The Hermet

Nomads
  • Content Count

    1,014
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by The Hermet

  1. Oodweyne;794430 wrote: Hermit , I agree with you almost 90% in here. But, still, we must choose with care as to what sort of conference we should attend. And, with that, it means, you must "trust" judgement of those who will decide in here. And, sadly, I lost my trust in this particular foreign minister (for he seemed to be a good hard-worker, but, tragically he lack elemental political judgement in here). Hence, it's best for President Silanyo to shuffled him off to a side-line; so that way, he shan't make monumental cock-up in here. If however, president Silanyo is reluctant to relieve this minister of his heavy duty responsibility, then, I fear, the only recourse that is open to us, to say, then, the parliament (particularly the upper house) should insist that old law will be return in the statute book with vengeance, indeed... In other words, either this minster should go, and perhaps, Dr. Sacad Cali Shire at the planning ministry, should replace him; or else, then, the parliament should "revoke" the benefit of the doubt that they have extended to this government, and re-enact that old law, afresh, indeed.. I agree with you the news coming from the foreign ministers office is not good, no one is impressed,he should be removed as foreign minister but let this not take the lime light from our President whose idea and strategy this process is. But i see what your saying, we need a safe reliable pair of hands and the man lacks that, agreed entirely.
  2. Xaaji Xunjuf;794419 wrote: Perhaps nassir likes this map Im liking that map...SOMALIWEYN IS DEAD, THE FIVE POINTED STAR WENT FROM 5 POINTS TO ONE.
  3. ^^^ Ooweyne agreed, but lets give credit to where it is due. I have been Silanyo's staunches opponent. I have supported Dahir Riyal Kahin in all the elections and still hold the Kulmiye party in contempt. however the london conference was a success as seen from the array of achievements attained. of which both include the international communities exceptence that we are different from the rest of Somalia, of which also include finances and increased cooperation on development all in all a success. I must therefore give credit to where it is due, within the london conference we were different from Somalia, we never sat with them, we never ate with them, we spoke seperately and attended seperately. so all in all by our shere attendance we have achieved a significant monumental step forward. I support the policy of non-interference and not attending Somali conferences regarding forming government or so called peace conferences, but these conference are arguably different as they deal with the entire region and international cooperation. Other conferences with the same level of leverage should be carefully decided and discussed with the host country in question. but if it advances our case we should not shy away from anything. countries who have recently been recognised have all participated in an international framework of negotiations and Somaliland is no different. Furthermore Somalia as we both know without a bottom up approach will not get anywhere anytime soon and this doesnt seem to be close so we have to continue and argue that we will not wait forever for a state that in my view will not attain long term stability in the next decade and we will not be hostage to its failures. We need to broaden our perspective and approach and this is the first step. Furthermore i dont really see any problem with the current legislation as it clearly states no Somaliland government can part take in conference that act contrary to Somalilands existence and soverignty so all in all its the same law with abit more leverage. Furthermore they also need approval from both houses. so the people ultimately control the process.
  4. OdaySomali;794392 wrote: Is Somaliland taking part in the Turkey conference too ? No they wont be to the best of my knowledge but who knows, the Turks might make Somaliland another offer it can not refuse similar to the Brits.
