Daqane

Nomads
  • Content Count

    986
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Daqane

  1. Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo taageersan dowladda iyo ciidamada Raaskambooni ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa maanta ka dhacay deegaanka Hoosingow ee Gobolka Jubada Hoose, iyadoo ciidamada Kenya ay dagaalka uga qeyb qaateen madaafiicda. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ay ku dhinteen ilaa 14-ruux oo labada dhinac ah, halka labo gaari dagaal lagu gubay, iyadoo dagaalka uu muddo saacado qaatay oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa ka dambeeyay markii ciidamada Raaskambooni ee Axmed Madoobe oo ka ambabaxay deegaanka kuna sii jeeday Kismaayo ay jidka u galeen ciidamada dowladda ee ku sugan deegaanka. Wararka qaar ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku hayaan arrimo la xiriira mushaaraadka, iyadoo ciidamada raaskambooni ay si joogto u helaan mushaarka, halka ciidamada kale ee dowladda aanay wax mushaar ah qaadin. Ciidamada Kenya ayaa horay uga diiday Ciidamada raaskambooni inay ka ambabaxaan deegaanka Hoosingow oo ay aadaan Kismaayo, hase ahaatee ka diiday. Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo lagu magacaabo Khaliif Maxamed Xaaji Xasan oo deegaanka ka soo jeeda ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya inay dagaalka joojiyaan, isagoo ka digay in dagaalka uu sababo xaalad bani'aadanimo. Dagaalkan ayaa noqonaya kii ugu xooganaa uguna qasaaraha badnaa oo ka dhacay deegaanka, waxaana uu sii xoojinayaa xiisada ka taagan deegaanada Jubooyinka. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com
  2. Ciidamo gadoodsan ayaa maanta muddo kooban xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadan oo ku xareysnaa warshadii hore ee Hilibka Kismaayo ay xireen wadada isgoyska Somalistar iyagoo amar ku bixiyey in la xiro goobaha ganacsiga, waxaana dib loo celinayey gaadiidka. Goob joogayaal ayaa sheegaya in markii ciidamadan ay wadada u xirneyd ku dhowaad hal saac uu halkaas ugu yimid Jen. C/llaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ah madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland garabka Axmed Madoobe. Ciidamada ayaa lagu qanciyey iney wadada furaan, lana wada hadlo, waxaana warshadii hilibka ka socda kulan dhexmaraya Jen. Fartaag iyo saraakiisha gadooday ee halkaas ku xareysnaa, illaa hadda ma cadda waxyaabaha keenay gadoodkaas. Ganacsiga wadada Somalistar iyo socodka gaadiidka ayaa caadi ku soo laabtay ka dib markii ka tageen ciidamadii saaka xiray. Dhinaca kale, ciidamo ka tirsan maamulka Axmed Madoobe ayaa la sheegay iney weerar ku qaadeen guri uu degenaa sarkaal ka tirsan ciidamo taabacsan dowlada oo ku sugan Kismaayo, hase ahaatee ilaalada sarkaalka ayaa iska caabin sameeyey, faahfaahin lagama hayo khasaaraha ka dhashay hase ahaatee waxaa jirta xiisad u dhexeysa labada dhinac sida ay wararku nagu soo gaarayaan. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com
  3. Cambuulo iyo bun;962019 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> love it
  4. Hotel Profile Aran Guest house In the Somali language, “aran” refers to the first rainfall that ends a long period of drought and brings bountiful harvests. Somalis commonly use the word to describe any situation or event that instills hope and optimism. That concept is behind the ARAN GUEST HOUSE, an exciting full-service accommodation/facilitation center now open in Mogadishu, Somalia. AGH is a boutique guesthouse for international diplomats, journalists, humanitarians, and business people, seeking a safe sanctuary in Mogadishu with all of the modern comforts of home. Conveniently located just two minutes from Mogadishu’s Aden Abdulle Adde International Airport, the guesthouse offers six well-appointed, air-conditioned suites and rooms, free wi-fi throughout the compound, three meals prepared daily by a professional chef, a large conference room (which can be rented on hourly/daily basis), and a business center equipped with iMacs and printer. An emergency medical evacuation plan is also offered to our clients. Journalist Support For TV crews, AGH is equipped with uplink infrastructure allowing live shots can to be done from various locations around the compound, depending on background requirements. Our registered security escorts will provide safe movement within Mogadishu. Once at your selected location, our security team will provide a secure environment to conduct interviews or to shoot video and/or still photos. Our experienced, in-house facilitators (fixers) will help arrange meetings, interviews, and schedule site visits as your needs require. Frontline Cafe AGH is also home to “Frontline Cafe,” serving Dormans espressos, cappuccinos, lattes, and freshly baked pastries. Open from 1000 to 1600 daily.
