Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Oday Cabdule maskiinka ilaahey ha u gargaaro oo dhibka heysto haka badbaadiyo... Oday Cabdule.Part.1 lol@KK lool weerar la igu haayo lee hadaa ogaan laheed, ayuuto oo gurmad eh aa ii soodiri lahayd lol... Wareer badanaa!!!
  2. Meel kaste Music iyo heeso wadani ah ayaa noo dhegtiin.. is about time aan kistoo iska qosolno... I'm a big fan of Mujaajilooyinka Somalida iyo kuwa afrikaanta kale... Nimanka aan aad ugaga danbeeyo waxaa ka mid ah Oday Cabdule, Maki xaaji banaadir, Boon xirsi iyo Cabdi heybe... sheeko hada kohor ku dhacday nin saaxiib kee aan aqaano ayaa aheed ruwaayad hore loo matalay lool... bal idinkaa fahmi doonee, daawasho (fiirsasho) wacan... Gabartaa Qabtid aan rabaa.. Wareer Badanaa!!!
  3. Yaab badanaa!!! War JB! saaxiib ninkaan baa rag rag ka tagay ah! alaabtiisa in ee tii dibiga kaween yihiin ma shaki baa kaaga jira? lool waa dhaqaaleysnaa duqa lol... 100 naag nin guursaday, waxee aheyd in uu umada baro kunka dabeecad ee dumarka raga ku dhibaan... War JB, meesha ka kac odayahoo.. Dhexda xiro ee rageedi iska dhig...... Wareer Badanaa!!!
  4. Ismalura, dee huuno "Bajaq" ma caay baa? waa eray ka mid ah lahjada reer koonfurta huuno.. Kool_Kat, 2002 sidee iigu shidneed hadaan kaaga sheekeeyo, lacagteeda xajka ayaa Amal ii soo dhigi laheed lool... laakiin aniga wiligee surweel kuuntada hoosteeda kama xiran, ciyaal banooni aan ahaa..2002 markaan soo xasuusto, xaada ayaa i istaagto lool adna ma qabin aa i dhahee lool... Buffalo xuduudkeeda in aan kasoo raadsho ayaa rabtaa teesarahaaga lool ar maxaan dad meeshaas kasoo guray!!! lol... Aaliyyah, loool Ismalura u sheeg in Bajaq eesan caay aheen nooh.. And I love Laas caanood walaahi ilaahay dhulkaas ha barakeeyo iinsha allah aamiin....everyone has a nick name in here, we can't call you Aaliya so sorry if I like to call you miss LA lol... Wareer Badanaa!!!
  5. A&T, saaxiib magacii qaali ahaa maxaad u badashay?... kolee you have lots of explaining to do ee bal iskeen goobtii!!... ilaahey garabkaada ha galo duqa! Wareer Badanaa!!!
  6. loool@nuune... waraa bajaq yaashaas maanta xaasas waaye oo caruur bee korsonooyaan ee faraha ka qaad.... That was the X say walaahi crew but the same time they had a qaxooti kick in them which I use to love.. We could talk about B.I.G and Cash Money, and at the same we used to change topic and talk about Utaango! looool I missed gabdhahaas waraa ee faraha ka qaad asbax yahoo.... Nuune KK iyo aniga why aan saaxiibo u nahay ma kaseesid miyaa? lool Stateska aan joogay kulahaa... Lafo iyo lugo qaxooti mareekan soo maray maba ku yaalaan lool... Aaliyah, adiga waqtigaan Laascaanood ayaa ari kuraaceysay loool you was the say walaahi crew of 2006 loool Wareer Badanaa!!!
  7. ^^^HUAHAHAUAHAUAHUAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHA!!!!!! uSHEEG QAMAAM YAASHA HANA KA REEBIN NUUNE NOOH! KABIIRKOODA WAAYE.... Wareer Badanaa!!!
  8. ^^^^ NINA iyo MMA, waraa Kanadees aa tihiin ee diyaarsha heeso Wadani ah oo Kanadees ah!! Somalia wadan miyaa maanta?? At least heeso wadani oo Somaliland eh ama Puntland noosoo dhajiya lool... Laakiin labadiina in aa saan waayeel u aheedeen ma ogeen ee see wax u jiraan? heesihii bacdal maqribka la daari jiray aa noo daarteen ka waran radio muqdisho miyaa ka shaqeyn jirteen mise tiyaatarka? lool Wareer Badanaa!!!
  9. Abuukaatiyada! Awguuriyo dheeree!!! meeqa sano aan aruurinaaye waraaqo oo wax la iigu heysto... waa kuu soo qubaa qashin qub camal... I'm very happy and proud Dheeree wish I was in London so I could party!!! ilaahey hortaada kheyr iyo naxariis ha dhihigo iinsha allah...Faataxa!! dabqaad geesaha iska dhig yaah lool... Wareer Badanaa!!!
  10. Waraa Reer Liverpool, maad naga aamustaan oo meeshaan buuqa ka joojisaan?... Losers fooqul looooooooooser baad tihiin markaas baad murankiina iyo calyadiina gidaarada noogaga qoyseen.... Hada Kabacdi iska noqda Man City fans because all the somali LFC fans became City fans here ahahahahaha! qashiin! Legond Of ZUUU!! If Almunia was in net, Chelsea would have scored 6 goals looool.. Your best player was Nasri.. The kid is getting better and better now that he is playing more. I don't think Arsenal will finish 2nd this year.. Maybe 3-4th looking at Man U... Man City should be in Second this year if they continue to play like this... Chelsea came back with a game plan that I wasn't suprised with. Why run around and chase them when you could sit back and wait for them to give you the ball.. Arsenal looked with the ball because Chelsea let them laakiin we where controlling the game. Essien and Mikal came to play but Rameries finaly played like a man not some silly boy.. Anilka played bad but I think he should have been rested for that game because he played too many games... Ngonge, shimee banooni baranee abti? sas si' ma ahan.. Hadana in aad macalinka qoorta wax usaartid miyaa bilowday? filinkaada jahwareer waaye duqa ee funaanada badalo... Wareer Badanaa!!!
  11. Tuujiye