  5. waa xabashi focol xabshi saxib...this guy dont give two sh**ts about Somalia or somaliland he aint even wanted in Ethiopia. He is just scared of losing hygomony over the region. :cool:
  6. Shirka London: Somaliland Oo Ay U Soo Hoydeen Guulo Siyaasadeed Oo Fure U Ah Aqoonsiga Somaliland London- Shirkii lagaga hadlayay xal u helida dhibaatada dalka Soomaaliya ee lagu qabtay xarunta Lancaster House ee Magaalada London ayaa laga soo saaray go'aamo kala duwan oo ku saabsan habkii loo waajihi lahaa dhibaatadaas, hadaba war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkaas ayaa waxaa ku jira qodobo aad muhiim u ah oo albaab cusub u furay Jamhuuriyada Somaliland, furena u noqon doona Aqoonsi buuxa oo ay Somaliland hesho, waxaa kale oo shirkani uu meesha ka saaray Qodob aad muhiim u ah oo caqabad weyn ku ahaa in Somaliland la aqoonasado, kaasoo tilmaan u ah in dunidu ay imika garawsatay in Jiritaanka Somaliland uu yahay mid dhab ah oo aan ka noqosho lahayn, taasoo dunidu ay ku qanacday in dhabada loo xaadho sidii ay Somaliland ku heli lahayd Aqoonsi Buuxa. A. Qodobkii Somaliland Caqabada ku ahaa ee Meesha Ka Baxay Shir kasta oo la mid ahaa ama ku dhawaa kan London ee Soomaalida hore ay dunidu ugu qaban jirtay waxaa lagu bilaabi jiray laguna adkayn jiray in Midnimada, Qaranimada Xuduudaha Soomaaliyeed ay Muqaddas tahay oo ay tahay lama taabtaan. Haseyeeshee War-muriyeedka iyo go'aamada shirkan London ka soo baxay kuma jiro qodobkaasi, waxaana lagu bedalay in mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaalidu uu yahay mid dadka Soomaalida ahi ay iska leeyihiin, Waxa uu u dhigan yahay qodobka Saddexaad ee shirka London ka soo baxay sidan hoos ku qoran: 3. Go’aanka ku saabsan mustaqbalka Soomaaliya waxaa leh dadka Soomaalida ah. Hoggaanka siyaasadda ee Soomaaliya waa in ay ahaadaan kuwo ay la xisaabtamaan dadkooda. Kaalinta bulshada caalamka u furan waa in ay fududeeyaan horumarka iyo koboca: xooggeenu waxaa uu ku jiraa midnimo iyo taageero isku dubaridan oo aan siinno Soomaaliya. Waxaa markii la qabanqaabinayey shirkan aan aqoonsanney muhiimadda ay leedahay in aan dhegeysanno oo aan la shaqeyno dadka Soomaaliyeed ee jooga gudaha iyo dibadda Soomaaliya, waxaana aan ku soo dhoweynney la kulankooda ka hor shirkan. B. Waxaa sidoo kale shirkani uu si weyn u Aqoonsaday in Somaliland aanay ka mid ahayn Soomaaliya ee ay ka madax banaan tahay, waxaana shirkan London loo aqoonsaday in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala duwan yihiin, iyada oo Soomaaliya loo aqoonsaday intii saxeexday heshiisyadii Garoowe iyo Kambaala kuwaas oo kala ah, Dawlada Ku Meel Gaadhka ah, Puntland, Gal-mudug iyo Culimada loo yaqaan Ahlu Sunnah Wal Jamaaca, waxaana shirka ka soo baxay qodob aqoonsiga Somaliland fure u noqon kara kaas oo ah qodobka lixaad ee go'aanka ka soo baxay shirka London, una dhigan sidan 6. Shirku waxaa uu aqoonsadey baahida loo qabo in bulshada caalamku ay taageerto wada-hadal kasta ee Somaliland iyo TFG-da ama ciddii beddesha ay ku heshiiyaan in ay yeeshaan si loo caddeeyo xiriirkooda mustaqbalka. Qodobkani waxa uu dunida tusinayaa in Somaliland ay gaar ka tahay Soomaaliya, waxaana la xusay in caalamku uu taageero ka geysto sidii la isula meel dhigi lahaa aayaha labada dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya, talaabadan oo ah guul weyn oo usoo hoyatay reer Somaliland waxay dunida tustay in Somaliland ay arrinteedu gaar ka tahay soomaaliya, taasina waxay keenaysaa in wixii dhaqaale ah iyo wixii siyaasad ah ay dunidu Somaliland gaarkeeda ula xidhiidho wixii imika ka danbeeya, waxaa kale oo dariiqan cusub ee Somaliland loola dhaqmay, go'aanka shirkana loogu xusay uu la mid yahay dariiqii ay Aqoonsigooda u mareen dadweynaha Koonfurta Sudan iyo wadamo badan oo kale oo dalal kale ka go'ay oo habkan oo kale aqoonsigooda u maray. C. Dhaqaalaha oo Somaliland Loo Madax-banaaneeyay Iyada oo inta badan caawimooyinka dadka Soomaaliyeed loogu deeqo lagu soo hagaajin jiray dawlada ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya, dhaqaalahaasna inta badan la musuq-maasuqi jiray, dawlada Muqdishona ay sida ay doonto u isticmaali jirtay ayaa imika waxii ka danbeeya waxaa dhaqaalaha Soomaaliya iyo Caawimada la siiyaba gacnta ku qaban doona qaban doona gudi madax banaan Joint Financial Management Board (JFMB) oo ay xubno ka yihiin Dalalka Denmark, Ingiriiska, Norway, Holland, iyo Imaaraadka, waxaanay hubin doonaan in dhaqaalaha Soomaaliya loogu talo galay aan la musuq-maasuqin si