XOG-ogaal

Nomads
  • Content Count

    479
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by XOG-ogaal

  1. war bal ii daawada. dayuuuuuuuuuum ihaven't seen it but the picture well wax ba kama dhihikaro http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=4507
  2. you should also think of this every region should have army not police but an army that can defend that region ? if you have any question then idon't see why any country should have federal system. you can't tell me the tigry can have army but not somali galbeed.
  3. Somali-friend are you somalia ? if not what makes you take one side ?
  4. Somaliweyn - - 01/12/06 Masaajidka ugu weyn Magaalada Boosaaso ee Rowdo oo maantay salaadi jimacaha kadib jihaad looga dhawaaqey Masaajidka u weyn magaalada Boosaaso oo lagu magacaabo masjidul Rowda ayaa maantay salaadii jimca khodbada lagu soo qaatey sida ay muqadis u tahay in jihad lala galo ciidamada itoobiya ee wadanka soo galay khodbaadasi jimcaha oo dadka oo dadkii reer boosaaso maantay siweyn u kicisey intii fahmeysey xiligii ay socotey intii kalana waxaa loogu badaley markii salaada laga baxay afsomali taasi oo dadka ku dhaqan magaalada boosaaso ay siweyn ugu riyaqeen. Waxaa mal mahaanba kasocdey magaalada boosaaso iyo gobolada puntland oo dhan shirar ay yeelanayeen culimo uudiinka puntland inkasto aan wali si rasmi ah loo ogaan waxaa kasoo baxay shirarkaani ayey uga tashanayeen ciidamada itoobiya ee wadanka soo galay iyo waliba sidii wax looga qaban mid kamid ah culima uu diinka ugu waaweyn magaalada boosaaso oo codsadey inan magiciisa saxaafada lagu faafin ayaa sheegey iminka inay isu diyaarinayaan sidii ay ciidamada itoobiya ee wadanka soo galay ay dagaal ula gali lahayeen waxaana uu wacad ku marey intii ay ciidamada itoobiya wadanka kusugan yihiin inaysan itoobiya nabad kuseexan waxaana uu shacabka reer puntland ugu baaqey inay jihaadka galaan oo is qoraan oo tagaan goobaha ay soo galeen ciidamada itoobiya. Culimada somaliyeed ayaa meelkasta oo ay joogan kamideysan fikirka ah in dagaal lala galo dowlada itoobiya ciidamadeeda ay soo galisey wadanka Somalia dowlada itoobiya aya iyaduna wacad ku martey inay dagaal lagali doonto midowga maxakiimta islaamiga ah oo inta badan kataliya Somalia inkastoo ay maxakiimtu ku cel celiyeen inay itoobiya ka noqoto faragalinta dalka Somalia hadana itoobiya taasi dhaga ayey ka fureystay waxaana ay ciidamo badan huba kusoo daabushey gudaha wadanka Somalia waxaana ay sheegtey inaysan cidna ka amar qaadaneyn wallow ay inta badan oran jirtey waxaan gacan siinaana dowlada ku meel gaar ah hadana maba sheegto dowlada ee waxaa orankaraa wadanka ayaada maamuleynasa. Meelaha ay soo galeen Ciidamada itoobiya ayaa waxaa kamid ah magaalada galkacyo oo ah bartamaha wadanka Somalia waxaana ay la wareegeen gabi ahaanba magaaladaasi iyago fadhiya hada meelihii muhiimka ahaa sida CTRL labada ahaa Airprtigii magaalada isbitaalkii weyna ee magaalada xeryihii ciidanka hotelka magaalada u weyn oo lagu magaacabo taar city iyo goobo kale oo muhiim ah waxaana xusid mudan in ilaa iyo hebyn hore maamulka gal mudug iyo cidamadaasi wada hadal u socdey kaasi oo ahaa sidi ay ula wareegi lahayeen meelaha ay kataliyaan gal mudug iyago iminka la wareegey isbitaalkii konfurta magaalada galkacyo iyo meelo badan oo kale . Sido kale waxaa jirtey in maamulka puntland iyo ciidamada itoobiya ay isku af garan wayeen ka gadaal markii ay dheheen hanala ku wareejiyo shirkada is gaarsiinta ee ka howl gala gobolada puntland taasina ay ka dhaga adeygeen maamulka puntland balse ay markii danbe iska maamusheen waxaaa lasheegey in ilaa iyo xalay lagu arkayey xarunta shirkada isgaarsiinta galkacyo ee STG ay ku gaaf wareegayeen ciidamaaasi. Shacabka ku dhaqan magaalada galkacyo ayaa walaac iyo saas ka muujiyey ciidamadaani iska maamulanaaya magaalada waxaana jira dhalin yaro badan oo ku tashaanaaya sidii ay wax uga qaban lahayeen arintaani maamulka puntland ayaa laftiisu ku kala qeybsan arintaani iyadoo sida lasheegeyna ay ciidankaani itoobiyaanka ah lagu eedeyey dhowr nin oo maamulka sare kamid ah Balse Baarlamaanku aysan ogeyn arintaani iyo qaar katirsan xukuumadu. Somaliweyn Media Center (SMC)
