Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. LST, Iskey miyaa karemeeeeeeeeeeeel.... wareer badanaa!!!
  2. Meeshaan waa la is neceb yahay lee maxaa waaye?... Xoogsade, horta waxaam ahay ina baqti lagde oo ku magac dheer FEEBARO, garab tuujiye waqtigiisa baa hada lagu jiraa..Sxb Ani markaan aqrinaayo waxa aad qortid, waxaan u arkaa sidii qof suuronaayo oo kale..so yaanan isla yaabin bina aadan lee nahay. Lazie my sweety, did you miss me kaalay ceyda ka daa nooh magaladan oo aa dharka ka bilalaqeysatay... your ceel gaab ways are taking over again Ceel oo gaaban abidkee ma maqlin..ceelna ma laheyn anaga..Ceel aan arkona waxaa iigu horeeyey kismaayo. Mise ceelgaabo magaalo waaye oo geel laga raaco. Ani i cey nooh iska daa ceelkaan aa iga daba wadi..Riyo xitaa wiligey kuma maqlin..waa iska qeelinee sidii gabar nuunoow masasadiisa waayey reerbadiyad waaxid... Yarta maanta dhan marka aa kusoo cel celineysid caafimaadka ilaah aa haayo, Ani waxaan nahayey dhagaha makaa galin oo afke ee kaa galeen aan u maleynaa maxaa yeelay dhah, ani aa saas koow kugu dhahay nooh oo markaas aa igu soo celine..kalkalyooni waaxid... ok gabarta reer magaasha ah ii baashaal laakiin not in ramadan..aaaaaaaaa...jaaw wareer badanaa!!!
  3. MAma JUXAaaaaaaaaaaaaaa..HI!..lol Juxaa waxaa la dhahay Somalia waxaa ka aheed (waziirada islamaha ka hortaga duqoownimada.) waxaa la dhahay saa meel kaste iskaga (toobayseen), maqaarkiina adeeg uu noqday (darbaal) camal...naagaha aa soo taba barteen waxaa ka mid ah (opra)..waa u jeedaan 68 ee jirtaa ilaa iyo hada gabar yar camal guurka aa laga xishoonaa...yaab badanaa!! Wiilo kaalay geso xiir xiir yahee anaga maqaayad oo loo soo shaax doonto aa naga dhigatay yaah..Aloo yaa kalafooto soo kacoo darbisaar kugu sameeya! na dhaaf baa lagu yiri geed yahee midabkeeda aad u qabtid "digsi dabadiisa"... wareer badanaa!!!
  4. iskey-baro, yarta intaa afur kasoo dharagtay aa nagu daac daacsanee yaah...lol..Ani waa yartahay maku dhihin because waan ogahay facay in facaa ee yihiin reer aaqiraad gabasaaro weyn..Laakiin ani waxaan kugu heysto waa sheekadaan marax nimada aa nala soo gashay nooh..waa wax ee hada gabdhaha 16 jirka ah sameeyaan because ma ku jiraan waqtigii ee raadin lahaayeen mustaqbal iyo future nooh..Marka hala yaabin dadkaan markee ku dhahaan waxaa tahay saqiir.... Mida kale yaa dhahay shukaansi xaaraan oo ma la isa shukaansan karo? kuwaas ani ii keen anaa aqaan waxa aan ku samee naayo..lol..yaa weylak..shukaansi la'aan mee aduunka bood boodi lahaayeen! inta eesan dhalan ka hor in uu shukaansi ka horeeyey ma oga miyaa..lol.. Lazie kaalay I know you love me laakiin jaceelkeena hana ka shifin nooh!!!!nuune aa keenee maxaa dhacay oo saas iigu galaa? game ka hada la sheegooyo aa igu ciyaaroosaa yaah, ani agtaada nin kale haduu imaado neerafoose aa igu dhacaayo..stop playing games with me baby!!! Iskey-baro shukaansi iyo dheel dheel kala saar..lol.. waatuu hada kahor ina baqti kuniikiye yidhi, "iga dhoor dhibaatada, RAGA laguma DHEELEE"..waxaan u maleynayaa in uu ahaa nin wax garad ah... wareer badanaa!!!
