XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. this is why i elected siilaanyo for this post Minster of Internal Affairs Of somalia Axmed Maxamed Siilaanyo from Hargaysa Axmed Maxamed Maxamud hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ku tilmaamay dagaalka Muqdisho ka soconaya mid naxariis la'aan ah oo shacabka lagu gumaadayo. Isgoo u waramayey Idaacadda BBC laanteeda afka Soomaaliga ayuu Siilaanyo sheegay in wax laga tiiraanyoodu oo laga xanuunsado ay tahay dagaalka iyo xasuuqa joogtada ah shacabka Muqdisho lagula kacayo, isagoo sheegay in shacbkan diyaarado, madaafiic iyo bambooyin lala dhacayo ay sababeed qax iyo barakac. Siilaanyo ayaa dagaalkan ku shabahay kii sideetamaadkii Waqooyiga ka dhacay, kaasoo uu sheegay in diyaarado ka kacay garoono dalka gudihiisa ah ay shacabkii duqeeyaan, ayna foolxumo tahay in dad dawlad sheegaynaya ama dad iyaga u adeegaya ay shacabka iyo maatida duqeeyaan, isagoo sheegay im tan maanta Muqdisho ka taagan ay ayaandaro iyo naxariis la'aan tahay. Siilaanyo ayaa ku celceliyey inuu si wayn uga xunyahay waxa Muqdisho ka socda islamarkaana dhaleecayn wayn usoo jeediyey arrinkaas. Waxaa xusuus mudan in maamulka Riyaale Kaahin uusan arrinkan kahadal isagoo markii Itoobiyaanka Soomaaliya qabsadeen tahniyad ula socdaalay Adis-ababa Somalinimadiis ayuu soo saaray
  2. Yeah where have been hiding ? Posts: 714 | From: ! | Joined Somalia Online: May 2003 | Identity: Logged |
  3. Shoooooooot that is quick get away, so who is in control the airport
  4. Addis Ababa , March 30, 2007 (Addis Ababa) - The Ethiopian army has freed areas in Mogadishu City who were under control of insurgents, whom it said, were affecting the movement of the peacekeeping forces in certain places of the city by launching an offensive, the Ministry of Information said. The army of the Transitional Federal Government (TFG) has been striving to bring dependable peace and stability in Mogadishu by averting the subversive activities of insurgents under the coordination of the UIC's remnants and militias operating under the shadow their clans, the Ministry quoted the Ministry of Defense as saying. Meanwhile, the Ethiopian army operating in Somalia has been exerting efforts to resolve the clash between the TFG army and armed men peacefully through negotiation with the help of clan leaders. However, as the efforts launched by the community and clan leaders was unsuccessful in stopping the subversive activities by the militias and the failure of the militias who are operating under the leaderships of the remnants of UIC's extremist group to stop their subversive activities, the Ethiopian army has launched its offensive against the forces since Thursday at the request of the TFG. In its offensive, the Ethiopian army has put under control the several areas, which were used as their strongholds, including the stadium and Mogadishu tower, it said. More than 200 armed men of the extremist group were killed and several others wounded during the offensive, the statement said, adding that 13 others surrendered to the army. It said 13 battle-wagons and vehicles full of arms were destroyed by the offensive. The statement said one military aircraft was damaged during the offensive, the statement said. its like we are living two different WORLD
  5. Addis Ababa, March 30, 2007 (Addis Ababa) - Ambassador of Somalia to Ethiopia said the whole Mogadishu has been cleared up from remnants of the UIC forces after the final operation the TFG and the Ethiopian defense force launched on Thursday. Ambassador Abdikharin Farah told journalists on Friday that peace and stability prevailed on almost 90 percent of Mogadishu city, but some forms of insurgencies have been witnessed in the remaining parts of the city. Ambassador Farah said since representatives of various sections of the society had reached an agreement to facilitate ways of handing over those areas controlled by the insurgents to the TFG. For this reason, the TFG had stationed its security forces out side of the city. However, he said, the situation allowed remnants of the UIC extremist forces to launch frequent attacks on air and seaports as well as other parts of the city that claimed lives of dozens of innocent civilians. Since the situation become beyond the control of the clan leaders and representatives of the society, they requested the TFG to take appropriate measure against the remnants of the terrorist elements in those pocket areas, he said. Accordingly, the TFG security forces, along with the Ethiopia defense forces, have launched final operation and totally cleared out areas known as Yashid, stadium, pasta factory, animal market, headquarter of former military forces and the junctions of roads in northern Mogadishu where the insurgents were sheltered. Members of the international terrorist groups hiding in Mogadishu have been captured during the operation while some have been scattered to various places, he said. “Mogadishu is now safer than few days ago,” Ambassador Farah said and added that the clearing out operation is still underway. Concerning the national peace and reconciliation conference scheduled to be held in Mogadishu, Ambassador Farah said April 16th is still confirmed to be the beginning of the conference.
