XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. caaqil Somaliwayn would survive. It is not about politics; it is about bond. Somaliweyn was taken to the ER and has been in comma for decades but it is on the way to recovery : that is if we think beyond clanism you can't take the word clan out of somalia it waligeed bay jirta that how we know each other but the probelm is what qabiil can hold the power at what cost
  2. I got two questions for you, if you are of noble birth(I should trademark this phrase ) 1- How is the TFG any different from the TNG 2- What does the TNG(old goverment) have to do with the current mass grass-roots movement known as the Courts ? If the Courts weren't Muslim, I swear they'd be lauded as a people-power movement like the Cedar Revolution in Lebanon. tfg is not different but that is not the question tell when did indhacade become sheikh and why shabelle hoose doesn't have a governer just like shabelle dhexe that is why i don't support them. please don't tell me they don't have anyone that educated who have the same view .....i konw they can't make happy everyone but they surley could make happy most of them mark my word the reason is the tng is behind it and they still control shabelle hoose
  3. caaqil weren't turki away part of the siyaad bare's governt allah una xariist ? how would they be different ? please spare me thinking. you know what they don't have go after etho or TfG they could call for their governtment in the south. i don't understand why somalis care about somaliwayn uniting them will cause more harm
  4. kashafa anyone that was part of the old government wants revenge. they sholdnot be the leaders of new somali government
  5. by juje So sxb how much are the lives of those youths worth ? non zero .....do you know why because those don't relate to me their father and mother send them call it whatever you like brain wash ....just remember you support the people that have force them live under accupation like of qanyare caato xaaran kunaax caydiid cabdiqadii so don't preted you care them.....i believe they will do whatever it take to protect the little freedom that they have in mogdishu. warkale la imoo meesha
  6. caaqil that is somalis.....what ever it takes to hold on power now juje is confinving us we should go with the government who is recognize by the world dude the us did not recognize dump xxx peepz sitting in badio before the icu they knew that they are not good and the only reason they recogzining them is to do their job.......easy way out to fight al qaida
  7. juje i don't really care who wins unlike you who swiches side everyweek hmmm i don't like etho's you can't tell me they are camming to save our country iga qalee macalin hadii beentadu so conways
  8. Caabudwaaq 22, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ciidamadii Ethiopianka ahaa ee ku sugnaa deegaanka Ballan balle ayaa dib u gurasho sameeyay, ka dib markii culeys uu kaga yimid dadka deegaanka. Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo deegaanka Ballanbale ayaa waxa ay sheegayaan in dib u gurasho ay bilaabeen ciidamada Ethiopia ee ku sugnaa halkaasi, ka dib markii ay ka cabsadeen duulaamo kaga yimaada ciidamo ka tirsan maxkamadaha islaamka Somalia oo ku sugan degmada caabudwaaq Dadka deegaanka Ballanballe ayaa waxa ay ku warameen in ciidamada Ethiopia ay codsi u jeediyeen odayaasha iyo waxgaradka deegaanka oo ku aadan sidii ay qori lahaayeen ciidamo ka hortaga maxkamadaha islaamka, iyadoo odayaasha ay ku gacan seyreen arinkaasi. Ciidamada Ethiopia ayaa waxa ay bilaabeen in ay ka baxaan magaaladaasi markii dadka deegaanka ay ka dareemeen diidmo ku aadan wada shaqeyn ay la sameeyaan. Arintaan ayaa waxa ay u tahay fursad maxkamadaha islaamka oo laga yaabo in halkaasi ay u diraan ciidamo
  9. C/waaq, 22-December-06 ( Qaadisiya.com) Wararka aanu ka heleyno Degmada Balanbale oo katirsan Gobolka G/guduud isla markaana ah goob ay mar waliba Ciidamada Itoobiyaanka si caadi ah u imaan jireen ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay wax badan gadaal uga gurteen. Habeenimadii xalay ayaa dadweynaha deegaankaasi waxa ay kusoo waramayaan in ay arkayeen Ciidamo fara badan oo tikree ah oo kasii cararaya Deegaanka Balanbale dibna uga gurtay guud ahaan Dhulkii ay ka fadhiyeen Balanbale. Waxay horey ugu lahaayeen Ciidamada Tikreega ah halkaasi 3saldhig oo ay ku kala lahaayeen Bari, Koonfur iyo Galbeed, waxaana xilliyadii ugu dambeeyay ay ku sugnaayeen inkabadan muddo 3-bilood ah. Hadaba markii ay soo baxday in ciidamada tikreega ah ay ka baxeen Balanbale durba halkaasi u ruqaansaday Ciidamo katirsan Maxkamadda Islaamiga ah ee Imaamu Shaafici o dhowaan laga hirgeliyay Magaalada C/waaq ee Gobolka G/guduud. Meelo si aad ah ugu dhaw meelihii ay ka baxeen Ciidamada Tikreega ayaa lagu soo waramayaa in Ciidamada Maxaakimtu ay ka dhigteen Saldhig iyagoo halkaasi geeyay Ciidamo fara badan si aysan u suurta gelin in halkaasi ay dib ugu soo laabtaan Ciidamadii Tikreega ahaa ee ka cararay halkaasi.
