XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. XOG-ogaal

    Mungiki???

    geeljire12 I thought u was talking about Mingiis la tumo. Lakin Masai iyo Balayo baad keentay. lol. I read somewhere that if the British didn't stop the Somali migrations into Kenya, we would be living deep in to their land. don't worry we will be living there intime and also harar when the two regime collapses
  2. MMA broke warkoo aan shalay qoray waa la iga tirtiray ee maad eesheegtid dumbiga aan galay bal eebo
  3. Nuune Actually, it is the Somali people who lost so much, not Daahir Aweys, Somalia lost to Ethiopia, war dhamaadey! Duke doesnot believe that
  4. Woow we couldn't even live together in north america ..............it's really sad to see that
  5. i can't even believe what i'm seeing ? waryaada miyaadan aqrinkaring somaliaga maxaadan ugusheekaysanaynin haddi aad wadankii jeceshihiin? somaliland hanoolaato think which ever way you want.
  6. Juje we have been hoping to have government for 16 years, so i don't that it will hurt to have one more hope but the problem is that we can trust the people that are runing this reconciliation
  7. See i don't believe there will be a reconciliation conference at all....
  8. lol@@@@@@@@@@@@@@Yeah right, I bet you were popping and crossing your fingers to the 'West-Side' style dayuuuuuuuuuuuuum you Paragon but she is telling the truth, when a girls says to you miskiin you may as well liq sakiin waaa kuu dhamaatay (eh ) people think that way (canadian)
  9. lol@@@@@@@@@@@@Nuclear weapons whatchu gonna do take over the whole afican
  10. <<<<<<<<<< American citizen paragon i'm not planing to back to somalia anytime soon since I'm Hobyo so saaxiibayaal naga joojiya waxa aad nagu haysaa adinka maa bixinaaya walfare kayga hadii dadkaniy oo dhani ka baxaa IMF and World Bank
  11. Paragon didchu see my boy dukes pictures ? wax mayda ah or dhaawac majiraan sex qof oo ay jidka ka soo qabteen. as of maxaabiis..........anywayz there is rumar that they lost km4 right now by the way didchu hear anything about that story.
  12. MM AQYAARI........YOU HAVE GOOD POINT THERE, BUT YOU DIDN'T HAVE TO PICK MY UNCLE IN ALL PEOPLE AS EXAMPLE (YOUR FORGIVEN) GOING BACK TO THE TOPIC ME Edit: the issues of the looted properties haven't been adressed for the past 16 years, why are they being addressed now? BECAUSE OF PAYBACK MY DAD HAD ONE HOME IN BERBERA AND NEVER SOLD BUT GUESS WHAT HE CAN't LIVE THERE PEOPLE OF HIS TRIBE THE ONLY WAY TO RETURN THOSE PROBERTIES IS TO HAVE GOVERNMENT THAT IS WILLING TO LISTEN ITS PEOPLE AND RECONCILE WHAT EVER DIFERENCES THAT IS THERE
