Wadani

Nomads
  • Content Count

    2,440
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wadani

  1. Haatu;980489 wrote: Wey jiraan. Tutu baa ka mid ah. Whose Tutu?
  2. Haatu;980486 wrote: Rumeyso ama ha rumeysanin balse gabayaa gobolka waa joogaan, siiba miyiga (ku adeerkay ah baa markuu na maaweelinayao tiriyaa gabayada cagadheerka gobolka ay isku caayaan ), haseyeeshee caan maahaan. Sida kale, walaalaheen OGnia baa gabay waa hore u dhameeyay Waan gartay saaxiib. Horta Sujuwi SNM clan ahi ma joogaan Gaarisa?
  3. Haatu;980478 wrote: Reer NFD oo dhan ayaa sharfan oo tolkay keliya maahaan balse ayagaa cadaw daran isku ah. Ma ogtahay Wagalla sidey u dhacday? Saddexda tol oo meeshaas dega ayaa heshiis isla galay inay nabad kuu noolaadaan oo dilka iyo boobka geela joojiyaan, dhulbalaarsigana la iska daayo, ciddii heshiiska jebisana ay tolka xukunka waagaas hayso ay awoodda dawladda adeegsadaan oo tallaabo adag ka qaadaan. Wax yar ka dambe mid ka mid ah saddexdii tol ayaa tol kale dil, dhac iyo boob guracan ku qaaday, tolkii waagaas xukunka haayana raggii madaxda ahaa maysan dabageline, maata bay ugaarsadeen. Marka, Reer NFD ayagaa cadaw isku ah oo sharaftooda ku ciyaara. (Waa dhow bay ahayd markii laba beel ay Mandheera isku baabi'iyeen oo caruur, dumar iyo waayeel iska laayeen). PS: War Af Soomaaligii Gaarisa baan ku hadlaaya. Ma waxaad mooddeen inaynan Af Soomaali garanayn? Gartay saaxiib, waana runtaa oo Soomaalidu mar walba iyagaa cadowga ugu xun isku ah. Waxaanse ku ogaysiinayaa in aan maanta Soomaali sharfan jirin, oo kulligood lahaystayaal gumaysi ku jira ay yihiin, haba kala darnaadaane. Gaarisi rag gabyaa ah ma leedahay? Jawaabtaada ayaa ina kala saari.
  4. fdama;980473 wrote: I want Somalis living here in the West to prosper, like I believe I have. My father provided me with the opportunity to have a good education. I'm providing the same for my children, so they can also provide similar to theirs. Why can't Somalis in the UK do better, like the Hindu Indians have, who are well educated and amongst the prosperous communities in the country. On reason,among many, I believe is because of large families. Each child gets less of everything with every new child born in the family. If you look Irish families in the past (not as common today), they were poor, because they were large. Its wasn't unusual to find families of 7 or 8 children. But they were living on the breadline, in abject poverty. Each child will then grow up with this poverty and a sub-standard level of education. Do not tell me that the lack of family planning among Somali communities and the failure of these communities are not correlated. Those who do are in denial. Ok, I now see where your're coming from. Sorry that I judged you prematurely.
  5. fdama;980456 wrote: I only have 2 kids Alhamdullilah. Two boys and that is it. I am a Software Consultant, the wife is currently a housewife getting back to work soon. We have a nice house in a nice neighbourhood, a Mercedes for me and recently a VW for the wife. I send the boys to private, fee paying schools. I also pay for private tuition to ensure their success. We go for holidays abroad twice a year,most recently to Malaysia. I buy for them, what they need, but make sure never to spoil them. You may think we are your typical Western family. This is the life. You generally cannot have this lifestyle with 5, 6,7+ children. You'll have to buy a bigger house and put them into state schools. Not to mention the headache of running a large household. For get about the holidays too. It's just a holiday, but it adds to the well-being and the bonding of the family The family will generally be happier and the kids will have more of a chance in life than their counterparts who have numerous siblings. Personally, I detest those men who use their wives as baby-making machines. And worst of all, when they are needed, they are nowhere to be found. And I hate those women who starve their households for the monthly Ayuuto/Hagbad. This is why a lot of Somalis are in the shit here in the UK. Large families, living in inner city ghettos with kids attending some of the worst schools. Its a cruel vicious cycle. You come off as smug. Markuu illaahay kuu yara nimcayay ayaad soomaalida masaakiinta ah yasiddooda sport ka dhigatay.
