Daqane

Nomads
  • Content Count

    986
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Daqane

  1. Anti riot police finish training in Mogadishu
  2. Wararkii ugu dambeeyey xiisadaha ka taagan gobolka Mudug oo uu gaaray Shiikh Xasan Daahir Aweys Wararka naga soo gaaraya degaano u dhexeeyo degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad u dhexeysa ciidamo uu wato Shiikh Xasan Daahir Aweys oo shalay halkaas gaaray iyo kooxo la sheegay iney burcad badeeda ka tirsan yihiin. Shiikh Xasan Daahir Aweys oo labo habeen ka hor dooni kaga soo baxsaday degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa gaaray degaanka Faax ee hadda xiisadu ka taagan tahay, ka dib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay rag uu isagu ka mid ahaa iyo hogaanka sare ee Al-Shabaab. Inkastoo aysan jirin hadal ku aadan arintan oo ka soo baxay Al-shabaab ayaa haddana warbaahinta taageerta kooxdaas waxay sheegeen in Xasan Daahir uu ka goostay Al-Shabaab uuna ku wajahan yahay dhinaca dowlada dowlada Somalia, iyagoo sheegay in mudooyinkanba uu jiray xiriir u dhexeeyey isaga iyo dowlada Qadar. Warbaahinta taageerta dowlada Somalia ayaa iyana sheegtay saaka in Xasan Daahir iyo ciidamo uu wato ay ka tageen degaanka Faax ayna gaareen degaanka Qosol-tire oo ku dhow degmada Hobyo halkaas uu kula kulansan yahay odayaasha qabaailka, hase ahaatee ma jiraan ilo madax banaan oo xaqiijinaya. Lama oga illaa hadda halka Shiikh Daahir Aweys uu doonayo inuu ugu dambeyn tago iyo inuu bedeli doono mowqifkiisii siyaasadeed ee ku aadanaa dagaalka lagula jiro dowlada Somalia iyo ciidamada shisheeye ee taageeraya, hase ahaatee waxaa jira warar sheegaya in Shiikhu raadsanayo goob amaan ah oo dayuurad ka raaco si uu ugu u gaaro dalka Qadar. Ciidamada maamulka Galmudug ee ku sugan degmada Hobyo ayaa la sheegay in heegan buuxa la geliyey ka dib markii ay degaankaas gaareen warar sheegaya in Xasan Daahir iyo ciidamo uu wato ay ku sugan yihiin tuulooyin u dhow Hobyo, iyadoo dadweynaha ku dhaqan degmadaasna ay saaka si weyn u hadal hayaan arintan. Ciidamo ka amar qaata amiirka Al-shabaab ayaa Khamiistii la soo dhaafay gaaray degmada Baraawe oo ay ku xooganayeen saraakiil ka soo horjeeda oo uu ku jiray Xasan Daahir Aweys, waxaana halkaas ka dhacay dagaalo labada dhinac uu khasaare ka soo gaaray, isla markaana lagu xirxiray saraakiil badan, taasoo keentay in Shiikh Xasan Daahir ii degaankaas ka baxsado. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com
  3. Isniin, Juun 24, 2013 (HOL) — Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sannadihii ugu dambeeyay ka mid ahaa saraakiisha Al-shabaab ayaa warar maanta soo baxay waxay sheegayaan inuu si qarsoodi ah uga baxsaday degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose oo muddooyinkii ugu dambeeyay uu deggenaa. Shabakad taageerta Al-shabaab oo lagu magcaabo Somalimemo ayaa war ay maanta baahisay ku sheegtay in ilo wareedyo ka tirsan Al-shabaab ay u xaqiijiyeen in Sheekh Xasan Daahir iyo xubno ka tirsanaa Xisbul Islaam ay laba habeen ka hor si dhuumaaleysi ah uga baxeen Baraawe, iyagoo maray dhinca badda, lamana oga halka uu aaday. Ilaha Al-shabaab ka tirsan ayaa sheegay in bixitaankiisa aan laga warhayn uuna si qarsoodi ah ay isaga iyo xubnaha wehliyay kaga baxeen degmada Baraawe oo Khamiistii lasoo dhaafay uu ka dhacay dagaal u dhexeeya koox isaga taageerta iyo xoogag ka tirsan Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya inay jireen wadahadallo qarsoodi ah oo u dhexeeyay Sheekh Xasan Daahir iyo xukuumadda Qatar, kuwaasoo qorshahoodu ah in wadahadal loo furo dowladda Soomaaliya iyo hoggaamiyihii hore ee Xisbul Islaam. Sidoo kale, wararkan ayaa sheegaya in la doonayo in Sheekh Xasan Daahir loo dhoofiyo dalka Qatar, iyadoo la xusuusto in afhayeenkii hore ee ururka Xisbul Islaam, Sheekh Maxamed Macallin uu laba sano ka hor ka sheegay degmada Xarardheere oo ka tirsan gobolka Mudug inay wadahadallo la furayaan dowladda Soomaaliya ayna ka goosteen Al-shabaab. Inkastoo mas’uuliyiinta sarsare ee Al-shabaab aysan ka haldin ka bixitaanka Sheekh Xasan Daahir iyo xubnaha la socda degmada Baraawe ayaa waxay haddana horay u sheegeen inay jiraan xubno ururkooda ka tirsan oo kasoo horjeeda dagaallada ay kula jiraan dowladda iyo ciidamada ay taageerada ka helaan oo ay AMISOM ka mid tahay. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Daahir iyo xubnaha uu hoggaaminayo ay aadeen deegaanno ka tirsan gobollada dhexe ee Somalia, balse warkaas ma ahan mid si dhab ah loo xaqiijiyay. Sheekh Xasan Daahir oo horay u ahaa hoggaamiyaha ururkii Xisbul Islaam ee burburay oo ugu dambeyna ka mid noqday Al-shabaab ayaa lagu xusuustaa inuu dhowr jeer oo hore ka hadlay dilalka ay Al-shabaab u geystaan shacabka iyo mowqifyadooda adag, kuwaasoo uu ku sheegay inay yihiin kuwo aan wanaagsanayn. Arrintan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo toddobaadkii hore uu dagaal u dhexeeya xubno uu ka mid yahay Sheekh Xasan Daahir ay Baraawe kula dirireen xoogag ka amar-qaata hoggaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaana Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. Good financial governance ‘crucial to Somali prosperity’ Public Finance International Monday, June 24, 2013 By Vivienne Russell Improved public financial management is a key feature of Somalia’s plan for growth and stability, according to the country’s president Hassan Sheikh Mohamud. In a speech, Mohamud said good governance came behind only security as his priority for the nation. While ‘considerable progress’ had been made on improving security and rebuilding Somalia’s state institutions, Mohamud said he was under no illusion that significant challenges remain. ‘This is a job in progress but with much still to do,’ he said. On financial capacity, the president said: ‘We are building strong public financial management systems, in particular increasing transparency and strengthening our controls over revenue collection, allocation of budgets, and expenditure of public money.’ Mohamud said debt clearance was a ‘crucial next step’ and was needed to allow Somalia to accelerate its governance and institution-building initiatives. He said: ‘We appreciate the early work undertaken by the World Bank, African Development Bank and the International Monetary Fund to re-engage with Somalia and look forward to their further collaboration as we demonstrate progress on our financial management reform plan. ‘My vision is for a federal Somalia at peace with itself and its neighbours and which poses no threat to the world; with a resurgent economy, thriving business ventures and sustainable employment so that families are provided for.’ An IMF staff mission has been meeting Somali authorities in Nairobi, Kenya, over the past week following its formal recognition of the Federal Government of Somalia last April. The IMF said in a statement that it was ready to provide technical assistance to meet Somalia’s ‘vast needs’. ‘Technical assistance would focus on supporting the finance ministry and the central bank to manage budget functions, to license and supervise commercial banks, and oversee basic monetary and foreign exchange transactions. ‘IMF staff will also assist the authorities with establishing systems to collect and process vital economic data in the areas of national accounts and price statistics, money and banking, public finance, and the balance of payments.’ The IMF said that Somalia was one of the poorest countries in the world, with a history of internal conflicts, but it had now found ‘an active resurgence of the private sector in the services industry, namely in the communications, construction, and money transfer sectors’.