  5. Burco}1.12-6 Shir ay yeesheen Madaxdhaqameedyo, culima-udiin iyo waxgarad ka tirsan Beesha Galbeedka Burco ayaa lagaga dhawaaqay Bayaan nuxurkiisu yahay in Beeshu qaadatay ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo go’aamo lagu hirgelinayo................................... Shirkaas oo uu soo qabanqaabiyey Suldaanka Guud ee Beesha Galbeedka Burco (H/xxxx) Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar, waxa uu socdey laba maalmood, waxaana ka qaybgalay dad ka badan 200 oo qof oo isugu jira Cuqaal, Ganacsato, aqoonyahanno iyo Culima-udiin. Qodobadii shirkaas laga soo saaray ayaa waxaa kamid ahaa:- 1. . In Beesha Habar Yoonis ay si dhab ah ugu dhaqanto shareecada Islaamka, taaas oo loola jeedo in arimaha beesha lagu nidaamiyo si waafaqsan shereecada islaamka . 2. Si loo suurto geliyo ku dhaqanka shareecada islaamka waxay beeshu samaysatay Gole cusub oo loo igmaday hawl galada taabo gelinta ku dhaqanka shareecada islaamka . Golahaas oo loo bixiyey Golaha dhaqan gelinta shareecada islaamka ee Beesha Habar Yoonis. Isla makaana ay tiradiisu dhantahay 71 xubnood oo isugu jira culumo, ganacsato, cuqaal iyo oday dhaqameedyo. Suldaan Cismaan Suldaan Cali oo ka hadlay shirka lagaga dhawaaqay ku dhaqanka shareecada islaamka ayaa waxa uu dhalliilay maamulka labaxay Somaliland oo uu sheegay in waxqabadkii laga sugayey ee loo doortay ay gabtay, kuna bedeshey inay ka shaqayso cidda shiraysa iyo inay ogaato waxa lagu shirayo.
  6. i guess it happening in Sland too now. it was bossaso the other day. will have new kacdoon
  7. bare is my abti too....he from gramma said but the really abtis are the once that working with icu are from mommy side ......i personally don't support icu because of indhacade and i also don't support because the representive of south .....waa dad aa waba qorikarin may kutaalaa hadii waqad lagu siiyo oo aadan aqrinkarin .....xoole bilaa xoole orod geela raad people like furux in the government and qanyare as longs as they are there i will not support the government
  8. i need to see the whole build. all i see is one side wax qurux badan buu u egyahay
  9. i'm sorry i meant you know lafta iskaleh sitekaas hmmmm jamac adden dheere
  10. which mean sub sub clan owns that site and his sub clan doesnot control caabudwaq. he is welcome but don't expect for him to be the leader of the city or the people for that matter. horn i'm sure you lafta qabiilkaaga oo iskaleh that website
  11. duke you talking to someone who supports both which is not possible. no admitted anything so far but we both know tow groups can be that brutal.
  12. true (thePoint) we need to see some blood because negotiation is not working
  13. Duke i'm not saying the courts didn't do but it also could be conspiracy. last time that there was a suice what happen to the people the cought? hmmm i'm still waiting to try in court of law ?
  14. What ever evidence that you come or you think can you land the support that you need. I personally don’t know who is behind it but it goes both way. You can’t tell me the government cant not do or will do? When you are hungry for power everything is on the table? Duke Reuter wasn’t the one that came up the video? Hmmmm I need another source
  15. naxar didn't they invite the US and come and see ? what was the invation was ?
  16. duke but some of think different Also its incredible to think that some belive that the TFG would attack itself, or that the Ethiopians would attack the very governemnt it supports. That the Clan Courts who make daily threats gainst Baidoa and the government and have been ammasing troops outside the city are not the chief suspects in this action..They are. i believe governenment is behind it look what naxar nugaaleed comment is Self Defense is a sacred right for whhich you need no justification. Therefore, the TFG must defend itself any and by all means necessary. What i find most odd is this arguement. How do you attack someone, if I may personify the government for a minute, and tell them how they shall defend themselfs you will whatever that can give you support
