
xiinfaniin
Nomads-
Content Count
14,528 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by xiinfaniin
-
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Afhayeenka Villa Somaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in Safarka Madaxweynuhu uu yahay ka qaybgalka Shirka IGAD, isagoo madaxweyne Xasan Sheikh uu igad ugudbin doono qorshaha xukuumada. Waxaan la yaabay inta jeer oo qorshahaan Madaxweynuhu IGAD u gudbinayo -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Maya, is ma lahayn ee Xassan waa ka aamusnaa intii muddo ah hawsha Kismayo. Wuxuu hadda asagoo caraysan uga hadlay , safarkii Puntland uu usoo hadal qaadi waayey waa arrin xiiso noo leh. Waxay ku tusaysaa inuu yahay nimaan hal abuur lahayn oo wax la yiraahdo ka jawaaba This is for Maadeey: Madaxweyne Xasan Sheikh oo Adis ababa u duuley Muqdishso–2 May,2013–Puntlandi– Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh iyo Wafdi uu hogaaminaylo ayaa galabta u duuley Adis ababa si uu uga qayb galo shirka Madaxda IGAD oo beri ka dhici doona Adis ababa. Afhayeenka Villa Somaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in Safarka Madaxweynuhu uu yahay ka qaybgalka Shirka IGAD, isagoo madaxweyne Xasan Sheikh uu igad ugudbin doono qorshaha xukuumada. Safarka Adis ababa ka dib wuxuu Madaxweynuhu u duuli doonaa London. -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^Jubbaland is a federal state, it is part of Somalia but you see the d block in every move, and that i have no cure awoowe -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^Because you come across as an animated activist, an stake holder in this battle , some times your views are to the right of Hassan Sheekh himself But of course you don't realize all of that, do you? -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^As long as Ugandans stay in Mogadishu :D -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
OOdweyne , forget about IC, Kenyans and whatnot , think for moment about the PEOPLE who want this. What would Hassan do to them? Fight them just like his USC did before ? Use AMISOM to disarm them? And is that even practical? Or help instigate a civil war in the region by siding (like you are suggesting) one interest group against the other? I mean, think locally for a sec if you could help it to see the real math on the ground. And what is the interest of the IC to support a leader whose only exit of this political quagmire is a civil war between brotherly clans in Jubba region on the expense of peace and stability? That proposition only empowers alshabaab and it is very losing strategy indeed. EDIT: Zack, Oodweyne would do anything to (1) prolong the unrest in the south, and (2) exaggerate the relative stability in Somaliland region. He sees an opening in Jubbaland saga to further his end goal. Laakiin waa dhaaran mar dhow oo wuxuu oran, ilaah bay iga tahay inaan taa u jeedin, but we know better awoowe -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^I understand the clannish undertone but find the lack of courage in him quite puzzling. Why would he chose to contradict himself so openly while all he is doing is parroting Odey Xaad's concerns --sounding off a very crazy theory It is a lost cause for him --Lets see what Madam Fawsiya achieves in the Adis conference . Funny that the only agenda item Somalia tabled is Jubbaland , and we are talking dawladnimo Faroole understands more he gets credit for wallee -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Aaheey , waa la yimid :D -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^yeah he is succeeding , Saalax --we are all worried -
The conference will go on regardless of Somalia's internal political squabbles. But left unresolved, the emerging political crisis over federalism could set Somalia back. As the case has always been, Mogadishu is not ready to govern...and those who lost everything are not fools to accept the leadership of a man who seems to be most effective in stoking civil war flames .
