Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) - Somali leaders have unanimously welcomed the decision by the United Nations Security Council to lift the final restrictions on weapons deliveries to Somalia's government and its security forces on Friday. Source: Hiiraan Online
  2. ATLANTA (AP) -- A protester was in critical condition Friday after setting themself on fire outside the Israeli consulate in Atlanta, authorities said. A security guard who tried to intervene was also injured. Source: Hiiraan Online
  3. Maalmihii u danbeeyey waxaa caasimadda Puntland ee Garoowe ka socdey dedaalo lagu xalinaayo ismari-waaga ka taagan doorashada Puntland ee loo madlan yahay in ay qabsoonto 8 Janaayo 2024. Xiisadda iyo jaahwareerka waxaa kor u qaadey kadib markii 19 bishii hore ee Nofeembar Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni soo geliyey magaalada Garoowe ciidamo aad u faro badan oo wata gawaarida dagaalka iyo kuwa gargaarka degdega ah waxaana ay ka soo kicitimeen gobolka Bari, taasi waxay keentey in ciidamada Kumaandooska ee guutada Danab ay soo galaan gudaha magaalada Garoowe isla markaana fariisimo ka samaystaan galbeedka iyo koonfurta magaalada Garoowe. Dad badan ayaa ka qaxay caasimadda mudadii u dhaxaysey 19-24 bishii hore ee Nofeembar, waxaa xirmey iskoolada waxaa cabsi weyn laga qabey in dagaal kale caasimadda ka dhaco. Waxaa soo gaarey magaalada Garoowe qaar kamid ah Isimmada beesha Dhulabahante si xaaladda loo qaboojiyo. Isimmada SSC ee u yimid dejinta xaaladda Puntland ayaa ku guuleystey in ciidamada la kala qaado xaaladda amni caadi lagu soo celiyo dadkana laga saaro cabsida, kadib waxay bilaabeen sidii xal siyaasadeed loo heli lahaa. Isimmada SSC ayaa kulamo la qaatey dhinacyada ay khuseyso sida, Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa, Shirguddoonka Baarlamaanka Puntland, Dallada Mucaaradka, Xisbiyada siyaasadda ee ku dhaw xukuumadda iyo bulshada rayidka ah. Waxa taas barbar socdey Culimada Puntand oo badankood isugu yimadeen Garoowe kuwaas oo uu hoggaaminaayo Sheekh Daahir Aw-Cabdi oo ka soo kicitimay gobolka Bari, waxaana ay kulamo la qaateen dhamaan dhinacyada siyaasadda isku haya. Dhamaadkii bishii hore ee Nofeembar, Golaha Wakiilada ee Puntland waxay joojiyeen Xeerka Doorashooynka Puntland ee qof iyo cod ee Xukuumaddu u gudbisey, waxaana guddigii ka shaqeynaayey xeerkaas soo jeediyeen in xeerkan la hakiyo maadaama uu khatar ku yahay fulintiisu amniga dalka. isku dayo badan waxaa adkaatey in Xeerka mar danbe baarlamaanka lagu celiyo taas oo noqotey caqabada ugu weyn ee soo wajahdey Madaxweyne Deni oo horey u sheegay in aan cidna loo joojineyn doonitaankiisa nooca doorasho ee uu rabo. Habeenkii Jimcadu soo galaysey ee bilashada bisha ugu danbeysey muddo xileedka hay’adaha dastuurga ah waxaa kulan saddex geesood ah madaxtooyada ku yeeshey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan iyo Afhayeenka baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, kulankan ayaa ahaa kii ugu adkaa ee saddexda nin dhex mara muddooyinkan. Guddoomiye Cabdirashiid ayaa sheegay in xeerka doorashadu uu dhintey dibna aan loogu celin karin baarlamaanka doorasho aan xeer lahayna lama qaban karo, meel loo dhaafo 66 Xildibaan ee beeluhu iska soo xuli jireen aysan jirin sidaas darteed laga doonaayo in Madaxweynuhu uu dalka jiheeyo. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ku raacey laakiin sheegay in laga war sugo Isimmada SSC ee hawsha gacanta ku haya. Madaxweyne Deni waxa uu ku yiri waxaad tihiin rag soo tashadey sidaas darteed waan soo tashan, waxaana sugayaa Isimmada SSC, laakiin waa in Garaad Jaamac Garaad Cali la sugo oo dhawaan ka soo degaya magaalada Garoowe. RAJADA MADAXWEYNE DENI EE GARAAD JAAMAC GARAAD CALI. Madaxweyne Siciid Deni ayaa hadda si toos ah ula bareeraya damiciisi ahaa muddo kororsi laba sano ah. Xog ku dhaw madaxweynaha ayaa sheegaysa in rajada ugu danbeysa ee uu qabo ay tahay Garaad Jaamac Garaad Cali in uu qayb ka noqdo dedaalada Isimmada SSC ay wadaan kuwaas oo hadda soo dhameeyey wada xaajoodkii ay wadeen lagana sugaayo in ay warkooda ku dhawaaqaan. Xogtu waxay sheegaysa in Garaad Jaamac Garaad Cali uu qabo in SSC iyo Puntland hadda la kala saaro oo laga dhigo laba maamul oo walaalo ah oo is dhinac deggan (side-by-side), taas oo macnaheedu yahay in 17 Xildhibaan ee SSC aysan qayb ka sii ahaan karin Puntland mudada kala guurka ah, sidaas darteed in maamulka hadda jira loogu daro laba sano muddo xileedka kadibna lagu qabto doorashooyinka iyada oo deegaanada SSC ka maqan yihiin markaas, si taas loo hirgeliyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa qaba in shirweyne la isugu yimaado, waana sababta ugu weyn ee Madaxweyne Deni u doonaayo in dedaalada isimmada SSC-Khaatumo uu jiheeyo Garaad Jaamac Garaad Cali, ama arrinta loo beddelo mid heer Daarood ah oo laga qaybgeliyo isimada Sade iyo kuwo kale oo Absame. Waxaa la is weydiin Garaad Jaamac garaad Cali sidee ayuu u dhexgalayaa arrimo ka horeeyey iyo xaajo ay galeen Isimmo ay gobol ka soo wada jeedaan oo hawshoodu dhamad tahay? Sidee ayuu wax uga beddalaya 29 Isim oo reer Puntland ah oo guddoonshey in doorashadu ku dhacdo xiligeedi taasna ay tahay xalka keliya ee lagu kala badbaadayo? Sidee ayey suurtagal ugu tahay iyada oo aan dastuurka Puntland la beddelin juqraafi ahaan iyo wax wadaag in hadda uu ku dhiirado laga saaro meesha 17 xildhibaan ee beesha Sool clan? sidee ayuu mucaradka ugu qancin karaa in Madaxweyne Deni loo sameeyo Muddo kororsi? Xurmadle Garaad Jaamac Garaad Cali doorashadii ugu danbeysey ee Puntland ee uu ka qaybgalo waxay ahayd sanadkii 2008-2009. Garaadka iyo Wasiirkii Wasaaradda qorsheynta la siiyey Saleebaan Axmed Ciise (Xaglo-toosiye) waxay isaga tageen Garoowe waxaana uu jeediyey khudbadiisi caanka ahayd isaga oo soo xiganaya gabaygii Faarax Nuur ee “Masalaha nimaan ii dhigeyn midig ma saarayo” Dhanka kale in badan oo kamid ah Isimmada SSC waxay soo xuleen xildhibaanada 17 ka ah ee hadda fadhiya, waana maamul ay wax ka dhiseen 1998. Si kastaba ha ahaatee Madaxweyne Siciid Deni waxa uu ku dooday in uu hadda ka haraayo doorashadii qof iyo cod taas oo ugu danbeyn Golaha wakiiladu diideen xeerkeedi, waxaana uu diidan yahay in nidaamkii lagu soo dhaqmey 19 sano ee isaga lagu soo doortey lagu noqdo kaas oo ay mar kale guddoonsheen Isimmada Puntland intooda badan. Madaxeyweyne Siciid Deni ayaa doonaya in meel dhexe la isugu yimaado taas oo lagu sheegay nooc kale oo doorasho oo isagu soo alifo taas oo ah nidaamkii doorashadii Xildhibaanada federalka ee kal sii horeysey uu dambiisha kuwada qaatey. Isha: Horseed Media The post Saciid Deni oo qorshe cajiib ah u dejiyey isku daygiisa ugu danbeeya ee muddo kororsiga appeared first on Caasimada Online.
