Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Norf loool war nin yahoo the kids was good when he played for banfica but he is having hard time with the english style and the physical game.. I don't even know why he is getting more playing time than the Russian! Haatu, we go season by season bro lol I'm focus only in this season.. Even when we rebuild, we will be better than Arsenal! Wareer Badanaa!!!
  2. lool what week this is.. I knew chelsea was going to lose this game when I saw how loose our midfield was. I don't like Rameres and I think Zuri should have started the game. Last time chelsea lost to Birmingham was 39 years ago lool... I'm glad chelsea is having their share of problems now and not at teh end lool.. Arsenal iyo Haatu, what happen? lool Haatu waan kuu sheegay oo ku idhi war alalaaska dib u dhigo! aaway bob iyo ZU, ninkaan xeradiina digriga maad geesaan oo cashar usoo dhigtaan? usheega in buraanburka dhaco meherka kabacdi!!..shiidh! Wareer Badanaa!!!
  3. Haatu, nin yahoo alalaaskaan hordhaca ah laguma yaqaano reer Arsenal ee ofside ha galin lool.. marka kiliya oo warkiina la maqo waa marka aad reysaan ee bax aashuunka ku aadaam... Essien has a red Card qashin yahoo and yes you are right we do need to give the young guys some playing time. Haatu, to win in this league, you have to win the games that you should be winning. Sunderland qaati ayaad ku bareejeeseen oo wee idin jiidi lahaayeen laakiin you should go and look at the teams that u losing to lool.. You have no solid striker and the worse keepers in the league lol come on man... Wareer Badanaa!!!
  4. Zack! Kanada faraha ka qaad washiinsi yahoo... Wareer Badanaa!!!
  5. ^^^ waraa duqa faraha kaqaad! TV Plasma ah ayuu soo gatay sanadkaan oo sidaan maqlay, game dhaafa ma jiro. Adigoo kale oo biibitooyinka carabta dhex fadhiya miyaad u qabtaa? Wareer Badanaa!!!
  6. Norf lool you know i'm not gone because of the loss lool aniga ZU miyaad ii qabtaa oo mar ala markii laga raayo iska carara.. Ama Bob oo musqusha intuu isku soo xiro , cijiyaha iska gura sidii gabarjac lagu soo dhajiye oo kale lool... Waraa I was here the last time we lost remember lol... I'm glad Chelsea is not too far out because we always perform well under pressure. When ever we take a good lead, we get lazy and loose so is good to be in the situation that we are in today... I'm also happy that the old guys are getting injured now and not late in the season lool. This will help our youth and get them more experienced for next year. Who gets Malaria? I mean the F! are we in dhadhaab or Gaarisa! lool see u dhici kartaa lool... Liverpool, how do you guys beat Chelsea, and loose to a qashin team? Wareer Badanaa!!!
  7. Nuune, Malaay dufleh maajiro? Haduu jirone, dadka cuno see u egyihiin? Wareer Badanaa!!!
  8. ^^ Miisnkaan quruxda badan iyo sharaxaada saaran, 20 family ayaa lugu masruufi karaa... Ilaahey farmaajo shaqada ha ufududeeyo. Ninkaan nin fiican waaye and masoo mari doono somalia nin sidiisa oo kale daacad u aha. Last chance I say... Wareer Badanaa!!!
  9. ^^ Saan miyaa meeshaan u danbeysay?
  10. DR. Fen Hampson! lool I was shocked when I read his name lol how often do you open SOL and read something about one of your old professors lol.. Harper and his Conservative party will loose next election anyways so they better get all the money they can... Air Canada's monopoly days will come to an end soon when private American compenies start to invest in West Jet and Porter... Airports cross Canada are getting larger and soon things will change... Nina! West Jet wiligaa ha isku raacin.. loos iyo biyo kulul bee kugu beer goonayaan.. adoo laab dilaac ku haaye ayaa diyaarada ka daganee runtii... Wareer Badanaa!!!
  11. Dhuubnaan badanaa! Cirbadii talaalka Somalia eeba isoo xasuusiyeen.. Cuudu bilaah..Xiitonimo intee ku dhamaatay..Laftiisa taraq camal ayaa kabriid lugu shidan karaa... Wareer Badanaa!!!
  12. ^^^ looool in aad tihiin umad loosers ah waxaa lagu garanayaa sida aad u alalaaseysaan bacdal a one win lool.. One game and still 10th place... Koox ma heysataan and a coach.. Torres baa idin fakiye and Pepe iyo birihiisa goosha lool... Chelsea fans waa Winners guys win or lose, we will be here..Laakiin Liverpool markii idinka la idinka raayo, qirta in aad tihiin team qashin ah lol....Anaga qashin nooguma yeeri kartaan because we are on top of everyone else lol... Nuune, geerisheytaadi bax iskaga laabo nin yahoo.. Weersha maa tahay kaalay? see ku aragtaa kor? Lucas ayaa dhexda kuu haayo taas ma hilmaamtay lol.... Emailkaadana nadiifi qamaam yahoo... Wareer Badanaa!!!
