XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. Ciidamo ka tirsan dowladda Somalia ayaa waxaa ay gaareen deegaanka Farlibaax ee gobolka Hiiraan kuwaasoo ka soo goostey dowladda Somalia sida ay ku warrameen illo wareedyo Oo Hiiraan ku sugan. Ciidamadan oo tiradooda ay gaareya ilaa iyo 400 oo askari ayey wararku sheegayaan in ay ka soo goosteen dhinaca iyo magaallada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Inkastoo aaney jirin cid si rasmi ah u ogaan karta sababta ka dambeysa soo goosashadooda askartaasi ayaa haddana waxaa jira wararkaloo sheegaya in aan iyagu helin daryelka ay hellaan ciidamada kale ee ka soo jeeda Puntland ee Bay ku sugan. Hore ayaa waxaa uu jirey ciidamo aad u fara bada n oo dowladda Somalia ka tirsan oo soo goostey kuwaasoo gaarey deegaano kala duwan ee dalka Somalia ka mid ah. soomaalinews.com warka@soomaalinews.com
  2. Xiin, you don't believe he quited.......how come he is not saying anything today ? he maybe injail since he is not getting alone with the Old man.
  3. Warar hadda na soo gaadhay ayaa sheegaya in dagaallo ay ka socdaan aaga Cobole, Sandhoore iyo Boodhlay, oo ka tirsan gobolka Dhagaxbuur, ka dib markii jabhada ONLF ay weerar ku soo qaaday tuulooyinkaas. Wararku waxay sheegayaan in jabhadu halkaas ka gaysatay khasaare isugu jira dil iyo dhaawac. Dagaalka ayaa sii cuslaaday ka dib markii dadka deegaanku arinkaas ay ka kaceen iyada oo dagaalku wali ka dhax socda dadka deegaanka iyo qolyaha weerarka soo qaaday. Degmada Dhagax-buur ayaa si gurmad ah looga baxay. Wali macada tirada dadka ku waxyeeloobay dagaalkan. Waxaana aad u adag in la helo warar rasmi ah. Wixii faah-faahin ah kala soco wararkayaga dambe.
  4. Paragon saliidi somaliaya ayeey rabaa in ay soo sartaan. duke hada buu keenidoo xiibna haloo gudaro
  5. Ana_juwa2 duke will have us believe your too sensitive.
  6. lol commmon duke ..........you insult the indhacade tribe you call them gurcel, isbahysiga galgaduud, looter so many names .......i forgot those once don't count as insult just truth.
  7. xiix........yup i believe that is stoy, as most dead tfg supporter support their uncles
  8. Xiin.....dude that is my abti just like duke sticks with his uncle and i'm sticking by that story. Blood is thinker than water
  9. lol Dhubad duke will never except that Mate, we all know the Defense Minister you are talking has long ago quited this government like dhubad said why isn't he in the middle of this war on terror that you talk about everyday ? why salaad is the one in charge ? didchu ever ask you self why he doesn't say anything ?
  10. lol Dhubad duke will never except that Mate, we all know the Defense Minister you are talking has long ago quited this government like dhubad said why isn't in the middle of this war on terror that you talk about everyday ? why salaad is the one in charge ?
  11. Duke naga daa dee beenta, wax soo socda majirto TFG will never rule kismayo again
  12. what is with ......what happen to my post, its that nasty ?
  13. lol Che G you are being watch.......Dharar wax aad kawadid baalal socdaa
  14. Abtoo looooooooool ilkahana soo cadayso anagu isku kaayo qurxin mayside! eeboo see waaye odayga maad kadaysid
  15. Horn abti i have nothing new i'm stilly fighting at shiirkole and the support of the tfg are still using the argagixiso card. Duke have listen Geedi warkiis calling my abtiyaal argagixiso xoolii buu mooday dadkii hadan
  16. Abti horn waa hadlay Duke no more afgaduud in kismaayo you need to find a new leader that can work with the people of kismaaayo
  17. http://www.beerdhiga.com they have picture of the cars the tfg lost Muqdisho 23 Abriil 07 (Beerdhiga ) Dagaalka Maanta oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka billawday Xaafada Faanoole markii Maleeshiyaad ka tirsan DFKM ay hab beel ah u soo weerareen labada Hotel ee ugu waawayn Kismaayo Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyootay 13 kalena waa ay ku dhawaacmeen dagaalka oo dhexmaray laba beelood oo Maleeshiyaadkoodu ay kawada tirsan yihiin DFKM. Afhayeen u hadlay mid ka mid ah labada beelood ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan magaalada Kismaayo waxaana uu intaas ku daray in ay iska caabiyeen Beel ku soo duushay oo ka dhan ahayd waxa uu ugu yeeray ammaankii lagu wada joogay Kismaayo. Maxamed Xasan Cali oo u hadla golaha Siyaasada ee beesha ********* waxaa uu shaaca ka qaaday in ay qabsadeen 7 baabuurta dagaalka islamarkaana ay maleeshiyada beeshiisa ka geeriyootay 4 nin. Ma cada halka ay qabteen maleeshiyooyinkii beeshii kale laakiin dadka caadiga ah ee Beeshaas ayaa la arkayay iyagoo ku sugan isbitaalka oo lagu dawaynayo dhaawacyada labada dhinac
  18. lol paragon sheekeeynayo . 'Markaan dhafoorka iska saareey! Ee aan halkaa maskaxda bu'laheeda isaga biimeeyey...keedana murugsatada ku camcamiyey...ayey maartii rasaasta fow soo tiri'..
  19. Where is Bare ? i'm sure he is in jail somewhere in badio, know the fact that his people don't support this puppet government.
  20. Paragon abti waagacub waa lafiirshaa waana lagatagaa ....waa idamaale okale