  4. Raheema and Ruweyda Abdi were ejected in a car crash that also injured their sisters Naeema and Hamdi. Source: Hiiraan Online
  5. Mogadishu (HOL) — In a historic move, the United Nations Security Council unanimously agreed on Friday to lift the decades-long arms embargo on Somalia's government. This significant shift in international policy comes after 30 years since the imposition of the embargo in 1992, intended to stem weapon flow to warring factions after the fall of dictator Mohamed Siad Barre. Source: Hiiraan Online
  6. Haweeney 70 jir ah oo u dhalatay dalka Uganda ayaa dhashay carruur mataano ah, kadib markii lagu beeray ilmo, sida laga soo xigtay cisbitaal ku yaalla dalka Uganda. Safina Namukwaya, ayaa umushay wiil iyo gabadh kadib markii ay qaliin ku martay cisbitaalka Kampala. Waa markii labaad muddo saddex sanno ah oo ay umusho. Sannadkii 2020-kii, ayay dhashay gabadh. Haweeneydaan oo ka mid kamid ah dadka da’ada ah ee dhalay, ayaa warbaahinta maxaliga u sheegtay in tani ay ‘mucjiso’ tahay. Waxay sheegtay inay dooneysay inay ilmo dhasho, kadib markii sida ay sheegtay lagu cayn jiray ‘madhasho’. Sannadkii 2019-kii, haweeney 73 jir ah oo ku nool dalka Hindiya ayaa dhashay carruur mataano ah, kadib markii iyaduna ilmo lagu beeray. Source
  7. Beledweyne (HOL) - At least one person was killed, and three others were wounded in a landmine explosion that occurred in a small tea shop in the Halgan district of the Hiiraan region on Friday. Source: Hiiraan Online
  8. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa 31 sanno kadib Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta hubka, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo wax badan ka bedeli karta ammaanka Soomaaliya iyo kan Geeska Afrika. Coddeyn u dhacday hab gacan taag ah oo ay qaadeen 15 xubin ee golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa 14 ka mid ah waxa ay u codeysay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateyn hubka, taas oo ka dhigan in 31 sanno ka dib Soomaaliya laga qaaday cunaqabataynta hubka. Tani ayaa albaabada u furi doonta in dowladda Soomaaliya inay soo iibsato hub culus oo casri ah, kaas oo kaalin ku lahaan doona dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo xilligaan maraya heer gabogabo ah. Soomaaliya ayaa Cunaqabatayntan waxaa la saaray sannadkii 1992-kii, taas oo ka dhalatay ka dib dagaalladii soo keeyey ee dalka ka dhacay. Source
  9. Ku dhowaad 200 qof ayaa lagu dilay in ka badana 700 kalana waa lagu dhaawacamay maalintii labaad dagaalka dib uga soo cusboonaaday Qasa, sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka Qasa. Dadka ugu badan ee dhimashada iyo dhaawaca uu gaaray waa carruur iyo haween, iyadoo wasaaradda caafimaadka Qasa ay sheegtay dadka dhaawaca ah in lagu arkay isbeddel ku yimid jirkooda. Israa’iil waxay burburinaysa nidaamka caafimaadka ee waqooyiga Qasa, warbixinta Wasaaradda caafimaadka Qasa ayaa lagu sheegay. Weerarradii u dambeeyay ee saqdhexe soo billowday waxaa ka qeybqaadanayay doomaha Israa’iil ee ku sugan xeebta Qasa. Diyaaradaha Israa’iil ayaa saakay burburiyay 3 guri iyo 3 masaajid oo ku yaala Khan Yuunis, Aljazeera ayaa werisay. Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay xalay duqeeyeen in ka badan 400 oo bartilmaameed guud ahaan marinka Qasa, warsaxaafadeed ayay ku sheegeen. PUNTLAND POST The post Wararkii u danbeeyay ee duqaymaha Israa’iil ka waddo Marinka Qasa appeared first on Puntland Post.
  10. Golaha Ammaanka ee Qaramadda Midoobey ayaa xalay ka qaaday Dowladda Soomaaliya cuna-qabateyntii hubka ee saarreyd. Codeyn u dhacday hab gacan taag ah oo ay qaadeen 15 xubin ee golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa 14 ka mid ah waxa ay u codeysay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateyn hubka. Madaxweynaha dowladda Federaalka Hassan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul waaare Xamse Cabdi Barre ayaa labaduba soo dhoweeyey go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul wasaare Xamse ayaa sheegay in Soomaaliya fursad u heli doonto in ciidanka lagu qabalabeeyo hub casri ah, islamarkaana ciidanku awood u helayaan in ay ka guuleystaan Argagixisada uu sheegay in wixii hadda ka dambeeyo loo adeegsan doono Hub casri ah. Dhinaca kale, Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. “Dadka Soomaaliyeed waxa aan rabaa in aan ugu bishaareeyo sanadka 32-aad in aysan cunaqabateyn hubkanina saarneen, maanta dadka Soomaaliyeed waxa aan rabaa in aan u sheego dalka Soomaaliya dhammaan cunaqabateynta hubka waa laga qaaday” ayuu yiri Xasan Shiekh. PUNTLAND POST The post Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ka qaaday Cuna-qabatayntii Hubka appeared first on Puntland Post.
