mudane Maxmed Cabdillahi Ducaale ayaa ka qaybgalay shir weyn oo ka dhacay magaalada Kampala, ee dalka Yugaandha. Shirkan oo si gaar ah loogu soo casuumay Jamhuuriyadda Somaliland ayaa waxa ka soo qaybgalay in ka badan 30 Wadan oo ka tirsan Qaaradaha Afrika iyo Yurub. Shirkaas oo magaciisa la yidhaahdo, : Kampala Geopolitics Conference ayaa lagaga hadlayey saameynta “ Indo-Pacific Theater” uu ku leeyahay Waddamada Geeska Africa, gaar ahaan arrimaha deegaanka, siyaasadda iyo amniga. Agaasimaha oo khudbad ka jeediyey ayaa tilmaamay sida ay Somaliland uga go’an tahay in ay doorkeeda ka qaato arrimaha Indo-Pacific, isla markaana ku dheeraaday istaraatiijiyadda Somaliland, iyo sida aan looga maarmayn doorka muhiimka ah ee Somaliland ka ciyaari karto arrimaha Indo-Pacific-ga. waxaanu si gaar ah uga sheekeeyey in Somaliland xil iska saartay ilaalinta iyo daryeelidda khayraadkeeda deegaan ee badda iyo berrigaba. Qaran News
  21. Abiy Ahmed (left) has his eyes on Zeila (middle) while President Hassan Sheikh Mohamud (right) remains silent on the matter. Mogadishu (PP News Desk) — The historic coastal city of Zeila in Northern Somalia has been in the news for the last five days. The Prime Minister of Ethiopia Dr Abiy Ahmed said that his country would acquire a seaport peacefully or by force. Zeila is among the coastal cities in Ethiopia’s sight, this time aided by two factors: a letter shared on the social media about talks between a Somali clan and the Ethiopian Government about concession to run Zeila as a port town by Ethiopia. In Hargeisa, Mohamed Abib, an MP of the Somaliland Parliament whose traditional leader has allegedly been in talks with the Ethiopian government, said that he welcomed the idea of Ethiopian investment in Zeila. The second factor pertains to the claim by the Somaliland Administration that it is a sovereign country. Somaliland’s claim to sovereignty is more conducive to Ethiopian takeover of Zeila by force. The secession claim revives the dream of both Menelek and Emperor Hailse Sellasie, who campaigned for annexing Berbera. Menelek claimed that he ruled Somali clans (Gadabursi and Gabiley Clan) to lay claim to Somali-inhabited territories. Menelek’s claim was a mimicry of the Protectorate Agreement the British Empire signed with Somali clans only to have their territories annexed to Ethiopia through a secret Abyssinian-British pact. In 2018 the Federal Government of Somali Parliament rejected a DP World concession to run Berbera Port in which Ethiopia had shares, but DP World still runs Berbera Port. Somalia is governed under Chapter 7 UN Convention applied to countries that pose threat to global security, but the secessionist administration in Northern Somalia objects to the sovereignty of Somalia, ignores the UN Security Council statements, but expects to be protected by it against Ethiopian invasion. “What makes the situation more frightening is the fact that the Federal Government of Somalia based in Mogadishu that has not so far issued a statement on the territorial integrity of Somalia to the effect that the recognised government has the constitutional duty to protect Somalia against aggression” said a federal MP who spoke to Puntland Post on the condition of anonymity. Its silence may embolden Ethiopia to capture Zeila on dubious grounds. “The best way to avoid this scenario is for the scessionst administration to drop its illegal claim to unilateral secession” added the federal MP from Hargeisa. © Puntland Post, 2023 The post Why Ethiopia Is Interested in Zeila City of Somalia appeared first on Puntland Post.