  5. Yarta wax barasho da' ma gasho ma maqashay...Shoobaro oo kale aa nagu dhexjiro oo 1991 ilaa iyo hada ku jiro high school so he could still play sinior boys soccer... Qac'Qac oo kale aa jiro oo ah aabaha jamacada..ciyaalka jaamacada dhan "adeer" ee ugu yeeraan...macna malaha Mama Juxa hadii duqtahay macna malaha..waqtiga hada lagu jiro abkee duqooshin dhan baashaal ee ku jiraan.waa la asturay abkee cajuusatal cadiimaa..waalagu asturaa adna... wareer badanaa!!!
  6. Do you realize what could happen to you within a 6 months span, in this day and time??? Yes stay healthy!!!!I never go for check up and I'm healthy alxamdulilaah..Waxa lagugu abuuray anaga hanala imaan ayaa lagu dhahay...caafimadkaada ilaaheey baa haye not some taqtar..Wax 6 bilood kaste la aadayo hadee jirto xadiith ayaa naloogu sheegi lahaa..not xadiith kaada raqiiska ah..mise waxaa dhahosaa waxaan ku noolnahay dhul baraf ah oo dhul gaaled ah. Cuntada dhulkaan waa cunto kimakeesan haa iyo cuduro kale wee jiraan laakiin africa wax ka cudur badan majirto dadkana barwaaqo ee ku nool yihiin with 6month of taqtar booqasho.. "ANAGA WAXAAS MANAQAANO" hahaha, you should go back and re-read waxaa ooo qortid, maba umaleynaayo inaad adiga aa aqrisid waxa aa qortid. Aaan kuu qoslo nooh!!..XUXUXUXUXX HAHAAHAHAHAHAHAHAHAHAHA makuu biisaa gabarta caqliga badan..it should be the other way around yariisay.. lol...yaree ha igu oyn i'm just joking with you..I know in aad caqli caruur leedahy so raali noqo.. wareer badanaa!!!
  7. haye yarta wiilo..Global politics ayaa qadanoosaa yaah..lol..Marxist theary iyo realist theary yaah..lol..kaas aaba ka madax xanuun badan baseball I feelya girl..lol..laakiin fiiri dooro qalideyda hadee kugu cuslaato, qooleey qal. hadii qooleey kugu sii cuslaatona, shinbir qal. Shimbir hadii la waayona, bada gal oo malay qal..lol... Wareer Badanaa!!!!
  8. Loooooooooooooser aa ii soo urooyo..!!! Qac'Qac..kaalay aniga red sox iyo yankiis waxa ee yihiin ma aqaan ba..iskaarso guduud iyo yaanyuur in aa ka hadleysan aa u qabay hada lee fahmay waxa aa ka haleyseen..Wiilo..tacsi aa kuutaal yaaqee, dooro qal...lol.. wareer badanaa!!!
  9. Remember, the close ones are always the freakiest. Speak for yourself dear..anaga waxaas ma qabno.. It doesn't matter hadduuu abtigaa yaqaano or eedadaa....bottom line is, you should be getting a physical check-up every 6 months, thats twice a year. (no excuses) Do you think waxaas ee aduunka meelaha kale ka jiraan..do you know dadka aduunka u health fiican in eesan waxaan oo kale wiligood sameyn..6month..waxaas waxaa la imaday taqaatiirta iyo dentistiyaasho oo raba in ee dadka lacagta ka gurtaan..reerbaadiyo waaxid caqli isticmaal.. A complete physical is a must when you are about get locked on marriage, this shouldn't be open for discussion. Halahaan waan kugu raacsanahay nooh..Yee gabar cagaarshoow qabto usoo dhuumanee..lol..Tu eedis qabto iska dhaaf, too make-upka si aan loo marsan taqaan xitaa ma isoo mareyso..lol..yur iga dheh wiji giir giirta...lol... layzie rabshada joojinooh ramadaan waaye..Booto caato ah aa meel kaste la tagaantahay sidii islaamihii canaha suuqa ku gad gadi jiray... wareer badanaa!!!!
