
xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
There is something rotten in the state of Puntland!
xiinfaniin replied to NGONGE's topic in Politics
^^Khatumo is indeed in the big tent as we speak Ask yourself: why Khatumo is in support of Jubbaland Xaaji habaar, you are sluggish man -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Awoowe, kaftan ku waa bannaanyahay, laakiin kaaga cuqdad baa ku laran oo kama foga hadalkii odey Xaad iyo Axmed Diiriye. Bal malee wax sababay inaad labaatan sano dhimato ood jidgooyo u dhigato dawladnimada... Kismayo raggii lahaa baa jooga , soomaali oo dhan way kusoo dhaweyn . waa arrin dhaqan -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Because Jubbaland people has the capacity and political culture to unite to fulfill constitutional requirement. Other regions has constitutional requirements to meet , and it will take time to pull it off. For instance, Hiiraan must get another region to unite with in order to be a federal state. Jubbaland has met the requirement hence why it cannot accept Mogadishu decrees. -
There is only one poster who shows anger and emotion in this thread --funny he is accusing others
-
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Maaddeey, Aniga iska daayee (si qurux badan oo fudud baan kusoo baxaye), waxaan muran lahayn in usc du boqolaal kun oo shacab ay doon, baabuur, diyaarado kasoo saareen koonfurta Somaliya. Qaar baa dhintay, qaarbaa naafoobay, qaarba meelo fog fog u qaxay, qaarbaa bahalla cuneen, qaarbaa weli xeryo qaxooti ku jira awoowe. Taariikhdaa waa muhim ,Kismaayana waa badbaado iyo meeshii lagu beenin lahaa siyaasaddii bililiqada, iyo dilka ku dhisnayd Just watch us do it -
There is something rotten in the state of Puntland!
xiinfaniin replied to NGONGE's topic in Politics
^^ :D Puntland has a moral responsibility to support Jubbaland as a fellow federal state. -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
The PM and the President have shown a limited capacity to deal with Jubbaland reality. They suggested appointing a governor for 6 months. Rag hali u qalantahay bay waxaan rabaan inay badar siiyaan :D -
^Blame twenty one years of one man rule followed by another twenty one years of complete chaos and anarchy . EDIT, I highly recommend folks to listen Faroole's speech at the dinner with president Hassan. The man showed a keen understanding in our political time & intricacy, and maturity only age and experience could give...
-
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^The constitution you have already corrupted? This is serious Oba...tell unuka things will go south if we don't respect dawlidnimada yar ee 8 bilood jirta -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^oba, subax wanaagsan awoowe. saaka maxaa dhacay waad caraysantahay e? -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Maadeey is an interesting version of usc , a religiously oriented usc --we drove the secular wing of usc, we shall have no problem dealing with the indhacadde type :D Barre is a citizen of Jubbaland and has every right to be in Kismayo as a citizen. Obviously Barre is not an average person, he was one of the leaders of this region and his presence raises questions and concerns. But with context, Barre of today is not Barre of yesterday . -
There is something rotten in the state of Puntland!
xiinfaniin replied to NGONGE's topic in Politics
Faroole is right on 2 of the 3 things the two leaders disagreed on. Jubbaland is very critical to the implementation of federalism in Somalia, if NGONGE was expecting Puntland to compromise on that given Hassan's stubborn position , then obviously NGONGE was not following Somali politics for the last 8 months. Similarly, constitution is the bedrock for the current political agreement, and Faroole's insistence that it ought to be preserved and protected is the right thing to do. The boycott of London conference is a political punishment for Hassan based on the disagreement on the 2 areas above. I think it is a bit overkill. For those who think Puntland is not important or its role in Somalia is diminishing, we need not interrupt their peculiar thought (reality is good enough to do the job) -
