Jabhad

Nomads
  • Content Count

    1,351
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jabhad

  1. Idaacadaha shabelle, Hornafrik iyo IQK oo dib howl-galay. Dhageyso Warka Saacadda Idaacadaha shabelle, Hornafrik iyo IQK oo muddo 4 maalmood ah xirnaa ka dib wareegto ka soo baxday dowladda KMG ah ayaa maanta dib u bilaabay howlahooda warbaahin 10,June,07
  2. ^ Now that you are done with your emotional outburst against Arabs, do you have time to explain were in the article does it say the meeting is an Arab meeting mise af-Soomaliga ayaadan aqrin aqoon? Inta u dhexaysay 7-8 Juun waxaa shir ku yeeshay magaalada Dooxa ee dalka Qadar xubno ka kala socda Maxakmadaha Islaamiga ah, Barlamaanka xorta ah iyo aqoonyahano Soomaaliyeed oo gudaha iyo debedda Soomaaliya ka kala yimid.
  3. Daar, Adan Abd Allah Utman Born: 1908 AD Currently alive, at 99 years of age. Nationality: Somali Categories: Politician Daar, Adan Abd Allah Utman 1908 - Aden Abdullah Osman Daar was born at Beledweyne, Hiiraan Region. 1944 - He joined the Somali Youth Club. 1946 - Became a member of the party's steering board and was appointed Secretary of the Belet Weyne section of the party. 1951 - Regional Council of Mudug designated him for the Territorial Council on which he served as the representative of the S.Y.L. 1953 - Appointed Vice-President of the Territorial Council. 1954-1956 - He became the President of the Somali Youth League. 1958-1960 - Re-elected President of the Somali Youth League. 1960-1967 - Elected as the 1st president of Somalia. - On 1st of July, he proclaimed the Independence of the Somali Republic. 1967 - In the presidential elections he was beaten by Abdirashid Ali Shermarke. - His term as president ended on 10th of June.
  4. Allaha unaxariisto marxuumka. Samir iyo iimaan allaha kasiiyo eheladiisoo dhan.
  5. Another great video. First Somali assembly after the independence.
  6. Allaha unaxariisto our 1st president. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6735769.stm First president of Somalia dies Aden Abdulle Osman Mr Osman was a well-respected elder statesman Somalia's first president, Aden Abdulle Osman, has died aged 99 in a Kenyan hospital where he had been in a coma. Aden Abdulle Osman Mr Osman was a well-respected elder statesman He was also the first African leader to voluntarily relinquish his post after he lost the 1967 presidential election - Somalia's last democratic poll. Siad Barre seized power two years later and since he was ousted in 1991 rival warlords have fought for control. Mr Osman was a well-respected leader and emerged as an elder statesman in attempts to establish lasting peace. His family says he was very unhappy with the current crisis and his dream was to see Somalia attain peace and stability. Mr Osman rose to prominence as a nationalist politician in the 1950s. He was elected head of state when the former British and Italian Somali colonies joined to form the Republic of Somalia in 1960. Some Somali leaders have remembered him as a simple, down-to-earth person.
  7. Jabhad

    Mungiki???

    In pictures: Mungiki crackdown. Mathare slum looks more scary place than the last time I toured its narrow streets sxb. Here are more pictures on the crackdown of Mungiki sect founded by the largest tribe in Kenya, the Kikuyu. http://news.bbc.co.uk/2/hi/in_pictures/6731511.stm
  8. Abwaan there is no doubt that the market needs to be developed but how practical is that at this moment? Sheekadaadu ma waxay la mid tahay haddii ay rooti waayeen maa doolshe cunaan? Emperor ^Sxb Gekko has a point, I see nothing is wrong with changing or rebuilding the place, look beyond your prejudice thats not a bad proposal at all, perhaps you may question the technicality or feasibility but by Saying NO is just making a fool of yourself... Atheer, read what the gentelman wrote before you enter a retarded response. Abwaan had brillianly responded to the question about the Bakaaro market.
  9. Suuqaan baas e Bakaaraha la dhaho gabi ahaanba in la xiro ayaan qabaa. Meel xun oo 4 x 5 mitir ah ayaa dadkaan qaar waxay kaaga dhigayaan New York Stock Exchange lol. I would close the place down for public health reasons. Its time SOL introduce a minimum age requirement.