  11. During a speech at the international climate talks (COP28) in Dubai, Kenya's president issued a warning about a "disastrous turn of events" in Eastern Africa. Source: Hiiraan Online
  12. LONDON — Finland has closed its entire 1,340 kilometer-long border with Russia after accusing Moscow of "instrumentalizing" asylum-seekers by sending them across the frontier in a hybrid attack, in retaliation for Finland's joining of NATO. Russia denied the accusation and warned that the deployment of any military units at the border would be seen as a threat by Moscow. Source: Hiiraan Online
  13. The International Centre for Evaluation and Development (ICED) has signed a partnership agreement that will see the Federal Republic of Somalia deploy evidence-based policies in decision making. Source: Hiiraan Online
  14. Flooding caused by heavy rains has killed almost 100 people and left some 750,000 people homeless in Somalia, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs said on Friday. Source: Hiiraan Online
  15. The joint EU-sponsored force responsible for maritime security along the East African coast including Somalia reports that it has tracked and provided details to the Somali police forces for follow-up on the recent security incident. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa boggaadiyay go’aanka kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM, kaas oo Soomaaliya looga qaaday cunaqabateynta hubka ee muddada dheer saarnayd. Xamza ayaa sheegay in go’aankan uu yahay mid taariikhi ah oo muddo dheer la sugayay, isla markaana guul ah Ummadda Soomaaliyeed. “Waa cunaqabateyntii ugu dhirirka badnayd ee abid Golaha Ammaanka uu dal saaro, waa go’aan taariikhi ah oo muddo dheer ka dhowr sugaynay, dadaal badana u galnay” ayuu yiri. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dowladda federaalka ay haatan qaadeyso tallaabo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, isaga oo hoosta ka xariiqay in fududu looga saarayo dalka. Ra’isul wasaaraha ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in Soomaaliya ay fursad u heleyso inay soo iibsato qalab iyo hub casri ah oo ay helaan ciidamadeeda. “Waxaan awood u yeelanaynaa inaan dalka ka xorayno Khawaarijta si fudud, maadaama aan markii hore isku awood uun ahayn dhinaca qalabka iyo hubka marka laga fiiriyo” ayuu mar kale yiri ra’iisul wasaaruhu. Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inay fududaan doonto dhisida ciidamada Xoogga dalka, si ay u hataan amniga xuduudaha iyo kan dalka oo dhan. “Waxaa sii wadi doonaan oo noo fududaan doonto dhisidda ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku filnaada inuu amniga gacanta ku dhigo” ayuu sii raaciyay. Si kastaba, Soomaaliya waxa ay haatan la daalaa dhacaysaa caqabado badan oo dhanka ammaanka ah oo ay ka mid yihiin joogitaanka kooxaha xagjirka ah, sida Al-Shabaab ee ku xiran shabakadda argagixisada caalamiga ah ee Al Qaacida. The post Xamza oo ku dhawaaqay tallaabo culus oo Shabaab ka dhan ah kadib go’aankii QM appeared first on Caasimada Online.
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, kadib 31 sano oo dalkaan ay saareyd cunaqabateyntaas. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka warbixiyay dadaalka ay dowladda ku bixisay in la qaado cunaqabateynta hubka, faa’iidada ay u leedahay dowladnimada iyo halganka xoreynta dalka. Sidoo kale Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. “Dadka Soomaaliyeed waxa aan rabaa in aan ugu bishaareeyo sanadka 32-aad in aysan cunaqabateyn hubkanina saarneen, maanta dadka Soomaaliyeed waxa aan rabaa in aan u sheego dalka Soomaaliya dhammaan cunaqabateynta hubka waa laga qaaday,” sida uu yiri. Madaxweynaha ayaa xusay in haatan wixii ka dambeeyay ay Soomaaliya xor u tahay inay soo iibsato inta awood u leedahay hubka ay u baahan tahay, lana macaamileysa caalamka. “Dalkeena maanta waxa uu xor u yahay intii awoodeenu ay la’egtahay hubkii aan rabno in aan soo iibsanno, oo caalamka aan ka soo iibsanno.” ayuu mar kale yiri madaxweynuhu. Waxaa kale oo uu ka hadlay fursadaha ay Soomaaliya haysato, isaga oo xusay in caalamka ay weydiisan karaan inuu ka taageero hubka ay u baahan yihiin. “Waxaa maanta fursad u haysannaa dalalka na kaalmeenaya ee saaxiibada nala ah ee walaalaha ah, hubkasta oo aan waydiisanno in ay na siin karaan.” ayuu sii raaciyay. Ugu dambeyn madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay ku ad-adkaan doonto xakameynta hubka iyo khulkhulkiisa , isaga oo hoosta ka xariiqay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay u dajisay shuruuc gaar ah. The post Xasan Sheekh oo farriin diray kadib qaadista cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  18. Ciidamada badda ee Midowga Yurub howlgalkiisa ilaalinta Xeebaha EUNAVFOR Ayaa ku wareejiyay ciidamada badda Puntland ee PMPF Burcad dhawaan qafaalatay Dooni Kaluumeysi oo lagu magacaabo AL-MERAJ1 taas oo ay ciidamada badda Midowga Yurub gacanta ku soo dhigeen doonidii iyo kooxdii afduubka geystay. Kooxda afduubka geystay ayaa badda waxaa kaga goostay laba saxiimadood oo ay wateen kuwaas oo ay doonayeen inay ku eryadaan gadiid badeedka maraya Xeebaha caalamiga ah ee u dhow Soomaaliya. Midowga Yurub ciidankiisu ma sheegin tirada rasmiga ee howlgalka lagu qabtay balse doontii iyo shaqaalihii saarnaaba waxaa lagu wareejiyay ciidamada Badda Puntland. Doonidan AL-MERAJ1 waxaa ay wadataa calanka Iran waxaana ah ka mid tahay doonyaha shatiga ka haysta Puntland ayna masuul ka yihiin ganacsato Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Hawlgalka Midowga Yurub oo soo badbaadiyay doonni lagu af-duubtay xeebaha Puntland appeared first on Puntland Post.