  10. juje that is between them and allah just talk about your side and how they winning.
  11. well they are at home some would do what ever it takes to hold on the power they have
  12. Salaad Cali Jeele oo sheegay in dagaal saakay uu Maxkamadaha iyo Dowlada ku dhex maray Duleedka Baydhabo. Baydhabo, Arbaco, 20 December 2006 Simba Radio Dowlada Federaalka ayaa sheegtay in dagaal uu ku dhex maray Shalay Galab iyo Saakay Ciidamada DFKMGS iyo Maxkamadaha Islaamiga Deegaanka Iidaale ee u dhaxeeya Baydhabo iyo Diinsoor. Wasiir Ku Xigeenka Dowlada Federaalka KMGS Salaad Cali Jeelle oo Shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa dooday in shalay galab Ciidamadooda ay soo weerareen Maxkamadaha Islaamiga, isagoo sheegay in Maxkamadaha dagaalkaasi ay tobban Askari ugu dileen isagoo sheegay dhinacooda in Hal Askari uu ka geeriyooday labana lagu dhaawacay. Salaad Cali Jeele xiliga uu Shirka Jaraa'id qabanayay ayuu sheegay iney socoto rasaas ay I weydaarsanayaan labada ciidan, isagoo sheegay ineysan jirin ciidamada lugta oo gacnata iskugu tagay. Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan war ah oo kasoo baxay Mas'uuliyiinta Maxkamadaha oo ku aadan eedeynta Dowlada Federaalka. Simba Media Center , Mogadishu
  13. Taliyaha Ciidamada Buur-hakaba Xasan Bulow ayaa Idaacada Simba u xaqiijiyay iney qabsadeen gacan ku heynta Degmada Deynuunaay ee Gobalka Bay. Xasan Bulow oo daqiiqado ka hor Idaacada Simba la xiriritay isagoo laga ag maqlayay rasaas xooganoo hareerahiisa ka dhaceysay ayaa sheegan in qasaaro xoogan ay u geysteen Ciidamada Ethiopian-ka iyo kuwa Dowlada Federaalka. Xasan Bulow ayaa sheegay in labo gaari ay ka qabsadeen Ciidamada Ethiopia isla markaan qaar kale ay ka gubeen, waloow uusan sheegin qasaaraha dhinacooda soo gaaray. Xasan Bulow ayaa sheegay iney ku socon doonaan ilaa ay gaaraan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Xiligaan u ah Dowlada Federaalka. Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan wax warar ah oo kasoo baxaya Mas'uuliyiinta Dowlada Federaalka ee ku aadan sheegashada Maxkamadaha ee Degmada Deynuunaay. Simba Media Center , Mogadishu
  14. Wararka naga soo gaaray magaalada Baydhabo oo fariisin u ah dowladda Embagathi ayaa sheegaya in uu halkaasi shir Jaraa'id ku qabtay Wasiir ku -xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga dowladda KMG ah Salaad Cali Jeelle kaas oo uu uga war bixinayo Dagaal la sheegay inuu Shalay ilaa xalay dhex marayay Ciidamada dowladda iyo kuwa golaha Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed. Wasiir ku-xigeenka dowladda Embagathi Mr.Salaad Cali Jeelle waxa kale uu sheegay in Ciidamadooda uu dagaalkaasi kaga geeriyooday hal askari, isagoo ku eedeeyay Maxaakiimta Islaamiga ah inay ku soo qaadeen Fariisimaha Ciidamada dowladda dagaalkaasi. Jeelle ayaa ka war bixiyay xaaladda saakay ee deegaanadii shalay illaa xalay dagaalku uu ka socday isagoo sheegay in ay jiraan Hoobiyeyaal iyo Madaafiic ay soo ku soo tuurayaan deegaanka Idaale, waxana uu eedaasi dusha kaga tuuray Maxaakiimta Islaamiga ah iyagoo doonayay inay carqaladeeyaan wafuuda ka socota Midowga Yurub ee maanta soo gaartay magaalada Baydhabo.
