Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Culaamaa ’udiinka dalka Soomaaliya oo markii ugu horeysay taariikhda casriga ee dalka Soomaaliya qaatay mowqif ay ku midaysan yihiin iyagoo isku raacey in diinta islaamka looga baxayo oo lagu gaaloobayo in laga dhinac dagaalamo ciidanka dalka Itoobiya iyo taageerada joogitaanka ciidanka Itoobiya ee dalka Soomaaliya. Muqdisho, Soomaaliya Markii ugu horeysa taariikhda casriga ee Soomaaliya ayaa culumaa’udiinka Soomaaliyeed waxa ay mowqif mideysan ka qaateen xaalada dalka Soomaaliya iyagoo ku baaqay in ciidamada Itoobiya inay ka baxaan dalka Soomaaliya haddii kale ay waajib diini tahay in qof walba oo muslin ah ay waajib diini ku tahay inuu la dagaalamo ciidamadaas si looga xoreeyo dalka Soomaaliya. Culimadaas ayaa shaaca ka qaaday in wax shaki aysan ku jirin in qofkii naftiisa waaya isagoo la dagaalamaya ciidamda Itoobiya ee jooga dalka Soomaaliya uu galayo janada. Waxaa kale oo ay culimada Soomaalida ay sheegeen in qofkii dhinta isaga oo ku jira safka ciidanka Itoobiya aysan wax shaki ku jirin inuu naarta galayo sida diinta islaamka ay noo sheegtay. Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa uga digay dadka Soomaalida inaan lagu beer laxawsan magac qabiil si loo taageero gaalo isla markaana loola dagaalamo dad muslimiin ah isla markaana waxaa ay sheegeen inaan loo baahneen inuu salaad iyo soon isku daaliyo oo muslinimo been ah uu afka ka sheegto qof ka baxay diinta islaamka oo la saf noqdey gaalo ku kufrisay ilaah S.W. iyo nabigiisii maxamed ahaa N.N.N.K.H.A. Culumadu waxa ay aad uga digeen taageerada la siiyo gaalada in diinta looga baxo ha yaraato ama ha badnaatee isla markaana islaanimadu aysan aheen in qofku magac muslin leeyahay ama in aabihiis iyo hooyadii ay muslimiin yihiin oo lagu dhalay diinta islaamka. Bayaankaa ayaa waxa ku muujiyay dhamaan mowqif mideysan dhamaan kooxaha kala duwan ee leh aragtiyada kala duwan ee ah qaabka dowlad islaam ay ku imaan karta iyadoo bayaanka ay ka dhex muuqdaan kooxaha wadamada reer galbeedka ay ku tiriyaan qunyar socodka iyo kuwa ay ku sheegaan seef laboodka taasoo runtii ah miisaan culus oo u baahan in maamulka dalka Itoobiya u dib u gurto ciidamadiisa jooga dalka Soomaaliya maadaama hadda arintu ay u muuqan karto inay yeelato waji kale oo halgan wadaniyeed oo mideeya dhamaan kooxaha kala aragtida duwan ee ka jira dalka Soomaaliya kuwaas oo in badan oo ka mid ah ay ku baaqi jireen in la joojiyo dagaalada hubeysan ee laga dhex wado gudaha dalka Itoobiya maadaama aanan wax natiijo oo aan aheyn burbur iyo barakicis aynaan keeneen. Haddaba Bayaankaas ayaa u qornaa sidatan: QORAALKII CULUMAA’UDIINKA WAXAA U QORNAA SIDATAN:- Ilaahay waxa uu ku waajibiyay culimada in ay dadka xaqa u caddeeyaan. Allaah wuxuu yiri: (( Kuwa qarinaya aayadaha iyo hanuunka cad cad ee aan soo dajinay, ka dib markaan dadka ugu caddaynay kitaabka, kuwaas Allaah ayaa lacnadaya, kuwa wax lacanadana way lacnadayaan)). Cidna kama qarsoona gumaysiga Xabashida ee Maraykanku kaalmaynayo ee