Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Dalmar1

  1. http://www.togdheernews.com/v2/?p=57765 is also reporting, LOL:D,all the lalalalanders (with their websites) are getting paranoid and terrified, i predict sleepless nights for lalalanders!LOL again.
  2. Saalax;985267 wrote: This will only unite Somalilanders even more and anti southern sentiments will grow rapidly. unite somalilanders kulahaa,you mean unite.......
  3. the emotionally confused ones!,...enough said.
  4. Man you and your kind really are obsessed with President Hassan and Somalia in general, i mean come on 24hours!
  5. Delegates of Puntland and Somaliland were in full attendance also, Bravo Calaykum DFS!:cool:
  6. Itoobiya Waxay ku oo biiraysa AMISOM Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaciyay in Ciidamada Dowladiisa ee Soomaaliya ay ku biirayaan Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya u jooga la dagaalanta Alshabaab. Hailemariam ayaa haddalkan u sheegay Madaxwayne ku xigeenka Dalka Kenya, William Ruto xilli uu ku qaabilayay Xafiiskii Magaalada Addis Ababa. Isagoo haddalka sii wata ayuu yiri, RW Hailemariam, waxaa jira fallal agragaxisnimo oo Itoobiya soo wajahay sidaas darteed waa inana howlgalo aan si wada jir ah u qaadno annaga Iyo Kenya. Dhanka Kalle labada dhan ka wada hadlay Xuduudada iyo Dadka Degga iyo sidii ay ooga shaqayn lahaayeen Ammaanka. ******today Press
  7. Itoobiya Waxay ku oo biiraysa AMISOM Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shaaciyay in Ciidamada Dowladiisa ee Soomaaliya ay ku biirayaan Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya u jooga la dagaalanta Alshabaab. Hailemariam ayaa haddalkan u sheegay Madaxwayne ku xigeenka Dalka Kenya, William Ruto xilli uu ku qaabilayay Xafiiskii Magaalada Addis Ababa. Isagoo haddalka sii wata ayuu yiri, RW Hailemariam, waxaa jira fallal agragaxisnimo oo Itoobiya soo wajahay sidaas darteed waa inana howlgalo aan si wada jir ah u qaadno annaga Iyo Kenya. Dhanka Kalle labada dhan ka wada hadlay Xuduudada iyo Dadka Degga iyo sidii ay ooga shaqayn lahaayeen Ammaanka. ******today Press
  8. The ongoing Dialogue Talks between Somaliland and Somalia seem to have collapsed with neither of the two sides have clearly stated why they have not resumed the ongoing dialogue talks which were to resume today the 8th of November in Istanbul, Turkey. At the time of our reporting both the Minister of Foreign Affairs Hon Mohamed Bihi Yunis couldn’t be reached because of his exclusivity but sources close to the Somaliland Ministry of Foreign and International Cooperation told us the talks have collapsed and there is nothing to talk about since neither of the two sides seems interested in conceding to the demands of the other. Somaliland Minister of Commerce and International Cooperation Dr. Mohamed Abdillahi Omer who himself was part of the Somaliland team speaking to the state owned television few days ago said , “Somaliland sees no reason of continue and participating in the talks with Somalia because to the talks have-not attained any legal basis and also because of unwillingly partner(Somalia)who at the moment is preoccupied on unstable Jubaland. http://somalilandpress.com/somalilandsomalia-somaliland-dialogue-collapse-after-both-sides-fail-to-resume-talks-in-istanbul-45796
  9. The ongoing Dialogue Talks between Somaliland and Somalia seem to have collapsed with neither of the two sides have clearly stated why they have not resumed the ongoing dialogue talks which were to resume today the 8th of November in Istanbul, Turkey. At the time of our reporting both the Minister of Foreign Affairs Hon Mohamed Bihi Yunis couldn’t be reached because of his exclusivity but sources close to the Somaliland Ministry of Foreign and International Cooperation told us the talks have collapsed and there is nothing to talk about since neither of the two sides seems interested in conceding to the demands of the other. Somaliland Minister of Commerce and International Cooperation Dr. Mohamed Abdillahi Omer who himself was part of the Somaliland team speaking to the state owned television few days ago said , “Somaliland sees no reason of continue and participating in the talks with Somalia because to the talks have-not attained any legal basis and also because of unwillingly partner(Somalia)who at the moment is preoccupied on unstable Jubaland.
