
Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Lol. Oo adiga ma magacaad ku haysataa? What if ay SOmaliland lasoo baxdo?
-
LOl. OK, I'll leave your MP alone, laakiin rag baan is haysanaaye please yeey na soo dhex gelin. Dhamac rasaaseed baa laysku ridayaa marka we don't want divided concentration. You know one loud woman can lose you a very important war. PS: SOL battle with you kama bixi karo ninyoow ee iga daa. Nimankaa aan is hayno ayaan gows-dambeedka ka soo rujin rabaaye. The Dalanbaabi Brigade oo uu Kashaqa madax u yahay weeye niman iska hadaaqaya Gardarro, igu dheh.
-
LOool.
-
^Hayam, thanks. But you think she isn't that good? Why is that?
-
Lol, Hayam? Where is that?
-
Maddad Yaa Sheikh Jeeylaani!
-
A female K'naan?
-
Aamiin, Allahayoow. Ducadiinna iyo umaddoo dhan Eebaheen ha nala aqbalo.
-
Illaaheey raxmaddii.
-
Lol@NGONGE. Duke, perhaps we need to bring him back on a contract just to thrash Aweys into the straight and narrows? I am sure odeygu would be delighted and would do it for free.
-
Beesha Guud oo go,aan ku gaaraty in ay difaacdo Beesha Mudulood ayaa galabta shir ay soo qaban qabiyeen waxgarad ****** leysku cafiyey halkaan go,,an ay beesha isla qaadatay ah in Gobolka Banaadir laga diifaco qolyoonka ku soo diilay ee ka yimid gobolada kale waa siday hadalka u dhigeen Kulanka in uu dhacay maanta ayaa waxaa noo xaqiijiye Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir oo isagu maamul ahaan loogu casuumay shirka waxuuna sheegay Cabdifataax shaaway oo halkaa qudbad ka jeediyey in ku taageeray goaanka beesha ay dhax deeda ka heshiisay iyo goaanka cad ka ka qateen dagaalada gobolka Banaaadir Shirka beesha ayaa ku soo aaday xili dagaalo baan ay ka aloosan yihiin gobolka Banaadir kaa oo u dhaxeya xoogaga islaamiyiin ah iyo dowlada islaamiga Soomaliyeed uu sheikh shariif madaxda ka yahay waxaase xiligaan adag in Muqdisho lagu kala baxo mar haduu dagaalku u muuqda mid beeleedyo waji kale la soo baxay siday sheegayaan aqoonyahno siweyn isha ugu haayo arimaha murugsan ee arimaha Soomaliya sii daba dheeraday dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
-
Kulan guul darro ku dhamaaday oo ay yeesheen Xassan Daahir iyo saraakiisha Alshaab(Sarkaal Xisbul Islaam ka tirsan oo inooga xogwaramay kulankaas) Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo ilo kala duwan oo ku sugan Muqdisho ayaa sheegaya inuu soo shaac baxay khilaaf ka dhex taagan Sheekh Xassan Daahir Aweys oo madax ka ah mid ka mid ah ururada Islaamiyiinta ee mucaaradka ku ah dowladda midnimada Qaran iyo saraakiisha ururka Alshabaab, waxaana khilaafani uu ka danbeeyey kadib markii Sheekh Xassan Daahir Aweys lagu wareejiyey hubkii Sheekh Yuusuf Maxed Siyaad Indhacadde oo isagoo ka mid ah mucaaradka Islaamiyiinta heshiis la galay dowladda uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif. Xubnaha Alshabaab ee kulmay Sheekh Xassan Daahir ayaa waxaa ka mid ah Sheekh Xassan Turki waxeyna u soo jeediyeen inuu soo wareejiyo hubka Yuusuf Indhacadde, kana qeybqaato sidii Indhacadde loogu soo wareejin lahaa gacanta ururka Alshabaab, waxaana sidoo kale ay u soo jeediyeen saraakiisha Alshabaab Xassan Daahir inuu mowqif cad iska taago arrimo badan oo ay sheegeen inuu mugdi uga jiro dhinacooda mowqifka uu ka taagan yahay arrimahaasi, waxaana sidoo kale ay sheegayaan wararku in saraakiisha ay u sheegeen Xassan Daahir in ay ku xushmeynayaan doorkiisa halganka uu ka soo qeybqaatay sidii wadanka looga xorreyn lahaa Xabashidii ku soo duushay. Mid ka mid saraakiisha ururka Xisbul Islaam Garabka Dr. Cumar Iimaan oo ka qeybgalay kulankaasi, kana gaabsaday in magaciisa la xuso ayaa sheegay in labada dhinac ee Alshabaab iyo Xassan Daahir ay isku mari waayeen arrimo ay ka mid yihiin in Xassan Daahir uu ku adkeystay in Alshabaab ay kaga danbeeyaan isaga arrimaha jihaadka iyo hogaaminta, halka Alshabaabna ay ku gacan seyrtay arrintaas una soo jeedisay in ay iyagu yihiin kuwa xaqa u leh in looga danbeeyo hogaaminta siyaasada iyo jihaadka, wuxuuna sarkaalkaasi sheegay in xaaladu isku cakiran tahay, oo uu kulankaasi guul darreystay, waxaana laga yaabaa in khilaafka labada dhinac inuu si toos ah u soo shaac baxo maalmaha soo socda. Sheekh Xassan Daahir ayaa loo tirinayey inuu yahay hogaamiye diimeedka ugu miisaan culus beelaha ****** marka ay timaado ururada Islaamiyiinta ah, kana danbeeyeey aasaaskii ururka Alshabaab, waxaana khilaafkan cusub ee soo shaac baxay uu ka dhigan yahay in Alshabaab ay isugu soo hareen oo keliya shaqsiyaad ka soo jeedo beelaha Jubbooyinka, Baydhabo iyo Puntland, taasina waxey shaki badan gelineysaa ujeedooyinka aan la hubin waxa ay yihiin ee Alshabaab ay tiigsanayaan, waxaana dhaceysa in beelaha Muqdisho ay meel uga soo wada jeestaan sidii ay goáan wadajir ah uga qaadan ka lahaayeen Alshabaab. Halkan ka akhriso warbixin ay REUTERS ka qortay khilaafka Xassan Daahir iyo Alshabaab Dayniile.com
-
5 days ayeey leeyihiin 1 kilo metre ayaan V. Somalia. Faataadhug ayeey meesha ku hayaan.
