The Hermet

Nomads
  • Content Count

    1,014
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Hermet

  1. Somalia;792189 wrote: The people that were forgotten were forgotten for a reason. This is the true Siadist vision of unity in Somalia...absolute Bull***t. No unity exists.
  2. Dr_Osman;792128 wrote: Gudoomiyaha Iskaashatada beeralayda G.Bari oo sheegay inay kobcayso wax soo saarka beeralayda gobolka Bari. Tue, 21 Feb 2012 08:10:02 -0500 am -05:00 -18000 Bossaso,Feb 21 -Gudoomiyaha guddiga iskaashatada beeralayda gobolka Bari ayaa waxaa uu sheegay wax soo saarka beeralayda gobolka Bari inuu yahay mid soo kobcaya. Gudoomiyaha gudiga Axmed Maxamed Muumin oo waraysi siinayay Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay hay'adaha UNDP, CEFA iyo wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland inay dhowaan la yeesheen kulamo looga arin sanayo sidii hay'adahaasi u taageri lahaayeen beeralayda gobolka Bari. Waxaa uu sheegay beeralayda gobolka Bari inay ku guulaysteen inay soo saaraan qudradda noocyadeeda kale duwan,marka laga reebo Muuska iyo Cambaha oo ka yimaada koonfurta Soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa kacodsaday wasaarada beeraha iyo hay'adda FAO inay taakuleeyaan beeralayda gobolka Bari,si'ay wax soo saar wanaagsan u sameeyaan. Diiwaanka Wararka Daljir,Bossaso. pictures...2 apples dont count
  3. Dr_Osman;792126 wrote: DEG DEG: Maleeshiyaad Hubsayn oo weerartay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo Gaalkacyo[RBC Radio] Maleeshiyaad hubaysan oo sida la sheegay ku sugan Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa maanta weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkaco oo xiligaasi ay ka socotay hawlo dhanka duulimaadka ah. Kooxda maleeshiyada ah oo ku hubaysnaa hubka noocyadiisa kala duwan ayaa dhowr baasuuke kusoo tuuray garoonka iyadoona uusan geysan wax khasaare ah,waxaana ka gudaha garoonka fadhiyey diyaarado isugu jiray kuwa rakaab keenay,kuwa qaadayey iyo kuwa caalami ah sida kuwa UN-ka. Taliyaha qeybta Booliska gobolka Mudug Jaamac Maxamed Axmed ayaa RBC Radio u sheegay in hubka ay soo tuureen aysan wax khasaare ah geysan haddana ay ku guda jiraan cida falkaas ka danbeysa ayna wadaan baaritaan ku aadan hawshaas. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in aysan Jawaab ka bixin Ciidamada Puntland ee ku sugnaa gudaha garoonka taasina ay ugu wacantahay in aysan habooneyn in kooxo maleeshiyo ah loo jawaabo. Inta badan ma ahan kuwa ku cusub magaalada Gaalkacyo gaar ahaan garoonka diyaaradaha oo hub lala dhaco waxaana ay noqoneysaa mid marar badan soo noqnoqtay balse kuwii horre ayaa geysan jiray khasaare walow kan maanta uusan wax khasaare ah geysan. RBC Radio Gaalkacyo It seems the unionists are struggling to unite a small town...Somalia...NO CHANCE :cool:
  4. I argue that there are just two many competeing interests in Somalia to ever create a stable country. in all seriousness thell be to busy in awe of the sorrounding to understand anything substantial :cool: the conference is only 5 hours anyways so..:cool:
  5. ^^^ says the man who the fake parliament voted out yet still remains there..:cool: Somali politics is a mixture of narnia, the smurfs and heavy drugs. :cool:
  6. Cambuulo iyo bun;792012 wrote: Hermet those people u r saying is the people of muqdisho is actually kooyto who lives more than 500 kms from the capital ee hadii diidan wareejinta guryaha xaaranta xamar in sii deg deg looga tarxiilo waaye nabadiidka xaramiyasha i like how you make up your own news.. 500 km from mugdisho and mugdisho are totally different as stated by the article its one half of mugdisho, and who is going to vacate them, the burundians :cool: saxib wake up....i think the whole of Somalia is stunned in some paralel universe. You seem to be the only people to think somalia has a credible government Its a government propped up by african tanks, they arent going to be there indefinately they will go home and this government will end as of August.
