Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,146
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Mogadishu (HOL) — Somalia’s federal government welcomed 15 children to Mogadishu on Saturday after they successfully regained their hearing through specialized surgeries conducted overseas, in a program supported by the King Salman Humanitarian Aid and Relief Center. Source: Hiiraan Online
  2. Mogadishu (HOL) — Yemen’s Ministry of Foreign Affairs has denied reports claiming the government intends to sell its embassy building in Somalia, dismissing the allegations as false and part of a coordinated smear campaign. Source: Hiiraan Online
  3. Mogadishu (HOL) — Sultan Abdirahman Qani Qorane, a former Islamic cleric known for opposing extremist ideologies, launched the Gobonnimo (Sovereignty) Party this week in Mogadishu, presenting it as a reformist alternative to Somalia’s federal government. Source: Hiiraan Online
  4. Mogadishu (HOL) — The United States’ abstention from a December UN Security Council resolution endorsing funding for the African Union’s mission in Somalia has cast a shadow over AUSSOM’s future, with fears mounting ahead of a critical vote in May to approve the mission’s financing. Source: Hiiraan Online
  5. Waxaa jira warar isa soo taraya oo muujinaya in isbeddello waaweyn lagu wado qaab-dhismeedka talisyada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Wararkaasi waxay tilmaamayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu qorsheynayo dib u habeyn ballaaran oo saameyn doonta talisyada kala duwan ee amniga, gaar ahaan ciidamada Xoogga Dalka, Booliska, iyo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA). Wararka hoose laga helayo ilo wareedyo ku dhow dhow Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in la qorsheynayo in dib loo soo celiyo jagadii Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taasoo horey loogu bedelay qaab cusub oo aan rasmi ahayn iyadoo shaqadii Abaanduulka loo dhiibay Taliyaha Ciidanka Lugta. Haddii isbedelkan la hirgeliyo, wuxuu ka dhigan yahay in dib loo soo celinayo nidaamkii hore ee wax ku oolka ahaa ee hogaaminta iyo abaabulka ciidamada xoogga dalka. Jagadan abaanduulaha ayaa muhiim u ah isku dubbaridka howlaha ciidamada, qorsheynta dagaalka, iyo xiriirka ka dhexeeya hoggaanada ciidamada. Sidoo kale, isbedello ayaa la filayaa in lagu sameeyo taliska booliska gobolka Banaadir, iyadoo warar dhowr ah ay sheegayaan in taliye hore oo khibrad leh dib loogu soo celin doono xilkaas. Tani waxay la xiriirtaa xoojinta ammaanka caasimadda Muqdisho oo ay weli ka jiraan falal amni darro ah, sida Hoobiyeyaal maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay caasimadda. Mid kamid ah isbeddellada ugu saameynta badan ayaa lagu wadaa inuu gaaro hoggaanka NISA, hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda qaranka. Wararka waxa ay sheegayaan in ka dhici doono isbeddel ku saabsan hoggaanka. Saameyntan ayaa lagu micneeyay mid looga gol leeyahay in hay’adda NISA dib loogu habeynayo si ay u noqoto mid la jaanqaada xaaladda amni ee dalku marayo, loogana hortago falalka kooxaha argagixisada iyo faragelinta gudaha iyo dibadda ah. Isbedelka lagu wado qaab-dhismeedka ciidamada Soomaaliya, gaar ahaan ciidamada xoogga dalka, booliska gobolka Banaadir, iyo hay’adda NISA, wuxuu muujinayaa dadaalka Madaxweynaha iyo dowladda dhexe ee lagu xoojinayo amniga dalka. Source: goobjoog.com