    Somali Karaoke

    ^^^Loool Buunis oo weershe eh xitaa saas ma is dhaho iyo Iskalaaje oo okiyaale xirto.. Kamirada lama fiirsho ee qalad u fahmeen... Wareer Badanaa!!!
  12. ^^^ Tan Boosaaso ka dhacdo aan kuu soo dhajin doonaa Duke lool JB, kaalay reer Hargeysa Al-shabaab maka cabsanaayan miyaa? Hees la camiranaayo tan aa iga danbeesay lool rageedi... War maxaa dirac dafoo meesha la iskugu tuugooyaa... JB Nuune aan soo qasbaa sanadkaan si aan sheekadaan usoo qorno sxb balan waaye... waraa biibaaye waa ujeedaa nooh lool Wareer Badanaa!!!
  13. ^^ waraa this game is an early game and no one knows who will win the league... last time Arsenal won against Chelsea was in nov-30-2008 looool so lets just hope this turns out to be a good game... In the EPL, is very important that you win the easy games and get all the points because when you face a team like Arsenal or Man U, the result will not matter... Man City won against Chelsea twice last year and they doing it again lool but I don't think Arsenal is that good.. Wareer Badanaa!!!
  14. Tuujiye

    Somali Karaoke

    MMA qoftaan cod ma heyso ee Studio aan ku geenaa lagu shakalanaaye aan u maleynaa..seecamal abaa! Codka dhan waa loo isturuukeeye fiiri nooh loool Mugoo shaqalkaas filkiisa in aad ka wardoontid.. Sahro Dawo codkeeda ma gaareyso wiligeed iyada iyo korontadeeda.. Bajaqdaan guygoo aa inbili kaga tuurtay alaabtaan ee hees ma aha... Wareer Badanaa!!!
  15. Chelsea scores goals Ngonge, what does liverpool do other than alalaas? dhuuso ayaa garoonka ku heysaan.... Zu, aniga waa ogtahay in aan ahay Chelsea supporter and I'll support Chelsea against any team laakiin, why are you here? your playing Chelsea next sxb. Aroos baa tahiin ee bax shaashka sii saarta! bajaq aroos ah in ee xishooto bee aheed laakiin idinka banaanka ayaa taagan tihiin oo waxaad ku heysaan "Aroos beenu nahay!".... Wareer Badanaa!!!
  16. Tuujiye

