Dalmar1

Nomads
  • Content Count

    944
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Everything posted by Dalmar1

  1. Warar ay si hoose u heshay Shabakada Alldhacdo ayaa waxay sheegayaan in habeen kahor ay qadka Taleefanka ku wada sheekeesteen madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas iyo dhigiisa Somaliland Axmed Siilaanyo. Waxa ay ka hadleen arimo xasaasi ah oo maalmahaan dambe taagnaa, iyadoona hadalada qaar ay si adag Labada dhinc u dhex mareen. Wararka aynu helnay waxay sheegayaan in arimaha ugu weyn ay ahayd gobalka Sool iyo ciidamada Somaliland ka jooga. Siilaanyo ayaa loo sheegay hadii aanu ciidamadaasi la bixin in wixii uu la kulmo isaga mas’uul ka yahay, waana mid baqdinta keentay. Siilaanyo ayaa ku yiri Gaas “Wixii ad haysaan soo daaya”, waxayna taa keentay in Taleefanka la’isku jaro iyadoo aan wax xal ah la gaarin.
  2. Dr.take it easy bro Osman, don't be on the offensive, look at my past threads, I've never attacked Puntland or any unity loving states. I'm pro-puntland (for godsake my family is from puntland! So why would i wish bad on puntland??) I'm just reporting news that I read, hoping that someone out there (like you osman) might clarify for me or us!,....bro Osman your starting to be paranoid, like that guy habaar xunjuf, so chill down. When it comes to Somalia, im neutral, pro-unity, anti-tribism and anti-seccionism! And by the way, this news was reported by your harti kin Khatumo website!
  3. Ciidamo Ethiopian ah ayaa la keenayaa degaanada Puntland,sida uu Sheegay Gudoomiyaha Gobalka Mudug Maxamed Yusuf Jaamac (Tigey). Gudoomiyaha ayaa xusay in ciidamadaan la dhigi doono Gobolada Bari iyo Mudug oo ay ku xoogan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab. Maxamed Yusuf Jaamac (Tigey) ayaa hadalkaan sheegay xilli uu Wareysi siinayay Radio Qarandoon oo ka howlgala Koonfurta magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku sugan dalka Ethiopia waxaana Gudoomiyihu uu xusay innuu la kulmay Saraakiil. Maxamed Yusuf Jaamac (Tigey) ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Gaas iyo Saraakiil Ethiopian ahi ay dhowaan gaari doonaan Bosaso
  4. Let's hope a Saccad man like me with an MJ mother will be eligible for an Puntland state citizenship!LOL
  5. Bro thank for the info, but isnt this (picture below) the land Galmdudug claims,so if yes,again Hyow would they by pass Galmudug?? Bro Osman, I and you know its not feasible for reer caabduwaaq to join Puntland unless Galmudug joins the board,...
  6. Walee this guy habaar xunjif is something else, waryaa do you even know the meaning of politics let alone the Somalia politics! Everything you say is based on pure emotion, twisting and turning words politicians said in more favourable ways to you doesn't make sense, one might question if your comprehension is as equal of an 5 year old or worse.
  7. Bro how is Cabuudwaaq going to join Puntland when Galmudug sits in between,.... That's unless Galmudug joins Puntland which personally I would encourage! I thought that anything South Mudug will be under the authority of Galmudug's new Central state that extends to baledweyne?
  8. Abokor Sulub Oo Puntland Iska Dhiibay:Taliyihii Hore Ee Madaxtooyadda Somaliland Ayaa La Dejiyay Hoteel Garoowe Ku Yaal Isagoo La Daweynayo Kadib Markii Maamulka Somaliland Ay Dacayeen Inay Daweeyaan Taliyihii hore ee Ciidanka Ilaaladda ee Madaxtooyadda Somaliland Abokor Sulub Dha-Dhable oo mudooyinkii ugu dambaysay magaaladda Hargeysa ku rafaadsanaa kadib markii uu waayay cid daweysa oo xanaaneysa ayaa ugu dambeyntii ka codsaday Maamulka Puntland inay magan-galyo siyaasadeed siiiso. Taliye Abokor Sulub ayaa hadda la dejiyay Hotel ku yaal magaaladda Garoowe,iyadoo isbitaal gaar-ahaaneedna lagu daweynayo,wuxuuna sheegay Maamulka Somaliland inay dayaceen inay xaaladiisa caafimaad wax ka qabtaan. Ilaa iyo hadda Abokor Sulub Dha-Dhable lama hadal Saxaafadda,waxaana al filayaa kolka la baxnaaniyo caafimaadkisana la daweeyo inuu la hadli-doono Warbaahinta si uu uga hadlo sababta uu Somaliland uga soo baxsaday iyo sababta Maamulka Somaliland u dayaceen inay daweeyaan Taliyahan oo amaan u soo jeediyay Maamulka Puntland inay baxnaano fiican u sameeyeen. Dowlada cusub ee Puntland ee uu garwadeenka ka yahay madaxweyne Cabdi wali Gaas ayaa guulo isdaba jooga oo dhinac walba ah gaareysa, iyadoo aysan dowladu xataa wali u buuxsamin boqolkii casho ee lagu qiimeyn lahaa waxqabadkeeda. Balan qaadkii madaxweyne Gaas xiligii uu tartamayey ayey ka mid ahayd inuu xooga saari doona sidii isfaham siyaasadeed oo nabadgelyo ah lagu soo dabaali lahaa gobollada ka maqan Puntland ee iyagu wax ka tirsanayey maamulkii hore.