  19. Rose waxay ahayd hooyo qabta xanuunka HIV ga, oo dhashay ilmo yar. Waxay sheegtay in walwalkii ugu badnaa uu soo wajahay markii ay ogaatay in xanuunkaas uu la soo darsay. Balse wax walba oo ay la kulantay waxay dareentay farxad markii loo sheegay cudurku inuusan cudurku u gudbin ilmaha yar ee ay hooyada u tahay. “Wax igama galin hadii shaqadeydii macalinimadeydii halkaas ku bur burtay, marba hadii uu caafimaad qabo ilmahayga yar, oo uu nool yahay”, ayay tiri Rose. Xeeldheerayaasha caafimaad ayaa ku taliya in 24 saac ee ugu horeeya ilmaha la siiyo daawada loo yaqaan (ARV), hadii kale halista is qaadsiinta ee cudurkaan ayaa sii kordheysa inta lagu guda jiro dhalmada iyo kaidba. Xanuunka HIV AIDS oo kamid ah xanuunada lagu qaado istaabashada dheecaanka ayay dhaqaatiirta qaar qabaan in lakala badbaadin karo ubadka iyo hooyada. Inkasta oo ay ku tilmaameen inay adag tahay kala badbaadin tooda inta ay uurka ku wado hooyadu ilmaha. Fursado xanuunku ugu gudbi karo dhallaanka “Wey adagtahay in aysan ilmaha u gudbinin xanuunka waayo xudunta ilmaha iyo tan hooyada ayaa isku xiran oo dhiggoodu ugu kala gudbaa, marka hooyada majirto sabab aysan ku qaadsiin Karin caabuqan ilmaha caloosheeda kujira”. sidaas waxaa yiri Dr Macoow Cali oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaalida ee sida joogtada ah u hawl gala. Dhanka kale, Dr Cabdiraxmaan Cabdikariin oo ah xeeldheere caafimaad wuxuu qabaa in hooyada ay siyaabo badan ilmaha ugu gudbin karto xanuunkan. “Hooyada uurka leh ee qabta xanuunka HIV waxa ay ilmaha ugu gudbin kartaa dhor siyaabood, waxaa kamida in ilmuhu uu ka qaado dhiigga hooyada inta uusan dhalan, labo in uu xilliga dhalmada qaadi karo iyo saddex in uu ka qaadi karo naas nuujinta”. Ilmaha marka uu dhasho haddii uu noqdo qof la nool xanuunkan ayaa dhkaatiirtu waxa ay ku kala aragti duwanyihiin sida loola tacaali karo iyo dawada uu qaadan karo maadaama uu yahay dhallaan aan xamili Karin dawooyinka dadka waaweyn “Ilmaha marka uu dhasho ma qaadan karo dawooyinka xanuunkan waayo tankooda ma xamili karo, waxauu la noolaanayaa xanuunkan isagoo aan heysan difaac jireed, iyadoo inta badan carruurtu ay u geeriyoodaan” sidaasi waxaa yiri Dr Macow. Dhinaca kale Dr Cabdiraxmaan Samadoon oo ka hadlay qaadashada dawada ayaa yiri, “Haddii canugga uu ku dhaco waa in loo billaabaa dawada HIV, waayo waxa uu la dersi karaa xanuunno badan”. Balse dhakhaatiirtaan laftooda ayaa rumeysan in laga hor tegi karo in ilmaha uu ku dhaco xanuunka inta uu ku jiro uurka hooyada, Dr Samadoon ayaa leh, “ Haddii hooyadu daawada sifiican ay u qaadato oo cabbirka xanuunkeeda HIV-Aids-ka uu gaaro heer aad u hooseeya lana qorsheeyo qaabka ay u dhaleyso waa laga hortagi karaa in hooyadu canugga ugudbiso xanuunka”. Waxay sidoo kale ku taliyeen in haddii labada qof ee isqaba ay ogaadaan in midkood ama labadoodaba ay qabaan HIV, waa in ay u tagaan dhakhaatiir si ay u helaan talooyin inta aysan ilmo ka beermin dhexdooda. Dr Samadoon, ayaa sheegay in lamaanaha loo sameyn karo qorsheyn haddii mid kaliya laga helo iyadoo kan kale uu bad qabo. “Waxaa jira lammaane midkood qabo ama uu ku dhacay xanuunkan, haddii arrintaas dhacdo waxaa jira qaabab looga hortago in laga ilaalsho gudbista xanuunka qofka aan qabin, waxaana habboon in lamanaahaasi ay la tashadaan xeeldheere yaal ku habboon arrintan”. Lamaanaha haddii ay ogaadaan in xanuunkan uu midkood lasoo derso waxay markaa ka doodi karaan halista uu keeni karo haddii ay u baahdaan awlaad iyo in ilmuhu ku qaadi karo HIV, waxay heli karaan talo ku saabsan naas nuujinta, waxa ay sidoo kale ka hadli karaan waxa mustaqbalka loo samayn karo dhallaanka cusub si loo daryeelo marka uu xanuunkan haleelo. Hooyada qabta HIV-ga waa inay sidoo kale raadsato talo ku saabsan naasnuujinta. Qaran News