  7. Beesha Mugdisho oo si buuxda ka horjeesatay inay wareejiyo hantida Qaranka iyo tan shacabka Soomaaliyeed. Guddiga beesha Mugdisho oo magaalada Muqdisho shir ku yeeshay ayaa si weyn uga horjeestay howlaha Dowladda KMG ah ay ka waddo magaalada Muqdisho sida guryaha Dowladda ee shacabka laga saarayo si dib loogu howlgeliyo iyo baaqyadii madaxda Dowladda KMG ah ay u jeediyeen shacabka Muqdisho inay wareejiyaan goobaha Qaranku leeyahay iyo hantida ma guurtada ah ee shacabku leeyahay. Beesha Mugdisho inta badan magaalada Muqdishoayaa guddigu waxay sheegeen inay horay u wareejiyeen goobaha lagamamaarmaanka ah ee Dowladdu ay u baahan tahay, iyagoona ku eedeeyay Madaxweyne Shariif inuu ku naas nuujinayo beel gaar ah. Guddigu ayaa sidoo kale ku eedeeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan inuu beeshooda meel uga dhacay isla markaana ku tilmaamay inay xoog ku heystaan goobaha Dowladda iyo hantida gaarka ah. "Markaan eegnay Dowladda KMG ah waxqabadkeeda way ku fashilantay ayuu yiri afhayeen u hadlay guddiga beesha oo shir ku qaatay Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Guddiga beesha Mugdisho warka ka soo yeeray oo si weyn ula yaabeen dadka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid ay beeshu ku diidan tahay isla markaana uga horjeesatay go'aanka Madaxweyne Shariif uu ku gaaray in la wareejiyo hantida Qaranka iyo midda gaar ahaaneed. Dhinaca kale inkasta oo Dowladda KMG ah aanay weli si rasmi ah u gaarin xaafadaha ay beesha ku badan tahay ayaa shirkani ay yeesheen guddiga beesha wuxuu u muuqdaa mid looga hortegayo in dhismayaasha Qaranka ee ay degan yihiin dowladdu burburiso isla markaana guryaha shacabka ee ay xooga ku qabsadeen laga saaro.
  8. kingofkings;791995 wrote: smh. get it together hermet, your losing it. if mogadishu is an asset to you, why they welcome awdal and ssc politicans to mogadishu? you dont get it do you saxib... Its the same government that the people appose as stated in this thread..i think you really need to pay attention. All you have to know is its THE END OF THE LINE FOR YOU NIO-SIADIST. THE GAME IS UP... The south is gone, Somaliland is gone, your fake constitution is equal to toilet paper, this government has 6-7 months left, and the london conference is a 5 hour specitcle of pointlessness, Where the Somaliland president has been allocated time to give a speech in front of 40 world heads of state: saying WE WERE TWO COUNTRIES, TODAY WE HAVE GONE BACK TO BEING TWO COUNTRIES. Give us recognition or fund us towards our development etheir way win win... Out classed and out played once again.
  9. kingofkings;791992 wrote: you cannot defeat buhoodle, yet you believe your an asset to mogadishu. hermet, i think this is a new low for you. in your words i cant defeat buhoodle yet your pirate run straight back to Garowe when our armies move from las canod :cool: Somaliland has always been an asset to Mugidsho. We overthrough and destroyed your uncle Siad together. Its a fact the people of Mugdisho support Somaliland and hold it in higher esteem then you pirates. :cool: and like i said, YOU WILL NEVER return to Mugdisho because we know what you are. so better get comfy in that desert wasteland of yours. Youve been blocked from both the north and the south. hahahahahaha....
