cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Posts posted by cadnaan1


  1. On 22/05/2018 at 1:33 AM, maakhiri1 said:

    and so what? goormeey dhaqan noqotay inla sheeg sheego naag addoon raacdey? :)

    Ereyga adoon we need to stop using that word anagaba Afrikaan madaw ayaa nahay yaanan noqonin dameerkii is mooday faraska


  2. reer burco sheekadaan run miyaa

     

    Xaafada  Ilaahaw Waad Na Arragtaa
    Xaafada  Samir   Iyo Iimaan
    Xaafada   Urayso 
    Xaafada Xaar-wada 
    Xaafada Liis kama shisheeyo
    Xaafada  Qandahaar
    Xaafada  Sii-bakhti
    Xaafada Kani Makii  Hooyadaba
    Xaafada Cuqubo
    Xaafada  Qunyar-daga 
    Xaafada  Igu Wad
    Xaafada Xabaalaha Giinbaarta(Waa Goob Lacag Giinbaar ah Lagu Aaasay.
    Xaafada  Lafoolayda
    Xaafadda  Oodhfanada
    Xaafada Fadhi Macaan
    Xaafa  Hodan  Qaylo
    Xaafada Qasabka(Xilligii Siyaad Bare ayaa Iskuul Kuyaala Qasab Lagu Dhisay)

    Xaafada Cakaara
    Suuqa Sakatu  Yuhuud.
    Xaafada Caqaayada.
    Suuqa Laba Qow .
    Masaajidka Reer Daahirka 
    Suuqa Daahiraw Is-dhagayso
    Xaafada Magaalo Duday (Waa Xaafad Burco Ka Cadhootay)
    Xaafada Haygu Soo Dhicin.
    Xaafada Dhuurta
    Xaafada  Tuurta
    Xaafada Geerashka Ilma  Qar-waraabe
    Xaafada Fadhfadhiiso


  3. Every region is developed by it's own community but unfortunately the gedo community are not interested investing gedo. Before the civil war they invested xamar and now they're investing Nairobi.