  15. Dagaal qaraar ayaa waxuu hadda kasoconayaa deeganada Iidaale iyo meel aan kafogayn maanya fuulka Baydhabo oo ay ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Dawladda ay dhuifays kaga jiraan. Ciidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga ayaa sheegtay in lawareegeen tuulada Iidaale iyo xerada ciidanka ee Daynuunay oo horey fariisin ciidameed u ahayd dawladda kumeel gaarka Soomaaliya iyo ciidamada Ethiopianka ee kusugan magaalada Baydhabo. Ciidamada Maxaakiimta ee gacanta kudhigay Iidaale ayaa waxaa lasheegayaa inay qarka u saaran yihiin gacan kudhigista xerada ciidanka ee Manaas.Halkan kala soco wixii soo kordha
  16. mmi what religion do you have you know as muslim person your not allowed to liste musice hmmmm i wonder you can have other objection but not that one.
  17. horn abti why gedonet is not reporting this news ?are they still mad at icu
  18. horn abti why gedonet is not reporting this news ?are they still mad at icu
  19. Duke walaakiis no matter how you put this is gonaa turner qabiil war ufiira adigu maalin walba waxaa tiraah daa clan court ....that is equal usc so mahan dadka dowlanda ugu jirta waa dadkii shalay dhibaatada way a/y qabiilkiis wuu caawiyay hadii aan runta isku sheegay no riyaale qabillkiis wuu caawiya waxa meesha kusoo hara waa dadka bay and bakook iyo shabelle dadka aad usc way is cawaaniyaa read this news about the governmet and tell me if this is not qabill think xaaran kunaax ciidan kiisii baa so bax saday no a/y ciidankiis anigu waxaan rumaysanahay been is laisku sheegayo Ciidamo ka soo baxsaday dowladda oo ku soo biiraya maxkamadaha Mogadishu 14, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ku dhowaad 100 ciidan ah oo wata 6 gawaarida dagaalka ayaa ka soo goostay dowladda Somalia, iyagoo isku soo dhiibay ciidamada maxkamadaha islaamka, haatana uu abaabul aad u xoogan uu ka socdo deegaanka Buulo Mareer oo lagu soo dhaweynayo. Maleeshiyadan oo daacad u ahaa Xildhibaan Bootaan Ciise Caalim oo ka tirsanaa isbaheysigii la dagaalanka argagixisada ee kal hore lagaga adkaaday dagaaladii ka dhacay caasimadda, horeyna uga tagay deegaanka Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay maanta go'aansadeen in ay ku soo laabtaan magaalada Muqdisho. Ilaa 100 maleeshiyo ah oo wata 6 gawaari dagaal oo isugu jirta 3 yaryar iyo 3 waaweyn ayaa haatan ku soo fool leh dhinaca deegaanka Buulo Mareer, iyagoo ka soo gudbay dhinaca degmada Diinsoor, waxaana deegaanka Buulo mareer ka soconaya soo dhaweyn loogu diyaar garoobayo maleeshiyadaan sida uu shabelle u sheegay Macalin farxaan Warsame oo ka tirsan maxkamadaha islaamka Somalia. Waxa uu meesha ka saaray in ay jirto wax baayactan ah oo maleeshiyadaan lala galay intii ay joogeen magaalada Baydhabo si ay ugu soo wareegaan dhinaca magaalada Baydhabo. Maleeshiyadaan ayaa waxa ay isku dhaceen sida la sheegay ciidamo Ethiopian ah duleedka xerada Manaas markii ay u soo ambabaxeen dhinaca degmada Diinsoor. isku dhacaasina waxaa uga geeriyooday hal ruux oo sida haatan wararka lagu helayo lagu aasay dhinaca degmada Diinsoor. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda Somalia oo ku aadan arintaan, iyadoo xiriir aanu la sameynay dhinaca dowladda aysan inoo suurto galin in aynu helno.
  20. Duke naga daa dee turki waa amirka jubooyink if he didn't have any say jubooyinka gacmaha ma loo sagalin laheen
  21. i agree with che.......gedi player buu ismooday war xoolaha somalia dhaqtar yaal badan bay u badan yiihin
  22. Jaylaani i'm sure that is gonna happen TFG hada waa laga lacag badan yahay mar dhow waa la xirin xawillood dhan marka ay dowlado dacwooto lol i can a lot suffering
  23. What language ? what dump person will go to a place that they don't know anyone ..ufiirso sxb i can understand haday dhahaa icu baan qaban
  24. Man i thought the government army were the oroma untill i read the whole story poor man. but i still want see those pics posted then we can have more converstatoin about it