  5. Tuesday, June 25, 2013 The International Monetary Fund will offer Somalia technical support and advice, a first step in efforts to secure debt relief for the country emerging from two decades of civil conflict, the central bank governor said on Monday. The IMF officially recognised the Somali government in April, ending a 22-year hiatus during which the African nation was mired in grinding poverty, militancy and maritime piracy, without a functioning central government. Technical help will focus on the basics: Helping the authorities manage a budget, licence commercial banks and compile rudimentary economic data in a country consistently ranked among the world's most corrupt. The Central Bank of Somalia this month published its first annual report since civil war erupted in 1991, putting the total debt stock at $3.2 billion. To win debt relief offered to poor nations, it has to draw up a financial management plan. "It's a programme for the IMF to say that ... their budget is reasonable, their revenue can support the budget, their liquidity is there and their staff and institutions are becoming stronger," the bank's governor, Abdusalam Omer, said after a week of talks with IMF officials in Nairobi. Discussion of monetary policy, fiscal targets and debt relief points to recovery in a nation where two years ago the capital was a frontline in the battle between Islamist militants and African peacekeepers. But a deadly rebel attack on the United Nations in the capital Mogadishu last week underscored how delicate security gains are. Some see debt relief as vital to ensuring cash-starved Somalia does not slide back into anarchy, but few are ready to entrust the government with direct aid. SMALL ASSETS, LARGE LIABILITIES Now the 59-year-old governor is aims to produce a quarterly report that would include a balance sheet for the central bank. "It's a shame that the bank doesn't have a balance sheet," he said. "We don't know what to put on it. We have small assets, a lot of liability." The IMF said on Monday it would assist the Somali government oversee basic monetary and foreign exchange transactions. Somalia was awash with counterfeit money, Omer said, blaming al Qaeda-linked militants who wield influence over swathes of rural southern and central Somalia for printing fake cash. The government agreed on the need for a new currency, he said, but did not give a timeframe. "How long will it take? Will it be a new design or a revitalised old shilling? What will be the value, how do you support that value?" said Omer, adding that these questions about the currency had yet to be answered. Last week's talks with the IMF included a currency expert. Asked when Somalia might qualify for debt relief and the World Bank and IMF's Highly Indebted Poor Country (HIPC) initiative, Omer said there was a range of views. "Those who are favourable to Somalia now are saying it can be done very fast, a year or a year and a half," Omer said, citing Britain as among those holding that position. "Then there are those that remind us always how long it took Sierra Leone and Liberia, and that is maybe two to three years." (Writing by Richard Lough; Editing by Louise Heavens)
  6. Xaaji Xunjuf;964084 wrote: Garooodi the "KRISS assault rifle is a fantastic rifle do you know they are going to make a new model in the year 2015 with a much larger length barrel with a much more modernized Super V, it will be one of the ultimate machine guns. Loool questiom how would this particular rifle be used in a small arms unit?
  7. QansaxMeygaag;964124 wrote: No they are not - check your facts. There are acculturated to the Borana/Oromo culture and who speak that language and no Somali at all, there are those who speak Maay and are closer to and self-identify as such (the part of ) and there are those who speak fluent Somali and would not hesitate to kick your a$$ if you called them something else (this last group normally say they are of descent). Bottom-line, a group of folks who speak various languages and identify themselves as whatever their origin. And no Geedi Shamboow was not but the in. Strictly speaking HAG are abti to . But as you can see above a community can identify as this or that because of other factors other than patrimonial descent. And as far as I know, don't self-identify as HAG but recognize the abti link to HAG. Murulle on the other hand are pure HAG. Really then why is the sole member of the SFG parliament on the HAG parliamentary list?
