XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. Horn adaaba war haayo marti ba gedonet professionalims lagu sheegaayo (*_*)
  2. lol you know which side i'm on and my site that i read are hmmmmmm wadanka.....godey lol dammit there is a lot of them
  3. lol Horn dad badan baa jira we should star naming
  4. i'm still trying to figure who the heck this guy is ?
  5. Hey horn kaasi waa sxb ka oo meesha sheekada keenay somalifriend dowlada lajiro baakeenay what ever helps his veiw against somali
  6. Horn who is he ? why should we care. I mean does he have any info or power that we don't know yet
  7. lol abdi war maad kadaysid
  8. source http://www.allwadani.com/news/newsid2240.htm
  9. Sheikh no we like to admire him unlike you we don't know where your caming from
  10. XOG-ogaal

    deleted

    http://www.wadanka.com/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=1038&mode=thread&order=0&thold=0
  11. Waxaa naloo qeybiyay khariiradan, iyadoo nalagu yiri waa inaad qabataan magaalada Dekada ee Kismaayo" waa hadalkii maxaabiista ciidamada Ethiopianka ee lagu qabtay dagaallada kasocda agagaarka Iidaalle. Warar hoose oo sir ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Ethiopianka ee afarta maalmood dagaalka kula jiray midowga maxaakiimta aaga Idaalle ay maxaabiistoodii iyo meydkoodiibii ay jeebabkooda kuwateen khariiradda soomaaliya oo ay wada calaameysan yihiin meesha ay kutaalo magaalada dekada ah ee Kismaayo. Meydadka ciidamada Ethiopianka ay daadsan inta udhexeesa Safar-Noolays, Idaale iyo Goof-Guduud ayaa dhamaantood jeebkooda aad ku arkaysaa khariiradda soomaaliya iyo walina magaalada Kismaayo oo si gooni ah loo sii calaamadeeyay iyo waliba jidadka laga tagi karo Kismaayo. "Waxaa naloo soo sheegay inaan qabano magaalada dekada ah ee Kismaayo" waa hadalkii maxaabiista nolosha lagu qabtay ee Ethiopianka Arintan ayaa waxay si gooni usii muujinaysaa hanka iyo colaada goonida ah ee ay wada qabaan ciidamada Ethiopianka iyo Cabdullahi Yuusuf oo soomaalida usheegta inuu doonayo madaxweynimo soomaaliyeed. Hase yeeshee waxaa maanta cad inuu jiro qorshe hoose oo ay wada gaareen xukuumda Ethiopia oo colaad soo jireen ah kadhexeeso guud ahaan ummada soomaaliyeed gaar ahaan beel-weynta ****** iyo C/laahi Yuusuf Axmed oo markii uu kuguul daraystay xukunkii Ethiopia usoo dhood-hoobtay uxuub siibtay qaabiil iyo in Ethiopia u qabato goballada Jubbooyinka. Dhinaca kale warar xog-ogaal ah oo kusugan magaalada Jijiiga ee ismaamulka Soomaalida ayaa cadeynaya in saraakiisha sarsare ee dawladda fedaraalka Ethiopia ay maamulka kilalka lagu wargeliyay inaysan marnaba siyaasadda dawladda Ethiopia ogolaan doonin inay maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ay gacanta kusii hayaan Goballada Jubbooyinka. Shacabka kudhaqan goballada Jubbooyinka ayaa kawar qaba colaadda iyo hanka goonida ah ee ciidamada Ethiopianku uqabaan dhibaateynta shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan goballada Jubbooyinka. Shacabka oo taas kaduulaya ayay si fiican uga qayb qaatey dagaalka jihaadka ee lagula jiro ciidamada Ethiopianka ee waxay awood lahaayeen usoo gudbiyay jiidda hore ee aaga Iidaale oo afartii maaalmood lasoo dhaafay ay kadhaceen dagaallo lagu hoobtay oo khasaare badan keensaday. Hadii Godeynews ay hesho sawirka khariiradda khaaska ah dib ayaan qormooyinkaanaga danbe ugu soo bandhigi doonaa. C/laahi Sheekh, Godeynews.com Kismaayo.
  12. Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!! Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle. Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka. Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta. Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno. Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah. Godeynews.com Goobta hore dagaalka.
  13. you can like people like duke but there wannabe duke that don't know what they are talking about
  14. lol me duke caawo way ka ja jaban tahay manaas baa laga qabsay PR fiican masoo bixin maanta
  15. BAASHI raadmiir maka jawaabi karo .let me think .hmmm what is he gonna say wasiirka amniga qaranka mudane qanyare who had sparaado jidka bakaarah will protect our country and bring back somaligalbeed........hmm is that why your thinking off raadmiis..........sxb beenta isk dhaaf qabiilka iska saar markaas baad arkidoontaa dowlad fiican
  16. paragon majirtaa cid uu lasafanyahay graadku or does anyone know his views on somalia as it stands now
  17. war duke soo tan icu sheeganayaa in ay qabsadeen manaas adigu diinso ba laqabsay baad leedahay an sugno bal war dhorbari
  18. Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!! Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle. Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka. Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta. Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno. Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah. Godeynews.com Goobta hore dagaalka.
  19. Idaale: Xerada Manaas oo si buuxda gacanta ugu gashay xoogaga midowga maxaakiimta, kadib markii loo awood sheegtay ciidamadii Ethiopianka!!! Wararka degdeg ah Godeynews kusoo gaaraya khadka thuraya ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle. Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka. Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta. Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno. Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah. Godeynews.com Goobta hore dagaalka.
  20. che-----this is what somalifriend said but if I were I would ask you this: How about we become friends and visit each other, trade with each other and live in peace as neighbors as is being done with most of Somalia for a number of years now? and this is what i said che- you should ask him is that before you give up somaligalbeed or after
  21. paragon all i'm saying start with your home yey will never set a foot in mogdisho so you need to deal with not the south people their worlord are in calkacyo iyo badio
  22. paragon i didn't say somalis are not muslim i just don't agree people who believe icu can govern the whole country first start at your home sxb puntland wadaado way leeyihiin somalind same goes dadkoodu waa ay udagaalamaan halkan inta aa Ttimaadi baad leedahay cade muuse halo so qabto hadii u dhib ku hayo ma dadkiis iska dhiciyaan sxb qabiil qabiil ka wayn majirto like said south iwaa in ay wadan ku dhawaaqan oo ay isk hilmaamaan dowlada
  23. che- you should ask it that before you give up somaligalbeed or after
  24. paragon sxb waan aqriya but anigu sidaas uma fahmo somali poet