  13. Dhubad taking shots at Duke.........hmmmmm lol Duke whatchu gotta say that ?
  14. Sorry to my Buddies from Sland why the heck are u keeping these in the middle of nowhere. If you want a war(go mogdisho) pictures http://www.waagacusub.com/ku%20xigeenka%20somaliland.htm Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiiro booqanaya Jiida Adhi Cadeeye Ciidamadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Jiidda Sool Madaxweyne-kuxigeenka JSL Axmed Yuusuf Yaasiin oo lebbiisan direyska astaanta ciidammada qaranka iyo weftiga uu hoggaaminayo ayaa subaxnimadii Arbacada ee 25/4/07 waxay booqasho ku tageen fadhiga magaciisu yahay Biyo-guduud oo ah kan ugu weyn ee xilligan ay deggan yihiin ciidammada qaranka e ku sugan gobolka Sanaag, waxana booqashadan weftiga ku weheliyey maayorka degmada Ceerigaabo Md.Ismaaciil Xaaji Nuur iyo badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi hurre. Haddaba fadhiisinkan Biyoguduud oo qiyaastii dhawr iyo Lixdan KM. jahada koonfur-bari kaga began magaalada Ceerigaabo ayna xilligan ku sugan yihiin ciidammo aad u tiro badan oo qalabaysan, isuguna jira kuwo horeba u joogey Degaannada gobolka Sanaag iyo kuwo kale oo gurmad ahaan xilligan ku yimidba ayaa uguhorrayn waxa madaxweyne-kuxigeenka iyo weftigiisa soo dhoweyn iyo hadal kooban halkaas uga soo jeediyey taliyaha guud ee ciidammada qaranka JSl Nuux Ismaaciil (Taani), kaas oo gudd ahaan sharraxaad ka bixiyey degaanka Biyo-guduud iyo ciidammadan faraha badan ee goobtaas ku sugan intaba. Madaxweyne-kuxigeenka JSL ayaa isaguna ciidammadan qaranka halkaas hadal ugasoo jeediyey isagoo dhinacyo badanna kala hadlay islamarkaasna kula dardaarmay in aan wx tacaddi iyo dhibaato kale toonna aanay u geysan bulshada reer Somaliland, sidoo kalena sheegay xadka bariga Somaliland in lasoo xidhayo, isagoo arrimhaas ka hadlayana madaxweyne-kuxigeenku wuxu yidhi "Innagu ma duulayno cidna denbi ka geli mayno, ilaa xabbad laynagu ridona innagu cidna ku ridi mayno, xadkana talo-wadaag ayaa lagu tegayaa, waxana xuduudkeenna la sameeyey 1884-kii, isirnimo iyo qarannimona in laysku khaldo ma aha". Isagoo hadalkiisa sii watana wuxu intaas kusii daray "Asbaabaha xuduudkeenna bariga Somaliland aynu usoo xidhaynona waxa ka mid ah jawaabta su’aasha inbadan oo adduunka ahi manta isweydiinayso oo ah haddii Somaliland la ictiraafo xuduudeheeda ma ku filan tahay, taas ayaynuna jawaabteeda muujinaynaa maanta".Iyo sidii aanay falal argagaxiso la inoogaga soo qaadin xagaasi sidii horeba,waana in aan sugnaa amniga dadkeena iyo dalkeena, wadana ma oglaanaayo in xuduuda uu dalkale la wadaago ay ahaato meel aanay sugnayn amnigeedu Ugu danbayn madaxweyne-kuxigeenku wuxu yidhi "Waxan idinkula dardaarmayaa ciidan ahaan dadku waa in ay idiin arkaan walaalahood oo wax u taraya, laakiinse aanay idiin arag in aad tihiin kuwo dhibaato iyo xumaan u geysanaya, Annaguna sidaas aannu tuutaha u xidhan nahay ayaannu idiin garab taagan nahay nabad iyo colaadba,, qof kasta oo askari ahina wixii uu xaq u leeyahay waa in uu helaa". Xigasho dhinaca warka C/laahi Xuseen Darwiish Qarannews Ceerigaabo Sawiro iyo Warbixin kale hoos ka sii daalaco Ciidanka Jamhuuriyadda Somaliland oo dhageeysanaya khudbadda Madaxweyne ku xigeenka Axmed Yusuf Yaasiin Dhinaca kale Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md, Axmed Yuusuf Yaasin ayaa Maanta ka la hadlay dadweynaha reer