  8. The Prime-minister visiting the Jazeera Military camp after a 6 month training for the new somalia army NCO's.
  9. SImatech [Dubai] to invest $70 million dollars into new container terminal in the Mogadishu Port Simatech plans to expand Mogadishu port with an investment of US$ 70 Million “Simatech is fully registered in UAE and in Singapore, with partners being a Singaporean and a UAE national. It is one of the largest feedering players in Asia with more than 1.5 million TEU lifted in 2012. With its head office based in Dubai since 1992 and key regional offices in Singapore and Mumbai, Simatech focuses on the East-West trade, providing feeder services to ports in the Middle East, India Subcontinent, Asia and East Africa. Company’s fleet under operation grew from 17 vessels in 2008 to 36 vessels today. After a concession contract with Mogadishu port, Simatech launched a first container service toMogadishu through Jebel Ali in January 2013, which links Mogadishu and Somalia through the regional gateway with the entire world. This new container service of Simatech has come as a great relief to the importers and exporters of Somalia as they are able to transport their cargo safely and speedily. It is a significant step that will support the further development of the Somalian economy, which in the longer term will address the problem of piracy by providing a livelihood for Somalians. Sima Marine is a local entity registered in Mogadishu with partnership of Somali nationals. The set up provides professional liner agency and logistics services to top shipping lines, NGOs and aid agencies. This office hires, trains and promote local talent through experienced and skilled trainers from overseas with the help of local partners. It is the first shipping agency in Mogadishu with dedicated liner agency software integrated with terminal and shipping lines software to meet all needs of fast paced shipping. Mogadishu Port Container Terminal (MPCT) is a corporation duly organized and existing under the laws of the Somalian Government engaged in port operations and at present operating the Mogadishu Port. It has been only six months since the contract to exclusively handle containers in the Mogadishu Port was awarded to MPCT, but in this short period MPCT has grown into a productive and praised port operator in the region. Thanks to the Somalian Government and its people the Mogadishu Port is once again recognized as the key center for international trade in the country. With its well established reputation of efficiency, reliability and professionalism in dealing with its customers, MPCT has a bright future ahead and will continue to participate at the forefront of the regional growth. Future plans of Simatech at port of Mogadishu include port expansion with an investment of US$ 70 Million and it will be initiated on the approval of Somali Government. Simatech also plans to set up a merchant marine academy in Mogadishu to train local youth as skilled seafarers through qualified trainers from abroad in order to create employment opportunity in worldwide shipping companies.
  10. looool that's your descion yaa garoodi. unlike you I don't start threads needing attention.
  11. lool is this the depths of hysteria affecting our northern brothers? the ugandans and amisom are fulfilling their international mandate, and we wish them all the best to the end of their mandate. it would behove our noethern brothers to use other tactics to get their case across.....I mean if 20years of pointing at the carnage of the civil war did not help, how will criticising a rebuilding capital under the umbrella of an AU mandated force help?
  12. looool maa waax kale la mucaradiyo ba la waayey, lool even celebrating independence day has become an opprtunity to wail, very well let's call it officisl HAG day so who doesn't feel it should not turn up hehehe
  13. p.s great project soon there will be a futher housing development in jazeera of a dubai based developer. it seems wadajir, will be the place to in xamar
  14. dagaalka sookeeye muxuu ***** faarideeyey oo faidlawe kastaa two cents kiisa arimo oo kusabsaneeyn laa soo taganyahay:) maxaa tuuloyiin yaar yaar oo tool mooyane qof kale maqliin laa faneey....walee, no problem the natural equilibrium is being reached! inkasta aad duucoyiin ficaan ula soo tagantihiin xamar of the aideed kind, ilahi weyn oo waaxiid mooyane reer xamar dheeg ey uu digeyaan majirto.
  15. Abtigiis;962896 wrote: ^ bull.sh.i.t! No one needs an attack to come back to Nairobi. Staff there are given adequate incentives to stay in Mogadishu. People were competing to be in Mogadishu because it pays. While it is normal for all kinds of conspiracy theories to start flying around, it is a bit sad people who work at the UN are vilified as calculating demons who do not value human life. No one needed an attack to come back. The SMT could have done it in one meeting by declaring the place is unsafe. What is your opinion abtigiis do you think that will happen in light of the recent events?