Ilka Xanaf: Federal Upper House Should be Formed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Thanks MMA . I stand corrected. -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Daynile corrected itself ... Will Daqane do the same? -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Maamulka Kismaayo: Markii Barre Hiiraale uu magaalada imanayey waxaa la socday labo askari oo kaliya" Maamulka KMG ah ee ka taliya magaalada Kismaayo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar beryihii dambe soo baxay, isla markaasna warbaahinta ay si aad ah u hadeysay oo sheegayey in Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) uu ciidan xoogan la galay gudaha magaalada Kismaayo, waxayna maamulka warkaasi ku sheegeen kuwo been abuur ah. Taliyaha amniga magaalada Kismaayo Maxamuud Qaalib oo shir jaraa’id ku qabtay gudaha Kismaayo ayaa beeniyay in Barre Aadan Shire Hiiraale uu ciidan hubeysan la galay gudaha magaalada Kismaayo, wuxuuna intaasi ku daray in Barre Hiiraale uu si nabddoon u joogo magaalada, isla markaasna aysan jirin wax ciidan ah oo uu magaalada gudaheeda la soo galay. Taliyaha wuxuu beeniyay wararka sheegaya in magaalada Kismaayo ay isku horfadhiyaan ciidan uu hogaaminayo Barre Hiiraale iyo ciidanka amniga maamulka ku meel gaarka ah ee magaalada Kismaayo, wuxuuna xusay in Barre Hiiraale uusan wadan ciidan hubeysan markii uu gudaha u galay magaalada Kismaayo. Taliyaha amniga Kismaayo Mr. Qaalib ayaa sheegay in Barre Hiiraale ay wehlinayeen markii uu gudaha u galayey magaalada Kismaayo 2-askari oo ilaaladiisa gaarka ah sida uu tilmaamay, wuxuuna meesha ka saaray in magaalada ay ku sugan yihiin ciidan ka amar qaata Barre Hiiraale. Hadalka ka soo yeeray taliyaha amniga magaalada Kismaayo Maxamuud Qaalib ayaa waxa uu ku soo aadayaa iyadoo dhawaan ay soo baxeen warar sheegaya in Barre Aadan shire Barre Hiiraale uu magaalada Kismaayo la galay gaadiid dagaal iyo ciidan xoogan, kuwaas oo xaalad cabsi ah ku abuuray dadweynaha magaalada Kismaayo. -
Ilka Xanaf: Federal Upper House Should be Formed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Does it really matter, che? It is imperative Somalis understand constitutional matters are constitutional and should be respected. Come 2016, this constitution can be significantly altered , not now. -
Ilka Xanaf: Federal Upper House Should be Formed
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
oba, unuka are failing Somalia again. this will be the last time you guys will be trusted with Somalia. changing the constitution , and attempting to stop federalism is a treason , waryaa :D -
Madaxweynaha DF Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta 29 April,2013 kula shirey Garowe Issimo ka soo jeeda gobolada Sool ,Sanaag iyo Cayn. Issimadan ayaa welwel ka muujiyey qaabka madaxweynuhu wadahadalka ula galay Somaliland isagoo aan tixgelin siineyn dadka ka soo jeeda goboladaasi.waxana ay u sheegeen inaysan Somaliland ka wada arimin goboladaasi ay sheeganayaan. Waxay sheegteen in tacadiyo u geysteen maamulka Somaliland dadka degan goboladaasi ,iyagoo ugu yeerey inuu wax ka qabto arintaasi maadaama uu madaxweyne Soomaaliyeed yahay. Dhankiisa ayuu madaxweyne Xasan Shiikh sheegey inuu diyaar u yahay dhageysiga afkaarta dadka degan goboladaasi ,isagoo raacshay in uu Somali oo idil u dhaxeeyo ilaalinayona danahooda. ''Midnimada Somalia maahan mid galaysa wadahadal ,shirkii Turkiga ka dhacay wuxuu qayb ka ahaa dib u heshiisiinta Somalida'' Ayuu ku yiri odayaasha Xasan Shiikh Maxamuud. Kulankan oo goob joog ka ahaayeen madaxda Puntland ayaa ahaa mid kooban ,ka hor intaanu u duulin Xasan Shiikh dhanka magaalada Muqdisho.
-
Puntland oo aan ka qayb-galayn shirka London Warar lagu kalsoonaanyahay ayaa sheegaya in Puntland aysan ka qayb galayn shirka arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo ee 7,May,2013 lagu qabanayo magaalada London ee dalka Britain. Warkan ayaa sheegaya in Madaxweyanaha somaaliya Xasan Shiikh iyo CabdiRaxmaan Maxamed Faroole ay ku kala aragti duwanaadeen labada qodob ee kala ah wadada loo marayo dhismaha Jubaland iyo Shirka London ka dhacaya May. Faahfaahin ku saabsan sababaha Puntland aysan uga qayb galayn shirkan weli ma jirto,balse arrinta shirka London waxay ka mid ahayd waxyaabaha ugu waawayn ee lagaga hadlay shirkii ay Garoowe ku yesheen Madaxweyne xasan Shiikh iyo Madaxweyne C/Raxman Faroole. Dowladda Puntland ee Somaaliya weli kama hadlin arrintan ah inay ka baaqatay Shirka London,balse hore waxaa u qaadacay maamulka Somaliland.