  6. Mogadishu (HOL) — Somalia’s National Identification and Registration Authority (NIRA) has opened a new service center in Mogadishu’s Boondheere District, advancing a national campaign to expand civil registration and improve access to government services. Source: Hiiraan Online
  7. When the devastating war in Sudan reached Sarah Williams' neighbourhood in the capital Khartoum, she and her children were caught in the crossfire. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu (HOL) — Puntland security forces say they have killed more than 40 ISIS fighters and seized a critical stronghold during a 24-hour offensive in Somalia's northeastern Bari region, describing the battle as a decisive moment in their campaign against the militant group. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu (HOL) — Opposition leaders in Puntland are urging a comprehensive political dialogue following the Somali federal government’s recent recognition of the SSC-Khaatumo administration. Source: Hiiraan Online
  10. Mogadishu (HOL) — Heavily armed al-Shabaab militants have reappeared in rural areas outside Baidoa in Somalia's Bay region, warning farmers to stay away from their fields, residents said Saturday. Source: Hiiraan Online
  11. Mogadishu (HOL) — Somali government forces came under heavy attack late Saturday when Al-Shabaab militants launched a coordinated assault on military positions in Elasha Biyaha, a key area southwest of Mogadishu. The fighting left multiple casualties, although the official death toll remains unconfirmed. Source: Hiiraan Online
  12. Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka guud ahaan Mareykanka maalintii Sabtida si ay uga mudaaharaadaan tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump. Mudaaharaadyadan oo loo yaqaan “50501”, oo ah “50 mudaaharaad, 50 gobol, 1 dhaqdhaqaaq”, ayaa loo qorsheeyay in ay la jaanqaadaan sannad-guuradii 250-aad ee bilowgii Dagaalkii Xorriyadda ee Mareykanka. Meelo badan sida dibedda Aqalka Cad, xarumaha ganacsiga Tesla, iyo bartamaha magaalooyinka waa weyn, dadku waxay muujinayeen cabashooyin kala duwan. Qaar badan ayaa codsaday in dib loo soo celiyo Kilmar Ábrego García, oo si khaldan loogu tarxiilay El Salvador. Source
  13. Garowe (HOL) — Puntland security forces have thwarted a major ISIS suicide bombing attempt in the Togga Miraale area, killing eight attackers and confirming that two others detonated their explosives before reaching their targets, officials said on Saturday. Source: Hiiraan Online
  14. Mogadishu (HOL) — Somalia’s National Independent Electoral Commission expanded voter registration to three additional districts in Mogadishu on Saturday, marking another step toward the country’s first one-person, one-vote elections in over five decades. Source: Hiiraan Online
  15. Mogadishu (HOL) — A session of Somalia's Lower House of Parliament ended in chaos on Saturday after lawmakers clashed over the controversial removal of MP Dr. Abdullahi Hashi Abiib, whose seat was declared vacant last month due to repeated absences. Source: Hiiraan Online
  16. Safiirka aan degganeyn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbisay Agaasimaha Habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mongolia, Mudane Ts. Ankhbayar. Soomaaliya iyo Mongolia waxay xiriir diblomaasiyadeed yeesheen 28-kii Febraayo 1971, waxaana muddo ka badan 50 sano naga dhaxeeyay xiriir saaxiibtinimo iyo iskaashi ku dhisan ixtiraam, wada-shaqeyn iyo aragti mideysan oo ku aaddan nabadda iyo horumarka caalamka. Mongolia waa dal leh taariikh iyo dhaqan hodan ah, door muuqda na kaga jira arrimaha