  6. Hobbesian_Brute;980444 wrote: no sympathy from me. they got what they deserved. they is no war in somalia nor eritrea, so why are these skinny monkies going on suicide missions trying to reach bankrupt europe ? cajiib I hope u die in a horrible car crash soon that will leave your body mangled and dismembered. Ameen yaa rabbi.
  7. Apophis;980416 wrote: Oh enough with your self righteous, holier than thou -“ I'm the last Somali nationalist standing" act, it's as fake as the “ Somaliland Shilling". Also desist from your shallow attempt to appear culturally relevant by writing in Somali while living in the whitest, and the most intellectually challenged, country on earth, Canada. You have impressed few, if any. U know apo, besides Islam me and u differ on very little. So I don't know where ur animosity is stemming from.
  8. Puntlander123;980413 wrote: We need to address Sharia in Somalia. In Beledweyn and the other SFG held areas sharia is in full force so if this man was punishing his sons for something really haram like rape or adultery it is actually legal in Somalia even though they arrested him because I think he was arrested because Somalia wants to suck up to the West after the New Deal Conference Aar bal tan eega. Waxan oo miidhan baa iska nool.
  9. Deeq;980410 wrote: Wa xanuun ino nin hashiish cabo saan nola hadlo. fcuking shit! This guy uhuru is the type of guy who hates on others. If this doesn't make us unite, I'm switching nationalities to Eritrea. Saan wa ceeb. Wallahi beentaa maaha. It's because of ppl like Mooge we r in this predicament. Bal wuxu ku faraxsanyahay eega nacasku. Uhuru oo Soomaali oo dhan bahdilay ayuu u sacaba tumaya oo u ku leeyahay HAG ayuu u jeeday. Kaba soo qaad in uu HAG u jeedo, miyaanay Soomaali ahayn oo miyaanay waajib kugu ahayn inaad iyaga uga hiiliso gaalka.
  10. Safferz;980405 wrote: Who cares? His personal life is irrelevant, it's his work and ideas that matter and there are few theorists who have had the impact of Foucault in the humanities and social sciences. This I cannot deny.
  11. Safferz;980403 wrote: SomaliPhilosopher reads Michel Foucault (and others) Uff..kaasi cilaawi birkimo qaniin ah buu ahaa. Balse kamuu macaashin oo wuxu ka mid noqday dadkii ugu horayay ee u dhinta cudurka xun. And besides his writing was super dense and almost impenetrable.
  12. Haatu;980398 wrote: Waxay tahayba, maanta gobolkayaga waa nabad, dadkiisana ayagoo sharfan ayay guryahooda degan yihiin. Marka ma waxaad leedahay nabadiina iyo degnaanshahiina tuura oo dadkiina ka dhiga qaxooti oo gaal ha idin gumaado? Ma taas baa sharaf ku jirtaa mise tan hore? Afsoomaaligaagu wuu sii kobcay. Waliba waxaad so qortay tii asalka ahayd ee wardheer lagaga hadlo, illeen jacburka Garriisa cid fahmaysaaba iska yare lol. Ma hubtaa inaad deegaanadiina ku sharfan tihiin haddaad Soomaalida NFD tihiin? Mise tolkaa oo kaliya ayaa ku sharfan, inta kalena waa cagta hoosteeda?
  13. Haatu;980385 wrote: ^^Reer NFD situation kooda dantaa ku kalliftay, not their choice. Waad ku qanacsantihiin, haddii kale sida phalastiinta ayaad ka dhiidhiiyi lahaydeen in gaal idiin taliyo oo waad halgami lahaydeen.
  14. SomaliPhilosopher;980336 wrote: Do any of you guys know any somali or african proverbs regarding responsibility of the individual to the tribe or leadership in general? anything along those lines. Here are a few, though they may not be exactly what you're looking for. Faqi tolkii kama janno tago Nin waalan tolkii ayaa u miyir qaba Godinay haddaan badhkay kugu jirin imaad goyseen
  15. Safferz;980390 wrote: Day 1 of trying to condition myself out of my extreme night owl ways, I was up at 7am this morning after actually going to bed last night 7am used to be my bedtime. Let's hope this sticks. Saffz this is why you stay up so late. http://www.psychologytoday.com/articles/200911/intelligence-the-evolution-night-owls
  16. Mad_Mullah;980286 wrote: What's with all the English though? Honestly? lool oo miyaanad ogayn in la gumoobay oo soomaali gob ahi ayna jirin, hadday jiraanna ay faro-ku-tiris yihiin?