simana loogu qaybiyo guud ahaa dhulyowga Soomaalida, tani waxay soo afjaraysaa gacan ku hayntii dawlada ku meel gaadhka ahi ay dhaqaalaha iyo caawimada gacanta ku haysay. Waxaa taasi ay keenaysaa in Somaliland wixii dhaqaale ah ee aduunku uu Soomaalida siiyo ay kala xidhiidhi doonto dalalkaas aynu xusnay oo iyagu horeba intooda badani ay u caddeeyeen in Somaliland caawimadeeda toos ay u siin doonaan. Dhinaca kale waxaa maalintii shalay ee taariikhdu ay ahayd 22nd – Feb-2012 ay dawlada Britain iyo Dawlada Somaliland ay wadajir u aasaaseen Somaliland Development Corporation oo ah Sanduuq ama barnaamuj loogu talo galay sidii Somaliland ay u heli lahayd maalgalin caalami ah oo toos ah oo lagu horumarinayo Somaliland, taas oo dunidu ay Somaliland si toos ah u caawin doonto wixii imika ka danbeeya, waxaana ay talaabadani hormuud ka noqonaysaa in Jamhuuriyada Somaliland ay caawimadeeda toos uga hesho dunida, halkii markii hore la soo marin jiray hay'adaha samofalka iyo kuwa caalamiga ah, waxaana isla shalay ay dawlada Britain ku dhawaaqday in lacag dhan Boqol iyo Shan Milyan oo u dhiganta $ 150 Milayn oo Dollar in ay Somaliland siin doonaan saddexda sanadood ee soo socda Dedaalkii Diplomaasiyeed ee Madaxweyne Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa markii uu soo gaadhay London waxa uu markiiba bilaabay dedaal aan nasasho lahayn iyo kulamo tiro badan oo uu la yeeshay Madaxda u sarraysa dalkan Britain, waxaana Madaxweynaha iyo wafdigiisu ay si weyn ugu hawl galeen sidii shirka London ka dhacayay ee Soomaalida loo qatay uu u noqon lahaa mid waxtar u yeesha Jamhuuriyada Somaliland isna barbar taaga oo sii badhi taara degenaanshaha iyo horumarka ay Somaliland ku talaabstay, waxa uu Madaxweyne Siilaanyo intii aan shirku bilaabmin si adag ula dooday madaxda u sarraysa dalkan oo uu ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Debada, William Hague , Wasiirka Caawimada Dibada Andrew Mitchel iyo waliba madax kale oo badan oo ay isla meel dhigeen arrimaha shirka iyo inaanay marnaba ka soo bixin wax dhib ku ah Somaliland. Waxaa hubaal ah in Madaxweyne Siilaanyo uu guulo aad u balaadhan ka soo hooyay go’aankii geesinimada lahaa ee uu ku aqbalay in shirkan ay Somaliland ka soo qayb gasho. Waxa uu Madaxweynaha iyo Wafdigiisu ay qaranka Somaliland usoo hooyeen guulo siyaasadeed oo dhabada u xaadhaya habkii ay Somaliland dunida uga mid noqon lahayd , aqoonsina ay ku heli lahayd. Waxaa kale oo xusid iyo amaan balaadhan mudan Jaaliyada Somaliland eek u dhaqan dalkan UK oo kaalin muhiim ah ka qaatay miisaanka siyaasadeed iyo guusha balaadhan ee Somaliland usoo hoyatay, waxaanan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhamaan Jaaliyada reer Somaliland ee UK ku nool ee qabawga iyo dhaxanta u taagnaa sidii ay Qarankooda u taageeri lahaayeen, si gaar ah waxaan usii amaanayaa Jaaliyadayda ree Bristol oo mar kasta billada koowaad qaata, dalkoodana aad u jecel. Waxaana hubaal ah in banaanbaxeenu uu kaalin muhiim ah ka qaatay guusha Somaliland ay ka heshay shirka. Ugu danbayn dhirbaaxo qadhaadh ayaa ku dhacday cadawga Somaliland oo ay la yaab ku noqotay wadaniyada iyo isku duubina Shacbiga iyo Dawlada Somaliland. :cool:
  7. Xaaji Xunjuf;794356 wrote: What makes you think you can change the capital of a country to another capital in another country its illogical. I think the people of Somaliland are just happy with their hard earned independence even if they are not recognized in the next century as long as their country is free of outside rule they are pretty much happy they will fight for their country. One has to accept the aspirations of the people of Somaliland. A union would've been nice if Somalis in the particular the Koonfurians were really honest when it comes to Somalinimo.To be honest i wasn't really sure about Somaliland quest for statehood in the early 90s but the last decade or so,but this is really what they want in Somaliland and thats just something people have to deal with it. its not the end of the world,Ileen dhulka bad uma dhexeyse eh ama hala wada noolado ama hala kala noolado hala noolado uun. xaji these people cant live without Somaliland saxib...without Somaliland they been killing each other or bathing in criminality. They wont leave you alone and they dont have the guts to tell you they love you etheir and need you. hahaha... Somaliland dont want you.... "but but but but"...ayunbay kula so fadisanyan. if they had any common sense they would say..you dont want us good luck to you.
