Coofle

Nomad
  • Content Count

    1,079
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Coofle

  1. The "Land" is what most of people fight over................
  2. Boorama-(Lug)-Alle Ha U Naxariistee 3 Marxuun ayaa saaka subaxdii ku dhintay degaanka Seemaal ee degmada Baki kadib markii ay kooxo maleeshiyo beeleed gacan ku dhiiglayaal ah ay degaankaas saaka waabarigii weerar kaga soo qaadeen dhinaca Gebilay. Sedexdan Marxuun ee shahiiday ayaa waxa ay wararku sheegayaan inay yihiin Wiil Abiihii iyo Adeerkii uu magacdooda oo aan wali la sixin ay kala yihiin Dayb Maal, Wiilkiisa iyo ninkale oo la yidhaa Af-Madhan-diid oo intuba ka soojeeda degaanka Dilla. Raggan Dhintay ayaa wararka deegaankaas laga helayaa waxa ay sheegayaan in si arxan daro ah loo dilay laguna dilay maqaaxi ay lahaayeen oo degaankaas ku taalay isla markaana ay waqtigaas ku sugnaayeen. Ma jiraan wax masuuliyiin ah oo ilaa hada ka hadashay arintan waxana magalada Boorama laga dareemayaa guux badan iyo dareen cadho ah oo kan dhan ah dhacdadan.
  3. ====Geesigii u danbeeyay oo la Qafaashay ===== "Magac bilaash uma baxo" Mudane Saif-Al Islaam oo ah Cagabaruur uu dhalay Aarkii Mucamar al Qadaafi, Ayaa maalin dhawayto Maleeshyadii Reer galbeedku Majaraha u hayeen Qafaashteen Xilli uu ku hawlanaa Dib u xoraynta Reer Liibiya. Hadi iyo Jeer Hogaamiyuhu Waxa uu muraayad u yahay dadka uu u taliyo, Hadii Mucamar iyo Wiilkiisu Xunyihiin Macnaheegu waa Dadka ayaa xun, Hadii ay wanaagsanyihiina Dadka ayaa Wanaagsan. Reer Liibiya dhaayahaygu ma arag, Dhudhunkana ma saarin arladaas, Laakiin sidaan ku tiri ku teen ku maqlay waa Dadyaw geesinmada iyo kartida u ah bu' ay ka burqato. Waa dadyaw Eebe ku Beeray dhul aan geed gaab iyo jeerin midkoodna ka bixin, Waa dhul nin La Inkaaray oo karaahi la liicliicaya la geeyo. Dadkaasu dhulka Caynkan ah ayay boqolaal sano ku noolaayeen una carbiyeen sidii Dibi beer lagu qodi rabo. Dadka noocaas ah ayaa waxa uu soo baxay If Xilli ay mugdi heehaabayeen, Waxa rumawday dhalanteed ay arkayeen, wax ay hollanayeen oo laabtoodu muhanaysay ayay arkeen. Mucamar Al Qadaafi ayaa noqday naakhuudyihii reer Liibiya badwaynta jahwareerka ka saari lahaa una Gudbin lahaa dhinacaa iyo Xeeliga horumarka. Mucamar Shinni Daahira ayuu arladan dhigay, Waa saif al islaam oo isagu xambaaray magaca baaxadaas leh, Waa nin Hadii aqoon la sheego isagu kasbaday furayaasheeda, Hadii geesinimo la sheego Waa nin indhihiisa raggu ka gariiran, Nasabna waa nin uu dhalay Mudane Mucamar Al qadaafi..... LA soco qaybta danbe.....
  4. Coofle