Sanaag oo si balaadhan isugu soo baxay fagaaraha beerta xoyiyada ee magaalada Ceergaabo. Waxa uu Madaxweyne ku xigeenka u ugu horeynba u gudbiyey dadweynaha ku nool magaalada Ceergaabo salaan uu uga siday Madaxweynaha Somaliland Md, Daahir Rayaale Kaahin Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md, Axmed Yuusuf Yaasin oo ka hadlayey u jeedada socdaalkiisa uu ku tagay gobolka sanaag ayaa waxa uu sheegay inay kow ka tahay taabo gelinta horumarinta adeegyada bulshda “ u jeedada socdaalkayga waxa kow ka ahaa taabo-gelinta horumatinta Gobolka [sanaag] ee dhinaca horumarinta,adeegyadiisa iyo sugida xuduudaha iyo adkeynta nabadgelyada” ayuu yidhi Md, Yaasin waxa uu ugu bushaareeyey dadweynaha ku nool Magaalada Ceergaabo inuu Caalamkii u soo jeedsaday inuu hoos u eego Jamhuuriyada Somaliland, lana ictifaaci doono sida ugu dhakhsaha badan “ Waxaan idinku bushaareynayaa [dadweynaha Sanaag] inay Somaliland Caalamku u soo jeedsaday oo la ictiraafayo.” Ayuu yidhi. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey “Shuruuda kaliya ee Caalamku ku xidhay aqoonsiga Somaliland waxa weeyaan inay sugto xuduudaheeda oo aanu imika u socnaa [Weftiga]” Waxa uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md, Axmed Yuusuf Yaasin iftiimiyey inay sugan yihiin xuduudihii ay Somaliland la wadaagto wadamo badan isaga oo arrinta ka hadlayana waxa uu yidhi “Xuduudihii ay Somaliland la lahayd wadamada Ethiopia, Jabuuti iyo dhinaca Baddu way sugan yihiin”. Md, Yaasin waxa uu kaga sanqadhiyey inay xukuumada Somaliland go’aansatay inay ka shaqeyso daboolida duruufaha baahiyeed ee gobolada Bari “Waxay xukuumadda Somaliland go’aansatay inay ka shaqeyso daboolida duruufaha baahiyeed ee gobolada Bariga Somaliland, waxaan shacbiga reer Somaliland khaasatan kuwa reer Sanaagna waxaan ku adkeeynayaa inaad ka shaqeeysaan adkeynta nabadgelyada si loo rumeeyo qorshayaasha horumarineed ee Gobolka Sanaag ee ay xukuumadu u qoondeysay.” Ayuu yidhi dadweynaha ku nool magaaladda Ceergaabo ayaa kadib hadalka Madaxweyne ku xigeenka kaga dareen celiyey sacab ay ku muujinayeen sida ay ugu taageersan yihiin hadalada Madaxweyne ku xigeenka. Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni,Wasiirka Duulista iyo hawada Cali Maxamed Waran-cadde, wasiiru dawlaha wasaarada macdanta iyo biyaha Xasan Macalin iyo wasiir ku xigeenka wasaarada Cadaalada Yuusuf Ciise [Talaabo], Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, CalI Cabdi Hurre, duqa degmada Ceergaabo Ismaaciil Xaaji Nuur waxaanay dhaamtoodba masuuliyiintaasi ka sheekeeyeen sooyaalkii taariikhayd Somaliland iyo sida gooni isku taaga iyo qaranimada Somaliland u tahay lama taabtaan. Xigasho dhinaca Warka Weriye, Muistafe-janaale Repoprter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa E-mail, janaale94@yahoo.com
  15. CIIDAMADA DOWLADA EE KUSUGAN HAFADAH SHIBI EE MAGALADA MUQDISHO OO HABEENKII DHAC UGESTA DADKA RA'YIGA AH THIS SITE SUPPORTS THE TFG. http://www.midnimo.com/apr1/25_03_ciidmada_dowladda_o_habenki_xaafada_shibis_dhac_u_gesta.htm
  16. looooooooooooool Jimcaale So when are they going to be transfered to Addis prison?
  17. i would like respone, but i have not to say.......i hate Wayane and their slaves
  18. Oh my Lord Shakhar waa lagu soo daayay.hmmmmm anywayz tuugada xamr jooga waa in laqabtaa
  19. article is rubbish, its pure propoganda. 100% its pure propoganda.