  8. Qaranki;794362 wrote: Djibouti would be the best option Djibouti is not a democracy etheir...i say a western location, new york or london. give it an international presence. make it mutually binding but knowing somalia it will never be a democracy. :cool:
  9. xiinfaniin;794358 wrote: Very reasonable move. This is a code word for Somaliland's plan to sit down with post August admin in Mogadishu. Not bad. saxib Somalia will not have a democractically elected goverment in the next 20-40 or 50 years. hahaha... this is just to state we will not sit down with anything less then what we have achieved. but lets be serious Somalia will never be a democracy. :cool: furthermore this isnt new: Somaliland has always said it would sit down with a southern elected government: as stated not for unificiation but to split the debt, agree on trade terms, compensation, extradition and bilateral trade. these somali's always get happy when they hear Somaliland, shame they dont use logic. unfortunately Somaliland dont love you as much
  10. Dr. Maxamed Cabdilaahi wuxuu shuruud ku xidhay xiliga ay la hadlayaan dawladda Somalia, waxaanu yidhi “Marka la helo dawlad Soomaaliyeed oo rabitaanka shacabkeeda ku fadhida oo go’aamada ay qaadan karta ay yihiin go’aamo la fulin karo oo dadka Soomaaliyeed ay wada ogol yihiin oo ku timaad rabitaankooda oo dunidana ka haysta ogolaansho iyo wada shaqayn, Somaliland diyaar bay u tahay ictiraafkeeda iyo sidii loo soo dhamayn lahaa arrimihii hore uga dhaxayn jiray labada geesoodba inay Somaliland kala hadasho diyaar bay u tahay waqtiga ay ku haboonaato, hase-yeeshe waa inay noqoto dawlad aan ahayn ku-meel-gaadh oo ku timidaad rabitaanka shacabka oo xeerar iyo qawaanina kala haga oo caalamku aqoonsan yahay yeelata oo go’aamada ay qaadataana noqdaan go’aamo meel mari kara oo sida dawladda Somaliland oo kale ku dhaw oo rabitaanka shacabkeeda .” Weriye Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
  11. Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay masaalixda Somaliland uga soo baxay shirkii London February 24th, 2012 Comments Off London (Somaliland.Org)- Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay natiijooyinka iyo masaalixda Somaliland ugu soo baxay shirweynihii Britain marti-gelisay ee xalay lagu soo gabo-gabeeyay magaaladda London. Wasiirka oo ka hadlayay midhihii shirkaasi wuxuu yidhi “Waxaanu aad iyo aad ugu faraxsan nahay in shir-weynuhu uu weftigii Madaxweynaha Somaliland uu hoggaaminayey uu siiyey protocol gaara iyo sharaf gaara oo iyaga oo madaxbannaan ay shirka ka heleen kursi u gaara oo madaxweynaha jamuuriyadda Somaliland uu la mid ahaa madaxweynahaashii kale iyo hoggaamiyayaashii kale ee caalamka ee ka soo qaybgalay shirka. Madaxweynuhu wuxuu helay fursad uu khudbad uu ku soo jeediyo oo uu nuxurkeedu ahaa in beesha caalamku taageero ka bixiso qadiyadda siyaasadeed iyo horumarineed iyo nabadgelyo ee Somaliland ee caalamkan uu ka codsaday in ictiraaf la siiyo. Marka waxa anaga nooga soo baxay ka Somaliland ahaan dhowr qoddob kow iyada oo aanu fursadda u arkaynay inay tahay mid muhiim ah oo codka iyo rabitaanka shacabka Somaliland ay maqlaan afar iyo kontan dawladdood oo caalamka ka mid ah waliba kuwoogii ugu waaweynaa ay ku jiraan in madaxweynuhu halka ka caddeeyo waxay shacabka Somaliland doonayaan in dal madaxbannaanidiisa haysta oo ictiraaf doona ah.” “Arrinta kale ee meesha nooga soo baxday waxa weeye markii ugu horeysay taariikhada 21 sanno ee ugu danbeeyay in Madaxweyne Somaliland ah shirweyn oo noocaas ah uu ka hadlo qadiyadda dalkiisa, iyada