  5. They got the chicks/broilers from ken chick but it seems lack of training will kill the idea, the hygiene is inappropriate notice the shoes he is walking among the chicks in!
  6. Haada joog dabrow waaxa lagu odhan waxaani waa face saving oo keliya loool. Ra`iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay ku taageereen doorka dawladda ee ku aadan xasilinta dalka. Warbixintan ayaa Golaha Amaanku ka soo saareen xaalada Jubboyinka iyo xasilinta dalka guud ahaan, kadib markii uu golaha u warbixiyay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM mudane Taye-Brooke Zerihoun. Waxayna golaha qoraalkan ku cadeeyay sida ay uga walaacsan yihiin xaalada amniga ee Jubbooyinka. Ayagoo dhanka kalena goluhu muujiyeen inay taageerayaan dadaalka dawladda Soomaaliyeed ay ku doonayso inay gobolada Jubooyinka ku xasiliso ayadoo ka duulaysa go’aamadii IGAD isla markaana kaashanaysa xafiiska UNSOM. Golaha Amaanka ayaa warbixintan ku sheegay sida ay bulshada caalamka uga go’an tahay inay tilaabo ka qaadaan cid kasta oo hor-istaagta ama caqabad ku noqota xasilinta iyo dib-u heshiisiinta Soomaaliya. “Waxaan si weyn u soo dhaweynaynaa warka ka soo baxay QM ee ay ku muujiyeen taageeradooda iyo sida ay u garab-taagan yihiin hawsha dib-u heshiisiinta iyo federaalaynta ee ay dawladdu hormuudka ka tahay,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu. Ra’iisal Wasaaraha ayaa Golaha Amaanka ee QM uga mahad-celiyay doorkooda suuban ee ay ku taageerayaan nabadaynta dalka iyo sida ay go’aanka cad uga qaateen cid kasta oo caqabad ku ah xasilinta dalka. “Waxaan Golaha Amaanka uga mahad naqayaa mawqifka cad ee ay nagala qaateen kuwa caqabada ku ah dib-u heshiisiinta iyo nabadeynta dalka, gaar ahaan masiirka gobolada Jubbooyinka,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha oo intaas ku daray in xalka Jubooyinka iyo dalka intiisa kalaba uusan ku jirin qori caaradiis ee xalku ku jiro wada xaajood iyo in la helo isku tanaasul bulshada dhexdeedaa. DHAMAAD
  7. Kullan ballaaran oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay soo qaban qaabiyeen Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu taageerayay shirka ka furmaya Muqdisho ee loo lagaga tashanayo aayaha arrimaha Jubooyinka, laguna soo bandhigayay xaaladaha dhabta ah ee ka jira gobollada Jubooyinka. Waxaa kasoo qeybgalay in ka badan15 safaaradood iyo ururo caalami ah oo ay ku jiraan Midowga Yurub, Midowga Africa, Qaramada Midoobay iyo qeybaha kala duwan ee Soomaalida, kuwaas oo si weyn u taageeray dadaalka xildhibaanada ee ku aadan taageerada shirka arrimaha Jubooyinka ee Muqdisho ka furmi doona iyo hergelinta dastuurka dalka u degsan. Mudanayaasha kulankan soo abaabulay ayaa waxay ka mid ah Maxamuud Guure, C/raxmaan Xoosh Jibriil, C/laahi Goodax Barre ,C/laahi Jaamac iyo gudoomiyaha guddiga difaaca baarlamaanka Xuseen Carab Ciise. C/raxaan Xoosh oo ka mid ahaa xildhibaanadii dowlada ay u dirtay Kismaayo si xal looga gaaro muranka ka jira Jubbooyinka, ayaa sheegay in nidaamkii loo maray dhisida maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe uusan ahayn mid sharci ah maadama aysan ku lug lahayn dowlada dhexe, waxaa uu taa badalkeeda qeexay in wadani Soomaaliyeed uu yahay Axmed Madoobe. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga ahna gudoomiyaha Guddiga difaaca Baralamaanka Xuseen Carab Ciise oo ka jawaabayay su'aalo ay weydiiyeen qaar ka mid diplpmaasiyiintii kasoo qeyb galay kulanka ayaa sheegay in dowlada aysan marnaba caqabad ku ahayn hormarka dadka deegaanka, balse la doonayo in qaab waafaqsan sharciga loo maro dhisida mamulada,si khilaaf iyo dagaal qabiileed looga fogaado. Mudanayaasha shirkan soo abaabulay ayaa waxay ka mid ahaayeen Xildhibaano Dowladda u dirtay Kismaayo si xal looga gaaro arrimaha muranka badan dhaliyay ee u dhaxeeya Dowladda iyo Maamulka Axmad Madoobe.
  8. why are they insisting cambuulo and oba are the same yaa? obviously not