  17. Very interesting article Saffs, thanks.
  18. Family planning is nothing more than misanthropic marxist B.S. Whites are now reeling from their current state of self inflicted racial suicide (birth rates below replacement levels) as a result of wholeheartedly swallowing the nefarious designs on the traditional family by these evil leftists under the guise of 'progressiveness'. Ragow dumarka guursada, sii fiicanna u dhaqda, ciyaal badan oo diintooda, dadkooda iyo dalkoodana anfaca dhala.
  19. Inay Keyna sidaa inoo la hadasho innaga ayaa isugu wacan. Hadday soomaali isku duubnaan lahayd ninkan fooshaxun ee indhaha cas cas nairobi gudaheeda ayaynu gumaysan lahayn.
  20. Laba-X;980187 wrote: An eye for an eye, my friend. That is just retribution. What justifies the senseless killing of women and children in Jilib or Kismayo for that matter? Is the blood of Somali civilians any less valuable than that of the Kenyans? As for Al-Shabaab being a foreign mercenary - that's a load of rubbish and you know it yaa Wadani. They are the sons and daughters of this nation ee cirka kama soo dhicin dadku. furthermore, a great majority of them have never set foot outside the regions of Southern Somalia let alone outside Somalia. I didn't say Al-shabaab was foreign, nor did I say the killing of Somali civilians by AMISOM and KDF is justfiied.
  21. Coofle;980189 wrote: Dee waa inagiiya, marka Itoobiyaanku inala joogaan baanu waxaa kale ku sheekaynaa. Futtuh-Al-Habash did not mention about Ahmed gurey being a Somali, while the book emphasized on tribes Fought in his army. that should give you a clue. Another fact, Soomaalidu waa dad cusub, at least woqooyiga before the three Sheikhs dad kale ayaa meesha ku noolaa..Even the name Somali is new. Coofle adiga oo kale waxan kamaan filayn. Waa ku sidee cammi?
  22. Haatu;980178 wrote: I have a relative AUN oo dhalay 50 cunug no lie He did his bit for tolka Masha'Allah. Markabulls are making great strides in shedding their laangaabnimo.
  23. Laba-X;980176 wrote: Very often, it's the weak-spirited that do the condemning and, very often, it gets them no where. Kenyan forces have been killing innocent Somalis, shelling refugee camps, destroying homes, raping women, and pillaging Somalia for nearly two years without even the slightest of condemnation. In fact, many of those who are now shedding tears over Westgate Mall were blithely apathetic to the Kenyan atrocities back then. Dry your eyes folks, Westgate was just a tiny fraction of what is inflicted upon poor Somalis civilians day in day out. This is true no doubt. But it still does not justify what happened in that mall. Both these foreign mercenaries in Somalia, in the form of the KDF and AMISOM, and Al-shabaab are a menace to the region.
  24. Coofle;980171 wrote: @Wadani, Inaar ma Soomaalinimadii baad hadeer noo diidantahay...Hadii aanu reer galbeedka nahay (Ha iloobin Sand-dwellerska laftoodu waa iska galbeed, waxba Burco ha isku dhajin, yaan sidii laxdii burco maroora-dilaaca u dhimane! ) lool, Waan ogahay inaan aniguba iska reer galbeed ahay laakiin dee reer bariga way inaga qurux badanyihiin baan umalaynayaa lol. Reer Hargaysa hadda Oromo ayay u wada eekaadeen, tollow maxaa dadkii ku dhacay lool.
  25. Che -Guevara;980169 wrote: ^There are only few regions ( I am not talking about tribes) with the quintessential Somali look. I've noticed that too. For me these areas include burco and anything east of it all the way to sool and sanaag. I've also noticed this look in parts of Mudug. Bay and Bakool Somalis also have the 'real' Somali look. Which regions would you say have this quintessential Somali look?