Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Thursday, June 4th, 2009 at 2:11 pm Horseed Media Ceel barde Gudoomiyihii hore ee gobolka Bay ee DKMG ayaa maanta ka hadlay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay iyo Bakool. C/fataax Ibraahim Geeseey oo maanta markii ugu horeysey ka hadlay imaanshihiisa degmada Ceel barde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in dowlada KMG ay la socoto dhaqdhaqaaqyada ay ka wadaan gudaha gobolada Bay iyo Bakool oo ay gacanta ku hayaan xoogag taabac Al Shabaab. Gudoomiyihii hore ee gobolka Bay C/fataax Geeseey waxa uu sheegay in dowlada ay ka go’an tahay inay dib ugu laabato gobolka oo ay ka saarto ururka Al Shabaab. C/fataax Geeseey waxa uu tilmaamay in wasiirka gaashaandhiga uu ka warqabo dhaqdhaqaaqyada ciidan ee ka jira gobolka, kuwaasi oo ay dowlada ku xaqiijineyso amaanka gobolada Bay iyo Bakool. Waxa uu ku eedeeyey ururka Al Shabaab inay wear ku qabsadeen gobolo ay dowlada joogtey, laakiin waxa uu wacad ku maray inuu tegi doono magaalada Baydhabo oo ay hadda joogan saraakiisha ururka Al Shabaab. Hadalka C/fataax Geeseey waxa uu soo baxayaa iyadoo ay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo la socda oo ka yimid dhinaca dalka Ethiopia ay soo galeen gobolka Bakool, halkaasi oo uu ka jiro abaabul dagaal oo xoogan. Source: HR Media
  2. Che: The role of International community means nothing unless they contribute to the TFGs capicity building which is badly needed. That's already happening, Che. Haven't you heard of the Markab full of tanks docking in the Mog? First military hardware to ensure security then humanitarian help. Then institutional and social re-building and rehabilitation. One step at a time.
  3. Didn't bother really. But thanks for the info anyways. PS: I am not suffering from voter apathy. I just know they (the majority voter block inmy locale)would bring back in Labour. So why bother, eh?
  4. You are all nice boys and girls. Perhaps my services - as a veterant Fadhi-kudirir warrior - would come in handy. I charge reasonably and I am manners sensitive. Just pick up the phone and dial 0800 PARAGON.
  5. http://askarmotors.c om/Carays_ram/Weydii niyowarcelin.ram
  6. ^Shaking booty, eh? Axem...err OK, I won't speak about it then. Anyway, cons, he's my favourite song of K'naan. I actually heard little kids singing it in the bus. Lol. I asked them what they were singing and guess what? It was K'naan's. Cool, I thought. *Goes off huming* She shot me, she shot me....
  7. ^Naphy dibadaan dhigeynaa in yar
  8. Someone take pity on the man and finish him.
  9. Like hell I will. But on one condition: to be the main man doing all the handadaad/hanjabaad in Somali. My Somali waabsi vocab is so extensive that I scare cyber characters let alone what I can do with a gun on my shoulder. Shall I demonstrate it? I fear you'd flee with your dear lives scarred cyberly. Qamdhariiran baan idin ka wada dhigayaa illeene.
  10. Salaan sare, Farancab. Nice song there. Now how about a switch. Have you heard of Ina Dalmar? Lol http://www.youtube.c om/watch?v=aEXHA8efs RU
  11. Waa tan: Ninna gabankii uu dhalay, gacantiisa ku ma dilo, ma markaad gaajootaad, garabba maalin dubattaa! Weligeeyba maan arag, Gelin horena naag rimi Galabtiina dhicistee Gunto erayadeeydoo Gees un aniga ii dheef Ninkaad doonto guurso Waxan goostay keligeey Gablan yaad ku dhimanine Gaadhoo is daba qabo Ruux gacan ku dhiigle ah Yaa guri kula xaroon kara? Apparently the song is about a wife who always aborted her feutus every time.
  12. ^Aaaaah! Classic! Wuxu dumar ka baqi jirey, iyaduu u bareeray! Waayo waayo wallee. Boqoraddii haweenkaay, hablaha laga la soo baxo, baryo taan u haystaay, jacaylkaan mudada badan... Digfeer is a super singer... up there with the likes of C/Naasir There's a sad song of his I wish you could listen to. Went something like ...garabba ma galabbaad dubataa? Let me search for it.