-
ADAXWEYNE CABDIRAXMAAN FAROOLE "Dastuurka Dalka Waxyaabo Badan Ayaa Lagu Daray Qaarna Waa Laga Reebay" Isniin, Abriil 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo galabta war-baahinta kula hadlay Garoowe, ayaa sheegay in kulankii dhex maray isaga iyo madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud arrimo badan la iskula meel dhigay. Dr. Faroole ayaa tilmaamay in qodobada la isku afgartay ay kamid yihin soo celinta midnimada dalka iyo dib u heshisiinta; iskaashiga dhanka nabad gelyada iyo sameynta maamul goboleedyada harsan. Isagoo taas ka hadlaya waxaa madaxweynaha Puntland hadaladiisii kamid ahaa: “Wax badan baan isku afgaranay, waxna waa noo dhiman yihiin, haddii aan idiin sheego waxaan isku afgaranay waxaa kamida: in midnimada iyo dib u heshiisiinta soomaaliyeed loo maro nidaamka wada-hadalka”. Dhinaca kale madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uu jiro wax-ka-bedel lagu sameeyey dastuurka dalka ee la ansixiyey Agoosto 1, 2012, isagoo ku baaqay in arintaas si deg deg ah looga daba tago. Inkasta oo madaxweyne Faroole uusan cidna si cad farta ugu fiiqin, wuxuu hadana ugu baaqay madaxweynaha Federaalka iyo golaha baarlamaanka in ay arintaas sida ugu dhaqsaha badan fiiro gaar ah ugu yeeshaan. “Dastuurkii lagu saxiixay Nairobi oo ay qaramada midoobey wax ka ogaayeen, waxyaabo badan oo inta la badeley dib looga daray oo aan la aqbali Karin ayaa jira, arintaasna waan soo bandhignay waana laga war heli donaaa” Madaxweyne Faroole ayaa yiri. Ugu danbeyntii; wuxuu sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo Puntland kala dhexeeya dowladda Federaalka, haseyeeshee dhinaca kale ay jiraan arimo kale oo ay xuquuq gaar ah u leedaay, taas isagoo tilmaamaya wuxuu yiri: “Arrimaha caalamiga ah, wax naga dhexeeyaa way jiraan, wax aan weli kala leenahayna way jiraan, anaagu dowlad wayo arag ah oo shan iyo toban jirsatay oo dastuur gaara leh ayaan nahay”. Shalay ayey ahayd markii ugu horeysey ee madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho kusoo gaaro –tan xilligii la doortay- magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiiraan.com Puntland, Soomaaliya
-
Isniin, Abriil 29, 2013 (HOL) — Kaddib markii dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland oo 24-tii saac ee ugu dambeeyey magaalada Garoowe shirar gaar gaar ah ku lahaa ay isku mari waayeen arimo dhowr ah, ayaa waxaa soo baxaya warar hordhac ah oo sheegaya in Puntland aysan ka qayb geli doonin shirka arimaha Soomaaliya looga hadli doono ee dhowaan la filayo in uu ka dhaco magaalada London. Kulankii ay galabta labada dhinac Garowe ku yeesheen, oo intii uu socdey ahaa mid ay dood kululi haraysay, waxaa qodobada lagu kala boodey kamid ah: ajendaha lala tegayo shirka London iyo maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Arimaha maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka oo mowqifka ay dowladda Federaalku ka taagan tahay uu ahaa mid cad, waxay Puntland ku adkaysatay in ay waajib tahay in dowladda Federaalku ay taageerto. Dhinaca ajendaha shirka London waxay Puntland soo jeedisey in wax lagu daro, halka ay dowladda Federaalku ku adkeysatay in ajendaha shirku uu yahay mid cad, islamarkaana horay loo go’aamiyey. Qodobka saddexaad ee isna doodda sii xoogeeyey ayaa ahaa, wax-ka-bedel ay Puntland sheegtay in lagu sameeyey Dastuurka, , inkasta oo dhinaca Federaalku ay eeddaas iska fogeeyeen. Warka ku saabsan in Puntland aysan ka qayb geli doonin shirka London ayaa ah mid hordhac ah, mana jiraan ilaa iyo hadda mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo si rasmi ah u shaaciyey. Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online xaajidirir@hiraan.com Puntland,Soomaaliya