-
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
:D @Faacilun Mujjarad aanan waligii Mabni noqoneyn Indeed waligii mabni noqon maayo -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
^^nuune bal sarfigii , iyo naxwahaagii ku fiiri page ka kaa sarreeya -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Baashi bal aan Madaxweynaha dhegaysanno, kadibna niqaashno inay macno samayanyso diidmadiisu: Kow waxaa jira arrin dastuuri ah oo aysan dowladdu ka horimaan karin Baashi, dastuurkii laga waa wax maanicaya in dadku inta isku tagaan ay maamul dhistaan si nabad ah. Dastuurku wuxuu si cad u dhiiri gelinayaa in laba gobol iyo wixii ka badani dhisan karaan dawlad federaali ah Labo waxaan xoojinaynaa in dadka la siiyo awoodda oo ay dhistaan maamullo ay iyagu raalli ka yihiin, waase in la waafajiyo dastuurka Baashi bal tan ila fiiri. Is buris baa ka buuxa. Hadduu run sheegayo mauxuu u dhibsaday waxa dadku raali ka yihiin? Dastuurka ha la waafajiyo waa hadal mug weyn oo uu madaxweynuhu ku dhuumanayo...haddii kale ha magacaabo meesha laga booday oo in la waafaqo u baahan. Sadex marna suurogal u ahayn inay aqbasho go’aan hal dhinac ah Waa diidmo qayaxan, maaha? Hal dhinac? Hadalkii Odey Xaad buu iila egyahay, ee i sax boowe. Hadduuse ka wado halka dhinac shacabka, dhinaca maqanna dawladda, sow dawladdu iyadu ma diidin inay shirka timaado ilaa siday rabto la yeelo. Goormaa u danbaysay dawlad siyaasad dadka u yeerisa ? PM Saacid waa ku dhici waayey inuu madasha shirka tago oo boqolaalka fadhiya la hadlo, Waa la su'aalay oo la yiri maxaa dhacay? 'Sharci bay noqonayaan haddaan u tago' baa laga sheegay. Marqaati: asagoon marna booqaan ergadii timid buu diyaarad dusha uga dhacay oo Xamar Caddey ka degay. Afar [Dawladdu waxay] doonays [aa] go’aan loo dhan yahay oo ay qayb ka yihiin hay’adaha dowladda iyo shacabka maamulka sameysanaya, Hay'aduhu iyagaa diiday , dadkuse waa rabaan. Haddiise wasaaradda arrimaha guduhu rabto inay magacowdo guddoomiye gobol, xilligaa waa lagasoo gudbay oo Maxamed Siyaad (aun) baa godka la galay. Dad is waafaqsan oo ay u dhow dahay inay dawlad goboleed dhistaan , maxay ku falayaan nin aysan dooran oo dusha looga keeno! Shan dowladdu raalli [bay] ka tahay wixii ay shacabku doonayaan. Run maaha. Mise waa run Baashi? Yaa is waafajin kara...oo usoo baxay, aaway Illyria isagaa naxwaha yaqaanaye' ? -
There is something rotten in the state of Puntland!
xiinfaniin replied to NGONGE's topic in Politics
^^ :D I am sure he will be grateful for Faroole for restoring the five year term clause. Perhaps Sharif's team calculated that four years will be enough time for the former transitional president to finish Boston school and come back to content for the top post again -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
For those of us who thought this guy was a new start for Somalia, we shall kill that thought and prepare for a long struggle to bring Somalia back. Hassan will take Somalia back , that it appears is what he knows best. If not, someone must enlighten us how a peaceful conference inside Somalia to form a new federal state is a 'illegal' or unconstitutional :D -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Baashi;945244 wrote: I am just trying to imagine how President Hassan is going to use his executive power in rendering Kismayo process illegal and irrelevant: Manipulate government institutions (Parliament and the Courts) and use them to declare the outcome of the Kismayo process illegal. Withhold aid money to the region, refuse paying salary to security forces (clan militia there) that's keeping the peace in the area, create instability, bid subclans against each other and then turn around and blame the process as the root cause of the conflict! Invoke the "One Door" policy and demand all foriegn entities and other NGO to first get permission from his office before carrying out any dvelopmental or humanitarian work in that area. Create, train and equip clan militias loyal to his policies and plans in the area and send them off to combat AS in the area while dismissing the other local forces loyal to the JL as being illegal ragtag militia that are under unrecognized command. The JL admin (if and when it comes to reality) might -- under desperation -- look for outside foreign help and dug their heels. They might up the ante and breach chapter and verse how Hassan and his subclan coalition are against them and use the ship of state to undermine their legitimate rights. In this tit-for-tat wax kala riixasho , Somalia might slip back to mayhem!! Oh yeah he has a token power and full legitimacy in executing the agenda of the government. From that angle he can do a real damage to the reconcillaition and harmonizations effort between various stakeholders in Somalia. He might succeed and win this subclannish war but lose the battle of getting Somalia reconstituted as respectable nation that is peace within itself and strong in the region. War ninkan yaa la taliya oo yiraahda boowe cagaha dhulka dhig meel dhexaad lalmaneysaaye Baashi, I pick the 'clan militias' strategy for Hassan , after all twenty one years of living in USC Mogadishu comes handy : Create, train and equip clan militias loyal to his policies and plans in the area and send them off to combat AS in the area while dismissing the other local forces loyal to the JL as being illegal ragtag militia that are under unrecognized command. -
Xassan Sheekh Repeats His Opposition to Kismayo Conference, to What End?