  13. So what is exacty the problem then? I don't see one, as long as you got your satified papers at home. I'll plant one on her any fleeing day of the week. Got a problem?
  14. ^Lol. Kamoon now Nafisa. Xaggaa ha aadin please.
  15. Bal nimankan waxay ku hadlayaan dhagaysta. Lool.
  16. Hagee baan u jeedsannaa? Sayidka waan marqaamay macnaheeda waan aqaan lol. Waxaaba cajiib ah the hipness of the song's tempo and rythme. Fits the deliverance of that under-toned message s'ppose. Wacdaraha, sxb Boon xiirsi waa imtixaan iyo nus!
  17. ^Lol. Ducaysane, nin balaaya ah ayaa tahay ninyow. Adiga diirada waxeey kuu saaran tahay hal meeloo qura. Malika iyo Nafiisa, iga qaleeya nooh. Qoftaan Haneefah aan iska dhiciyee. Haneefah, adiga marna waad ila jirtaa marna waa iga soo horjeeddaa? Fiiri, I know full well inuu midabkaagu kii asliga ahaa eed ku dhalatay weli yahay (like maarriin casaan galay, sida qoraxdoo godka cirifka gelisey). Waxaa tahay naturaal. Marka waxba ha u baqin, aniga gabdhaha waxa aan ku boorrinayo mar horaad ka baramoostay, oo buunda sare ayaad ka taagan tahay. Teeda kale sida habboon ee aad u tilmaamisey hawlaha ay hablaha miyi qabtaan ayaanba ka helay. And no, miyi uma socdo hadda intaad ogahay ineey jirto gabar dhaqanka intiisa wanaagsan iyo diinba haysata. Diintaaba ugu muhiimsan, baan aniga isleeyahay. Dhaqanka is just a foundational thing. Mid aan isla subcinno oo ilamahana quraanka barto ayaa loo baahan yahay. Horta ma aragtaa sidaan isaga kaa sasabayo? Illeen nin horey loo duqeeyey baan ahaye waxaan rabaa inaan labadayada isku dhinac ka soo jeedsanno, oo aan iska dhiciyo Malika, Nafisa, Lily iyo qaar kaleba. Accept this as appeasement. Laakiin doodda about dhaqanka iyo diinta ha inoo dambeyso.
  18. http://www.youtube.c om/watch?v=yfh7tSYVQ dU
  19. Lol. OK, advice taken. I won't reveal them too.
  20. Malika, I blame Lily for starting the suspicion. You girls are hot-wired to be suspicious these days, aren't you? Hooskiina ha ka didina. Anyway, as Haneefah has rightly pointed out, the poem deals with many issues - social and political - but overall, the first passage is so beautifully articulated as a warning to dhaqan-celis girls that I found it fitting to dedicate to you ladies. I think they (some Somali women) need serious dhaqan-celis. To me it's the dhaqan that factors majorly in how I see a young woman's suitability for 'anything'. Haneefah, adigu I hope you are not in need of Dhaqan-celis. You seem to have a good grasp on the Dhaqanka iyo Diintuba. Very clever of you to understand halkaan ka duulaayey lol. Anyway, you pasted your favourite part of the poem and now it's my turn to post the part that impressed me. Heed the advice, you lady.. "Malkada ila habboon toobiyaha aan u sii maro e Waxaa igu maqaala ah qurbaha waad ku Milanteene MASKTIYO dhallaankii barbaa raacay mudutuullee Midabkeenni diiddaa la yiri maarranaan jiraye Haddii laga mur baxo dhaqankoo looba mohon mayo Oo aynu midaan la’aan wada maqiiqnaano Mansabkeenni baa dhimanhayo mayraxdaa gubane Macna yeelanmayno dadkaa jira masaalkoode Milicsada inaan garano waa laga ma maarmaanee Marwa iyo raggeennii haddaan simanno meeqaanka La iskuma miisaami jirin meertadii hora ee Maamulkeennii baa lumahayoo wuu maroorsamiye Maskaxdii hagaysiyo waxaa jabi mishiinkiiye Milicsada inaan garano waa laga ma maarmaanee "
  21. Lol. Here's a picture I took some years ago in my local street.