oo Soomaaliya-na Madaxweynahoodii uu fadhiyo oo isaguna uu ka hadlay oo labadoodiiba ay halka ka wadahadalaan iyaga oo shucuurta ay masuulka ay ka yihiin. Arrintaasina waa arrin saaxadda siyaasadda ee caalamka ku cusub wax weyna ka tari-doonta mustaqbalka ictiraaf doonka iyo qaranimadda Somaliland,”ayuu yidhi Wasiirka Khaarajiga oo maanta ka hadlayay barnaamijka falanqeynta ee laanta afsoomaaliga ee BBC-da. Wasiirka wax laga weydiiyey inay jira wax wadahadal ah oo dhex maray Somaliland iyo Soomaaliya wuxuu yidhi“Wadahadalo gaara oo dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya ma jiraan, oo aan ka ahayn shirweynahaa caalamka oo dhami wada fadhiyo oo madaxdii dunidu wada fadhido oo ay Somaliland iyo Soomaaliyana fadhiyeen aan ahayn oo gaar ma jiro.Hase-yeeshee waxay Somaliland diyaar u tahay oo ay jeceshahayna inay talo iyo fekerba ka bixiso sida xasilooni-darrada Soomaaliya ka tagan wax looga qaban lahaa oo talooyinka dunidu ay bixinaysay kuwa la mid ah ayay Somaliland halka ka bixinaysay.” “Waxaana ka mid ahaa arrimihii Somaliland loogu yeedhay in dariiqi nabadaynta iyo dawlad dhiska iyo dimuquraadiyanta ee Somaliland soo martay in lala wadaago Soomaaliya masuuliyiinteeda, intaasina waxaan filayaa inay wax ka tari karo. Hase-yeeshee shirar noo gaar oo laba geesood ee Somaliland iyo Soomaaliya ma jirto,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi. Wasiirka waxa laga weydiiyey sida ay u arkaan inay wada-hadal la sameeyaan dawlada ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, wuxuu ku jawaabay “Anagu waxaanu u aragnaa immika halka ay marayso arrinta Soomaaliya waa xilli siyaasaddii kala guurku uu imika dhammaad ku dhawdahay, oo qoddobka ugu horreeya ee shirweynahan ka soo baxay waxa weeye.In dawladii ku-meel-gaadhka ahayd in la soo afjaro, marka anigu waxaanu jecelnahay in arrintaasi ay nabadgalyo ku dhammaato in dadka soomaaliyeed ka tallo-galaan oo ay caalamka gacan ka siiyaan.” Dr. Maxamed Cabdilaahi wuxuu shuruud ku xidhay xiliga ay la hadlayaan dawladda Somalia, waxaanu yidhi “Marka la helo dawlad Soomaaliyeed oo rabitaanka shacabkeeda ku fadhida oo go’aamada ay qaadan karta ay yihiin go’aamo la fulin karo oo dadka Soomaaliyeed ay wada ogol yihiin oo ku timaad rabitaankooda oo dunidana ka haysta ogolaansho iyo wada shaqayn, Somaliland diyaar bay u tahay ictiraafkeeda iyo sidii loo soo dhamayn lahaa arrimihii hore uga dhaxayn jiray labada geesoodba inay Somaliland kala hadasho diyaar bay u tahay waqtiga ay ku haboonaato, hase-yeeshe waa inay noqoto dawlad aan ahayn ku-meel-gaadh oo ku timidaad rabitaanka shacabka oo xeerar iyo qawaanina kala haga oo caalamku aqoonsan yahay yeelata oo go’aamada ay qaadataana noqdaan go’aamo meel mari kara oo sida dawladda Somaliland oo kale ku dhaw oo rabitaanka shacabkeeda .” Weriye Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
  12. Taleexi;794322 wrote: Halkaa nacnacda ka wad. odayasha ayan ka bartay nacnacda iyo baaacaaadaba
  13. Aaliyyah;794303 wrote: LOl this is quite entertaining. Desperate moments call for drastic measures. It seems reer waqooyi galbeed are easily convinced abt anything LOl. Silanyo is lucky to be president of people who have lost in touch with reality. I bet if he told them I got the farfetched recognition in this conference they would believe him without a second thought abt when it was given to him Lol.. says the lady from khatumo whose little villages have the somaliland flag over them. :cool: amazing how the deluded acuse others of being deluded because they themselves live in delusion.
