Jabhad

Nomads
  • Content Count

    1,351
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jabhad

  1. ^Very good article you sharing with us mr Duke. Keep 'em coming...
  2. Today. during his presidence.
  3. ^Who is going forward??Maybe you should start giving the the Ethios very good and memorable last-time milk-shake to say good bye. Fighting in Mogadishu has caused thousands of residents to flee [EPA]
  4. Ciidamada Uganda ayaa markii hore lagu keenay dalka Soomaaliya in marka ay soo dhameystirmaan ay Ciidamada Itoobiya si dhaqsi leh uga bixin doonaan gudaha dalka Soomaaliya, hase yeeshee arintaasi ilaa iyo hadda Ciidamada Itoobiya waxaa lagu waramayaa in ay ka lug jiidayaan. “Ciidamada Itoobiya ayaa carqalad ku ah dadaalada nabadda ah ee ka socda Magaalada Muqdisho” ayaa laga soo xigtey sarkaal u hadlay Ciidamada Uganda oo sheegay in Ciidamada Uganda ay dib isaga laaban doonaan dalkoodii haddii aysan Ciidamada Itoobiya ka bixin Soomaaliya. Goobihii ay Ciidmada Uganda la wareegay ayaa waxaa ka jira xasilooni, waxayna Saraakiisah Ciidamada Uganda ay sheegeen in ay dhexdhexaad ka yihiin dagaalada ka socda Muqdisho. Wararka ka imaanaya dalka Uganda waxay sheegayaan in dadka reer Uganda ay aad uga walwalsan yihiin ciidamadooda jooga Muqdisho. Haweenay ayaa ku catowday “Aaway ciidamadii kale ee Midowga Afrika ka imaanayey, ma ciidamadeena ayaa la shirqoolay”, iyadoo inta badan shacabka reer Uganda ay qabaan fikirka ay qabto Haweeneydaasi. Ciidamada Uganda Lama Geyn Doono Meelo Ka Baxsan Magaalada Muqdisho Ciidamada Uganda ee jooga Muqdisho lama geyn doono meelo ka baxsan magaalada Muqdisho, sidaas waxaa tiri Wasiira-Dawladeedka Difaaca Ugandha, Ruth Nankabirwa. "Si xeel dheer ayaan ula soconaa dagaalka ka socda Soomaaliya, waxaana ku baraarugsanahay tiro ahaan in aan yar nahay. Nolosha askartayada kuma biimayn doono meel ka baxsan Muqdisho." ayey tiri Ruth Nankabirwa. [Akhri: UPDF to stay in Mogadishu]. http://www.somalitalk.com/2007/mar/23mar0107.html
  5. Awoowe warkuba wa intee! The tragedy in Benadir region has little to do with PLers. Anyone who implies otherwise is onto something. If you something I don't know plz educate me. Mogadishu, a city of 2+ million has seen many tragedies more than any other part in former Somalia. The causes are many and will require a new thread of its own. But to claim Waqooyi Bari has nothing to do todays tragedy in Xamar is as fake as saying Ethiopia has no fighting force in Somalia. The fact remains other than the Ethio-American[anti-Islam alliance], Waqooyi Bari is the only region in Somalia that fully supported Yeeys adventure and the Ethiopian Mbagathi project blindly. A project that is responsible in todays Mogadishu tragedy. Waqooyi Bari embraced Abdulahi-Axmaar with human and material support and that should not be denied.
  6. In 40 out of 100 Somalis have Ethiopians Passports with residentiall Visas stamped here in Middle East Diasporta after cetain guys who dont value law and order forge and uset the Green passport as Toilet tissues. Here in the west, majority of Ethiopian refugees[non Somali] have fake Somali passports and claim to be Somalis hoping to be accepted as refugees. Simply people will do anything to escape poverty, insecurity and dictatorial regimes in their countries. Think of another stunt to lure us to become Habasho *********** like you. [ March 23, 2007, 01:24 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  7. ^So you know every calooshiis ushaqeeyse and every clan they belong..Extreme sick clanist like you is a ******** among us and needs to be eradicated. Maybe you should become the a citizen of Ethiopia and be one of Meles's *********. [ March 23, 2007, 01:22 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. ^You and your Ethiopian masters bring death to Xamar after 6 months of peace and prosperity and now you are crying for Xabasho rats killed. what a hypocrite.