Soomaaliya qabsaday iyo khasaarooyinka ka dhashay ee naf, maal iyo kuwa kaleba leh oo aan la soo koobi karin. Duullaankaan wuxuu ka mid yahay ololaha caalamiga ah ee Maraykanku hoggaaminayo ee lagula dagaallamayo ummadda muslinka ah iyada oo loogu soo gabbanayo waxa loogu yeero: la dagaallanka argagixisada. Haddaba waxaan soo jeedinaynaa baaqaan waqti bulshada reer Muqdisho uu ku soo wajahan yahay dagaal ciribtir ah oo cusub kaas oo abbaaraya dadka rayidka ah oo leh carruur iyo haweenba. Duullaanka Xabshidu waxa uu xoog saarayaa xaafadaha dadweynuhu daggan yihiin. Waxaas oo dhani waxay dhacayaan iyada oo caalamku arkayo, uun maqlayo wax tillaabo ahna aan laga qaadayn. Bayaankii Waxaan ugu baaqaynaa shacabkayaga in uu kaga hortago gumaysiga wax kasta oo uu awoodo ilaa cadawgu dib uga gurto dalkuna xoroobo. Waxaa ka xaaraan ah qof kasta oo ka mid ah shacbiga Soomaaliyeed in uu gaalada uga hiilliyo muslimiinta; si ay u gaaraan ujeedooyinkooda gumaysi. Qofkii la soo safta gaalada waxa uu kala xukun yahay axkaamta oo dhan, wuxuuna noqonayaa taargad muqaawamada u calaamaysan. Waxaan uga digaynaa kuwa u hiillinaya gaalada in ay ku sii socdaan u adeegista gaalada. Waxaa socda xilligaan diyaargaraynta duullaan weyn oo cusub oo looga jeedo in lagu gumaado dadweynaha reer Muqdisho, laguna burburiyo hantidooda, sidaa aawadeed waxaa ugu baaqaynaa bulshaweynta Soomaaliyeed in ay u kacaan sidii looga hortagi lahaa duullaankaas soo fool leh iayaga oo adeegsanaya wax kasta oo ay heli karaan. Caalamka intiisa kalena waxaan ugu baaqaynaa in uu u hawlgalo sidii looga hortagi lahaa masiibada weyn eel ala damacsan yahay dadka rayidka ah ee Soomaaliyeed. Waxa xilligaan ka socda Muqdisho ma aha dagaal u dhexeeya laba qoys oo Soomaali ah ee waa dagaal u dhexeeya Xabashida oo ay dabada ka waddo Ameerika, ayna hor socdaan dabadhilifyo Soomaali ah oo qabiilooyinka oo dhan ka dhashay. In dagaalka socda loo badalo dagaal sokeeyena waa waxa ay doonayaan cadawgeennu; sidaa darted waa in aynu ka digtoonaano in aynu ku dhacno shirqoolka cadawgu inoo maleegayo. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan Soomaalida kala qaybqaadanaysa Xabashida dagaalka ay ku soo qaadday shacbiga Soomaaliyeed in ay Rabbi u toobad keenaan oo ay ka waantoobaan xasuuqa ay ku hayaan dadkooda, ayna faraha kala baxaan fal dambiyeedka foosha xun ee ay ku dheceen. Waxaan ugu baaqaynaa shacbiga Soomaaliyeed, qabaa'ilkiisa iyo kooxihiisaba in ay ku dhaqaaqaan heshiis dhab ah, ayna mashaakilkooda iyagu xallistaan iyada oo aanay cid kale soo faragalin. Ugu dambayntii waxaan uga tacsiyaynaynaa dhammaan dadkayaga, gaar ahaan kuwa dhibaatooyinku ka soo gaareen xasuuqa gaaladu ku hayso dadkeenna, waxaana xasuusinaynaa in ay leeyihiin Rabbi u hiillinaya oo cid kasta ka awood badan, waxaan kale oo ku boorrinaynaa dadkayaga in ay noqdaan kuwa mutaysta hiilka Alle, ayna ku kalsoonaadaan Rabbigood, isla markaana ay badiyaan baryadiisa. Gabagabadii Waxaan ka baryaynaa Allaha sare ee awoodda leh in uu ka dul qaado