Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Just replace ****** with the proper name of S/Galbeed.
  2. http://www.******tub e.com/video/415/Doh- iyo-Doollo
  3. Wallee jariiricadaa igu diddey! Allee kuddaa Roodooy! Inna Lillaah!
  4. Anything atmospherically and decoratively Arab sends me into a hateful bout of utter destestation. The loud music (aka ambience?) got to me more than anything. I didn't see the Shisha as a problem then 8 or 9 years ago when we were the only Somalis (adults) in the joints, but not the teens populating them now. I'd rather smoke from a chimney.
  5. ^Isla markiibaa Dubai ma qoonsatey?
  6. Originally posted by Sophist: ^Paraganooq that is a compliment I know.
  7. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: That is Gaarisa Looj, on the left of where it says Bangkok Shopping Mall. Gaarisa Looj (Lodge) is where it all started in early '90s. I very remember the days shushumoow iyo macmacaanka kale lagu gadi jiray, and the night looj u ahayd dadka waxaas gadi jiray meesha. Haaheey. Exactly halkaad taagan tahay markii horey loo sii socdo waa Sebenka, halkaasaan aniga joogey. Guri shiinuhu dhisey oo magac leh ayeey maaso qabsatay maalmihii dhul-gariirku jirey. Tu yaroo isla xaafadda ka soo baxdey baan ku iri: naa ka soo fogoow guriga yuusan kugu dumine. Aseey igu tiri: war bax maxaa kaa galey hadduu igu dumo, anna waxaan iri: naa bal banaan usoo baxoo iskeey yara tusi, inaan ku aroosaa suurta gal ahe. Inteey hihihi ku qososhey ayeey afka garba-saarka saaratey. She was in her mid 20s. Laakiin Illaaheey amarkii hal mar ii muuqdey gabdho badanoo aad u qurxoon oo dibada jilbaab la'aan ugu soo qaxay. Tii yarayd waanba ka ag haadey. Markiibaan lambar uruuris bilaabey.
  8. ^Lol@freedom to mix with the opposite sex. Aniga weligeeyba Suufi baan iska ahaa.
  9. ^[switch] Areey mahaan muhii laga qaraaban jurey ma ahan, umad wada musiiba ahaa soo roogrooga! Midoo aa meehaas madax meermeeriheeysey, oo iska keey masabidatey, oo walax aan jurin igu mataaneeheeysey. Laakiin fuqqaan ku dhahay weeyna igu fuqtey.
  10. Originally posted by Ms DD: It could be Siren. See those are drawn to her already Ma noqon karto. Siren islaan maalin dhaxdaa i weeydiisey, 'waryaa maroodi igu dhumay ma aragtey' ayaan ku tuhmayaa ineey tahay.
  11. Beesaani xaa waay, war guuroow aan ku lukhlukhtaa! Wah! Laakiin, dey hee, mugoo aniga shukaansi minii rabo, meel kale aan qaraabtaa. Meeshaan boolayaal oo baasbaxiin eh aaba ka buuxaan nooh.
  12. ^Don't forgot 1000 Djibouti trained soldiers coming in days time.
  13. http://www.aayaha.co m/index2/indexwarlor d.html
  14. Adiga see camal laakiin? She banging maaba ka yaxyaxee? Caadi iska dhig nooh! Macnaha qofta waa jiidmee aan ka wadaa nooh, waa kala xeran tahay...
  15. Ururka Midowga Afrika ayaa maanta markii u horeysay kulan deg deg ah ka yeeshay dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee lagu wiiqayo awooda Dowladda taagta daran ee haatan ku soo koobantay gobo cayiman, kadib markii Mucaaradka ka soo horjeeda ay qabsadeen Magaalada inteeda badan. Kulanka Midowga Afrika oo ay ka qeyb galeen wasiirada Gaashaandhiga Dowladaha Brundi iyo Uganda oo Ciidamo nabad ilaalin ka joogaan Soomaaliya, ayaa lagu qaadaa dhigay mustaqbalka Dowladda iyo sida lagama maarmaan u tahay in Midowga Afrika uu difaaco. Gudoomiyaha Midowga Afrika Mr Jean Ping ayaa ugu horeyn cambaareeyay dagaalada, isagoona ku tilmaamay isku day afgambi oo la doonayo in Dowladda KMG xukunka looga tuuro. Mr Jean Ping ayaa muujiyay walaac ku aadan dagaalada ka sii socda Caasimada Soomaaliya, isagoona ku sifeeyay dagaalo aan ujeedo laheyn, isagoona si kulul u weeraray Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda. Midowga Afrika ayaa ugu dambeyn ka dhawaajiyay in Ciidamo dheeraad ah ay u dirayaan Soomaaliya si ay u difaacaan Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif oo haatan ay caqabado adag ku hor gudban yihiin. Dowladda Sierra Leone ayaa noqotay Dowladii u horeysay ee ka jawaabta codsigaas, iyadoona sheegtay in Hal Guuto oo Ciidan u soo direyso Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan Ciidamada Nabad Ilaalinta ee Soomaaliya ka jooga Midowga Afrika Sierra Leone waa Dowlad haatan ka soo kabsaneysa dagaalo sokeeye, waxayna dooneysaa in ay ka qeyb qaadato howlaha caalamiga ah, waxaana Afhayeen u hadlay uu sheegay inay doonayaan in Ciidamo Guuto ah u diraan, si ay uga qeyb qaataan Xasilinta Soomaaliya. Midowga Afrika ayaa la daalaa dhacaya dhameystirka Ciidamo gaaraya 8-kun oo uu horay ugu yaboohay, waxaana haatan Muqdisho ku sugan ilaa 5-kun oo askari oo ka socda Dowladaha Uganda iyo Brundi, kuwaasoo howlahooda ku ek ammaanka xarumaha Dowladda, sida Madaxtooyada, Garoonka iyo Dekeda. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  16. Mansa Muuse, qoftu waxay tahayba aniga kuu ma diiddani, balse wakhti aanan loo baahneyn ayeey hadashey. Isn't she a 'xildhibaanad'? Isn't she a member of this government? If yes then what's the point of weakening the very government she's part of with such talk? Hadal walba goor ku habboon ayuu leeyahay, hadalka hadda ka soo yeereyna waa waxkumataal, Adeer. Intaa aniga ig qor. No disrespect but she's better off in silence for now. Dawladda ha is difaacdo, iyaduna ha sugto when the appropriate time for raising such concerns presents itself.
  17. The men are coming to the battle-ground, and the kids will flee.
  18. ^Lol. War Xiin uses the philosophy of 'Look weak when strong, strong when weak'. Intuu dhulka ka sarreeya ayeey dhibabadu dhulka ugu aasan yihiin, Adeer. He was more of the stuff that fuels the brave and the patriotic. Markeey rasaastu gumacleeysana dhankiisuu waxa ka soo dhaca sawaariiq wada damleyneysa.
  19. ^Adeer Jamaahiirta Xerta ee Haayirka dagaalka ku ah ayaan goor dhow harawaatiga Al-Shabaab ku kicin doona. Goorteey hanqadhaan oo ay mowjadoodu faafto ayeey Al-Shabaab iyo wixi la halmaalaba naftu ka harbeeysaa! Jamaahiirta Suufida ah weey soo buubayaan, weeyna soo guuxayaan, macal iyagoo xadraynaya.