  6. Che-- dab aa shidaysaa we know you as someone who cares all somali whoever they are so don't be bother by some qabilist person's opinion
  7. What happened to Duke, Caamir, Taako and others...ma fronlie kay tageen mise moroora dilaaca bay la so kici waayeen? loooooooooooooooooooooooooooool i'm feeling sad for all the people dying but you made me laught when you said that
  8. i'm about to call soon hopefully i'll get someone my peepz were planning to qax afgoya
  9. Xukuumadda Washington, ayaa waxa ay ugu baaqdey dhinacyada ku dagaalamaya Caasimadda Somalia,in ay xabadda Joojiyaan oo lagu dhameeyo wax waliba wada hadal. Safiirka Mareykanka u fadhiya waddanka Kenya Mecheal Reneberher Safiirka Mareykanka u fadhiya waddanka Kenya Mecheal Reneberher oo Shabelle la soo xariirey maanta ayaa waxa uu sheegey in ay tahay in dagaalka la joojiyo. Mr Renebergher ayaa waxaa uu sheegey in mareykanku uu aad uga walaacsanyahay dagaallada ka soo cusboonaadey waddanka Somalia gaar ahaan Muqdisho. Waxaa uu Mr Renebergher ku baaqey in la joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan dagaalada. “ Waxaan aad ugu walaacsannahay dagaaladaaa Muqdisho ka dhacaaya hadda,waxaana ku boorineynaa dhamaan dhinacyada in ay joojiyaan dagaalada,una hogaansamaan dhabaha nabadda,iyadoo dagaallada soconayaana ay yihiin musiibo,xilli ay soconayaan in la qabto shir weyne dib u heshiisiineed ee la isugu keeno dhinacyada is qilaafsan,loona dhiso dowladd wax tar leh,dabcan dagaalladan soconaayana waxaa ay caqabad ku yihiin hanaankaasi, sidaa darted waxaan ku baaqayaa in la joojiyo dagaalada si sida ugu dhaqsiyaha badan uguna macquulsan nabad loo soo celiyo.”. Mecheal Renebergher ayaa waxaa uu sidoo kale sheegey in Mareykanku uu si weyn ugu lug leeyahay Somalia si loo helo waddan Degan oo xasilloon. Hadalka Mr Reneberghre safiirka Mareykanka u fadhiya waddanka Kenya ayaa waxaa uu ku soo beegmey xilli dagaallo ay ka dhacayaan maalintii labaada Magaalada Muqdisho,kaa soo ay isaga soo horjeedaan ciidamadaEthiopia iyo kooxo ka soo horjeeda kaasoo ay ku dhinteen dad aad u fara badan oo rayida
  10. you already gave up on somaliwayn shame on you Che- there won't be any civilwar count on that
  11. you already gave up on somaliwayn shame on you Che- there won't be any civilwar count on that
  12. you already gave up on somaliwayn shame on you Che- there won't be any civilwar count on that