xiinfaniin replied to xiinfaniin's topic in Politics
Shirka ka socda Kismaayo Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay shirka ka socda Kismaayo ee lagu sameynayo maamulka Jubaland, isagoo sheegay in shirkaas uu yahay mid aanay dowladda federaalka aysan taageersanayn, balse aysan dowladdu diidanayn in dalka laga hirgeliyo maamullo federaali ah cid diiddan ama diidi kartana aysan jirin. “Dowladdu dhowr jeer ayay wafdiyo u dirtay Kismaayo kuwaasoo wadahadal la yeeshay dadka wada shirkaas, hase yeesheen waxaa jira arrin dastuuri ah oo aysan dowladdu ka horimaan karin. Maadaama waajibka dowladda uu yahay meel marinta nidaamka federaalka ah waxaan xoojinaynaa in dadka la siiyo awoodda oo ay dhistaan maamullo ay iyagu raalli ka yihiin, waase in la waafajiyo dastuurka,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray in dowladdu ay marba suurogal u ahayn inay aqbasho go’aan hal dhinac ah, balse ay doonayso go’aan loo dhan yahay oo ay qayb ka yihiin hay’adaha dowladda iyo shacabka maamulka sameysanaya, wuxuuna hadalkiisa ku daray in dowladdu ay raalli ka tahay wixii ay shacabku doonayaan.[/size][/b] -
Khamiis, May 02, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad uu ka jeediyay kulan gaar ah oo uu baarlamaanka Soomaaliya maanta oo Khamiis ah; wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, ammaanka iyo waddooyinka xiran, shirka maamul u sameynta Jubbooyinka iyo shirka London ee toddobaadka dambe furmaya. Kulanka baarlamaanka oo uu shir-guddoominayay ku xigeenka koowaad ee guddoomiyaha baarlamaanka, Jeylaani Nuur Iikar ayaa waxaas oo xaadiray 180-xildhibaan, kuwaasoo dhageystay khudbad soconaysay muddo saacad ka badan oo uu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh. Amniga iyo Waddooyinka Muqdisho ee xiran: “Magaalada Muqdisho waxaa ka socda howgallo ay lagu adkeynayo amniga, waan la soconnaa cabashooyinka dadka ka imaanaya iyo culeyska haysta, balse waxaa ka darnaan lahayd; laakiin dhibaatooyinka laga hortagay ayaa ka xanuun badnaan lahaa inay dhacaan,” ayuu madaxweynuhu ku sheegay hadal ku saabsan waddooyinka Muqdisho ee la xiray. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in dad badan ay shaqooyinkooda ka xayirmeen ay haddana ka darnaan lahayd inay dhacaan qorshayaal badan oo la fashiliyay, kuwaasoo la doonayay in lagu dhibaateeyo dad aan waxba galabsan. “Xanuunkii maalin dhaweyd na-gaaray dartiis ma ogolaan karno inaan fursad kale bixinno, go’aanka lagu xiray waddooyinka ee lagu adkeynayo amnigana waa mid ay gaareen hay’adaha ammaanka aniguna aan ku raacay,” ayuu ku daray hadalkiisa madaxweynaha Soomaaliya. Isagoo sii hadlaya ayaa wuxuu yiri: “Waxaa la fashiliyay abaabul waaweyn oo la doonayay in dhiig badan lagu daadiyo, kuwo kalena waa lagu dabo-jiraa, shacabka waxaan u sheegayaan in xayiraddooda ay ka daran tahay in ay dhacaan qorshayaashii la maleegay, kuwaasoo ciidamada amniga uu Alle ku garabsiiyay inay fashiliyaan. Shirka ka socda Kismaayo: Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay shirka ka socda Kismaayo ee lagu sameynayo maamulka Jubaland, isagoo sheegay in shirkaas uu yahay mid aanay dowladda federaalka aysan taageersanayn, balse aysan dowladdu diidanayn in dalka laga hirgeliyo maamullo federaali ah cid diiddan ama diidi kartana aysan jirin. “Dowladdu dhowr jeer ayay wafdiyo u dirtay Kismaayo kuwaasoo wadahadal la yeeshay dadka wada shirkaas, hase yeesheen waxaa jira arrin dastuuri ah oo aysan dowladdu ka horimaan karin. Maadaama waajibka dowladda uu yahay meel marinta nidaamka federaalka ah waxaan xoojinaynaa in dadka la siiyo awoodda oo ay dhistaan maamullo ay iyagu raalli ka yihiin, waase in la waafajiyo dastuurka,” ayuu yiri Xasan Sheekh. Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray in dowladdu ay marba suurogal u ahayn inay aqbasho go’aan hal dhinac ah, balse ay doonayso go’aan loo dhan yahay oo ay qayb ka yihiin hay’adaha dowladda iyo shacabka maamulka sameysanaya, wuxuuna hadalkiisa ku daray in dowladdu ay raalli ka tahay wixii ay shacabku doonayaan. Shirka lagu qabanayo London: Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbaddiisa sii wata ayaa wuxuu ka hadlay shirka London lagu qabanayo 07-da bishan May, isagoo sheegay in shirkaas uu yahay mid ka duwan shirkii horay loogu qabtay London bishii Febeaayo ee sannadkii hore ee 2012. Xasan Sheekh wuxuu sheegay in shirkaas uu ahaa mid ay dowladda Britain u qabtay Soomaaliya, balse shirkan uu yahay mid ay abaabuleeda leeyihiin UK iyo dowladda Soomaaliya si caalamku u caawiyo Soomaaliya. “Shirkan waxaa casuumaddiisa fidiyay aniga (Xasan Sheekh) iyo ra’iisul wasaaraha UK, waxaana horgeynaynaa qodobbo ay dowladdu dejisay oo ay ka mid yihiin lixda qodob ee dowladda saldhigga u ah iyo qodobobo kale oo ay ka mid yihiin; qorshayaasheenna amniga, cadaaladda, maareynta maaliyadda iyo aragtida siyaasadeed ee dalka oo dhan lagu hananayo,” ayuu yiri madaxweyne Xasan. Sidoo kale, wuxuu sheegay in shirka ay horgeyn doonaan qorshe ku saabsan dhibaatooyinka loo geysto haweenka Soomaaliyeed oo uu ugu horreeyo kufsiga isagoo sheegay inuu rajeynayo in shirkaas ay kasoo baxaan qodobbo wax ku ool ah. Ugu dambeyn, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in dowladda UK ay noqotay dowladdii ugu horreysay oo shir lagu caawinayo Soomaaliya ku qabato London 22-sano kaddib, iyadoo Soomaalida ogolaata inay hoggaanka shirka qabtaan, wuxuuna xusay in shirkaas ay barbar socon doonaan oo lagu xoojinayo shirkan. Xildhibaannadii kulanka kasoo qaybgalay ayaa si aad ah ugu riyaaqay sida uu madaxweynuhu faahfaahinta uga bixiyay dhamaan qodobbadii uu ka hadlay; iyadoo tani ay noqonayso markii labaad oo madaxweynuhu uu ka horjeediyo baarlamaanka howlaha dowladda u qasboomay iyo kuwa u dhiman tan iyo markii xilkan loo doortay sideed bilood ka hor. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;945023 wrote: Xiinfaniin, Somaliland cid ka adag ma jirto aan ilaahay ahayn . Qabiilkayga lagama adka , laakiin inta kale macno ma leh weeye taadu waa caqligaagii oo aan intiisii ka weynaan I rest my case -
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
^^Carafaat, waa eber ---script aan caqli badnayn. Waxa Oodweyne ku falay oo uu u haysto baanan garanyn Xaaji Habaar naf ma leh, waa nin dhuumanaya oo dhabarku muuqdo. -
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
^^macquulnimo iyo labadani isma galaan nuune labadaba Saalax baa ka fiican :D -
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
xiinfaniin replied to Saalax's topic in Politics
xiinfaniin;944800 wrote: Beentaa again. But the question is if you really believe alshabaab are that strong , what say you about Somaliland vs Alshabaab? I want Carafaat and Xaaji Habaar to take on this question of mine :D -
see the rest of pics here http://horseedmedia.net/2013/04/29/prof-jawaari-oo-la-kulmey-dhigiisa-dalka-turkiga-iyo-madaxweyne-abdullah-gul-sawiro/" frameborder="0" allowfullscreen>