-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Saudi Arabia (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud called for an immediate ceasefire on Friday and urged humanitarian access to assist the most vulnerable people in Gaza. Source: Hiiraan Online
-
The British Embassy in Addis Abeba together with Ethiopian Foreign Affairs and Peace ministries as well as the Somali regional government have launched a peace and security program dubbed ‘Deris Wanaag’ aimed to bolster resilience against violent extremism in the Ethiopia-Kenya-Somalia borderland regions. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarineyso kumanaan askari oo boolis ah, si ay ula wareegaan amniga dalka, marka ay bisha December ee sanadka soo socda dalka ka baxaan ciidamada ATMIS. Ciidamadan oo gaaraya illaa 40 kun ayaa 20 kun oo kamid ah waxay diyaarineysa dowladda dhexe, halka 20 kun ee kalena ay min 4 kun u qaybsan doonaan maamullada. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ka hadlay dhismaha ciidamadan booliska ah ayaa shaaca ka qaaday inay aas aas u noqon doonaan amniga dalka oo dhan. “Ciidankaani aas aas wuxuu ka yahay mas’uuliyadda amniga dalka oo dhan oo dunidu ay nagu wareejin doonto amnigeena oo la oran doono waad qaan gaarteen amnigiina idinku la wareega” ayuu khudbadiisa yiri ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in la qalabeeyo ciidamadaasi, lagana fakiro tayo ahaan iyo tiro ahaan intaba. “Tirada kusoo aada DFS ee booliska ah waa tiro la rabo oo waajib ay tahay in la qalabeeyo dhammaanba tayo ahaan iyo tiro ahaana loo diyaariyo sida uu amniga ula wareegi lahaa, kuwa State-ka kusoo aadana, sida ayaa laga rabaa ” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray “Waa mas’uuliyad aan qaadeyno, Ummadaha hortoodana aan ku qaadeyno”. Soomaaliya ayaa haatan isku diyaarineyso sidii ay ula wareegi lahayd amniga dalka oo dhan maadaama uu sii dhammaanayo muddo xileedka howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika. Si kastaba, dowladda federaalka oo arrintan dadaal gelineysa ayaa sanadkii lasoo dhaafay xoogga saartay dagaalka Al-Shabaab, waxaana laga xoreeyay dhul aad u ballaaran. The post Daawo: DF oo diyaarineyso ciidamo 40 kun ah + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
Wararkii ugu dambeeyay howlgallada ka socda koonfurta MUDUG
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Camaara (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo iyo howlgallada culus oo ay wadaan ciidamada dowladda & kuwa deegaanka laga dareemayo koonfurta gobolkaas oo hoostaga Galmudug. Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa inay haatan guluf xoogan ka wadaan magaalada Camara oo kamid ah meelihii uhu dambeeyay ee laga saaray Al-Shabaab. Bartimaameedka ciidamada ayaa ah sidii ay kooxda uga saari lahaayeen deegaanka Caad, sida uu xaqiijiyey Wariyaha Idaacadda Kulmiye uga SOO warrama deegaanada Galmudug. “Qorshaha abaabulkan waa sida saacadaha, maalmaha iyo xilliyada soo aadan lagu qaban lahaa deegaanka Caad” ayuu yiri Wariye Xasan Axmed oo ku sugan jiida hore. Sidoo kale saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhowr jiho ay duulaan uga yihiin deegaankaasi, si loo xoreeyo. Dhanka kale, Al-Shabaab ayaa wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay daadadka ku dhuftay gobollada dhexe, waxaana lasoo wariyay inay ku go’doonsan yihiin halkaasi. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana labada dhinac ay dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo ka wadaan koonfurta gobolka Mudug. Muddooyinkii u dambeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo kaashanayaa dadka deegaanka ayaa howlgallo jab lagu gaarsiiyay Al-Shabaab ka waday Galgaduud iyo Mudug. The post Wararkii ugu dambeeyay howlgallada ka socda koonfurta MUDUG appeared first on Caasimada Online. -