  10. Read this article about former "Governor" of Somaliland (sic), Ibrahim Egal. You will be shocked how he aligns himself with Israel and even talks about combating the spread of Islam! REAL SHOCKING how this lander sell Islam, Somali culture and its people. First he sold NFD to kenyans to appease them, now (i know he's long expired) he's ready to sell islam and qaranka Somalia to Israel all in the name of recognition!!! Subhana'allah,......Ceeb Alaykum! http://baligubadlemedia.com/2013/09/qalinkii-garyaqaan-cabdale-dahir-adan-bartay-aqoontaka-xeerarka-10092013-xogta-qormadan-waxaa-ay-u-dhawrsan-tahay-oo-iska-leh-cabdale-dahir/
  11. Classified;985092 wrote: Indhosheel said "Shirkii Khaatumo 3 ee Taleex waa furanyahay", yet he's in Buhodle. Khaatumo iyo their supporters became the biggest joke in Somali political history. LOL I thought the biggest joke in the Somali political and cultural history was Beesha Hargeislalalalanders
  12. Masha alaah wanu ku faraxsanahay hoorimarka kasoconaya gobalada sool iyo sanaag iyo caan waan tageersanahay runti waxan u rajeenayaa Guuuuuuuuuul warta iyo midnimo wartaaa insha alaah weey guuuuuuuuleeesanayaan walalaga reer khaatumo. Guuuulsooaaliya. Guuuul khaatumo
  13. Waxaa Maanta ka Dhacay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Kacdoon balaadhan kaasi oo Lagu Soo Dhowaynayay Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac indhosheel oo kamida Golaha madaxtooyada Khaatumo. Madaxwaynaha oo Goob Fagaare Ah kula hadlay Shacabka ku Dhaqan magaalada Buuhoodle Ayaa Wuxuu Siwayn uga Hadlay Arimo Badan oo muhiim Ah. Sidoo kale Wuxuu ka hadlay Shirwaynaha Khaatumo 3 , Wuxuuna Sheegay Inaysan Jirin Cid Baajin karta, Xoogna Aan Lagu Qabanayn ee Rabitaanka Shacabka uu ku Qabsoomayo. Wasiirka Arimaha Gudha Maamulka Khaatumo Yaasiin Axmed Ayaa Dhankiida Goobta ka Jeediyey Qubad Dhinacyo badan Taabanaysay. Qaarkamida Shacabka ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Ayaa Dhankooda Halkaasi ku Cabriray Dareenkooda Maanta iyo Xaalada la Marayo. Garaad C/laahi Garaad Soofe Ayaa Soo Afmeeray Dabaal degan Balaadhan ee Maanta ka Dhacay magaalada Buuhoodle .
  14. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Sheegay in Daqliga soo Gala Dowladda Soomaaliya uu si aad ah sare ugu kacay Sannadkan Jimco, November 08, 2013 (HOL) — Wasiirka maaliyadda dowladda Somalia, Maxamuud Xasan Suleymaan ayaa maanta sheegay in daqliga dowladda soo gala uu aad sare ugu kacay sannadkan, taasoo uu ku sheegay inay ku timid ka hortagga musuqmaasuqa. Suleymaan ayaa sheegay in isbedelkan uu yahay mid ay xukuumadda Somalia ku bixisay dib u soo nooleynta dhaqaalaha dalka, wuxuuna xusay inay dadaalkooda sii wadi doonaan inta la gaarayo in dhaqaale ku filan dowladdu kasoo galaya dalka gudihiisa. “Qasnadda dowladda xilligan waxaa ku soo dhacda lix milyan oo doollarka Mareykanka ah bil walba, halka 11-bilood ka hor ay kusoo dhici jirtay laba milyan iyo laba boqol oo kun,” ayuu yiri wasiirka oo sheegay in farqi weyn uu u dhexeeyo daqliga dowladda soo gala billowgii sannadan iyo hadda oo ay bil keliya ka harsan tahay sannadka 2013. Sidoo kale, wasiirka ayaa sheegay in markii ay xilka la wareegay dowladda Soomaaliya dhammaadkii sannadkii hore ay dadaal badan gelisay sidii dib loogu soo celin lahaa dhaqaalihii dalka, tanina ay qayb ka tahay dadaalkaas. “Xukuumaddu muddadii halka sano ahayd ee ay dhisnayd waxay dadaal ku bixisay sidii ay u tayeyn lahayd hannaanka miisaaniyadda dalka, waana mid ay dowladdu ku faani karto tallaabadan horay loo qaaday,” ayuu wasiirku ku daray hadalkiisa. Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa sheegay markii ay xilka la wareegeen in howsha ugu weyn ee ay xoogga saarayaan ay tahay ammaanka, ayna ka shaqeyn doonaan sidii looga hortegi lahaa musuqmaasuqa oo la sheegi jiray inuu yahay mid la dagay Soomaaliya. “Daqligan wuxuu dowladda kasoo gala garoonka diyaaradaha iyo dekedda oo ah ilaha ugu waaweyn ee dhaqaale ahaan aan ku tiirsannahay, runtiina tani waa arrin muujinaysa sida loola dagaalamay musuqa iyo wax-is-daba-marinta,” ayuu wasiirku mar kale yiri. Hadalka wasiirka ayaa imaanaya xilli lagu wado in bishan uu baarlamaanka Soomaaliya horgeeyo miisaanadda dowladda ee sannadka soo socda, taas oo uu sheegay in la kordhin doono sannadkan si howlo badan oo dowladda horyaalla wax looga qabto. Dhanka kale, hadalkan ayaa wuxuu imaanayaa xilli ay beesha calaamku ugu yaboohday Soomaaliya lacag balaayiin doollar ah si dib loogu dhiso Somalia saddexda sano ee foodda nagu soo haysa. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  15. Gudoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe Yussur Abraar oo is-casishay dhawr maalmood ka hor oo caawa soo gaartay Magaaladda ay degan-tahay ee Washington-D ayaa Dawladda Mareykanka iyo Wadamadda Reer Yurub ku cadaadinayaan inay been-abuur ku tilmaanto inay is-casishay,maadaama ay arintaasi sababi karto in deeqihii Dawladda Federaalka la siin lahaa la xanibo. Lama yaqaan Yussur culeyska lagu saaray arintan inay laaban-doonto is-casilaadii ay Email ahaanta ugu gudbisay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Culusoow. Hadii ay inkirto Yussur inay is-casishay qaadaatana go'aanka Mareykanka iyo Reer-Yurub kula taliyeen,markaas waxaa neef ka soo fuqi-doonto Xukuumadda Federaalka oo jeclaan-laheyd inay been-abuur ku tilmaanto inay is-casishay si deeqihii Reer Yurub ugu deeqeen Xukuumadda aan loo hakin. Maalmaha soo socda ayaa la kala ogaanaya inay mawqifkeedii hore bedesho Yussur Abraar,been-abuurna ku tilmaanto is-casilaadii ay qoreen Wakaaladaha Wararka Caalamka si aan loo hakin dhaqaalaha Wadamadda deeqda bixiya ay siiyaamn xukuumadda curdanka ah ee iyagoo aan 2-sanno dhameysan lagu shaabeedeeyay musuq-maasuq iyo inay u taliyeen kooxo,xigto iyo xididna isku ah oo isu baheystay Xatooyo Xoolo Dadweyne. Waxay u badan-tahay inay aqbasho ama inay ka hortimaado cadaadiska la dulsaaray Yussur oo iyadu noqotay shaqsi ku duyasho mudan,maadaama ay diiday in saxiixeeda iyo qalinkeeda Malaayiin-Doolar lagu dhaco
  16. Saalax;984827 wrote: What are Haatu's Kikuyu daddies doing in our country. Anyway welcome since they are a enemy of a enemy of ours. Typical lalander slave mentality, just know, that soon your people the triangle village inhabitants will be owned and controlled by us ''your enemy'' Re'er Xamar!,.... your future and sharaf will be once again be in our hands!
  17. Saalax;984827 wrote: What are Haatu's Kikuyu daddies doing in our country. Anyway welcome since they are a enemy of a enemy of ours. Typical lalander slave mentality!