  10. Its a sand storm just like snow storm in Canada. The locals must have ways to protect themselves during the storm. This picture shows the main entrance of the airport. It must be big to serve a city of 5 million and its visitors.
  11. Khartoum's new skyline Sand storm over Khartoum.
  12. Mr. Caano Geel, you mean Khartoum the city or its airport? With a population of about 5 million people, Khartoum can easily compete with well known mega cities of the world. And the new found oil wealth will certainly make it one of the best modern cities in Africa. Read what Western media has to say about the New Khartoum. Very interesting articles with images of happy people and their new found wealth. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6573527.stm http://www.nytimes.com/2006/10/24/world/africa/24sudan.html?ex=1319342400&en=9fa37c1bffd09db2&ei=5088&partner=rssnyt&emc=rss%20%20%3Chttp://www.nytimes.com/2006/10/24/world/africa/ 24sudan.html?ex=1319342400&en=9fa37c1bffd09db2&ei=5088&partner=rssnyt&emc=rss%3E http://www.iht.com/articles/2006/10/23/africa/web.1024sudan.php
  13. Very good analysis yaa Juje. Its not a secret sxb, Geedi is the favourite wife here.
  14. 4 year old Imam from Egypty. http://www.youtube.com/watch?v=U-ipJ6gDsy0&mode=related&search= You can also watch 5 year Sheikh Sharifuddin of Nigeria. http://www.youtube.com/watch?v=-1OEEtHB0NI&mode=related&search=
  15. May Allah subxanahu watacala have mercy on our people. aamiin
  16. Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Faraha Kasii baxaya ,Xilli Ay Ku Sugan Yihiin Cutubyo Ciidamo Shisheeye Oo Ay Horboodayaan Dowlada KMG Xaalada amaan ee magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa faraha kasii baxaysa tan iyo xiligii ay istaageen dagaaladii u dhexeeyey xoogaga diidan joogitaanka ciidamada shisheeye iyo weliba ciidamada huwanta ah ee Ethiopianka iyo kuwa dowlada KMG ah. http://www.somalitalk.com/2007/jun/05jun207.html Amaanka Magaalada Kismaanyo Oo Noqday Mid aan Laysku Halayn Karin Oo Kasii Daraya. Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaanyo ayaa sheegaya inay ka taagan yihiin xiisad colaadeed oo mudo soo jiitamaysay islamrkaana ay sii hurisay dilkii dhowaan loo gaystay taliyihii ciidanka nabad-sugida gaashaanle makhtal oo loo yaqaanay Gaa-gaab Ra'iisal Wasaare Geeddi oo xalay ku hoyday Gacanta Ciidamada Uganda iyo warbixin ku saabsan Qaraxii ka dhacay Gurigiisa Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa xalay ilaa iyo saaka waxaa uu ku jiraa gacanta Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyagoo si weyn u ilaalinaya ammaanka Ra'iisal Wasaaraha oo shalay ka badbaaday markiisa afaraad isku dey dil ah oo lala damacsanaa in lagu khaarajiyo. http://www.midnimo.com/jun1a/04_06_r_wasaaraha_oo_ku_hoyday_gacanta_ciidmada_ugandha.htm Qarax weyn ayaa gilgilay goor dhaweyd xaruntii Jaamacadda Siyaasadda iyo Saxaafadda ee Muqdisho oo ku taalla dhabarka dambe ee Kambaskii Jaamacadda Gahayr, halkasoo ay ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa Ethiopia, iyadoo aan la garanayn khasaaraha uu sababay qaraxaas. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=9172 Pirates 'kill' hostage in Somalia Somali pirates, who have been holding a Taiwanese fishing vessel since the middle of last month, have reportedly killed one member of the crew. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6719091.stm Fading hopes for Somalia crisis Hopes for a peaceful political resolution to the crisis in Somalia are dimming, as a power struggle between the Ethiopian-backed Transitional Federal Government (TFG) and clan-based and Islamist militias continues to wrack Mogadishu. http://www.reliefweb.int/rw/RWB.NSF/db900SID/YDOI-73V2Q3?OpenDocument