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska Ufadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis iyo wafdi uu Hogaaminayey Madaxweyne Laftagareen iyo Danjire Michael oo kulankooda ay ka qeybgaleen Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta, Cadaalada, Gargaarka iyo Howlaha guud ayaa laisaga Waraystay Saamaynta Fatahaadka Biyaha, Udiyaar Garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka, Xoojinta Wadashaqaynta iyo Hirgelinta Mashaariicda Loogu adeegayo Bulshada. Safiirka Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya ayaa adkeeyey in Socdaalkiisa Magaalada Baydhabo ay tahay sidii Dowladda Ingiriiska ay kaalin ugu qaadan lahayd Ugur Mashada Dadka Saameynta ku yeeshay Fatahaadka Biyaha iyo sidii ay utaageeri lahayeen Dadaalka Dowladda Koonfur Galbeed ee Daadejinta Adeegyada Dowladda. The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay goobaha ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Magaalada Muqdisho, asigoona warbixin ka dhageystay Guddiga maareynta & xal u helida saameynta uu reebay Roobabkaasi. Guddiga ayaa sheegay in inta badan goobihii ay biyo dhigeen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Magaalada la maareeyay, goobaha harsanna la maareyn doonno waqtiyada soo socda, iyadoona sidoo kale ay socdaan shaqooyinka dib-usoo celinta bilicda iyo Nadaafada Magaalada Muqdisho. Duqa Magaalada ayaa faray Guddiga in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu shaqeeyo goobaha ay biyo dhigeen roobabka daadadka watay ee ka da’ay Magaalada Muqdisho, sidoo kale in dib loosoo celiyo bilicda Caasimadda iyo in la gar-gaaro dadka ay saameynta ku yeesheen roobabkii da’ay. Ugu danbeyn Duqa Muqdisho ayaa Guddiga heer Gobol ugu baaqay in loo diyaar garoobo Allaha naga najeeyee xaalad kasta oo soo kordha taasi oo ku saabsan saadaasha laga bixinayo roobabka daadadka wata ee El-Nino oo weli kusoo wajahan qeybo ka mid ah dalka. The post Duqa Muqdisho oo kormeeray goobaha ay biya fariisiyeen Roobabkii Daadadka watay appeared first on Puntland Post.
-
Somalia President Hassan Sheikh Mohamud has undergone a successful shoulder surgery in the United Arab Emirates (UAE), as confirmed by the presidency. According to official statements, Mr. Mohamud is in the process of a smooth recovery following the “minor” medical operation, although specific details regarding the nature of the shoulder issue were not disclosed. The president extended his stay in Abu Dhabi for a few days post-surgery, during which he held meetings with high-ranking Emirati officials, as reported by the state-owned Somali National News Agency. Following his recovery period in the UAE, President Mohamud, who is seen with an arm sling publicly, proceeded to Riyadh, Saudi Arabia, where he is set to participate in the Saudi-Africa summit. President Mohamud’s medical procedure comes amidst his international engagements, marked by visits to various countries, particularly in the Gulf region, since his re-election last year. These diplomatic efforts aim to garner support for his government’s ongoing offensive against the militant group al-Shabab. As the president resumes his duties, the nation awaits updates on his health and continued diplomatic initiatives. Source Somaliland.com Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cali Wajiis ayaa ka hadlay sida ay dalka muhiim ugu tahay inay sii wadashaqeeyaan Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamza Barre. Sheekh Cali ayaa sheegay in siyaasiyiin Soomaaliyeed iyo dowlado shisheeye ay ka shaqeynayaan sidii ay isugu diri lahaayeen Maxaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka. “Maxay sanado badan Khawaarij noo dhibaateyneysaa? Ma ahan inay awood leeyihiin ee anaga ayaa isku mashquulsan, siyaasiyiin iyo dowlado ayaa weli ka shaqeynaya in madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha la iska hor keeno,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis. Wuxuu sheegay in madaxda hadda dalka hoggaamisa ay ku guuleysteen inay dagaal toos ah la galaan argagixisada, taas oo aan abid horay u dhicin sida uu sheegay. “Madaxda Qaranka waa ahlu-diin, ra’iisul wasaaruhu wuxuu madaxweynihiisa ku garab istaagay dagaalka, waana ku guuleysteen, waa xukuumadii ugu horeysay ee ku guuleysatay inay cadowga dalka ka xoreyso,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis. Shiiqa ayaa in madaxweyne kasta uu ku howlanaa jiray sidii uu u bedeli lahaa ra’iisul wasaarihiisa, taas oo dib u dhac weyn dalka ku keentay, hadda wuxuu sheegay in laga baaqsan karo khilaafaadkii hore oo kale. Wuxuu sidoo kale Shiiqu sheegay in dowladda Soomaaliya ay xaq u leedahay inay ganacsatada lacago dheeraad ka ah canshuurta ay ka qaado si dalka loogu badbaadiyo hadii loo baahdo. “Dowladu wax kasta ayey sameysay si looga guuleysto argagixisada, dhaqaalihii, ciidankii, warbaahintii iyo juhdi kasta waxay isugu geysay dagaalka, ra’iisul wasaarihii iyo xukuumadiisa ayaa madaxweynaha ugu tegaya furimaha dagaalka,” ayuu yiri Sheekh Cali Wajiis. Hoos ka daawo The post Daawo: Cali Wajiis oo farta ku fiiqay siyaasiyiin isku diraya madaxweynaha iyo R/Wasaaraha appeared first on Caasimada Online.