ummaddayada dhibaatooyinka iyo shiddada, isaga ayaa sidaas u ahal ah oo kara'e. Alle ha u naxariisto, hana nabadgaliyo Nabigeenna Muxammad ah, aalkiisa iyo asxaabtiisaba. Muqdisho 26/03/1428 - 14/04/2007 Culimada Saxiixday: Sh. Shariif C/nuur Shariif Xasan Sh. Max'ed Nuur Qawi Sh. Cali Warsame Xasan Sh. Cumar Iimaan Abuubakar Sh. C/laahi Cali Xaashi Sh. Max'ud Ciise Max'ud Sh. Nuur Baaruud Gurxan Sh. Nuur Macallin C/raxmaan Sh. Jaamac C/salaam Warsame Sh. C/risaaq Aadan Macallin Sh. Xasan Xuseen Axmed Sh. Cilmi Dhuxulow Gacal Sh. Max'ud Macallin Nuur Sh. C/laahi Max'ud Ciie Sh. C/laahi Daahir Jaamac Sh. Muuse M. Daahir Aweys Sh. Xasan Max'ud Takar Sh. Yuusuf Cabdi Cawad Sh. Cismaan Ibraahin Faarax Sh. Bashiir Caddow Calasow Sh. Max'ed Shukri Xasan Sh. C/laahi Cali Afrax Sh. Jaamac Cismaan Axmed Sh. C/laahi Sh. Nuur Sh. Axmed Bile Xasan Sh. Max'ed Barow Max'ud Sh. Basiir Axmed Salaad Sh. Yuusuf Cali Caynte Sh. Max'ed Bashaar C/kariim Sh. Nuur Cali Jaamac Sh. Max'ud Cabdi Ibraahim Sh. Xasan Axmed Max'ud (Xasan dheere) Sh. C/raxmaan Axmed Cilmi ( Abyad ) Sh. Yuusuf Tuurxume Jumcaale Sh. Max'ed Ibraahim Xayle Sh. Max'ed C/laahi (Casoowe) Sh. Axmed Cabdi Dhicisow Sh. C/laahi Axmed Cali Sh. Jibriil Ibraahim Cali Sh. Max'ud Ibraahim Suuley Sh. C/qani Qorane Max'ed Sh. Axmed Max'ed Suleymaan Sh. Axmed C/laahi Carab Sh. Xasan Max'ed Ibraahim Sh. C/qaadir Sh. Max'ud Sh. Nuur Sh. Faarax Cali Xuseen Sh. Max'ed Aadam Buraale Sh. Max'ed Muuse Cabdulle Sh. C/casiis Xasan Faarax Sh. Xuseen Buulle Axmed Sh. Axmed Cabdi Aadam Sh. Cali Max'ed Cumar (Suule) Sh. Cumar Max'ud Cabdi Sh. Cali-nuur Axmed Max'ed (xogsade) Dr. Cali Saalix Sh. C/raxmaan Max'ud Faarax Sh. Axmed C/samad Sh. Max'ud Sh. Axmed Xasan Sh. Cumar Daahir Sh. Max'ed Tahliil Warsame Sh. C/qaadir Xasan Warsame Sh. C/samad C/laahi Cabdi Sh. Xuseen C/laahi Barre Sh. C/fataax Xasan Axmed Sh. Faysal jaamac Sh. Muuse Cabdi Caraale Sh. Xuseen Sh. Cali Fiidow Sh. Xasan Sh. Max'ud Sh. Kamaal Xasan Cawl Sh.C/nuur Xirsi (dhoolweyn) FG: Waxaa af hayeen u ah culimadaan Soomaaliyeed oo kala joogta dunida daafeheeda waxaa af hayeen u ah Sh. C/nuur Xirsi (dhoolweyn) Tel:252-1-5572466 News Update in English www.dayniileone.com Another source: Goobjoog
  2. Not until I see the back of you humanoids!
  3. Here is a rather peculiar . They are trying to make a point that the Brits are none too bothered about something as trivial as war . You gotta love this carry on though. JUST FOR LAUGHS - Lol.
  4. Lol, Elysian. Faulty Towers has some hilarious scenes. I like their waiting service and how although choatic and disorganised, they keep getting customers. Humour at the expense of other? Oh, I can't have enough of it! I wouldn't mind if others laugh at my own tragedies. Heck, I am more humourous when I am beset my hardships than I am usually. Smiling especially when in worst pain or difficulty helps . Runti these Scandanavians are weird. Lol, did you read the manual? No, same problem! . I think I am gonna search for more. Thanks Elysian.