-
Waa wada waraabe raabiyo qabo, Adeer. Waxeey cunaan markeey waayaan iyagaa isku jeedsan. Dugaag.
-
^Waryaa nimankiinan reer Fakkadland inaga dhex baxa inagaa Soomaaliyi ahe. Makhtul Daahir-na wuu yahay waa la og yahay, waa Geesi, gob gob dashay ah. Let alone his rebels, I will follow his order to the T if he gave them to me. Nimankaa xornima u dirirka ahna don't need the wax-kuma-tarnimada hiil ku sheegga ee Soomaali isheegga qarkeed la meereeysaneyso ee yaanan lagu aflagaadoonin. These men are as welcome to Maakhir as they are welcome in their own homes. Anaa iri.
-
Garowe, Puntland (El Presidente Faroole.)
-
Badhan, Puntland Pictures from SanaagPost.com
-
Somalia's deceitfully structured government near collapse
Paragon replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Aw-Muuse: Duke, walaal, it already seems though that Shariif and co have been reformed thus far, as they now face reality. They now see what let to this and are now in no more ilusions to what they're doing. It was about time, they got a slap in the face and thus the dropping of the name of 'dowlada midnimo qaran', as it has been thrown out the window as it use became irrelevant. They're waking up right now and seeing what we've been preaching to them, there's no other way and it is clearly visible, the road ahead is a difficult one for Shariif and co but atleast they learned a few important lessons today. There will be no more 'isdhigasho' and 'huuhaa' and can be seen by the remaining militias acceptance of wearing the armed forces uniforms. It was a fast-track learning in lesson of how not to do things and they're now paying the price for their silly blunders and in fact we would welcome with open arms the Sharif and the PM's government, if they got chase out, of the capital or their safety is being jeopardise by a bunch of a mob, that's out for a lyinching. This is a calculated move by the west adn they knew things would turn that way as has former President Abdullahi Yusuf already been prophesising. We will wait and see inshallaah to the outcome of this latest news and shananigans out of Mogadishu. I think you grasped it more than many others in the forum. I agree with you to some extend. Well said. -
Indeed. Good night Akhyaarta.
-
Odayaasha lala kulmay waxaa lagu yiri shacabka ha ka baxaan goobaha dagaal in 24 hours' time. Laakiin dawlad-diidda are not allowing shacabka ineey baxaan.
-
Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradu ay jahwareer ku riday dadka Magaalada oo habeenadan ka jiifan dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan oo ay is weydaarsanayeen Ciidamada Dowladda War hadda naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Diyaaradda AC-130 fiidnimada caawa bilawday in ay joog hoose iyadoo ku duulaysa ay dul wareegto Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradu ay jahwareer ku riday dadka Magaalada oo habeenadan ka jiifan dhawaaqa hubka noocyadiisa kala duwan oo ay is weydaarsanayeen Ciidamada Dowladda, kuwa Maxkamadaha oo wada socda iyo Shabaabka iyo Xisbul Islaam oo hal dhianca ah. Wariye jooga Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu leeyahay Diyaaraddu 6 tii daqiiqo 2 jeer ayay dul maraysaa Hawada Magaalada,mararka qaarna Diyaaradu waxaad moodaa in ay hoos u soo dhawaanayso. Magaalada Muqdisho ayaa Maalmahan waxaa ka socday dagaal saf Ballaaran ah oo kooxo Islaamiyiin hubeysan oo Somali ah balse ay ka barbar dagaalamayaan dagaalyahano shisheeye oo markii ugu horeysay iyadoo aan qaris lahayn lagu arkay xaafadaha Magaalada iyo Ciidamada daacada u ah Dowladda KMG ah. Ka sokow dul wareegaas Diyaaradda ku sameynaysay Hawada Magaalada Muqdisho haddana ma jiraan wax tallaabo ah oo ay qaaday Diyaaradu. Nuuradiin Macalin http://www.midnimo.c om/view.php?id=1823