-
Guriceel (Caasimada Online) – Taliyaha booliska degmada Guriceel Cismaan Cali Hudey ayaa ka hadlay dil xalay walaalkiis Cabdullahi Cali Hudey loogu geystay Guriceel. Taliyaha ayaa sheegay in ninkii dilay walaalkiis ay ku raad-joogaan ciidamada amniga ee ka howlgala degmadaas. Wuxuu sheegay in maanta ilaa xalay ay baarayeen qaabkii uu u dhacay dilkaas iyo cidda geysatay, isla markaana ay ka go’antahay inay soo qabtaan ninkii geystay dilkaas. Taliyaha ayaa qabaa’ilka dega Guriceel ka codsaday in aysan geysan dil kale oo aano qabiil uusan u dilaacin kiiskaan, isagoo balan qaaday in gacan ku dhiiglaha ay cadaaladda hor keeni doonaan. “Dadka ehelka ah ee wax gaareen waxaan ka rabnaa inay sugaan laamaha amniga iyo odayaasha dhaqanka, dadkaan Guriceel wada dega waa walaalo, waxa dhacayna qadarta ribbi ayey ku dhaceen oo walaalkey waqtigiisa ma dhaafeen, marka waxaan codsaneynaa in fidno kale aysan dhicin,” ayuu yiri Taliye Cismaan Hudey. Taliyaha ayaa u mahadceliyey dadka reer Guriceel oo maanta aad uga dhiidhiyey dilkii xalay, isku soo bax-weyna sameeyey, si ay u muujiyaan sida ay uga xunyihiin wixii dhacay. Nin hubeysan ayaa xalay goobtiisa ganacsiga oo ku dhex dilay Allaha u naxariistee Cabdullahi Cali Hudey, waxaana goobta ka baxsaday ninkii dilka geystay. Dilkaas kadib ciidamada amniga degmada Guriceel ayaa magaalada ka wada baaritaano la doonayo in lagu soo qabto ninkii dilka geystay, arrintaan ayaa salka ku heysa howlgallo habeeno ka hor ay magaalada sameeyeen ciidamada ammaanka, waxaana wiilka la dilay loo dakaneeyey walaalkiis oo ah taliyaha booliska. Hoos ka daawo The post Daawo: Taliyaha Booliska Guriceel oo war culus ka soo saaray dilkii loo geystay walaalkiis appeared first on Caasimada Online.