  9. The new United Nations envoy for Somalia arrived today in Somaliland, which he said has remained "an island of relative peace and stability" and could provide lessons for peace consolidation throughout the wider region. "We are... here to learn and to support initiatives that will lead to sustainable peace, stability and prosperity in Somalia and beyond," said Nicholas Kay, head of the new UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) as he arrived in Hargeisa, Somaliland this morning. In his first visit to the region since assuming his duties as head of the Mission on 3 June, he met with President Ahmed Mahamed Mohamud (Silaanyo) and officials of the Somaliland Administration. He was received by Dr. Mohamed Abdillahi Omar, Minister of Foreign Affairs and International Relations, who accompanied Mr. Kay to the mass graves in Hargeisa, in commemoration of the worst human rights violations of the Siyad Barre regime, which occurred between 1984 and 1988. On his arrival, he said: "I have come to Hargeisa early in my new assignment in order to make it clear to the authorities and people of Somaliland that the United Nations supports their aspirations for peace and prosperity." "Somaliland has remained an island of relative peace and stability in an insecure region and we believe that there are lessons that can be learned here about stabilizing the whole region," he continued, noting Somaliland's efforts to strengthen democratic institutions and to entrench democracy through holding periodic elections. "We are also aware of the challenges that Somaliland faces in institutionalizing a formal system of justice alongside the traditional one and we look forward to working together to reinforce the rule of law," Mr. Kay said, stressing that the Mission stood ready to support constructive engagement between Somalia and Somaliland. Noting that this was the first of many visits to Somaliland and that he intends to have a close and fruitful relationship with its people and authorities of the region, he said the UNSOM office in Hargeisa will be proactively engaging the administration and civil society to explore areas of further cooperation. The mandate of UNSOM is to support the building of national capacity, peacebuilding, with a focus on good governance, security sector reform, rule of law, human rights, providing "good offices" for mediation and political reconciliation and coordination of international assistance. Meanwhile, the Security Council was briefed this afternoon by Assistant Secretary-General Tayé-Brooke Zerihoun on the situation in the Juba regions of Somalia. Following those closed door talks, Mark Lyall Grant of the United Kingdom, which holds the Council's presidency for the month, read out a statement expressing Council members' concern at the deterioration in the security situation in the Juba regions, particularly in Kismayo, and at the resulting impact on the civilian population and the humanitarian situation. "The Members of the Security Council called on all parties to refrain from any action which may threaten peace and stability in the Juba regions and to engage with the Federal Government of Somalia in a constructive manner to achieve a peaceful resolution to the current crisis and to alleviate the dire humanitarian situation," he said. Further, Council members underlined their support for the development of an effective federal system of Government, in line with the Provisional Constitution and in respect of the sovereignty and territorial integrity of Somalia, in order to ensure a constructive and sincere partnership between the Somali Government and local and regional administrations. "The members of the Security Council welcomed the commitment of the Federal Government of Somalia to lead reconciliation efforts in the Juba regions with the support of UNSOM, IGAD [intergovernmental Authority on Development] and other appropriate actors," he said, adding that Council members urged that this be taken forward expeditiously. Security Council members underlined the availability of the Special Representative of the Secretary-General to assist the Government of Somalia in peacefully resolving the situation. They also underlined the importance of the issues in the Juba regions not distracting from the urgent need to end the threat posed by Al-Shabaab and bring, security and prosperity to the Somali people, the overwhelming majority of whom are committed to peace through dialogue. "In that context, the members of the Council underscored their support for AMISOM [African Union Mission in Somalia] and reiterated their willingness to take action against those who undermine the peace and reconciliation process in Somalia," the Council president concluded.