  9. Ciidammo Itoobiyan ah oo fara badan oo ku soo wajahan Maanta Muqdisho kana soo ambabaxay xalay Baydhabo Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu Wararka aan helayno ayaa waxay sheegayaan in ciidammo aad u xoog badan oo Itoobiyaan ah ah ayaa waxay xalay ka soo gudbeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose, waxaana ciidammadaan oo watay hub aad u fara badan u soo gudbeen Muqdisho. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan ay wateen taangiyo fara badan sidoo kalena waxay wateen hubka madafiicda goobta oo ay jiidayaan gawaarida ciidammada, iyagoo u soo gubay xalay Muqdisho. Ciidammadaan ayaa qayb ka noqon doonaan ciidammada ka shaqeynaya xasilinta Magaalada Muqdisho iyadoo lagu wado in ay iyagu xasiliyaan Muqdisho oo ay dagaallo shalay ka dhaceen, ciidammada Dowladduna ka adkaan waayeen kooxihii weeraray goobahooda. muslimamuslimamuslimamuslima Ciidammo intaan le’eg oo Itoobiyaanka ah ayaa waxaa la sheegay inay yihiin tiradii ugu badnayd ee xamar loo soo gudbiyo muddo ka badan 2-bilood oo ay dowladda Soomaaliya ka wareegtay gacan ku haynta dalka Soomaaliya oo dhan, kaddib dagaallo ay la galeen Maxkamadihii Midoobay Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:002521-5573321
  10. Dowladda ayaa waxay sheegtay inay ku sugayso ammaanka Muqdisho ciidammo Ethiopian ah sida warar ku dhow Dowladda ay sheegayaan, waxaana wararkaan ay intaas ku darayaan in ciidammada dowladda aysan ahayn kuwo ku guulaysan kara inay sugaan ammaanka Muqdisho. Waa markii ugu horreysay oo ciidammo intaan le’eg oo Ethiopian ah ay u soo gudbaan Muqdisho kaddib markii ay dalka soo galeen muddo hadda laga joogo 3-bilood, markaasoo ay ka saareen dalka oo dhan Maxkamadihii Midoobay. Wararka ayaa waxay dhanka kale sheegayaan in ciidammadaan ay doonayaan inay koontaroollo ka sameystaan Muqdisho si ay u sugaan ammaanka Muqdisho oo ahaa mid aan cago badan ku fadhin kaddib markii Maxkamadaha laga saaray dalka oo dhan.
  11. AFGOOYE: Ciidammo Ethiopian ah oo aad u fara badan oo ka soo gudbay xalay Degmada Afgooye una soo jahaystay Muqdisho Posted to the Web Mar 22, 07:12 Afgooye (PP) – Ciidammo aad u xoog badan oo Ethiopian ah ayaa waxay xalay ka soo gudbeen degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose, waxaana ciidammadaan oo watay hub aad u fara badan u soo gudbeen Muqdisho. Ilo wareedyo ku sugan Afgooye oo aan saakay xiriir la semaynay ayaa waxay inoo caddeeyeen in ciidammadaan ay wateen hub aad u fara badan oo la sheegay in qaarkood ay ahaayeen kuwa la jiidayay. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan ay wateen taangiyo fara badan, sidoo kalena waxay wateen hubka madafiicda goobta oo ay jiidayaan gawaarida ciidammada ee URAL-ka loo yaqaan, waxaana la sheegay inay u soo gudbeen Muqdisho. Ciidammadaan ayaa waxaa la sheegay inay qayb ka noqon doonaan ciidammada Ethiopia ee ku sugan Muqdisho kuwaasoo la sheegay inay dhawaan ka billaabayaan caasimadda Muqdisho inay sugaan ammaankeeda. Dowladda ayaa waxay sheegtay inay ku sugayso ammaanka Muqdisho ciidammo Ethiopian ah sida warar ku dhow Dowladda ay sheegayaan, waxaana wararkaan ay intaas ku darayaan in ciidammada dowladda aysan ahayn kuwo ku guulaysan kara inay sugaan ammaanka Muqdisho. Waa markii ugu horreysay oo ciidammo intaan le’eg oo Ethiopian ah ay u soo gudbaan Muqdisho kaddib markii ay dalka soo galeen muddo hadda laga joogo 3-bilood, markaasoo ay ka saareen dalka oo dhan Maxkamadihii Midoobay. Wararka ayaa waxay dhanka kale sheegayaan in ciidammadaan ay doonayaan inay koontaroollo ka sameystaan Muqdisho si ay u sugaan ammaanka Muqdisho oo ahaa mid aan cago badan ku fadhin kaddib markii Maxkamadaha laga saaray dalka oo dhan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
  12. Alas you actually belive these sites. Taliba, you should get your news source from websites run by Amxaaro orphans such as iidamaale, carmooyinka, allpuntland etc...