-
Riyaad (Caasimada Online) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga walaalaha Falastiin iyo joojinta duqeynta ka socota Qasa. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda Afrika. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay la jaanqaadka caalamka ay barbar socdaan dib u dhiska dalka, xoreynta deegaannada iyo xoojinta hay’adaha dowladnimada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu tilmaamay in Soomaaliya ay haysato mustaqbal fiican, intii uu jeedinaayey khudbadiisa. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey garab-istaagga iyo iskaashiga ka dhaxeeya Boqortooyada Sucuudiga iyo Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu sheegay in siyaasadda guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay aasaas u tahay wada-tashi iyo wax wada-qabsi, uuna rajeynayo in mira-dhalka shirkan uu noqdo kobcinta xiriirka labada dhinac. “Laga billaabo hadda, waxaan rumeysannahay in aan hormuud u noqon karno caalamka dhanka beeraha, kheyraadka xoolaha, tan kheyraadka cagaaran, isgaarsiinta, fududeynta ganacsiga, kheyraadka badda iyo hal abuurka tignoolajiyadda,” ayuu shirkaas ka yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii ka mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Sucuudiga. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay Madaxda ka soo qeyb-gashay shirkaas in ay la fil noqdaan caqabadaha iyo duruufaha ku xeeran qaaradda, miisaanna u yeelaan Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika. The post Xasan Sheekh oo ku baaqay in Israa’iil ay duqeymaha ka joojiso Qaza (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga walaalaha Falastiin iyo joojinta duqeynta ka socota Qasa. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda iyadoo ay barbar socdaan dib u dhiska dalka, xoreynta deegaannada iyo xoojinta hay’adaha dowladnimada, waxa uuna tilmaamay in Soomaaliya ay haysato mustaqbal fiican. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey garab-istaagga iyo iskaashiga ka dhaxeeya Boqortooyada Sucuudiga iyo Soomaaliya, isagoo sheegay in siyaasadda guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay aasaas u tahay wada-tashi iyo wax wada-qabsi, uuna rajeynayo in mira-dhalka shirkan uu noqdo kobcinta xiriirka labada dhinac. “Laga billaabo hadda, waxaan rumeysannahay in aan hormuud u noqon karno caalamka dhanka beeraha, kheyraadka xoolaha, tan kheyraadka cagaaran, isgaarsiinta, fududeynta ganacsiga, kheyraadka badda iyo hal abuurka tignoolajiyadda.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Sucuudigu ayaa kula dardaarmay Madaxda ka soo qeyb-gashay madashan in ay la fil noqdaan caqabadaha iyo duruufaha ku xeeran qaaradda, miisaanna u yeelaan Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika. Source: goobjoog.com
-
Ciidanka Booliska Puntland ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan dabley hubaysan saaka gaari dowladeed ku dhacay magaalada Garoowe. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidanku gacanta ku soo dhigeen dabley hubaysan oo saaka Garoowe ku dhacay gaari uu lee yahay wasiir ka tirsan Puntland. “Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan taliska qeybta Gobolka Nugaal ayaa maanta ku guuleeystey inay gacanta kusoo dhiggaan Dabley hubaysan oo saaka magaalada Garoowe ku dhacay gaariga mid ka mid ah Wasiirada dowladda Puntland” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka. Taliska Booliska Puntland ayaa sheegay in ay hawlgal deg deg ah ku soo qabteen dableyda hubaysan ee dhaca sameeyay oo ahaa laba eedaysane islamarkaana Xabsiga loo gudbiyay halka gaarigiina lagu wareejiyay mas’uulkii laga dhacay. “Ciidanka Booliska oo sameeyay howlgal deg-deg ah ayaa gacanta kusoo dhigay labo Nin oo gal kaas gaystay iyo Gaarigii ay dhacay. Intaas kadib Taliska qeybta booliiska Gobolka Nugaal ayaa ku wareejiyay gaarigii masuuliyiintii laga soo dhacay iyagoona xabsiga u gudbiyay dalembiilayaashii ku kacay falkaas” ayuu sii raaciyay Taliska PDL. PUNTLAND POST The post Booliska Garoowe oo gacanta ku dhigay dabley gaari ka dhacday wasiir ka tirsan Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika ayaa ka warbixiyey xaaladda dalka, fursadaha iskaashiga iyo mowqifka Soomaaliya ee ku aaddan garab-istaagga walaalaha Falastiin iyo joojinta duqeynta ka socota Qasa. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ula fal-galayaan gobolka iyo qaaradda iyadoo ay barbar socdaan dib u dhiska dalka, xoreynta deegaannada iyo xoojinta hay’adaha dowladnimada, waxa uuna tilmaamay in Soomaaliya ay haysato mustaqbal fiican. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey garab-istaagga iyo iskaashiga ka dhaxeeya Boqortooyada Sucuudiga iyo Soomaaliya, isagoo sheegay in siyaasadda guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay aasaas u tahay wada-tashi iyo wax wada-qabsi, uuna rajeynayo in mira-dhalka shirkan uu noqdo kobcinta xiriirka labada dhinac. “Laga billaabo hadda, waxaan rumeysannahay in aan hormuud u noqon karno caalamka dhanka beeraha, kheyraadka xoolaha, tan kheyraadka cagaaran, isgaarsiinta, fududeynta ganacsiga, kheyraadka badda iyo hal abuurka tignoolajiyadda.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee ay u fidiyeen Boqorka iyo Dhaxal-sugaha Sucuudigu ayaa kula dardaarmay Madaxda ka soo qeyb-gashay madashan in ay la fil noqdaan caqabadaha iyo duruufaha ku xeeran qaaradda, miisaanna u yeelaan Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika. The post Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka Madasha Iskaashiga Sucuudiga iyo Afrika appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ganacsatada Soomaalida ayaa badi wajahaya cadaadis xoog leh oo kaga imaanaya kooxo ay markii hore lacago baad ah bareen, balse hadda ay ka joojiyeen. Waa labo kooxo oo argagixiso ah oo ka dagaalanta Soomaaliya. Midda hore waa Al-Shabaab, tan kalena waa Daacish. Waxay markiii hore dalka ku yimaadeen sheegashada inay yihiin ururo Islaami ah oo xukun doon ah, waxaase maanta la jooga inay dilaan qofkii diida inuu lacag baad ah bixiyo. Xarumo ganacsi ayaa la weeraray 48 saac ee lasoo dhaafay, waxaana weeraray argagixisada ka dagaalanta Soomaaliya. Weerarkan ayaa la sheegay inuu ka dhashay markii ay shirkaduhu ka gaabsadeen bixinta lacago baad ah, oo ay mid kamid ah kooxahani weydiisatay ganacsatadaas. Bilihii tegay ganacsato badan ayaa toos u joojiyay baaddii ay mudada fog siinayeen kooxaha argagixisada. Inay 15 sano argagixisada ka dagaalanto Soomaaliya oo ay kumanaan ruux oo shacab ah laayan, ganacsatada lacagaha mudadaas siinaysay ayaa sababteeda qeyb weyn ku leh. Inay argagixisada dileyso qofkii u diida inuu lacag baad ah siiyo welina ay Diin sheeganayaan ayaa sidoo kale yaab leh. Ganacsatada Soomaaliyeed uma dhama go’aanka ah in dhaqaale ahaan loo go’doomiyo argagixisada, si uu dagaalka usoo gaabto. Dowladda federaalka ah waxaa la sheegayaa inay ka warhayso ganacsato weli si dhuumaleysi ah lacago ugu gudbisa kooxaha argagixisada. Sirodoonka Reer Galbeedka ee jooga Soomaaliya ayaa iyagana dhawaan la sheegay inay heleen liiska shirkado iyo shaqsiyaad weli u nugul gacansiinta maaliyadeed ee argagixisada, kuwaasi oo suurta-gal tahay in dhawaan loo bareero. Mashruuca argagixisada wuxuu kasoo billowday Diin sheegasho, maantana wuxuu maraya gangster-nimo iyo in qof Muslim ah loo dilo ama hantidiisa loo burburiyo lacag baad ah na sii. Tani waxay cashir fudud u tahay kuwa laga yaabo inay rejo yar uga jirto argagixisada. Ganacsatada hadda waa qasban yihiin, waxay kala dooranayaan inay argagixisada sii quudiyaan oo qaranka wax ka gumaadan, oo qabriyada buuxiyaan oo argagixisada sii jirto, aakhirkiini xitaa ganacsatadaasi gacanta argagixisada sababsadaan. Ama mida kale oo ah in argagixisada albaabada ka xirtaan, dagaalka lagula jiro gacan dhaqaale siiyaan, umadda badbaadiyaan, aakhiradoodana ilaashadaan. Midda ay doortaan iyo macaashkeeda waxaan u dhaafeyna waqtiga. Dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo iyadu hadda ku jirta dagaal aan noociisa hore loola galin argagixisada iyo saaxiibada caalamiga ah waxaa la gudboon inay ilaalin iyo ka warqab u sameeyaan ganacsatada la hubo inay baaddii argagixisada joojiyeen, si inta kalena u soo dhiiradaan. Inay argagixisada dil iyo burburin ku wado ganacsatada Soomaaliyeed waxay cabir ka siinaysaa xaalkooda dhaqaalaha iyo sida uu mashruucoodii u fashilmay, oo ka been sheegashooda Diinta looga daba tagay. The post Xaaladda Ganacsatada iyo Al-Shabaab oo meel adag mareysa – Maxaa soo kordhay? appeared first on Caasimada Online.