  10. Nova waa hadashay...Iskey-baro..walaahi waxaas waa nacasnimo oo waa wax ee gabdhaha caqliga yar ku dhaqmaan oo wili u arka relationship kumeel gaar..lool..See this is what I don't like about this boyfriend girls friend staff; is fake and doesn't have a solid future.(itaabo aan ku taabto waaye)..Don't you know a real man doesn't need to be in a relationship to a girl who is still wondering what kind of a guy she wants and that she has no confidence in her self if she made the right decision! We all know their is some kind of relationship before NIKAAX, but what kind of relationship? is it This crap that you are talking about ISKEY, lationship that is so popular to your friends, sharing your personal life with your friends (what y'all do,what he likes,what she likes,how he acts on things,)that is not relationship, is back bitting and is an extra (danbi) to the one that y'all ready have... Gabdho aan wax idiin sheego. Raga ilaahey baa wuxuu ku abuuray wax la yiraahdo (damac)..damaco waa wax raga eesan ogeen marka uu hayo. Sidaas daraadeed ilaahey raga wuxuu u fasaxay in ee guursadaan 4 naag. Marka hadii aad diinteyna u raacdaan sida ee shegyso oo sida xalaasha ah iku barano oo aanan ku jirin wax shaki ah iyo wax faan iyo isla weyni ah, ilaaheey wuu noo gargaari doono si farxadleh ayeenu u heli doonaa waxa aan jecel nahay iyo waxa aan raadineynay... Waxaan oo kale waa hadal ciyaal ramadaan ayaana lagu jiraa ee iska ilaalsha hadalada qaar kood... Ina baqti lagday oo maanta wax waaninaayo aaqiro samaan ee koow dheh, ileen aduunka wuu is badalayaaye labo dheh..waa kaa bush marlabaad la dooran rabee sadex dheh..ee walalayaal hala yaabina hadalka...lol.. Wareer badanaa!!!!
  11. ISKEY-Baro..forget about them people. I only missed one girl named CK..caremel Kisses...Were is she? maybe she changed her name like Nuune said or she is band...lol....lol... Wareer Badanaa!!!!!
  12. Queen OK..laakiin Somali in aan ahay ogoow..kuligen jamac hanaga dhigin.. wareer badanaa!!!
  13. Queen waxaa dhahday ma fahmin iigu celi baliiiiiis.... SUE thats a good idea sis.. Waraa Nuune..lol...arooska waxa uu daafka ugu dhacay makasee?..waxaa la dhahay, "labo isjecel hadee is fiirshaan, daaf aa ku dhacaayo"..marka xariifkaan habeenka arooska habeenka ka horeeyey uu gabarta soo indho indheeyey nooh...marka sidaas daraadeed waxaa ku dhacay daafkahaahee... wareer badanaa!!!
  14. Waraa Shoobaro, Wiilo wee kugu taraaxraxday ee iska qabo.lol.. Waraada meeqo sano aa idinka wadeysaan magacyadaan? Caruurta weeba dhasheen bee.. Iskey!!kaalay in la iska wado maa rabtaa magac yadaan adi? See camal..dadkaan wee noogeen oo kilyaha ee heystaan ka ganbiso yaaqee.. wareer badanaa!!!!
  15. Xasad sanidaa maa ninka caano baraf ah afkaga ugaga dhifanee... Yaree gabarta wax fiican ee noo sheegtay. Hadaan dhahay tanag yuu, wax xun maa sameysay kuuseey kunturwaalay wiji giir giir waaxid... Iskey_baro unuka maxaas nahay markaa ni dhaheysid "ar idinkaa" wax la cuno maa noo mooday..Dhuuni waaxid.. Shiikh nuune gabadhaan dhibkeeda ma u jeeda..faatixada xitaa wee naga dhex gashay..yaabka yaabkiis... wareer badanaa!!!