  13. The difference between us Chelsea Fans and the rest is that we respect our team and still show up after a defeat... We are winners and we do accept defeats unlike Arsenal Fan who run and disappear after a defeat and only come out when they win a Game! Much need it win for Liverpool and specially for Torres.. The guy is good striker in a bad team lool... Pepe had a crazy game and the post was a back up for him. It was a great game overall.... I had to make the time to come back so I could show Arsenal fan how a true winner reacts to a defeat lool..Losers! we will never lose to New Castle! aqas! Wareer Badanaa!!!
  14. Classic Nuune loool jacburis ninkaan ayaa dhameeyay.. Wareer badanaa!!
  15. ^^^ lool abaayo waxaa rabtid iigu yeer and I won't call you bajaq from now on... At least ma tihid bajaq yaasha SOL oo reer UK oo iska xanaaqaayaan sidii in ee koronto ku dhagtay oo kale.. Dabeecad iyo Kaftan dhan ma yaqaanan...looool KK hadaa fahmi laheed waxa ee ka dhigan tahay "ina baqti Lagde" camaamad ayaa ii soo qaadi leheed ama shaal..Calaashaan waayo arag oo wax garad ah camal ayaa ii fiirin laheed.... NINA, Jac buriskaas aniga waa qoray lee laakiin shiikh nuune ayaa soo alifay lool KK waagaan ma xasuusataa lool sidaa ula dagaalami jirtay Bajaq Wareer Badanaa!!!
  16. ^^^ Hahahahahahahahahahahahahah AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA!!! waraa caadi ma tihid walaahi wax waalan!!! Norf, is about money sxb... Lacag hadaa heysatid, u will win and thats what is all about... Chelsea got money but for two years and half, waxba ma gadan almost 3 years.. lacag badan lagama bixin kuwa hada lasoo qaatay.... Ngonge wiligiis ma gadin laheen Lucas yaah! lol Wareer Badanaa!!!
  17. ^^ loool Abaay, ma maqlin miyaa markuu Cumar dhuulay dhahay, Gacmahaada xaada leh Markaan soo axuustaan xadantoodaa lool Bajaq duf gacmaha kuleh aa wagaas laga danbeeye lool hada laakiin alaaba kale ayaa laga danbeeyaa... Wareer Badanaa!!!
  18. ^^ War adiga ninyahoo odaygaan faraha ka qaad.. Islaan nooc kale ah saacdaan wax kama qaban karee. A&T walaahi si daacad ah ayaan u qoslay markaad Cara ku dhahday ha ii duceen..lol in aad ku maqneed cajaladaan ayaa naga soo gaartay.. waa ducadii laguu soo aqriye lool... Somaliga iyo carabiga sida la iskugu qasaayo yaa fahmi karo? lool Wareer Badanaa!!!
  19. ^^^ War who cares about them? Liverpool won't be back to top four for a long time anyways... Oz you should be thinking about what player can we get from them lool.. Torres has no reason to say no next transfer window lol.. Wareer Badanaa!!!
  20. Tuujiye

    Music

    looooooooooool MMA Neeroobi in ee tahay meeshaan waxaan ku kasaa qolalka sidee u eg yihiin.. xaafadihii islii aan soo xasuustay lool adiga iyo nuune in la idin soo qufo waaye... Wareer Badanaa!!!
  21. ^^^ ilaaheey afkaaga haku qabto naa$ lo' oo caano kabuuxo axsantu yaaqee waa i sharaftay ilaahey adna sharaf hakugu firdhiyee.... MMA, qoftaan dariskeega saaxiiboo ha igu dirin yaaqee... Saacadaan aa rabtaa anoo Tim hortankii aad taqaanay anoo fadhiyo in ee igu soo gasho iyadoo wadato birtii feerada macaa bareesadeeda.... Wareer Badanaa!!!
  22. ^^^ Balaq hadee idhahdo aan anigana ugu jawaabo "maa Marabtaa", wixii ka imaado qaanteeda yaa bixinaayo? adigaa? dablee adiga buushe kusii tuur asbax yahoo... Ismalura, abaayo waxaa rabtid noogu yeer weee dhoooont keeeeeer laakiin kaftan lee ku ekee hadii kale intii lagula kaco hee...... Wareer Badanaa!!!
  23. Leeee!! Maskiin ayaa tahay adiga lool hada kabacdi in aan kuu turo waaye.. Fadhiista aa tiraahdeenee, u buraanbura wili lol waxaa rabtaan la imaada... Bajaq ceey ma aha.. lots of topics ayaa kaa horeeyay so before eesan ku dhiban "bajaq" horta soo aqri.. Mucalim sheekh nuune shiikh sheydaan ayaa mar hore afjaray eraygaan in uu banaan yahay.. cashar laguu dhigo waaye adiga.. walaashee ani waxaan dhihi lahaa "marax, xumee, kuusee, cadee, dheeree, qabiidee,.." iyo wax kale, laakiin Bajaq means (chick) or (bilcaan) so u have to use on a girl aan aheen walaashaa ma fahminoo.... Wareer Badanaa!!!
  24. ^^^ He is runtii all time number one waaye ninkaan... Aaliya soo dhaji wax nooh! Wareer Badanaa!!!