  13. Kadib markii dagaal xalay saqbadhkii ilaa maanta ka soconayey garoonka weyn ee studyow muqdisho oo ay ku jiraan ciidamada xukuumada Ethiopia oo lagu sheegay inay labo urur yihiin lagu go,doomiyey islamarkaana dagaal faraha lagaga gubtay hareeraha lagala galay ayaa waxay nafla caarigii taageen calan cad oo nabada iyagoo sida loo malaynayo ay rasaastii iyo agagabkii kaleba ay ka go,een. Ciidamada xukuumada Ethiopia ee ku sugan garoonka studyow muqdisho ayaa laga taagan yahay iridaha waaweyn ee soo gala garoonka taasoo ay iminka ku socoto rasaas teel teel ah Waxaa isa soo taraya gurmadka ciidamada xukuumada Ethiopia oo doonaya inay garab siiyaan ciidamada ku go,doonsan stadyow muqdisho iyadoo ciidamo gurmad ahaa ee kusoo fool lahaa halkaasi loo galay deegaanka xararyaale ee degmada wardhiigley halkaasoo xoogaga kacdoonka wada ee sida weyn uga soo hor jeeda ciidamada shisheeye ay dagaal fooda isku dareen deegaanka xararyaale islamrkaana dagaal laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu weli ka soconayo halkaasi . Rasaasta BM-ka iyo taangiga ayaa kusoo dhacaya meelo kamida suuqa weyn ee bakaaraha lama oga ilaa iyo iminka khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaaladan ka soconayo caasimada waloow uu meydka iyo dhaawacu uu buux haafiyey isbitaalada ,iyo meelo kamida xaafadaha oo lagu arkaayey meyd lagu daad guraynayo . Dhinaca kale ciidamada xukuumada Ethiopia ayaa six un ugu hoobtay dagaaladan sida xowliga ah uga soconaya magaalada caasimada ee muqdisho ,wadooyinka wershedaha agagaarka studyow muqdisho ,iyo meelo kaleba waxaad ku arkaysaa meydka askarta cidanka Ethiopia oo wadooyinka daadsan. Sidoo kale waxaa gurmadka dagaalka ka qayb qaatay mid kamida diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dagaalka ee Ethiopia iyadoo gantaalo la beegsatay xaafada wardhiigley ,howl-wadaag ,agagaarka suuqa weyn ee bakaaraha iyo meelo kale islamarkaana halkaas dhabarka lagala helay rasaasta lidka diyaaradaha ee ka dhaca qoriga zuu-ga taasoo kusoo dhacday suuqa weyn ee degmada wadajir . Si kastaba ha ahaatee dagaalkan u dhexeeya xoogaga kacdoonka wada iyo ciidamada xukuumada Ethiopia ayaa marba marka kasii dambaysa kasii daraya taasoo laga dareemayo inay sii wiiqmayso xoogii ciidamada xukuumada Ethiopia ee ku sugan magaalada muqdisho .