diblomaasiyadda caalamiga ah. Soomaaliya iyo Mongolia waxay si joogto ah uga wada shaqeeyaan arrimaha muhiimka ah ee caalamiga ah ee ay isku aragti ka yihiin iyada oo loo marayo madalaha caalamiga ah sida Qaramada Midoobay. Danjire Hodan ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay bilowga waajibaadkeeda cusub, ayna ka go’an tahay sii xoojinta xiriirka labada dal, kor u qaadista iskaashiga laba geesoodka ah, iyo in la ballaariyo fursadaha wada shaqeynta gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo isdhaafsiga dhaqanka. Dowladda Mongolia ayay uga mahadcelisay soo dhoweynta diirran iyo taageerada hagar la’aanta ah ee la siiyay. Source: goobjoog.com
  17. Fannaanka Maxamed Siciid BK, oo hore u sheegay inuu fanka ka baxay ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku shaaciyay inuu fanka kusoo laabtay. “5 sanno ka dib, diyaar baan ahay. Dhawaan waxaan sii baahin doonaa labadii heesood ee ugu horeeyey kadib soo laabashadayda fanka.” Ayuu ku yiri qoraalka. Fannaanka oo aan la xiriirnay ayaa sheegay “in aanu imika diyaar u ahayn inuu faahfaahin ka bixiyo ku soo laabashadiisa fanka, balse wuxuu xusay in uu arrintaas ka hadlayo bisha May 18-keeda.” Balse wuxuu sheegay in heesuhu ay waddani yihiin, labo ka mid ahna 18 May ka hor la baahin doono. Qaran News
  18. Amid an escalating trade war following United States (US) President Donald Trump’s announcement of trade tariffs, Pakistan is setting its sights on expanding trade with the East African Community (EAC) with new sea trade corridors. Source: Hiiraan Online
  19. Several people are feared dead while others are nursing injuries following a tragic road accident early Saturday morning, April 19, along Thika Road. Source: Hiiraan Online
  20. Raphinha scored a 98th-minute penalty as FC Barcelona came back from 3-1 down to win 4-3 at home to Celta Vigo and move seven points clear of Real Madrid at the top of La Liga. Source: Hiiraan Online
  21. Maxamuud Shiddo oo wareysi bixinaya Siyaasi Maxamuud Shiddo oo wareysi bixiyay ayaa calaamad su’aal saaray caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ay mar saaxiibow dhaw ahaayeen, balse haatan ay siyaasadda ku kala irdhoobeen. Maxamuud Shiddo oo ku tilmaaman siyaasigii kursiga madaxweynnimo saaray Siciid Deni doorashadiisii kowaad ee sannadkii 2019 ayaa jawaab ka bixiyay su’aal ku saabsanayd saamayntii shakhsiyeed ee isagu ku lahaa talada iyo go’aan-qaadashada madaxweyne Deni ee mudda xileedkiisi hore. Siyaasi Shiddo oo ka falcelinayay hadal uu horay ujeediyay madaxweynaha Puntland oo ahaa in mudda xileedkiisi hore uu rag siyaasiyiin ah qol ugu xirnaa, islamarkaana wixii ay u sheegaan uu ku go’aan qaadan jiray ayaa hadalkaasi ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah shaki gelinaya caafimaadka maskaxeed ee Siciid Deni. “Madaxweyne Deni in uu yiraahdo qol baan ku xirnaan jiray, oo dad baa ii talin jiray, waa wax isaga shakhsiyaddiisa ku tiran oo fool-xumo ku ah in uu umadda u sheego, waxayna shaki gelinaysa miyirqabkiisa, waayo? Isagaa Puntland loo doortay oo loo dhaariyay” ayuu yiri Maxamuud Shiddo. Mudane Shiddo oo qeexaya dabeecadaha uu ku bartay madaxweyne Deni ayaa sidoo kale ku tilmaamay in aan wax dulqaad ah lahayn, oo aan aqbali karin dhaliilaha loo jeediyo, islamarkaana kaga jawaaba xarig iyo weerar, si uu isaga aamusiyo ciddii ka ra’yi duwan. PUNTLAND POST The post Siyaasi Maxamuud Shiddo oo shaki ka muujiyay Caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland appeared first on Puntland Post.