  5. Northerner, is still rising? I think this means good those intending to travel from London to other countries. What are the chances that it would continue rising?
  6. Paragon

    Kadra

    Police arrested two young men early Monday afternoon and charged them with assaulting Norwegian-Somalian activist Kadra in downtown Oslo last week. Kadra herself had spotted her attackers on an Oslo street and called police A witness told Aftenposten that Kadra, as she's known, was seen downtown around mid-day on Monday in the company of another woman. She was seen making a call, presumably to police, who arrived shortly and arrested two persons in the area. The two, both men in their 20s, were seized near the El Dorado Cinema on Torggata in downtown Oslo about 1pm, police confirmed to Aftenposten.no. The two suspects were allegedly part of a Somalian gang that attacked Kadra in downtown Oslo last week. Police have already said they have photos of the attackers from security cameras located where the attack occurred. The young Norwegian-Somalian woman sparked the ire of some Muslims several years ago by taking part in a TV documentary that exposed Muslim leaders encouraging young woman to submit to female circumcision. The bold documentary also made Kadra well-known in Norway, and led to new legislation that forbids the practice. Kadra was back in the news recently when she told Norwegian newspaper VG that the Koran's views on women needed to be reinterpreted. She said her attackers, who kicked her and broke some of her ribs last week, screamed that she had "trampled on the Koran." The Islamic Council of Norway condemned the attack on Kadra and urged her to pursue the case with police. Source: Aftenposten, April 16, 2007
  7. Looooooooool now, c'mon who wouldnt love this! I just love the scence when the crowd simply laughs at him!
  8. I was watching father ted last night, just hilarious lol. I like the names you mention, except again, Jack Dee. I don't find him funny at all! :mad: I find some Alan Cooper somewhat refreshing though One Man Theatre
  9. ^^I find him annoying. I don't like Alan Partridge. But I wouldn't mind watching 'Porridge' or ever better The Two Ronnies show. The Fork Handles, or is it the Four Candles or is it Fork 'Andles. Fork Handles
  10. Lol, Cent. A big fan of the Monty, I see. Women..for pity's sake, don't drive! This one is hilarious
  11. Lol, acacia tree? Of all the creatures, you'd love me to be acacia tree? Well, that does it! All the more reason to make humans extinct. You want some kirishow-mirish? It'll sure bring you down one step from your high ladder .
  12. Here says George Bush is an extremely clever leader lol. I just love their interviews and analysis. Nothing cracks me up than them, especially when they are doing 'British Army' in Iraq interviews .
  13. ^Lol. Northerner, title changed. Check this out:
  14. Waa in dadka Sool iyo Sanaag dagan laga raraa goboladaas oo dhan. ( Madaxweynekuxigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin) (Ceerigaabo)16.04-7 Wararka hada naga soo gaadhay magaalada ceerigaab ee Gobolka Sanaag ayaa sheegay in Madaxweynekuxigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin uu hadalo kul-kul u jeediyay dadka soo jeeda SSC oo uu yidhi waa in laga raraa goboladaas, hadii kale waa la xasuuqayaa, taas oo warsiiro ka soo jeeda Gobolada SSC ay la yaab ku noqotay, intaas kuma joogin waxuu ku siidaray waa dhamaaday Dolorkii aad qaadan jirteen 14 sanno ee aad la haydeen deegaano ayaanu haynaa oo aanu idinka iibinaynaa been baad noo sheegteen. Maanta waxaa noo cadaatay inaydan cidna waxba u hayn, ay been aad ku shaqeysan jirteen, taasi oo dadka reer ceerigaab u fasirteen in xiligan lakala baxay. Waxuu intaas ku daray in SNM oo ah cududa Somaliland ku dhisantahay, ay haatan ka go’antahay inay dhameeyaan howshii loo dhisay Somaliland oo ah in Yoocada iyo qarka Boosaaso aanu tagno, si aanu u kala jarno somaliya oo dhan. Waxaanu dul taaganahay Magaalada Lascanood oo ah gobolka sool noo muhim ah waxaanu wadnaa inaaanu Magaalada Yogoori aanu ka dhigano saldhig Milatare, maalin dhowna waxaanu tageynaa yoocada, Garoowna hadii ay iswaasho BM ayaanu la dhacaynaa wada koonfurtana waanu ka jareynaa waxaa hadalkaas yidhi Madaxweyne-kuxigeenka Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin oo fashilyay siyaasada badan oo is dulsaaraan. Si kasta ah ahaato waxaa muuqta in haatan uu soo baxayo warar iskhilaafsan iyo siyaasad ka dhex aloolsan maamulka Somaliland oo ay samaysteen Jabahadii SNM. C/laahi cali Maxamuud (ceerigaabo) WidhWidh Online ---- Aint this something? Very hawkish, ma is tiri. Not the way a vice president should be speaking. But hey, you know Somalis, maalin waliba mid baa iska hadla- it was just weeks ago when Cali Jeelle spoke as he did... I expect the same flaming words from Puntland's side, any minute now.