-
Addis Abeba – The British Embassy in Addis Abeba together with Ethiopian Foreign Affairs and Peace ministries as well as the Somali regional government have launched a peace and security program dubbed ‘Deris Wanaag’ aimed to bolster resilience against violent extremism in the Ethiopia-Kenya-Somalia borderland regions. According to a press release sent to Addis Standard the UK will commit £10 million over the next three years for the program which was launched in Jigjiga, Somali region on Thursday, 09 November 2023. “The programme will support effective policy and programming, strengthen formal and informal resilience-building mechanisms and address community needs to mitigate against drivers of instability and violent extremism,” the press release noted. ‘Deris Wanaag’ which is a Somali idiom meaning ‘good neighborliness’ will focus on integrating national responses to insecurity, supporting conflict resolution structures, and aligning development and peacebuilding activity across the three countries. Mustafe Omar, the Somali Region President, during the launch highlighted the importance of cross-border cooperation in addressing the drivers of instability in the Horn of Africa, where many of the socioeconomic dynamics are shared across the borders. According to the press release, the program will leverage UK’s strategic partnerships and build on the successes of previous activity in the region to ensure that security, development, and peacebuilding efforts bring real benefit to the communities in the border areas. The launch in Jigjiga brought together government officials from Ethiopia, Kenya, and Somalia, and the program leads to discuss priority areas for implementation. AS Source Addis Standard Qaran News
-
Addis Standard (Addis Ababa) Addis Abeba — The Ministry of Trade has announced that khat exporters will now be required to undergo a rigorous registration process, which includes meeting newly issued pre-license requirements to participate in the business. The objective of this move is to streamline operations and enhance earnings from khat exports. The new directive applies to all existing exporters who have renewed their operations in the current fiscal year, as well as those wishing to enter the khat export industry. The re-registration period for exporters is scheduled to take place from 7-25 November, 2023. During a press briefing held yesterday, Gebremeskel Chala, Minister of Trade and Regional Integration, emphasized the necessity of pre-licensing criteria for the khat export sector. According to him, this criteria aims to identify challenges faced by the industry and implement operational reforms to improve the export revenue derived from this stimulant. Previously, khat used to rank among Ethiopia’s top five commodities in terms of export earnings. However, the yearly revenue generated from this cash crop has significantly declined from over $400 million a decade ago to $248 million last year. Gebremeskel also stressed that pre-license requirements are crucial to ensuring fair benefits for farmers engaged in the trading business, preventing illegal traders from infiltrating the system, and encouraging the participation of legal traders. There are almost 5,000 registered khat exporters in Ethiopia; however, less than 500 are active in the industry. Ethiopia: News – Ministry of Trade Implements Stringent Registration Process for Khat Exporters Addis Abeba — The Ministry of Trade has announced that khat exporters will now be required to undergo a rigorous registration process, which includes meeting newly issued pre-license requirements to participate in the business. The objective of this move is to streamline operations and enhance earnings from khat exports. The new directive applies to all existing exporters who have