Somalia

Nomads
  • Content Count

    7,946
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalia

  1. So a few moryaan journalists in the 2nd plane got expelled as well, good thing for sure.
  2. Carafaat you are right, he is HAG, this is all a HAG method to get into Jubboyinka and takeover everything from wmen and children to the green fields, mashallah you are a good analyst.
  3. Vsabba we must protect the women and children from HAG, it's a matter of life and death! :eek:
  4. Of course they want another 1991, you are right, they have buufis too. We must not underestimate the power of HAG, they are plotting to take Jubboyinka inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, can you imagine what will happen to the women and children, think about the women and children, what about the women and children!!
  5. But we know it was because of HAG it's the problem here, Somalia and the president are part of HAG. Maybe the parliament is part of this group as well, I mean come on, why are they asking questions? This is HAG traits.
  6. I will, I just need to adopt with the times, something you have failed to do!
  7. Che is mistaken on two parts. Kismayo will not be determined by post-1991 ask your friend Gabbal of current events, it will be pre-1991, with people's properties and lands coming into play. This is the same as Mogadishu, do you see Abwaan in a high ranking position in Mogadishu today? So yes, Puntlanders will have a huge say in Kismayo which is why they were given head of finances in the current 6-man administration. But Puntlanders support doesn't stem from that, it's because it will be the 2nd federal state in Somalia, furthering our belief of a federal Somalia. Support was given to this administration before any positions have even been allocated. A second federal Somalia will do us good with or without their current support. Terrorist supporters will have no say in this new Somalia inshallah, and their crooked political assertions neither. :cool:
  8. We as Somalis must reject moryaan propaganda wherever it is and distinguish the two different delegations who went to Kismayo both of whom were rejected due to their inner moryaanism and failure of prior notification of arrival.
  9. Wafdigii maanta laga celiyey Garoonka diyaaradaha Kismaayo ayaa noqdey Fedeexad lasoo gudboonaatey Dowlada federaalka, waxaa goor dhaweyd Villa Somalia kusoo gabagaboobey Kulan looga hadlayey, wafdiga Kismaayo lagasoo eryey, Nairobi waxa iyana ka socda abaabul la xiriira weeraraka siyaasadeysan ee maant uu Madaxweynuhu ku dhaqaaqey. Bari oo khamiis ah 08/11/2012 waxaa shir deg deg ah isugu imaanaya, Gudiga Farsamada Jubooyinka,IGAD iyo koox dublamaasiyiin reer Galbeed ah oo laga carabaabey Dowlada Ingiriiska. Waxaana lawada Cambaareeyey wafdiga uu Madaxweyne Xasan Sheikh u soo direy Kismaayo, oo goor dhaweyd laga war heley ujeedadooda. Muxuu ahaa wafdiga, maxayse u socdeen… Wafdigu wuxuu ka koobnaa laba diyaaradood, waxay isugu jireen, koox NGO ah, Gudi uu Madaxweynuhu u soo direy Kismaayo oo ay kamid ahaayen labo nin oo ka socda Dowlada Jabuuti, waxaa kaloo la socdey niman cadaan ah oo ka socdey Deeq bixiyaasha Hay’adaha Samafalka. Gudiga Madaxweynuhu soo direy iyo labada nin ee Dowlada Jabuuti ka socdey Villa Somali waxay ka war heleen in ay Kismaayo kusoo wajahan yihiin Jamcad Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Jubooyinka oo ay weheliyaan IGAD iyo Dublamaasiyiin kale, si ay Villa Soomaaliya arintaas uga hortagaan waxay si deg deg ah maanta u abaabuleen iney Kismaayo u diraan wafdi ka kooban 7 Xubnood oo ay weheliyaan labo nin oo Jabuuti ka socda, ujeedadu waxay ahayd in Gudigaan ay soo diyaariyaan xaalada Kismaayo, gudigana loogu