  15. Some mothers do 'av' em - Classic British Comedy
  16. ^^No one said reer Sanaag arent for Somalinimo. Thats the point we are making; before that Somalinimo comes to exist, the people need regulatory structures to keep law and order. More importantly, to restrict external interferences. Caamir, remember, Somalia is now a 'federal' state, so the creation of self-governing autonomous states is permited under the charter. When there is a legitimate and nationally recognized national state, the people of Sanaag would carry the blue flag to its capital, if they so desire. Till then, nin raggoo adoo kale ah inaad u sacab tunto oo uu isna laad kugu rafaco goortuu doono laga rooni!
  17. ^^Lol, maybe it is a desciplinary action against him by the Tai Pan himself, Meles. Any state that attacks the other loses its defence minister . Could be what made Puntland retreat, to show that it take orders from the top and impliments it. But Somaliland hasitated and when Riyale realised Meles wasn't making idle threats, he sucked the Defence minister to show his loyalty .
  18. The rush to Baidoa and the near capture of it must have scared some folks . Tahliil, I have seen it before. Good video.
  19. Very good news for the Xoolaleeyda at first impression. Secondly, doesn't it smell like a monopoly in the making- iyo thirdly, laaluush duuduub ah from this big coorperation. Hope the locals dont lose out.
  20. Lol, Hunguri. Well, underestimation has benefits of its own, you know. When all attention is diverted from you, suppossedly because you are a dimwit , you can use all your free time plating and scheming . Its not new in Somali history for men to pretend to be fools, only to unleash their plans when the time is ripe. Have you heard of the man mistaken for a mad man? Lol, he use to go naked at most times and people of the town he was plotting against thought he lost it. However, once clever woman recognized the man's real qualities and warned against it. Her warning made her a lunatic in the eyes of the inhabitants. Then, after sometime, the mad man's time came - he went out of the town and came back commanding a battalion of well armed men . So, who knows, Riyaale might be 'acting the fool' for now.
  21. Israsaaseyn xoogan oo galabta ka dhacday caasimadda Somalia Mogadishu 15, April.07 ( Sh.M.Network) Israsaaseyn culus ayaa galabta ka dhacday deegaanada yaaqshiid iyo Fagax halkaasi oo ay isaga soo horjeedaan kooxo hubeysan iyo ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah ee Somalia. Labada dhinaca ayaa waxa ay isweydaarsadeen rasaas aad u culus oo laga maqlayay magaalada Muqdisho, iyadoo haatana aan la ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay iska horimaadka ka dhacay Fagax iyo Waliba degmada Yaaqshiid. Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay aheyd mid dagan, inkastoo la maqlayay rasaas teel teel ah oo labada dhinac ay is dhaafsanayeen. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda KMG ah ee Somalia oo ku aadan dagaalkaan, inkastoo odayaasha Beelaha ****** ay ku eedeeyeen dowladda KMG ah ee Somalia in ay ka dambeyso weerarada iyo dagaalada ka soconaya caasimadda. Shalay ayay aheyd markii guddi ka kooban 8 xubnood oo ka kala socda saraakiisha ciidamada Ethiopia iyo guddiga Xabad joojinta Beelaha ****** kulan ay ku yeesheen Muqdisho ay isku soo dhawaadeen in labada ciidan la kala qaado, hadana maanta ma jirin wax talaabooyin ah oo guddigaasi ay sameeyeen. Click here to find Shabelle news in English Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net