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee HirShabelle Cali Cabdullahi Cosoble oo kusoo biiray doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka, ee heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran. Heshiiskan ayaa dhigaya in dalka uu yeesho laba xisbi qaran, sidoo kalena meesha laga saaro ra’iisul wasaaraha oo lagu beddelo madaxweyne ku-xigeenka. Cosoble ayaa doodda taagan ku biiriyay in Soomaaliya ay u baahan tahay 1 xisbi oo keliya, halka siyaasiyiinta kasoo horjeeda qoddobkaan ay qabaan in xataa 2 xisbi yar tahay oo la kordhiyo. Madaxweynihii hore ee HirShabelle oo u muuqda mid ka aragti duwan dhinacyada kale, ayaa waxa uu tusaale usoo qaatay waddanka Shiinaha oo ah waddanka ugu horumarka iyo dhaqaalaha badan dunida, isagoo sheegay in uu halkaasi ka taliyo hal xisbi keliya. “Soomaalida waa dad qabiili ah, wexeyna kari waayeen iney qabiil ka guuraan oo qaran u guuraan. Waa dad doonaya iney isku dhafaan nidaamka qabiilka iyo nidaamka qaranka,” ayuu yiri madaxweynihii hore ee HirShabelle Cali Cosoble. Hoos ka aqriso qoraalka Cosoble oo dhameystiran; Wanaagga nidaamka halka xisbi waxaa tusaale kuugu filan waddanka China oo ah waddanka ugu horumarka iyo dhaqaalaha badan dunida. China Communist Party (CCP) waa xisbiga keliya ee ka taliya China. China ma aha waddan uu keli talis xukumo oo ah sawirka dacaayadda ah ee ay reer galbeedka ka bixiyaan, tusaalena waxaa kuugu filan iney sannadkii tiro gaareysa 200 malyan dalxiis u aadaan wadammada reer galbeedka ayagoo ka dhoofaya waddankooda, mana uu jiro hal qof oo Chinese ah oo baxsada ama iska dhiiba waddan kale. Hadduu keli talis heysto waxaa dunida lagu arki lahaa ciyaartoy iyo mas’uuliyiin Chinese ah oo nabadgelyo weydiisanaya caalamka. Soomaalida waa dad qabiili ah, wexeyna kari waayeen iney qabiil ka guuraan oo qaran u guuraan. Waa dad doonaya iney isku dhafaan nidaamka qabiilka iyo nidaamka qaranka. Labada nidaam wexey ku tartamaan shacabka sidaa awgeedna ma aha laba nidaam oo iska barbar shaqeyn kara. Dunida horusocodka ahna markey is barbar dhigtay labada nidaam wexey dooratay nidaam qaran. Hase ahaatee Soomaaliya waxaa ku gacan sarreeya nidaamka qabiilka ee aan oggoleyn nidaamka qaranka. Waxaa lagu guda jiraa dib u eegista dastuurka. Waxaa la rabaa in la soo saaro dastuur qaran, waxaa ayaan darro ah dastuurka waxaa gacanta ku haya wakiilladii ay qabiillada soo dirsadeen, waxaana gadaal u fadhiya oo eegaya qabiilkooda oo berri kula xisaabtami doona sidii ay u ilaaliyeen danaha qabiilka. Wakiillada qabiilka (xildhibaanada) kuwooda aanan dooneyn in laga gudbo qabiil oo loo gudbo qaran aad ayey u dhibeysaa inuu dalka yeesho 2 xisbi wexeyna door bidayaan inuu reer walba yeesho xisbi gaar ah. Wakiiladan waxaa kale oo ay aad u diidan yihiin in la baabi’iyo jagada wasiirka koowaad dalkana uu yeesho madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen. Diiddadooda salka kuma heyso waddaniyad iyo qaran dhisid ee wexey difaacayaan danaha loo soo igmaday ee qabiilka. Wakiilladan wexey iska indha tirayaan dhibaatadii dowladda soo gaartay xilligii uu madaxweynaha ahaa Cabdullahi Yusuf (aun) ra’iisulwasaarena uu ahaa Nuur Cadde (aun) iyo xilligii madaxweyne Farmaajo ee uu ra’iidulwasaaraha ahaa Rooble. Wakiilladan wexey rabaan in mar kasta ee uu dalka galo xaalad adag, iney la kala saftaan madaxweynaha iyo ra’iisulwasaaraha oo ay qaska iyo fowdada daba dheeraadaan si uu qabiilka u soo laba kacleeyo. Balse waxaan aaminsanahay iney baarlamaanka ka tirsan yihiin tiro aad u badan oo xildhibaano ah oo muddo aad u dheerba arkaayay cilladda Soomaaliya heysata kuna guuleysan doonaan meel marinta hal hoggaan oo dalka lagala xisaabtamo iyo laba xisbi halka uu reer walba ka yeelan lahaa xisbi u gaar ah, walow aan aniga door bidi lahaa hal xisbi oo sida China hormariya Soomaaliya. Xildhibaannada qabiil diidka ah ee qaran doonka ah ayaa ka badan xildhibaannada qaran diidka ah ee qabiil doonka ah. The post Cosoble oo arrin cusub ku biiriyay doodda wax ka beddelka dastuurka dalka appeared first on Caasimada Online.