  9. Abokor Sulub Oo Puntland Iska Dhiibay:Taliyihii Hore Ee Madaxtooyadda Somaliland Ayaa La Dejiyay Hoteel Garoowe Ku Yaal Isagoo La Daweynayo Kadib Markii Maamulka Somaliland Ay Dacayeen Inay Daweeyaan Taliyihii hore ee Ciidanka Ilaaladda ee Madaxtooyadda Somaliland Abokor Sulub Dha-Dhable oo mudooyinkii ugu dambaysay magaaladda Hargeysa ku rafaadsanaa kadib markii uu waayay cid daweysa oo xanaaneysa ayaa ugu dambeyntii ka codsaday Maamulka Puntland inay magan-galyo siyaasadeed siiiso. Taliye Abokor Sulub ayaa hadda la dejiyay Hotel ku yaal magaaladda Garoowe,iyadoo isbitaal gaar-ahaaneedna lagu daweynayo,wuxuuna sheegay Maamulka Somaliland inay dayaceen inay xaaladiisa caafimaad wax ka qabtaan. Ilaa iyo hadda Abokor Sulub Dha-Dhable lama hadal Saxaafadda,waxaana al filayaa kolka la baxnaaniyo caafimaadkisana la daweeyo inuu la hadli-doono Warbaahinta si uu uga hadlo sababta uu Somaliland uga soo baxsaday iyo sababta Maamulka Somaliland u dayaceen inay daweeyaan Taliyahan oo amaan u soo jeediyay Maamulka Puntland inay baxnaano fiican u sameeyeen. Dowlada cusub ee Puntland ee uu garwadeenka ka yahay madaxweyne Cabdi wali Gaas ayaa guulo isdaba jooga oo dhinac walba ah gaareysa, iyadoo aysan dowladu xataa wali u buuxsamin boqolkii casho ee lagu qiimeyn lahaa waxqabadkeeda. Balan qaadkii madaxweyne Gaas xiligii uu tartamayey ayey ka mid ahayd inuu xooga saari doona sidii isfaham siyaasadeed oo nabadgelyo ah lagu soo dabaali lahaa gobollada ka maqan Puntland ee iyagu wax ka tirsanayey maamulkii hore.
  10. Your funny guy Walee,... listen Puntland is ready to have dialogue with the Khatumo state, and only them not with Somaliland as you wish to be! The end game is two, either SSC goes with Puntland or Khatumo state, Somaliland's stand of point is dead and pointless, SSC will never be in their hands.
  11. <cite> @Xaaji Xunjuf said:</cite> Maybe u have English comprehension problems but no one said Somaliland is the utopia re read the article again. And if u read the entire article its about Somalia the government of Somalia the last part if about Somaliland. this guy is a known lander, and his article is all over somaliland website, so waryaa you and i both know what his motives are! trust me, write as many article you want, that depicts Somalia in bad light, somaliland and their fantasy will never, and i repeat never become a separate country from Somalia, end off! now, go and cry me a river,kkk!
  12. again with somaliland advertisement, walee you guys are funny,LOL! one moment you dig up graves to score cheap political points, and the other you write article on why somaliland is the utopia of horn africa,kkkkk.
  13. <cite> @Dr_Osman said:</cite> Somaliarising, I wasn't aware Somalia was divided, you present it as if somalia is two. No recognition means nothing is divided.So noone is securing the unity of Somalia for that to occur there would need to be recognition for somaliland to even argue or fight over unity. What SSC is all about for Puntland is a constiutional obligation not a Somalia unity obligation.If we can't honour our own constiutional obligationa, it is far fetched to expect mogadishu to uphold the constitution. well said!
