XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. Paragon wait....ninka econ aad leedahay afsomali ugu sheek and see if he walk withcha
  2. http://www.aminarts.com/ad2.html
  3. emperor who is holding back somalia ? Buntland booming and somaliland is flourishing south is holding it self back and the peopl who is holding back south is the Yey and his boyz
  4. Warar aan goor dhaw ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalkii maanta lagu qabtay Janankii Itoobiyanka ahaa ee hoggaaminayey dagaalkii maanta. Janaraalkan la qabtay oo magaciisa lagu sheegay Jeneraal Hailu ayaa waxaa uu hadda ku jiraa gacanta xooggaga xaq u dirirka Soomaaliyeed. Wixii war ah ee kasoo kordha arrimihiisana waan idinla sosocdsiinaynaa.. Dhanka kale, warar kale ayaa sheegaya in dagaalkii hadda ku dhaw yahay gebogebo kadib markii ay xooggaga xaq u dirirka ay dib usoo caabiyeen ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee saakay weerarka qaadey. Khasaaraha gaaray ciidamada Itoobiyaanka ayaa ah mid weyn goobaha lagu dagaalamay qaarkood ayaa ciiidamada Itoobiya ay dhaawacii kari waayeen inay qaataan. Warar kale oo soo gaaray Aayaha.com ayaa iyana sheegaya in hal goob oo kamid ah goobahii maanta lagu dagaalamay ciidanka cadowga Itoobiya looga dilay 36 askari. Wixii warar ah ee kasoo kordha dagaaladan kala socda Aayaha.com Aayaha.com
  5. Lates news .......dad baday oo dhaawac ah iyo dad badan oo la layay ayaa lasheega lakin dadka la dagaalamyo wax ba maysan ku sameen ku wa meesha hore dagaalamay way dagaalamayaa wali daal aad culusnay wuu socdaa................this is not from website
  6. This is what ********** Gacmadheere had to say Somalia ayaa ka hadashay dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda. Wasiirka arimaha gudaha dowladda KMG ah ee Somalia, Maxmed Maxamuud Guuleed Gacmo Dheere ayaa sheegay in dagaaladani ay wadaan kooxo dhalinyaro ah oo uu sheegay in ay amar diido ku sameeyeen odayaasha dhaqanka, ayna weeraro ku qaadeen ciidamada Ethiopia. Waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay xiriiro la sameeyeen, isla markaana ay u sheegeen in la soo weeraray, ayna is difaacayaan sida wasiirka uu yiri. Wasiirka waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia iyo odayaasha dhaqanka beelaha ****** heshiiskii ay gaareen aaneey ku dhex jirin dowladda, iyadoo hadii uu buburana heshiiskaasi ay u taalo odayaasha dhaqanka. Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmay xilli dagaalo qaraar ay ka soconayaan magaalada Muqdisho oo la isku adeegsanayo madaafiic iyo waliba hub cul culus, iyadoo ciidamada Ethiopia ay adeegsanayaan diyaaradaha qumaatiga u kaca.
  7. lol jacalbaro.......do you think zenawi cares he is got 70 million to deal with
  8. http://www.simbanews.com/news/News%2029%20Mar%2010.htm
  9. jacalybro we would 've gave you more infom but our PR Sites are down this morning hmmmmmmm cyberwar i don't know what is going on goobjoog....qadasiya wadanka heegan wait for to night
  10. so is this consider jiaah since the etho come to his country ?