  17. Kulan Dhaqaale Aruurin ah oo loo Sameeyey Jaamacada Koofurta Soomaliya ee Baydhabo “the University of Southern Somalia @Baidoa” Columbus, Ohio Xaflad lagu taageeraayo Jaamacadda Koofurta Soomaaliya ee Baydhaba (Southern Somalia University at Baidoa) ayaa lagu qabtay magaalada Columbus ee Gobolka Ohio oo ay ka soo qeyb galeen dadweeyne aad u fara badan oo isugu jira culuma’uddin, aqoon yahano, odey dhaqammeedyo, haween, arday iyo dadwayne kale oo fara badan. Xafladda waxaa lagu qabtay school ka mid ah schoolada soomaalida maamusho oo la yiraa Zenith Academy. Waxaa halkaa ku soo dhaweeyey martidii iyo dadkii ka soo qebgalay madax ka socota jaamicaadda koofurta Soomaliya oo meelo badan ka kala yimid iyo guddi hooose oo reer Columbus ah oo xafladda soo qaban qaabiyey. Xafladda waxaa lagu furay aayado quraan ah oo uu akhriyey Dr. Mohamed Sambul, waxaana xiriirinaayey Professor Abdullahi Abdinoor. Waxaa warbixin jaamicadda aasaaskeeda, dhulka iyo dhismaha jaamicadda oo uu yaboohay marxuum Abdulkadir Mohamed Aden (Zoppo) ka jeediyey). Cabdiaziz Abukar Osman (Baffo Waxaa kaloo halakaa khudbado bogaadin ah ka soo kala jeediyey Malaaaq Mukhtar Mohamed Aden oo la dhashey marxuum Zoppo, Wasiirkii hore ee dowladii Soomaliya Xaaji Mohamd Nur Haji Omaroow, Dr. Hassan Ali Mire oo ahaa wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarshada, Axmed Hamuud oo matalaayey ganacsatada Ohio iyo Dr. Cali sacid Faqi oo ah aqoon yahan Soomali. Waxaa kaloo shirka ka hadeley Professor Omar Abdulkadir Eno oo ka hadley taariikhda waxbarashada gobolka iyo baahida loo qabo waxbarsho sare. Xafladda waxaa ka soo jeediyey khudbad muhiim ah oo taabaneeysay abaabulka jaamicadda iyo dowrka Soomaalida qurbaha deggan, muujiyeyna sawiro iyo warbixin laga soo diray Soomaaliya Professor Cabdi Maxamed Kuusow oo ka mid ah aasaasayaasha Jaamicadda Koofurta Soomaliya ee Baydhabo. Dhaqaale uruurinta waxaa si sharaf mudan u hogaamiyey Dr. Cabdinur Sheikh Maxamed oo ka mid ah aqoon yahanada soomaliyeed oo deggan gobolka Ohio. Waxaa halkaa lagu uruuriyey lacag gaareeysa $35,000.00 oo Dollarka mareeyka ah (Soddon iyo Shan Kun oo dollar). Maamulka Jaamicadda Koofurta Soomaliya waxay u mahadcelinaayaan dhamaan dadweynaha reer Columbus oo taageeradooda tahay mid ku dayasho mudan. Waxaa iyadana qabanqaabineeysa lacag uruurin noocaan oo kale ah dadka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Portland ee gobolka Oregon oo madashoodu tahay maalinta Sabtida ee Bisha June 9keeda 2007. Warbixintaan waxaa soo diyaariyey Mr. Yasin Abdullahi Isse Columbus, Ohio. http://www.hiiraan.com/news2/2007/may/kulan_dhaqaale_aruurin_ah_oo_loo_sameeyey_jaamacada_koofurta_soomaliya_ee_baydhabo__the_university_of_southern_somalia_baidoa.aspx
  18. MMA, Only six of the 21 New wonders list are located in Muslim lands. And as Northern said, new modern buildings such as Sydney opera and Statue of Liberty should not be compared to the ancient and magnificent buildings of Betra and Timbuktu and should have their own category. ...Remember Greek historian and tourist companies are the referees here. So far top ten fron-runners after 45 million people mostly westerners voted are: * Acropolis in Greece * Ancient Mayan city of Chichen Itza in Mexico * Rome’s Colosseum * The Eiffel Tower in Paris * The Great Wall of China * Incan ruins of Machu Picchu * Petra in Jordan * Statues on Easter Island * Britain’s Stonehenge * The Taj Mahal in India
  19. African Union peacekeepers raced to the area. "We took the prime minister to a safe place after the blast. He is well," said their spokesman, Captain Paddy Ankunda. Ugandans are trying hard to protect their "valuable asset" in Somalia.