    Hotel SSC

    Again Abtigiis Have Done it.....Guddinta Adeegsan ogaa Ninku...
  5. Carafaat;761456 wrote: Coofle, thanks for clarifying. people call eachother maandhay, for real? And do you know where Gacaliye is used. That One I have Seen....
  6. Walaalo --- East of Hargeisa till Laascaanood and Ceerigaabo Huuno --- West of Hargeisa Till Djibouti Abaayo,-- People who Been To Muqdisho till Kenya Kililka Shanaad......They Use Both Walalo and Huuno In puntland & Gobolada Dhexe, I am not Sure , They use the above with some modifications (Boowe, Maandhay, Walaalaw, Areey etc)
  7. Horaa Loo yidhi Dumarku waa sadex ,, Kuu kacdo , kula kacdo iyo Kaadi u kacdo...
  8. Nomad is Nomad,,,,,It is in our blood....
  9. The Same Contraindication that SNM were Just fighting a Dictatorship regime and Killing Innocent People esp "Birmagaydo e.g dumar and caruur" for their tribal affliation... Everything have two sides..............Just saying... Sayid mohamed "Mad mullah" Was not the only mujahid who killed somalis for being against his cause.....
  10. Maskin, tan hadda anakoo waaweyn eyba nagu adagtahay fahamkeeda, anakoo yar yar maxaa u maleehee..? Waa nalagu tacadiyay ma is tiri? This along with other Hees Hawleed, Helped children to know and get familiar with somali language and culture.....I used to understand this since I was able to speak...
  11. @Bluelicious ... Loooolzz at the song, Who iz this girl ? @showqi ,,, Here is another part Ayaa dilay oo dagaalay ayaa Dakharada ku jiiday Ninkii dilay dayni maayo Dagaal baa naga dhaxeeya dab iyo qool baan u qaadan.......Huwaay huwaayaa... Ma naaskii baa gabnoobay Gabnoobay ood godol ka wayday ma geelii baa arooree arooroo oon ku raagay ma aabaa kaa socdaalay socdaaloo socod ku raagay keep reminding me guys..
  12. War Meeshii Maxaa Ciyaal Yimid... BTW,,,Every people should have the right to govern themselves, Somaliland have the right if they choose to, same goes for Ximan and xeeb, Galmudug, Azania etc......Let Democracy shine
  13. I think this is acting, because this ain't beating......Kabta, qaniinyada, dharbaaxada, suunka, laaga, intaas hadaan la iskugu darin aamus dheh ....
  14. Cawaale;755367 wrote: I am sure a man with a Afro is ladies man..but i am not sure about the Xamar part thou? Did u made it to Xamar horta sxb? Tan ka waran:- Huwa huwa huwaa Hooyadaa ma joogto Kor iyo koonfur ay jirtaa la la la la la...... loolzz I remember this one too Hooyadaa Ma joogtoo Kabaheegay qaadatay Kor iyo koonfur aaday Geel-jire helyaa mooyi Geed seexataa mooyi.......I think it went something like that.. I am pretty sure it is xamar, In this context Xamar yare is not the City "Mogadisho" it means a horse. (a beautiful horse)
  15. Che -Guevara;755350 wrote: Considering the deciding gender chromosome is coming from him, she should counter sue.
  16. Nostalgia is great. Back home I used to hear mothers Singing to their beloved babes in order put them to sleep or calm them when they cry. If a baby is not responsive to his favorite rhyme then the mother would know that there is something wrong with him. Let us dedicate this thread to that lyrics that were sung with genuine and infinite love. I will start with this one....... adoo xalxaleetinaaya -adoo xeebaha gudbaaya -adoo xamar yare ku jooga -adoo gabdho xoominaaya -ayaan xalay kugu riyooday Aah aah,,,,Hadii aanad luuqda hayn dhadhan ma leh ogoow. Bal adna Soo qor wixii aad maqli jirtay....:cool:
  17. Although there are many flaws in the article, but it touches a very important and sensitive issue, weather Somalia could have a centralized govt or not, Personally I believe ultimate federalism is the answer.
  18. I guess I should reconsider going there.....After second thought, My purpose is much hiegher I am going...
  19. I just Admire This ......Allaw yaa uurkayga qala oo, Qudha uun la iga jarin,,,,,,,This is what I felt about the issue...
  20. Ambiguous Genitalia : --- Nothing to Panic, it is known condition among healthcare professionals but the unfortunate thing is that they are late in presenting the child to a specialist. kaadida Daadanaysaa is another conditional anomaly known as Patent Urachus... She is very unlucky, to have two rare congenital abnormalities. Good news for her most of these cases are manageable through surgery and hormone replacement. Bad news, her parents cannot afford it... Ilaahay ha u sahlo...
  21. The last two Pics are saylac, The lower one is the Local government "Historical" and the other one is AL-qiblatayn mosque... I am still sure the First Photo is of Berbera....
  22. nuune;693329 wrote: ^^ Halkan ayaad ka heleysaa buugaagta badankood ayagoo digital ah, halkan qumaati u riix Aad baad ugu mahadsantahay Link-gan
  23. Coofle

    somali famine

    EDUCATION.......That is the Ultimate Answer.......With education comes tolerance, Peace, Governance , Justice and Wealth....
  24. It was 4.6 to be exact....Just 5 KM south from Borama....