  14. 24 Askari oo Itoobiyaana ayaa isu dhiibay Xoogaga Kacdoonka Muqdisho kadib markii la bam gareeynayay 18 saacadood oo is daba jooga. Itoobiyaankaas isi soo dhiibay ayaa ka mid ah 234 Askar Itoobiyaana oo ka dagaalamayay tan iyo shalay Istaadiyuum Muqdisho iyo Xarunta Xisbigga Culumadda ayaa ku baaqday inaan la dilin Askartaas oo hubka laga qaato,lana xiro si gorgortan loogu galo. Inkastoo ay la yaab noqotay Askari Itoobiyaana oo is dhiibay hadana waxaa arrimahaas lala xiriirinayaa iyagoo gaajo iyo oon ugu asqoobay Isbartiibada oo ay maalintii labaad ku godoonsanaayeen.waxayse Askartaas isi soo dhiibtay sheegeen inay jiraan kuwa kale gacantooda isku dilay. Ciidamadda Itoobiyaanka ee ku jira Isbartiibada ayaa calama cad cad ka taagay Xarunta Xisbigga waxayna ku baaqeen in la siiyo wado ay si amaana ugu gudbaan dhinaca Madaxtooyadda hasse yeeshee waxaa taas ka biyo diiday xoogaga Muqdisho iyagoo ugu baaqay inay hubka dhigaan Itoobiyaanka. Goobaha ganacsigga Muqdisho ayaa guud ahaan la xiray ,waxayna dadka u wada dareereen dagaalka si ay kaga qayb qaataan. Guud ahaan waxaa degan goobihii dagaalada ka dhaceen shalay iyo manta waxaana dagaalka wajahay Madaxtooyadda ,iyadoo xoogaga Muqdisho ay haatan ka dagaalamayaan meel ku dhaw Isguulka 15May halka qaar kalana ay ku sii siqayaan dhinaca Otto Otto oo ku dhaw Madaxtooyada. Ciidamadda Ugandheeyska ayaa la wareegay amaanka Madaxweyne Yusuf iyadoo la hadal hayo inuu dalbaday in laga saaro Magaaladda oo diyaarad deg dega loo dalbo. Waxaa aad u adag sida ay diyaarad ku soo geli karto hawadda Muqdisho marka laga qiyaas qaato nuuca gantaalkii lagu dhiftay mid ka mida diyaaradaha dagaalka Itoobiya oo duqeyn dhinaca cirkaa manta ka waday agagaarka geed jacayl Muqdisho. Xoogaga Muqdisho qaar ka mida ayaa lagu qoray inay wajahaan dhinaca Shibis oo uu ku jiro Madaxweyne Yusuf laakiin wali wax dagaala kama dhicin degaankaas. Abaanduulka Xoogaga Muqdisho ayaa ku hanjabay in Cabdilahi Yusuf uu mari doono wadadii uu Maray Madaxweynahii Laybeeriya Mr Somuel Doe. Hogaamiyihii Leberia waxaa lagu jiid jiiday Wadooyinka Caasimadda dalkaas ee Manravio kadib markii ay kacdoonka Muqdisho mid la mida ku sameeyeen xoogag uu horkacayay Mr Charles Prinson,waloow libintaa la siiyay Charles Taylor. Hogaamiye Somuel Doe wuxuu ahaa kaligii taliye madax adag oo xasuuq badan ka geeystay Leberia ,wuxuuse ku aakhirsaday in telefishinada Caalamka laga sii daayo isagoo Caruur iyo Haween ay cad cad u jar jarayaan oo meeydkiisa la jiid jiidayo wadooyinka. Lama ogga guusha dhanka ay raaci doonto hasse yeeshee dagaalka waa uu sii xoogeeysanayaan waxaana soconaya mid fool ka fool ah. Wariyaashii Waagacusub ee ay xalay qabsadeen Itoobiyaanka ayaa la soo daayay iyaga iyo gaarigii ay wateen,waxayna sheegeen inaan wax jirdila lagu sameeyn
