Mukulaalow

Nomads
  • Content Count

    899
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Mukulaalow

  1. I am planning to go back and get my three wishes. 1) A nice little villa. 2) A nice little Toyota Hillux. 3) A nice little job.
  2. Peacedoon;815580 wrote: I wont say the Q word, because iam not Q-ist lol But this sounds as if your having swipe against a prticulat Qabiil. Amiin Amir strikes back against Garowe Society It would've been better to put it this way "Amiin Amir strikes back against Gaas & Farole" there is a difference between incriminating whole societies and individual opportunist politicians.
  3. Peacedoon;815552 wrote: any community of individuals who are united together by a common bond of nearness or intercourse; lol. Common bond = Qabiil.
  4. War heedhe dal muslim ah oo hadana african ah in uu kala go'o go'o wax lagu farxa ma'aha. idinka isku cibra qaata soomaaliyeey.
  5. Somalia;815158 wrote: I can only see Yalaxow. Bootaan Ciise -aka Xaaraan ku naax. What a wicket name.
  6. Qanyare - Muuse Suudi - Bootaan Ciise - Bashir Raage - Beebe - The evil, The bad and the Ugly.
  7. He is one of the great Muqdisho warlords still active and noisy. They should eliminate him since he is no good use anymore. Cali Mahdi. - retired. Caydiid. - Dead in action. Caato - MP. Yaloxow - MP. Cumar Filish - MP. Qaybdiid - hiding in Galmudug. Xaaraan kunaax - MP. Max'ed Dheere - bilaa camal.
  8. Gaashaanle Dhexe: Jacaylbaro is serving his country in LA front.
  9. Dumblukh buu ku barjeynayaa.
  10. This is where I disagree with the my tolka from PL, stop seeing everything from the prism of Garowe. If you dont have proof for any of these claims then you might be commiting sin. The PM should just beef up his security. Wise words from Mario-B.
  11. I think that encourages the enemy But this will show the people how barbaric this enemy is. these kind of ruthlessness will only fast forward the demise of Alshabab.
  12. AUN. Adan xaaji Yabarow Wiish. Guddoomiyaha olympic-da Somaliyeed, AUN Siciid Mugambe, Gudoomiyihii kubadda cagta Somalia . Wiish iyo Mugaambe oo qarax ku dhintay Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku dhintay qarax maanta lagu weeraray Tiyaatarka Muqdisho. Guddoomiyaha Olembigga Soomaaliya, Adan xaaji Yabarow Wiish iyo Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Siciid Mugaambe, ayaa labaduba ku geeriyooday goobta. Waxaa kale oo geeriyooday dhowr ruux oo kale, oo uu ka mid yahay abwaan loo yiqiin Qabyaalad-Diid. Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Gaas, oo goobta hadal ka jeedinayay markii qaraxu dhacay, ayaa mar dhoweyd u sheegay in uu dhaawac fudu soo gaaray Wasiirka Qorsheynta Cabdullaahi Goodax Barre, laakiin ay goluhu ay ka badbaadeen dhimashada. Waxaa kale oo Raiisal Wasaaruhu u sheegay BBC in weerarka ay soo qaadday gabar is qarxisay. Dadka dhaawaca ah waxaa kale oo ka mid ah Mudane Maxamed Cumar Dhalxa. BBCSOMALI.COM
  13. Innaa lilahi wainaa ileyhi raajicuun. Allaha u naxariisto intii laga gardarnaa ee ku dhimatay weerarkan. Bahda Sportska Somalia rag culculus baa ka baxay.