  13. MUQDISHO: Wasiirka Arrimaha Gudaha, Duqa Magaalada Muqdisho & xubno kale oo laga cabsi qabo inay is casilaan Posted to the Web Mar 21, 08:10 Muqdisho (PP) – Warar laga helayo ilo wareedyo ku dhow dowlada ayaa waxay sheegayaan in Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacm0-dheere), Duqa Magaalada Muqdisho Cadde Gaaboow Iyo Xasan Cabdulle Qalaad oo ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ay wadaan qorshayaal ku aaddan sidii ay warqado casilaad ah ugu gudbin lahaa Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisul wasaare Geeddi oo labaduba ku sugan Muqdisho. Warkaan ayaa wuxuu sheegaya in arritaan ay ka dhalatay kadib markii saddexdaan mas’uul la sheegay in loo diiday shalay gallinkii dambe inay galaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo uu shir uga socday Saddex mas’uul ee ugu sarreysa Dowladda. Xubnahaan ayaa waxaa la sheegay in albaabka hore ee Madaxtooyada uu ka horistaagay inay galaan sarkaal ka tirsan ciidammada Dowladda oo lagu magacaabo Dhiig-sokeeye sida wararku sheegayaan. Sarkaalkaan iyo mas’uuliyiintaan ayaa waxaa la sheegay inay dhex martay dood aad u kulul, taasoo sababtay inay markii dambe mas’uuliyiintaan ka tagaan xarunta Madaxtooyada ayna taleefoon ugu sheegaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha qaabka loola dhaqmay. Ma jiraan wax istiqaalad ah oo ay illaa iyo hadda gudbiyeen xubnahaan, sidoo kalena ma jiraan war ka soo baxay oo sheegaya inay istiqaalada iska gudbinayaan oo aan ka ahayn wararka laga helayo xubno ka tirsan dowladda oo diiday in magacyadooda la xuso. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacm0-dheere) ayaa madaxa xubno ka tirsan dowladda oo loo xilsaaray ammaanka Magaalada Muqdisho sidii ay u sugi lahaayeen, lamana garanayo haddii uu iscasilo cidda hoggaanka u noqon doonta sugidda Ammaanka Muqdisho oo uu isagu madaxda ka ahaa. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
  14. Baafin. Abdulahi-Axmaar. http://kismaayonews.com/newsdetails.php?subaction=showfull&id=1174510130&archive=&start_from=&ucat=1&
  15. Buubaa oo baaqashada safarkiisa Saudi Arabia si caro leh ugu eedeeyay Dowlada KMG Somalia. Wasiirka arrimaha dibada ee Impagati (Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ) hadhwanaag 2007-03-21 (Hadhwanaagnews) Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ee Dowlada KMG Somalia Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa sheegay in Dowlada ay mas'uul ka aheyd diyaarad shalay lagu waday inuu kaga safro Baydhaba oo ka baaqatay. Buubaa oo wareysi siiyay Idaacada Simba ayaa sheegay in baaqashadiisa ay ugu wacneed maamul xumo isagoo sheegay in diyaarada lacag la siiyay isla markaana ay iska dhaqaaqday xili uu ku dhawaa oo doonayay inuu raaco. Buubaa ayaa ku gacan seeray in arinta ay aheyd mid qorsheysan laakin waxuu sheegay in mas'uuliyada baaqashadiisa ay iska laheyd Dowlada KMG Somalia. Wasiirka arrimaha dibada Dowlada KMG Somalia ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay saraakiil Ethiopiana h oo jooga Garoonka diyaaradaha Baydhaba inay ka dambeeyeen qorshahii loogu joojiyay inuu diyaarado raaco. Buubaa waxuu sheegay in safarkiisa uu ku wajahnaa dalka Saudi Arabia halkaasina uu kaga qeyb gali lahaa kulan dalalka carabta wasiiradooda arrimaha dibada ay iskugu imaanayaan. Buuba oo ka gabsaday in lahadal hayo in uu rabo ama doonayo in uu iscasilo. Simbanews
  16. ^Whats wrong with you atheer..Cut the BS. This is few ********** and their Xabasho masters agains Majority of Somalida xalaasha ah.