  20. Bomber kills 7 near Somali PM's home Reuters | Monday, 4 June 2007 A suicide bomber has killed seven people outside the Somali prime minister's home in Mogadishu, just hours after an official said Western jihadists were among the dead from US strikes in the north. Security sources said Ali Mohamed Gedi was unhurt, but five soldiers and two civilians died when the bomber detonated a car rigged with explosives at the gates of his residence in a heavily guarded neighbourhood of the capital. "I saw limbs nearly a kilometre from where the suicide bomber detonated," a police officer at the scene who asked not to be named said by telephone. "We don't know how the suicide bomber managed to pass through undetected . . . The wounded cannot be counted." African Union peacekeepers raced to the area. "We took the prime minister to a safe place after the blast. He is well," said their spokesman, Captain Paddy Ankunda. Gedi's interim administration is struggling to impose its authority on the anarchic Horn of Africa nation. Near daily attacks on government troops and their Ethiopian military allies are blamed on members of a defeated Islamist movement who have vowed to wage an "Iraq-style" insurgency. On Friday, a US warship fired missiles at one group of foreign fighters in the remote mountains of northern Somalia's semi-autonomous Puntland. CNN said the attacks were aimed at an al Qaeda suspect. On Sunday, the region's finance minister said six Islamists – from America, Britain, Sweden, Morocco, Pakistan and Yemen – had been killed in the air strikes and in gun battles with local forces. He gave no other details. Speaking in Singapore, US Defence Secretary Robert Gates declined to comment on the strikes in rugged northern Somalia, saying it was possibly an operation still in progress. A Somali jihadist group calling itself the Young Mujahideen Movement said it suffered no casualties in what it called "random" US air strikes and said it killed 11 soldiers. The Web posting could not immediately be verified but was on a site used by al Qaeda and other Islamists. Sources told CNN the air strikes were the second in six months aimed at a suspect in the 1998 bombings of US embassies in Kenya and Tanzania, which killed 240 people. The United States also launched air strikes in southern Somalia in January aimed at three top al Qaeda suspects but killed their allies instead, US officials have said. They were believed to be in a group of Islamists who fled Mogadishu in January after being routed by Somali interim government forces and the Ethiopian military. Washington says six al Qaeda operatives or associates are in Somalia, including alleged embassy bomber Fazul Abdullah Mohammed, and Abu Talha al-Sudani, accused of orchestrating the 2002 bombing of an Israeli-owned hotel in Kenya that killed 15. Others include Sheikh Hassan Dahir Aweys, hardline leader of the ousted Somali Islamic Courts Council (SICC), and Adan Hashi Ayro, head of the SICC's feared military wing, the Shabaab.
  21. According to the Swiss-born Canadian businessman and adventurer Bernard Weber, the current Seven Wonders of the World are outdated and its time to select a new list. He initiated a money making project called New 7 Wonders of the World. After months of "voting", declaration ceremony will be held in Lisbon, Portugal on Saturday, 07.07.07. What you think about the project? Will it be taking seriously or its just another stunt from the west to deceit the world? Timbuktu, Mali
  22. Tony Blair's honeymoon with Meles Zenawi is over. As the Guardian puts it, the countries that Mr. Blair is not visiting on his final tour is instructive. It is indeed instructive. Blair does not want to end his legacy with a tarnished image. What is more damaging than being considered a close associate of Ethiopia's dictator Meles Zenawi. Meles And Blair Here is the excerpts from The Guardian After Washington, it is Africa's turn to bid farewell to Tony Blair. His parade started in Libya yesterday, will gather steam in Sierra Leone and will finish in South Africa. Libya's abandonment of its nuclear programme must count as a coup for British intelligence and diplomacy, and the military intervention in Sierra Leone in 2000 was equally decisive. Mr Blair can safely bask in the reflected glow of both success stories. But a look at the countries that Mr Blair is not visiting on his final tour is instructive. Ethiopia, the country where Mr Blair launched his campaign against poverty, is off the itinerary. The shine has worn off its prime minister, Meles Zenawi, a member of Mr Blair's Commission for Africa, after elections two years ago ended in mass arrests and Ethiopian tanks rumbled into Somalia to oust the Islamic Courts, opening fire on civilians in Mogadishu. There will be no visit to Uganda either, after its president Yoweri Museveni, another Africa commission member, changed the constitution to remain in power indefinitely. Both leaders found it easier to talk about the principles of good governance for other countries than actually applying them to their own. Read more from guardian