  16. nuune;962886 wrote: Some conspiracy theories already flying around in Nairobi, these include: 1- The attacks were coordinated and well organized, and had inside inteligence to carry out attacks/take over the compound briefly. 2- To prolong Somalia's misery and distort Mogadishu image, for the benefit of UN agencies, such attacks were needed, the milking system to stay. 3- The same UN compound and its agencies were for months suggesting that it needs to relocate to Nairobi, for that to happen, attacks are needed. 4- Some white guys who were working/staying at the compound were relocated inside the airport VIP section in order to wait for the attacks to happen, for their own safety! 5- The Alpha guys aka security commandos guys arrived the scene within one minute of the first explossion, they were at the main gate, some say, they already knew what was about to happen, and their number was 23 guys. 6- Parliment Speaker & Interior Minister were ready to condenm while explossions were taking place(second explossion they briefed the press). I know rumours can never be disproved as i its like asking an atheist to disprove the existence of God, whilst logically its the onus of the beleiver to prove their is a God since its a more active proposition. All I know is that there is a company of alpha group based on the road right next to the NISA offices on airport road so they could have gotten there real quick considering that they are but a few meters away. As for the rest I doubt that such a conspiracy would have not have leaked before hand do you know how many hands and confederate that such a plan would have to have to succeed, the simplest explanation is that the group with stated aim of retarding peace/development in somalia has another P.R success
  17. If what am hearing is right then the UNDP offices survived by a whisker of being totally over run. It would have been as bad as when the iraqis managed to smuggle a bomb into the offices of the UN in baghdad and the ensuing explosion killed the newly appointed U.N representative there.. Some pictures to give you a sense of the carnage today...
  18. Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegaya in xaley kooxo hubeysan ay ku weerareen xildhibaanno maalmahan ku shiraayay magaaladaas, kuwaasoo ka soo horjeeda maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in ay xoog ku galeen Hotelka Sarena oo ku yaalla bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay maalmahan ku sugnaayeen xildhibaanadan oo kala ah, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, Xuseen Carab Ciise iyo Cabdulaahi Goodax Barre. Xildhibaann Cabdulaahi Goodax Barre oo la hadlaayay VOA ayaa sheegay in ay ka badbaadeen shir qool la soo badbaaday oo lagu doonayay in ay la weeraro, wuxuu sheegya in in kooxaha hubeysan ee soo garay Hotelka ay qaateen Dickumintiyo, Basaarabooro iyo Cumputero Laptop oo ay wateen. Xidhibaannada ayaa maalmahan kulamo looga soo horjeedo Axmed Madoobe ka waday magaalada Nairobi. waxaana la sheegayaa in weerarkooda uu arrintaas la xiriiro. Xildhibaanadan ayaa sheegay in ragga weeraray ay ka qaateen Kombutaradooda gacanta ayna isku dayeen inay kaxeystaan mid ka mid ah xildhibaanada. Isku soo duub waxaa hadda socda baaritaan xooggan oo looga gun lee yahay siiddii loo ogaan lahaa kooxda weerarka geestay.
  19. 16/06/2013 Kismayu-(Mareeg.com)- Somalia’s prominent Politian Prof Mohamed Abdi Qandhi who hails from the lower Juba region of Somalia has called for the establishment of a new administration in the Juba regions of Somalia which represents descendants of the region. The Prof said that an all inclusive administration representing all the communities living in the region is the only solution to calm the situation in Kismayu. “It is baseless to announce an administration out of nowhere without consulting all the communities living in the different districts of the region “said the professor. The region which consists of Gedo, middle Juba and the lower Juba regions has been a chaotic ground for politicians hailing from the regions and the federal government of Somalia in the past 6 months which has hindered the progress of the new federal government of Somalia.