  10. Somalia;791586 wrote: Empty threats. What will you use to fight the government this time? Sticks? If the people of Mugdisho need weapons. Your brothers in Somaliland got alot of weapons for you. I dont you think you need them anyways the entire south is awash with weapons. NEO-Siadists are NOT allowed in Mugdisho..therefore enjoy the desert wasteland. :cool:
  11. Alshabab: Al-Qaacida oo si buuxda uga soo horjeesatay shirkii Garoowe lagu soo gabagabeeyay, digniina u jeedisay Shacabka Garoowe ku dhaqan. Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Ururka Al-Qaacida ayaa digniin u jeediyey Shacabka reer Garowe ee Maamulka Puntland, wuxuuna sheegay in Shirkaasi uu ahaa mid lagu dhibaataynaayo Shacabka Soomaaliyeed. Afhayeenka Al-Qaacida ayaa sheegay in shacabka reer Garowe looga baahan yahay inaysan soo dhaweysan shirarka lagu qabanayo Magaalada Garowe, wuxuuna sheegay Cali Dheere in shirkaasi yahay mid dhibaato u horseedayo Shacabka Soomaaliyeed. "Waxaan doonaynaa ummadda Soomaaliyeed inaan u caddeyno in shirkaas looga hadlayay sidii lagu baabi'in lahaa shareecada Islaamka, waayo waxaa la sheegay in shirkaas uu ahaa mid dastuur lagu samaynaayay" ayuu yiri Afhayeenka Al-Qaacida oo sheegay in Shacabka Puntland looga baahan yahay inaysan aqbalin shirarka lagu qabanayo deegaannadooda oo uu sheegay inay tahay mid lagu banaysanayo dhiiga dadka Muslimka ah ee Soomaaliyeed. Afhayeenka Shabaab waxa uu sheegay inuu digniin u jeedinaayo shacabka reer Garoowe, “Waxaan uga digaynaa Shacabka reer Garoowe kuwa dhulkiina waxaa iskugu imaanaya oo raba inay diinkiina fasahaadiyaan waa inaad ka hortagtaan, islamrkaana aad noqotaan kuwo diinkooda u gurmada oo diinkooda u hiiliya” ayuu yri Afhayeenka Al-Qaacida. “Ummadda Soomaaliyeed waxaan leenahay wanaaggeennu wuxuu ku jiraa wixii ay ummadihii naga horreeyay ku wanaagsanaadeen, kaasoo ah kitaabka Ilaahay iyo sunnada Nebi Muxammed NNKH" ayuu yiri Afhayeenka Al-Qaacida. Dhinaca kale Afhayeenka guud Al-Qaacidada Soomaaliya Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa hadalkiisa ku soo aadaya iyadoo maalin ka hor Magaalada Garowe uu ku soo gaba gaboobay shirkii Garowe II ee ay ka qeybgaleen dhinacyada Soomaalida. Good luck Son....:cool:
  12. faarah22;791511 wrote: why are you speaking as though outside of somalia! your part and parcel of this country. faanka beenta iska daa you never invented anything all good comes from somalia. somalia will have functioning government soon without doubt that's why your shitting ur pants. you have been a child without parental supervision, so naturally you want to continue playing. game time is over. real government will be estabilished. Sh*tting my pants, im not the one behind a barundian tank haha....a government soon ! ive been waiting 20 years and 16 conferences. Its about time you wake up. :cool: you think a 5 hour conference in london and constitution rejected by the entire south and north will bring Somalia a new government. walahi maskin. Like i said that is the only viable solution to Somalia's problems. As you will come to learn.
  13. ^^^ i see old hatreds die hard. Somalia belongs to its people, Mugdisho belongs to its people and its people are led by the elders. As is custom in Somali affairs the tribal elders have enormous political and social weight. That is why even in this imaginary constitution of yours you copy the Somaliland model and attempt to establish a house of elders. Why??? if they arent so important would anyone do this. lets not kidd ourselves Somalia will never be able to function as a state because like i stated it has to many different groups with different interests and power politics at play, when you remove the khatumo's of this world there are only a few real players in this game. The elders have rejected for a number of reasons one of them being they dont trust Garowe or anything that comes out from there considering the history. Had the same constitution been written in Somaliland i would have been different entirely lets not kidd ourselves. So i will repeat to my Mugdisho comrades. The future of the Somali people, race and ever lasting peace rests on a two state conclusion. Two brother states one ruled from Mugdisho a centralised state, the largest somali city, and the other Hargaisa the second largest somali city from somaliland.