  21. UNITED NATIONS, Dec 1 (Reuters) - The United Nations Security Council unanimously voted on Friday to remove the final restrictions on weapons deliveries to Somalia's government and its security forces, more than 30 years after an arms embargo was first imposed on the country. Source: Hiiraan Online
  22. The United Nations Security Council unanimously voted on Friday to remove the final restrictions on weapons deliveries to Somalia’s government and its security forces, more than 30 years after an arms embargo was first imposed on the country. The council put the embargo on Somalia in 1992 to cut the flow of weapons to feuding warlords, who had ousted dictator Mohamed Siad Barre and plunged the Horn of Africa country into civil war. The 15-member body adopted two British-drafted resolutions: one to remove the full arms embargo on Somalia and another to reimpose an arms embargo on al Qaeda-linked al Shabaab militants. The resolution lifting the arms embargo spells out “for the avoidance of doubt, that there is no arms embargo on the Government of the Federal Republic of Somalia.” It also expresses concern about the number of safe ammunition storage facilities in Somalia, and encourages the construction, refurbishment and use of safe ammunition depots across Somalia. It urges other countries to help. “The lifting of the arms embargo enables us to confront security threats,” said Somalia’s U.N. Ambassador Abukar Dahir Osman. “It also allows us to bolster the capacity of the Somali security forces by accessing lethal arms and equipment to adequately safeguard our citizens and our nation.” Al Shabaab has been waging a brutal insurgency against the Somali government since 2006 to try to establish its own rule based on a strict interpretation of Islamic Sharia law. Somalia’s government had long asked for the arms embargo to be removed so it could beef up its forces to take on the militants. The Security Council began to partially start lifting measures Somalia’s security forces in 2013. President Hassan Sheikh Mohamud said last week that Somalia has one year to expel al Shabaab, with the deadline for remaining African Union peacekeepers to leave looming in December 2024. Source Reuters Qaran News
  23. New York (Caasimada Online) – Go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya, kadib 31 sano oo dalkaan ay saareyd cunaqabateyntaas. Go’aankaan waxaa uu muhimad weyn u leeyahay barnaamijyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sugidda amniga, xasilinta iyo xoojinta dowladnimada curdanka ah. Haddaba faa’iidooyinka uu go’aankan la iman karo ayaa waxaa ka mid ah: 1- La-dagaalanka Argagaxisada iyo Sugidda Ammaanka: Soomaaliya waxa ay la daalaa dhacaysay caqabado badan oo dhanka ammaanka ah oo ay ka mid yihiin joogitaanka kooxaha xagjirka ah, sida Al-Shabaab ee ku xiran shabakadda argagixisada caalamiga ah ee Al Qaacida. Dowladda Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in ay hesho hub iyo qalab casri ah, si ay si hufan ula dagaalanto khatarahaas oo ay u sugto ammaanka xudduudaheeda. 2- Difaaca Qaranka: Qaadista cunaqabateynta hubka waxay dowladda Soomaaliya u sahlaysaa inay dhisto oo casriyeyso ciidamadeeda qalabka sida, taas oo sare u qaadaysa awoodda ay u leedahay inay difaacdo madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee dalka. 