renewed their operations in the current fiscal year, as well as those wishing to enter the khat export industry. The re-registration period for exporters is scheduled to take place from 7-25 November, 2023. During a press briefing held yesterday, Gebremeskel Chala, Minister of Trade and Regional Integration, emphasized the necessity of pre-licensing criteria for the khat export sector. According to him, this criteria aims to identify challenges faced by the industry and implement operational reforms to improve the export revenue derived from this stimulant. Previously, khat used to rank among Ethiopia’s top five commodities in terms of export earnings. However, the yearly revenue generated from this cash crop has significantly declined from over $400 million a decade ago to $248 million last year. Gebremeskel also stressed that pre-license requirements are crucial to ensuring fair benefits for farmers engaged in the trading business, preventing illegal traders from infiltrating the system, and encouraging the participation of legal traders. There are almost 5,000 registered khat exporters in Ethiopia; however, less than 500 are active in the industry. exporters who fail to renew their licenses within the given timeframe and meet the necessary requirements will have their khat export license revoked. Khat trading and export have faced recent challenges, particularly after the ministry’s announcement of doubling the export price for the cash crop in April 2022. This decision required exporters to deposit $10 for every kilo of exported khat into an Ethiopian bank. Although the decision was briefly reversed following a ban from the Somaliland Khat Association, it was later reinstated, leading to significant disruptions in the khat market and creating an unsustainable burden for exporters and the farming community. In May 2022, the Ministry made an additional announcement stating that it had taken action to revoke the business licenses of 830 khat exporters. These exporters were believed to be engaged in unlawful activities such as failing to renew their licenses and misusing their services. The government’s intervention in khat trading extends beyond the federal level. In July 2023, Addis Standard reported that farmers and exporters of khat in the Oromia region have been grappling with an unforeseen socio-economic crisis due to excessive taxation at multiple checkpoints on both municipal and regional levels. These interventions have had negative consequences for all parties involved, including the farmers and exporters. According to the Ethiopian Statistical Service, over 3.8 million farmers in Ethiopia are involved in khat cultivation, with annual harvests exceeding 2.4 million quintals. Qaran News
-
Riyadh (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Jimco ah kulan gaar ah la qaatay ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Mudane Abiy Axmed Cali. Labada masuul ayaa kulankaan waxay uga wada-hadleen xiriirka labada dal iyo xoojinta iskaashiga labada dowladood, sida lagu shaaciyay bayaan kooban oo dowladda kasoo saartay kulankaan. Madaxweyne Xasan oo xalay gaaray caasimada Sacuudiga ee Riyadh ayaa ka qayb-gali doona saddex shir oo muhiim ah, kuwaasi oo kala ah; 1- Shirka Jaamacada Carabta 2- Shirka Ururka iskaashiga Islaamka 3- Shirka Sacuudiga iyo Afrika. Shirarkaas ayaa waxaa intooda badan looga hadli doonaa xaaladda shacabka Falastiin oo duqeymo culus ay u geysanayaa ciidamada Israa’iil. Isku soo wada duubo, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii uu kasoo dhamaado safarkaan uu ku joogo Sacuudiga wuxuu dib ugu laaba doonaa Dhuusamareeb oo saldhig u ah halganka dagaal ee dalka looga saarayo kooxda Al-Shabaab. The post Sawirro: Xasan Sheekh oo Riyadh kula kulmay Abiy Axmed appeared first on Caasimada Online.