  14. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa maanta xarunta wasaaradda Gaashaandhiga kulan kula qaatay wasiirka gaashaandhiga Ethiopia Siraj Fagessa. Puntland ayaa laga codsaday (Midowga Afrika ee Adis-ababa joogo Safiiradda Reer Galbeedka,Turkiga iyo Mareykanka) Ciidamo gaaraya inay ku biirayaan ciidamadda AMISOM,iyadoo Wasiirka Gaashanadhiga ee Itoobiya General Siraj Madaxweynaha Puntland u gudbiyay qorshe maalmaha soo socda bilaabaya oo ciidamadda Itoobiya iyo Ciidamado Dawladda federaalka ka tirsan ay ku weeararyaan saldhiga Alshabaab ee magaaladda Baraawe, (Taliyaha guud ee ciidanka Difaaca Puntland ayaa ku wehelinayay kulanka Madaxweynaha, waxana soo dhoweeyay Taliyaha ciidanka Qalabka sida ee Ethiopia Gen. Maxamed Yonis Samora iyo sarakiisha ciidamada.) Madaxweynaha ayaa kala hadlay masuuliyinta gaashaandhiga Ethiopia xoojinta xiriirka nabadgelyo ee u dhaxeeya labada dhinac iyo sidii ay taageero uga heli lahaayeen Ethiopia ku aadan la-dagaalanka kooxda Al-shabaab oo fariisin ka dhigatay buuraleyda Galgala. Dr. Cabdiweli Gaas ayaa u gudbiyay saraakiisha Ethiopia baahida Puntland u qabto in ciidanka loo qalabeeyo islamarkaasina tababaro dheeraad ah loo fidiyo, waxana uu uga mahadceshay taageeradda iyo dadaalada ay ku baxshaan nabad waarta oo ka dhalata Somalia. Ethiopia waxay u balanqaaday Puntland taageero Militeri iyo wada-shaqeyn dhow inay yeeshaan labada dhinac si wadajir dagaal loogu qaado kooxda Al-shabaab oo qaybo badan oo ka mida Koonfurta dalka laga soo saaray. Gelinka danbe ee maanta ayaa madaxweynaha Puntland uu kulan balaaran la qaadan doonaa Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn.
  15. Madaxweynaha Dawladda Puntland Professor Gaas ayaa maanta u dhoofay Magaaladda Adis-ababa ee Xarunta Qaramada-Midoobay,kadib markii uu casumaad ka helay Ururka Midoowga Afrika iyo Dawladda Itoobiya oo ka codsan-doono maamulka Puntland inay Ciidamo u diraan Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya,kuwaasoo ka qeyb-qaata xoreynta magaalooyinka ay gacanta ku hayaan Ururka Alshabaab. Waxaa la filayaa inuu kulamo la qaato inta uu Xarunta Midowga Afrika ee Adis-ababa joogo Safiiradda Reer Galbeedka,Turkiga iyo Mareykanka. Madaxweyne Gaas ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed Karash iyo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland General Saciid-Dheere. Madaxweyne Gaas ayaa inta uusan ka dhoofin magaaladda Garoowe u xaqiiijiyay qaar ka mid ah Golihiisa Wasiiradda in Puntland ay ka cudur-daaran-doonto inay Ciidamo ay u dirto Koonfurta Soomaaliya ilaa ay ka xoreynayaan Degmadda Laascaanood oo Calooshood u shaqeystayaal u dhashay SSC u gacan-galiyeen 2007-dii magaaladda Maamulka Somaliland.
  16. <cite> @Dr_Osman said:</cite> Go away Xaaji, it's not abdi cawar his name professor abdiweli mohamed ali gaas. Secondly he is in addis to discuss u and get siilanyo to peacefully pull out after a little show of force from Puntland to keep ppl talking, he didnt take sicid dheere for nothing. Gaas is going to show addis that garowe and jigjigga ties r strong and onlf won't sneak in like they uses to since our ties with jigjigga are stronger then ever. Anyways you shouldn't be following what gaas is doing, worry about somaliland which is signing coal deals and port deal all in the last year of silanyo leadership kkkkkk walee xaaji the simpleton never learns, waryaa an advice from mano a mano, GO LEARN POLITICS! Anyway brother Dr.osman, your right, Dr. abdeweli went to Addis abbaba to discuss matters concerning SSC, and for that alone he took Puntlands defence force commander. ''He is accompanied by Puntland Ministers for Interior & Information, as well Puntland’s Defense forces Commander Gen Saeed Dheere.''-as news agencies have reported. Abdeweli is dead serious on claiming SSC as Puntlands terrirtoy, i see great future ahead for Puntland insha'allah.