  17. Duke what makes different ? please explain to us why it will not work ?
  18. Naxar we don't proof of erterians man or women cotrolling streets... that is a low blow lol we need more proof not some paper
  19. naxar Nugaaleed weather you like it not its not save anymore right now its one or two but when the war starts it like 200 or more like iraq
  20. Gaari Mark II ah oo siday waxyaalaha Qarxa ayaa halka laga soo galo magaalada Baydhabo oo ah Bar koontorool oo ay joogaan Ciidanka Booliiska waxa laga fuliyey Qarax aad u weyn oo aan kala go' lahayn iyadoo markaad toban daqiiqo joogtaba aad arkayso qarax kale oo dhacaya. Sida uu ii xaqiijiyey mid ka mid ah Askartii halkaasi shaqada ku lahayd ee ka tirsan ciidanka Booliiska Dfkmg ayaa waxaa uu iiga sheekeeyey sida ay wax u dhaceen waxaana uu tibaaxay in gaarigan Mark II ah ay baarayeen ka dib laga shakiyey islamarkaana uu darawalkii ogaaday in lagu fahmay deetana uu isagii isku dhex qarxiyey. Mar aan tagay halka qaraxu ka dhacay ayaan ku arkay dadkii saarnaa sedexda gaari qaarkood ay ku naf waayeen oo uu dab ku socday iyadoo ay indhahayguna qabteen dad lasoo qabtay oo dhaawacyo ku yiilay oo aanan garanayn Afsoomaaliga balse aanan cadayn karin waxa ay yihiin dhalashadooda waxaana wareysanayey ciidanka halkaasi gurmadka u tagay. Qaraxa ayaa marba marka ka dambayso sii siyaadayey intaad dul taagnaa qaraxa ayaa waxa ka dhacay afar qarax oo is xigay mid ka mid ah ciidanka Booliiska oo dhinacayga taagnaa ayey lugta ka jabisay isagoo durbadiiba ku dhacay dhinacayga waxaan u yeeray gaari nooca qoryaha lagu rakibo waxaana u sheegay in mid ka mid ah ciidanka booliiska uu dhaawacmay markaana lasoo qaaday. Tirada Rasmiga ee ku geeriyootay ayaanan la garanayn balse waxaa indhahaygu qabteen dad aan ku qiyaasay ilaa sedex qofood oo yaala banaanka gaariga oo aan filayey inay yihiin dad saarnaa gaariga inay ku qurbaxeen halka gaarigu ka ololayey, waxaa iyagana jira dad kale oo istaagnaa meesha oo geeriyooday oo tiradooda gaaraya ilaa laba qofood. Ma cadda tirada rasmiga ee halkaasi ku geeriyooday balse waxaa soo baxaya dhimasho intaasi ka badan, Qaraxaan ayaa ah kii labaad ee ka dhaca gudaha magaalada Baydhabo iyadoo 18kii September qarax kaa la mid ah lala beegsaday Madaxweynaha Jamhuuriyada Fkmg ee Somalia Cabdulaahi Yuusuf Axmed. (SIIDI) siidmohamed@hotmail.com siidi@somaliweyn.com Somaliweyn Media Center Baydhabo Office
  21. MOGADISHU, Somalia - Three suicide car bombs exploded outside Somalia's government base of Baidoa, killing at least six people, including the drivers, a senior official said Thursday. A witnesses said many people were wounded. "Three cars have arrived at government checkpoint and as the police tried to check them, they exploded," Deputy Defense Minister Salad Ali Jelle told The Associated Press. "The three drivers were killed on the spot and three others who were with them," the minister said by telephone. "We have captured three who were with them who have tried to flee. The dead include non-Somalis, they are al-Qaida supporters." No one has claimed responsibility for the attack. Photographer Mohamed Adule Hassan told the AP that the explosion occurred on the outskirts of Baidoa and that he saw three bodies. "There were flames everywhere," added Seyla Maryan, another reporter at the scene. "There were many injured people. I could not count the number of bodies."
  22. Baydhabo 30, Nov.06 ( Sh.M.Network) – Qarax weyn oo sawaxankiisa gil gilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa gorodhaweyd ka dhacay deegaanka Baar-Bakiil ah ee duleedka magaaladaasi. Qaraxaan ayaa sida wararka lagu helayo waxa uu ka dhashay gaari yar oo sida la sheegay ahaa nuuca ay ku safraan dadka isaga kala goosha Muqdisho iyo Baydhabo, iyadoo aan la xaqiijin in gaariga uu ahaa mid walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxaan ayaa waxa uu geeystay dhimasho iyo dhaawac iyadoo aan la garaneyn tirada rasmiga ah ee wax ku noqotey qaraxaasi, waxaana dhaawacyo badan oo laga soo daabulay halka qaraxa uu ka dhacay la geynayay magaalada Baydhabo. Ciidamada Booliska iyo kuwa Militariga dowladda ayaa isku gadaamay deegaanka baar Bakiin oo ah Ctrl laga galo magaalada Baydhabo, kuwaasi oo baaritaan ku hayo waxyaabaha sababay qaraxaan. ma ahan markii ugu horeysay oo qaraxyo ay kadhacaan xarunta dowladda, iyadoo 18 kii bishii September ee la soo dhaafay labo gaari oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray kolonyo uu watay Madaxweynaha Somalia, xilli uu ka soo baxay xarunta baarlamanka oo codka kalsoonida loo qaadayay xukuumadda RW Geedi. Max'ed Caddaawe Shabelle Media Network Baay E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
  23. Gaari Mark II ah oo qofkii waday isku miidaamiyey halka laga soo galo magaalada Baydhabo iyadoo laba gaari oo kalana uu wali qarax ka soconayo warka oo dhamaystiran iyo sawiro goor dhow baad arki doontaan Inshaa Allah.. lets see who wins ......sheekado way billab tay