-
Laascaanood (Caasimada Online) – Hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa soo bandhigay maxaabiis cusub oo ka tirsan ciidamada Somaliland, kuwaasi oo ay ciidanka SSC ku soo qabteen dagaalkii u dambeeyay ee ay la galeen ciidamada Somaliland. Bayaanka kasoo baxay SSC-Khaatumo ayaa waxaa lagu sheegay in maxaabiistani ay ku jiraan saraakiil sare, sidoo kalena ay dagaalka ku qabsadeen gaadiid dagaal iyo hub. “Waxaa lagu qabtay dagaalkaas gaadiid dagaal iyo 10 maxbuus oo ka tirsan ciidamada Muuse Biixi, kuwaasi oo ay ku jiraan saraakiil sare. Maxaabiistaas oo warbaahinta loo soo bandhigi doono,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay SSC-Khaatumo. Sidoo kale waxaa lagu yiri qoraalka “Waxaanu halkan ku cambaaraynaynaa weerarada isdaba jooga ah iyo abaabulka colaadeed ee Muuse Biixi ku wado dadka iyo deegaanada reer SSC-Khaatumo.” Maxaabiista qaarkood oo wareysi laga qaaday ayaa waxay ku sheegeen in si wanaagsan loola dhaqmay kadib markii lasoo qabtay, ayada oo qaar kamid ah oo dhaawacyo qaba loo sameeyay daryeel caafimaad. Dhinaca kale, SSC-Khaatumo ayaa waxay weerarada Somaliland ujeedkooda ku sheegtay inuu yahay abuurista dagaal beeleedyo, kaasi oo uu Muuse Biixi kaga dhabeynayo ballanwaadkiisii 14-ka October ee ahaa “inuu qaadi doono weeraro isdaba joog ah islamarkaana uu abuuri doono maleeshiyo beeleedyo uu ugu yeedhay ciidamo madani ah,” sida lagu yiri qoraalka SSC. “Waxaanu dowladda federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamkaba ugu baaqaynaa in ay xoogga saaraan sidii loo joojin lahaa weerarada isdaba jooga ah iyo abaabhlka colaadeed ee uusan qarsanayn Muuse Biixi, kuwaas oo uu ku beegsanayo dadka iyo deegaanada SSC-Khaatumo.” Si kastaba, Dagaalka Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa markale dib uga qarxay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Buq-dharkayn, kaasi oo uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah. The post SSC oo soo bandhigtay maxaabiis cusub oo ka tirsan ciidanka Somaliland appeared first on Caasimada Online.
-
Minister of Foreign Affairs Prince Faisal bin Farhan met in Riyadh on Thursday with Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Abshir Omar Jama on the sidelines of the Arab foreign ministers’ preparatory meeting for the extraordinary session of the Arab Summit. Source: Hiiraan Online
-
Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ka digtay in baaxadda dhibaatada dadka rayidka ah ee ka dhalatay dagaalka Israa’iil ay kula jirto Xamaas ay si lama filaan ah u horseedi doonto ballaarinta colaadda, xilli saraakiisha Gaza ay sheegayaan in Israa’iil ay duqeysay ama ku dhowdahay dhowr isbitaal oo ku yaalla dhulka Falastiin. Hadalka wasiirka arrimaha dibadda Iran Hossein Amir-Abdollahian ayaa dhalin kara walaac ku saabsan in dadaalka diblomaasiyadeed ee Washington iyo in ciidamada badda ee Mareykanka la geeyo bariga Mediterranean-ka ay awood u yeelan doonaan inay ka hortagaan colaadda inay sii carqaladeyso xasilloonida Bariga Dhexe. Amir Abdullahian ayaa u sheegay dhiggiisa Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, fiidnimadii Khamiista: “Ballaarinta baaxadda dagaalka ka dhanka ah dadka rayidka ah ee Gaza, waxay lama huraan u noqon kartaa ballaarinta baaxadda dagaalka.” Telefiishanka dawladda Iiraan ee Press TV ayaa soo tebiyay faallooyinka, oo la sameeyay intii lagu jiray wada hadal taleefoon, Jimcihii. Duqeymaha iyo go’doominta Israa’iil ee Gaza bishii la soo dhaafay ayaa abuuray masiibo bini’aadantinimo, iyadoo kumannaan kun ay u raadsadeen daweyn iyo gabaad isbitaallada yar ee weli furan, halka kuwa aagga dagaalku ka socdo ay ku sugan yihiin khatar aad u daran. “Gumaystaha Israa’iil waxay weerarro isku mar ah ku qaadeen tiro isbitaallo ah saacadihii la soo dhaafay,” ayuu afhayeenka wasaaradda caafimaadka ee Gaza Ashraf Al-Qidra u sheegay telefishinka Aljazeera. Qidra waxa uu sheegay in duqayn ay Israa’iil ka geysatay barxadda cisbitaalka Al Shifa oo ah kan ugu weyn magaalada Qaza uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, balse ma uusan bixin faahfaahin. Israa’iil ayaa sheegtay in Xamaas ay ku leedahay xarumo talis iyo godad dhulka hoostiisa mara Al Shifa, iyo isbitaallo kale sida Isbitaalka Indonesia, iyada oo eedeymahaas ay beenisay Xamaas. The post IRAN oo digniin culus kasoo saartay dagaalka GAZA appeared first on Caasimada Online.
