Jamal Hassan

Nomads
  • Content Count

    23
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jamal Hassan

  1. http://www.hiiraan.com/news/2013/Jun/wararka_maanta3-22125.htm
  2. Kulan Dhexmaray Ra'iisul Wasaaraha Australia iyo Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Cabdiweli Gaas (SAWIRRO) Melbourne, June 3 (HOL) - shalayto oo taariikhdu ahayd 2nd June 2013, ayaa waxaa magaalada Melbourne ee dalka Australia kulan ku dhex-maray R/Wasaaraha Australia Julia Gillard iyo R/Wasaarihii hore ee Somalia mudane Prof C/Weli Maxamed Cali Gaas. Kulankaas ayaa Prof C/Weli ka warbixiyey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay dowladihii Soomaaliya ilaa dalka Soomaaliya hadda ka baxay marxaladdii ku meel gaadhka ahaa, una gudbay dowlad rasmi ah. Prof C/Weli waxa uu ku booriyey R/Wasaaraha Australia Julia Gillard in dowlada Australia ay sii wado taageerada ay u fidiso dalka Soomaaliya, taageeradaas oo ku aadan dhinaca horumarinta iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya. Julia Gillard ayaa iyaduna dhankeeda cadeysay inay ku faraxsan tahay booqashada uu Prof C/Weli ku yimid Australia, isla markaana ay Australia diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato dib u dhiska dalka Soomaaliya. R/Wasaarihii hore ee Somalia Prof C/Weli ayaa maalmihii la soo dhaafay booqasho ku joogay dalka Australia, isaga oo la kulmayey qeybaha kala duwan ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan Australia. Ujeedada safarkiisa ayaa ahayd in uu qurba joogta Soomaaliyeed ku dhiiri geliyo in ay ka qeyb-qaataan dib u dhiska dalkii hooyo, isaga oo nuxurka qudbadiisu ahayd in dadka Soomaaliyeed marka hore kaalin buuxda ka galaan dalkan Australia gudihiisa, markaas ka dib ayey caawin karaan Soomaaliya. Soomaalida Australia degan ayaan u kala hadhin soo dhaweynta R/Wasaarihii hore ee Somalia mudane Prof C/Weli Maxamed Cali Gaas oo aad loogu ammaanay hawshii fiicnayd ee uu qabtay intii uu hayey xafiiska.
  3. @SomaliInterior: "My #Kismayo trip was very good and meetings were very fruitful, thanks to Kenyan and Somali Army. #Somalia. #Kismaayo is a beautiful and historic town, 3rd capital of the our nation. It can not ruled by clan militia or non governmental group. #Kismaayo: All parts must be aware of that no clan or an armed group can have the decision of creating admin to a great town like Kismayo."
  4. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u Qaabilsan Soomaaliya This is just embarrassing.
  5. He is the wife of Asha Haji Elmi, he in under her strings and we all know who will be calling the shots. He has no experience nor the type of education required to pull Somalia out of this predicament. A Bachelor degree is carried by 22 year olds. Shirdon is a toothless prime minister and a notorious Narcotic trader. His qualifications did not take him this far his wife did. Farmaajo or Barre would have been a far better choice.
  6. Hopefully Ali isse, Hashi, Abdiweli and other educated people will still be interested in helping there country.
  7. I'm sure most won't even want to work under that type of leadership.
  8. If he's smart he will include Hashi in this cabinet.
  9. Any thoughts on who will fill the top ministries.
  10. Back to square 1 - If this holds any truth. Friendship should not come before these types of matters. This president is already losing.
  11. Both men are front-runners for the position- However, Abdi with a minor advantage due to close ties with one of the President Hassan's closest aids. He seems to have a stronger lobby behind him, including the Speaker and his constituent riding.
  12. He is from Gedo region, business guy based in Nairobi.
  13. Inside source is telling me it is between Abdi Hashi and Saacid.
  14. Maxaa ka Taqaanaa Guud Ahaan Shaqsiyaadka Codsaday Qabashada Xilka Raysal Wasaaraha Soomaaliya (Akhriso Magacyada) Comments (70) | Write Comment Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Muqdisho (RBC) Iyadoo haatan madaxweynaha Soomaaliya laga sugayo in uu soo magacaabo Raysal wasaare ayaa hadana waxaa jira dad badan oo magacyadooda u gudbiyay Xafiiska Raysal wasaaraha kuwaasi oo doonaya in loo magacaabo xilkaan. Dadka magacyadooda gudbiyay ayaa waxaa ku jira Aqoonyahano iyo siyaasiyiin si aad ah looga yaqaano badan kuwaasi oo haatan intooda badan ku sugan magaalada Muqdisho. Dr C/qaadir cabdi xaashi oo ah nin aqoonyahan ah horayna usoo ahaa wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Xiriirka Caalamigaee puntland kana mid ah xildhibanada baarlamaanka cusub ee dhawaan yeeshay dalka soomaaliya ayaa hada kamid ah raga ugu cad cad ee utaagan jagada Ra’isulwasaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Dr Xaashi oo ah nin aqoon sare leh isla markaana ladhihi karo shaqsiyad adag oo soomaaliya uhogaamin karta dhanka wanaagsan iyo hor’umarka umada Soomaaliyeed tiigsanayaan. Dr Xaashi oo guulo badan kasoo hoyiyay dhisayna siyaasada iskaashiga iyo arimhaa dibada ee puntland 3dii sano ee ugu danbeeyay ee uu xilkaas hayay ayaa ah nin khibrad dheeri ah uleh arimaha amaba siyaasada caalamka. Cali Khaliif Galayr: wuxuu ugu horeeyaa dadka gudbiyay CV-gooda oo doonaya in xilkaan loo magacaabo, waxaana mudooyinkii ugu danbeeyay uu ka mid ahaa siyaasigaan dadka ku dhow dhow madaxweynaha cusub ee dalka. Mr. Galayr wuxuu si wayn uu kaga qaybqaatay ololihii lagu kicinayay xildhibaanada si ay u taageeraan Xasan Sheekh Maxamuud xiligii tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Maxamed Cabdullahi Farmaajo: Waxa uu ka dadka xilkaan u otdaya inay helaan sababtoo ah maalmihii ugu danbeeyay wuxuu madaxweynaha la lahaa kulamo joogto ah. Waxaana culeyska dhankiisa ku wehlinaya odayaasha beeshiisa halka dadka kalana ay qabaan inuu horey u soo maray tijaabo xilligii uu ahaa raysulwasaaraha dalka sidaa darteedna uu leeyahay khibrad shaqo. Cali Cabdi Awaare: Wuxuu horey wasiirnimo uga soo qabtay maamulka Puntland inkastoo CV-ga uu wato aysan ku jirin shahaadooyinka sare ee dadka kale ay ku soo lifaaqeen codsiyadooda. Cali ayaa dhowaan wuxuu soo gaaray magaalada Muqdisho, wuxuuna haatan dadaal ugu jiraa in xilkaan loo magacaabo. Awaare waa ninka ugu cad cad siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanada Puntland, inkastoo haatan ay jiraan dad badan oo kale oo ka soo jeeda deegaanadaasi oo xilkaan u sharaxan. Maxamuud Axmed Sh. Cali Buraale “Dr Doodisho”: Tuhun badan baa markii hore laga qabay in Dr Doodishe la magacaabo, hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in xubnaha kooxda “Dam Jadiid ee ku wareegsan madaxweynaha ay soo jeediyeen inaan Doodishe loo magacaabi karin xilka maadaama laftiisa uu isla kooxda ka mid yahay si dadweynaha loogu muujiyo in xukunka uusan ahayn mid kooxda “Dam Jadiid” ku kooban. Maxamed Barre: Waa sarkaal mudo dheer u shaqeynayey hay’adda UNDP. Beryahan wuxuu kulamo la lahaa madaxweynaha cusub isagoo waraaqihiisa codsiga ahna gudbistay. Sidoo kale waxaa jira Siyaasiyiin kale oo iyana magacyadoona sii gudbiyay xi xilkaan loogu magacaabo, waxaana dadkaasi qaarkood ay yihiin kuwo doonaya in ay haatan ku soo biiraan siyaasada dalka isla markaana doonaya in ay jagooyin kale ka raadsadaan dowlada si ay taasi ay helaana isku sii sharaxa xilkaan. waxaana ka mid ah xubnaha kale;- 1- Cabdi Waaxid Cilmi Goonjeex 2- Axmed Ismacil Samatar 3- Maslax Maxaed Siyad Barre 4- Bashiir Nuur Looyaan Bidaar 5- Saciid Cali Muuse 6- Caasho Axmed Cabdalla 7- C/laahi Sheekh Ismacil Tima Cadde 8- C/risaaq Jurille 9- Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac 10- Ismaacill Maxamuud Hurre Buubaa 11- Maxamed Barre 12- Siciid Faarax Garaad Talooyinka faraha badan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa haatan laga sugayaa in uu ku dhowaaqo cida noqonaysa Raysal wasaaraha dalka xili ay jiraan warar sheegaya in maanta ay dhici karto in la shaaciyo Raysal wasaaraha Soomaaliya. Sida ay Raxanreeb ka ogaatay madaxtooyada, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka fekeraya labo waxyaabood oo sal u ah raysul wasaaraha cusub shakhsiga noqonaya kuwaasi oo kala ah inuu la helo shakhsi khibrad shaqo leh oo wax ka yaqaana shaqada xafiis dawladeed oo heerkiisu sareeyo, arintan waxay muhim u tahay dawlada maadaama madaxweynaha laftiisa uu yahay nin ku cusub xafiis siyaasadeed oo heerkiisu sareeyo sidaa awgeed waa inuu jiraa shakhsi kale oo waayo aragnimo fiican u leh maamulka dawladnimo. Arinta kale waxay tahay habka wada shaqeynta madaxweynaha cusub iyo ninka uu raysul wasaaraha ka dhigan doono, waayo dawladihii dalka soo maray waxaa hareeyay khilaafaadka madaxda sare, waana taas sababta la taliyaasha madaxweynaha had iyo jeer uga fekeraan sidii loo heli lahaa “shakhsi caano madaadshe ah” oo xafiiska sare loo xulan karo.
  15. @Yunis, your source and this relative you speak of perhaps isn't as important as they may seem! Hashi will be the next PM. I'll bet you on that!