3- Dadaalka nabad ilaalinta iyo xasilinta: Soomaaliya waxa ay diiradda saartay, hormuudna ka ahayd dadaallo badan oo nabad ilaalin iyo xasilineed oo ay wadajir uga shaqeynayeen Midowga Afrika iyo hay’adaha kale ee caalamiga ah. Helitaanka hubka iyo qalabka ayaa muhiim u ah dowladda Soomaaliya si ay si hufan u gudato waajibaadkeeda sugidda amniga, isla markaana ay Ciidamada ATMIS ugala wareegto amniga guud ee dalka. 4- Dhaqangelinta sharciga iyo xakameynta xuduudaha: Dowladda Soomaaliya waxay u baahan tahay qaabkii ay ku qalabeyn lahayd hay’addeeda sharci fulinta iyo si ay xudduudaheeda uga ilaaliso ka ganacsiga hubka sharci darrada ah, argagixisada, iyo khataraha kale ee caalamiga ah. 5. Dawlad-dhisidda iyo dawladnimada: Xoojinta awoodda dawladda Soomaaliya ee ku aaddan sugidda amniga waxay lagama maarmaan u tahay dadaalka ay ugu jirto hirgelinta maamul xasilloon, bixinta adeegyada bulshada, iyo horumarinta dhaqaalaha. The post DEG DEG: Golaha Ammaanka ee QM oo cunaqabateyntii hubka ka qaaday Soomaaliya iyo 5 faa’iido oo… appeared first on Caasimada Online.
  24. Kismaayo (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa la kulmay Culimada Soomaaliyeed ee magaalada Kismaayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa culimada kala hadlay doorka ay ku leeyihiin la dagaallanka Khawaarijta, dadaallada fikirkooda lagu ciribtirayo iyo dowlad wanaagga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa culimada uga warbixiyay waxqabadka Xukuumadda ee arrimaha la xiriira diinta iyo awqaafta. Wuxuu sheegay inay ka shaqeeyeen ansixinta xeerarka Xajka, Sakada iyo dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed. Sidoo kale wuxuu Xamza ka codsaday culimada in ay door-muuqda ka qaataan dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ee wajigiisa labaad uu dhawaan ka bilaaban doonno Jubaland. Sidoo kale wuxuu ra’iisul wasaruhu ka codsaday culimada inay bulshada ku dhaqan gobolka u bidhaamiyaan afkaarta gurracan argagixisada, si loo helo kacdoon bulsho. Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Mukhtaar Roobow, ayaa la isku dhaafsaday talooyin la xiriira dowlad-dhiska Soomaaliya iyo la dagaalanka kooxaha argagixisada ah. The post Sawirro: R/W Xamza oo caawa isugu yeeray qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed appeared first on Caasimada Online.
  25. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tirsan madaxda ka qeybgaleysa shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa khudbad uu jeediyay uga hadlay ayaa saameynta xooggan ee ka soo gaartay dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed isbeddelka xooggan ee ku socda cimilada. Madaxweynaha Xasan ayaa sheegay in daadadka ka dhashay duufaanta Elnino ay ku dhinteen in kabadan 120 qof oo Soomaaliyeed, halka ay ku barakeen in ka badan hal malyan, kuwaas oo ay dowladdu la tacaalayso dhibaatada soo gaartay, arrinkaas oo yareeyey khasaaraha la filayey. “Soomaaliya waxaa ay safka hore kaga jirtaa dalalka ay sida tooska ah u saameysa arrinta isbeddelka cimilada, waxaana tusaale u ah dadkeenna haatan la tacaalaya daadadka ka dhashay duufaanta El-nino waa kuwii kal hore ka soo gudbay abaartii ku habsatay dalka”. Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya waxaa madaxda caalamka hordhigay dagaallada xoreynta dalka iyo in ay iska dulqaadaan argagixisada, haddana ay u nugul yihiin abaaraha, fatahaada iyo roobabka duufaanta wata, sidaas awgeedna ay go’an tahay in ay ka qeyb qaataan dadaal kasta oo xal loogu raadinayo dhibaatada isbeddelka cimilada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhaliilay hannaanka caalamiga ah ee ka hortagga saameynta cimilada iyo in dalalka Afrika aan si mug leh looga qeyb gelin qorshaha xallinta dhibaatadan ayaa ugu baaqay dalalka warshadleeyda ah in ay guutaan masuuliyadda ka saaran arrinkaas, si loo xaqiijiyo duni ku habboon nolasha. Source: goobjoog.com