  14. Somalia;794193 wrote: Those 4 minutes were the 45 claimed? SAD......its the pirate syndrome. "he didnt speak arabic therefore he didnt speak" ...hahah...
  15. they say he didnt even speak i repeat THIS IS SOMALILAND....MOFO.:cool:
  16. http://audioboo.fm/boos/682038-president-silanyo-of-somaliland-speaks-at-the-london-conference-on-somalia my prsident speaks better english then the TFG muppets. :cool: "We chose to renew our independence 20 years ago and we will NOT turn back".... this was said in front of 40 world heads....:cool: Mr President i was not one of your admirers but today you have my respect. SALUTE.
  17. we all know about Saado cali the reality is peace is good but it should be conditional, We dont wanna come back, no force should be able to use that land for anti-somaliland operations. what you do inside the town is your business, but if we move the army and the SSC use the town for anti somaliland operations and then attack again...it would be *********. so any peace should be conditional. But peace is always good.
  18. Che -Guevara;794140 wrote: He's liable but admits no wrong doings. im sure thats what Ethiopian soldiers who murder your people in the 5 region also argue...:cool:
  19. UNIFIED SOMALIA IS DEAD....I THINK ITS TIME YOU EXCEPT IT, YOU CANT FORCE THE PEOPLE OF SOMALILAND?? YOU CANT FIGHT THEM...SO WHAT THEN.....KEEP MOANING BUT IN REALITY A UNIFIED SOMALIA IS DEAD. :cool:
  20. Kosovo was an entity within Serbia and previously within Yugoslavia. Unlike the rest of Serbia, the inhabitants of Kosovo are mainly of Albanian descent. The ethnical differences have been the cause of many conflicts in the region. Since decades, the Kosovar Albanians felt like they did not belong under Serian rule, they had the wish for self-government. The region was firstly recognized as an autonomous province under Yugoslavian leader Tito in 1946. Milosevic ended this autonomy for Kosovo and placed it directly under the Yugoslavian regime. More and more Kosovar Serbs fled Kosovo, so the eventual low rate of Kosovar Serbs in de region decreased dramatically. In the time of Slobodan Milosevic, a nonviolent movement for more autonomy in Kosovo raised; the League of Kosovo. For the first time in 1990 the leader of the League of Kosovo, Ibrahim Rugova, declared Kosovo’s independence. http://geography2.ruhosting.nl/ba-thesis/scripties/2009-2010/BroekMarjoleinvanden.pdf Kosovo declared independence before Somaliland.
  21. Somalia;794106 wrote: Balkans instantly. Kosovo 1 week. South Sudan 6 years. God help you. Thats one characteristic the pirates have, forging history to meet their own objectives. A new nation was being born in what used to be a forlorn, war-racked patch of Africa, and to many it seemed nothing short of miraculous. After more than five decades of an underdog, guerrilla struggle and two million lives lost, the Republic of South Sudan, Africa’s 54th state, was about to declare its independence in front of a who’s who of Africa, including the president of the country letting it go: Omar Hassan al-Bashir of Sudan, a war-crimes suspect. http://www.nytimes.com/2011/07/10/world/africa/10sudan.html?pagewanted=all what part of 5 decades dont u understand.:cool: so you see my pirate friend. in international relations you can go from rebel movement to nation state simply over night. In regards to Somaliland and Somalia. We dealing with a failed state against a state that grows stronger year after year. Today unified tomorrow seperate. :cool:
  22. international relations is a funny business pirates, it took Eriteria 30 years, East timor 30 years, Kosovo roughly around the same time, it took china 40 years. Somaliland thus far 20 years even if it take another 1000 years we will march on...considering you cant force Somaliland. i think its about time you except the reality that a unified Somalia is dead. :cool: we aint crying about it, its seems you are.