yeero Xaqiiqo raadis. Jabuuti ayaa iyana loo adeegsanayay in laga dhigo Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo la socda Gudigaan Xaqiiqo raadiska ah ee ka socda Vila Somaliya. Wuxuuna Qorshuhu ahaa in Gudigaan ay soo saaraan warbixin ka waramaysa Xaalad Kismaayo ayna Gudiga iyo Jabuuti ay qiimayn ku sameyaan, ka dibna u gudbiyaan beesha Caalamka iyo IGAD! Iyagoo sheeganaya in Dowlada Feederaalku soo qiimeysey xaalada Kismaayo. Sababta ugu weyn ee qorshaan deg dega ah ay u sameeyeen Villa Somaliya ayaa ah iney ka hortagaan in Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Jubooyinka iyo IGAD ay soo sameeyaan Ama soo qiimeeyaan Xaalada jubooyinka, waxaa kaloo xusid mudan in Dowlada Federaalka, IGAD iyo beesha caalamku ay horey isugu ogaayeen in Gudiga Farsmada Jubooyinka iyo IGAD ay qabtaan howsha qiimaynta la xiriirta. Kooxda OGN yada iyo labada nin ee Cadaanka ah Wafdiga maanta Kismaayo loo diidey iney galaan waxaa iyana weheliyey koox NGO ah kuwasoo watey labo nin oo ka socda mid kamid ah Hay’adaha Caalamiga ah ee samafalka, waxaana loo wadey labadaan nin in lageeyo Kismaayo lagana dhigo in NGO-yada ka howl gala Muqidho ay soo qiimeynayaan xaalada Bini aadanimo ee kaalmada u baahan, waxaana soo xuley NGO oo yadaan oo wafdiga kusoo darey Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, waana naasnuujin qaawan oo la doonayey in Kaalmada loogu tala galay Jubooyinka ilaa Gedo lasoo marsiiyo NGO yada Muqdisho. Iskusoo duuboo Wafdigii maanta laga celiyey Kismaayo oo ahaa afgambi qorsheysan wuxuu waji gabax ku noqdey Villa Somalia, iyadoo dhinaca kale Nairobi laga cambaareeyey, IGAD iyo Beesha Caalamku waxay iclaamiyeen shir deg deg ah oo bari ka dhici doona Nairobi, waxaa shirkaan wada yeelanaya Gudiga Farsamada ee maamul u sameynta Jubooyinka, IGAD iyo qaar ka mid ah Beesha Caalamka. Jamcada waxaa Kismaayo ku wajahan Gudiga Farsamada oo ay weheliyaan IGAD iyo dhowr Dublamaasi oo ka socda Reer Galbeedka, waxayna u socdaan soo qiimeynta xaalada Goboladaas. Puntlandi wuxuu u mahad celinayaa intii ka qayb qaadatay soo ururinta warkaan. Puntlandi.com Kismaayo
  10. They embarrassed themselves to be honest. __________________________________ A delegation sent by president of federal republic of Somalia to Kismayo, have returned to Mogadishu after they have been rejected to enter Kismayo. The delegation include Somali government representatives, AMISOM officers, members of Djabouti embassy and aid agencies staff .. Two tiny planes landed at Kismayo Airport later today while immigration officers as well as AMISOM Forces at the airport were unnoticed by their landing. The interim Administration of the port city , Kismayo, ordered that the delegation to return to Mogadishu where they came from. Puntlandi receives information regarding that the delegation were showcasing that Kismayo Port is under control of Mogadishu NGOs. Reports from Mogdishu says, president Hassan Sheikh irritated with the action taken by Kismayo Administration. Analysts in Mogadisho told Puntlandi, that the president himself did undiplomatic step while he sent a high rank delegation with out informing Kismayo administration. Puntlandi.com
  11. First of all I want to congratulate the Ras Kamboni Brigade for their stellar work in rejecting the so-called government envoy landing in Kismayo a few days ago. It's clear that the president of the so-called Federal Somali Republic has had no good intentions regarding the issue of Kismayo and Jubboyinka. He has chosen the direction he wants to go just 2 months into his term, and he has gotten the message loud and clear. The piece of crap sends a moryaan delegation which pillaged the region for 7 years straight.. it's unbelievable.