  11. loooooooooooooooooooool Dude i'm trying to make happy everyone..........if took away Yey Duke will cry what do you want me to do Hunguriga BUUBAA kuma yaalo Sillanyo and Somaliland will never be part of Somalia. how about you unite with the south and leave buntland alone
  12. wasiirka maaliyada $$$ Sheeq cadow wasiirka arimaha dibeda Dr khalif glayda wasiirka diinta Sheekha gasoo jeeda burco ee al itxaada watay Wasiirka amiga qaranka Qanyare from xamar Wasiirka beeraha Shaatiguduud
  13. Minster of Internal Affairs Axmed Maxamed Siilaanyo from Hargaysa
  14. you forgot one xiinfaniin Dismantle the warlord Parliament
  15. how can we have government, when roomfull of people can't get along. funny video i will say
  16. I elected sheek shariif for prime minster
  17. Please give your input who should be what and where. Thank you I have Yey for president Head of State
  18. looooooooooooooool Reer Mugud caku iyo doqon y'll never see xamaraawi using that word
  19. waraa ani ma fahmin odayga siyaasadii ku waan inta uu lata shanaayo muu latashto kuwa kasoo hojeedo lee kan maraxwaay warkii i will never call him president
  20. Wararka laga helayo xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa shegaya in madaxweynaha dalka Soomaliya uu haatan kulan albaabadu u xiranyihiin xarunta madaxtooyada kula leeyahay dhamaanba hoggaamiye yaasha kooxaha ee gobalka Banaadir. Wararka laga helayo xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa shegaya in madaxweynaha dalka Soomaliya uu haatan kulan albaabadu u xiranyihiin xarunta madaxtooyada kula leeyahay dhamaanba hoggaamiye yaasha kooxaha ee gobalka Banaadir. Si dhab ah looma garanayo waxyaabaha kulanka looga hadlayo,maadaama uu yahay mid albaabdu u xiranyihiin,hase ahaatee warar madaxtooyada ku dhow dhow ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaliya uu hoggaamiyeyaasha kala hadlayo sidii ay kaalin ugu yeelan lahaayeen barnaamijyada nabadaynta gobalka Banaadir iyo guud ahaanba dalka Soomaaliya. Waxaa kaloo wararku ay intaa raacinayaan in madaxweynaha Soomaaliya uu qab qablayaasha dagalka kala hadlayo sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen kulan weynaha dib u heshiisiinta aaran ee la filayo in dhawaan uu Muqdisho ka bilaabmo. Waxaa la filayaa in markii uu kulankaasi soo dhamaado in maamulka warfaafiuta madaxtooyada Soomaaliya uu war kasoosaaro waxyaabihii labada dhinac ay isku afgarteen.. Maxamed Cusmaan Axmed Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmooyin.com Email Story Printable View
  21. Shir ay albbaabadu u xiran yihiin ayaa wuxuu uga socdaan xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweyne Yusuuf iyo hoggaamiyeyaashii dagaalka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa wararka ka soo baxaya Madaxtooyada Soomaaliya waxay sheegayaan inay qayb ka qaadanayaan xildhibaanno ka tirsan golaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale wasiirro ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya. Wararka la helayo ayaa waxay sheegayaan in kulankaan uu salka ku hayo sidii loo sugi lahaa Ammaanka Muqdisho, waxaana hoggaamiyeyaashii hore ee dagaalka la sheegay in Dowladdu ay kala tashanayso sidii lagu sugi lahaa Ammaanka Caasimadda Soomaaliya. Hoggaamiyeyaasha dagaalka ee kulankaan qaybta ka ah ayaa waxaa la sheegay inay ka mid yihiin: Xidhibaan Maxamed Qanyare Afrax, Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow iyo Col. Cabdi Qaybdiid oo ay ka saareen Muqdisho kal hore Maxkamadihii Midoobay, kaddib dagaallo qaraar oo ay ku dhex maray Muqdisho. Aqriste kala soco wixii ka soo baxa kulankaan oo saxaafadda loo diiday inay ka qaybgasho wararka kale ee shabakadda wararka ee www.puntlandpost.com haddii EEBBE ogolaado. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
  22. What is this meating all about ? these men are the once destroyed our country Muqdisho:- Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka socda kulan xasaasi oo ah oo ay ka qeyb galayaan Xildhibaano iyo hogaamiye kooxeedkii Muqdisho. Kulankan ayaan wax faah faahin ah illaa iyo hada laga bixin ayadoo uu ku sugan yahay Madasha Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf Ahmed. Shirkan ayey kasoo qeyb galeen siyaasiyiin, xildhibaano iyo Hogaamiye kooxeedkii Muqdisho, ayadoo la hadal hayo in shirkan looga hadlayo sugida amniga magaalada Muqdisho. Illaa iyo hada wax faah faahin ah lagama hayo Xafiiska Madaxweynaha iyo waxa uu shirkan salka ku hayo. Todobaadkii tagay ayey magaalada Muqdisho ka dhaceen dagaalo ay dad badan ku dhinteen ayadoo ay dowlada Soomaaliya wado in ay ciidamadeed ku balaariso dhamaan xaafadaha magaalada Muqdisho. Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiya ayaa isla maanta la wareegay nawaaxiga kuliyada Jaale Siyaad oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen hareeraheeda kooxo hubeysan oo kasoo horjeeda Dowlada. Dowlada Federaalka ayaa sheegtay in ay magaalada Muqdisho amnigii iyo kala danbeynta kusoo celin doonta inta kahoreysa 16 bisha April oo lagu wado inuu magaalada ka furmo shirka dib u heshiisiinta ee uu horey ugu dhawaaqay Madaxweynaha.
  23. I have one Question for the boys from Buntland ? where the heck didchu get the (P) and does it stand anything ?