  16. Moti waa kugu raacsanahay saaxiiboow waxkaste yaaqee...CARAB IYO HINDI IYO SHIINEES IYO CADAAN. Specialy Talayaani..in aan iska ilaalino waaye..Aniga waxaan aad iyo aad wadanka ugaga ilalin lahaa HINDIDA..maxaa yeelay meelkaste ee joogaan. Meelkaste ee ku bataana gaajo ee ka dhigaan. ABOOR iga dheh... Aniga waxaan noqon lahaa Waardiyaha Waziirka Lacagta..Hadii ee suurto gali weysona waxaan noqon lahaa waziirka Beeraha..lol...my Dream for real.... wareer badanaa!!!
  17. Raula adi qaskaa kugu nacay nooh..meeshaa qAc iyo wuf..aa ka socoto markaas aa qash qashaade...hada fiiri wekala shiixayaan..qac'qaac aa red handed ku qabaty..suu u ekaaday lee fiiri maskiin..wijigiisa aad u qabto "qurwaale gaajeysan"..Iyo wiilo see hadal QQ ugu waday kilyaha qabsatay daal daraadiis ayaa soo dhex gashay...maraxat.com iga dheh... wareer badanaa!!!
  18. she could be a woman who’s a midget, ever thought of that? MAYA...Cilan maha because waxaan ka sheegi karaa ciridkeeda..saqiir waaye Anywho, If you were offended by my past/present comments I apologize. Ok waa jeclahay saa wax ii weydisatid....waakanaa hee..you ready...UXUUAGHAHAAUAGAGAXAUaAGAAhahaahahahaha..xxxxxuxxx.ahahahahaahahahha...sory dhex anoo marayo aan saxday...lol.. Shukulaato kaftan lee waaye abaayo ha u bixin... meel qosal la iska tuugaayo intaa ii kow eh..lol..cajaa IB... wareer badanaa!!!
  19. TNX walaashiis..wax qeerleh aa sheegtay ilaaheey ajar iyo xasanaad hakaa siiyo..AMIIIN... wareer badanaa!!!
  20. Ardadkaan maskiin sanaa.... Waraada aan idiin sheego sheeko.. It has to be in somali ..SO SO SORRY.. Hada kahor sheeko ka dhacday magalada Seattle USA, Wiil wadaad ah oo magaladaa caan ka ah iyo gabar niqaami ah oo very religous ah ayaa isla go'aansadeen in ee is guur sadaan.. Yarka wadaadka ah gabarta wuu aaminay maxaa yeelay aad iyo ad bee diinta ugu fiicneed asagana waa dooqa uu raadinaye. Gabartana Shiikha wee ka caashaqday because wuxuu ahaa nin Amiin ah oo dadka magalada dhan jecel yihiin. Yarka waxa uu san ogaan was that gabartaan waxee tahay HIV postive. Oo waxee ka soo qaaday nin horay u qabay oo kenya ee kaga timi. Gabartaan waxee daawo ku qaadan jirtay magalada MPLS ee dalka USA. waxaa sheekadan guurka ah o gaaday yar ina adeerkeed ah oo asagana wadaad ahaa oona ogaa in gabartan ee qabto AIDS. Wiilkii walaalkeed aheed asagoo naxsan ayuu lahadlay gabartii oo weydiiyay in waxan la sheegayo ee runtahay. gabartii waxee dhahday war maqabo cudurkaas awalna been buu ahaa oo wiligey ma qabin. Yarkii wuxuu kula dardaarmay in ee u sheegto wiilkan maskiinka ah oo ey rabto in ee guursato. Wey diiday..SO..Yarkii ina adeerkeed ahaa ayaa wacay wiilkii wadaadka ahaa oo weydiiyey in uu gabartan wax kaste uu kala hadlay. Yarkii wuxuu dhahay "haa wax kaste waan kawada hadalnay, oo gurigii waan dhigtay, gabarta soo donashadeyda iyo meherka in la isku kee raacsiiyo ayaan rabaa"...Markaas buu yarkii gabarta ina adeerkeed ahaa yiri,"war bal sug, Gabartan miyee kuu sheegtay in ee jirantahay?" Yarkii wuu garan waaye waxa uu ninkaan ka hadlayo. markaas baa loo sheegay in ee gabarta qabto AIDS..Aad buu u naxay mana usan aaminin. Waxaa lagu yiri bax saaxib oo gabartan dhiig ka soo qadaad ee adiga ayaa arki doonee. Yarkii shiikha ahaa gabartii uu usoo noqday hee, oo wuxuu ku dhahay waa in aan iska baarnaa cuduro. gabartii indha adeeg nimo meel ee ka gaartay. "OKEY" kulahoo..