  15. 24 Askari oo Itoobiyaana ayaa isu dhiibay Xoogaga Kacdoonka Muqdisho kadib markii la bam gareeynayay 18 saacadood oo is daba jooga. Itoobiyaankaas isi soo dhiibay ayaa ka mid ah 234 Askar Itoobiyaana oo ka dagaalamayay tan iyo shalay Istaadiyuum Muqdisho iyo Xarunta Xisbigga Culumadda ayaa ku baaqday inaan la dilin Askartaas oo hubka laga qaato,lana xiro si gorgortan loogu galo. Inkastoo ay la yaab noqotay Askari Itoobiyaana oo is dhiibay hadana waxaa arrimahaas lala xiriirinayaa iyagoo gaajo iyo oon ugu asqoobay Isbartiibada oo ay maalintii labaad ku godoonsanaayeen.waxayse Askartaas isi soo dhiibtay sheegeen inay jiraan kuwa kale gacantooda isku dilay. Ciidamadda Itoobiyaanka ee ku jira Isbartiibada ayaa calama cad cad ka taagay Xarunta Xisbigga waxayna ku baaqeen in la siiyo wado ay si amaana ugu gudbaan dhinaca Madaxtooyadda hasse yeeshee waxaa taas ka biyo diiday xoogaga Muqdisho iyagoo ugu baaqay inay hubka dhigaan Itoobiyaanka. Goobaha ganacsigga Muqdisho ayaa guud ahaan la xiray ,waxayna dadka u wada dareereen dagaalka si ay kaga qayb qaataan. Guud ahaan waxaa degan goobihii dagaalada ka dhaceen shalay iyo manta waxaana dagaalka wajahay Madaxtooyadda ,iyadoo xoogaga Muqdisho ay haatan ka dagaalamayaan meel ku dhaw Isguulka 15May halka qaar kalana ay ku sii siqayaan dhinaca Otto Otto oo ku dhaw Madaxtooyada. Ciidamadda Ugandheeyska ayaa la wareegay amaanka Madaxweyne Yusuf iyadoo la hadal hayo inuu dalbaday in laga saaro Magaaladda oo diyaarad deg dega loo dalbo. Waxaa aad u adag sida ay diyaarad ku soo geli karto hawadda Muqdisho marka laga qiyaas qaato nuuca gantaalkii lagu dhiftay mid ka mida diyaaradaha dagaalka Itoobiya oo duqeyn dhinaca cirkaa manta ka waday agagaarka geed jacayl Muqdisho. Xoogaga Muqdisho qaar ka mida ayaa lagu qoray inay wajahaan dhinaca Shibis oo uu ku jiro Madaxweyne Yusuf laakiin wali wax dagaala kama dhicin degaankaas. Abaanduulka Xoogaga Muqdisho ayaa ku hanjabay in Cabdilahi Yusuf uu mari doono wadadii uu Maray Madaxweynahii Laybeeriya Mr Somuel Doe. Hogaamiyihii Leberia waxaa lagu jiid jiiday Wadooyinka Caasimadda dalkaas ee Manravio kadib markii ay kacdoonka Muqdisho mid la mida ku sameeyeen xoogag uu horkacayay Mr Charles Prinson,waloow libintaa la siiyay Charles Taylor. Hogaamiye Somuel Doe wuxuu ahaa kaligii taliye madax adag oo xasuuq badan ka geeystay Leberia ,wuxuuse ku aakhirsaday in telefishinada Caalamka laga sii daayo isagoo Caruur iyo Haween ay cad cad u jar jarayaan oo meeydkiisa la jiid jiidayo wadooyinka. Lama ogga guusha dhanka ay raaci doonto hasse yeeshee dagaalka waa uu sii xoogeeysanayaan waxaana soconaya mid fool ka fool ah. Wariyaashii Waagacusub ee ay xalay qabsadeen Itoobiyaanka ayaa la soo daayay iyaga iyo gaarigii ay wateen,waxayna sheegeen inaan wax jirdila lagu sameeyn
  16. Fanisha walaal mad iska dhaaftid generalki waa will walaalkeen ah and has his oopinion. we will never solve our problem with war
  17. I hope that the news is true, i believe that will united us
  18. i don'tknow where groweonline get its new but if this is true there is bigger problem that we don't know.
  19. lol@@@@@@@@@tasbiixsanaayaa. no that man is mujaahi abu--diin iyo dal dagaal
  20. I thought Northerner fights for Sland just wondering........ What is with the United ?
  21. http://www.waagacusub.com/sarkaalka%20la%20qabtay.htm
  22. Azmaya hmmmm remember you an africa and this is what happens when you have dictator.destroying you country is not new thing to africa