  10. nuune;962005 wrote: Daqane, just in case you are missing out Oba, here he is, our own Cambulo & Bun is Oba, so he can still update this thread, enough qarxis for today. Dakada ma Chineese ayaa dhisayo, why Jabuuti is claiming iney wax dhiseyso, I thought their ports are being built by Chineese as well, mise waa iska magac raadis ehehe, let them build their bases in Hiiraan hadey wax taraayiin. They have built their bases in Hiiraan as well as two bases of the SNA in beledweyne do not be ungracious, as for the port I think they simply want to get the ball rolling like the tugboats and lighting system they donated, or maybe they have been sent by dubaiworld the operators of the Djibouti port to talk to their fellow Somalis [meesha intreast aya ugu jiira].
  11. Cambuulo iyo bun;962000 wrote: Good stuff daqane.. Bro do you have some recent photos of Shingaani,cabdicaziis,shibis area? Im hearing its the place to be beryahaan Its being rebuilt and full of hotels and restaurants horta safarkaga maaxa ku daceey?
  12. Cambuulo iyo bun;961998 wrote: 100 K views Y'all daqane lets party eeboow We got to get it to 200 k ileyn daad ba calooshodha shuubmeya maanta ee
  13. 102,483 views mashallah and congrats to the thread starter oba he had foresight in starting this topic.
  14. Cambuulo iyo bun;961965 wrote: halkaasi nacaybka ka wad we thrive on your hate sxb keep it comiing haye deh Lool Cambuulo dont waste your time on cheap troll behavior, dogs may bark but the caravan keeps rolling on indeed.
  15. Alpha Blondy;961939 wrote: THIS PICTURE IS IN HARGEISA. its in an area called Jigjiga-yar, West Hargeisa. the cars belong to Raaxo Taxi Company and they're parked outside Soorsan Restaurant. Daqane, please refrain from posting pictures of Hargeisa, the Capital of Somaliland and presenting them as being of Mogadishu. please check the source of your pictures and ensure at all times that you take extra care when posting them on here. Al. Indeed alpha inaar I appreciate the correction there is nothing I hate more than misguiding pictures being posted up...that info was contained in this article that I did not double check http://www.midnimo.com/2013/06/11/buubur-cusub-oo-dadwaynuhu-ay-raacaan-oo-lagu-soo-kordhiyay-muqdisho/. Again thanks for the correction and I will endevour that it does not happen again.
  16. Nin-Yaaban;961794 wrote: Nuune, how did this SKA people got the contract first? Miyeesan jirin wax baaritaan ah intii hal company 10sano oo Saxiixa la siinin? Mise waa iska musuq maasiqii iyo Laalush nimadii Somalida lagu yaqaan? Hopefully there is a lesson to be learned here and this kinda thing doesn't happen again. It was signed during the sharif era[error] nuff said.