  14. Faah faahin ka soo baxeysa qasaaraha qaraxii Ismiidaaminta Tiyaatarka (Daawo Sawirada) Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ee ay fulisay qof dumar ah, iyadoo Wakaaladaha Wararku ay soo tabinayaan sawiro muujinaya qasaaraha qaraxa. Inta la og yahay ilaa lix ruux ayaa ku dhintay oo labo ka mid ah ay ahaayeen Mas'uuliyiintii ugu sareysay Isboortiga Soomaaliyed oo ay ku waayeen qaraxaas, waxaa ka mid ahaa Aadan Xaaji Yabarow Wiish Gudoomiyaha Gudiga Olimbikada iyo Saciid Mugaambe Gudoomiyaha Xiriirka K/cagta. Allaha u naxariistee Saciid Mugaambe ayaa ka mid ahaa dadkii isla goobta ku dhintay markii qaraxa ismiidaaminta dhacay, waxaa uu ku fadhiyay kursiga martiyada sharafta loogu tala galay. Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in isaga dhaawac fudud soo gaaray, kadibna markii lagu soo dabiibay Darul Shifa uu gurigiisa ku soo laabtay, isagoo xusay in labo kale Xildhibaan ay ka mid yihiin Mowliid Macaan iyo Yaasiin Bucul ay dhaawacmeen. Ammaanka oo ahaa mid aad loo adkeeyay ayaa hadana waxaa la sheegay in ilaa saddex goobood dadka lagu baarayay, ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa baarayay dadka. Inkastoo qaraxan ay sheegteen Shabaab, hadana faah faahin rasmi ah kama aysan soo bixin oo ku aadan qaraxa, iyadoo la filayo in Afhayeenadooda ay goor dhow war soo saaraan. Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Gaas ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay xilli isaga uu khudbeynayay, isla markaana qaraxa ay fulisay gabar yar, isaga iyo Wasiiradiisa ay ka badbaadeen qaraxa sida uu yiri. Sidoo kale Allaha u naxariistee Marxuum Wiish ayaa isna ku dhintay Isbitaalka, markii dhaawac halis ah kadib loo qaaday halkaas. Ciidamada ammaanka oo tagay halkii qaraxa ka dhacay ayaa soo sheegaya in goobta ay mar qudha is bedeshay oo kuraastii ay isku darsoomeen, dhiig, xinjiro iyo hilibo go' go'ay goobta noqotay. Munaasabada sanad-guurada ayaa ka dhaceysa gudaha Tiyaatarka, gaar ahaan qeybta Maqaaxida aheyd ee cabitaanka iyo shaaha lagu cabi jiray xilligii Tiyaatarka dhisnaa. Goobta qaraxa ka dhacay waxaa yaalay qaar ka mid ah jirka haweeneydii is qarxisay madaxeeda, iyadoo marka aad eegto sida goobta saacado ka hor farxada iyo damaashaadka uga muuqday iyo sida markii dambe isu bedeshay. Dhaawacyada ayaa gaaraya ilaa 10-ruux, waxaa ku jira lix wariyeyaal, Xildhibaan Prof. Dhalxa oo dhaawiciisa fudud yahay, Xildhibaanada kale Mowliid Macaan, Yaasiin Bucul iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Caasha Cumar Geesdiir oo iyana dhaawac ah. Mashaqadan ayaa waxay dhabar jab weyn ku tahay Isboortiga Soomaaliyed oo sanadihii u dambeeyay soo kobcayay, waxaana sidoo kale ay dib u dhac ku keeneysaa howlaha dib loogu dhisayay Garoonka K/cagta ee Conis Stadium oo maalmahan dayactir iyo dub u dhis ka socday. Qaraxa Ismiidaaminta wuxuu imaanaya iyadoo ay jirtay rajo dadka reer Muqdisho qabeen oo ku aadanaa dib u soo laabashada Fankii Soomaaliyed, Farshaxankii iyo Golihii Murtida iyo madadaalada oo dib boorka looga jafay.
  15. 147 Million dollars Somaliland budget 2012 So the London conference wasn't so bad, at least financially.
  16. You two are looking for trouble.
  17. I just listened to the audio. All I can say is HDA has just signed his death warrant.
  18. "Hundereds of scholars ruled that Cabdullahi is Murtad" Jacphar sxb waakuwan saaxiibkeen Maadeey culimadiisa 'scholars".
  19. "Hundereds of scholars ruled that Cabdullahi is Murtad" Jacphar sxb waakuwan saaxiibkeen Maadeey culimadiisa 'scholars".
  20. no, I was born and bred in xamar.
  21. salaad= crushed white lime stone men used on their hair (look blond)as a shambo.It can stay on for couple hrs or a day.(somali) so that is where the name Salad originates, not prayer?
  22. I like reer Mudug, there is some degree of innocence in them. but they can be bloody stubborn.