  14. kingofkings;791467 wrote: A fool sees not the same tree that a wise man sees really :cool: And remember the people of Mugdisho are happy with Somaliland just these so called leaders that arent. So a two state solution is in order as was the case in 1960. Somaliland and Somalia two states and the people of Mugidsho and Somaliland should push for this strategy because this is the only solution for the somali peoples. Wise enough for yaa...
  15. Walahi masakinta its a bad deal for them they appose it due to the status of Mugdisho but they seem angry walahi and they said they will never except it, so much for the fake constitution anyways, its officially history, they can push on any plane they want, but any constitution has to be approved by the people and it seems the people of mugdisho who are the majority in the south will never except anything other then a centralised government ruled and run from mugdisho in its entirety and i support that, Somalia can not be a federal state because its two small therefore, Somalia should be a centralised state controlled from Mugdisho. :cool: MUGDISHO :cool:
  16. http://hadhwanaagmedia.info/detail.aspx?id=58768 :cool: It didn't mean anything before, now the other half of the country says...NO.
  17. Freedom;791405 wrote: Say what lol in other words, taleexi meant to say "baaaaaacaaaaaaaaac"...:cool:
  18. Aliyah, forgive me for saying this but God bless your people, in all seriousness, of all the enemies God could have given me im glad your lot was chosen. You believe in khatumo but in reality it dont exist yet you live in the real world. Yet coming from a country whose flag flys from the djibouti border to your village of las canod, i am the one who lives in a fantacy. thank you for proving my point. you and your masses are deluded and that is why you have been politically outclassed. im not going to even entertain your argument because we both know it has no credit what so ever. Awdal is Hargaisa and Hargaisa is Awdal: we are one and the same, but i like how you try to use awdal to draw away the attention from yourselves. i know your khatumo lot are running scared these days seeing your politics is similar to that of a headless chicken. All you have to know is that your opinion, federalism, somalia, khatumo dont exist and dont matter. Because at the end of the day it comes down to one question, YOU AND WHAT ARMY? live in your self created delusion sister, if it helps you sleep at night, but this riwayad and the non existent saado caali state: which does not exist in reality anywhere is numbered. :cool: Even under the somali federalism model you dont exist because you dont meet the two or more regions required...because cayn isnt a province, sool is Somaliland and so is Sanag were you are a minority..so even mugdisho cant help.
  19. saxib what support, the same support that runs back into gorowe as soon as the army starts moving. :cool: It doesnt matter if this incident took place or not, this buhoodle or khatumo issue will be brought to an end soon. :cool: mark my words. :cool:
  20. faarah22;791335 wrote: awdal is for awdal folks, not yours. get that fact straight dude. hargeisa or wherever else you come from is yours. simple as that. you can't assume they want to be part of your family when infact they don't want to be. Your making the assumption that awdal is for awdal and hargaisa is for hargaisa...just shows how ridiculous you people are. as if washington is for washingtonites and california is californians..hahaha...the whole thing is one country mutually agreed on by its people, singned into law in 1991. so i think you need to expand your brains and understand the reality. as for khatumo and alliyah.unfortunately for you i didnt respond because i must have been busy its easy not taking you guys seriously considering you make no sence half the time anyways. in regards to khatumo, dont worry it will all be resolved soon.
  21. ^^^ its funny how you always talk about borama. Awdal is Awdal: No problem there..just because some guy with a t-shirt flag announces a mamul in toronto you actually think it means something the issue here is Khatumo and that will be dealt with soon enough.
  22. its only the beginning. 1500 specially trainned Camando's have been sent to buhoodle along with the Somaliland national army. :cool: This joke is comming to an end sooner rather then later;)