  17. Dr.osman, well written and realistic factual report!,.....outstanding,well done. bro dr.osman, everyone in Somalia know that SSC belongs to Puntland, the only one's to think other wise are the same delusional folks who believe they are a separate state from Somalia,.....kkkkkkk! all tribes, should live according to 4.5, just like the Parliament, HAGS with HAGS, D.IR's (which SNM is part of) with their D.IRS, and D block with D.bloc, and D&M with D&M, end off! Anyway bro dr.osman , as an Shabelle state inhabitant i welcome this realistic approaching goal, which in no doubt will be achieved in the coming months by Dr.Abduweli,with the backing of the SFG inshallahi!,...... and know bro, The HAG is with you on this matter. ps; ignore these delusional simpletons of snm's!
  18. Turkey underlines that it is working to offer a direct cash aid to Somalia in 2014, refuting earlier reports that may lead to ‘wrong interpretations’ concerning its stance The Turkish government has made it clear the direct cash aid it provided to the Somali government in the second half of 2013 was handed over to their counterpart appropriately, underlining that it has been working in order to offer similar aid within this year too. “In accordance with the Somali president’s request, along June-December 2013, a monthly cash budget support has been provided to Somalia by our country in order to make a contribution to the urgent budget needs of the Somali Federal Government,” the Turkish Foreign Ministry said in a written statement released on Feb. 16. 'Intentional news reports' The ministry noted it released such a statement upon “intentional” news reports that may lead to “wrong interpretations” concerning Turkey’s assistance to Somalia. “Since there are no banking services in Somalia, the said cash budget support was transported to Mogadishu through a courier and was handed over to the Somali Federal Government by hand by our embassy in Mogadishu, in line with procedures,” the ministry said. Ankara’s statement was prompted by news reports that said Turkey had stopped direct budgetary support to Somalia. A Turkish Foreign Ministry official told Reuters direct budget support payments stopped at the end of 2013. “The necessary information regarding the cash budget support to Somalia has been shared with the international community from the very beginning. As a matter of fact, our cash budget support took place in the budget information published by the Somali Federal Government,” the ministry said. “Within the framework of our comprehensive assistance strategy for Somalia, our efforts are underway to provide budget support to the Somali Federal Government in the year 2014, too,” the ministry said, unlike what the Turkish Foreign Ministry official, speaking anonymously with Reuters, said earlier. When asked whether there were plans to restart payments in 2014 or whether talks were taking place over resuming direct budget support, the Turkish official told Reuters in Ankara, “We have no such plans at this stage. It is not on our agenda.” The ministry statement openly reflected Ankara’s disappointment as it expressed “sadness over efforts of devaluating its activities that have been admired by the Somali people and the international community” through such ill-intended news reports
  19. So brother Mooge, since im Half (from Garowe) through my mother and my father is , am i eligible for puntland citizenship???
  20. I'm from HG Sacad and ** Cissa Mahmoud,...I hope that is clear enough for y'all!
  21. My qabiil will always be an MUSLIM AFRICAN SOMALI:D
  22. Haatu;991855 wrote: Don't be a hater sxb and give credit where credit is due. Reer Xamar are rebuilding their destroyed city and kudos to them. brother Haatu, appreciated!,.....inshallahi Somaliweyn will be a reality in the coming years of 5!
  23. Wallahi this deluded so called xaaji really believes his kind have any influence or political power within Somalia,KKKKKKKKK,..... he needs to wake up and see that we the H-block (currently in power ) and D-block dont differentiate between you lot in the triangle-villages and to the ones in Maamulka S'hoose or Hiiraan and such! triangle-villages will remain an insignificant region (politically and economically) within Somalia as they always were before and will always be!,....so please dont make it look otherwise! As for Xamar, we only want as a first priority to restore relations with D-block mainly Puntland, and once we do that, Somalia will be unified again despite the desperate once a while nick-nacks from the minorities up nothwest!
  24. xiinfaniin;991822 wrote: Prediction: Somaliland will join Somalia under the federal framework. Hadraawi will compose a poem for the eventful reunion. That's not a prediction, that's an actual fact!
  25. nuune;991738 wrote: Habaar and chaos on everyone else, and Somaliland starts oil exploration/production, wallee Xiin been ma sheegin, adduunka wax kaa habaar badan Ilaah ma abuurin yaa Xaaji Xeyraan . Typical triangles inhabitants mentality, 24H per day they are known to curse and wishing bad on there fellow Somalis since Siad barre (AUN) was overthrown (by reer mudug), Xamar and such are progressing tremendously while they (maamulka hargeisa crew) only progress in their curse:(,.......so i say; let them curse and die with cuqdad,aftterall that's what they the are only good at!