(asbax iga dheh)..so taqtarka ha aadaan oo dhiig halaga qaado qoftaan oona halugu sheego AIDS...(subxaanalaah).. yarkiii..qaracan, qalbi jab, madax xanuun,wadno xanuun, matag,hindhiso,oohin,daaco..waxkaste iyo waxkale oo lakasee waxee yihiin, uu isku daryay nooh.... Guys walaahi this is a true storry and ask anyone in Seattle.... gabartana NAQAAAMI ee aheed..asxaabul jalbaab..wili kuwa Telibanka... The good news is yarkii the next day gabar ina abtidiis ah ayaa dhahday walaal aniga aan isguursano...Atleast kistoo ee u gashay.. So I will make sure in aan xaaskeega fatasho sidii askari american ah oo gees ku helay labo carab oo qamiis jiidayaan...Dhiig aa tiriyee, candhuufteeda xitaa waa baaraa.... hada kahor aa koo reer jabuuti ah la dhahay gabar see ah aa rabtaa..lol..markaasuu yiri.."dee mid JAGAC BAGAC AH OO BACEESAN.."..lol..rageedi uu ahaa... wareer badanaa!!!!
  21. waraa Rudy lol..Xaaska aa waxaan soo qortay aan u maleynaa..lol..adiga iyo Somali waxaa aheedeen "COL"..see saan ku dhici kartaa hee... Qac'Qac Wiilo ma taqaanid miyaa, waxee kasoo qalin jibisay Jamacada caanka ah oo lamagac baxday "Al Jaamicatun Booyeesun".Meeshaas oo ee ku soo taqsuustay habka iyo farsamada wax loo karsho specialy iyada oo kusii taqsuustay "laab laabitaanka sanbuuska".... Wiilo u sheeg reerbadiyahan in Digree ee istaraasho diifka camal jeebka kuugu Jirto..lol..maraxa..lol.. Wareer badanaa!!!
  22. ISkey-Baro anaa kuu haayo magac yo nooh... Two Boys: Muxsin and Mu'min Mustafa and Muhiim Musadaq and Mubarak Nuur and Nuradiin Nasir and Nasiib Galeer and Geesi Xamza and Xareer Two Girls Mulki and Muna Maryan and Munira Xabiiba and Xubi Janin and Jana (iinsha allah I will name mu doughter Jana) Istarliin and Ismahaan Nasra iyo Naciima Jamad And Jamiila Boy and girl. Jamal iyo jamiila naasir Iyo Nasra Naciim iyo Naciima Xamza iyo Xafsa Xabiib iyo Xabiiba Mubarak iyo Muniira if you need more let me know..lol.. PS. my brother had just became a fther to twins..two boys..He named them Muhiim and Mu'min wareer badanaa!!!
  23. LoooooooooooooooL shoobaro...wataraa raxee taako ii dhig waa dhididee dhab iiga sii aa keentay yaah............lol...Xadiith raqiis ah ayaa lasoo gashay waraa.. Wiilo maskiin mira qare ayaa tahay. wareer badanaa!!!
  24. Waraa Jaceel baro fiiri waxa aa sameysay nin yahoo...Mutakalim oo wiligiis waz u duceen aa maanta duco ka keentay..Dhib badnidaa nin yahoo.. Dawaco kaalay adi saqiir nimo hadaa wax ku jecleed, hada wax maba jeclaan kartid aan u maleynaa..lol.. Sue good to hear you say you finaly understood some somali.. ..keep it up.. wareer badanaa!!