  18. Classified;984492 wrote: Khayr , xaalkaydu ma yara. As for Ciidamada Policka Somaliland, they are the superpower of the Horn . I thought you'd be overcome with acute nostalgia?
  19. Darawish forces are revolting in Puntland Bosaso http://www.raxanreeb.com/2013/05/degdeg-ciidamo-gadoodsan-oo-saacado-kooban-qabsaday-kantaroolka-boosaaso-iyo-xaalada-oo-kacsan/ Garowe http://horseedmedia.net/2013/10/10/ciidamadii-ilaalada-garoonka-diyaaradaha-garowe-oo-xabsiga-la-dhigay/ Galkayo http://sanaagpost.com/2013/06/ciidamadii-daraawiishta-ee-puntland-oo-la-wareegay-xaruntii-bangiga-iyo-wasaarada-maaliya-ee-gobolka-mudug/ Qardho http://puntlandnews24.com/ciidamada-daraawiishta-puntland-ee-ku-sugan-qardho-oo-ka-gedooday-mushahar-laaan/ latest Garowe http://xogmaalmedia.com/deg-deg-ciidamada-daraawiishta-puntland-oo-afgambin-rabay-maamulkaasi-iyo-faroole-oo-madaxtooyada-ku-xiran/ failed coup
  20. Xaaji Xunjuf;984373 wrote: Haatu its not about the numbers its about the quality , Somaliland with Somalia , proud colorful nation.Somalia with out Somaliland result Anarchism Foreign Jihadist Piracy African union bantu mercenaries Xabashi occupation the biggest refugees in the horn mass corruption.It has to be a Somaliland lady to point the fingers towards all they do wrong. Somali cid bay ahayd Cidina caradeedi bey aaday. Professors of Somalia have been on their knees and trying to appease Somaliland with he presidency of the Somali republic and the capital city. Even senior leaders such as abdirasak haji hussien in 2003 after he lost the elections to Rayaale. He preferred Siilaanyo to take the lead, but Somalilanders are principles people. The aim is to put Somaliland on the map officially once and for all and remain firm to the Somaliland cause. And than there was Colonel Yey who wanted to share a country and wanted to be second to Egal and unite Puntland with Somaliland and build a state from Hargeisa. Its always that Somalia needs Somaliland not the other way around , Somalia is not a rich nation , Somaliland is not missing out, unity has to be beneficial, nin indho la cidina wax kuma darsato, now had Somalia been like a Country like Ukraine an east European country now that would've been something. If it was about numbers the kurds would have a country or be a dominating factor if it was about numbers the oromos would be at the helm of Ethiopia. Somaliland can only be compared to other tribal states such as Galmudug, Puntland, Jubaland , Ximan and Xeeb and such, all these tribal states in their rightful sense is democratic and peaceful states with elected president and can't be compared to a true republic nation called Somalia!,.... In short, next time compare with other peaceful democratic clan states and not Somalia, because they are not in the same league! Lol @ comparing tribal state of with Somalia!
  21. Haatu;984364 wrote: You guys don't understand why are brothers in the North are so fanatical about this clan state. In a a united Somalia, they're forever condemned to 3rd spot. Laangaabnimo waa belo Don't worry brother inshallahi Mudane President Hassan will bring them back to earth after a couple political power punches and shatters their fantasy of lalalland!
  22. It's a shame that after 20+ years serving the habashis as a proxy stooge while Somalia was in turmoil, that they will once again assume their dutiful role as the second class citizens once Somalia under D-block and H-block is revived and resumes it's rightfully place in the horn-region and world community!!!
  23. Haatu;984335 wrote: If this, if that, waa iska sheeko. Alxamdulilah for 50 yrs dhib weyn maanan arag oo guryaheena kamaanan qixin geelleenana waa maalanayney dawladda la aqoonsanyahay oo xaqeena na siisa waana ka mid nahay mare anagaa dhib qabna? Haatu sxb, ignore these folks , walahi I as a will tell you that these triangle inhabitants have no history to brag except that they were British stooges fighting against Somali-nationalists!,..... So let them distort and make up their imaginary history which is full of lie just like their isaaqland or lalaland which only exists in their vivid imagination!,.....:cool: In the end, triangle-inhabitants will end up once again beneath our feet and serve us as second class citizens just as destiny has ordained!