  22. Dowladaha Mareykanka iyo Iran oo Wada-hadallo uga socdeen dalka Cumaan ayaa gaaray is afgarad hordhac ah oo bilow u ah heshiis dhammeystiran oo dhinacyadu ay dhowaan wada-gali doonaan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Cumaan. Wasaaradda ayaa sheegtay in wada-hadallada labada dal ay u gudbeen heerkii labaad, islamarkaana dhowaan ay kala saxiixan doonaan heshiis gebi ahaanba meesha ka saaraya hubka Nuclear-ka ee ay sameysigiisa ku howlantahay Iran, islamarkaana dalkaas laga qaadi doono dhammaan cuna-qabataynnada saaran. Washington iyo Tehran ayaa u muuqda inay xaaladda dejinayaan ka dib sanado badan oo cadaawad iyo loolan ah, waxaana la filayaa in heshiis ay labadan dal wada-galaani uu wax weyn ka badeli doono xasilloonida gobolka aan deganayn ee Bariga Dhexe Source: goobjoog.com
  23. https://qarannews.com/wp-content/uploads/2025/04/AQPqMZSWpRcjdw5IoMkkOpNHYeSJidv3VE2bV_h9ND2vtGDLaKvCHVelg8VI_EAyLGl51EbqXs9g107WwZH11ed5.mp4 Qaran News
  24. MOGADISHU, Somalia—Somali President Hassan Sheikh Mohamud has convened an urgent meeting of the country’s top security and military commanders in Mogadishu, according to Caasimada Online sources. The meeting will address recent battlefield setbacks against Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militants and overhaul the government’s counter-insurgency strategy. The high-level consultations at the presidential palace on Friday follow a series of military defeats and withdrawals by government forces, sparking concern over the momentum of the major offensive launched by Mohamud’s administration in mid-2022 aimed at eradicating the jihadist group. The commanders of the Somali National Army (SNA), police, intelligence, and prison services, as well as the national security advisor and other senior security officials, were summoned. SNA Commander General Odowa Yusuf Raage returned to the capital specifically for the critical talks from the front lines in the central HirShabelle region. His return follows the reported loss of control of the strategic district of Adan-Yabal in Middle Shabelle province to Al-Shabaab fighters on Wednesday, a significant blow to government efforts in the area located north of Mogadishu. Sources told Caasimada Online that President Mohamud was “very angry” about the recent reversals. The meeting is anticipated to result in “sensitive decisions” aimed at fundamentally changing the current military plan, which the sources described as having “followed the path of failure.” Mounting pressure after setbacks The loss of Adan-Yabal is viewed as a significant trigger for the urgent meeting, underscoring the operational challenges faced by government forces and allied clan militias despite initial gains in the offensive. The urgent summons comes amid what the source describes as an “unprecedented retreat” by national forces in recent months. Al-Shabaab has reportedly capitalized on these withdrawals, seizing territory with several “key areas” said to have reverted to the control of the jihadist group. The recent fighting has also reportedly resulted in significant government casualties, leaving currently liberated districts vulnerable and underscoring the perceived need for a rapid strategic shift. While government circles have previously discussed potentially declaring a state of emergency, it remains unclear if this specific measure will be on the agenda for Friday’s meeting. President Mohamud has been actively seeking advice from security experts to revamp front-line operations and tactics. A large-scale offensive is anticipated in the coming days in the Middle Shabelle region. This operation is expected to involve clan militias, with the powerful Abgaal clan heavily specifically reported as forming its “backbone.” Clan militias have been vital allies to the SNA in pushing Al-Shabaab out of various areas, particularly in central Somalia. President Mohamud recently acknowledged the fluctuating nature of the conflict, stating in a public speech days earlier that the government would take urgent steps in response to the situation. He added, “In a battlefield, expect anything, victory or defeat,” in what was seen as an attempt to contextualize the recent losses. Sources say that the President has reportedly been in direct telephone contact with lower-ranking military officers recently to understand the ground situation better and identify specific operational failings. General Odowa was reportedly among the senior officers with whom the President had regular contact before the urgent summons for Friday’s critical security meeting. The urgent meeting underscores Somalia’s critical juncture in its fight against Al-Shabaab. The outcome of the strategic review is expected to significantly shape the course of future counter-insurgency operations against the militants who have waged a long and deadly insurgency in the Horn of Africa nation.