  22. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar aan helayno ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugida Gobolka Banaadir ay caawa gacanta ku dhigeen Maxamuud Maxamed Ibraahim oo loo yaqaan Abwaan Jeesto. Abwaanka ayaa Baraha Bulshada ku faafiyay qoraallo uu ku taageerayo Argagixisada iyo fikirka xagjirnimada, kuna dhaleeceynayo dowladnimada Soomaaliyeed. “Ciidamada Ereteriya la ga soo daabulayaa waxba ma soo kordhin doonaan. Sidii kuwii hore ayuun baa dabka la gu shubayaa. Xasan Sheekh waa naflacaari, timihiina waa ay ku baxeen oo hoofil buu yeeshay. Wax uu dirayaa farriin ah ‘way i ga dhan tahay ee miyaan is dhiibnaa mise nafta ayaan wada dul dhignaa?” Loo ma se jawaabin. Ciidamada ATMIS dhowaan way baxayaan, marka ay baxaanna Soomaaliya isbeddel weyn oo dhulgariir ah baa ka dhici doona,” ayuu Jeesto yiri maalin ka hor. Maxamuud Jeesto oo ka soo jeeda magaalada Burco ayaa ka mid ahaa dhallinyarada magaalada Muqdisho ku joogtay summadda suugaanta, qoraal uu soo saaray maanta oo arrinta Falastiin uu kaga hadlay ayuu ku sheegay in dunidu u kala baxday muslim iyo gaalo, isla markaana muslimiinta Soomaaliya ay Shabaab yihiin. Abwaan Jeesto wuxuu noqonayaa qofkii labaad ee dhallinyaradaas ah lala xiriiriyo fikirka xagjirka argagaxisada. Dhawaan ayay ahayd markii Nageeye Cali Khaliif oo suugaanyahan iyo Macallin jaamacadeed ku joogay Muqdisho la shaaciyay inuu aaday kooxda Al-Shabaab. “Shaqo ayaan ku jiray ee waa maxay duulkan xiiqsan ee i gu soo rawaxay? Sowtan caasimadihii la foolxumeeyay,” ayuu soo qoray lix saac ka hor oo ku began markii ay NISA ka qabatay gudaha Muqdisho. Abwaan Nageeye ayaa la sheegay in uu go’aansaday inuu ku biiro, kaddib markii uu ku qancay aragtidooda sida uu ku daabacay buugg uu qoray oo goor dambe la helay. Sidoo kale gabayadiisii hore ayaa laga ogaaday in Nageeye ahaa xagjir is qari jiray, waxayna hadda sirdoonka Soomaaliya bilaabeen beegsiga dadka la aaminsan yahay in sida Nageeye ay gacan saar la leeyihiin Al-Shabaab. The post NISA oo soo qabatay Abwaan kale oo bartiisa Facebook si weyn uga taageeray Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  23. Ciidamada ATMIS ayaa saldhigii ay ku lahaayeen Degmada Raaga Ceelle ee Gobalka Shabeellada dhaxe ku wareejiyay ciidanka xoogga dalka, waxaana munaasabadda goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka. Qoraal ka soobaxay ATMIS ayaa lagu yir’’ Ciidamada ATMIS ee Burundi ayaa hadda loo daabuli doonaa gobollo kale oo Soomaaliya ka mid ah si ay u xoojiyaan ammaanka”.iyaga oo taageeraya xooga dalka ee howlgallada wada. Wareejinta xeradaan ayaa waxaa ay kusoo aadaysaa iyada oo xerooyin badan ay ka baxeen ciidanka ATMIS lagu wareejiyay ciidanka Soomaalida, taas oo qeyb ka ah hannaanka ciidanka dowladda amniga kula wareegayaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  24. PRESS RELEASE Egypt issues Africa’s first Sustainable Panda Bond worth 3.5 billion RMB backed by African Development Bank and Asian Infrastructure Investment Bank Egypt will use the bond proceeds for inclusive growth and green objectives under its Sovereign Sustainable Financing Framework ABIDJAN, Ivory Coast, October 18, 2023/ — Egypt has successfully issued a 3-year Sustainability Panda Bond worth RMB 3.5 billion ($478.7 million). The North African nation is the first on the continent to do so, a move that underscores its commitment to access previously untapped sources of capital to drive economic growth. The African Development Bank and the Asian Infrastructure Development Bank provided partial credit guarantees to support the issuance, paving the way for other African countries to access fast-growing Chinese debt capital markets. Panda bonds are issued in China’s domestic capital market by foreign issuers, typically governments or corporations, and are denominated in Chinese yuan. The combined guarantees from the two multilateral development banks with triple-A ratings helped crowd in investors and secured competitive terms for the transaction. The Bank of China Limited, with support from HSBC Bank (China) Company Limited, was the lead underwriter and bookrunner. Egypt will use the bond proceeds for inclusive growth and green objectives under its Sovereign Sustainable Financing Framework. The Framework, which was launched ahead of the COP27 climate conference held in Egypt last year, targets sustainable development through investments in clean transportation, renewable energy, energy efficiency, sustainable water and wastewater management, financing for micro, small, and medium-sized enterprises, and essential health services initiatives, among others. Egypt’s Minister of Finance, Dr. Mohamed Maait, said: “Egypt is the first African sovereign to issue Panda Sustainable Bonds in the Chinese Financial Markets. This is a historical move not just for the country but for the entire continent. We have paved the way for alternate, sustainable financing for our African neighbours and have deepened the partnership with our Chinese counterparts. It’s more than just a financing source; it’s a testimony of how important our economic and financial ties are with the Government of China.” Mohamed El Azizi, African Development Bank Director General for North Africa, described the issuance as ground-breaking. “This first Panda bond issuance by an African sovereign is the perfect example of how African Development Bank Regional Member countries could leverage the Bank’s AAA credit rating to penetrate new markets and mobilize sustainable financing at competitive terms from international investors,” El Azizi said. Egypt has previous experience tapping sustainable bond markets. In 2020, it became the first country in the Middle East/North Africa region to issue a green bond . In 2022, it was the first African and Middle East country to access Japanese capital markets, issuing a Samurai bond of 60 billion Japanese yen (about $500 million). “Egypt’s Panda Bond transaction shows our unwavering commitment to deepen the continent’s access to sustainable financing at scale, which to date is very small,” said Ahmed Attout, African Development Bank Acting Director for Financial Sector Development. “While Egypt may be the first African nation to issue on the Panda Bond Market, it won’t be the last, as we stand ready to support RMCs to mobilize new development financing at scale on both local and international capital markets,” he added. Egypt’s Sovereign Sustainable Financing Framework aligns with the African Development Bank Group’s country strategy for Egypt as well as its High-5 operational priorities. Qaran News