  17. ^Whats wrong with you atheer..Cut the BS. This is few ********** and their Xabasho masters against Majority of Somalida xalaasha ah.
  18. ^Somali fighters enter the famous Xabasho hiding place in Xamar. Xabada oo haatan ka socota gudaha xarunta gaashaandhiga iyadoo xeradii Oodweyne-na ay la wareegeen xoogaga ka soo horjeeda dowlada. Muqdisho ,Arbaco ,Marso ,21, 2007, Waagacusub Online Waxaa haatan si aad ah u sii kululaanaya dagaalkii bilaawday aroornimadii saaka iyadoo marba marka ka danbeysana ay iska soo daba dhacayaan wararka, ayaa haatan waxaa la soo sheegayaa in ciidamadii dowlada KMG ahaa ee kaashanayay kuwa itoobiyaanka laga saaray xerada oodweyne oo ay saaka soo degeen. Dhawaqa rasaasta iyo madaafiic cul culus ayaa haatan laga maqlayaa furinta hore ee dagaalka iyadoo dagaalkana uu yahay mid fool ka fool ah. Dagaalkan oo saaka aroornimadii ka bilaawday wasaaradii gashaandhiga iyo waliba Shiirkole ayaa yimid kadib markii Saaka ay halkaa soo gaareen ciidamo ka socda Dowlada KMG ah oo ka soo tagay saldhig galbeed. Waxaa saacado yar ka dib ciidankaas lagula dheelmaday rasaas xoogan iyadoo haatana la soo sheegayo in laga saaray halkaa ayna hada ku sugan yihiin xoogagii ka soo horjeeday dowlada. Xabada ayaa haatan ka soconaysa gudaha wasaarada gaashaandhiga iyadoo farahana la iskula tagay. Dagaalka ayaa haatan ka soconaya
  19. ^Another************** mourn Xabasho death. Xoogaga Shabaabka iyo dadweynaha Muqdisho oo kulaalaya Wasaaradda Gaashandhigga kadib markii Ciidamadda Itoobiyaanka laga qabsaday inta badan degaankaas. Muqdisho ,Arbaco ,Marso ,21, 2007, Waagacusub Online Xoogaga Shabaabka iyo qaar ka tirsan dadweynaha Muqdisho oo aad u hubeysan ayaa kulaalaya Wasaaradda Gaashaandhigga oo ay ku aruureen Ciidamadda Itoobiyaanka oo rasaas xoogan ka soo furaya. Dagaalka u dhaxeeya labada gaashaanbuur ee iska soo horjeeda ayaa biloowday salaadii subax ee xalay ,wuxuuna haatan u muuqdaa mid ay ku gacan sareeyaan dadka degaanka iyo Xoogaga Shabaabka oo iskaashanaya,iyadoo wadada dheer ee jidka Warshadaha la jiidjiidiyo markii ugu horeeysay Meydadka Ciidamo Itoobiyaana. Inkastoo dagaalka ka soconaya Ex Wasaaradii Gaashaandhigga lagu riiqmay hadana,waxaa la sheegayaa in Ciidamo aad u hubaysan oo ku libisan dareeys aan hore loo arag oo tuutaa ay ka soo galeen dhinaca Oodweyne kuwaas oo dhegta dhiiga u diray Ciidamadii dowladda ee ku sugnaa degaanadaas,iyadoo la soo warinayo inay u baxsadeen dhinaca Dayniile. Somali fara badan ayaa ku dhimatay dagaalka,walina wuxuu u soconayaa si xoowli ah sida uu ku soo waramayo Wariye Cabdi Risaq Black oo degan duleedka dambe ee Wasaaradda Gaashaandhigga,waloow nasiib daro Wariyaha uu Isbitaal ula cararay Aaabahii oo ay xabad wiiftaa kula dhacday gurigiisa. Dariiqyada dhaadheer ee jidka Warshadaha waa qof iyo qori waxaana Baasuukeyaal iyo BKM-yo la taagan kooxo wajigga u xiran yahay oo laga arkayo labada indhood. Ciidamadda Itoobiyaanka ee rasaasta ka soo tuuraya Gaashaandhigga wali gurmad kama aysan helin dhinaca Madaxtooyadda iyo Garoonka,waxaana taas sabab looga dhigayaa wadooyinka Magaaladda oo inta badan ay dadweyne hubaysan xireen. Kooxaha Shabaabka oo dagaalka socda u arko fursad dahabiya ayaa hoobiyaal aan kala go lahayn ku tuuraya dabaqa Gaashaandhigga ee ay ku jiraan Itoobiyaanka halka ay mararka qaarna u weecinayaan dhinaca Madaxtooyadda. Muqdisho waxaa jooga sedexda Mas'uul ee ugu sareeysa dowlada kuwaas oo isugu aruuray dhismaha wayn ee Nabadsugidda kuna dhegan Gurigga Maama Khadiijo halkaas oo la sheegay inay tahay shub aan madaafiicda Karin. Xeeldheerayaasha ayaa tilmaamaya inay dhici kareeyso duqeeymo dhinaca cirkaa,hadaba Warbixino iyo sawiro la xiriira sida ay wax u dhacayaan goor dhaw ayaad naga sugaysaan inshaa allaah