  12. Ahmed Madoobe keeping Kismayo moryaan free and that's just how things need to be.
  13. The NGO government is exposing itself. ___________________________________________________ Posted by Pi1 on November 7th, 2012 Kismaanyo (PI):- Madaxweynha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud ayaa Col. Goobaale oo lagu tiriyo in uu ka mid ahaa dagaal oogayaashii Soomaaliya uu u magacaabayo in uu qayb ka noqdo saraakiisha ciidamada ee magaalada Kismaayo. Dadweynaha ku dhaqan gobollada Jubooyinka ayay layaab iyo amakaak la noqotay Magaacabida sarkaalkan saacadihii la soo dhaafay la hadal hayey, madaama uu Goobaale ka soo jeedin Magaalada Kismaayo hadda ka horna uu ku jiray kooxihii xooga ku qabsaday xilligaas oo khasaare farabadan iyo taariikh lama ilawaan ah uu ku reebay dadka iyo deegaanka Kismaayo. Goobaale dagaalkii ugu danbeeyey ee uu galo wuxuu ahaa kii 2007-dii Kismaayo lagaga saaray Ciidamadii DFKM ah ee Soomaaliya. Wararka aanu ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay magaaladu kacsantahay, dadkuna ay walaac ka muujinyaan in dagaal ooge aan lala xisaabtamin xaqdaro lagu soo magacaabo, waxayna carabaabeen in arrinkaasi ay u arkaan mid dib loogu waxyeelaynayo dadweynaha magaalada Kismaayo. Dhinaca kale warar laga kalsoonaan karo oo aanu ka helnay saraakiisha Raaskaamboniyiinta iyo kuwa Dawlada Federalka Soomaaliya ayaa sheegaya in aysan u dulqaadan doonin khaladaadka noocaas ah islamarkaana aysan aqbalayn magacaabida Goobaale. Madaxweynaha Somaliya ayaa booqashooyin uu ku tegay Baledweyne iyo Baydhabo waxa uu kaga codsaday dadaweynahooda inay maamul samaystaan halka Kismaayana uu sheegay inuu maamul u samayn doono taasina waxay dadweynuhu u arkeen mid miijinaysa in aan lagaga qaybgalinayn masiirkooda iyo mustaqbalkooda umadeed. Haddii arintan haatan soo ifbaxaday ay socoto, waxaa laga yaabaa in ay keento khilaaf ragaadiya Dawladda cusub oo aad moodo durbaba in ay ku dhaqaaqday talaabooyin aan miisanayn, kana foga xaqa iyo xaqiiqada ay tahay in bulshada soomaaliyeed lagu hago. www.puntlandi.com
  14. Vote Romney if you care about Somalia.
  15. Posted by SEK5 on November 6th, 2012 Xogta rasmiga ah ee wafdigii shalay oo ay taariikhdu ahayd 05/11/12, dowladda dhexe ee Jamhuuriyadda Federalka Somalia waxay diyaarisay wafdi ay ugu tala gashay inay u dirto Gobolada Jubbada hoose, Jubada dhexe iyo qaybo ka mid ah Gedo, sida Ceelwaaq. Haddaba, xog annu helnay waxaa noo suura gashay in xubnaha wafdiga dowladda ay ka koobnayeen 8 xubnood, oo Saddex kamid ahi ay ahaayeen saraakiil horay xasuuq ba’an oga gaystay goboladaasi. Xubnaha Wafdigasi waxa hogaaminayay Gen GOOBAALE, Gen, Indha Cadde, iyo Sargaal 3-aad oo ka mdi ah saraakiisha qaybta ciidamada aagga Afgooye, 5 xubnood oo xildhibaano ah, oo mid ka mid ahi uu yahay dadka deegaanka kana soo jeedaa jubada dhexe, haddaba, sida aannu xassuusanno, laba maalin ka hor ayay ahayd markii wafuud ka socota dowladda jahuuriyadda federalku ay soo booqdeen magaalada Kismaayo, wafdigaasina waxa hogaaminayay wasiirkii hore ee gaashaandhigga ee xukuumaddii badbaado qaran iyo taliyihii ciidamada xoogga dalka ee federalka. Haddaba, waxaa iswaydiin mudan, in dowladda Madaxweyne Hassan Muhumad Ulusow uu u bareero in gobolada hadda kasoo kabanaya dhibaatada iyo aafooyinkii, dibindaabyadii ay u gaysteen dadkii hogaaminayay isbahaysigii dooxada jubba ee laga xoreeyay goboladaasi muddo dheer, in maanta oo ay Somalia yeelatay xukuumad federal ah, in dib loo soo cesho dagaal oogayaal dunuub wayn oo aan la iloobi karin ka gaystay goboladaasi