    Somali Karaoke

    Anba markaan maqlo koolo, waxaan soo xasuustaa tii dooliga loo dhigi jiray!... Anagaa nugu kor camiraneysaan yaah! Nina, laakiin adiga su'aasha ka jawaab nooh. Heesahaas maxaa waaye? beerka maa lagaa haayaa? anaga markaan maqalnay qaras aaba nugu kacdee... Wareer Badanaa!!!
  17. ^^^ Ngonge dhibaatada uu banooniga la baran la'yahay waa taas.. Liverpool kiliya nin fiirsada sidee buu u baran wax saaxiiboo? no wonder Lucas buu ku dhagan yahay... Sxb we love chelsea but we also like football! and any team that plays a beautiful football, we learn to respect them... I hate Barca, but I can't say nothing about their game because is crazy!... Learn to enjoy football sxb and not just be a difoose indhoole ah badow yahoo baro banooniga! Wareer Badanaa!!!
  18. Tuujiye

    Somali Karaoke

    Buuxo, meeshaan sol aa la dhahaa waa in aan coded wax ku qoraa aniga hadii shaherazan ayaa xaaqin iga daba qaadaneyso lool... Nina maxaa waaye heesahaan? jeceel iyo sakaraad kala saarnooh qamaam yahee!!! qoftaan korontada ayaaba stageka kaga tagi rabtee... Wareer Badanaa!!!
  19. looool Xiin! rageedi ayaa tahay sxb laakiin waa in aad kala saartaa haween la haweysto, iyo mid la dhaqdo as a wife... ninkaste gacanta buu kuwataa abti laakiin only ninka raga ah ayaa reer kiisa dhaqda.... C&H, alaabtaas Taaboo aa la dhahaa loool.. tii baasto qalad ah kariso, barsada ee seexanee loool is very classic! no? I wonder how he would hadle them all hadii ee ha habeen u wada baahnaadaan loool inama caadi ma aha ninkaan playboy should give him a call.. Wareer Badanaa!!!
  20. Lol wigad. War I like Milan man come on my main man dinho is playing for them! They do need some new young fresh leg.. I think prince is the move they made the off season.. Chelsea is a better team than Milan and is the team that will win the Cl this year u just watch. Man city is a solid team and they could beat any team in the world unlike Liverpool hahahahha!! Dirac uma xirna. Wareer Badanaa!!!
  21. Ngonge, even if we lose to Arsenal, we will be losing to a top club. We didn't lose against Arsenal last year with out Essien, you think we will lose to them now? bax kubada baro Sunderland is a better team than Liverpool today qashimiinta... Wigad, sup with Milan saaxiib, Ibra is killing the team man... everyone is focused on him! he scores goals that need just a finish and he acts like he did everything! I think with Prince and Dinho, that team is done for.... Wareer Badanaa!!!
  22. Duqa adiga ninkaas kale, baxa siyaasada la taga luuqeeda nooh!!! Duke seekaa noqotay duqa! Wareer Badanaa!!!
  23. Tuujiye

    Somali Karaoke

    ^^^^ loooool hada kohor aa bajaq waxee dhahday "wardee kugur kugur" to koo reer afgooye ah, intuu xanaaqay guygii uu dhahay "faankuulo yaaqee, adi istiimis qaado horta nooh!!!" looool I hope we're all adults..lol.. Hada marka waa u jeedaa MMA, cuddle cuddle iyo baquuris bajaq yaasha saminkaan ma kasaayaan ee ku dhaqso mircood cunooga... Wareer Badanaa!!!
  24. Man U too loool... I don't think the results of Saturday's games had anything to do with the CL games. Is just one of those weard as weeks we will have lool... I have to admit, it was a great week for football... some times is good to see the big clubs loosing... Chelsea!!!!! Wareer Badanaa!!!
  25. I agree with you rain.. Solid defence will always help you in games... He need Adam Johnson and Silva on at the same time and now that Boatang is healthy, he better start on that left side... Man City is a top team this year walaahi and when Mario comes back, Teves will have more freedom.... Chelsea should win this year because I really don't see them loosing games like the other top 3 teams runtii... Man city could finish in second this year and Arsenal might drop down to 4th for sure.. I can't believe Almunia will be playing on tuesday after his last game looool waa qashin laacib u ah koox qashin ahi koleeba... Wareer Badanaa!!!