  20. More death and destruction in Xamar from Xabasho and their waxmagarato slaves after 7 months of peace and prosperity.
  21. Heavy fighting erupts in Somalia Somali soldiers patrolling Mogadishu's streets Attacks against government forces are increasing Heavy fighting has broken out in the Somali capital, Mogadishu, between government forces backed by Ethiopian troops and armed insurgents. A BBC correspondent says seven people were killed in the battle, the heaviest since the Islamists fell last year. There are reports that angry crowds dragged dead soldiers' bodies through the streets and set them on fire. Some 1,200 African Union troops were deployed to Mogadishu this month to try to bring stability to the city. Dozens have been killed during insurgent attacks in Mogadishu in the past two and a half months, which the government blames on remnants of the Union of Islamic Courts (UIC). Ethiopian troops, who have been in the city since December supporting Somali forces loyal to the transitional government, have been gradually handing over responsibilities to the AU force. Signal The BBC's Mohammed Olad Hassan in Mogadishu says armed masked men confronted the government and Ethiopian forces on patrol. Photographs of the incident show people gathered around the body of a soldier killed during the fighting. Other pictures posted on the Shabelle Media Network's website appear to show the bodies of two soldiers being dragged through the streets. Shabelle reports that one was a Somalia government soldier, the other an Ethiopian fighter. Shabelle reports that one was a Somalia government soldier, the other an Ethiopian fighter. Correspondents say the scenes evoke memories of events in 1993 when the bodies of US soldiers were dragged through the streets of Mogadishu by militiamen. Somalia enjoyed a six-month lull in the insecurity that had dogged the country for the past 16 years when the UIC took power last year. But insecurity has returned to the city and the UN estimates some 40,000 people have fled from Mogadishu since February. Our correspondent says there has been a dramatic escalation in attacks against government targets in recent weeks. It comes at a time when the government says it plans to hold a national reconciliation conference in Mogadishu in April. Insurgents may want to signal that the city is not safe to hold the meeting, he says.
  22. Very shocking pictures. This could be the work of faithless ************ and their Amxaaro masters to inflame the situation in Mogadishu, a city of 2.5 million people. Allahs plan will IA reign supreme against the The Ethio-Americans plans for Somalia.
  23. ^Big mouth Jeele waala aamusiya these days thanks to Gumeeysi diids. Amxaaro orphans/waxmagarato waaloo yaabaa.
  24. ^One Amxaaro orphan's longing for approval..The simplest wedding in TO attracts more crowds compare to the welcome party held for the fake Mbagathi ambassador. Pointing out the few Buubaa's in the crowd will not help the Ethiopian project succeed in Somalia. Of those 100,000 Somalis in GTA, 50,000 live in TO and the fake ambassador is lecturing his own close relatives and some delusional Yeey supporters. Thanks to his and many others Hiiraan today is a solid TFG region, and he has done a marvelous job as the Ethiopian & AU ambassador for the Somali republic. Amxaaro orphans should stop lying. Majority people of Hiiraan support independent and free Somalia and not the enemy that bombed their cities. I know that for a fact.