inay SHAATI DOWLADEED usoo xirto, oo booqasho ay ugu soo dirto dadkii ay barikaciyeen oo dadkoodii xasuuqeen, isla markaasina dambiyo xuquuqul insaanka sharaftiisa dilaya ka galeen goboladaasi. Hassan Ulusoow, waxaa uu hadda soo faagayaa in Somalia ay ku noqoto meeshee laga soo ceshay, rajada umadda ceeldheer ayuu ku ridayaa hadduusan caqliga shaqaynin oo aysan Dowladda Federalka ahi aysan talada dalka iyo nidaamka ay Somali kala qoratay oo isku aamintay aysan fara-faraha ka dayn, waxaa hubanti ah in Somalia ay meelxun ku dambayn doonto, dagaalkii sokeeyana aan la hurayn inuu soo noqdo, si taasi looga dawoobo, waa in dowladda dhexe ay ka fiirsattaa waxii keeni kara isku dhac dadka iyo dowladda ah. waxaa sharaf mudan, dadka reer JUBBOOYIN oo idil, oo shalay ka hortagay inaysan raggaasi kasoo dagi karin Kismaayo madaarkeda, kadib markii ay ******** in qabqableyaashiii umadda goboladaasi dhibaateeyay in shaati dowladeed losoo xiray, waxayna arrintan booqashada daba socotay oo ay ahayd SAHAN MILITARYoo lagu ogaanayay xoogga meesha maraya iyo qalabka ay sittaan ciidamada hadda gacantya kuhaya goboladaasi badankood. Beesha Caalamka waa ay ka dharag san tahay qaabka uu’u socdo Hassan Ulusoow, waana SPOILER aad iyoa ad oga soo horjeeda nidaamka FEDRALISM-ka iyo dadka deegaanadooda inay hoos kasoo dhistaan si ay nidaamka guud ola qabsadaan oo usoo gaaraan gobolada kale ee nidaamka federalka ah ku jira oo aayahooda ka tashaday. Xigasho Kismaayo
  16. BBC News - Gulf of Mexico oil leak 'worst US environment disaster' http://www.bbc.co.uk/news/10194335A BP boss Tony Hayward's gaffes http://www.bbc.co.uk/news/10360084 BP's humbled CEO sat grim-faced Thursday as a House chairman accused him of being oblivious to the risks of his company's deep water operations, then testified he was "deeply sorry" for the catastrophic Gulf coast oil spill.
  17. Che -Guevara;886357 wrote: What did Gas say exactly? I can't access YouTube at work. He said the people are against the administration adding another year and that it's best that they finish two months from now the same time they were sworn in.
  18. Today Xudun is being attacked and they are blaming it and are focused on Puntland, sometimes I wonder about these people's thought process...
  19. First of all, SSC and Khaatumo are two different movements. SSC is now part of Somaliland. Second - What the hell did Faroole and his crew do now? I've never seen him so quiet and at peace and still people are complaining!
  20. I haven't had a phone for 1 1/2 year. The runners up are; Samsung Galaxy Note II HTC One X Nokia 3310 Please suggest some if you can.
  21. It's a dark day for Somalia, being broken into the shape of a penis. If this parliament makes the grave mistake of approving the secessionist nominee, she will visit Hargeisa in her capacity as foreign minister, thus making an internal issue an international one. They will indirectly recognize the independence of Somaliland. Here she talks about her secessionist activities, running for secessionist top chair and a question on the integrity of the Somali Republic falls on deaf ears, she literally avoids the question when asked if she supports the unity of Somalia. http://cunaabi.com/playaudio.php?id=274 My friends, we must mourn the end of the Republic.
  22. Jacaylbaro;886026 wrote: You mean Garowe people ?? ,,, No, people who believe in the integrity of the Somali Republic.
  23. Just because he's your cousin does not give him a pass, he's an unknown quantity and his work shall be scrutinised at every move.