Cambuulo iyo bun

Nomads
  • Content Count

    2,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cambuulo iyo bun

  1. Johnny B;972321 wrote: For Puntland's sake,let us hope Abdiweli wins as Faroole was/is an obstacle to both Puntland's transformation from pure clan entity to Somali socio-political entity and Puntland's transformation to pure federal government with defined map and represented in the federal parliament.. +1
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> start listening from 00:48. interesting
  3. My favs Jaamac Kediye Abshir Bacadle alloow ku naxariiso Maxamed Gacal Xaayoow Ilaahay ha uu naxariisto
  4. Maaddeey;972207 wrote: ^ Ramadaanka ma illowday, sheeikh?. Cambuulo, waxaa xataa suurta gal ah shaqaalaha UN-ka ee lagu qasbay iney Xamar ka shaqeeyaan iney ka dambeeyaan!. Yaa og?. That makes also sense Maadeey. One thing is for sure tho Al shabaab are not alone in this
  5. odaygaan is taking it to the next level ar maxaa qaadey toloow? balaayo ku aragtey
  6. Have you all noticed since hassan daahir aweys got arrested mogadishu's security has gone out of hands many suicide attacks, mortar attacks and assasinations etc. I wouldn't be surprised if hassan daahir's clan organized these attacks as a way to revenge the SFG for hassan's arrest, since they where extremely opposed to Hassan getting arrested. What do you think? Discuss
  7. well it wasn't a biggy tho just confirmed minutes ago it was just some hand grenade attacks LOL fashil minal fashilaad
  8. hada lee ma ogaatay? Al shabaabs biggest sponsors Bakaaraha ay ku joogaan
  9. war it was cordinated attacks group walba one area bey target gareynayen besides Yaaqshiid iyo kaaran ma gaarin the furthest was cali kamiin in wardhiigley
  10. Its done Muungaab will replace Tarzan maalmaha so socda ayaa lagu wareejinaya. Muungaab is not a man who plays around he was guddomiyaha maxkamadda ciidamada he is the man who ordered that every soldier who robs,kills or rape will be sentenced to death under his leadership hundreds of ****** soldiers was sentenced to death penalty, he is a man of justice he also studied islamic sharia, waa nin culus who can do his work.
  11. the security is getting out of hands in the city thanks to this useless government.
  12. Xaalada magaalada Muqdisho ayaa caawa qasan, iyadoo qaraxyadii ugu badnaa mar qudha ay ka dhaceen wixii ka dambeeyay afurkii caawa. Qaraxyada oo ahaa kuwo tiro badnaa ayaa lala eegtay saldhigyo ciidanka booliska, goobo baro ciidan iyo wadooyin, waxaana tani ay muujineysa shakiga laga qabo ammaanka caasimada. Sida ay wararku sheegayaan qaraxyadan ayaa ahaa mid gees magaalada ilaa bartamaha ay gaareen, ka bilow min Isgoyska Ex Koontarool Afgooye oo ah halka Muqdisho looga baxo ilaa degmooyinka waqooyi. Meelaha qaraxyada bambaano laga maqlay ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Ex Koontarool Afgooye, Suuqa Beerta ee nawaaxiga Jaamacadaha oo fariisin ku lahaayeen AMISOM, Seybiyaano, Isgoyska Banaadir, nawaaxiga Saldhiga Waabari qeybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama, Xamar weyne iyo Xamar Jajab oo fiidkii caawa dhowr qarax laga maqlay. Sidoo kale waxaa qaraxyo laga maqlay xaafado ka tirsan Wardhiigley, gaar ahaan halka lagu magacaabo Cali Kamiin. Qaraxyadan caawa dhacay ayaa ka badnaa ilaa tobaneeyo qarax oo si aad ah looga maqlayay magaalada oo dhan, iyadoo dadka reer Muqdisho ay caawa u aheyd habeen taariikh ah degmo walbana ay saameeyeen qaraxyada. Inta la og yahay waxaa qaraxyada ku dhaawacmay ilaa todobo oo qaar ka tirsan ay yihiin askari, inkastoo aanay wali war ka soo bixin saraakiisha caafimaadka. Qaraxyadan ayaa ku soo aadaya xilli maanta Taliska Booliska uu soo bandhigay waxyaabo qarxa iyo dad gaarayay toban ruux oo labo ka mid ah ay haween ahaayeen kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay ku lug lahaayeen falal amni daro. Xalay ayay aheyd markii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu si lama filaan ah u kormeeray Isgoysyada wadooyinka Muqdisho, iyadoo intii uu kormeerka ku howlanaa uu ku arkay goobo ganacsi furnaa iyo dhalinyaro wadooyinka Kubad ku ciyaareysay.
  13. well i spoke to this burundian fella who had a cousin operating in Somalia and he told me that somalia is a hellhole LOL they dont even want to be in somalia
  14. bro Xarardheere and south hobyo is located in Mudug as well but ximan controlls those areas so what are you saying? LOOL
  15. Ilo wareedyo muhiim ayaa u xaqiijiyay Jowhar.com in la dhameystiray qorshayaashii xilka ka qaadista ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan oo muddo saddex sano xilkan hayay. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qeyb ka ahaa Qorshahan xil ka qaadista Mr Tarsan oo dhowaan la sheegay inay isku dhaceen, kadib markii uu dib u soo magacaabay nin uu horay Tarsan xilka ka qaaday. Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay la tashiyo ku saabsanaa magacaabista Duqa Muqdisho iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, iyadoo uu ugu cad cad yahay xubnaha xilkaas loo magacaabayo Jen. Xasan Maxamed Xuseen oo loo yaqaano Mungaab. Warkan aan ka helnay ilaha lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maalmaha soo socda laga yaabo in lagu dhawaaqo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho Jen. Mungaab oo hada haya xilka Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Ciidamada qalabka sida. Jen. Mungaab oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha Mudullood ayaa in muddo ah u xusul duubayay xilka Maamulka Gobolka, iyadoo beelaha Mudullood ay wadeen dadaalada la xiriiray sidii xilkaas loogu magacaabi lahaa. Kulamo hoose oo ka dhacay Madaxtooyada ayaa dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo beesha uu ka soo jeedo Mr Mungaab, kaasoo la sheegay in Madaxweynuhu ugu xaqiijiyay in xilkaas uu u magacaabayo. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Mr Mungaab loo gacan geliyay waraaqdiisa magacaabista, hase ahaatee aan wali la shaacin, waxaana arrintan xalay aad looga hadal hayay mid ka mid ah Hotelada Muqdisho oo dad siyaasiyiin, saraakiil iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay ku sheekeysanayeen wararka ku saabsan magacaabista aan wali la shaacin. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho loo magacaabay bartamihii sanadkii 2010, xilligaasoo magaalada Muqdisho inteeda badan maamulayeen Al-Shabaab, iyadoo mudadii uu xilka hayay uu wax badan ka qabtay xaalada Muqdisho, gaar bilicda Muqdisho. Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa ka mid ahaa ardayadii ku soo waxbaratay dalka Sudan, waxaana Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ay isku dhowaayeen u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida. Jowhar.com
  16. I told y'all in march that the new mayor will hail from Warsheikh :cool: oba hiloowlow;927079 wrote: Tarzan is leaving he did a wonderful job, the new mayor hails from Warsheikh. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/70164-New-Mayor-in-Banaadir
  17. Moonlight lol i was trolling but seriously tho wouldnt it be beautiful to see a united Somaliweyn. Btw: what the hell do you mean with ''your people''? LOOOOL aar is deji dee