  20. Milateriga Kenya Oo Dhibaato Weyn U Geystay Ciidamada Dowladda Ee Jubada Hoose Husingo, June 16, 2013, (Mareeg.com): Ciidamada Kenya ee ku sugan gobolka Jubada Hoose ayaa lagu eedeeyey iney shalay dhibaato weyn oo meel ka dhac ah u geysteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Jubada Hoose. Milateriga Kenya ayaa shalay dilay ilaa 6 ka mid ah ciidamada xooga dalka, kuwaasoo ku sugnaa deegaanka Husingo ee gobolka Jubada Hoose kadib markii khilaaf dhex maray. Ciidamada Kenya oo garab siinaya maleeshiyaadka Axmed Madoobe ayaa shalay is hortaagay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo doonanayey iney aadaan Kismaayo kadib markii sida la sheegay halkaas ay ku qabsatay raashin la’aan. Ciidamada Kenya ayaa isku dayey iney ciidamada dowladda Soomaaliya ka celiyaan Kismaayo, hase ahaatee markii arintaas ciidamadu diideen ayay weerar taangiyo loo adeegsaday, ku qaadeen, waxeyna halkaas ku dileen 6 askari, labo gaari oo ciidamadu leeyihiin waa gubeen, sida uu xaqiijiyey Max’ed Amiin Cusmaan oo ka mid ah siyaasiinta ka soo jeeda Gobollada Jubboouinka. Siyaasiga ayaa waxa uu sheegay ciidamada dowladda Kenya ee ku sugan qeybo ka mida ah gobolada Jubbooyinka ay wadaan dhibaato ay u geeysanayan ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan Jubbooyinka. Siyaasiga Max’ed Amin Cusmaan oo hadalkiisa sii wata ayaa wax uu carabka ku dhuftay in saraakiisha ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo iyo Axmed Modoobe ku heshiiyeen in la baabi’iyo oo meesha laga saaro ciidaada dowladda Soomaaliya. Wuxuu ku eedeeyey ciidamada Kenya iney beebayaal ku dileen qaar ka mid ah ciidamada dowladda Soomaaliya, taasina keentay in ciidamadu dhulka keymaha ah ku kala firxadaan. Max’ed Amiin ayaa waxa uu sheegay in xiriir ay la sameeyeen saraakiil Ciidamada Kenya ee ku sugan Husinog iyo Afmadow oo labaduba ah rag kasoo jeeda gobolka Woqooyi Bari Kenya, hase ahaate ay ugu Jawaabeen in ay leynayaan ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolada Jubbooyinka, kadib markii ay feker ahaan la safteen dowladda Soomaaliya. Ciidamada shalay dileen milateriga Kenya ayaa ka mid ahaa ciidamo Soomaali ah oo dowladda Kenya kusoo tababartay dalkeeda, waxaana arintaas murugu ku beertay Soomaali badan. Mareeg.com
  21. Waxaa daqiiqado ka hor garoonka Kismaayo ka duulay Wafdi uu Hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ururka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyaga oo ku wajahnaa Magaallada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia. Hoggaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe ayaa waxaa Socdaalkiisa ku wehliyaan Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbalan kuwaasoo aan la garaneynin Ujeedka ay ugu ambabaxeen Dalka Ethiopia. Waxan Ilaa hadda la garaneynin sababta ka dambeysay Socdaalka Hoggaamiyaha Raaskambooni iyo Saraakiisha Ururka, waxa ayna wararku sheegayaan in Dowladda Ethiopia ay kala hadlayaan Sidii ay Dowladda Somalia kala hadli laheyd Aqoonsiga Maamulka Jubbaland. Axmed Madoobe iyo Mas’uuliyiinta garabkiisa ayaa waxa ay muddooyinkaasi safari ku kala bixinaayen Dowladaha dariska la ah Somalia, oo ay ugu horeysay Kenya waxa uuna socdaalkooda daba socdaa Socdaalkii ay Kenya ku gaaren. Ugu dambeyntii, Socdaalka uu Axmed Madoobe ku gaarayo Magaallada Addis Ababa ayaa waxa uu noqonaaya socdaalkii ugu horreeyay ee uu Axmed Madoobe ugu ambabaxo dalka Itoobiya tan iyo markii xilka loo doortay horraantii bishii la soo dhaafay.